Тёмный

FALCALINTA ASXAPTA SURWAALKA AAN XIRTAY IYO USHII ASAD……😁 

Sundus Ayaanle
Подписаться 447 тыс.
Просмотров 258 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@HaLisTa___22-gf7yg
@HaLisTa___22-gf7yg Месяц назад
Sundus abaayo xijaab iyo canbuur soo xidho kadib asxaabta waydii saan ku ahay dheh inta iguraacsan like
@WAXKAS
@WAXKAS Месяц назад
😂
@Hodandhoobale
@Hodandhoobale Месяц назад
Maxaad ku qosli waa runteede
@MacalinCismaan-lc7gr
@MacalinCismaan-lc7gr Месяц назад
😮😅😅😊😊​@@Hodandhoobale
@CanabShiine-p4v
@CanabShiine-p4v 19 дней назад
Wwq
@najmacabdixaafid6224
@najmacabdixaafid6224 Месяц назад
Sundus Ceeb weye Anaga kuguma raacsanin😢
@CanabCabdibile-ru8nx
@CanabCabdibile-ru8nx Месяц назад
Kulamid😭💔
@axmadsaadaq7759
@axmadsaadaq7759 Месяц назад
Saaswaye
@NimcoCumar-xf4ot
@NimcoCumar-xf4ot Месяц назад
Walhi quruxi waa xijaab
@khadraali5225
@khadraali5225 Месяц назад
sax 😢😢😢
@majidahassan5750
@majidahassan5750 Месяц назад
Waarun wllhy
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Месяц назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🫵🏻🕋🫶🏻
@HoodoIbrahin-vs7ss
@HoodoIbrahin-vs7ss Месяц назад
Koko love you ❤❤❤❤💘💘
@YussufAbdi-q7o
@YussufAbdi-q7o Месяц назад
Koko bulee. AbaYa mcnTo Malaysia sen ku imdhaaa ishg
@FaizaYusuf-dv4ky
@FaizaYusuf-dv4ky Месяц назад
😂​@@HoodoIbrahin-vs7ss
@SaabirinAbdikhayr
@SaabirinAbdikhayr Месяц назад
Ala sundus ceeb 😢raga hortooda inaa saan ku hor istaagto maha😭❤️
@nasriinakayf942
@nasriinakayf942 Месяц назад
xishoodkta Kathy alha so hanussho
@hafsaowfaarax9967
@hafsaowfaarax9967 Месяц назад
Haa wlhy may xijoon inaan la talino Yaa fiican qortan
@zuuzuqurux1715
@zuuzuqurux1715 Месяц назад
Sundus wllshy surwaal dhaqan islaam iyo dhaqan soomaaliyed midna maaha khayr allaah hakusiiye haxidhan ceeb waye
@ifrahmaxmed3936
@ifrahmaxmed3936 Месяц назад
Runta waaye👍🏼🥰
@Shukriza
@Shukriza Месяц назад
Run waye wllhi 😢❤
@LuulCali-zz8to
@LuulCali-zz8to Месяц назад
Run waaye
@AmiiraSaid-dw8hx
@AmiiraSaid-dw8hx Месяц назад
Bari marku wiilkedu waynado oo arko hooyadi dhaqan xumaday sameyn jirtay ceeb ka wayn miya jirta sameyn Bay ku yeelan doonta ilmeheda waxas ay moodayso qurux
@khadradahirali7759
@khadradahirali7759 Месяц назад
Sundusey xishodku waa qali byo. Ragu xita way eegi wayey fudaydku iyo dhalin yaro nimada yay Kula fogan
@user-lv5sm7dv7b
@user-lv5sm7dv7b Месяц назад
Ceeb waye abaayo hooyaa tahay wx yaabaha qaar laguma kaftamo is astur hooyo sharaf leh iska dhig
@FartuunHashi-p8q
@FartuunHashi-p8q Месяц назад
Walee
@khadraali5225
@khadraali5225 Месяц назад
sax
@misss3461
@misss3461 Месяц назад
Surwaalkaan aa asturan. Camburadeed waa tight
@Sundus819
@Sundus819 Месяц назад
Quruxey iska dhaaf walhi waa wiilal waxan aad dhex joogtid sidadi ku qurxoned ok❤❤
@CanabCabdibile-ru8nx
@CanabCabdibile-ru8nx Месяц назад
