Тёмный

FADEEXO WEYN : TAMIIM hooyadiis Oo MAXKAMADA DAHIR ALASOW La Keenay Kadib MARKAY LACAG XADAY 

Maxkamada Dahir Alasow
Подписаться 28 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

MAXKAMADA DAHIR ALASOW FADEEXO Weyn : TAMIIM hooyadiis Oo Maxkamada La Keenay Kadib MAR AY LACAG XADAY

Опубликовано:

 

9 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 77   
@hashimosmannoor5780
@hashimosmannoor5780 Месяц назад
Masha Allah maxkamadaan waa tii soomaali mideyn laheydd One love ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hallad598
@hallad598 Месяц назад
Muxuu mideeyaa isagaaba qabyaaladiiste ahe.
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 23 дня назад
​@@hallad598usheeg bal soomaalida qaar yaabay leeday wa maxkamad somali mideynayso kulaha dahair calow may isku qolo yihiin malaha saa bay u dhahday dahair calasow asaba dadka isku diraaya oo isa saaraayo 90ka wuxu ku jiraa qolodii tahay adiga yaa ku abti ah yaa ku ayeeyo ah yaa ku awuulan ah qabyaaladii socoto waye oo lugaynayso dahair calasow hadu kheyr wado aso qabiil iyo qabyald ka hadlin inu dadka dhaxdhaxadiyo o ugar noqo kan gardarana wa gardarantahy dhoho kan garta leh gara ledahay dhoho muxu u diiday somali qabyalad saldhigtay 33sano horena way u socon layihiin
@maxamedabuukar-mz3pv
@maxamedabuukar-mz3pv Месяц назад
Masha allah daahir calsow hool culus ayad heysaa runtii allaha kula garab galo noloow
@Hawaugas
@Hawaugas Месяц назад
Waa salaamay maxkamada iyo umada kale guuleysta insha Allah
@AadanMaclinUsman
@AadanMaclinUsman 26 дней назад
Masha allah mxakamda dahir wa masha allah illahy xaku hafido amiin ya allah ❤❤❤❤
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Месяц назад
😅😅warunta walahi maxkamada wa walatay gabartan uso celiyo besadedi ey kadacen ❤❤❤ abaydey
@user-zx9uq1zy2t
@user-zx9uq1zy2t Месяц назад
Maaaha alaah ilaah amuuraha ha sahlo ❤🎉
@kaafikaahiye3780
@kaafikaahiye3780 17 дней назад
KAFIKAHIYE PEOPLE SOOMALI ❤❤❤❤😂😂😂❤❤
@user-uc2rz3en3x
@user-uc2rz3en3x 14 дней назад
Waamataan
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Месяц назад
Garjante garr dheere mashalah samale
@fadumasaid7828
@fadumasaid7828 Месяц назад
Ma qabil baa wlh waligey ma maqal😂
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 27 дней назад
Garjante gardhere samale irir hawiye 😅 waa sidaa inagaaba galno​@@fadumasaid7828
@ahlam7108
@ahlam7108 26 дней назад
Weligay ma maqal qabilkan
@inaomar2151
@inaomar2151 27 дней назад
Hadeeba dhaar ku cafihee maxee marka horaba ilahey dartiis iskaka dhaafiweysay
@kadramahamud4088
@kadramahamud4088 Месяц назад
Isagu qof walba raqamkiisa ma hyaaa
@diishitaar9235
@diishitaar9235 Месяц назад
Maxkamadaan wlhi gacan aya utaagay inta la shaqeesane ajir & xsanaat
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 Месяц назад
Maxkamada is not easy 🤣🤣🤣🤣
@Yasmin-o2k
@Yasmin-o2k 29 дней назад
Yahoy badbodka daa rermatan iyo Maxamad muse waa iskuhal
@Khaled-Qanciye
@Khaled-Qanciye 29 дней назад
Tamiim yaa waye
@user-gx6lj1jq3s
@user-gx6lj1jq3s Месяц назад
War gabadhaan warka madan ka dhameynbo 1500 sidee uqadaday
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 27 дней назад
