Тёмный

Fanaanada Safiya Tusmo oo markii ugu dambeysay ka hadashey Xaqiiqada iyo sidii ay wax u dhaceen . 

ADAL MEDIA
Подписаться 28 тыс.
Просмотров 248 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 апр 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 893   
@mohamedabdullahinuurarab160
@mohamedabdullahinuurarab160 3 года назад
Qof run sheegaaya in ay tahay waa ka muuqataa balse ilaahay intaas kuugu ekeeyay u mahad naq fankana iskadaa walaashay waayo waa camal shaydaan arintaan kugu dhacday ilaahay danbi dhaaf hakaaga dhigo.😥
@zagala0497
@zagala0497 3 года назад
Waan arkaayay inay safiyadi Saxda ahyn naag adag bay ahyde wax ka tan wayn ba helaay ilahy qalbiga haku adkeeeyo lkn go.aan gaadh naftu marbaay baxadaye
@aslisaid5461
@aslisaid5461 3 года назад
Wanku xumahay arinta kugu dhacday.Alleha ku qaboojiyo qalbiga.xanunkana Allehaka Caafiyo.inshallah .wankusoduceynaaya wa bil Ramadan
@drszamzamdahir6762
@drszamzamdahir6762 3 года назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭 waan ooynayaa wlhi kor dumer kabo isma dheero
@hoodoabdalla2099
@hoodoabdalla2099 3 года назад
Wlhi waa runtaa kor biliseed kabo isma dheera ilaahay ha inawada asturo dhamanteen wllo
@cabdiraxmaansuldaan4647
@cabdiraxmaansuldaan4647 3 года назад
Wàa run inanta jecelnahy Wàa isaaq waxa ma dishaa Ayaan idhi hadanad maxay Kugu samaysay‼️ istaafurulaahi ‼️
@rawmo7336
@rawmo7336 3 года назад
Gabadhan gun xunoo wax ka qabto la a baa helay. Ilaahay ban u baryey ninkas iney calamd kaso ifto.
@cawosiciid8451
@cawosiciid8451 3 года назад
DhIb wax Daremi Karaaa Qof ay Haysaate AlLe QalBIGa HakU Qaboojiyo 🤲
@luulalaki6957
@luulalaki6957 3 года назад
Safiyaay waa bil ramadaane ilaahay marka hore iimaanka hakuu adkeeyo qalbigana hakuu qaboojiyo magacaaga iyo sharaftaadana sidii hore iyo kawaynba waligeed hakuu ahaato in shaa allah. Ninkaas wax aan ku tilmaamo garan maayee haduu Khayr yar leeyahay ilaahay xaqa hatuso hadii kalena dadka haka qabto
@roblemaxamed3092
@roblemaxamed3092 3 года назад
AAAAAAMIN AAAAAMIN
@nastehobashir6341
@nastehobashir6341 3 года назад
Aaamin
@mojamma2777
@mojamma2777 3 года назад
"Nasiibkiisu nimuu reebaybaa naaa ku ciil baxa'e" "Luqun iyo warxuma faafintuna waa nusqaanimo ee".
@ifrahhashi8069
@ifrahhashi8069 3 года назад
Wuw
@saidmohamoud9487
@saidmohamoud9487 3 года назад
Nacasow nasiibkad Hellayso raga kiisa Wacan wa,aa😢😭 Adiguna tusmooy Danbi madan gallin Ee doqon baa k hellay 😥
@jimcalemahdiqasaal2529
@jimcalemahdiqasaal2529 3 года назад
Talana iga hoo fanaanimada iskaga bax waayo allaha ku abuurey ee adunkan ey ku waashen iyo janada iyo naartaba abuurey raali kama aha fanaanimo habaryer iska towbad keen waxa ku haleeley waad aragtaaye alle rali gali isagaa ku ilaashane fadlan taladaa iga qaado alle dartii asc waraxmatullah
@sportstube5208
@sportstube5208 3 года назад
Mashallah wan kugu Raacsanahy Sxb talo Wanagsan baad siisay Wlahi♥️🙏
@gudonahmed6161
@gudonahmed6161 3 года назад
Gari alay taqane inader mataqaan wlhi haday nasabyihiin dadka xumanta intaa leeg iyo hiqdigaa kumad garab istagteen ninka ilahay aan ka baqbo oon xaqa u hiilino 😭😭😭😭
@jowletest1207
@jowletest1207 3 года назад
Wlhi bilahi talahi wan il meyay subxaanalaah waxan hely wax laga shekeyn karo maha waa arin aan horay lo arg oo soomalina ku cusub wa qiso ku cibro qaadashaa ale wxn ku waydinyaa mamo in badal khyr qaba kugu badalo wixi ku so mary 😪😪😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@zafaabdirashiid6320
