Тёмный

FADARAALKA WUXUU KEENAY WAX AAN LA ARAG OO LA MAQAL QARNIGAAN ll SHEEKH XASSAAN 

Midnimo Media
Подписаться 1,1 тыс.
Просмотров 39 тыс.
50% 1

FADARAALKA WUXUU KEENAY WAX AAN LA ARAG OO LA MAQAL QARNIGAAN ll SHEEKH XASSAAN ‪@MidnimoMedia3‬
dhibaatada fadaraalku leeyahay

Опубликовано:

 

12 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 101   
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 дня назад
😢 😭 😢 😭 😢 😭 Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa hanaga Tirtiro Fadaraalkan waa Fadaro ee Mabda'a Soomaali kuhaboon ma'ahan. Soomaali ❤❤❤ waa Ul iyo Diirkeed Ciddii rabta inay kala qaybiso Sharkooda Allaha naga qabto. Soomaali waa isku Diin ☪️ 🕋 🕌 , waa isku Dad 😍, waa isku Dal, waa isku Dhaqan iyo Hido. Soomaali waa dad Rabbi uu siiyey Qurux iyo Midab Dahabi ah in badano kamid ah. Soomaali waa Dad Badankooda isku dabeecad ah mashaa Allaah Tabaarakallaah Dad Dux iyo Iimaan leh oo Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa Jecel ❤, Dad Neceb Gardaradda iyo Dulmiga oo hadana Geesiyaal ah. Dad Mabda'a iyo Mowqif leh. Dad Fahmo leh oo hadana firfircoon oo Shaqeysta 🎉 Mashaa Allaah Tabaarakallaah. Rabbiyoow waanu kuu Towbadkeenay inagoo Soomaali wayn 5teedii dhinacba ah Ilaahow Nacafi Nabadbaadi naga dhig Shacab Mu'miniin ah oo Muttaqiin ah oo Muniibiina ILAKA ah. يا مغيث أغثنا يا مغيث اغثنا يا مغيث أغثنا 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 2 дня назад
Federal government waxaa sameeystay daarood sed buursi ayeey ku raadinaayeen hada ayeey la xumaatay
@MidnimoMedia3
@MidnimoMedia3 2 дня назад
WAA XAQIIQ FADARALKAN ALLAHA KA DUL QAADO UMADAAN DHIBAATEYSAN IN EEY UGU DARTO MAAHANE XAL UMA AHA.
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 День назад
@@ShirkaaraXuseen Hawiye ayaa dowlad la'aan ku baabay oo argagixiso iyo kuwa kadulaala oo shacabkooda inta goboladii ay dagayeen laga qixiyey Xamar isugu yimi hadana argagixisadii ay abuurteyn kaga daba timi oo maqayadihii Xamar ku dileysa!
@Cabdiqaadir77Suladaan10
@Cabdiqaadir77Suladaan10 18 часов назад
Run badanaaa Allah allahu ku xifdiyo. Shekh xasan xusen adam
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob День назад
Subxaanalaah illaahay culimada ha xifdiyo aduun iyo aakhiraba aamiin
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 дня назад
Akhyaarey Ducadda aynu badino. Rabbiyoow waxaanu Nahay Umaddii Soomaaliyeed oo kuu Towbadkeenay Rabbiyoow naga Towbad aqbalo Nabadbaadi. Rabbiyoow inaga dhig Shacab Mu'miniin ah oo Muttaqiin ah oo noo sahal Madax MU'MINIIN ah oo CAADILIIN ah oo Difaaca Diinta, Dadka iyo Dalkaba. أللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين. أللهم اللف بين قلوب الصوماليين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك اللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين.
@MidnimoMedia3
@MidnimoMedia3 2 дня назад
AAMIIN AAMIIN .
