Тёмный
No video :(

MALINTEENA DHAN ANIGA IYO HANI QARAXADA ADUNKA😀 

Sundus Ayaanle
Подписаться 434 тыс.
Просмотров 163 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 439   
@user-bf2ru3eq5i
@user-bf2ru3eq5i Месяц назад
Sundus waan ogahay commentiga waad aqrin hadanu nahay fanskaaga waxanu kugula talinaynaa ninka kashka la leeyahay mar danbe wax hala duubin waa nin saaid u dhaqn xun fudaydkaaga yaan laga faaidaysan asxaabtada u noqo ❤
@Fathiyahmedsheik
@Fathiyahmedsheik Месяц назад
Waad dhaqan xuntahy
@jackcadnaan-g2r
@jackcadnaan-g2r Месяц назад
😂😂😂​@@Fathiyahmedsheik
@ansalmaxamed8495
@ansalmaxamed8495 Месяц назад
Edebta kugu yar😂❤
@anisaismail1611
@anisaismail1611 Месяц назад
Wah😂😂
@xamdikayse9697
@xamdikayse9697 Месяц назад
Wlhi wax ila arkay adan kuhaya ninkas afxuma kabadatay
@Bintulcaqli
@Bintulcaqli Месяц назад
Ilaa goormee ka cararee saliga nabiga scw ❤
@Yasmine.327
@Yasmine.327 Месяц назад
صلى الله عليه وسلم ❤
@YasminAden-lq8ir
@YasminAden-lq8ir Месяц назад
Scw
@MudanXalane
@MudanXalane Месяц назад
Scw scw scw
@rumaababdi
@rumaababdi Месяц назад
Scw scw scw
@MaxamedEega-ci7sz
@MaxamedEega-ci7sz Месяц назад
😢😢❤❤❤❤❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Месяц назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤❤😢
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤
@NadiaNada-gn6ze
@NadiaNada-gn6ze Месяц назад
Scw❤❤❤
@XafsaMclin
@XafsaMclin Месяц назад
Scwscw❤❤❤❤❤
@Afnan_S88
@Afnan_S88 Месяц назад
Scw scw scw scw scw❤
@CaaishoMaxamed-rz4rw
@CaaishoMaxamed-rz4rw Месяц назад
Scw📿🕋❤
@Amiira252
@Amiira252 Месяц назад
igula Sali xabiibgeena Mohamed scw ❤
@user-do2fg9fy9w
@user-do2fg9fy9w Месяц назад
Scw scw scw scw
@XafsaMclin
@XafsaMclin Месяц назад
Scw❤❤❤❤❤
@user-zi1cj4wj3x
@user-zi1cj4wj3x Месяц назад
Scw❤
@rumaababdi
@rumaababdi Месяц назад
Scw scw
@AbdirahmanOmar-ds8oi
@AbdirahmanOmar-ds8oi Месяц назад
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@JamiilocabdiCabdule
@JamiilocabdiCabdule Месяц назад
Sundusey abaayo maryaha kugu dhagen iska dhaaf waa dambi ilahay kacabso abyo akhiru saban ayaa lagu jiraa walashaa baan ahey ❤
@Nadira143-lw4gc
@Nadira143-lw4gc Месяц назад
Maantodhan Kusugayo aabayo Miss you sundusey😢❤
@user-oq6xy9et2c
@user-oq6xy9et2c Месяц назад
Iskumid baanahay
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale Месяц назад
Sundus quruxey markasta walshs wax laso duba 400k coming soon😍😍
@boqoradacadar
@boqoradacadar Месяц назад
Plz sundus team kaaga yaan lagugu dirin 😢😢koko iyo Amiira Saamiya waa walaaladaa 😢
@zamalmehrain6264
@zamalmehrain6264 Месяц назад
Se logudiray😢
@user-iz3mk3rx6m
@user-iz3mk3rx6m Месяц назад
mad arkayn sey ugu qosashay iyado puplic jogta😂
@boqoradacadar
@boqoradacadar Месяц назад
@@user-iz3mk3rx6m qosol dhib malha waa walaalo