@zafaabdirashiid6320 3 года назад
P
@fade9984
@fade9984 3 года назад
Maxaad u ilmaysay ma run mise been cad
@abushtoabu3610
@abushtoabu3610 3 года назад
Asalam aleykum Walal shekada baritan ayan ku sameyney , wax ka jiro maleh , suasha wexey tahay mexey usameynesa waxan . Waxey usameynesa iney kuso can baxdo
@sportstube5208
@sportstube5208 3 года назад
@@abushtoabu3610 Waxaad Hadal Iyo Baaritaan ka ogtahay Majiraane orod iska seexo ciyaal baad tahaye
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 года назад
@@abushtoabu3610 🤦🏾‍♀️ caan Horta meel iska dhig caan maa meel qaldan kaagalay intee ku aragtay oo na dumar ah inee ceebteda soo bandhigto si ee caan u naqato?🤯 waad iska hadashay wax fiican kuhadal AMA iska aamus🙏🏽🤦🏾‍♀️
@Hana-997
@Hana-997 3 года назад
Uskag sana ninkani sidu dadka kale intu kula soo qaado oo waan soo dhigi codadka, mar uun muu maqley waxba la blackmail ah, psychopath weeyaan wa nin maskax ka buka oo qof nolosha ku cidhiidhiyey, Allaha ka abaal mariyo xumaantaa.
@umalkhairkoozaarumalkhairk3662
@umalkhairkoozaarumalkhairk3662 3 года назад
Xaqaga alleha Kasiyo hooyo soomaliyad
@samiaomar484
@samiaomar484 3 года назад
Gabadhu wxeyka sheekeyneyso ma geeriba mise waa geeridabaka fiican subxaanallaah allow ugargaar qlbiga allow uqabooji wlhi ilinbaa isoo istaagtey ax allow ninka kaqabo gabadha soomaliyeed🤲
@liibanmedia3327
@liibanmedia3327 3 года назад
Anigu Arinkiina wan ku wareersana Bal se hada wan ku garaabay. Alle Isaga awood lehe haku xiftiyo. Afka umadana hakaa Saro Ban ku Leyahay
@imtheshit9388
@imtheshit9388 3 года назад
Wanka xumahay safiya waxan is odhan jiray naagtan way walantay ama waa beenalay lakin markad tidhi wa lay sixray ayaan kuu garaabay aad iyo aad ban ugaxumahay waxa kugu dhacay alle haku boogdhayo alle hakaaga jaro danbigu kaa galay alle adigana iimanka hakuu siyadsho oo toobada haku wafajiyo
@wlldeeq5599
@wlldeeq5599 3 года назад
MarkasTa adiga mudnaanta leh safiya Tusmo wanka xunahy inu mid nin Raga sheeganaYa uu sidaa kuu galo 😓😭
@kaltuuncabdi12xasan34
@kaltuuncabdi12xasan34 3 года назад
Waligood bay sameeyan sidaa rag ma jiro
@abdirahman8213
@abdirahman8213 3 года назад
Gabdhow qisadani cashar idinku filan . Ragow idinku ceeb udhinta mar hadaad dumarkini la mid aha sharaftina saa ula dhaqmaysan .
@mohahaji7363
@mohahaji7363 3 года назад
walaasheey weli dadkaaga ixtiraam ayey kuu hayyaan ee inshaa allh ragguna nuucaas wuu ku jiraa ee anaga walaalahaaga ayaan nahay ee yaan nala nicin
@kheiraibrakheiraibra5128
@kheiraibrakheiraibra5128 3 года назад
Sorry my sister
@mustafaabdalla6185
@mustafaabdalla6185 3 года назад
Ilaah hakuu qaboojiyo qalbiga walaal waxba kaama va aayan ee ilaah u noqo toobad keen nin aan waligaagu kugu xirin in aad guursato baa dhibku kaaga yimid marka dhibmaleh ilaah bari in uu ku cafiyo quraanka aqriso xijaabo waad guuleysan ninkaasna dhibaato isagey u dabeysaa nindabadha ha qarsan
@abdiallah614
@abdiallah614 3 года назад
😢😢Am really crying guys for this sad story never give up Allah with you
@kafiaaboubaker4303
@kafiaaboubaker4303 3 года назад
I can see from her face she’s going though lot wlhi may Allah make it easy for you Habo 🙏🏼❤️
@aminasuleiman4435
@aminasuleiman4435 3 года назад
0
@aminasuleiman4435
@aminasuleiman4435 3 года назад
0
@aminasuleiman4435
@aminasuleiman4435 3 года назад
0l0
@aminasuleiman4435
@aminasuleiman4435 3 года назад
1
@Abdi-libaax
@Abdi-libaax 3 года назад
Is the guy still in ethiopia?