@mohamedhassanahmed8039
@mohamedhassanahmed8039 4 дня назад
Sheekha waxa uu ka hadlaayo waxaa fiicnaa laheyd somali in eey si wngsan ugu baraarugto
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 дня назад
Sax Walaalo Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa hanaga Tirtiro Fadaraalkan waa Fadaro ee Mabda'a Soomaali kuhaboon ma'ahan. Soomaali ❤❤❤ waa Ul iyo Diirkeed Ciddii rabta inay kala qaybiso Sharkooda Allaha naga qabto. Soomaali waa isku Diin ☪️ 🕋 🕌 , waa isku Dad 😍, waa isku Dal, waa isku Dhaqan iyo Hido. Xattaa Badankooda waa dad isku dabeecad ah mashaa Allaah Tabaarakallaah Dad Dux iyo Iimaan leh oo Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa Jecel ❤, Dad Neceb Gardaradda iyo Dulmiga oo hadana Geesiyaal ah. Dad Mabda'a iyo Mowqif leh. Dad Fahmo leh oo hadana firfircoon🎉 Mashaa Allaah Tabaarakallaah. Rabbiyoow waanu kuu Towbadkeenay inagoo Soomaali wayn 5teedii dhinacba ah Ilaahow Nacafi Nabadbaadi naga dhig Shacab Mu'miniin ah oo Muttaqiin ah oo Muniibiina ILAKA ah. يا مغيث أغثنا يا مغيث اغثنا يا مغيث أغثنا 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢.
@jamahussein6860
@jamahussein6860 2 дня назад
Fedaraal somali waa qabyaalad,umana fiicna somali.Midnimo ayaa u fiican somaliweyn.❤.
@MidnimoMedia3
@MidnimoMedia3 2 дня назад
SIDAAS WAAYE WALAL
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 15 часов назад
wayn maxaa la yidhaah daa ma dad badan baa wayn loo istic maalaa
@Fadxi-p5h
@Fadxi-p5h 3 дня назад
Sh xasan waa runti Somalia taladisa qaate
@barccccc
@barccccc 20 часов назад
Amxaar somali ka ahow..sheikh ku sheegow...
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 17 минут назад
Wajeerey waraababaha ka soo carar.waa Caasimaddii Somalida Kenya.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 дня назад
Xassan iyo kooxdiisa iyo Macalimkooda Ina Geele ayaa Masuul ka ah
@hdhh0
@hdhh0 2 дня назад
Meshan siyaasad aa la imaatay oo ma waxee kula tahay xasan sheikh inoo federal keenay.
@Pip_hunter
@Pip_hunter 3 дня назад
Dadka qaar sheekh xasaan waxey u maleeyaan inuu Alshabab taagarsan yahay, lkn xaqiiqadii ayaa ah in ay soo waceen Alshababku ayna u hanjabeen. NINKA Soo wacay o u Hanjabey sheekhsaan waxaa la yiraahda Yuusuf xaaji, o hada dhintey, ahaana ragga xaraka shababka ugu sareeyo😎😎
@FateCali
@FateCali 3 дня назад
He is active😅😅😅
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 2 дня назад
Sh Xasaan waa Runtaa Allah soomaali diintooda Haku mideeyo Oo Qabyaaladda Allah hakasaaro, wax maamul goboleedo Lagu sheegay Oo An masaakiin Ay waxtarayaan Anaan Arag Oo qabyaalad ku dhisan Subxaanallaah.
@NaimaNur-h1g
@NaimaNur-h1g День назад
Subxaanallah Allaha nooga gargaaro maamul goboleeyd
@SomalisearchFortruth
@SomalisearchFortruth День назад
Ilaahay cadaabta kugu fogee gaarisa waan ka baqayaa kula ahaa qabyaaladiistaha aduunka ugu wayn intaan ku dhagaysan lahaa waxa dhaanta snoo dhagaysta pop Francis
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 3 дня назад
Kkkkkkkkkk Cigaal shidaad!!! Nfd.
