Тёмный

Fanka & Abwaaniintii Qaranka Soomaaliyeed - Abwaan Siciid Xarawo 

KEYDMEDIA
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 53 тыс.
50% 1

// www.keydmedia.net // Feynuustii Fanka Soomaaliyeed ma damtay? Waxey Keydmedia wareysi xiisa badan la yeelatay Fanaankii weynaa ee Fanka Soomaaliyeed Abwaan Siciid Xarawo. // Keydmedia //
www.keydmedia.net
Copyright 2012 Keydmedia & Somali Media Agency
// Tags: Keydmedia Somalia Somali Music Hees Fanka Sugaanta Hassan Adan Samatar Binti Cumar Gacal Xasan Aadan Samatar K'naan Somali Somali Poet Culture Somalian literature Nurridin Farah Documentary Film Siad Barre Somaliland Puntland Galmudug Mogadishu Wadanka Kismaayo Hargaisa Garoowe Gaalkacyo SYL Soomaalida Maantay Somalia Today Dhacda Ugub Ah

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 70   
@mohammedh1120
@mohammedh1120 5 лет назад
Abwaan saciid Xarawo Waa Abwaanka sameeyay 1- Heesahii Goormeen Ladnaanay Lixdankii 2- Garqaadoo jaceylyahow 3- Towrada tan barakeysan 4- Obkobar waa tee wa tuma 5- Diidnaye Ogow dalkaya ninkii doonayayow iyo kuwo kale o badan weliba Laxamada ayuu qatar ku ahaa Laxamiistayaasha ugu fiican soomaalida ayuu ahaa
@Abdiqani079
@Abdiqani079 5 лет назад
Waan saluugsanahay , su’aalaha. La waydiinayo m aha kuwa taariikh ka reebaya , Cidina ma oga in fursad tan oo kale ah dib looga helayo Abwaan SICIID XARAWO
@twelve9786
@twelve9786 5 лет назад
Aad iyo aad.
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 8 лет назад
Siciid Xarawo waaweenka waaye, cimiri dheer alaha kusiiyo. Waa abwaan wadani ah, waa abwaan Tawradii Barakeeysneyd ummada ku guugaabin jiray suugaantiisa. Goormaan liibaanay 21 oktoobar aa lagu xasuustaa
@saladali5226
@saladali5226 7 лет назад
asc sAlad Ali aAbawaanka wa nin wadanii yaa Masha Allah's saciid xarawo imrigisa aalaha dheereyo wan jeclahay heeshisa
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 6 лет назад
abwaan saciid harawo maxaa lagu xasuustaa in uu alifay heeso badan oo wadani ah iyo kuwii kacaanka sida Diidnayee Ogaaw.Goormaan ladnaanay ,Oktoobar waa tee .Toradaan barakaysan.ha xafido Abwaanka
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 7 лет назад
yaa salaam and maasha Allah salaan sharaf yaa ustaaduna wal mufakiruna; kuwa malaaiigtu salaan sharaf janada ku siiso Alla ha ka dhigo; dhamanten amin. Raggan waxay mudanyihiin iney barayaal ka noqdaan acadeemiyada musica iyo fanka maal gelina ey ku sameeyaan deeq bixiyéyaasha somalida suubani.
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Год назад
Abwaan wadani siciid xarawo astaan qaran,Goormaan ladnaanay 60kii lugooyadii na daysay 26kii juun kow luulyo labaa midowday.cimri dheer iyo caafimaad ayaan u rajeynaa.
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 7 лет назад
Dameer waa xayawaan aad Soomaalidu uga faa'iideeystaan lkn ay xaqiraan abwaanka xikmad buu ku cabiray Allaah yacizak.
@khadarcade26
@khadarcade26 11 лет назад
Waa abwaan kaalin muuqda ka soo qaatey hirgelinka fanka soomaaliyeed
@nabardaarshe6276
@nabardaarshe6276 3 года назад
Caaqil waa kaa.💯
@japdoorganization922
@japdoorganization922 3 года назад
Tawradda tan barakaysan heeskaas Aabahay ayan ka maqli jiray asaga oo qaadayo markaan subaxdii beerta Aadno sanadkii 2002. Markaas waan yaraa aabana wuxuu ahaa askari hore Ax.....😭 AUN...