@hananqurux8398
@hananqurux8398 3 года назад
Ramadan waa ninkas illhe xaqa ha tuso 🤲🏻
@ducoqabe1225
@ducoqabe1225 3 года назад
Amiin inkasto waxa waliba astuurad ku ficanayhaya
@roblemaxamed3092
@roblemaxamed3092 3 года назад
aaaaaamin AAAAAAMIN AAAAAMIN
@roblemaxamed3092
@roblemaxamed3092 3 года назад
Aaaaaamin AAAAAAMIN
@merciyussuf5236
@merciyussuf5236 3 года назад
Amin
@nastexosaciiid9887
@nastexosaciiid9887 3 года назад
Ax ax ax ilhy hakuu boog dhayo hooyo safiyo tusmo😭😭😭
@inspritionpeople1495
@inspritionpeople1495 3 года назад
Wallhi waa😓 runteed sababtoo ah waxy ahaan jirtya qof adg intay naag adgtahy sorry qof lajecelyahy marna lama noco habo macn wali madaxaa noo soortahy❤🥰🥰❤❤
@tamiachannel5689
@tamiachannel5689 3 года назад
uhbb
@cabdiraxmaansuldaan4647
@cabdiraxmaansuldaan4647 3 года назад
Abtiyaal waad qalteen cay ceeb gobonimadii idinku yaqaanay meet😭😭😭
@addoonallah9485
@addoonallah9485 3 года назад
Allah ha ku asturo. Fanka ka hadh walaalo cibaadona u jeeso inshaaAllah
@gabbokhadar395
@gabbokhadar395 3 года назад
😭😭😭😭😭😭walhi Videoga mrkn Daawaday aadbu Dareenkaygu isku badalay ilaahay haka raali ahaado Safiyay intu qof qalpi wanag leeyahay ayad adigu kaw ka tahay wllo ilaahay habarka kama aqbalo waayo qof wanagzan o runta ka hadasha walhi qof aan jecelahay ❤💯😘
@baxsancabdirahman513
@baxsancabdirahman513 3 года назад
😪😪😪😪😪😪😪😪😪
@RiGaax_22
@RiGaax_22 3 года назад
Ha kaa aqpalO dheH wLL ❤👍
@qaasinsiciid5753
@qaasinsiciid5753 3 года назад
Gabadha is gubtay ninkaa magteedii ha laga qaado arintan oo kale buu iyana ku sameyey kadib nolashii baa cuntami wayday ani rayigayga weye habluhu arimaha nocaa ah bay isku dilaan tusmo afkeeda baan kala so baxay shan hablood iyo inantii is gubtay baa mobilkisa ku jiray subhanallah gabadha is gubtay raadkan oo kale buu ku sameyey
@gamerwolf2197
@gamerwolf2197 3 года назад
Ninkan isaga naaguhu Maxay ku arkene taloow naag badan anigu waxaan aaminsanahay inay faniin yihiin oo la walaqdeen film da qaar
@salmasamira3232
@salmasamira3232 3 года назад
Ilahy xaqaga hakuusoo dhiciyo hooyo macaan nin maha kasiye waanacas magac ninbuu wataa😕😓
@khadarahmed7733
@khadarahmed7733 3 года назад
Gobeey liic oo ha jabin safiyo qof garaad daran ba helay alle qalbiga ha u qaboojiyo waa hooyo somaliyeed
@fartunfarah9079
@fartunfarah9079 3 года назад
Walhi waxa ugu darn qofa wen on xishonen qofyahey melfadhiso adga hadal bad hesaye waa ina wilaka mag tisa lag qado
@oa732
@oa732 3 года назад
@@fartunfarah9079 habarta waa in wiilka magtiisa laga qaado
@nourahussein2534
@nourahussein2534 3 года назад
حسبي الله ونعم الوكيل اللهم لاتبتلينا كما ابتليت غيرنا اللهم نجنا من شرا الناس استغفرالله العظيم واتوب اليه allow wxa ka barya aniga iyo inta gurku udhiman yhy qudbo siro iyo wxa xunba ha inogu imtixanin yaarabi 🤲
@djamadualhiayoub8512
@djamadualhiayoub8512 3 года назад
