Тёмный

Xuska iyo Xasuusta Abwaan Indhabuur - Waagacusub Tv.mpg 

Somali Tv
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 147 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 170   
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 3 месяца назад
Abwaan cabdi bashiir indha buur heesaha wadaniga ugu badan asaa sameyy alla yarxam 😢
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 3 месяца назад
Waan jeclahay Abwaan Cabdi Ilaahey ha u Naxariisto Abtigeey Cabdi ❤❤❤❤ 😂😂😂😂
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 3 месяца назад
I ❤ AWaddanine Cabdi Bashiir Indhabuur Wllhi Billhi
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 5 лет назад
Marxuum Cabdi bashiir Ninkii Xabad Uquuray Ilaahey Naartiisa kama bixiyo!!! Aamiin,Aamiin!!..Isagana janno ilaaheey ha geeyo..Aamiin..Aamiin.
@yasinali8950
@yasinali8950 2 года назад
Wali abwaanka heesaha usameeyay wayshidan yihiin 🙏🏿🔥
@ibrahimmahamed6769
@ibrahimmahamed6769 2 года назад
A.U.N abwan Cabdi Bashir indhobuur
@SPharaoh
@SPharaoh 5 лет назад
Abwaan indhabuur wuxuu ahaa national treasure isaga iyo professor Abyan ee beeraha ugu sarreeyey Africa dunidana wax laga weeydiin jiray.
@mohamedali-zh4rp
@mohamedali-zh4rp 11 лет назад
kooxda heegan habeen iyo maalin ma seexan jiran difaaca dalkooda iyo dadkooda xaq weyn ayey nagu leeyahiin ilmahooda inta badan wey dhinteen ilaahay ha u naxariistee amiin ma la helaa wadiniyaal ayaga oo kale ilaahayow nagu hanuuni inaan is jeclaano amiin
@dahabodegen696
@dahabodegen696 7 лет назад
waxaan aad ula yaabay caruutii xaaraanta iyo cuqubada ku dhalatay baa habeen iyo maalin caayaya nidaamkii ay waalidkood lacag la,aan wax ku baray waa muusiibo alow mooryaan iyo kulmis soomaali ka qabo wixii dhintay xataa way ka nabadgeli la,yihiin
@MamaRuun-z4u
@MamaRuun-z4u 3 дня назад
Ilaahay ha u naxariisto abwaan fiican but ahaa
@aliabshir775
@aliabshir775 4 года назад
Allha unaxariisto cabdi bashiir indhobuur
@mohamedmire9076
@mohamedmire9076 12 лет назад
allahu u naxariisto abwaan marxeenkii qaxaayey baa dilay
@abdifitahelmi5414
@abdifitahelmi5414 5 лет назад
Abwaan abdi Bashiir indhabuur ilahay ha unaxaristo
@CABIYARECHANEL
@CABIYARECHANEL 12 лет назад
waa wax loo baahanaa in ay ogaadaan jiilka hada jiro aa aan ka war qabin taariiqda allaha u naxariistee abwaanka soomaaliyeed Cabdi Bashiir Indhabuur, waxbadan ayaan ka faaidaynaa barashada allaha u raxariistee abwanaka waxaana ku soo gabagabaynayaa naxariistii jano allaha kaawaraabiyo abwaan
@vaysal59
@vaysal59 12 лет назад
Alaa yaaraxma waxuu ahaa wadani dadkiisa baraarujiyay , qabiil bay u dileen taasna waa dhibka somali heysta , makala gartaan shaqsiga mudnaantiisa
@farxanali5900
@farxanali5900 12 лет назад
allaha unaxariistee cabdi bashiir indhabuur, abwaan qaranbuu ahaa qoysbaase loodilay asagoo waliba horay uyiri umadyahay qabiilkiyo qaranimadu waa labo aan isqaadi karinoo waligood isqabaneyn waa qori dab iyo gaas hadii aan lakalaqarin ayagaa is qarxinayee.