Wlhy sharaftaada inaad ilaaliso waxkawanaagsan majirto abaayo adoowaxkalesamaynkaro sharaftaada meelhakagadhicin.guulaysowlshy guulobadangaar noloshunakumaxumayso🤴❤
@hanadnadiif4007
@hanadnadiif4007 Месяц назад
GABADH SHARAFTEED WAA HIJAAB 😍 ONLY ONE LIKE
@micrajyusuf-qm8fl
@micrajyusuf-qm8fl Месяц назад
Hdo kugu dhag nen o holof holof yhy wa cdi culimada xita we shegen
@XamdiaxmedMaxamed-yy8qf
@XamdiaxmedMaxamed-yy8qf Месяц назад
War ilaahay kacabso. Wll dumar. Dharkoodu waa xijaab wixii kazoo Haro waa dambi
@hanadnadiif4007
@hanadnadiif4007 Месяц назад
XAMDA WAA RUNTEED GABADH SHARAFTEED WAA HIJAAB MICRAAJ WUXUU KA HADLAYO FAHMI MAYE HOLOF HOLOF AYAY CULUMADU SHEEGEEN 😮 BEEN BADANA QOFKU 😅😅😂
@AhmedIssa-om2yi
@AhmedIssa-om2yi Месяц назад
Sax wallhi❤❤
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Месяц назад
KU sali nabigena the best person ever the most shine all created Mohamed scw 🕋🤗❤😊
@JawaahirCabdikariim
@JawaahirCabdikariim Месяц назад
Scw scw❤❤
@fardowsoabuukar5571
@fardowsoabuukar5571 Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤
@MaaidoXuseen-m3c
@MaaidoXuseen-m3c Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@RahmaJamac-n5h
@RahmaJamac-n5h Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NafisoMaxamed-uz6yy
@NafisoMaxamed-uz6yy Месяц назад
@@Kiki_afcad-m7c scw scw scw
@asmaali9940
@asmaali9940 Месяц назад
Dadka dhahaayo baan layaabanahy surwaal waa caadi waa la xiran karaa walaleey awal baad dhar quman xiran jirine iska dhaaf surwaal waa ceeb kumana asturaayo xijaab kana soo tijaabi mid kaas baad qurux ku noqoniye😊
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 Месяц назад
Ladanba way xira taa
@XaawoMaclin-cn1nn
@XaawoMaclin-cn1nn Месяц назад
Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿🤲🏻😭🙏🏻
@NafisoMaxamed-uz6yy
@NafisoMaxamed-uz6yy Месяц назад
@@XaawoMaclin-cn1nn maxaa dhacayna markay safari jirtey kuwani rag mahayn miyaane mahadey rag noqdeena ileen safarka surwaley xiran jirte sundus gabadha xuman hadhihin maqaabnee
@MssFadma
@MssFadma Месяц назад
Salalaahu caleyhi wasalam
@MarwaXasan-zu2fb
@MarwaXasan-zu2fb Месяц назад
SScw ❤
@Anfac1234Cabdi
@Anfac1234Cabdi Месяц назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@Umamuctazim
@Umamuctazim Месяц назад
Scw scw scw scw
@Samia-b2u
@Samia-b2u Месяц назад
Naa waaxey surwaalka aad wiilasha LA aaday😢
@AsiaAshkir27_10
@AsiaAshkir27_10 Месяц назад
Waxba aka khaldan😂
@Intisarcreates
@Intisarcreates Месяц назад
Kolkaasay soo duubee falcelintooda kuteh😂😂😂 meeshan kuyaaban fadhiya
@user-wi4di3jx5r
@user-wi4di3jx5r Месяц назад
Na Kula mida😂​@@Intisarcreates
@khadraali5225
@khadraali5225 Месяц назад
ceb😢😢
@IKRAANIbraahim1212
@IKRAANIbraahim1212 Месяц назад
Jaa hil sanidaa😂😂
@hamdimohamed8393
@hamdimohamed8393 Месяц назад
Abayo iska daa surwaalka wlhi xita marka trip adeysid ha qaadan dib dambo ha u gishan abayo alle na haka madobeyo🤲😊
@Sumayo.raxmaan