@Munadalac
@Munadalac Месяц назад
​@@user-iz3mk3rx6myakuqosley igadaba gee
@NajmaH586
@NajmaH586 Месяц назад
Dadkaan stress ka qaba maxaa waaye bisinka, Sundays ayaa xor ah buuqa ka daaya gabadha. Ibnu aadamka waa sidii balanbaalis ta oo kale, hadii aad kadaba carartit way kaa sii cararayaan, lkn hadii aad sameesato your own garden wee kuu imanayaan. Qof kasta siduu asiga jacelyahay ha u noolaado. No buuq 😎
@umulkheyra2089
@umulkheyra2089 Месяц назад
Yeah I agree with you ❤❤❤❤❤ freedom jirto mxaaa waye dadkaan stress ka ah bisinka qof walba asaa yaqaan meesha u roon dadka amaan geliya dheh control too much wadaan bisinka 😂😂
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Месяц назад
Sundus waa fani wlhi hani bay sii heshay waa dhabal qosol 😂😂
@Ubax526
@Ubax526 Месяц назад
Sundusey san kasoco nimanka aad wax laduubaysid iskadaa qaar lugaha dhiiqada kuu galinayan oo rapan iney asxapta kugu diran waa talo walalnimo
@user-dc9be4rm3c
@user-dc9be4rm3c Месяц назад
Sundus videoyowga no lo soo dhaqaso abaayo i miss you sundusteena caashaqa❤
@Shushu40
@Shushu40 Месяц назад
Sundus ha guurin hadee walashaa sanad joogeeynin 😢qurux waaye qolkaada
@Mumtaazmuxiidiin0000
@Mumtaazmuxiidiin0000 Месяц назад
Maanta waa dhalashadeyda like na ma hystoh😔😭🎉
@cazmiahmed8
@cazmiahmed8 Месяц назад
Late dhlasho wcn abyo🎉❤
@user-tw1cj7yl9j
@user-tw1cj7yl9j Месяц назад
Like maxay kutaree orod hadad lacag haysatid dadka masakinta ah kafarxi oo ilahy u mahad dhaq wah
@11naa44
@11naa44 Месяц назад
Finally war Hani malaysia ha uso guurto wa meel shidan wlhi 🎉🎉🎉🎉
@Fairygurl23
@Fairygurl23 Месяц назад
Sundus baryahan koko laguguma arko siday kuugu jeesjeestay sas karaba dhiig isku yeel😂❤
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale Месяц назад
Sas waye amiiro iyo walashed kabadan😍😂
@SulekhaismailMuusexasan-mv3tf
@SulekhaismailMuusexasan-mv3tf Месяц назад
​@@Gosha-rercarale taas wad ku dhacday way isla joogen welipa isla casheynayen
@Liiiiyaan
@Liiiiyaan Месяц назад
Naa dadka ha isku dirin waa aaxaab tiktok sundus profile xitaa sawiradooda usaaran😏😏
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 Месяц назад
Koooko gbadhas iyaga iskga kaaa dhow isjecel kadhex baxa mxey ugu jejesty adeer wilsha iyo sundus iyga isfahansan wilsha mrkee qosleen shega swirka iydaa tiri kooko ng adag ❤🎉
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale Месяц назад
@@SulekhaismailMuusexasan-mv3tf wan ogahay tas oganana udhahy maxa kale😂
@XusniNuur-oc8fw
@XusniNuur-oc8fw Месяц назад
Dhakh dhakh badanah nagahan koko iyo sundus kumashquulsan😅😅
@fadumoSaid-z8x
@fadumoSaid-z8x Месяц назад
Sundus sida ku wad bahdil dhan ha qaaday ina kali wax qabsan karto Aamin abyo kashka iska ilaali waa wiil dhaqan xun
@ikraam_72
@ikraam_72 Месяц назад