Aamiin yaa allh 🤲🏼
@vossbuddy7541
@vossbuddy7541 Год назад
Cyyhbtyhcyhsyhcjyhnwyhcyhwyhnyhmyhwyhsyheyhtyhgyhnsyhmcyhtdyhryhtyhneyhkyheyht
@asiyaali1351
@asiyaali1351 3 года назад
Wa marki u horeysey an ka hadlo arinta illhay qalbiga haku qaboojiyo rabbi haka dulqado culays iyo xanuun waxa dareemayso inti wax xun fafineysa ramadanka illhay haka baqan gbdha ad ban ula xanusadey runti qalbiga rabbi haku adkeeyo
@mascudahmed4445
@mascudahmed4445 3 года назад
Allow dambiyeeda dhaaf wlhi caloosha ayee ihurisay
@yuhshshajakaksehrhueurujrj1569
@yuhshshajakaksehrhueurujrj1569 3 года назад
Tusmo allaah haku xiftiyo danbi dhaaf allaah hakaaga dhigo qalbiga allaah hakuu dajiyo
@laylamohamoud9604
@laylamohamoud9604 3 года назад
Alle haku hiliyo hooyo safiya tusmo🤲🤲
@sidewalkstreetview
@sidewalkstreetview 3 года назад
Dhibkoo dhan wuxuu ka yimid inaad meherkaaga qariyaa waayo gabar kasta waxaa u wansagsan in ay weligeeda la wadaagto meherkaada Laakiin way dhacay arinka kugu dhacay inaad mar hore hadashana way ahayd laskiin si kadtaba ahaatee Waa in aad adkeysato ilaahayna isku Xir. Umada somaliyeedna waxaan ka rajeynayaa in ay illahay ka baqaan oo aysan fiirsan gabadhaas ceebaheeda
@Cakaaramedia33
@Cakaaramedia33 3 года назад
nacfi maleh xiniinyuhu hadey nacas ku yaalane safiyo alle garabkaga ha istaago
@Cadeey
@Cadeey 3 года назад
Subxanallah walaahi waa musibo Insha Allah nabsigaga wu helaya adigana nag adaag ahoow
@qaasinsiciid5753
@qaasinsiciid5753 3 года назад
Nasab maaha reerna iyo qabiilna maha ninka nocaa ah waa mayd wali lugaynaya mama raali ahaw allah haku caafiyo waxba kaama xumee naso oo nolashada raaco
@1-ilaa-8
@1-ilaa-8 2 года назад
Raganimadii ma saasaa udanbaysay😢 Wllhi Gabadhan Ma aqaan lkn Qalbigaan ka ooyey dhibka loogaystay awgii
@miskiiiBella
@miskiiiBella 3 года назад
Ilaah qalbiga kuu qaboojiyo habaryar
@seynabaliisse1995
@seynabaliisse1995 3 года назад
Abaaayo qurux waaa ku jecel nahay ha qusanin waa imtixan adunka iskana daa hesaha oo quranka u badal qeybta hesaha abayo samir adunka hadan lagu ciqabin aaq
@seynabaliisse1995
@seynabaliisse1995 3 года назад
Aaqiro ku heli insha allah
@abdia4527
@abdia4527 3 года назад
Hadda allah swt utoobad keen is astur , fan ku sheega kabax , fanaaniinta ( wejiya xun ) ka har, lasaaxiib dad wanaagsan, quraanka akhriso isagaa welwelka bi, iyee
@abdikaniahmed3609
@abdikaniahmed3609 3 года назад
in aad waxaas wax ku darsato ma ahayn balse kugu dhacday. ilaahay hakuu boog dhayo ameen
@NajmaAmerica
@NajmaAmerica 3 года назад
Sixir bo ku waheyay
@mariasalad7960
@mariasalad7960 3 года назад
Abaayo ilaheey qalbiga ha ku dajiyo album duco iyo wana ahaa ku diyariyay intee ku so dhiga
@mumtaaz6488
@mumtaaz6488 3 года назад
fecebook soo dhig abyo sii loo share greyo ayadana ay u argto
@faizam523
@faizam523 3 года назад