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 5 лет назад
ALA HAU NAXARIISTO G/SARE CABDIBASHIIR INDHA BUUR
@Hw15243
@Hw15243 6 лет назад
ASC Somaaliyeey kuligiin Allaha Unaxariisto Abdi Bashir. INDHABUUR. Waxuu Ahaa Waddani Dhab ah oo geesinimo ku tarsaday I believe he was areal Somali nationalist we will miss him Sarmaangarow
@omaryare99
@omaryare99 7 лет назад
Ilaahay ha kuu naxariisto asaga oo kaliya ayaa naxariis awoodo
@haar91
@haar91 6 лет назад
Col Cabdi bashiir Indhabuur allow unaxariiso wadani wayn oo heesaha wadanigaa badanaa alifay amaal bahelin
@xasanbariise8041
@xasanbariise8041 2 года назад
Allaha u naxariisto
@engmartisoore69
@engmartisoore69 11 лет назад
ilaahay ha unaxariiste heesaha wadaniga ah oo dhan isaagaa samyay
@omarpk4726
@omarpk4726 11 лет назад
naxariistii jano illaah haka waraabiyo indhabuur & intii dhimatayba wuxuu ahaa abwaan ku sifoobay wadaniyad waxaanuu dhintay wixii ka danbeeyey 17-11-1989. qaran & qabiil meel wada galaan. heeso badan buu sameeyey oo wadaniya waxaanuu ahaa baalasha uu ku duulo kacaankii 21 oktoobar. waxa igu xasuusa anoo ka shaqeeya garaash ku dhegenaa sartii tahliil warsame ee no4. 1989. ayaan uga shaqeeyey gaari xaajiyada oo uu waday yar ii sheegay inay wallaalo ahaayeen abwaan indho buur.
@abdishakurabdi3334
@abdishakurabdi3334 10 лет назад
aun abwaan cabdi bashiir indhabuur. wuxuu safkahore kaga jiray abwaan fara kudiris ah wadaniyiin ah.
@furintafoore9368
@furintafoore9368 6 лет назад
Allaha u naxariisto wallee dad waa kii hore
@cabdiqanikaraaf9826
@cabdiqanikaraaf9826 6 лет назад
Allaha u naxariisto cabdi bashiir
@mohamedali-zh4rp
@mohamedali-zh4rp 11 лет назад
alah ha u naxariisto amiin amiin kuli timojilac cabdi bashi ibraahim baadil deego iyo kuwa badan
@ferdosashino3134
@ferdosashino3134 5 лет назад
Cabdi bashiir Ala ha unaxariisto
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 3 года назад
Alla ha unaxariisto sacad yuu ka ahaa
@MrSalah2003
@MrSalah2003 12 лет назад
Abwaan haddaad maqashaan waa Cabdi bashiir indhabuur AUN waa halyeey xasuus mudan waxaa lagu xasuustaa heesaha dhiira galinta waa hogaamiyaihi kooxda Halgan ee ciidanka booliska waagii dalkau dhisnaa dadkuna midka ahaa waa ninkii u qaaday guusha iyo billada dahabiga ee kooxda booliiska waqtigii 1978 .
@ibrahimhassan9246
@ibrahimhassan9246 7 лет назад
alaha ku naxriist wadani dhaba ayuu ahaa janada fardowsan ilaahay kaga baryey
@samirafarah3626
@samirafarah3626 9 лет назад
cabdi bashiir inabuur waan kor istagay maydkiisa waxaa lagu dilay afisyooni albaabkeeda hore waxaana dilay wax aan oran karo waa jahiliin aan waxba xeerin runtii xajiyadiisa uu wadan jiray wxaa ka kaxaystay dablay mareexaana oo aad u qaldanaa .laakiin imisaa birma gaydo baa ladilay prosor ebyan macadka sida iyo cali guray iyo prv aadan cali iwm
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 8 лет назад
+samira farah u ducee walaal , SOOMAALI WAA IS GUMAADAY , aLLAHA ASLIXIYO dALKEENA
@abdirahmanhussein1899
@abdirahmanhussein1899 5 лет назад
Wxa dowlad buriyey hawiye marka hadana ayaga raba dowlad nabad u qeylinayaa
@SPharaoh
@SPharaoh 5 лет назад
Abdirahman husuen Ceeb ha dhihin sidaas. Dadkeena waa la isku diray. Reer galbeed iyo carab, itoobiya. Hargeysaa lagu yiri go’a oo dal noqda.