400k coming soon sundus🎉❤ midkle kuwa leh teamka u tag aygaba wey u imaan karan waxa ay dheeryihiin oo ayda un ugu tageysa wa maxey ayga ina u tagtan ku dhaha sundus u taga waba ka dartene bisinka😂🙄
@aminaabdi2088
@aminaabdi2088 Месяц назад
Awalbo waxay said ugu dhawed waxay ahed ameera amirana wallkad kumashqulsantahay ayadana walashed dadka ina ladhexgslana ceb maha
@Aaminomacalinshabeelow
@Aaminomacalinshabeelow Месяц назад
Sundus waan ku taageeraa qofkii ugu horeeyay 😢🎉
@Khayrwadechannel
@Khayrwadechannel Месяц назад
Abdullahi kashka video danbe hala samayn dhiiqu kugu ridi😢
@IdoFarah-jl8pp
@IdoFarah-jl8pp Месяц назад
Nyyy saas laga raba oky keliga in waxa dubto laga rabaa😢
@safa_mohmet
@safa_mohmet Месяц назад
Haa wlhi yes dhiiri Gali Sundus waanku farxay ❤aabayo habeen danbe na waxa aadaa meel shidan oo is labis Sundus abyo please soo celi labiski shidna ee berigi hore oo kale❤okay keep goin ❤❤❤❤❤❤❤❤
@RaxmaIsaaqRahma123
@RaxmaIsaaqRahma123 Месяц назад
Ha wlhi tem sundus hdn nhy shrfteda wn jeclnhy ❤❤marka tem sundus wa iska canaan bdnhy sbbto ah sundus ma jeclin inan xumaanteda in an aragno keep going hppt anaga ku joogno dhib iyo dhefba kula qaybsanayno I love you❤❤❤❤❤
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Месяц назад
Marka laso garab qabtay ee laso dhiiriyay lana so caansaray miyaad kuodhanaysan kaligaa wax duub dee hablaha hadya isla farxaan waxna isla duuban maxa dhiba oo kujira de wll sidaa loma hadle iska daaya negativeka qofka aad kadhigaysan hablow xumana ineydna iifahmin ayaan rajaynaya👍❤
@Amina_Isse
@Amina_Isse Месяц назад
​@@khadiijaabdqadir xgee farxidu joogta ma in la bahdilo beey qeeb ka qaaadan qof walibaahi asaa naftiisa ku faano cid soo caan saarty ne mlhn iydaa dadaaleysay
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Месяц назад
@@Amina_Isse shalay markay tiktokta jogtay ee surwalka xidhanjirtay cidna aanay aaoon dadkana layaabijiren oo markay kuso biirtay ay qamaar iyo cabaayad xidhaty bad ledahay iyadaa dadaashay koko oo dhahaayan dadaal is mashquuli xataa tiktokta lakeenay miyaadan maqal tedkle dadka isfanansan miyanay kaftamikarin wll qabiil baa idinka hadalsiinaya wllhi lkn iska daaya idinn odhan lahaa anu
@hibaabdi7656
@hibaabdi7656 Месяц назад
Inta ka xun sundus ineee kashka wax la duubto like😂
@Nadar_sheeko_xariiro
@Nadar_sheeko_xariiro Месяц назад
Sundusey commentskayga wa adiga akhrinaysid ee love isar😅
@safa_mohmet
@safa_mohmet Месяц назад
Wlhi San ugu farxay Sundus way Ka waynaaty nagihi xuma ee cayay ❤❤love you sundus ❤
@Udug.carale
@Udug.carale Месяц назад
Sundusey waa ognahay inaadan teamka isku dheceninee kac utag azxaptada prankiga nagadaa😂😂😂
@XusniNuur-oc8fw
@XusniNuur-oc8fw Месяц назад
Iney iskudhecen Bay iskadhigysaah😅😅
@raxmamahad2092
@raxmamahad2092 Месяц назад
