Тёмный

Safarkii Mucjisada | Morocco illaa Senegal | Documentary Cajiib ah 

ITAAL MEDIA
Подписаться 249 тыс.
Просмотров 288 тыс.
50% 1

Documentarigan Xiisaha leh oo aanu kasoo tarjunnay Al-Jazeera Documentary waxaanu kusoo bandhigeennaa Xaaladda dhabta ah ee ay ku shaqeeyaan Darawallada kaxeeysa Baabuurta xamuulka ah | Fadlan Daawo siina Share garee adigoo mahadsan, Aragtidaadana nala wadaag.

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 313   
@ayaanyarey4216
@ayaanyarey4216 3 года назад
Aniga darwalnimada wan jeclahy Sababta oo ah nolashayda oo dhan waxa laigu soo koriyey Waa darawalnimo Abahay baa wuxuu ulla safra Kongo ilaa zambia Abahay baan ka maqla warqadihii baan sugaya san safarka uga gudbi lahaa😔ilaahyow xifdi dhaman darawalada safarada dheer io kuwa yaryarba
@farhaandaacadofficial2228
@farhaandaacadofficial2228 3 года назад
Wllshy aniga kongo joogi jiray aabaha magacii?
@jiimshekh1073
@jiimshekh1073 3 года назад
Wwq
@jiimshekh1073
@jiimshekh1073 3 года назад
@momostudiohd9520
@momostudiohd9520 3 года назад
Aamiin aamiin
@MohamedFarah-my7kx
@MohamedFarah-my7kx 24 дня назад
​@@farhaandaacadofficial2228😅😅
@mahammedabdugadernoor1162
@mahammedabdugadernoor1162 3 года назад
Documinti af Somali oo an daawada waa kii ugu qiimaha badna mahadsanid bro🙏🤲😊
@sitoosahchannel6344
@sitoosahchannel6344 3 года назад
Laaandhere subscriber iii saaaar
@nasromursaldudde7844
@nasromursaldudde7844 3 года назад
Documentary maxaa loola jedaaa
@sitoosahchannel6344
@sitoosahchannel6344 3 года назад
@@nasromursaldudde7844 sharafey wllo subscriber ii saaaaar
@shaakirabdi9422
@shaakirabdi9422 3 года назад
@@nasromursaldudde7844 waxaa weeye walaaloh eraygaas somiligeena kuma jiro oo ducomentry uun baan dhahnaa lkn wa film lkn waxay kukala duwanyihiin filmka waxaa loo baahda jilayaal iyo dad khaas ah lkn dhukumantarigu waa filim arin khaas ah laga diyaariyay sida kan oo kale laga diyaariyay dhibatooyinka darawalada wixii film laga matalo badanaa waa mada daalo ama qiyaaaz ama wax mustaqbalka dhcaya iyo khiyaaliyo kale lkn dhukunantarigu waa arin xaqiiq ah walaaloh oo dadka arin xaqiiq ah logu sheegayo waa itus oo itaabsii waxaan filayaa inuu wax sawir ah uun kaaga abaxay walaloh ramdaan kariiim walaloh
@voasomaliradio3198
@voasomaliradio3198 3 года назад
@@nasromursaldudde7844 @Nasro Mursal Dudde Documentary afsomali hadii lobadelo waa sidaan }[ dukumiinti ] waxaa micnahedu waxa wayee xaqiqada lasoo badhigayo tusale. Waxaa lasoo bandhigi karaa Nolasha Somalida iyo sowladnimadii bari samadkii oo somalida qabiilka aqonin iyo isu tanazulka laisu tanazuli jiraay Lkn documentigan waxuu kuxisabsanyahy gaari leyda kashaqeyso dalka moroco ilaa dalka Dakar
@shuceybdheeg2767
@shuceybdheeg2767 3 года назад
You tober somalidu waxay badankodu ka shekeyan waynu ognahay lkn ninkani wuxu racay sharciga qarbadan o kamida kuwa calamka. Darawalada somalida in laga shekeyo dhibtay qaban way ficnan lahayd.thank you bro👍👍
@odaykaarto102
@odaykaarto102 Месяц назад
Haa wllhi walibo kuwo muqdisho rarka ka qaado oo geeyo dowlad dageenga dhib wayn aay qabaaan
