Тёмный

Fanaanka Lafoole oo riyadiisii Arabsiyo loo rumeeyay. 

MM Somali TV
Подписаться 517 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 48   
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 7 месяцев назад
Masha Allaah Dad garasho gaamurtey Leh Reer Arabsiyo Milgo.iyo sharaf ku noolaada From Dhusamareeb Galmudug
@siciidali4034
@siciidali4034 7 месяцев назад
Lafoole fanaan ka akhlaaq badan maan arag waa maskiin aad u af gaaban soo dhawoow brother ❤❤❤❤
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 7 месяцев назад
Sababtoo ah waa reer sheekh abayoonis Somaliland way degaan laakiin isagu waa reer Somalia wanan ku faraxsantahay in uu inoosoo wareegay culimi ayuu iska noqon insha allaah oo reerkoodu yahay
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад
weligay sheekhaal Somaliland kumaan arag
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад
@@HindaAbdulle-fl2jj degaan uma laha
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 7 месяцев назад
@@TogdheerBurco-x3p Way uleeyihiin berbera iyo hargaysa intii aan hargaysa la dhisin ee dadku basdiyaha ahaana way deganaayeen aniga waa reer abtigay awoowyaashayo afraad waxay malcasmad ka galeen sheekh madar mar deganaa hargaysa oo miyi ah magaaladii malcasmadaas bay ku dulsamaysantay waanay badnayn dadka degani laakiin way degaan waana la iswada dhalay
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад
@@HindaAbdulle-fl2jj kuma arag in meel degay ma sheegin koonfurba isaaq baa degen degaana uma laha ,Anaa reer burco ah oo ciise muusaa erbera dega ah madegaan baan ku idh,
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 7 месяцев назад
Masha allllah arabsiyo wa magaalo.quruxbadan rer araabsiyo noooooolaaada❤
@Gor-GorHowd
@Gor-GorHowd 7 месяцев назад
Absolutely arintan aad bay ii farxad galisay anigooo ka soo jeeda laascanod SSC Somalia hadana magaaladaas waan jeclahay barakooba walaalayaaal
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 7 месяцев назад
legendary lafoole❤
@MuxumedGureey
@MuxumedGureey 3 месяца назад
Aad samigey maxamed xasan xuseen🎉🎉🎉
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 7 месяцев назад
Masha alllllah maxamed xasan xuseen lafooole nolow ilaaahaw xifti❤
@Ch.nks7
@Ch.nks7 7 месяцев назад
Waa mahadsanyihiin maamulka Arabsiyo saad u maamuusteen fananaanka
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 7 месяцев назад
Masha alllllah lafoooole nolow❤
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 7 месяцев назад
Mansha allaaah gabati reer arbsiyo Mansha allaah habalyo habalyo habalyo fanaank lafoole aabah jecelka❤❤❤❤❤❤
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 7 месяцев назад
Masha Allah Gob weeye reer Gebiley (ARABSIYO) runtii aniguna waan soo socdaa mustaqbalka🏃🏃
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple 7 месяцев назад
Gabillay iyo arabsiyo waa 2 magaalo kla duwan
@Najmah21371
@Najmah21371 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@khadarbadri3457
@khadarbadri3457 6 месяцев назад
Maansha gudomiyuhu ad buu umahadsanyahay Fanaan Lafoole waa nin qalbi wanaagsan ka muuqdo
@Hawd74.
@Hawd74. 7 месяцев назад
Manshala
@wahibnuur3725
@wahibnuur3725 6 месяцев назад
Arabsio waan u xagaabixi jiirneey haadi an ahay isaaqa reer jabuuti , gurigeeygu waa guriga bustaanaha uu dhoow, buustaanka ilma daxaax kii garan baan garan , Arabsiyo aa noolato
@Innamadar
@Innamadar 7 месяцев назад
Mashaa allah lafoolee wuu u qalmaa wax kastoo fiicana,farxad ku nolow reer Somaliland waa dad xariira ah bilaa naxliya. Ilahay qalbigooda nadiifda ah ayuu wax ku siiinayaa.