Safiyo tusmoy gob iyo nasab aan la gaadhin baad tahaye ❤❤❤❤ how joojin duulka wada sakhraansan ee kugu waashey, nacabku darbiyada ha jiidho qaaliyey.🥰🥰🥰 Allah ha ku xafido.🤲🤲🤲🤲🤲
@fadumocali8350
@fadumocali8350 3 года назад
ilahay kaas masiibo aanka raging haku riido
@dhowrsanidiriscabdiclidhow4263
@dhowrsanidiriscabdiclidhow4263 3 года назад
Abaayo qalbiga allah kuu qabojiyo tasbixda badso 😭😭😭😭
@reeqacarab
@reeqacarab 3 года назад
𝙐𝙢𝙖 𝙦𝙖𝙡𝙖𝙣𝙩𝙞𝙙 𝙬𝙖𝙡𝙖𝙖𝙡𝙤 𝙞𝙣 𝙡𝙖𝙜𝙪 𝙭𝙪𝙢𝙚𝙚𝙮𝙤 𝙨𝙝𝙖𝙧𝙖𝙛 𝙩𝙖𝙖𝙙𝙞𝙞 𝙄𝙮𝙤 𝙩𝙪 𝙠𝙖 𝙨𝙞𝙞 𝙗𝙖𝙙𝙖𝙣𝙗𝙖 𝙬𝙖𝙖𝙣𝙪 𝙠𝙪𝙪 𝙝𝙖𝙮𝙣𝙖𝙖 𝙝𝙤𝙧𝙖𝙮 𝙪 𝙨𝙤𝙘𝙤 𝙦𝙖𝙡𝙗𝙞𝙜𝙖 𝘼𝙡𝙡𝙖𝙝 𝙝𝙖 𝙠𝙪𝙪 𝙦𝙖𝙗𝙤𝙤𝙟𝙞𝙮𝙤
@rahmahamut3457
@rahmahamut3457 3 года назад
Ilaahy sida ugu dagdaga badan hakaga masaxo nin ninkii u xumaa ayaad la kulanty lkn waayo arag unbad ku noqonee adkayso intaad adkysan karto
@halimosharif7651
@halimosharif7651 3 года назад
Inshaa Allaah walaal intaad jeceshahay Alle hakula kulmiyo.
@fatushibrahimhalane1118
@fatushibrahimhalane1118 2 года назад
Hoyo safiyo tusmo ilahey hakuqa bojiyo qalbigaada ilahey waxdanbo ookudhibo ilahey kumatuso danbo 🤲❤️❤️
@Hana-997
@Hana-997 3 года назад
Cash machine ayey u aheed tusmo, wax jecel ah ma arkayo ee hunguri hadidaad caga jugleen iyo blackmailing.ufffff
@salmanyare7264
@salmanyare7264 3 года назад
Ilahy ha ku cafiyo moma tusmo wa dibato hablaha somalied hysata Allah ku gargaro dibkana allah ha ka qabto insha allah wa guulsan tusma
@ikraaniitashaati4410
@ikraaniitashaati4410 3 года назад
Oh sorry maamo ilahey haku bood dhayo wlhi xanuun wad markay 😢😢😢😢
@malakoslo
@malakoslo 3 года назад
Ilaahay qalbiga haku qaboojiyo wa bil ramadaan xaqaaga alle Haso saaro 🤲🤲😭😭😭😭
@zahraabdi2721
@zahraabdi2721 3 года назад
Safiya alle haku karaameeyo gobeey liic oo hajabin gar iyo gardarooba alle haku asturo inta ka dhiman nolosha
@mohamedmuhudin8785
@mohamedmuhudin8785 3 года назад
Alaha kuu dhibyarayo walal waa arin laga xumaado
@daakirqaybdiid5532
@daakirqaybdiid5532 3 года назад
haw u bixin ee hore usoco ayaan ku leeyahay safia toosiyayeey
@waxwalbalechannel1676
@waxwalbalechannel1676 3 года назад
Ilahy waxan uga baryaya kaas in calamad dag dag ah haka mujiyo adunka iyo aqiraba
@fatumamohamed7428
@fatumamohamed7428 3 года назад
Amiin waa maalin Ramadan nee
@faraxmawliid4748
@faraxmawliid4748 3 года назад
Alle qalbiga ha ku qaboojiyo safiyo tusmo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@shoaybadam9425
@shoaybadam9425 3 года назад
Gar iyo gardarabo ankaa ku wadana hooyo mcn😘
@amarecabd
@amarecabd Год назад
Ay baa tahay war yaa
@Shadia494
@Shadia494 3 года назад
😭😭Wx mayaqaan baa ku hely doqon ah maamo tusmo sharaf iyo cisi ku nolow ❤️
@soumayasumii9805
@soumayasumii9805 3 года назад
Supxanalaah qalpiga ixanune inta kapadhan madageysanikaro ya alaah 😭😭😭😭😭😭😭
@sahrogabow4073
@sahrogabow4073 3 года назад
Ilaahey hakuu boga dhayo Wllshy safiyo kaasi waa nacas lkn gardaro meel lagu Soosaaro ayaa kaahoreysa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdulwarsame7443