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 3 года назад
Abdirahman Hussein afweyne ayaa dumiyay dowlada baastar
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 3 года назад
Abdirahman Hussein gardaro in qof muqaadina lagu dilo miyaad rabtaa
@buhodle1
@buhodle1 12 лет назад
Qofkii wadanka u soo halgamay waxaa waajid ah in taariikhdiisa la nooleeyo, alle ha u naxariisto.
@alphaahmed7343
@alphaahmed7343 9 лет назад
waa qofkii ugu badnaa guulwadeynta heesaha kacaanka ah isla markaana noqdey qofkii ugu horeeyey ee madaxtooyada horteeda lagu toogto
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 года назад
( ALLAH SWT) JANNATUL FIRDOUZ ❤haka waraabiyo( ALLAHUMA AAMEEN)🙏🤲🤲🤲🤲🤲
@abdihassan689
@abdihassan689 7 лет назад
abwaankan waxan ku xusuusta heesta haybad waxad ku leedahay dhulkaaga hooyo waana lama huraane hagar li I wax ugu qabo
@heroehl
@heroehl 12 лет назад
ALAYA RAXMA ABWAAN CABDI BASHIIR INDHA BUUR YANADUL FARDUUS ALAHA KU GEEYO AMIIIIIIIIIIN
@tobanlehasan6485
@tobanlehasan6485 7 лет назад
waa run waxaa lagu diley afisyooni subaxdaa halsaac ka hor ayan ka tegey alla aakhiira war jiraa ninkii diley wuxuu aha nin gaaban oo madow
@abdik9002
@abdik9002 4 года назад
Bal maxay ku dileen?
@mahdiali8874
@mahdiali8874 4 года назад
Waxaa dilay mareexaan waxay galeen xafiiskiisii xarunta heegan ee iskool polizia. Wey soo kaxeeyeen col. Cabdi bashiir waxay geeyeen aafisyooni ayagoo ku andacoonaaya in uu la dhashay Gen. Ceydiid. Asaga iyo ceydiid isku qabiil ay ahaayeen oo kaliya wax kale oo ka dhaxeeyay ma jarin. Janaraal mareexaan ah oo la dhihi jiray talax ayaa ku yiri askartii siyaad bare iska daaya ninkaan waa wadani. Laakiin waa laga diiday. Markii ee tahay galabtii casarkii ayee ku toogteen albaabkii aafisyoone. Ale ha u naxariisto G/sare cabdi bashiir indhabuur.
@a.m.warsame7469
@a.m.warsame7469 4 года назад
Heesta uu barnaamijku ku bilaabanayo (00:00 - 02:16) qofkii meel ku arkay fadlan lifaaqeeda ama link-igeeda hoos ha iigu reebo.
@nurawale5694
@nurawale5694 5 лет назад
alla yaaraxma intii dhimatay 11/5/2019
@cnsirjama2217
@cnsirjama2217 5 лет назад
Ilaahay haw raxmado cabdi bashiir gob gobi dhashay
@eagel143
@eagel143 12 лет назад
Abwaan Bashiir wadani abahiis ayuu ahaa rabow janadii ka waraabi
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 7 лет назад
ilahey waxan uga Baryaya inuu Janadii fardowsa Hoygiisa akhiro alle haka dhigo tiisii ayay noqotaye ma nin Dil loo quuro miyuu ahaa ma Ahayn
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 года назад
Viva Soomaaliweyn
@ahmedqalif143
@ahmedqalif143 10 лет назад
ilahay ha u naxaristo
@XabiiboShAli
@XabiiboShAli 2 года назад
Indhaha alla idinka tuur maxay dadkii bulshada indhaheedii ahayd dil u quureen
@habiboabdiaden4327
@habiboabdiaden4327 9 лет назад
Illaahow Unaxarisoo Amiin Yaraabii
@MrSalah2003
@MrSalah2003 12 лет назад
iga raalli ahaada waa kooxda HEEGAN halkaan ku qoray HALGAN .