Sundus wllshaa haday week kaliya india joogayso iska raac kadibna isla soo noqda hadaanad rabin inay kaa tagto
@NuuriyocaliXuseen
@NuuriyocaliXuseen Месяц назад
Sundusten keep going xppt Mid kale dadka dhahyo asxbtada yan lagugu diran ma argtin miya sawirka usaran tiktok mida kale asxvtada utag marka dhaysin iyga ma uu imadan walzheyda lajogta oo mesh kucusb sodhaweynsa mid kale guri radsan dhahdaye bay gabdha maran wax dhahdin wa lagu bahdilay maran wax dhahdin dhacdhc iskada gabarta buq kaday plz mesh uroon iyada taqan sundus wa nag aqli badan nag dadkeyda lagu dir karo mah tiktok RU-vid san kuso wad qorysin gabar dhir galiya kaliya ee buuq kadaye😂😂😂
@RaxmaIsaaqRahma123
@RaxmaIsaaqRahma123 Месяц назад
Ha wax ma fahmayan firi markey arkan sundus iyo asxpteda o isla joogo wey soo yacane😂😂😂
@Naruura4
@Naruura4 Месяц назад
@@RaxmaIsaaqRahma123halke sundus lagu bahdilay videogas inte kadawaada
@nimcohersi9246
@nimcohersi9246 Месяц назад
Sundusey wlsha hada kadib lasooo dub kow dheh walshana midabkedana i liked is catey lee dheh😂😭
@hanadnadiif4007
@hanadnadiif4007 Месяц назад
Gabadha ugu xaraawaysan team 27 watee Me=sundus ayaanle😅😅
@RaxmaIsaaqRahma123
@RaxmaIsaaqRahma123 Месяц назад
Sundus ayanle walshy mcn ❤❤❤dadnimo aslubey dumarka dheer thy doqonimana laguma xamanin sundus cadey allah dayee dabeecadeda laguba racaye ❤❤❤keep goin hppti 400 in❤❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤
@abdinazirofficial8212
@abdinazirofficial8212 Месяц назад
Sundus wlshed quruxley m.a kalsonidi oqofa weye make up iyo wxba ma marsato❤
@hsm940
@hsm940 Месяц назад
Horey u soco sundusey. 1M iyo kabadan waad gaarysa waadna uu qalantaa. RU-vidrada kaliye iga qosolsiiso baad tahay 🥰
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
Anagane Waan Jecelnahay Hani Allaha Noo Daayo❤🎉❤
@user-vx7qw7uv1q
@user-vx7qw7uv1q Месяц назад
Thanks wllo routine kaan kasoo xodsaday ugu danbayan waad noo soo sameysay hore usoco first comment
@user-td4wi4zp5q
@user-td4wi4zp5q Месяц назад
Hani sabareys u same saxibey mubeel u keen wey u qalantaye ka farxi walalsha ❤😂
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 Месяц назад
War cabdullahi kashka mar dambe video hala soo duubin waa nin dhaqan xun xamar aa dhaqan xumada lagu nacay ninkaas
@safa_mohmet
@safa_mohmet Месяц назад
Haa wlhi edeb ma laha ,teda kale amiira mar kaste aydba ma sheeg sheegto ee adna iska yare❤
@Fathiyahmedsheik
@Fathiyahmedsheik Месяц назад
​@@safa_mohmetwaad dhaqan xuntihin
@asiasamatar-qg3ox
@asiasamatar-qg3ox Месяц назад
Sundus challenge gi Cunada oradka so sameey adi iyo hani❤
@laylomohamutt6735
@laylomohamutt6735 Месяц назад
Hbt wllsha qruxley weye gym gal dheh isla aada routine kiina nosoobdi suprise na usameee nayaa walsha kalakici❤
@hiboabdisalam2094