@haar91
@haar91 4 года назад
Cimi dheer allaha siiyo
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 лет назад
alaylehe waa barakaysnaayeen hadayan barakaysnayn wax dhaamaa lakeeni lahaa mahadsanid siciid xarawo
@abdi7079
@abdi7079 7 лет назад
heeso wuu sameeyaa waa laxamiste ama mulaxamiinta u saréeya soomaalida walligiisna dibad ma aadin ilmahiisuna waxaan u malaynayaa Inay joogaan dalka Canada
@abdrahmandhuule1418
@abdrahmandhuule1418 5 лет назад
Abdi zxb adiga muqdisho miyad daganty from hargesa?
@twelve9786
@twelve9786 5 лет назад
Aduunyo!!!
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 лет назад
ilaahay nabad haynasiiyo harawana bilada nabada iyo wadaniyada ha lasiiyo ilaahoow keen dawlad qancisa abaalmarisa
@bleiberechtsalzburg8700
@bleiberechtsalzburg8700 12 лет назад
Fanaankan weyn aad ayaan magaciisa iyo musikadiisaba u xasuustaa, laakiin waligey wejigiisa ma arag. Saciid xarawo runtii fanka soomaaliyeed meel weyn ayuu kaga jiraa. Sida iila muuqatana wareysigu waa mid u kooban, oo waxaa ka maqan laxamadda uu saciid sameeyey. Halkee laga xarii karaa, mail ama Telefon?
@bleiberechtsalzburg8700
@bleiberechtsalzburg8700 12 лет назад
Abwaabkan weyn magaciisa iyo Muusikadasiiba aad ayaan u aqaan, laakiin wajigiisa waligey ma arag. Waxaana jeclaan lahaa inaan la xariiro. Walaalyaal ii soo gudbiya Talefoonkiisa ama emailkiisa. Waad mahadsantihiin.
@abdulazizmohamoud821
@abdulazizmohamoud821 6 лет назад
TEL +25261-5533662 Waa willuu dhalay oo hadda isaga la joogo waxaa la yiraahdaa Yaasir Siciid
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Wadani waa kaas
@zizy30
@zizy30 12 лет назад
bro qofki rabo in uu si private ah wax kugu so diro intuu kaaga soo diri karaana ??... su aalo ayaan haayaa oo jawabohooda aad heyside...
@idrisali8533
@idrisali8533 3 года назад
MashaAllah
@NURDIIN
@NURDIIN 12 лет назад
waanka xumahay go"doonka fanaaniinta kudhacday heerka ay maanta taaganyihiin waa wax laga xumaado runtii.. waa iska aduun maalin baa lagabixidoona dhibkaan umada wada taabtay.
@hubihaji2358
@hubihaji2358 8 лет назад
Nuurkey m aamiin amiin
@abdulhirsi5586
@abdulhirsi5586 6 лет назад
caadi ahaan
@yassinkhalif
@yassinkhalif 3 месяца назад
Walaalayal maa nool yahay toolow abwaanka?
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 года назад
Abwnk waa mid kamida mucjisooyinkii fanka soo mry Ama eeba usiiyey hibada fanka waa mu'alif kabaniste laxamiste iyo heesaa Heesihii caanka ahaa uu alifay waxaa kamid ah heeskii wadinaga ahaa ee caanka ahaa. Goormaan ladnaan lixdankii lugooyadii nadeysay 26 juun goormaa lulan 12:00 Goormaa libaaney 1 luuliya 2midoowday Heesihii jcylk abwn waxa akamida Heeskii cajiibka ahaa ee garqaado jcyl Axmed cali cigaal Ilkaheeda dhuuxaa Indhaheeda dhaydaa Dhabankeeda curubtaa Sunayahaa bil dhaladkiyo Sida qaansa lagu dhigay Axmed cali cigaal qaado Rwyd jin iyo jcyl Garqaado jcyl Aan gam ee idaayoo Garba duub ha ii xirinee Iga siib gantaalaha Axmed cali cigaal Heeskii khadra daahir ee sheeka baraleey Cabdoow barisamaadkii Iyo sheeka baraleydiii
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 года назад
aar igaarku been ku xoog badanaa
@osmanb8446
@osmanb8446 2 года назад
Fanaaniintii hore waxay ka sinnaayeen WADANIYADDA. Midkan yar ee waraysanayaa dhinaca qabyaaladda ayuu u jiidayaa abwaankuna waddaniyaddiisa ayuu iskaga difaacayaa.