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 2 дня назад
Qabyaaladaba siyaad bare ayaa aabe u ahaa ee dhaqaalihii iyo xukunkiiba reerkiisa kusoo koobay 😂😂
@MrSahaldon
@MrSahaldon 2 дня назад
Gaalki ugu horeeyee Ee Lagu Dilay Koonfur Shabeelada Dhexe HirShabeelle"Wuxuuna kasoo dagay Xeebaha Xamar ka xiga Bari ee Cadalle Iyo Warsheikh Waxana markaaba lagu dilay isla Warsheikh Dhul🆎️GAAL Wadaadkanina Muu xusin Xamar difaaci ay difaaci jidheyn Reer Imaam Saldanadii Ilma Yacquub Ee Ka horeeday SYL Mise waxaa Weye Hawiye Yaan La xusin Taariikhdiisu Reerku Doonta keentay War waa aduun illeyn Galin ceyn ceyna Asc Inta samaha Jecel 🤝🥰🇸🇴🇭🇹🇵🇸☝️1️⃣✊️✔️
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 День назад
ABGAAL GAALADA TALYANIGA AYEY LASHAQEYSAN JIREYN OO IS GUURSAN JIREYN!
@Ruun-finder
@Ruun-finder День назад
Federal waa sida ugu fiican hadii colaada laga daayo intii intii hal nin oo dalka burburinaya villa Somalia lagu daawan lahaa 10 Madax Wayne baa roon waa meelo lagu kala badbaado hogaan fiican ma leh.
@imanyare5776
@imanyare5776 День назад
Khaatima state Shekhow ku darso
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 15 часов назад
maba jirtaaba hortay kkkkkkkkk
@libankhalif5610
@libankhalif5610 17 часов назад
Meeshaas aad microphone isla taagee seikhow! Hadaad wax isku heysid kasoo qeybgal meesha talada lagu haayo hadii kale meeshaas uun warka kasoo wad!
@osmansheikh6190
@osmansheikh6190 День назад
Asc, horta ma iswaydiseen dawlad goboleed yaa keenay qofkastoo somali ah yaa garankara itoobiyaa keentay maabka kala qaybi oo midba mar cun reer galbeedna waa la ogyihiin hogaamiyayashii maxaan cunaa iyo jeebka ii buuxina waa ku haystaan qabyaalada waxaa sii huriyay oo dhalinyaradii baray waa social media iyo smart phone ayaa been ,xan ,qabiil isku weerar sii hurinaya intaan waxani imaan dhibkan waa yaraa boostaa waraaqo laysugu diri jiray ama telefoon boosta oon markasta la helin laakiin hada inaad waxaad rabto aad sheegto gacantuu kuugu jiraa waxa soo socdana ka daran intii nolol ku gaarta
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 2 дня назад
😂😂😂😂😂
@israacad
@israacad 3 дня назад
3DA SIR EE SAMURRE GABAL (SANSABSAMAA) (Deep history, Strategic geography, Wise culture) 1. 5TA LAMA-DAAYAAN Shanta Lamadaayaan waa: a. 3da isgarasho (Afyaal, Abyaal, Abnaq) b. 15ka Xeer-xushmo (8da Birmagaydo, 3da lawada leeyahay, 3da laka leeyahay, 1ka boqor). c. 6da Gardaadsamo (Guulle, Gayo, Geddo, Geyi, Guri, Guur). d. 3da sii'aal (xoodaamin, xalhelis, xigtol e. 3da heer Maamul (Xeer, Xeerbeegti, Xaakim) 2. 5TA ISKU-DHAFANYAAL Shanta isku-dhafanayaal waa: a. Haragle (hunters) b. Haruurle (peasants) c. Hangoolle (nomads) d. Hagaaje (blacksmith) e. Hormuudshe (Intellects). 3. 5TA BIYOMADOW a. Qooriga Aaw-dal (Gulf of Aden) b. Wabiga Hawaas (Webi Direed) c. Wabi Aar-boorre (Omo River) d. Wabi Taano (Taana River) e. B/weynta Hindiya (Indian Ocean). Waxaa ka yiraah "Aadmi saddex saden ayaa lagu noqdaa. Dad lix saden ayaa lagu noqdaa. Dawladna sagaal saden ayaa lagu noqdaa. Saddexdaba saden la''aanteed ma samaadaan".
