Тёмный

Kaftanka Siyaasada 530 oo aad u xiisa badan 

SOMALI AMERICAN TV
Подписаться 228 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Kaftanka Siyaasada 530 oo aad u xiisa badan

Опубликовано:

 

12 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 134   
@csalaanascwllamalbalwaranq2940
@csalaanascwllamalbalwaranq2940 13 часов назад
Rajada shacabka somalilan wa Dr cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi ciro guul iyo gobonimo
@csalaanascwllamalbalwaranq2940
@csalaanascwllamalbalwaranq2940 13 часов назад
Rajada somalilan wa xisbiga wadani Dr cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi ciro guul iyo gobonimo
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 11 часов назад
Faysal oo siyaasadda ku saaqiday waxa focuska saaray Jamac Galad oo ku tilmaamay faysal inuu yahay chief campaigner of kulmiye party. Eeg labada xisbi ee kulmiye iyo wadani waxa ka dhacaya. Faisalna maqaaxi fadhiyaa kolba qofka wax ka sheega xisbiga kulmiye ka caayayaa.
@abdi258sh
@abdi258sh 15 часов назад
I like it kaftaanka siyaasadda from Wajeer Kenya ❤
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z 15 часов назад
Wajeer, Kenya Maa aha waa Somalia.
@abdi258sh
@abdi258sh 14 часов назад
@@Ahmeddauud-g5z i gree with you
@seidabdi751
@seidabdi751 14 часов назад
1KAF = 2 BAABACO = 3 SACAB = 4 CALAALACAL = 5 🌴 PALM!!!!!
@MukhtarMohamud-w3v
@MukhtarMohamud-w3v 9 часов назад
​@@seidabdi751maxad ula jeedaa?
@IsmailAbdullahi-dw1ie
@IsmailAbdullahi-dw1ie 2 часа назад
Kaftanka siyasada guuul from waqoyi bari
@AxmedCismaan-u2v
@AxmedCismaan-u2v Час назад
Maalin dhawayd ayan ogaday inuu kulmiye mucarad isku badalay😂😂😂
@osmanmohamedcompany8127
@osmanmohamedcompany8127 8 часов назад
Horay u socda xogta aad nasiisaan waad ku mahadsantihiin teemka uu hoggaamito wariye Cali Xaraare.
@csalaanascwllamalbalwaranq2940
@csalaanascwllamalbalwaranq2940 13 часов назад
Masha Allah Ali i harare muuse jahiil Somalilan wu ceebeyey Runti Alle ha ina dhafiiyo muuse juudan Amiin amiin amiin
@ahzaabibrahim7951
@ahzaabibrahim7951 10 часов назад
Abdixaafid brit somali tv ayu qabyaalada inu ula tago isku dayay isago daba dhumanaya barnamij an kula qabto... Abdihafid uu ka diiday 😂😂😂 odaygan uu ciilanyàhay 😁😁
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 9 часов назад
Muuse somaliland wuu baa biiyay
@ahzaabibrahim7951
@ahzaabibrahim7951 9 часов назад
@@axmedaxmed5455 taa wa lawada ogyahay
@SalmanMaxamuud-z8s
@SalmanMaxamuud-z8s 8 часов назад
Cali xaraare guulayso wll barnaamijkaaga waxaan ka daawadaa hargaysa❤
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 7 часов назад
Hbjeclo beel maaha waa beelo isu tegey waxay la siman yiin Awal Arab grgs tol jecele iyo ayuub oo isu tegey😅😅😅😅
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 5 часов назад
Hadana waa beesha ugu yar 3 habrood, Isaaqa H.Y iyo H.A ayaa Majority ka ah🙏
@ZakiDirir
@ZakiDirir 4 часа назад
@@Ahmed_Rainfall.10kkk waxaas yaa ugu yidhi Haberjeclo waa reerka Isaaq ugu badan
@AsiyaBerger
@AsiyaBerger 5 часов назад
Faisal waa big Ziro!