@Sumayo.raxmaan Месяц назад
Waxaan qosol karaadinee lkn waa ceeb oo hadana niman ah abaayo ceeb wye saan iska daa❤
@Gabadhii-murugeysnayd
@Gabadhii-murugeysnayd Месяц назад
Walalahy muraad leeyahay iiso duceeya 40 qof Ducadooda waa la aqbalaaye🥺🕊
@SalmoSiyaad
@SalmoSiyaad Месяц назад
Apyoh illhy si dag dag hakuu siyo asigoo qeyr ah wxd rabtoo
@saharwafa7539
@saharwafa7539 Месяц назад
Waxaa jeceshahay oo kheyr ah allaha kuu sahlo
@SaahoodZuu23
@SaahoodZuu23 Месяц назад
Ilaahow khaatumo xumo hanagu dilin subxaalaha alle ka cabso sundisay maanta waa aduun barina waa aakhiro is astur yaan lagaa waalin😢😢
@faadmanuur8047
@faadmanuur8047 Месяц назад
Sax waa ye abaayo
@Jaaaama36
@Jaaaama36 Месяц назад
Xishood daro bdnaa video ugu xumaa ay RU-vid soo galiso bay Caawa soo galisay wlhi wax fcn ma ahan saan hdana Wiilasha hor marmaree
@munamaanka8020
@munamaanka8020 Месяц назад
Anaa isku yax yaxay wlhi
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Месяц назад
Inta jecel sundus markeey team ka lajoogto like ❤🫡
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 Месяц назад
Sundus saana wayba islasaxantahy arimaaheena wuu xishooday wllhi horuu kakacay 😢
@khadracabdulahi6574
@khadracabdulahi6574 Месяц назад
Haa iyo zaki ba telkey isku mashquliyeeen
@queen45
@queen45 Месяц назад
Mel ragi kaxishode bey kaxishon wayse😢
@NimcoQurux-mt2gs
@NimcoQurux-mt2gs Месяц назад
Ceeb wllh hadaa rabto xiro sarwalka lkn inaa rag dhexdooda ku dhahdo stlykeyga ka sheege wax fcn mahin
@arawelosheikh2593
@arawelosheikh2593 Месяц назад
Anaa u horeeya xpptii waan ku jeclhy lkn markasta is astur wax sharaftaada hoos u dhigayo view haku raadin
@Abdullahimahamed-t3f
@Abdullahimahamed-t3f Месяц назад
Team Samia One like😊
@ifraaxileys
@ifraaxileys Месяц назад
Abaayo allaah ka cabso umadiisana ka xishoo sur waalna kuma qurxanid qalad hadad iga fahantay na iska key cafi🙏
@imc9270
@imc9270 Месяц назад
Horta wa choice kaga hadad xidhanyso surwaal lkn wx sharaf dhac ah inaad wilasha tidhahdo reaction koda firinya🤓🙄
@User-wrg23se4
@User-wrg23se4 Месяц назад
Wiilal mel fadhiyan kga daran weydinee sulwal in iyado gabar soo xirate wilasha weydine walbo gabdhaha mey weydiso yab wye wlhi
@Fariihachannel1
@Fariihachannel1 Месяц назад
Ala ana maa iga farxisaan 😢😢😢 oo isoo boqatan chanelkey qof walba allah kasakow idinka ayuu wax idin ku yahay icawiya
@xamdiClraxmaan
@xamdiClraxmaan Месяц назад
Hye qalbiyay wnku soo booqanaya
@ceynirashid6578
@ceynirashid6578 Месяц назад
Wakusosaare❤️
@FartuunHashi-p8q
@FartuunHashi-p8q Месяц назад
Subs waan kuu saaray wll
@AdoontiiAlle27
@AdoontiiAlle27 Месяц назад
Waa ku soo dhahy payo keep going❤
@SaabirinMahamuud
@SaabirinMahamuud Месяц назад
Wn ku saare qlbeeyeey ❤
@user-dy8in6ok6o
@user-dy8in6ok6o Месяц назад
Alla ilaheyow ina halahas oo nin surwel kuhortago iska daaye ano xijab wata xata ma hortegi karo ceb waye abayo sundusey ❤