Anigaba waan garan wayay ilmaha weyba baqdene lacagta sideey kuqadatay
@WilloIsse
@WilloIsse 14 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤silkobfu
@caasha93
@caasha93 Месяц назад
Horta dahircalasow channelkan malahan lkn waxan layabay ma ticket kii qasaray ayey rabta sidey kubixisay qoftan lcgta masun waydiin😢
@kahanur1663
@kahanur1663 Месяц назад
Daahir waxa baafisa sacdiyo sauce pls
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 Месяц назад
Walee tamiim hooyadii in ninkii furay xataa waa ogaanay
@SagalMaxamed-ur2yr
@SagalMaxamed-ur2yr Месяц назад
😂😂😂
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 27 дней назад
Makii fatuush berigii la niikinayaa😅
@MalyunAbdulqadir111
@MalyunAbdulqadir111 Месяц назад
Asc
@HayatAhmed-sk7tw
@HayatAhmed-sk7tw Месяц назад
Daahir isoo wac watsAp
@AadanMaclinUsman
@AadanMaclinUsman 26 дней назад
😊😊😅
@Somali_Geologist
@Somali_Geologist 14 дней назад
Qabiiladani ma cusaybaa waa yaabe
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 Месяц назад
Dahir qayanada dhaaf labada gabdhod waa wada haryarada ee ha ukala exan
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 27 дней назад
Tamiim hooyadii buu daboolayaa ma aragty warkii xitaa waa kuceliyey gabadha 😅
@kaafikaahiye3780
@kaafikaahiye3780 17 дней назад
Anigamaxankagaleyay application
@kaafikaahiye3780
@kaafikaahiye3780 17 дней назад
پس
@hawayassin7172
@hawayassin7172 27 дней назад
Story fashiluuu naagtan war maheyso ticket ka ayada gosatay , tamiim hooyadi waxba kama qaadan ,sida ay uhadleyso, subxanallah maxkamadii waba kharibeen ee .
@aayahacali5788
@aayahacali5788 Месяц назад
Kiiskii saafi xagee marisay
@Liiiii2
@Liiiii2 29 дней назад
Candhoweyne jaanis 😂
@aragsanhazan9464
@aragsanhazan9464 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 Месяц назад
Dahirow maxkamadu abgaalka miyay ka warwareegtaa xishoo dee,,?
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 27 дней назад
Wuuba ukala eexday labadii gabdhod😅
@user-bp7fc2pk6w
@user-bp7fc2pk6w Месяц назад
Seey lacagta ugu leedahay?
@user-yk3dy9oc9c
@user-yk3dy9oc9c Месяц назад
😂😂😂😂😂
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u Месяц назад
Daahir lacagta kash miyee udhibtay mse tikidki qasare rabta? Shekada wee qasan tahay
@safiaabdullah3461
@safiaabdullah3461 Месяц назад
Osiday lacakta uka qaadatay maba ay shekin maxkamada wey walatay
@nijaj9157
@nijaj9157 Месяц назад
Ma cado balse waxaa u maleyn lacagta iga maqan sugaa markii ee dhahday bee deyn ahaan isii siisay si dhaqsa ulama ha ugu wado waayo ilmaha Waa la waday u egtahy balse daahir waa qalad saan in uu si fcn u wareeso aheyd hdda qof iska dhaaftay kis too sheegtay la siiyay u egtahy gabdha kale la wrn hdii lagu xadgudbayo?
@AliAid-bj9dr
@AliAid-bj9dr Месяц назад
Dahir maxkamado
@hawayassin7172
@hawayassin7172 27 дней назад
Daahir naag walba wa lacag doon , intay sheeko so tusbixiso wbt.
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD Месяц назад
Naagtan waa wuswus mexey gadhka ka bubujinaysaa uf
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy Месяц назад
Garjante gar dhere samale waligy ma maqlin wlhi 😂
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 27 дней назад