@csalaanascwllamalbalwaranq2940
@csalaanascwllamalbalwaranq2940 13 часов назад
Ali harare hadi aan ku waramo muuse jahiil somalilan wu ceebeyey dalki Wuxu ku beeray qabyalaad iyo calool xumo ayu ku beeray shacabki reer Somalilan marka ilaahay ha ina dhafiiyo Amiin amiin amiin
@ruqiyaabdille
@ruqiyaabdille 13 часов назад
Faysal Faaruqoow iska aamus😂😂
@Dulmar143
@Dulmar143 8 часов назад
Faysal waa qof liita oo aan is aqiinsanayn ba alle aya kashifay.
@Maduusha99
@Maduusha99 15 часов назад
Ali harare iyo yasin shaqo wcn ba qurbo joogta u hysaan 👍
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 7 часов назад
Habraha beesh ugu yar, maanay ahayn Habar Jeclo, Isaaqa H.Y iyo H.A ayaa Majority ah🙏
@mahamedibrahin6598
@mahamedibrahin6598 14 часов назад
Ali Harare aan ku saxee wax Habaryonis layidhaa ma jirtee beeshu waa garxajis weeye.
@AsiyaBerger
@AsiyaBerger 5 часов назад
Waa sidaas 👌🏻
@mahamedfarah5290
@mahamedfarah5290 13 часов назад
Barnamijka wa ku xeranahey wa idin salamey dhamantin
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 15 часов назад
Habar awal hadaay Ethiopia 🇪🇹 no soo kaxaaysato aniguna Uganda 🇺🇬 ayaan soo kaxaaysan,, qabiil kasto kibra marka dambe I qaariya ayaa uu dambaayn ,, qasab ayaan soomaliland ku xukumi doona yago arakaaya ,, haday diidana waa maamul gobaleed yagana ugu dhul yar oo gabilay iyo tog wajaale gadabursi ayaa ka qaadan doona
@HassanBulale
@HassanBulale 2 часа назад
Caaaaaaaaaac faysal caaaaaaaac
@csalaanascwllamalbalwaranq2940
@csalaanascwllamalbalwaranq2940 13 часов назад
Dr ciro waa nin fiican wa nin gob gobi dhashey ah oo bila qabyalad ah
@sareedo8184
@sareedo8184 6 часов назад
😂😂weli kursigii ma fadhisan sidee u ogaty inuu yahay bilaa qabyalad
@somaliswedishtv7311
@somaliswedishtv7311 11 часов назад
The second one was really nice 👍🏾
@abdifatahrashiid3011
@abdifatahrashiid3011 11 часов назад
hooyada sudhka yare huruda kawase naga dhamow 😂😂
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 11 часов назад
Garacdii uu dhalay buule tahay
@AsiyaBerger
@AsiyaBerger 5 часов назад
Dhamaan maaye runta liq, "daciif yohow 😂
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 12 часов назад
Ali Xaraare Somalidu waxay ku maah maahdaa Ninka Reerka u weyn haddii uu durbaanka garaaco Naagta iyo Caruurtu way Niigiyaaan Xasan hadii uu kororsado Axmed waa in uu is doontaa Warku waa dhan yahay Axmed Cadde Guul iyo Gobanimo
@Zakhiya
@Zakhiya 10 часов назад
Caliyow halkaa faysal waa sax waayo isagu waa dhex qabiil igu taageeranay mayidhaahdo
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 13 часов назад
SAALAX REER ABTIGII BAA HABAAREY
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 7 часов назад
Caliyoow waxaa saxiiboo iga dhaadhici gar xuju maxaa la dhahee anagoo lawareersan habraha layaaban habar owlo iyo har yunis
@JeexMuxumed
@JeexMuxumed 3 часа назад
Barihibulshadba.waxaan.unacey.doorashad.lagaliyey.qabiilka
@fatenalibahood9670
@fatenalibahood9670 4 часа назад
❤❤❤ohaayo Haber jeclo 😂🎉🎉
@bamiiman8891
@bamiiman8891 8 часов назад
Qurxiiya gadaashiina❤❤❤❤❤