@suhssujsjs8604
@suhssujsjs8604 4 года назад
Cabdi Bashir wuxuu ahaa abwaan qaran markaa meesha masiibo maya ka dhacday muqdisho markaa imisaa laidlaw birimageydo siyaadna mandolin daroodna ma dilin we waxaa dilay wax ma garad
@TheOmarYare
@TheOmarYare 12 лет назад
dad waa dadkii hore doqono waa dadkii danbe ayaan maqlay marka maanta laga bilaabo waan aminsanahay maxaa yeelay dhalinyarada hadaan nahay waxaan ku fikirnaa sedee sharci looga helaa wadamada shisheeyo dadkii horena sidaas ayey uga foojignaayeen in uu duli iyo dhibaato la kulmayso hadaad wadan kaada ka tagto marka somaliyey aan is daba qabono
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 2 года назад
Birimageyduna ka may nabad galin dilkoodu illaa maanta wey socota Aun dhamaantoodaba akhrina waa la isku arki doona
@daahiryariisow
@daahiryariisow 5 лет назад
ABDi BAShir AUN AAmIIN
@abdihassan689
@abdihassan689 7 лет назад
indhabuur alahayoow u naxariiso
@samotalisali3911
@samotalisali3911 11 лет назад
abwaanka inta hees qiro leh micnona leh oo an dhageestay asiga ayan alifay illah jandii hasiiye asigo kale umad afka somali kuhadsha wayahan inuu somarayo ilama aha
@THEUSUALSUSPECT99
@THEUSUALSUSPECT99 11 лет назад
AUN abwaan soomaalinimda ku dheertahay oo aan aad ujeclaa jeesihiisa buu ahaa
@sulaymanmohamed7892
@sulaymanmohamed7892 9 лет назад
Allahayaraxma wuxuu ahaa nin wadani ah lakiin dad jaahil ah ayaa qawiil u diley
@buugqalain91
@buugqalain91 11 лет назад
Aqyaarta sharafta leh waxaan idinka Codsanayaa Qofkii garanaya meesha Laga helo heesta (Maad Naga tagtaan Nama taqaaniine) iyadoo dhameys tiran, waad mahadsan tihiin
@KalelaChannel
@KalelaChannel 3 года назад
Yaa ii sheegi karo ninkaan markuu dhintey and dadkii diley. Been iyo borobagaanda ma raadinayo oo qabyaalad/siyaasad dabada ku hayso. Ninkaan aad baa u jecelahay wax soo saarkiisa. Isku qabiil misa hayb ma nihin. Waan ogahay in la diley oo dilkiisa beesha darood dusha laga saaro. Laakin sidee u dhacday, ma yahay dhacdo la hubo?
@ahmedmahfoud3471
@ahmedmahfoud3471 2 года назад
Ma darood baa loo diley
@AhmedMohamed-lz7ce
@AhmedMohamed-lz7ce 6 лет назад
Dameer calasow qabyaalidiiste waankunaqaana laakiin C B Indhabuur unuu abwaab ahaa adiga kaamabaryaayo
@gamestonediomond6017
@gamestonediomond6017 4 года назад
Heesta koobaad halken kahelaa walalayaal haligu caawiyo meel aan kahelo
@gamestonediomond6017
@gamestonediomond6017 5 лет назад
Daahir walalkay waxan kaa codsanaya hadad aragto qoralkayga inaad hesahan midmid noguso galiso youtubka walal waa iga codsi
@dahirmohamedhashi9859
@dahirmohamedhashi9859 4 года назад
Inaan dhageysto anoo rabo 10 jeer ayan wareysigan dhageystay
@samotalisali3911
@samotalisali3911 11 лет назад
heesta aaan waligey radin jiray magaceda manta ayn helay dhimasho waa hees qiiro gaar ah leh iyo qiimo intii ilaqabta wey ilaqabta ee inatkley ufirso
@duranshire409
@duranshire409 7 лет назад
cabdi bashiir indhobuur nin qaranka iyo umadda somaliyeed xushmad ku leh ayuu ahaa laakiin daahir calasow ayaa doonaya inuu xaarkiisa iyo wasaqdiisa marmariyo marxuumkaas
@iimaanfaarax4175
@iimaanfaarax4175 6 лет назад
Abwaan Cabdi b indhabur
@iimaanfaarax4175
@iimaanfaarax4175 6 лет назад
Allaa yaa cizag
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 6 лет назад
Sxbayaal waxa maqlay in qabiil dartiis loo dilay habargidir baad tahay maxaa kajira
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 6 лет назад
haa waa jirtaa arinkaas wanaa xaqiiq waliba meedjkiisa waxa uu yaalay albaaka xirada afisioni alahha u naxariisto
@Geeljire22
@Geeljire22 4 года назад
Maxamed Maxamuud Fidhin wuu noolyahay wuxuu joogaa magaalada Wabridahar.