Waaga dhashy ilaa hada waa maqlayey wlh😅
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 27 дней назад
@@nimcaaliwaceys8484 alla abyo ani man maqal Mxa iga qaldn 🤣
@AshaaAlimohmed
@AshaaAlimohmed Месяц назад
Nagtan ka dag dheh
@minaahmedmohammed8255
@minaahmedmohammed8255 Месяц назад
Man sha Allah Maxakamada wa walatey ana mardhow iga fisha kisaski hore been dheh kan so wado hada Daahir Calasow Yaabin isuga ila wagaan Yara waxii iso gaarey Daahir waxii kula kala guuri lahaa Radso hadaad kobaha ka Caraarin hhh
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 27 дней назад
Plz markad soo galeyso isoo qabo ana😅😅😅
@laylamohamed1144
@laylamohamed1144 29 дней назад
Balayo tigid kuu jartay ilmaha alaab kargoo la sarayo miyaa qof baan udhibay wa xay
@classiclit2926
@classiclit2926 21 день назад
Waligey ma maqal wlhi garyadagar samale 😂😂😂 urur samale lee maqli jire ... hada neh tan maa kenten samale samale .. 😂😅😅 oromo samale sosocoto waidinka sugena 😅
@user-gx6lj1jq3s
@user-gx6lj1jq3s Месяц назад
Daahir see 1500 uka qaadatay naagtan
@wabaxa
@wabaxa 29 дней назад
DEEQO DUCEEYO OO TUUGO NOQOTAY UMADA MUSLIMKA EE SAUUDI GA JOOGO AYEE SOO DHACDAY
@ayannaali7144
@ayannaali7144 Месяц назад
Adkatay hadiiba Tamiim hooyadisa haday maxakamada saran thy
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 Месяц назад
Hhhhhhhhhhh
@fowziahuseeinwehliye4356
@fowziahuseeinwehliye4356 Месяц назад
Maxkamadan ana ka yabay ine iso qabata ka baqa😂😂
@aragsanhazan9464
@aragsanhazan9464 Месяц назад
Maxkamada dahir walo baahna wlhi maxa dad dhibanaa aduunka
@Sukei-s3x
@Sukei-s3x Месяц назад
❤❤❤❤🥺😳👆😮
@anisaduela9784
@anisaduela9784 Месяц назад
Kkkkkkkkk daahir maxkamada deji yaaney inaga waalane🎉
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 Месяц назад
Dahir waaba shactirole
@caizhaziinki7883
@caizhaziinki7883 Месяц назад
Ader tamiim bad janis ku radin
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u Месяц назад
Qabiil maqlayba mahan bisinka
@amalaare6840
@amalaare6840 Месяц назад
Tan iska daa 1500 dadka hu caayasa ayaad khaldan
@hamdinur9382
@hamdinur9382 Месяц назад
Xoolaha ayadaa leh ogow haldoolar hadii qof kaaqado lkn aan lagu wanaajin kasamri meysid
@RaxmaCawil-gs3ht
@RaxmaCawil-gs3ht Месяц назад
Runta waxay tahay 100dolor waa lacag xataa may wanaajin mida labaad laga yabaa inay jaariyadnimo ku shaqayso ay ubaaha tahay waa hooyo saas haw hadlin
@hawayassin7172
@hawayassin7172 27 дней назад
Acs maxkamada dahir maxa dharta keenay hadii ay kaash usiisay 1500$away tahay ticket kii khasaray aan caruurti lawadin lacagta ay ka raabto hooyo deeqo ay tahay 1500$ allahu aclamhadii ay saas tahay, dhaarta ma fiicna ,wana naag dhalin yar .somaliyey dhaarta yaan lagu degdegin mafiicna .wbt
@AliAid-bj9dr
@AliAid-bj9dr Месяц назад
Warya meshan maa hawiye kaliya ayad uu furtay mise somali socade
@KHADRAKhdraAxmad
@KHADRAKhdraAxmad Месяц назад
Wakhayimad by u egty nagtani
@hawayassin7172
@hawayassin7172 27 дней назад
Allahu aclam
@user-gx6lj1jq3s
@user-gx6lj1jq3s Месяц назад
Weyna ceydameysaa maxaa ilmaheyda laku falo wan kashakiyay maxee tahay waaa naag stupidad ah walhi
Далее
MAXKAMADA OO CAWA XAAJI DABCASAR ISKEENAY
21:37
Просмотров 48 тыс.