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 15 часов назад
Ali iyo Yasin waxan ka dhigi lahaa Raisal wasare iyo Madaxwaynaha Somalia. Kii raba madaxwayne ha noqdee way iska heshiin lahaayeen. Haduun yaasiin Oron Unukaa leh Muqdisho kkkkkk
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 15 часов назад
Ali Harare yassin❤❤❤❤❤❤
@kibmussa
@kibmussa 10 часов назад
caawa wxd moodaa in xiisihii kaftanka siyasadu so noqdey beryahba cali xarare wey ka jabjabneed
@selmanabd2782
@selmanabd2782 9 часов назад
Waligiin guuleysan maysaan intaad dimuquraatiyad dabasocotaan
@abdifatahrashiid3011
@abdifatahrashiid3011 11 часов назад
60 jir bilaa xasa qabyalad shaqadisu tahay kaligii intu soo fadhisto umad waxba u shegikarin qalbiga ilahay ha idinka rebo somaliland
@yussufahmed2984
@yussufahmed2984 10 часов назад
Waa Qabyaalad waxoodu ee Kuma socdaan System dawladnimo Shalayna dhib Haysta Kama ayna dagaalamin ee waxay Ka dagaalameed Dadkii Qaxootiga ahaa ayey yiraahdeen wadankii Daarood ayaa Lagu wareejiyay Midaas ayeyna ahayd waxay Ka dagaalameen
@abdifatahomarhussein95
@abdifatahomarhussein95 15 часов назад
First person
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 14 часов назад
Cali gormaa keeneesaa qof 0.5 Kula shaqeeyaaa
@beyourself7554
@beyourself7554 Час назад
Weynkooda ilaa yarkooda wakaas. Faysal wax ma qariyo
@Burcaawi2471
@Burcaawi2471 9 часов назад
Nin wayn oo madhan iga dheh walahay 80 jirkaasi ino 15 jir waramaya yahay baad moodaa اجسام البغال أحلام العصافير
@AsiyaBerger
@AsiyaBerger 5 часов назад
لا يا شيخ 😂😂😂
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 14 часов назад
HADALKAA FAYSAL DHURWAA MAY MAXKAMAD KU SOO TAAGAAN,? mida kale ninka faysal ma gabooby mise waa waalanyahy
@siciidadam7310
@siciidadam7310 10 часов назад
Habar jeclo waa godhob hadba ninka Isaaq wasaya baa isticmaala.
@ZakiDirir
@ZakiDirir 4 часа назад
Hooyada aya la wasa
@abdiwais8419
@abdiwais8419 15 часов назад
Allah ka baq Ali
@yussufabdi4604
@yussufabdi4604 7 часов назад
Yasin yare coffee buu u baahanyahey
@HindiHussein-s8n
@HindiHussein-s8n 13 часов назад
Human waan ka gabangaabsadeye gelin ma waayeene❤
@somaliswedishtv7311
@somaliswedishtv7311 11 часов назад
🎊 and congratulations to all of you who have joined this wonderful event in the last 24 hours to celebrate our amazing achievement journey with Ali additionally Yasin
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 4 минуты назад
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 cali waa laga cobiyeyay hadalkiisa ohiyo
@ruqiyaabdille
@ruqiyaabdille 13 часов назад
🤣🤣🤣🤣😄😂😂😂😂Sheeko Waalan❤
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 12 минут назад
Cali cararen iyo yaasin abuukar wey isfahmen kusocda away yaasin ducale
@hassanosman5496
@hassanosman5496 9 часов назад
Ali yow dhiiqada iska ilaali nin lagu kalsooyahay baa tehee ayuuna hadal kaatagin waayo habar jeclo wali mayshirin wali
@mohamednur5547
@mohamednur5547 14 часов назад
Ali Xaraare, Ohio used to be swing state but not anymore. It is red state, Trump country.