@hiboabdisalam2094 Месяц назад
😂😂
@JamiilocabdiCabdule
@JamiilocabdiCabdule Месяц назад
Waa lasoo daahdey abyo lakin waa caadi coming soon 400k❤
@MaryamDahir-vh2xd
@MaryamDahir-vh2xd Месяц назад
Ayyyyy Gabdha haygii saa ufar xa naaga ha kale Haba adin Wllsha lashido ❤❤
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Месяц назад
Sas ugu maaran dhoocilaha 😂 kaliga wax sameyso
@Amiiroqurux2
@Amiiroqurux2 Месяц назад
TEAM SUNDUS ONE LIKE 👍
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
❤❤❤❤❤
@user-dz6cd9yr6x
@user-dz6cd9yr6x Месяц назад
Amiira waan kutaageeraa❤❤❤❤❤❤😊😊😊
@AbdirahmanAdam-ku7xb
@AbdirahmanAdam-ku7xb Месяц назад
India 🇮🇳 aniga jooga ma imaan karto waan so celinaa don't worry
@SaabaAhned-zm9jw
@SaabaAhned-zm9jw Месяц назад
wllhi abyoh sunduseyyy cwa ciwankga inta mar aan firiyyy ma lahan sa u sugayyy video aad so dhigtoh😢😢
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 Месяц назад
Ma shaa allah qalbiyaal illahay ha isku kiin daayo ❤
@axmednurmaxamud-i8r
@axmednurmaxamud-i8r Месяц назад
sundus abaayo maxaa kugu dhacay caawa maad xanuunsanaysaa😥😥😥😥😥😥😥
@Juniordamiono
@Juniordamiono Месяц назад
Amiira waxay samaysatey teamwalbahalka ay koko samaysatey team halist sundus waa kaligeed I'msorry❤
@Gosha-rercarale
@Gosha-rercarale Месяц назад
Sundus waa team walba is daji😂😂
@rahaafhusein705
@rahaafhusein705 Месяц назад
Sister is daji subdus wa team walbah
@budeybudey2707
@budeybudey2707 Месяц назад
@@Gosha-rercaraleabaayo mcn sundus kama mid ah teamka walba because macalimo iyo amiira ayaa si wada jira ah ku dhehe xabiibtay habeenkii xalfadii filmika haddii aad xasuustida waliba sundus igu dar teamka markaas isla yiraahdeen May isla habeenkaas maqayada ayay ka casheenaye plse plse clipkaan soo fiirso sundus waxay ku tiri intaglio camerada soo fiirsay ayay ku asxaabay u sheega inay igu daraan markaas way is dhego tireen sorry xabiibtay wlhi haddii aan kasi lahaa waan soo galin lahaa clipka videogaas sorry about that ee waan aqoonin xabiibtay Alaah ku xafido amiin amiin amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ sundus waa qalbi nadiifa leh intaas ka arkay team kasto way la joogtaa sundus iyadoo laa busayo ayay la dhaqamaysay waa qof happy waxay ku darsatay funny mana qabtoo calool ku qaad sundus qalbi qurux Alaah ku xafido amiin amiin Yaa t reer comments dhamaanteen Alaah idiin xafido amiin amiin Yaa Alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Muhaazqurux
@Muhaazqurux Месяц назад
Cumeer baa waa bila team maxa lama arko miyaa wah😂
@asiaabdi7777
@asiaabdi7777 Месяц назад
Sundusey raac oo vlog noo soo duub adi Hani io samiiro 3 sistirs life ku soo qor markaas 😂😂😂😂
@Gbdha_Riyada
@Gbdha_Riyada Месяц назад
Sundus nolosha kuma xumyso pyoh love you ❤somuch
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx Месяц назад