@ahmedmahfoud3471
@ahmedmahfoud3471 2 года назад
Bro Madaale Magaalada Wabridahar waa xageee
@Geeljire22
@Geeljire22 2 года назад
@@ahmedmahfoud3471 Sorry Qabridahar baan ka wadaaa
@wadani74
@wadani74 12 лет назад
fadlan hadaad awoodid MP3 ahaan usoo geli si aan u download gareysano.
@hassanhusain8388
@hassanhusain8388 8 лет назад
somli. rabi is sojeediyo
@mohammadabdi6875
@mohammadabdi6875 7 лет назад
Habar Dahabo deggan soon dhawaw, haddii askartii waddan maamulaysay ay waqti fiican OO aan lays nicin Lana dagaalamin Soomaaliya wadajirto-ishaysato ay xukunka wareejin lahaayeen.....taallooyin bay mudnaan lahaayeen(ogow dowlad shaqaynaynsa ayey qabsadeen musuqba halagu sheego). Askartii iyo Hoggaamiyahooddii maxaay ka tageen oo dhaxal dowlo ah(life administration). dad baad cayday OO xaaraan iyo mooryaan Ku sheegtay....mana mutaysaysan dadku cayda ee kuwii xukunka Ku raagay dalka iyo dadkana Marin habaabiyey baa mudan cayda. Cabdi bashiir cay iyo af-lagaado ma qabato, af-maal Soomaaliyeed buy ahaa....Rabbi bay u taallaa ee fadlan u duceeya
@abdi7079
@abdi7079 7 лет назад
asc aqyaarta sharafta leh waxaa idinka codsanayaa qofkii helli kara heestii calankaagu waa hibo sharaf kugu haagoogee inay soo geliso web
@abshircarab18
@abshircarab18 5 лет назад
Weyku jirtaa sxb heybad ayaala dhahaa
@omarpk4726
@omarpk4726 11 лет назад
Arimo badan baan xogtooda hayaa waayo waxaan ahaa hamar child from:1975-1989. dhibaatada ilaa maantadan ka aloosan soomaaliya gaarahaana caasimadda mogdhisho waa qalbi xumadii laga dhaxlay kacdoonkii ka dhacay masjidka sheekh ali suufi 14-07-89.fri. maalintaa laga bilaabo amar weyn ayaa inagu habsaday dhibka kale sida abaarta & colaada maruun baad ka baxdaa laakiin umad dhan oo aad moodo inayna wadanka uba dhalan waad fahmi kartaan dhib waxay gaysan karaan, allaylehe kacaan buu ahaa laakiin...
@abbas6786
@abbas6786 8 лет назад
omar pk
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 2 года назад
ASC SXBKAY DAHIR CALASOW PLS EMAIL AN KAA HELO II SOO QOR. WAA MUSTAFE BURCAAWI
@Gammuure
@Gammuure 12 лет назад
Haddii ayan dabeyl urin, Awood ma leh nafteyduye, Markaan uurka hooyadey, Ifka uga soo baxay, Anigoon anfaco baran, Neecawdiisa udugga leh, Kii igu anqariyow, Arligeygow.....