@abdulwarsame7443 3 года назад
bisha Ramada fadligeeda halaysku cafiyo Amiin
@cabdiraxmaansuldaan4647
@cabdiraxmaansuldaan4647 3 года назад
Wàar haloo aro may daarood Noqoto ama hawiye 🏳️‍🌈🏳️‍🌈🏳️‍🌈 Isaaq🏳️‍🌈 qoomuluud
@naciimauk6153
@naciimauk6153 3 года назад
@@cabdiraxmaansuldaan4647 😭😭😭👌
@cabdiraxmaansuldaan4647
@cabdiraxmaansuldaan4647 3 года назад
@@naciimauk6153 Laba nin oo I caayay ayaan Dilee 6years aanxidhnaa Oo dayn lahaa ninkaa ✂️✂️✂️✂️✂️✂️✂️✂️😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@cabdiraxmaansuldaan4647
@cabdiraxmaansuldaan4647 3 года назад
@@naciimauk6153 Wàa dad nasab samaron Waayjeelka Askarta uugu Fiican mishaarka markala Siiyo Askarta iyaka moyane 😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@keyfsaid2071
@keyfsaid2071 3 года назад
😭😭😭ilaahay qalbiga haku qaboojiyo safiyo tusmo waxa kuhelay wa gun ilaahay calaamo hakaso ifiyo kuwii intaa dhiba ku geystay
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 3 года назад
Sorry hooyo mcn aad baan uga tiiraanyooday dhibaatadaa kula soo deristay aad baad u dulman thy ilaaahay ayaa kaaga aari doona xayawaan baa ku helaye
@ruunxussen4653
@ruunxussen4653 3 года назад
Ax waan ilmeeyay wlhi😭😭😭😭😭safiyo tusmo hooyo raali nuqo
@Saynababoqran
@Saynababoqran 3 года назад
Inaali laahi waa inaa ilahay raaji cuun safiya qalbiga allaha kuu adkeeyo sabar sister 💖 ♥ aduunku waa intixaan waa lagu imtixaamay 😭ilahay ceebteena ha asturo qof walba ilahay baa xisabin 😭 anagana cibro qadashaa noogu sugan waxaa kugu dhacay subxana allah laa xowla wala quwata ilaa bilaah😭😭😭
@ahmedadamhero3697
@ahmedadamhero3697 3 года назад
@saynab .......Hadii labashalaa ma khaladbaa yan tusmo lugu mashquulin
@zucaadinappeh6980
@zucaadinappeh6980 3 года назад
Allah yaa kaas aniga ibara o igu so warejiya walle iyo bile qodha iyo xaniinyahaba wan ka sibi laha wlhi wan gubi laha asago nool ciil badana o caro badana dumar alla naga dhigay daciifnimadaas naguma dhacdeen😭😭😭😭😭😭
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 года назад
Allaha SW Ceebteena Ha Asturo
@ramlayusuf2774
@ramlayusuf2774 3 года назад
Safiya tusmo habo nin xun baa ku helay saqajaan dhurwaa ah hore ugu soco nabsiguu kaa galay aduunyo iyo aakhiraba laga jarayaa ninkaas insha allah
@ruwaydamaxamed6818
@ruwaydamaxamed6818 3 года назад
Toolo joog ayuu cashaq ku galay Rer magal waa la afgartaa rer miyina waa la afgartaa lkn tuulo joog cidina ma afgarato tusmo Always tusmo waxaba u noqon mayzide keep going sister 🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️
@hadew1418
@hadew1418 3 года назад
XAAWO TAAKO AYAAN KU LEEYAHAY ANIGU MEEL AYSAN DAD BADANI WAX KA FIIRIN AYAAN WAX KA CABIRAY WAAYO NACAYB BADAN IYO DAD XUMAAN ISKU RAACAY AYAAN ARKAA.WAXKE LAGUMA DILIN CADEY OGOW INTII WAX GARAD AH WE ARE WITH YOU.
