Тёмный

Fadhigii Golaha Shacabka oo wax Xiliban Yimaada la waayay&Aad Madobe oo afka furtay,Nisa oo Xilibano 

Suldaanka TV.
Подписаться 403 тыс.
Просмотров 30 тыс.
50% 1

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Опубликовано:

 

9 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 25   
@daherhoche3053
@daherhoche3053 16 дней назад
Waliga dhageso suldaanka tv
@daherhoche3053
@daherhoche3053 16 дней назад
Suldaankq waa war sugan
@ShireCadde
@ShireCadde 16 дней назад
TUUGADAN HORTA YEY MATALAAN
@osmanmohamed9339
@osmanmohamed9339 16 дней назад
Waa
@user-xr2mq5jz2l
@user-xr2mq5jz2l 16 дней назад
Xildhibaano iyo.hogaan tuuk looma imaanaayo jeeb Ku jie
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL 16 дней назад
Somalida waxan dhageysaneysa ka walan mid walba wuxu leyahay warye ayan ahay warye wax ka ma oga risaqada ka gay lakin wada kan wax xun hudu shegen risaqda illahey ha ka xiro wadanka ku qabay axmar ba tahay jaajus ah
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 16 дней назад
Ninkaan runtuu sheegaa waxay u imaan waayeen Sheekh Rusheeye ayaa sixir inuu ku rusheeya la rabay si xildhibaanada ka soo horjeedo Aadan Madoobe iyo Xasan Sheekh loo madiideeyo
@Mohamed-ali-abdule
@Mohamed-ali-abdule 16 дней назад
Ninka waxaan aaminsanahay inuu run sheegaayo waayoo wararkiisa dhan waan dhageestaa wali maku arag isagoo cid ku dhagan kaliya siyaasada qofka ayuu ka hadlaa marka waa wariye xirfadle ah adiga waxaad ku beenineeyso bal nala wadaag aan ku dhageeysanee wll
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 16 дней назад
Waa in meesha laga saaraa Guddoonka fadhiidka ah. Waxaan la yaabanaa In guddoon Baarlamaan loo doonto kuwa aan wada garaneyno. Waa mucjiso dhibaatadeeda leh
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 16 дней назад
Muxuuyahay Saalax?
@seed3966
@seed3966 16 дней назад
Aac reer laaluush allaah ha ina dhaafiyo kuwaaas🦨🦨🦨🦨🦨🦨🦨🦨🦨🦨🦨
@MaxamedCismaan-bd6cy
@MaxamedCismaan-bd6cy 16 дней назад
Hordhaaf xildhibaanada adaaceebeyay ilahay agtiisana sidaas uguceebow
@SAli-lg2vw
@SAli-lg2vw 16 дней назад
Aaden madoobe dadka soomaali hala hor dhaafiyo dal iyo dad midna dan Kama laha
@aminoosman8652
@aminoosman8652 16 дней назад
À
@ashasalah2835
@ashasalah2835 16 дней назад
XILDH. BADAN, AYA KENYA IYO ITOOBIYA JAWASIIS AY SOO DIRSADEEN AH, HADDEY DOWLAD JIRTA DEG DEG WA IN XASAANADDA LOOGA QAADO.
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 16 дней назад
Halxidhxidho?
@cabdirisaaqfaarax7730
@cabdirisaaqfaarax7730 16 дней назад
Adeer arinta baarlamaanku maahan mid danguud uga baaqatay kulankoodiiye waxaa weeye balantii looga baxay oo ay jugeysanayaan ,helaa am waayaaba . Habar shaydhaan wax lajiido waa ahayd ,shaydhaana nin habarti jiida wuu ahaa. Qiiro jabaanaynta ama ilmo yaxaaska waan kasoo daalay,mana jirto cid kuxisaabtamayso matelaad iany uyihiin.
@user-gg4fb9ju8m
@user-gg4fb9ju8m 16 дней назад
Adan madowe jeebka xassn haka soo baxo haduu rabo kulanka barlamaanka
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 16 дней назад
Waxaakuceebeysan jawasiista Xildhibanada iskusheegaya Sidii Farmajo Uukamamnuucey Shankalfadhi??
@Faadumosiciidhirow
@Faadumosiciidhirow 16 дней назад
Oosaalax waakuma😊😊😂
@asxaabi
@asxaabi 16 дней назад
Faarax macallin dhillada siyasadda geeska, h😊baarqabe adyad badan
@fadumawarsame7571
@fadumawarsame7571 16 дней назад
Kuluhum xaaraamiyiin saqiir wa kabiir. Kabiirku waa Xassan iyo Adam garamgaram. Illahay umada idinka qabay
@Mideye157
@Mideye157 16 дней назад
Xamse Waa inu salax buur eryo
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 16 дней назад
Aden madoobow waxaad adigu matahay in u qalma hogaaminta golaha sidoo kale qaranimadii soomaaliya iyo jiritaankeedi ayaad godku riday adoo u sqaynaaya xasan ayax
@bashiiraadanmuuse3115
@bashiiraadanmuuse3115 16 дней назад
Gudoomiye matahide eey qaacin wadana baad tahay o eeleey xuna
Далее
Waar Dag Dag Ah
13:35
Просмотров 352