@kaafaayali6293
@kaafaayali6293 7 лет назад
USC keydmedia intay dalka dumiyeen oo dulmeen xarawo iyo kheyrkiis bay hadana wareysi ugu tagayaan xishoodba ma leh
@shafihussein8552
@shafihussein8552 4 года назад
Qabyaalad iyo qudhun ayaa kaa buuxa Ee Allah haku caafiyo
@Hanadyare34560
@Hanadyare34560 4 года назад
Xarawo maxuu dalka u dhimay oo wnaaag iyo wadaniyad aheyn .
@dalmarsheikhabdi728
@dalmarsheikhabdi728 4 года назад
Qurun qurun dhalay Xarawo waxuu ahaa wadani ilaa hada waa wadani Weligiis kama qayb qaadan dagaal qabiil iyo mid koox intaba Waa ninka iska lahaa heesta kacaanka ee Towradda barakaysan
@mohyadinabdihussein4162
@mohyadinabdihussein4162 Год назад
Waxaan urey baa dadka ka buuxa USC dadka ka dhashey Xornimadda ayagaa keeney Cabdullahi Ciise Maxamuud iyo Abwaan Xarawo waa ilmo adeer Cabdullahi Aadan Cadde buu ku wareejiyey Aadan Cadde Cabdirashid Cali Sharmake Waa la diley daarood baa diley Siyaad baa la wareegey 21 kadib dalka iyo dadka muxuu oga tagay!? 21 kadib haddii uu xilka iskaga degi lahaa dalku halkaan ma soo gaareen
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 7 лет назад
Keeyd media hoowshiini maxaa kudhacay waa istaagteene.
@Wonderer224
@Wonderer224 4 года назад
Alla maxaa dad Soomaaliya qiima ku lahaan jiray oo hal doorkoodii ahaa maanta Iyagoo gaboobay meel iska fadhiya oo aan daryeel iyo taageero midna haysan. Qaran jabay qabuurihiisaa bata baa la yiri.
@mahadljama4578
@mahadljama4578 6 лет назад
ninkan waxuu kaloo sameyey laxanka heesta caanka ah ee uu qaado Axmed Cali Cigaal ilka heeda dhuuxa ama may dhiman suleekho.
@abdulsadaam7006
@abdulsadaam7006 Месяц назад
Wlhi Waxan Aad Uga Xumahay Abwanka Waraysigiisu Siduu Muhiimka Uyahay Iyo Suaalaha Lawaydiinayo Sidaysan Macnaha ulahayn Wlhi Ad iyo ad Ban uga Xumahay Inla Waraysto Macnona usan reebin Waraysigaasi
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 4 года назад
Dameerku waa gaadiid aad u qeymo badan oo aad uga faaiido badan geela waayo waa xayawaan maxasta u roon kuwa dameerka liida waa kuwo liita oo waskh ah. Wadanka mareykanka xisbi dhan ayuu calaamad u yahay marka maxay sheegayaan kuwa juhalada ah ee aan garankarin damérkabqaymihiisa
@eagel143
@eagel143 12 лет назад
Wale heesta dameerka wan kahelay micna kujiro hestan abwaanka afkaaga caano lagu qabay
@osmanabdiabdulle7602
@osmanabdiabdulle7602 7 лет назад
Waa odayaashii fanka somaliyed eesh calaa abwaan
@abdulhirsi5586
@abdulhirsi5586 6 лет назад
saciid xarawo heesaha u alifey waxaa kamida liibaan maleh aduunyada saado cali qaado sahro dawo heesta ay qaado waxaa sugi mahelayaa rag ninkii waxgaradaa lagar waaqsadaa cumar dhuule qaado garqaado jecel yahow cigaal qaado sheko bareley qadro qaado aworkii cirka qadro qaado intaas oo hesana laxankana asaa sarey waaga baryey bilicsana asaa alifey oktoobar waatee asaa alifey 1da luuliyo habeenkii calanka asa alifey towratatan asaa alifey. malasoo koobikaro hee si hiisa
@abyan1351
@abyan1351 6 лет назад
abdul hirsi nin wax garad ayatahy masha allah sxb lkn anaga ciyaalka xafada iska nahay wxan ognahy majiraan lkn anigu wan fahmayaa qiimaha an lahanjirnay bari (dalka siduu ahanjiray iyo maanta siduuyahy muuqaalka aragiyo maqalkana ukala rooon)
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 6 лет назад
@@abdulhirsi5586 iyo towradatan barakaysan siciid xarawo wuxuu ahaa laxamayste muusigiste abwaan iyo heesaa nin rag ah oo duqnimo ka daba timid iga dheh hhhhhhhh
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 года назад
Waa baaa baryay waxa sameyay ali.sugle
@abdulhirsi5586
@abdulhirsi5586 6 лет назад
hi ina maxamed ali cismaan
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 7 лет назад
Wixii wadanka burburitey jabhado Ku sheegtii iyo siyaad oon dhaamin ayaa fankii iyo dalkii,dadkii baaba'ayba LA weydiiyaa. Aakhiraa war jiraa........