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf 3 года назад
Ilaahay ha u sahlo qofkaste oo MUSLIM ah Iyo mid dhibanba irsaq xalaal ah oo silac aheen dhaman insha Allaah
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 3 года назад
Aaamin qaali
@mascuuudbashiir638
@mascuuudbashiir638 3 года назад
Waa farqiga u dhaxeeya dadka Darawalka koowaad wuu ku faraxzan yahay shaqadiisa isagoo ku tilmaamaya mid kahelaya kulamada ugu xiisaha badan balse dawarwalka labaad waxa uu tilmaamayaa in uu ku faraxsanayn yahyna mid u xiisay caruurtiisa iyo dadku kayimid. #Noloshadadkumarwalba waa kala duwan tahy. Hadii videogan micno kaaga kordhay like zaar
@losblancoz7513
@losblancoz7513 3 года назад
Ĺ
@Guuldoon24
@Guuldoon24 3 года назад
Absolutely waa wax aysan horey u samen youtuberada somalida hormar wngsn halkaa ka sii wad legend
@sitoosahchannel6344
@sitoosahchannel6344 3 года назад
Laaaandhere subscriber ii soo saaaar
@mohamedabdishakur1350
@mohamedabdishakur1350 3 года назад
Wllhi waa muuqaal aad u qiira bdn safarka dhulka ma ahan mid sha'nigiisu yar yahay ee Alle ha u saqiro inta muslin ah adna wd Ku mhdsn tahy tarjumidaada iyo wawtiga aad galisay
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 года назад
Masha alh bro beautiful documentary wlhi waan ku raaxeystay itaal nosoo badiya muuqaaladaan oo kale thanks 😊
@hassanturaabi1720
@hassanturaabi1720 3 года назад
waa markii igu horeysey uu soon gaaro Barnamijkan oo kele waana kii iigu qiimaha Badanaa ee aan waayahan Daawado Mahadsanid Aweys haji nur Aweys Aar #itaalmedia guul wacan
@Quraan.2000
@Quraan.2000 3 года назад
Wlhi waan ku raaxaystay ani reero filim ma ihi lkn documneryada waan jeclahay sxp noo soo badi documentyada noocaan oo kale ah siiba kuwa Alzajiira
@hamzeali1630
@hamzeali1630 3 года назад
Mar walba dirawalada waakuwo Shaqo Badan Waayo abahay ayaa driver car aha Waana mid nolosheena Sare uqaaday ,💯👳
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 года назад
Gaari kaxeeyaha ✅
@iftiinkamasraxa6503
@iftiinkamasraxa6503 2 года назад
@@c.m.a.1937 isoo booqo wll
@rgbdayiberdoganradwanjamac5115
@rgbdayiberdoganradwanjamac5115 3 года назад
Masha alah wllky qali wadku mahad santahay sidad noguso gudbisay iyo habka quruxda badan ee turjimada waxan ad ujeclahay dirawal xamuul inan noqdo
@Yahhyea4
@Yahhyea4 3 года назад
Waad Ku Mahadsan tahey Maadaama Aad Waqti Galisay siaad Nogu Turjunto walal👏🏼
@MaanzyTech
@MaanzyTech 3 года назад
Shukran bro waayo waxaad galisay waqti si aad usoo bandhigtid wax qurxoon inagana waxaad inaga mudan thay wixii uu uqalmo video ga mar kle shukran Sxb🥰🙏👏
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 3 года назад
Aweys Aar legend documentary kunuure✊
@sitoosahchannel6344
@sitoosahchannel6344 3 года назад
Laaaandhere subscriber soo saaar
@harrisjama9983
@harrisjama9983 3 года назад
Document noocoso kalaa soo badiya inshallah AMA kuwa taarikhda
@HafsaAli-lg8fw
@HafsaAli-lg8fw 3 года назад
I really love it your documemtries
@socdaalfilmsvlogs
@socdaalfilmsvlogs 3 года назад
Waa barnaamij aad u wanaagsan waana ku raxeystay dawaashadisa mahadsanid bahda itaal media 🙏🙏
@_Shaakalinho.