@bulcad444
@bulcad444 11 лет назад
heestii meedey caanka ahayd ee '' HAYBAD WAXAAD KU LEEDAHAAY DHULKAAGA HOOYO''
@asalibrahim199
@asalibrahim199 7 лет назад
7:55 heestaasaa to ah
@MrSalah2003
@MrSalah2003 12 лет назад
HEEGAN ayaan ka wadaa
@alihassan-ry7sn
@alihassan-ry7sn 9 лет назад
Abwaaanka allaha haw naxariirsto inta cuqdada qabta oo riyooneysana allha ha caafimaadiyo especially I mean who says somalilanders
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 4 года назад
Soomaali sharafleh baa lasugu qofkoodii fiicnaa oodhana weycuneen AUN wadaniga soomaaliyeed
@abdiahmed2070
@abdiahmed2070 11 лет назад
wadani somali, adigaa mp3 kadhigan kara waxaad soo degsataa "Fereemake video Converter" kadib taabo botton sare ee +video kadid dooro heesta aad rabto markay soo gasho taabo badhanka xaga midig ee hoose waxaa ku qoran lo mp3 markay sogasho converter dheh kadib taabo bottonka bidix hoose ee lo AVI wuxuu ku waydiin uun dooro meeshaan kuu dhigo, thanks
@زهرهعبدالله-خ6ب
@زهرهعبدالله-خ6ب 7 лет назад
Abdi Awil u
@daahiryariisow
@daahiryariisow 5 лет назад
indhabuur AUN Waacan array garya qaa
@aali8892
@aali8892 3 года назад
Mareexaan baa dilay isagoo Siyaad barre u heesaya ayeey dileen
@calasaddan1753
@calasaddan1753 10 лет назад
Adam nin habaaraya nin marxuum ah adiga kaa hor ma arag. Laakiin dadka ayaad tusaysaa garaad yaridaada
@msGubta
@msGubta 12 лет назад
waxaa dilay kuwii u heesaayey
@vaysal59
@vaysal59 12 лет назад
Qabiil umusan heesin ee qaran buu u heesay , somali oo dhana way is dishay
@aliismail8049
@aliismail8049 7 лет назад
Waxa lahaa axmed shire cali baanday.oo ahaa kooxdii xooga. Dalka .ee chanan daauud.hargaysa
@alphaahmed7343
@alphaahmed7343 9 лет назад
wax jirra ma ahayn guulwade faqash ah ayuu ahaa isaga iyo ka ka sheekeynaya iyo kii uu u heesi jirey ee markii dambe abaalkiisa ka dhigey in uu xabbad afka ka geliyo
@alphaahmed7343
@alphaahmed7343 9 лет назад
anigaa siyaad hooyadii iyo hooyadaaba diley adigana ku dilli doona
@alphaahmed7343
@alphaahmed7343 9 лет назад
vielleicht sind Sie hawaii Homosexuell können Sie Ihre Art zu erhalten
@xasancabdi1385
@xasancabdi1385 7 лет назад
aun wadani dhab buu ahaa
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 лет назад
Afweyne iyo dawladiisii faqash maxay nin raga umada soomaalida kujiray kadishay
@hassangudaal9627
@hassangudaal9627 6 лет назад
Axmed Sahal Cali kan.meesha kuusaran.siyaad bare miyaa dilay
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 лет назад
@@hassangudaal9627 Haa walahi isagaa dilay Mujahid Maxamed Mooge Aun Wuxuu usoo adeegsaday Ogaadeen isaga iyo sideed qofoo kale dhamaantoodna way wada dhinteen😅😅😅
@mahamedhassan348
@mahamedhassan348 5 лет назад
ADIGAA LAGU DILAYAA HADA BAASTAR YAHOW @@sahalcali4196
@mahamedhassan348
@mahamedhassan348 5 лет назад
KADHAXBAX DADKA JIROOLE YAHAW ARYAA WAXAAN MAGABDHAA DOOFARAA DHASHEE ANAGA DAAROOD MEEQAAN IS DILAYNAY OOHIN BADSANAA DOOFARAA DHASHEE ...
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 лет назад
@@mahamedhassan348 Aniga ma dhuusaad igudilaysa xaarlayahaw wanigaa maalin walba kolba tuula kaasaarayee baritana Tuulada Garoowe ayaan kuugu imanayaayee kasii xamaan uruurso xaarloow
@aliismail8049
@aliismail8049 7 лет назад
Farhan ali.muu samayin.heesta umadyahay qabiilkiyo qaranimadu waa laba.aan isqaadikanoo
@daahiryariisow
@daahiryariisow 4 года назад
War ilaayn.heesa.wadaniga.kala.bar.asagaa.alifay
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 6 лет назад
Goorma la dilay abwaankan qofkii qoraalkayga arkoow hadaad garanayso iisoo jawaab
@muhudinsheikhabdi1010
@muhudinsheikhabdi1010 6 лет назад
1991 Ayaa la diley waxaana lagu diley xerada afasyooni ee ciidamada cirka soomaliya muqdisho waxaana diley mareexaan waxaana loo diley waa habar gidir isaga oo ka qaxaya dagaaladii ahliga ahaa ayaa la diley baa buurkii xaajida aheyd ee uu wateyna waa la dhacey
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 лет назад
Hibaaq Saakin Aadbaan ugaxumahay in dadka magaca leh ladilo waxaas waxaa lagabartay dawladii daalinkii Afweyne hogaaminaayey ee Faqashtii
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 6 лет назад
Lkn hanargidir isagu maba ahaane sabab sow mareexaan ma ahayn abwaanku
@hamzafarah721
@hamzafarah721 6 лет назад
@@awaarechannel1758 walaal wuxuu ahaa Habar gidir
@hamzafarah721
@hamzafarah721 6 лет назад
@@muhudinsheikhabdi1010 sxb balse aniga waxaan maqlay inay dhulbahante dileen sidee wax ujiraan?🤔
@safiyasaid9189
@safiyasaid9189 5 лет назад
Afku laba taako ku teg
@wiilwaal4224
@wiilwaal4224 6 лет назад
Siyaad bare iyo darood wadani beey ahaayeen fanaankan bey dileen.