@shadiaaragsan749
@shadiaaragsan749 Месяц назад
Alla sunduseey xishood saan rag haku hor istaagin😮
@GoldEyes-y3y
@GoldEyes-y3y Месяц назад
sundus baryahan waa soo nacnacoya xishoo wll xishodkad ku qorxontehe😢
@Suusu863
@Suusu863 Месяц назад
Amiira markay la I socon jirtay gabar fiican ayay ahayd lkn siday uga hartay aniba waa soo nacnacooya 😢
@MandekAbdi
@MandekAbdi Месяц назад
Hda nacdaan illhy manicin somaali maryoley suuro bdna😂
@Suusu863
@Suusu863 Месяц назад
@@MandekAbdi suuro suuro ma naqaano lkn qofkasta dhaqan kiisa ayaa lagu jeclaada marna lagu nacaa
@MandekAbdi
@MandekAbdi Месяц назад
@@Suusu863 cid kudhahday ijeclow oo idaawo mlhn ee xasidnimda gbdha kalatag heblaayo darted ba ujcla wamaxy yaab
@Suusu863
@Suusu863 Месяц назад
@@MandekAbdi hooyada iyo xaasidnimadaad ka hadlaysaba was wecel yahayni wax caqli ahaan xanuusanay saadtahee run mise been sundus waa qof fiican lkn fudayd baa ku jirto teeda kle adi ma afhayeen ayaa u tahay nacalad yahay
@Iqroahmed-qq9us
@Iqroahmed-qq9us Месяц назад
Sundusey abayoy waxas ma pranki ah xishooda waxas ma fiicne
@Beaquen
@Beaquen Месяц назад
Sundus walaley fudaydka iska daa oo wax ka firso dadka comments waxay iska kaa dhigayaa dad hagaa san lkn surwaal iyo wax kadaran baay sameeyaan😮❤
@nimconalka4344
@nimconalka4344 Месяц назад
Marka ma iyadoo hooyo ah inay san rag ku hor istagto kuwana ay daawadan baa saxan haday dad sameya jiran Allah hasoo hanuuniyo dadka iyada waaninayana wa dad wanaag la jecel un inan waana is farno xumahana iska reebnaa nala faray wll
@zahrahiireey2002
@zahrahiireey2002 Месяц назад
Waxa rabtid xiro lkn waxay style keyga ka warama sharafi dhimatay sundusey ceeb calek
@user-qq9jc2pe6l
@user-qq9jc2pe6l Месяц назад
Intaad dadka qanci ledahay sharaftad haku cayarin sundus waxa kula jogana waa rag ee sidadi hore ku so noqo alle haku sharfe sunus waaleeyyy
@dreamgirl544
@dreamgirl544 Месяц назад
Arimahena Firi wuu yase xida si boojo ah ayuu tell isku mashquliye
@SamiraHirsi-s5i
@SamiraHirsi-s5i Месяц назад
That's so embarrassing imagine arimehena was uncomfortable that he had pretend of taking a call girl be ashamed of yourself 💀💀☠️
@AeyziinAeyziin
@AeyziinAeyziin Месяц назад
Qabiir😊
@hanaashafici7231
@hanaashafici7231 Месяц назад
Zaki somali ankee wuu kacararay inta si adag ufiriyay😢 dhalya ahaaan wey is xigan
@FadumoXashi-ix4ph
@FadumoXashi-ix4ph Месяц назад
Naa waais cebeese balayayehe😂😂😂
@FarxaaanFantastic
@FarxaaanFantastic Месяц назад
Haa wllhi 😂
@Juusto-o4b
@Juusto-o4b Месяц назад
Sundus taaaagero badan saaan haku weynin abaayo meshaad tagto even hadey dadku il la yhiin ishaa la istiraa ,ceeb team kaada sideey yhiin la noqo sharaftaaadana ilaaaali
@abdulaahihasan7126
@abdulaahihasan7126 Месяц назад
Waaba lalaabtay taageer nimadeed maxaayeelay team 27 kuluguud xushmad baa loohayaa laakinse sundus wixii way kadartay.