@_Shaakalinho. 3 года назад
Dareen Go'niyabuu Ilahaa Vedeogan Alle Garabkooda Ha Galo Dhamaan Darawada Safarada Dhadheeer iyo Kuwa Gagabnaba Gala Mahadsnd Adna Aways❤️ Noo Badi Incha allah
@abdullahifarah
@abdullahifarah 3 года назад
Wll documentary yaasha noocaan soo adi maasha allaah wallaahi
@sitoosahchannel6344
@sitoosahchannel6344 3 года назад
Laaandhere subscriber ii sooo saaaar
@abusharma9221
@abusharma9221 3 года назад
Wala bahan Yahy video documentary ah somalida way kuyaryihiin arimahan wx fahansan inkasto soxiganayso raganimo going sir
@ruqiyaabdulqadir4261
@ruqiyaabdulqadir4261 3 года назад
Subaxalaha waa safar dhibadan safarakan o kale lacagatisu waaba sune yaaa Allah
@aadanaxmedgahayr1141
@aadanaxmedgahayr1141 3 года назад
maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah walalkay Alle ha ku xafido waa wax wanagsan ayaad soo galisay raxmaanku raali akaa haado halkaa ka wad wallo soo badi kuwa noocan oo kale ee documery ah halkaa ka sii wad btother
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 3 года назад
thank u so much dear brother aweysAir
@aweyshaji
@aweyshaji 3 года назад
thanks bro U 2
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 3 года назад
So nice of you
@feysalkiller9580
@feysalkiller9580 3 года назад
M.a documentry aad uqurux badan soo badi sxb ilaah kheyr haku siiyo
@abdiqaniaden8551
@abdiqaniaden8551 3 года назад
Aniga Hada ayaan Daawaday 22 April 2021 Waana Idin Hamabalyaynaa Waana idin Saaray Subcstion Iyo like & Cominment thanks
@user-ee6gz6ew5m
@user-ee6gz6ew5m 3 года назад
Me too🤪
@hasanhaaji688
@hasanhaaji688 3 года назад
Masha alaah sxb ducomen kale soo diyaari sxb good bless you keep going bro
@heedhehanka299
@heedhehanka299 3 года назад
Sxb soo badiya brnmjyda Documenta riyada ah sxb
@sitoosahchannel6344
@sitoosahchannel6344 3 года назад
Laaaandhere subscriber ii saaaaar
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 3 года назад
Allhu akbar illhey ha u fududeyo amin dadkas Muslim Minta
@HassanMohamed-ds5sv
@HassanMohamed-ds5sv 3 года назад
Xabiibunaa waanku xanahay muuqaladaada qurxoon Sxb aweys haaji nor aweys aar waxaan kaa soo salaamaya baydhabo janaay❤
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 3 года назад
thanks bro, waan kaa qaadnay aniga iyo dhammaan asxbaata ITAAL MEDIA, Reer baydhabo guuleysta, barwaaqo ku noolaada abidkiin insha'allah.
@ahlul_allah6941
@ahlul_allah6941 3 года назад
Muuqaal ka wanaag san waligeey maan daawan waan kaaga mahad celinayaa waqtigaaga qaaliga ah aad inoo hurtay
@keynaanmusic349
@keynaanmusic349 3 года назад
Masha allaah waallaahi shaqadaan Noconan oo kale aad baan ujeclahay marka alle had igu guuleeyo link wallaahi waa cajiib
@alibinali20
@alibinali20 3 года назад
I really enjoyed this beautiful documentary video thanks bro
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 года назад
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor hadii kalena qoraal dhammaantiisba ha soo qorin Halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin.
@iftiinkamasraxa6503
@iftiinkamasraxa6503 2 года назад
isoo booqo wll
@caashocaasho7543
@caashocaasho7543 3 года назад
Very nice
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 3 года назад
Thanks
@aqoonmediaproduction5930
@aqoonmediaproduction5930 3 года назад
Maansha'allaah waa muuqaal aan wax ka faa'iday. Mida kale aan gardaroodee Taraaglaydu dhib waa qabaan alle ha u dhib dhaamo.
@yaskamohamed1450
@yaskamohamed1450 3 года назад
Cudkaaga who macaanyahay masha allah
@wiilkareerxaaji8932
@wiilkareerxaaji8932 3 года назад
Documentary noo so badiya mahadsanidiin
@siciidxajiin7096
@siciidxajiin7096 Год назад
mahadsanid barnamijka soogud biso
@aliafrika06
@aliafrika06 3 года назад
Ustaad Awes Aaar Maal mahaan Indhasarcaad yada Masraxayada somaaliga ayaa soo batay noo soo kala kici oo xeeladahooda soo qabo Mhd snd💚🙏🏽
@sitoosahchannel6344
@sitoosahchannel6344 3 года назад
Laaandhere subscriber ii soo saaaaaar
@aliafrika06
@aliafrika06 3 года назад
@@sitoosahchannel6344 janalkaaga waxba lama soo Galiyee ma iska saaraaa Maxaa ka hadashaa horta?