Sunduz India wllsha u raac vlog noo soo samee tag wlhi khatar weeyi
@AsmaAsmameiraneh
@AsmaAsmameiraneh Месяц назад
Team sundus on like ❤😊
@falastinfalastin6916
@falastinfalastin6916 Месяц назад
Wallo is jcl allow farxada idin ziyadi❤❤❤
@Samiir_cabdulaahi_cabdiraxmaan
@Samiir_cabdulaahi_cabdiraxmaan Месяц назад
Sundus 400k coming soon ican't 🎉🔥
@Muhiin-h8l
@Muhiin-h8l Месяц назад
M,a m,a sunduseey abaayooy qurux io fani nimo ❤❤
@ahmedmohamedreermagaal
@ahmedmohamedreermagaal Месяц назад
Team 27 qof kliya aa ka taageero ❤❤😊
@cabdinasir8631
@cabdinasir8631 Месяц назад
KU SALI XABIBKENA MOHAMED SCW ❤❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
Scw ❤Scw ❤Scw ❤
@nimcomowliid2820
@nimcomowliid2820 Месяц назад
Sundus team ka ku soo noqo waanu kuu xiisnee😢
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 Месяц назад
Samiiro iyo hani maa samiiro wayn tahay curadi hoyada e dhahosaa. Inee yartahay modaye
@user-ts5yj1yu6x
@user-ts5yj1yu6x Месяц назад
Sunduuuuus cawa maxa kugu dhacay sa kusugay wadalee abyoy❤
@QueenNajmita
@QueenNajmita Месяц назад
Team sundus one like 😊❤
@user-ll4dw7wz3x
@user-ll4dw7wz3x Месяц назад
Ilaa intee joogaysaa hani Malaysia ❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Месяц назад
Manshaallah sisters coming soon 400k ❤❤
@MssFaraxsan2898
@MssFaraxsan2898 Месяц назад
M.a sundus funny kabax walalnimo 🎉🎉
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Месяц назад
Wka qdey routinda nso bdi sundusy wku maqly wxaa dhahdy isii lafaha io n…. simn io haniba mlesia ken 😂❤
@BarwakaIbrencde-er4xb
@BarwakaIbrencde-er4xb Месяц назад
Nabii Mohamed scw❤ kusali
@IfraaxXusen-k8v
@IfraaxXusen-k8v Месяц назад
SUNDUSEY ABAAYO MXAA KUGU DHACAY CAAWA WAA KU SUGEYNAAYE😢😢😢😢😢
@Aragsan4
@Aragsan4 Месяц назад
Sundus baryahan exkagi account badan samystay u kaso caynoya 😂
@XaawoMaxamuud-op1uw
@XaawoMaxamuud-op1uw Месяц назад
Abuukar wuu tagay inaa siii dhawayso bay aheed😢😊
@Ayman-Ahmed232
@Ayman-Ahmed232 Месяц назад
Sundusey teamkii maka go'day bbe😢
@MaryamaAbdirashid-xd4si
@MaryamaAbdirashid-xd4si Месяц назад
Mya walshed ayey waqti laqadanysa kamay go inee
@queenqadriina8080
@queenqadriina8080 Месяц назад
Sudus inta ila jecel❤
@GodeyGacalo-zk3qs
@GodeyGacalo-zk3qs Месяц назад
Sunduseyyy abyo Amira koko iyo saamiyo video lasoo duub
@xanaancadeey2212
@xanaancadeey2212 Месяц назад
Sunduseeey plz challenge in soo samey
@Juuri.mohamed-221
@Juuri.mohamed-221 Месяц назад
Jcylkyga sundus wxayba iga heesa drta ina TikTok u furto saa caan u nqodo kdip isku brno kdip malesia surprise kugu imaado 😢❤😂yacc jcl kuu qabo lee omdz
@user-qm7ig2vh6t
@user-qm7ig2vh6t Месяц назад
😂
@budeybudey2707
@budeybudey2707 Месяц назад