@liibanboojo1673
@liibanboojo1673 Месяц назад
@@abdulaahihasan7126nin weyn oo 40 jir batahy mxa naagahan iyo waxan ku galiye
@Taliso3344
@Taliso3344 Месяц назад
Siday ucaayaan baadan warka hayn waadoqon damiirkii lagaqaaday asad aduunku ugunecebyahay iyana isukuqorqorta uf mxiahooto waxid
@Ubah14
@Ubah14 Месяц назад
Qof dhaqan xun in aynu lasocono ayaba khalada runti markan ficiladedas saas uarkay way iicuntami wayday in aan follow usii ahaado
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Месяц назад
Sundus ciyarya nagadaa oo is astur wll alle haku asturee❤🎉
@aishaabdiali2780
@aishaabdiali2780 Месяц назад
Wlhy cawa fallowdi ba kala laabtay doqonta bilaa caqliga ah uf naag astrn ba aydo qawan inta kaxysay nimnka hor istaajisay kwrn😢
@munamaanka8020
@munamaanka8020 Месяц назад
Most painful part 😢
@sumayoadani5030
@sumayoadani5030 Месяц назад
anigaba wa kala noqday wale malinka qiyamo laima qabsanayo nag qawan ba hormarkeda ka mid ahed
@BilaalAbdi-gv9li
@BilaalAbdi-gv9li Месяц назад
Sdkle wankala labtay😂
@nuuracayuuni3204
@nuuracayuuni3204 Месяц назад
Ninka ragga waa cepeesaaa mase wuxu ragg maaahan 😢 subxanallah koko ilahy kaxishooda max ugu dhiirigalinesaa gabadha
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 Месяц назад
Kokodeyda qurux badanaa masha allaah❤❤❤
@NashaadHassan
@NashaadHassan Месяц назад
waa ku qurxantahay💯lkn ka dhac Gabdhaha kale ee meesha joogaba ma wataan in kasto aad xortahay oo waxa jeceshahay aad xiran karto
@Cumeer_BigFan2749
@Cumeer_BigFan2749 Месяц назад
Team Asad HaGiO Only Like 👍
@ubaxaabdullahinoor8050
@ubaxaabdullahinoor8050 Месяц назад
Se cml sundus waxey waxa nimamnaka hortoda Ku than thy hadu walalka Ku la dhahey mesha jogo laha ul uu mesha Kaga sari lahaaa walhi😢😅
@FeisalOsman-yv2jy
@FeisalOsman-yv2jy Месяц назад
Gabadha ogu xun oguna fican aya tahay teamka gabadh qalbi furan farxad badan qalbi nadiifa aya tahay lkn asturnanta aya wax kasta kamuhimsan iyo akhlaaqda marka jooji fadlan such things 🙏
@AdoontiiAlle27
@AdoontiiAlle27 Месяц назад
Ceeeb badana Naaa isku xishooo oo ilaahay ka cabso wlhi markan tiktok ku arko dad faafinayo video yadii before ee ad surwalka xeran jirty misena kugu dhaleceynayo wxn dhahaa gabadha ka leexda waxn wa wax hore hada ilahey baa ka soo hanuuniyee meel kasta kugu difaca adna cawa saan ma u dhaqmoysa Allah ku so hanuuniyo payo
@AmiiraSaid-dw8hx
@AmiiraSaid-dw8hx Месяц назад
Mustaqbalkeda Bay saameyn ku yeelan waxan lkn iyadu qurux Bay moodin iyo in lagu jeclaanayo ilahow ceeb astur
@AdoontiiAlle27
@AdoontiiAlle27 Месяц назад
​​@@AmiiraSaid-dw8hx Haa wlhi wxs rag ah bey surwaal ku horwadata wlhi ano dawanayo ayaa xishoody asad intu yabay buu dhahy shekadii hindi ma so celisy
@XaawoImrahum
@XaawoImrahum Месяц назад
Team sundus one Like❤
@SabriinMohamed-lx9fp
@SabriinMohamed-lx9fp Месяц назад
Asad edab daro ma qoro wallhi😂😂
@XusniNuur-oc8fw
@XusniNuur-oc8fw Месяц назад
Arimeheena telefanka wakumrmarsiinyooday😂
@SamiraHirsi-s5i
@SamiraHirsi-s5i Месяц назад
Haaa wlhi wuyabee
@XusniNuur-oc8fw
@XusniNuur-oc8fw Месяц назад
@@SamiraHirsi-s5i wakanxay
@nastexodahir5315