@hassanxariirwarsame6729
@hassanxariirwarsame6729 3 года назад
HELI MAAYAAN MINAAFIQIINTU INAY KU GUULAYSTAAN CEEBAYNTAADA WALAAL. ALLAHA INA ASTURO.
@aminaheibe3231
@aminaheibe3231 3 года назад
Guurka lama qariy waligab ?
@ladanhupi6748
@ladanhupi6748 3 года назад
Wanag iyo samir badanaa wlhi waa wanagsan illahay waa caadil tusmoy kaas illahay baa kaga goynaya insha allah samir kaga badso iyo adkaysigagaa wuxuu arkay inaad sariiganayso lkn well done hadd manta hadashay oo jelkii ka baxday
@STR1KER_EDITS
@STR1KER_EDITS 3 года назад
Walaal illaahay ku reeb. Naag nin xumi helay uguma horraysid...
@maryanhassan3650
@maryanhassan3650 2 года назад
Subxaanallaah. Allaahu Akbar!
@osmaniltirehamina7927
@osmaniltirehamina7927 3 года назад
Raagow 🧔 maxaad dumarkii 🤦‍♀️ ciiyartii 🎲 ( Ludo 🎲 King ) aad ka dhigaateen 😔💔. Walaal Tusmooy Allaxaa xaa ku guurmadoo.
@fardusbintuali4451
@fardusbintuali4451 3 года назад
Qalbigan ka oyay alle haku boga dhayo mamo😭😭😭😭😭😭
@WARDISOCIALMEDIACHANNEL
@WARDISOCIALMEDIACHANNEL 3 года назад
Wll Ha lagu Dabiibo xitaa Wakhtigan waad Bugtaa Safiya Tusmo
@daauudadam188
@daauudadam188 3 года назад
Ilaahay hakuu gargaaro
@umulkhayr9070
@umulkhayr9070 3 года назад
Alla gabadhu mabay ahayn qof la xumeeyo 😪😪
@samsamcabduqadir5210
@samsamcabduqadir5210 3 года назад
Gabadha wiil foodle eh baa jeceyl been tusay markasuu uga baxay
@jimcalemahdiqasaal2529
@jimcalemahdiqasaal2529 3 года назад
Safiya tusmo waxan yareen ayaa ku haleeley lkn adigu allaha weyn tala saaro mar walba
@sahrasaid140
@sahrasaid140 3 года назад
Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
@nimconajuumoffice5958
@nimconajuumoffice5958 3 года назад
Safiya tusmo alle qalbiga haku adkeyo
@browndemonia3304
@browndemonia3304 3 года назад
Ilaahay qalbiga burcad ha kuu Marino calool adeyga waa ilaah wehelkii hore u socodib waxba how eegin waxwalibana waa dhamaadaan waadna ku mahadsan tahay sidaad wax noogu sheegtay ilaah baa xaqsoore ah isna ilaah ha soo hadeeyo waanu kula murugooney ogow wax waliba waa dhacaan waa daarul imtixaan tani ee ta danbaysa ilaah ha noo gahaajiyo
@mustafemaxamed5669
@mustafemaxamed5669 3 года назад
Walahi anigu waxan ahay cidagale wan gawrici laha ilma xaranka wanka xumay wllo in uu magac ila wadago waxa noocasa sorry my sister imikana magtadii wa nalagu leeyay hadanu nasab
@mustafemaxamed5669
@mustafemaxamed5669 3 года назад
Ax ax ax wadankan kamaqanay ilma xaranka la qabiilka wuxu dilay sandaladi ciida gale oo an kamiday ee waxa leeyay qaladka iskumaynan raaci jirin ee waxkaqabta arinka inta aysheegtay aya inagag Filan ee waxkaqabta arinka inantu wanasab inun haduu nasab jiro ninka xabsi daayin kuxkuma inantana magteedi Hala dhiibo tasi WA igatalo anudirayo tolkay
@asiyacabdilahi8817
@asiyacabdilahi8817 3 года назад
Safiya tusmo waa qof qalbi wanagsan ee ilahay wixii dulmi ku haya haka qabto waa bil Ramadane Aaaaaaamiiiin safiyo waa hooyo somaliyeed marna sharaftaadu liicimayso Insha Allah
@iqramohaa2400
@iqramohaa2400 3 года назад
falling ka ku jirto qof walbo ma fahmi karo sorr abyo 😭😭
@nestamoha
@nestamoha 3 года назад