@HadarMohamed-o1b
@HadarMohamed-o1b 3 дня назад
Wllo soo badi
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u День назад
XASAN AYAX WUXUU NOOSOO WADAA DAGAAL 4 GEESOOD AH❗️. JABUUTI IYO ERITREA, ITOBIA IYO MASAR. INTUBA BERI DUUSHEENAY ISKU GARAACAYAAN😢.
@NASTEXAAXMADCALI
@NASTEXAAXMADCALI 2 дня назад
Oo Maas adigu qabatid sheikh yaa kaaxiga
@SomaliPatriote
@SomaliPatriote 2 часа назад
Hade halqof ma qaban kare wa inu hela koox racsan waxa la qabata
@Subeyriga
@Subeyriga День назад
FADARALKA SOOMAALIDU UMA CODEYN WAANA LA SIXIDOONA
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 13 часов назад
Adigu noo dhis Dowlad
@Awdal22
@Awdal22 День назад
Federalka Ethiopia noo keentey si bulshadena iyo dalkena loo kala qeybiyo. Oo dalka gudihis Boqol xududod laga sameyo. Dalkena fowda iyo maamul xumo ayey la rabaan. Waxana ayaan darra ah dad somali ah ayaa howshas u fuliyey Ethopia.
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 14 часов назад
may keeni ee cabdi raxmaan tuur baa rayigaa keenay shirkii carta waana lagu qoslay kadib fikir kiisii baa la xaday oo laqaatay oo reer Soomaliya qaateen Somalilandnawaatii lasoo noqotay somalilan teedii cabdi raxmaan tuurna waa kii xamartegay ee halkaa xil ka doontay
@barccccc
@barccccc 20 часов назад
Kuwa dhageysanya ayaa ka dran, Aabaha cunsuriadda ,shaikh qabyaldda,
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg 18 минут назад
Dadkaan, in la wada xiro ayey aheyd. Haddaanan hadda waxba laga qabanin.
@omarosman8749
@omarosman8749 19 часов назад
😂😂😂😂. Bahashi Puntland kasokaysay ii sheeg .. gala mudug qac baa kayeertay boowe
@jamawaliid2459
@jamawaliid2459 3 дня назад
Khaatumo maxaad uga reebtay mise cuqdad baad ka qabta
@AbuubakarAli-em3gs
@AbuubakarAli-em3gs 2 дня назад
Sheikhu ilaahay khaatumada hainoo hagaajiyo wuu dhahee!😂
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 дня назад
​@@AbuubakarAli-em3gs hhh hayeelin 😂
@updyrisack8407
@updyrisack8407 2 дня назад
jigjiga laaand kudar 😂
@FadumoXasan-p5b
@FadumoXasan-p5b 5 часов назад
War odaygu daaroodsanaa
@farxiyojiinoowaadan44
@farxiyojiinoowaadan44 2 дня назад
Banadirlan majiro adigaakudasatey
@sihamxusen4809
@sihamxusen4809 День назад
Somali iney midowda qiyaamihi ayaa ka dhaw madaxweyna haduu hawiye yhy daarod baa kasoo horjeedo haduu daarod yhy na hawiya kasoo horjeedo lagama yaabo qofka wax qabadkiisa lagu fiiriyo marka yaan leysku dalin
@MidnimoMedia3
@MidnimoMedia3 День назад
Naxariista Alle yaanan ka quusan Alle Naxariistiisa weey imaan doonta insha allah , kaliya dadka wanaagsan waxaa dhiman in eey ufakaraan oo wax wanaagsan umada lahor yimaadaan
@hanadwarsame7455
@hanadwarsame7455 3 дня назад
Sax
@ahmedabdulahigalbeyte2990
@ahmedabdulahigalbeyte2990 2 часа назад
Federaalka si looga maarmo Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Shiikh Xasaan halagu daba feylo, taladana halaga qaato
@CayuushAli-cr4vf
@CayuushAli-cr4vf День назад
Daroodku wey raban landka ayaga dan uku jirtaaa
@SomaliPeaceAssociation
@SomaliPeaceAssociation 3 дня назад
Federaalku Ceeb ma laha waa lagu kala Nabadgalay. Shukran.