@nastexodahir5315 Месяц назад
Qof ila fahmo adaaa ka arkau😂😂wu xishooday wllhi
@XusniNuur-oc8fw
@XusniNuur-oc8fw Месяц назад
@@nastexodahir5315 anaaba ismoday
@Ubax526
@Ubax526 Месяц назад
Tan walhi wan tagera lkn hada waxan funny ayey moda naa xisho rag ayad sas isku hor ledahay gabdha kala kudayo doqoney sida isku dhaan
@HamdiJama-n4o
@HamdiJama-n4o Месяц назад
Kuma shidna ee hakawaalina gabarta koko iyo kiki please haku dhiirigalinina please faadil xitaa wuu kaa jeejeesanayaa mardanbe waxaas hasamaynin
@saaracadeey8866
@saaracadeey8866 Месяц назад
Ma xishooto subxaannallah nimanka hortooda surwaal kuwadataa yaahuu
@ShukriHussein-fe9bx
@ShukriHussein-fe9bx Месяц назад
Sundus dhanto surwal haku labisan qof xuna lagu maleynaa abayo xishow gabdhaha sidey u asturanyihin wad aragtaa wilasha xata weyka jakiren ceeb wanku jeclh xuma ha i fahmiiin
@SucaadYaasiin1234
@SucaadYaasiin1234 Месяц назад
Sundus. Waad. Walantahye. Ee. Cabuuradaada. Iska. Xidho. Dhaqan. Xumo weye
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Месяц назад
Haa wllhi waliba markey wiilasha hor istaagtay kanaxay wllhi waa dambi walibana ceeb
@Xidigolifestyle
@Xidigolifestyle Месяц назад
Haa wiilashii way xishoodeen 😢
@sagalabdi8066
@sagalabdi8066 Месяц назад
Sundus xishood illahay hakusoceliyo abyo mj wa ceebaysen gabadhaha mxay ka tagoray
@marishsulieman9669
@marishsulieman9669 Месяц назад
Waa wx aad looga naxo gabdh cawradeeda raga la hor istaaagaysa oo waliba krn le na wll alle ka baq oo is astur
@user-ys1sb5ky7r
@user-ys1sb5ky7r Месяц назад
Aduun wxan jogna dumarki an xishonayn ragina xishonaya😲😳😯 Arimahena wxu iska dhigy qof mobile la hadlaya mesha dhan wu kakacy🤭🤭😭😭😭
@Thebeutyher
@Thebeutyher Месяц назад
Abayo waad ogthy eneey wilal joogaan ma quruxbadneen in hortoda saas ku dhahda iyago TV dawanayo asturnanta ku qurxoonthy gabadh ogoow ❤😊
@BatuuloJeylani
@BatuuloJeylani Месяц назад
doqon taan daya intee wilal hortakto surwaal saku ahay kuteh subxaanalaah
@Sharma_Ubdiqader
@Sharma_Ubdiqader Месяц назад
Subxanallaah xishood wa shey Qaali ah wiilashii Aya xishonayan Gabdhihi celin lahayena way Ku tagerayan Adunyo Ceeb laga Ordaa Akhirana Cadaab 😭
@fowsiyodaahir4819
@fowsiyodaahir4819 Месяц назад
Wa iska dhool cadeen gabadha camera iyo dadka horteeda waxa kama dhihi karaan
@roodoabdi7517
@roodoabdi7517 Месяц назад
Subaxana Allah apyo waxas mafinee iska dah alle haku hadyeeyeh 😢
@SalmaHafidh-bn2hy
@SalmaHafidh-bn2hy Месяц назад
Ashqar and sundus for ever 😂😂😂😂
@Salmo-kw7kw
@Salmo-kw7kw Месяц назад
😂😂
@KiinMohamed-eh7de
@KiinMohamed-eh7de Месяц назад
Bari neh wa xaa kuso xigto xijbka wn iska dhgy 😢 sundus saan wx kbdl dad kujecel heysataa shrfta family kaga ha kuciyaarin abayoh 😢😢😢😢😢😢
@Eva_1046
@Eva_1046 Месяц назад
Still Sundas waan ku jeclnahy abyo lkn si dumarnimo aan kuula hadlo abyo saan ma fcno wlhi adigoon cidna warkiisa qaadanyn taada ku soco oo jirkaaga quruxda badn banaanka hasoo dhigin❤️
@sundusali8340
@sundusali8340 Месяц назад
Oo walsheed xitaa ma dhihi wayday naa sidaan wa ceeb allah wlh ilahy haku so hadeeyo abayo wxan ku dhaho ma aqan bal xirataye maxa nimnka ka wydin.