@aamirmatiasofficial5353
@aamirmatiasofficial5353 3 года назад
Shaqadaan waan jeclahay inaan kaxeeyo lorry xamuul across the countries
@somalitiktok7320
@somalitiktok7320 3 года назад
Keep going my teacher noosoo bdi barnmijyada noocan ah
@shugriyaa300omar6
@shugriyaa300omar6 3 года назад
Masha alaah cajiib wan ka helay documentariy
@NuurNuur-l7v
@NuurNuur-l7v 11 месяцев назад
Wllh waa ka helay barnaamijadan cml soo badi ❤❤👏👏👏👏👏🙏
@yahyeyahye8741
@yahyeyahye8741 Год назад
Alla xiiso badana ❤❤❤docmantrygu😊
@mohamedsalaad2493
@mohamedsalaad2493 3 года назад
M.a aweys zxp noso badi document yadan ookle wxaan kuleeyahay keep going جزا كلة
@Ardaagaxog
@Ardaagaxog 3 года назад
manshaa allah waa filimkii ugu horeeyay ee aan daawado wax kala.ma ahan ee waa sida hibadda leh ee loo turjumay horay usoco sxb
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 года назад
MaaShaaAllaah ✅ n ❌ Maa shaa Allaah ✅ Saaxiib
@abdirizakabdikadir8179
@abdirizakabdikadir8179 3 года назад
Waa Muqaal dubistiisa wakhti badan qatay waxaan ahay darawal kunol dalka kenya insha waan rajeyneyna shaqda nocaan ah khifradena waan lenahay
@mohamedhassanfahiye6380
@mohamedhassanfahiye6380 10 месяцев назад
Good history 👏 Awes Aar legend
@calimaxamedcali9015
@calimaxamedcali9015 3 года назад
waa rag i so xasuusiyay dadka wanagsan oo africa ku arkay oo gawarida wadan
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 года назад
Afrika ✅
@mohamedguled7923
@mohamedguled7923 3 года назад
itaal media horu soco brother masha allah guulayso
@AmiinDaroogoOfficiall
@AmiinDaroogoOfficiall 3 года назад
Wa jeclahy waditanka baburta waweyn insha allh Hada wxa rajeyna inaa wado
@cabdiqaadirhasan7655
@cabdiqaadirhasan7655 3 года назад
Mnsh allh waa warbixin cajiiba aweis hajji keep going pro
@KY-vu9yq
@KY-vu9yq 3 года назад
Marka raggaan sidaas safarka u galaayo mishaar'kooda waa meeqo?
@cabaascali9615
@cabaascali9615 3 года назад
😍😍🥰🥰🥰🥰✊👊🤛🤩hal feer dalaq yaawaye aduu nGa aamus
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 3 года назад
52 daqiiqo oo wax badan ka faaiiday Mahadsanid wllo 🙏🙏🙏
@clkariinalcadaala784
@clkariinalcadaala784 3 года назад
Mahadsand sxb turjumadada waaaa very complete m.a
@husseincabdulahi370
@husseincabdulahi370 3 года назад
Waan xiiseeyaa safarada io halista waawaxnaftaaada waxbadan baraayo allah dhowra darawaliinta
@dhalintasomalidassouthafri6239
@dhalintasomalidassouthafri6239 3 года назад
Chanalka waa favorite kayga aad aad Ayan u jeclahay program kiisa
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 3 года назад
thanks bro
@ismo24h42
@ismo24h42 3 года назад
Aweys aar nin codkiisa taageero, hore usoco wll😊🙌🙌🙌
@luqmaanhussein7444
@luqmaanhussein7444 3 года назад
Morocco 😍 muddo 2 sano ah ayaan ku noolaa insha Allah waana ku noqon doonaa dal nolol iyo nabadi taalo weeye dhanwalba nolosha 😘
@waxkabarociyaaraha6229
@waxkabarociyaaraha6229 3 года назад
Allaha qalbiga kajeclahay anoona tagin
@luqmaanhussein7444
@luqmaanhussein7444 3 года назад
@@c.m.g3802 Cuqdad rabaaniyaa ku haysa waxaa la yidhi waxba laguma cabiro adeer anagaa 2 sano joognaye wax naga waydii hadii kle iska aamu
@iftiinkamasraxa6503
@iftiinkamasraxa6503 2 года назад
isoo booqo wll
@Munajamac-m2i
@Munajamac-m2i Год назад
Sharci Mala is waydii yaah walaale
@Mohanad29
@Mohanad29 Год назад
​@@luqmaanhussein7444wll waxyaabaha aad ku aragtay ama kala kulantay wax nooga sheeg adoo mahadsan.