Hani please please nala joogo haniyay please please Alaah idiin xafido amiin Yaa Alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-kc1lw8qi8c
@user-kc1lw8qi8c Месяц назад
AMIIRA AGDAG PLZ❤❤😊
@XafsoAbdalla
@XafsoAbdalla Месяц назад
Sundus reply ani number one plz😢❤
@Mohaaaaaazzz
@Mohaaaaaazzz Месяц назад
Gaari aad adiga leedahy goormee kugu arkaa sundusey😩😄
@SUMEYAABASS
@SUMEYAABASS Месяц назад
Sundusey asxbtadha yaan lagugudirin adh oo wax lasodub marka ayaga lajogto wankuwadha daaawaneynaa baayoy asxabta ukac plzzz
@IntisaarMaxamed-nj4zo
@IntisaarMaxamed-nj4zo Месяц назад
Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team cumer team asad team amira team ceda team abeera team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team abeera team cimran team adna team maclimo team Sundus love you 😍
@FowziyaFarax4
@FowziyaFarax4 Месяц назад
Sundus baryahaan amiro iyo macalimow wax maladubtit we Maxa dhacay😢
@Effected_18
@Effected_18 Месяц назад
Hi sunduseyyyy ❤❤❤ku xiisee messege kan hani paa leh hani kaso aarso sundus prank mlinti😅😊
@SacdiaXasan-jw1gk
@SacdiaXasan-jw1gk Месяц назад
Hani quruxley waaye m.a ❤keep going❤
@user-mh2wd7pt8z
@user-mh2wd7pt8z Месяц назад
Anaa ugu horeyah ina adeer ku jecliyah 😢❤
@user-me4fd7uw5l
@user-me4fd7uw5l Месяц назад
Nayaa sundus cwe maxa dece wan kusugene
@EsmaBashiir
@EsmaBashiir Месяц назад
Ilahy farxd haku siiyadiyo mcnto😂❤
@intisaarmohamedcabdiintiza1671
@intisaarmohamedcabdiintiza1671 Месяц назад
Team sundus 400k rbna 😢😢😢
@Najaad_fuaad.
@Najaad_fuaad. Месяц назад
Sundus plz koko prank kusoo samee plz plz 🙏🏻 ❤
@user-ir6dw3hp4n
@user-ir6dw3hp4n Месяц назад
😭😂Sundus waax baro lugumakaro, nyt routine waye aty protein😭😭😂
@user-rl3bb8hv9p
@user-rl3bb8hv9p 11 дней назад
I love you Hani Qurux Xppti ❤
@user-zd8np4fk1k
@user-zd8np4fk1k Месяц назад
Hore. Usoco. Sundus abaayo mcnto ❤❤❤🎉🎉🎉
@maryamshire259
@maryamshire259 Месяц назад
7:45 night protein morning protein😂😂
@somaliangwal5169
@somaliangwal5169 Месяц назад
Hani mobile ugad noh sundusay😢❤🎉
@Naduuuuuuuu
@Naduuuuuuuu Месяц назад
Sundus. Teamka utag san maxa waye parankiga naga daa
@AaminaApdikadir
@AaminaApdikadir Месяц назад
Cawa anaa uhoreyo😂❤
@arawelosheikh2593
@arawelosheikh2593 Месяц назад
Sundus qurux caawada maxaa kugu dhacay ma xanuunsanaysaa walaahi intaa Mar channelkada fiiriyay xisaab malaha isoo jawaab abyo
@user-ir6dw3hp4n
@user-ir6dw3hp4n Месяц назад
Na gewerta talefon ugaat hanacebeynine😅😅
@awomustaphe6526
@awomustaphe6526 Месяц назад
SunduseeY plz raaC siman surprise ugu tag plz❤❤
@AyaanXuseen-tk1to
@AyaanXuseen-tk1to Месяц назад
Team sundus one like 👍
@SadiaGarma
@SadiaGarma Месяц назад
Sundus macalimu iyo adi waa idin xiisna
Далее
ZOMBIE ATTACK
37:26
Просмотров 750 тыс.
3d printed demon core vs real
00:24
Просмотров 7 млн
Moto Trial vs Moto acrobática 🏁
00:29
Просмотров 2,4 млн