@mssballa
@mssballa Месяц назад
Sida ani ahy aba ka xishoonaya ina vedioga daawado 😭💔😂😂😂
@zaytuunyusufhassan
@zaytuunyusufhassan Месяц назад
Naaya ilahyb ka baaq fid yowga kasaaar mesha midkalw nimanka ala baayeey sharafo dhomatay 😢
@aaminasiman651
@aaminasiman651 Месяц назад
Inta ila aragty arimeeheena inuu xishooday call been ah isku boojeyay meeshana ka kacay 👍 ha ila dhaafin
@hanaashafici7231
@hanaashafici7231 Месяц назад
Haa iyo zaki ciil aqabtay sixun ufiriyay ina adeertee oo wadarabadan dawanwayay meeshu kacararay
@jamiilojaasan4278
@jamiilojaasan4278 Месяц назад
Subxanallah taan wax lataageero mahan naa isku xishoo hooya thy biri kamalin hada dhimato io hada noltaba ilmahaga kufirsandoona waxana ceeb ah waxd soxiratey inaa ninku dhahdo seeku ahey dadku weykula yabnyihin adna waad iska qoslee naa wax isku fal
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis Месяц назад
Subxanallaah naa xishood sunduseey oo illaahay kabaq
@AbuXanifa-ye4ox
@AbuXanifa-ye4ox Месяц назад
Sundus abaayo qalad bad samaysay san qalad weye badal abaayo
@AmiiraAli-b2h
@AmiiraAli-b2h Месяц назад
Team sundus one like 👍 waxyar inoo dhiman 300k❤
@nuuracayuuni3204
@nuuracayuuni3204 Месяц назад
Taraaxadda kaqaracsannahay eee surwaal hanoogu darin naga xijaaabta gabdhaheena 😢😢😢😢😢😢😢
@Sabiriin597
@Sabiriin597 Месяц назад
Wanislaamay dhamaan dadkaygii one love ❤🥳💃🥰🥰🥰
@MssFaraxsan2024
@MssFaraxsan2024 Месяц назад
Sundusteyda Caashaqa surwalka mafiino kaligiis Hada Wax Lagu gashaneenin abyo Mcn
@abdizamedelmi
@abdizamedelmi Месяц назад
sundus abaayo xijaab iyo cabuur soo xidho kadib axaaabta waydii saan ku ahey dheh inta igu raacsan like
@osamahassan990
@osamahassan990 Месяц назад
Sundusey iskuxishow abayo adigo dhib ii arkeynin waxan dinta ma ubanan ee😂❤😅
@JamiilaIise
@JamiilaIise Месяц назад
Ilhey haku asturo abayo wx caadi majiran ee is astur😞😢😭 macalinkeyga iyo hooyadey marwalbo waxu idhihi jiren wxwalbo caadi haka dhiga sharaftada io diintadda ilaasho Alxm inan taladodi ay i anfacday oo wxwalbo caadi uarkin🥰😇
@HAMZECABIDLAAHICOMCabidaalhi
@HAMZECABIDLAAHICOMCabidaalhi Месяц назад
Naayahee naa waxa isku fal 😮😮
@user-ex6jv5eh7m
@user-ex6jv5eh7m Месяц назад
Surwal ka iska dhaf abaayo xiro dress ayaan kuficane
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 Месяц назад
Naya sundus isku xishow subhanallah ina lillah wa ina illeyhi rajicuun 😢😢😢😮
@nahraam4749
@nahraam4749 Месяц назад
Subxanalah waanaxay wlhi markee wilasha hor istaagtay eetiri see ahay xishodka allah nagama qada
@pubggolbalgaming6403
@pubggolbalgaming6403 Месяц назад
Abaayo surwaal danbe kaligiis ha xiran 😢
@HibaaqMahamed-n5f
@HibaaqMahamed-n5f Месяц назад
Subxanallah wilasha xitt wey kuso firinin wayeen😮oo mesha wey kakala tagee 😮na xishw
@Raimayy_mohammed
@Raimayy_mohammed Месяц назад
Bisinka sundus wxaso raga hor tagan Thy 😢
@user-bf2ru3eq5i