@MidnimoMedia3
@MidnimoMedia3 3 дня назад
Si qaldan baa wax ufahantay fadaralka saxda ah ee aduunka kajira maaha kan ee waxa weeye mid dowlado isla siman ah oo qabiil walba goofkiisa ootay
@hdhh0
@hdhh0 2 дня назад
Nabad galyo intee ka jirtaa oo ma indhaha maa la dahay in wadankii cad cad loo kala gooyay oo mid itoobiya hoosta gashatay midna kenya, oo midba goonidiis loo gumeysanaayo. Sidaan waxaa dhaamo nin kaligiis taliye ah oo gacan adag wadanka dhan ku wada qabto.
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 2 дня назад
Gaalku 3000 sanooo Dowlad. yahay. Waa RUUM.Somali waxay u egtahay .endulustii spain Qaadatay:
@MidnimoMedia3
@MidnimoMedia3 2 дня назад
WAA XAQIIQ WALAL WAA ANDALOUS TA CASRIGAAN HADA AAN JOGNO
@mustafemohamedabdurahman4707
@mustafemohamedabdurahman4707 День назад
Fiqi tolkiisa kama janno tago wadaadkan waaba Aldaaroodiya - adeer taa ha sugin ee wahaabiyadaada ku dhexqarsi qabyaaladaada iyo qurunkaaga Ogadeen Ogaaden Ogadeen Ogaden ku wardi ku wardi
@MidnimoMedia3
@MidnimoMedia3 День назад
Hhhhhhh ar Somali iyo Qayaalad yaa ukala gar qaada , war maad iska deeysid qurunka
@Ruun-finder
@Ruun-finder День назад
Jaajaale hadii nin yiri 150 arday baa hal reer 90 qaatay umadii kalena 60 muxuu ku khaldan yahay? Waana is amaantay oo tiri anaa wanaagsan dad baa kuu rigaysan 😂😂😂😂
@abdihakimmahamoud4670
@abdihakimmahamoud4670 18 часов назад
Waar tuugbaad tahay
@CisamanAbdi
@CisamanAbdi 2 дня назад
Yahuu
@HappyDominoes-ef3pk
@HappyDominoes-ef3pk 3 дня назад
Federalka waa lagu kala nabadgalay ugu yaraan sidii hore way dhaantaa qabyaaladuna lixdankii bay soo jirtay oo reero gaar ah baa taladii isku koobay
@MidnimoMedia3
@MidnimoMedia3 2 дня назад
WALAAL MIDNIMADA WAX LAGU DOORSADO MAJIRTO EE XAQA IYO WANAAGA ALLAHA NAWAAFAJIYO HADII SOMALI ISDAGAASHANA WAXAA WANAAGSAN IN LOO LAABTO KUTAABKA IYO SUNADA SIDAAS AYAA SAX AH.
@MedHassan-o6m
@MedHassan-o6m 3 дня назад
Jabuuti qabyaalad kama jirto,qofkii wax yar oo qabyaalada sameeya waa la ciqaabaa
@Mahad-f5f
@Mahad-f5f День назад
Benale
@xiinxiin8922
@xiinxiin8922 2 дня назад
Somliland kaama mid aha federaalka
@mohamedahmed9928
@mohamedahmed9928 3 дня назад
Afweyne maxaad u odhan wayday waar ka daa. Marka hore ka waran ina cabdalle xasan. Bwenbaad ku sheevtay markaaf lewdahay xiligi ina siyaadbare qabyaaladi ma jirin. Waxa socda waa midhihi afweyne ee ama qari ama qiro
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 2 дня назад
Cuuqdaad udhintaah taaniyo quyaamo idoor
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 15 часов назад
faqash ma land baa hore u jirtay aan Somaliland ahayn oo kula midoowda lixdan kii oo kaasoo noqotay
@abdirahimhussein962
@abdirahimhussein962 2 дня назад
Hhhh
@sahrasahra2292
@sahrasahra2292 2 дня назад
WADAAD KU WAA QABYAALADIISTE MAGAC YADA MARKUU SHEEGEY WUU SHARFEY BAHASHII XUMEYD WAA TUMA GALMUDUG DAAROOD MA GAALOOBO AFKIISUU KA YIRI ASAGII SHEEKHA AHAA AYAA SIDAA U HADLEY KKKKKK TII DAAROOD REBEY MA AHA KKKĶKKK DAAROOD MAGAALOOBO WAA WACDIGA ALLA SHEEKHU NACEYB BADANAA XAMAR WALIGIIS MA TEGEN HADANA DIINTUU KU GAMBANAYAA
@CaliAxmed-l6v
@CaliAxmed-l6v 2 дня назад
Khawarijta madaxdooda aa tahay sheikh inaad sheegato waa qalad
@mirejr484
@mirejr484 21 час назад
Diin shaqadaada ma,ahan kolba haddan eego fikirkaaga Micnaha khawaarij soo sheeg?