@hakemaali5055
@hakemaali5055 7 месяцев назад
GUDOMIYE WAX GARADA, WEYE GUDOMIYE ANIGUNA HOOYO QURBA JOOG OO RER SOMALIAND WADANKA 30 SANO KA MAQNAD, OO ARABSIYO JECELBAN AHAYE BAL IDAJI ARABSIYO RUN AHANTII 2015 KII BA IGU DANBAYSAY MAGALADA SAYTUUNKA😅ISOO RADIYA RER ARABSIYOW❤ Gudomiye ii soo jawabo somaliand oow maqrati bad ka tahin
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts 7 месяцев назад
Mansha allaah soodhawoow adiguna mamo wan kusoo dhawaybaynaa
@user-gc9bz2yj6i
@user-gc9bz2yj6i 7 месяцев назад
Anniga Meesha aan ugu jeclahay waa Buurta Gacan Libaax iyo Dagmada Go’da Weyn ee Dadki Garashada Lahaa RU-vidka ma Joogaan😂
@hamda2342
@hamda2342 7 месяцев назад
Qadiyadayada Cidna Ma.weeydiinayno Okey
@amalos3435
@amalos3435 7 месяцев назад
Wagar
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 7 месяцев назад
laakiin sheekadii iri samaale de iska dhamaataye ma bili aadanimo miyaad fanaanka uso dhowaynaysaan mise gabadhbuu idinka qabaa fromBoston America from ssc
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 7 месяцев назад
Reer laascanod weli ma cuqdadaysan tihiin
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 7 месяцев назад
Kkkk. Waa la soo dhawaynayaa saaxiib. Axmed. Reer ssc soo dhawaaada
@Burcaawi2471
@Burcaawi2471 6 месяцев назад
@@mustafeadan6924kowaa coqdad kama dhamaato 😁
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 7 месяцев назад
Daalo maad arag
@siradm
@siradm 7 месяцев назад
Reer Somaliland waa wax nool, markay ku rabaan madaxa ayay ku saaranayaan marki ay ku diidaanna waa kula dagayaan. Walaalayalow Soomaalinimada sidaas naagu ilaali, oo sidaas ugu soo jeeda, qaddiyaddiinu waa halkeeda si un bay noqon laakiin cadawga dabadda inaga ilaaliya, oo umadda Soomaaliyeed dad ahaan wadajirkeeda ka shaqeeya, ummad quraa nahaye.
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 7 месяцев назад
Halkaad ku araktay Somali aan ahayn reer Somaliland maxaanu Somali kala kulanay
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 7 месяцев назад
Ina abtigay waayo hooyo waa reer sheekh abayoonis
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 7 месяцев назад
Somalinimda iyaga kani hadi ciidi ladahi lakin adigu ma ilalisi wakuwa sangarurigo futadada ilaliyo reer Somaliland iyaga wadankuda xuur u aha
@siradm
@siradm 7 месяцев назад
@HodoAyan-is4fw boqol bad wareegtay isla marki! Tartiib bal afsoomaaligana iska sax. Dadkaas siyaasi talo xun sidi kiinna ayaa inoo keenay oo ogolaasho ayey ku yimaadeen laakiin alxamdulillaah dhulka kamuu iibin isagu oo way baxayaan sannadkan dhamaadkiisa insha Allah, Shabaabti la soo dirayna waa la dabar goynayaa, waxa lagaa hayaana waa Waraabe ku cunaya, innana maya baanu lee nahay, ma cunaysid, diidnay.
@siradm
@siradm 7 месяцев назад
@HindaAbdulle-fl2jj Soomaali marka la sheego halki aad mudnaydeen idinma dhigin, siiba dowladda, waana ka xumahay hadday wax gacantayda ku jira tahayna wan idin wanaajin lahaa laakiin waxba kama qaban karo, madaxwaynekasta wuu yimaadaa wuuna baxaa, ilaa hadda ma hayno madaxwayne Soomaaliyeed oo idiin garaabaya, idin raalli galinaya, waa ka xumahay walaal, way iska iman doontaa insha Allah
@awliyo1260
@awliyo1260 7 месяцев назад
Hadii umadu kaa aman hesho cidwalba kula jirta
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 7 месяцев назад
Waar inkaari idinku dhacdaye kolba qof meelka yimid dhul ha siinina inkaar baad qabtaan reer sheekh isaxaaqoow dadkani way ifinku tarmayaan hablaha way baabinayaan oo kolba midbsy guursanayaan dadkani way idinsasabanayaan cadawgii yoo dhan baad soo dhawaysanaysaan waa ayo dadkani reer doonasli lanaawoow is ururuya walaahi ruwaayad baad ku dhex jirtaan imikaa ildinku soo wada qaxayaan wataa dadkaynu soo dhawaysananay Bal hawiyihii waxay samaynayaan saw maydin arag qof walbaa dhulbuu idion doo doonanayaa is ururiya reer sheekh isaxaaqoow dhulkan aad kolba qof siinaysaan joojiya kuweenu meelkasta haday tagaan waaba wax la siiyo e waa la garaacaa
@YonisMohammed-tx4os
@YonisMohammed-tx4os 7 месяцев назад
Gudoomiye ku dayasho mudan
@aminayusuf517
@aminayusuf517 7 месяцев назад
Horta waa qoloma lafoole ninkaa codkiisa ka helaa
@musinhoosman-du9hi
@musinhoosman-du9hi 7 месяцев назад
Waa hawiye murursade
@dalaiblob5073
@dalaiblob5073 7 месяцев назад
​@@musinhoosman-du9himaaha waa darood abayoni rer itopiya degaan
@abdicash8787
@abdicash8787 7 месяцев назад
Dadkii wadankan laahaaaa waa lala dagaalamayaa, oo dhulkoodii loo.diidayaa. qadaadweyna sodaa dhul.oyo siilba loo siinayaaaa
Далее
Nolosha Asad Hagio iyo Team 27 meeqo Qof ?
17:16
Просмотров 146 тыс.
LAFOOLE NIMANYOHOW DAD LAMA BEERO
6:05
Просмотров 232 тыс.