@HawaRoble-sh3sb
@HawaRoble-sh3sb 11 часов назад
sheekadi ilkatoogte ayan soxasuustey salan sare harare iyo yasin
@AxmedDuufaan-uw3sb
@AxmedDuufaan-uw3sb 12 часов назад
Caliyow feysal inuu faaruq yhy bal wuxuu ku hadlaayo kulahaa awal ma ogola in ciro xukumo lkn wuxuu rabaa in muuse xukumo ciro iyo garxajis kaas la leeyhy markii 4aad ayuu mw u tartamayaa oo uu ku yhy gud. Xisbi
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z 14 часов назад
Arrinta Ceelwaaq ayaa i khusaysa aniga,ciyaal weeradaas mid kama soo laaban doono siday ila tahay.
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 11 часов назад
REEL WADDANI WAA HUMANTA GUDAHE YUSRA HARTI😂😂😂😂😂😂😂DAROOD KAIKAAL
@abdiibrahim5050
@abdiibrahim5050 13 часов назад
Ali xaraare dharka aad libisay caawa kama helin
@GuuledMaxamud-o5q
@GuuledMaxamud-o5q 15 часов назад
Wan idin salameya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 11 минут назад
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 isaqii wey isku wareren caliyow
@roodamahamed6138
@roodamahamed6138 11 часов назад
Ma waxn koobi ahynvay hayaaan
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 15 часов назад
Alloow sahal amuuraha
@ahzaabibrahim7951
@ahzaabibrahim7951 10 часов назад
Ali Harare ciilka ku haya allah ha kaa saaro
@AsiyaBerger
@AsiyaBerger 5 часов назад
Halkee ku canuuntay??? Huuno
@shafyabdi
@shafyabdi 4 часа назад
Calow nafarkan yasinn ka badiyey halke kalaso waregtay kkkk
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 10 минут назад
Mesha waxa kashaqaynaya waa habar jeclo
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 10 часов назад
Dowladii kulmiye way isdhiibtay jaa!
@AbdikadirMuse-y1j
@AbdikadirMuse-y1j 5 часов назад
Kkkkkk
@HassowGaani
@HassowGaani 15 часов назад
Waxaad noo wadaan aan fiirsano kadibna aan soo qorno wixii aan aragnay laakiin adoon daawan caayda ha bilaabin kusoco Somali A
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 11 часов назад
Wariye qabiil ku asaasaqay 😂🤣🤣🤣 weliba iidoor
@Cabdi141
@Cabdi141 15 часов назад
Caloow habar jeclo iyo habar yoonis wali lama heshiisiin ee colaada laas caanoid uun baa joojisee cod ay isasa siinayaan ma jirtee inaga hubi kaftanka Saxilb
@BashiirAdeen
@BashiirAdeen 8 часов назад
Ali
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 8 минут назад
Yaasiin mad solabisatid magaron bad jogta
@mahamedfarah5290
@mahamedfarah5290 13 часов назад
Ali xaraare riiraxyada habeen wa adiga habeen wa Yaasin ex caamiro ayu jogey
@BashiirAdeen
@BashiirAdeen 8 часов назад
Yasin
@samiraadan8319
@samiraadan8319 4 часа назад
Cali iyo Soomaali maryoolay kkkkk
@abdimoussa2337
@abdimoussa2337 12 часов назад
Cali qurin mantana ma wan faliyabad latimid
@abdiahmed7448
@abdiahmed7448 15 часов назад
❤❤❤❤❤❤
@Gstarxpress
@Gstarxpress 12 часов назад
Gobolka huuhaaye kulahaa war gobolka magciisa hanooga ciyaarina fawdayahay is cayrsata😂😂😂
@CadeGude
@CadeGude 13 часов назад
Huwan taa kaweyn baa jirta Gabayga seyidka ka fiiri Huwan muu ukoco kuma qadeen Hodon qabeenkiiye Haaweyda aan dhacay maxaa haatufka ugeeyey
@abobasement346
@abobasement346 15 часов назад
waxan horay bah lo shegay waa qabil waa ku mahadsanyihin in dhulbahanteh qawiyay rerkan waxaa cadatay inay yihin Qabil somali ha ogatoh inay yihin qabil Qarankih bentah Ahah mantah bah lah ogaday inay yihin Qabil