@xyssinkeydiid6555
@xyssinkeydiid6555 8 лет назад
Ninkan wareysana NIN AQOON U LEH MAAHA wariyenimo ''''"""saciid harawo waa MULAXAMIISTE heesa masameeyo
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 7 лет назад
XYSSIN KEYDIID adigaa waxba aqoon abwaanka ayaad leedahay heeso masameeyo
@abdulazizmohamoud821
@abdulazizmohamoud821 6 лет назад
SXB WUU SAMEEYAA HEESO WAANA LAXAMIISTE
@abdallemohamed1746
@abdallemohamed1746 5 лет назад
Waaa ninka sameeyay hadaad leedahay wax ma sameey Ogaw diinaye ogaw Dalyaga ninkii doonaayow Inow duudsiyo rabow Inagu diidnaye ogaw
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 года назад
XYSSIN KEYDIID aan kubaree waa Abwaanka sameeyay 1- Goormaan Ladnaanay Lixdankii 2- diidnaye ogow dalkayaga ninkii doonayayoow 3- Towrada tan barakeysan 4- oktoobar waa tee waa tuma 5- Garqaadoo Jaceylyahow iyo kuwo kale oo aad u badan ee baro Abwaanka
@sayidka6911
@sayidka6911 3 года назад
Laxamiiste waa tiirka dhexe ee fanka. Ninkaanina wuxuu isku darsaday laxankii, erayadii, misigiii, iyo codkiiba intaas raga isku darsaday waa fara kutiris.
@mohamedh.ismail7913
@mohamedh.ismail7913 6 лет назад
dadka waxa wareysanaye xagey kayimaaden qabka Abwaanka wax looweydiyo magaranayaan xagee wax lagu soo barey
@axmedmubarak4797
@axmedmubarak4797 6 лет назад
Wadini
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 8 лет назад
Ex Fiyoore Xamar weeyne kama tirsana
@zakihajji1960
@zakihajji1960 8 лет назад
+Shaarkeey100 Waa Degmada Wardhiigley ama Warta Nabada
@cabdisahaldahir7319
@cabdisahaldahir7319 8 лет назад
ala nin ween ika dheh anoo yara gurikiisa uku tagay ex fiyoora xamar wayne
@zakihajji1960
@zakihajji1960 8 лет назад
+najiib dahir Degmada Wardhiigley ama Warta Nabada
@cabdisahaldahir7319
@cabdisahaldahir7319 8 лет назад
hee sxb
@zakihajji1960
@zakihajji1960 8 лет назад
+najiib dahir Ex Fiyoore degmada wardhiigley ayeey ka tirsan tahay
@cabdikaniismail5839
@cabdikaniismail5839 5 лет назад
alaylehe waa barakaysnaayeen hadayan barakaysnayn wax dhaamaa lakeeni lahaa mahadsanid siciid xarawo
@mhassan0163
@mhassan0163 5 лет назад
Cabdikani, waxed caayeysaa dadkii la xasuuqay, wadaadadii, iyo keligii telisnimo typical somali man baad that. Haddii kacaankii fiicnaa Jabhado ma burburin karen, dadka ayaa difaaci lahaa..
@hah7064
@hah7064 4 года назад
@@mhassan0163 xaqiiqda waad asiibtay.
@abdulhirsi5586
@abdulhirsi5586 6 лет назад
hi ina maxamed ali cismaan
Далее
Riwaayaddii Dumistii Aqalkayga 1976, By Astaan Tv
20:40
Fake Referee Whistle Moments 😅
00:38
Просмотров 5 млн
Maanso: Abwaan Cabdulaahi Macallin  Axmed (Dhoodaan)
52:10
Xuska iyo Xasuusta Abwaan Indhabuur - Waagacusub Tv.mpg
32:11
Waraysi Abwaan Tuunyo By Cumar Seerbiya
18:35
Просмотров 62 тыс.