@khaackhaac989
@khaackhaac989 3 года назад
Bro decumentskan noso Badi tnxz wll👉❤️
@cabdiraxiin_asad
@cabdiraxiin_asad 3 года назад
Nice
@Suugaanta-k4w
@Suugaanta-k4w 3 года назад
wow waan ku raaxaystay DaawashaDa Filmka Documentary ah
@somonlineinvest2386
@somonlineinvest2386 3 года назад
Aweesooow sxb inoo soo badi documentaryada nuucaan oo kale
@momostudiohd9520
@momostudiohd9520 3 года назад
Walaal soo badiya decimetres yada noocano kale waan dhameystey wllhi waligey ma daawan vedio 52 daqiiqo ah
@caanobooro1446
@caanobooro1446 3 года назад
Barnaamish yada nucaan oo kale soo badiya
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 3 года назад
waa arrin muhim ah, waa badineennaa insha'allah
@abu.cubaydclaahi3717
@abu.cubaydclaahi3717 2 года назад
Waayo aragnimo door ah ayaan ka korodhsaty muuqaal 11/12/2021 maalin sabti ah allaw khaatumada khyr noogu khatim islamkana quwadiisa kor kayeel
@user-qs7cl9uv4u
@user-qs7cl9uv4u 3 года назад
sxb so badi safaradan o kale mahadsanid🙏💯
@abdimajiidkhaliif3016
@abdimajiidkhaliif3016 3 года назад
Shp noo soo badi
@maslaxmaxamed5915
@maslaxmaxamed5915 3 года назад
Wlhi wa la cajabay qabka u turjumtay sxb afcarabiga u bahna
@apdiwaasac7585
@apdiwaasac7585 21 день назад
Masha allah❤🥰
@isackhassan8685
@isackhassan8685 3 года назад
Cabdulaahi waan kulasocdaa runtii waadna u sarbeebtay Somali iyo villa somalida runtab
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 3 года назад
waa safar cjb eh, dalka moroco waan ku hamiya inaan tago insha,allah, asxabteeda qaarkood ayaa hada jooga caasimada Rabat iyo agadir riyo kasta hadii la noolyahay way rumooda bro aweys hadii aad dadaalkeeda la timaado ilaahey swt aad talo saarato, wiliba talo saarasho dhab eh
@aweyshaji
@aweyshaji 3 года назад
thanks bro, riyadaada allaha kuu rumeeyo, wixii kheyr ku jiro allaha ku waafajiyo
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 3 года назад
@@aweyshaji Ameen bro
@luqmaanhussein7444
@luqmaanhussein7444 3 года назад
Morocco waxaan joogay mudo 2 sano ah waa dal aad iyo aad u wacan dhan walba 💞🤩😍 noloshaydana baal dahaba ayuu kaga jiraa mudadii aan ku noolaa insha Allah hayaankayga waxbarasho markaan heer kagaadhana waxaan rajaynaa inaan kunoqdo 😍 waliba xidid noqono😋
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 3 года назад
@@luqmaanhussein7444 maasha,allah aniga wili ma tagin moroco insha,allah waa rajeena inaan tago bro
@Waayo____aragg
@Waayo____aragg 3 года назад
@@luqmaanhussein7444 ma laguursan karaa nagahoda haday Haa tahay ma sida carabta kale baa lagaa iibin calaashaan qaali lagaga dhigi in kastoo dad ilbax ah ay yihin oo xadarad dheer leh
@ahmedaliiabdalla
@ahmedaliiabdalla 3 года назад
waaa qizo aad cajiin u ah darawalada Allha garabgallo wlhi waa nolol sabar ubahan
@ismailali4377
@ismailali4377 3 года назад
Wax xiiso leh ayad so gidbisa thanks
@qisadeyda544
@qisadeyda544 3 года назад
Mashaallah bro hormar wacan muuqaalkeyga ayuu muuqaalkan hormariyay mhdsnd
@youngash6411
@youngash6411 3 года назад
MAASHALLAH
@saadeid8889
@saadeid8889 3 года назад