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 6 минут назад
Sheekada cali ookale bey qaten
@HuseenAbuukar-j7o
@HuseenAbuukar-j7o 11 часов назад
Ama buurnaana kudar
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 13 часов назад
calow democracy weeye qabyaalad maaha waxa socdaa abti
@HassanBulale
@HassanBulale 2 часа назад
Naga qabta basaaska w doqon
@RahaAden
@RahaAden Час назад
😂qosol leee mih
@Mawliid-rd8en
@Mawliid-rd8en 14 часов назад
Cali iiwad shekada waad kuhaysa
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 13 часов назад
SEYLICI ISNA SOWKAN WADANI UBEYREY
@mahadguulane6325
@mahadguulane6325 6 часов назад
Cali il katoogte
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 14 часов назад
Cali faanbadanaa MJ miyaa 😅
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 4 часа назад
Oo caliyow adigu ma inay dawlad yihiin baad u qabtay waxaad tahay nin wariye qabiir ahe meesha awalba isaaq baa haystay hadana ayagii un baa is haysta ha ku qaldaminina
@Mo.Ali.2010
@Mo.Ali.2010 15 часов назад
Faysal Waraabe waa nin la ildaran cuqdad qabyaalad iyo nacayb qabaailo gaara. Shacabka ree Somaliland ha iskaqabtaan ninka xanuunka kufaafinaya.
@selmanabd2782
@selmanabd2782 9 часов назад
Kitaablu idin qabay
@alisaed8393
@alisaed8393 12 часов назад
Failed state of somalia waxa lagu celinayaa charter 7 soon iyo taandhadii Afisnooni waayo xalanaa looga taliyaa gabigeeda
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 14 часов назад
Caliyow dowlad da fadaralka ka iyo Xalane iney khawarij wada shaqen kajirto waa ubadan they Lkn warbahinta wey xadahay iney wada shaqen laleyihiin maxaa lowayey warbahin deyaradahan cida ka masuulka ahmed wereysi kaqada oo su'aalo weydiso sonabandhigto warbahinta somaliya iyo mida calamka xogaha khawarij ta wey qariyaan taas bana ah dhibaatada ugu ween aa dalka
@ahzaabibrahim7951
@ahzaabibrahim7951 10 часов назад
Ismail Omar wa libaaxa Geeska Africa 💪💪💪 allow cimri dharar iyo caafimad sii
@mastarseev8080
@mastarseev8080 15 часов назад
Asc
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 15 часов назад
Bal Kwrn xasan shiikh iyo kooxdisa ladagalanka ashb Wxuu isku badaley hubeynta iyo diyaarado siin lama arag iyo lama maqal waye
@abdifatahomarhussein95
@abdifatahomarhussein95 15 часов назад
Macalinka weyn asagiyo garirayo ayu jabuti ka dagay ayan ka hele kkkkkk
@calixasanmuxumed-rr3uq
@calixasanmuxumed-rr3uq 13 часов назад
dad.ku.waahuwan.iyo.qaawan
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 14 часов назад
Muuse fasax etoobiyanka
@Aadane1
@Aadane1 7 часов назад
Odayadhu fake news bayy kaa koobiyeeyen Columbus oh mahan ee waa OHIO state badanaa cida ku ku gulaysataa maxwane noqda
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 13 часов назад
IBRAAHIM LATALIYE AYUU U AHAA XASAN SHEEKH ODAGA CABDI XAASHI SICODKAA KU DHIB AH OO HADALKAA KU DHIB AH BER DHÒWEYD OO UU XANUUNSADEY WUXUU CODSADEY INUU WIILKIISA KU WAREEJIYO XILKA BALSE LAGAMA YEELIN MARKAA IBRAAHIM WUXUU DOONAYAA INUU HIWSHAA WIILKA INUU KA CAAWIYO
Далее
Kaftanka Siyaasada 529 oo aad u xiisa badan
47:23
Просмотров 46 тыс.
GENIUS FOOD HACKS 🍰 #shorts
00:36
Просмотров 11 млн