@user-bf2ru3eq5i Месяц назад
Waxaan u mlaynaya abyo mar baad faraxal cabtay😢
@sunduscabdiwali7664
@sunduscabdiwali7664 Месяц назад
😂😂😂
@Xidigolifestyle
@Xidigolifestyle Месяц назад
Ha caayin lakin waani
@AminaMacalim-ei5gs
@AminaMacalim-ei5gs Месяц назад
Stop please you are our queen we love you don't do it again 😢😢❤
@Suusu863
@Suusu863 Месяц назад
Ma ila yaaban thy 😂
@user-il5cf9uf7c
@user-il5cf9uf7c Месяц назад
Haaaa😊
@MuhaMaxamed-z4c
@MuhaMaxamed-z4c Месяц назад
Sundays happo sidasii maa kadhaba imika Lagabilabo canbuur io toob ama cabayad so xiro happo 😊niyada naa ga Jabisay happo ❤
@mohamedok94
@mohamedok94 Месяц назад
Qosolka iyo farxada ka muqdo walashen suntus Alle ha ku siyadiyo ❤ keep going sis😮
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Месяц назад
Surwaalku ceeb maaha haduu ku asturaayo tn kle ku xero open wow buu noqona ya igu raacsan 👍👍👍👸👸👸😍😍
@Sagal-7
@Sagal-7 Месяц назад
Diintu surwaal xiro kuma oran ee xijaab xiro bee kutiri
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Месяц назад
​@@Sagal-7 meel xun wax ka eeg baad tahay aamu 🙌 👀👀
@sabirinahmed8782
@sabirinahmed8782 Месяц назад
Noo way waxyabahan qaar naftada bahdil uthy biri weykugu shekeysan donan maxishotadi kuleyihin gabar xishota lajecel yhy xisho yqy wlshey
@MucaadCade-cm8of
@MucaadCade-cm8of Месяц назад
Subxaanalaah waxaad mooda waxay hor istaagtaagayso walaaladeed wllo xidhood waxan ceeb weeye
@user-uy5jz7bw1x
@user-uy5jz7bw1x Месяц назад
Qurux weye apayo lkn canbuurka kashidan❤
@AsmaAsmameiraneh
@AsmaAsmameiraneh Месяц назад
Team sundusss on like ❤😂
@abdulaahihasan7126
@abdulaahihasan7126 Месяц назад
Caawa masaasaa kaa dhba ah sundus mahalkaasuu kulagalay bariiskii👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎
@AaminaMaxamuud21
@AaminaMaxamuud21 Месяц назад
Qurxdena Sundustena Ana u horeyo cawa
@Amina-gq5tp
@Amina-gq5tp Месяц назад
Sundusey abayo intaso rag daxdhod in ad surwal kuhiratid wa ceb want dambi ee wll qali dinta Islamka illali
@ifrahmaxmed3936
@ifrahmaxmed3936 Месяц назад
Sunduz walaaley surwaalkas inaad xidhato ma fiicneyn wllhi markasta cabaayad le xidho anaguna kuguma raacsanin sidaas aad sameysey 🥺
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 Месяц назад
IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤🙏 Team 27 Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤
@JawaahirCabdikariim
@JawaahirCabdikariim Месяц назад
Yes qofka 😂😂 Afarad noqdayyyy😂
@caashofaarax2523
@caashofaarax2523 Месяц назад
Teamka dhan adaan kunecbhy alaah haku hanuuniyO
Далее
MALINTEENA DHAN ANIGA IYO HANI QARAXADA ADUNKA😀
11:23
New Race ? 🪽| Doge Gaming
00:12
Просмотров 1,5 млн
AFDUUB
51:17
Просмотров 153 тыс.
KASOO DHEX SAAR HAL GABAR AYAA UUR LEH WAATEE?
19:11
Просмотров 729 тыс.
PRANK…IGU NAXDINTA BADNAA BBE AYAA MACALIMOW🥺
11:18
Nolosha Asad Hagio iyo Team 27 meeqo Qof ?
17:16
Просмотров 131 тыс.