Xanunba xanuun kadaran 😭😭😭
@juweriyaiyuusuf5354
@juweriyaiyuusuf5354 3 года назад
Nasiibkiisu nimuu reebay baaaa Naag ku ciil baxayeee naga Raali noqo Hooyo Safiya Susmo 😭😭😭
@kaltuuncabdi12xasan34
@kaltuuncabdi12xasan34 3 года назад
Alle haku asturo Insha Allah Alle qalbiga haku qaboojiyo alle haku xafido man lawaha ku helayna allee ha abal mariyo mamo somaliyeed
@smiiemedin8449
@smiiemedin8449 3 года назад
Aadban uga xumahay walhi Ilhy qofkii qofdhiba haka abaalmariyo
@zihaammohamed3026
@zihaammohamed3026 3 года назад
Wlhi videogan dhmeysty runti wn daremyna wxu ninkas ku gaystay madiidaduna wa wx jira, wlshy mcn Ilaaahe qalbiga haku qabojiyo😭😭😭😭😭 nin raga ma ahan ilaahy ayaa ka jiri doona
@ducoqabe1225
@ducoqabe1225 3 года назад
Now maadiido maxay ahayd waa igu cusubtahaybaa
@Nada-ir9ok
@Nada-ir9ok 3 года назад
@@ducoqabe1225 wa iska sixirkoo kale qofkaad is ogolaysiinaysa
@abdimohamoud1803
@abdimohamoud1803 3 года назад
Nin kaasi dhib wayn buu u gaystay, gabadha, waanu arki jawaabteeda, xaga Ilaahay ayuu ka helayaa, hadaanu ka toobad keenin, cafisna waydiisto gabadha,iyo wixii u gaystay iyo wixii kubaxayna gabadha u celiyo , sidaa ayuun buu ku badbaadayaa, waa hadii uu qof iimaanleh yahay oo muslim ah.
@nimcohassanabdilahi2651
@nimcohassanabdilahi2651 3 года назад
Alleh calaamo haku rido cabdi intuu ku dhibay allah ha u dhibo
@rawmo7336
@rawmo7336 3 года назад
Amiin
@user-di1gp6zw3d
@user-di1gp6zw3d 3 года назад
"وما الله بغافل عبده " توكل على الله فقسما بالله لوكنتي صادقة سينصرك الله نصرا قريبا
@abukarhassan1157
@abukarhassan1157 3 года назад
Wax walbo waqtigeedda ayeey leedahay wax walbo samarkaa ka weeyn ee ogoow marwalbo iimaankaaga ha bato 10 maalmood ee ugu danbeeyo Ramadanka ee duceeyso markasto iyo saacad walbo haray u soco
@farhiaabdullahi198
@farhiaabdullahi198 3 года назад
Daacad baad ahaydoo dartaaada dhex joogtay dulmi baaa lagugu hayey Waaa qiso xanuun badan waaa in filim laga sameeya Ilahay qalbiga ha kuu qaboojiyo niyada ha kuu dajiyo cafimad ha ku siiyo ilahay isku xir wax wlba alla hagaajin eh wllo qli
@nemasulub
@nemasulub 3 года назад
Yooo. She shouldn’t have never spoke from the get go. Every time she’s speaks she sinks herself even lower and I don’t understand why she feels the need to explain herself to THE SOMALI PEOPLE!! They don’t pay her bills!! Have you guys noticed real celebrities when there is a scandal they ignore it and everyone just forgets about it. Yooo her mouth keeps getting her in trouble!!! She needs to STOP!!
@_faatax
@_faatax 3 года назад
Walaahi muuqaalkan waan dhamaystay waanan u garaabay safiya tusmo waxaa ku dhacay waa sheeko uu sameeyey nin xun oo alle ka cabsigu ku yar yahay aan edeb iyo akhlaaq toona lahayn waa sheeko aanuu ku matalin qabiil qoys ama cid gaara waa ku kalidii waxaa uu sameeyey ee maalinta qiyaame uu ka jawaabi doono Waxaa helay gun iimaan sorry tusmo
Далее
EDO ARXANDARN TII UGU XUMAYD!@SawdaBillan
38:31
Просмотров 26 тыс.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
SHORT FILIM:  GUUR IYO GAYAAN
24:05
Просмотров 732 тыс.
Sheekada Maryan Adeegto Oo Dhameystiran Qarnijoog.com
3:19:20