@Waryaa1234
@Waryaa1234 3 дня назад
Sheekhan isagaa ka kow ah dad ka qabiil ka ka hadla. Hadalkiisa dib u dhageyso, "dowladii daarood rabay maaha" maxaa u diiday dowladii la wada rabay maaha, jamac inuu ka dhigo hadalka. Laakiin isaga Daarood nimo ayuu ku lifaaqaa hadal kiisa sometimes. Lima taquuluuna maalaa tafcaluun, is ka ilaali sheekh, waa iga waano.
@abdiqanifarah7750
@abdiqanifarah7750 3 дня назад
Walaal maybe ma fahantit hadalkiisa ee sheikh qabiilka wuu magaa mana jeclo ee sida xun aan u isticmaalno buu cadeyaa
@MidnimoMedia3
@MidnimoMedia3 3 дня назад
Sheekha qeybta goos gooska ayaa aragtay lkn video ga oo idil daawo adigaa arki doona wuxuu ka hadlaye
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 дня назад
@Waryaa1234. Walaalo Sheekha dadka ugu dhow Sheekha ee asxaabtiisa ah ee Karaameeya ee Sharfa Sheekha ee aan rajeynaayo inay hortiisa hadda Fadhiyaan waa Hawiye iyo Isaaq. Sheekha waxuu udanleeyahay waa qoloba markey kursiga kufadhido qoloda kale ayaa dacaayadeeso. Ufiirso Sheekha dadka uu Kow kudhagan yahay waa Axmad Islaan oo Sawirka ugu horeeya ah.
@Waryaa1234
@Waryaa1234 2 дня назад
@hafsaali4297 Sheekhan waa sheekhii ku faanaayay in Daarood dagaan sagaal gobol o ka mid ah gobolada Somaliya. Waana runtii taas, laakiin wuxuu iloobay in Siyaad Barre si cadaalad ah u qeybinin gobolada markuu sameeynaayay. Hilib ka doofaar ka bismillahi ma ku daahiraa? Waa maya. Wax mar kii horeba si cadaalad loo sameynin inuu ku faano maaha isagoo sheekh is ku sheegaayo. Tusaale ahaan, gobol ka Shabeelaha hoose wuxuu u yeelay oo is ku keenay lix degmo oo aad u waaweyn, Afgooye, Qoryooley, Wanlaweyn, Sablaale, Marko, Kunturwaarey, Baraawe, iyo weliba magaalooyin badan oo waaweyn oo ka mid ah shabeelaha hoose ayuu ka dhigay tuulooyin, iyaga oo ka waaweyn degmooyin kale, sida Mareeray, Shalanbod, Janaale, Buula mareer. Mar labaad, degmada Buuhoodle wuxuu raaciyay Burco oo aad uga fog, si Daarood wax ku yeesho Gobal ka Togdheer. Maabka fiiri orid, Buuhoodle Laascaanood ayaa u dhow luuqna wey ku jrtaa. Gorawe dhowr baraako ayaa ka dhisnaa markuu gobol ka dhigay Siyaad Barre, laakiin magaaladii ka weyneyd, kana hor marsaneed ee laheyd airport ka igu run way ga dheer Africa, waa magaalada Berbera degmo ayuu ka dhigay isaga oo gobol kale u diidaya reer waqooyi. Gobol ka Baay xitaa waa lix degmo oo aad u waaweyn hal meel uu isugu keenay. Isaga oo awoodo in Baay, Bakool, Shabeelaha hoose iyo Bu'aale ka dhigi kara lix gobol ayu ka dhigay afar gobol maxaa yeelay dhulkaas oo dhan Daarood ma dagana. Qiyaanada iyo qalad ka uu sameeyay Siyaad Barre ma oga miyaa sheekhan mar ka uu ku faanaayo mise waa ina adeerkii?
