Тёмный

Falanqaynta Buugga Loollan | Qeybta koowaad | Aadan Sahan 

Bulaale
Подписаться 961
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Habeenimadii xalay, xilli ay goorsheegtadu ahayd labada fiidnimo machadka cilmiga iyo daraasaadka ee bulaale ayaa baahiyay falanqaynta buugga loollan.
Inka badan boqol dhalinyaro oo ku sugan daafaha dunida ayaa ka soo qaybgalay gorfaynta. Sidoo kale waxaa goobjoog ahaa tarjumaha buugga Ustaad Aadan Khadar Cali (Sahanka xogaha).
Fallanqaynta waxaa daadiye ka ahaa gudoomiyaha machadka Bulaale Xasan Abshir.
Bulaale waxay u mahadcelinaysaa kasoo qaybgalayaasha dooda

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 10   
@nuurafarax8558
@nuurafarax8558 Год назад
Ilhy ha xafidoo wllo Adan sahn
@Bkr01-wq5sg
@Bkr01-wq5sg Год назад
asc wllkey aadan sahan aduun iyo aakhiroba Allaha ku xafido aad baad u mahadsantahay inbadan baan kaa faaiidnaye horay u soco marlabaadna waad mahadsantahay
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Год назад
Mahadsanid macalin
@kaabe9459
@kaabe9459 Год назад
Fadlan muuqaalka soo dhammaystira . Mahadsanidiin
@Axmeds222
@Axmeds222 Год назад
Mahadsanid wll
@NouhMohed
@NouhMohed Год назад
Xaqiiq
@safiyamohamed3306
@safiyamohamed3306 Год назад
Wllo qaybtii labad
@Badarmedia24
@Badarmedia24 Год назад
Lasoo dhaqso q 2aad
@hibomahamed8546
@hibomahamed8546 Год назад
Waar ma xaganaad usoo waaregtay sahan podcasts mxaa kudhacay
@hudajaamac-wx5qe
@hudajaamac-wx5qe Год назад
Maya ee way wada share grynayaan buuga😂
Далее
Falaaqaynta Buugga 'Muu Akhriyo Waalidkay'
38:01
Просмотров 3,5 тыс.
Yuhuud | ummadda adduunka loogu neceb yahay!
8:15
Просмотров 39 тыс.
Adoon is dhiibay | Maxamed Gaanni
9:07
Просмотров 196
Falanqaynta Buugga Loollan | Dhamaad | Aadan Sahan
1:06:16