Mnsha allah waa barnaamij tayo leh. Please noosoo badi barnamijyada noocan ah. Waliba dhulka carabta gar ahan kan ka xiga wadamada khaliijka❤
@sitoosahchannel6344
@sitoosahchannel6344 3 года назад
Laaaandhere subscriber ii soo saaaaar
@afiarte8318
@afiarte8318 3 года назад
waan barmaamuj aad u cajiiib ah nolol aad u adag waad ku mahadsantahay
@mohamedguled7923
@mohamedguled7923 3 года назад
asc waa warbixin aad u mahiima waxaase is watdiin mudan ilmaha nolashaa Lagu soo koriyey ee waalidkii ku caasiya ama maqli waaya ama gabadha La qabo oo ninkeeda rafaad kaa ku jira shaydaan qaato subxanalah ilahay intaaba hay naga xafido amiin yarabi
@sharmaarke65
@sharmaarke65 3 года назад
Walal aweys inoo soo badi waxaan kamid ahay taagerayaashaada
@mahadsaalax4878
@mahadsaalax4878 3 года назад
Warbixin cajiib ah waaye
@makiali5773
@makiali5773 3 года назад
Mash allah bro
@muparakarachid634
@muparakarachid634 3 года назад
docmantry yada nooocan ah noosoo badiya mahadsanidiin
@kingkeynaan7417
@kingkeynaan7417 3 года назад
Zxp love izaar
@dgabdirisaakchanel3128
@dgabdirisaakchanel3128 3 года назад
❤️
@umubashiirchannel8250
@umubashiirchannel8250 3 года назад
King keynan subscribe isar please
@umubashiirchannel8250
@umubashiirchannel8250 3 года назад
DG abdirisaak channel subscribe isar please wa ku saree
@muhamedjabran4556
@muhamedjabran4556 3 года назад
Bro asbuuci hal vedio ducumentery ah noosoo gali runtii waa cajiib
@Abulwaagacusub2014
@Abulwaagacusub2014 3 года назад
Inoo soo badi barnaamijyada sidaan ah ok
@nimcaanbashiir6467
@nimcaanbashiir6467 3 года назад
Soo badi sxb🤩🤩🤩🤩
@HassanMohamed-ds5sv
@HassanMohamed-ds5sv 3 года назад
Meelwalba inaad saaxib kuyeelataa waxay kuusahleeysaa inaadan dhibaato marnaba lakulmin alaah kaskoow
@jinniboqor7927
@jinniboqor7927 3 года назад
Mashlh wa safar aad udheer
@maxamedibrahim95
@maxamedibrahim95 3 года назад
Wlh waa wax jira darawal waa jabay taas anaa huba
@ahmedyazien9182
@ahmedyazien9182 3 года назад
Waligy maan Dawan Video ka Vcn Waxan Dawanyaa 12 Habenimo ilaa 2 . 20 miri
@muktarnadifyousuf3807
@muktarnadifyousuf3807 3 года назад
Waa safar cajiiba wlhi 22 may 2021 germany
@abduwahabhajji5400
@abduwahabhajji5400 Год назад
Inta daawaneyso Decominterigan 2023 👍🏻saara
@mohamedabdiwahaab5878
@mohamedabdiwahaab5878 3 года назад
Wlll documentary noo soo badi
@summertime2535
@summertime2535 3 года назад
Masha'allah aweys, Lkn waxaa fiicnaan lahayd in aad labo qof ku turjuntaan,
@baakaaycumarbaakay6147
@baakaaycumarbaakay6147 3 года назад
Wlh waaa muuqaal xiisa bdn sxb noolaaw iyo luuqad fasiix ah alla mxuu xiisa lahaa safarka
@ummuisra6721
@ummuisra6721 3 года назад
Thanks
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 3 года назад
Waad mahadsantahay Aways.
@maymuunahmed8368
@maymuunahmed8368 Год назад
Dumantery inoo soo badi
Далее
Minaaradaha Qadiimiga ah ee Muqdisho | Documentary
45:43
Soomaalidu waxay u aadaan Morocco si ay u guursadaan
7:14
Magaalada Marrakech
8:03
Просмотров 255 тыс.
A Girl From Mogadishu (2019) Full Length Movie
1:52:35
BOQORTOOYADİİ CADAL İYO HALGANKİİ AHMED GUREY
22:18
Documentary | Sooyaalka Sababta Burburka | Yemen
31:04
Просмотров 111 тыс.