@Waryaa1234
@Waryaa1234 2 дня назад
@MidnimoMedia3 Sheekhan waa sheekhii ku faanaayay in Daarood dagaan sagaal gobol o ka mid ah gobolada Somaliya. Waana runtii taas, laakiin wuxuu iloobay in Siyaad Barre si cadaalad ah u qeybinin gobolada markuu sameeynaayay. Hilib ka doofaar ka bismillahi ma ku daahiraa? Waa maya. Wax mar kii horeba si cadaalad loo sameynin inuu ku faano maaha isagoo sheekh is ku sheegaayo. Tusaale ahaan, gobol ka Shabeelaha hoose wuxuu u yeelay oo is ku keenay lix degmo oo aad u waaweyn, Afgooye, Qoryooley, Wanlaweyn, Sablaale, Marko, Kunturwaarey, Baraawe, iyo weliba magaalooyin badan oo waaweyn oo ka mid ah shabeelaha hoose ayuu ka dhigay tuulooyin, iyaga oo ka waaweyn degmooyin kale, sida Mareeray, Shalanbod, Janaale, Buula mareer. Mar labaad, degmada Buuhoodle wuxuu raaciyay Burco oo aad uga fog, si Daarood wax ku yeesho Gobal ka Togdheer. Maabka fiiri orid, Buuhoodle Laascaanood ayaa u dhow luuqna wey ku jrtaa. Gorawe dhowr baraako ayaa ka dhisnaa markuu gobol ka dhigay Siyaad Barre, laakiin magaaladii ka weyneyd, kana hor marsaneed ee laheyd airport ka igu run way ga dheer Africa, waa magaalada Berbera degmo ayuu ka dhigay isaga oo gobol kale u diidaya reer waqooyi. Gobol ka Baay xitaa waa lix degmo oo aad u waaweyn hal meel uu isugu keenay. Isaga oo awoodo in Baay, Bakool, Shabeelaha hoose iyo Bu'aale ka dhigi kara lix gobol ayu ka dhigay afar gobol maxaa yeelay dhulkaas oo dhan Daarood ma dagana. Qiyaanada iyo qalad ka uu sameeyay Siyaad Barre ma oga miyaa sheekhan mar ka uu ku faanaayo mise waa ina adeerkii?
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 2 дня назад
Muxuu ka hadlayaa ma inuu so caanboxo buu raadinayaa
@kamaalamarre5519
@kamaalamarre5519 2 дня назад
Shekha wanaaga kadhagayao caanbaxbaa qalbiga kaagalaye😂
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 2 дня назад
@@kamaalamarre5519 aaway sheekh Ma ninkan qabiilka ka hadlaya sheekh
@MidnimoMedia3
@MidnimoMedia3 2 дня назад
HADALKA SHIIQA SI FIICAN UFAHAN WALAL WUXUU KA DIGAAYO AYAABA AH QABYAALADA EE MAAHA QABIILKA LABADAAS INAA KALA FAHANTO AYAA WANAGSAN VIDEO GANA DHAMEEYSO HA DEGDEGIN
Далее
Kaftanka Siyaasada 530 oo aad u xiisa badan
37:18
Просмотров 28 тыс.
7 Days Exploring An Underground City
20:35
Просмотров 28 млн
LAYAAB: WUXUU DHAMEYSTIRI JIRAY DHAWACYADA AS.
44:08