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 6 лет назад
Saw maaha
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 года назад
Shacabka Soomaaliyoow Doorta Qofka WanidAga Midna Dal an Lahayn Ciidan Dal Ma Ma ,a
@أجلسحديقة
@أجلسحديقة 6 лет назад
Inteekuleedahay itoobiya yaasesiiyay intee cigaal xiran ayxiradood tahay albaabka uguwen ee soomali kakici ladahay ee cabdiwali kasoogalay waqtigii farmaajo lagariday laislwararanimada keeyana inugleesay sheeqshariif afka af uriday hadaa lahelin daadka isbiirsaday meeshuu kahirgalay kadibna albaab walba iskufidiyay ilaa hadana lataaban ee dusha laga salaaxayo waxay ugudbeen iney yiren nabi soomali kadhadhay kutumanaya diin iyo dal itoobiya oo aqon arxan dadka kutunto buris ay kukawisay musmaaro ragii kasoobaxa xabsiga kadhigtay rag madhales iyo idho la aan dadkii xira iisiihay hadana shaatiga ubadalay jecel baaba adana nimada soomale kigaranaya xidadka usiibta rabta cabdiwali oo maxamud carabta maxamuud saalax ah ayaa iyo sakiin oo xuuti dhalashadii oo layaqaan naagsoomali caruurted kabeecsaday yeey nahogin waa labasakiin carabta ayey uga qaraabtaan waxa wada amxaarka waa ayaga ee yahuud iyo ameerika lugaha iskugeliyay
@gamestonediomond6017
@gamestonediomond6017 5 лет назад
Waar walalayaal heesta daahfurka ii sheega meel aan ka helo
@mohammedali4555
@mohammedali4555 12 лет назад
sxb heeso badan ayaa ka maqan oo abwaanku tiriyay
@AliHassan-ro6qp
@AliHassan-ro6qp 5 лет назад
He was my ab tia but tempted by tribalism like other Somalians
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 5 лет назад
Allaha u naxariisto Abtigaa. Waynu iswada laynay. Min Hawiye vs Daarood. Hbargidir vs Abgaal. Mareexan vs Ofadeen. Waxbo iskumaan reeban waan is maja goynay. Walina way taagantahay. 26sano kadib.
@adamyusuf3361
@adamyusuf3361 8 лет назад
abwaan cabdi bashiir indhabuur aun waxaa dilay usc'
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 7 лет назад
Adam Yusuf taariikhda ha khaldin ceeb maaha hadaadan garaneeyn wixi diley waa la yaaqaanaa.
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 6 лет назад
Waxaa dilay daaro ood ee beentad seeydhineeyso naga yareey caweeroow.
@najmaosman5982
@najmaosman5982 6 лет назад
Dhuxii SNM 😂😂😂😂 waad iga qoslisay
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 6 лет назад
@@najmaosman5982. Reerkan waa cawaan qabiilku laabta degay, waxey sameeyaana haweya dusha loo saaraa ileen waa umad illaaheey samir iyo xishood siiyee.
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 6 лет назад
@@najmaosman5982. Bal eeg beenta intaa la eg ee uu kaga masaxayo wixii reerkiisu sameeyeen, Bashiir indha-buur waxaa uu ahaa aabihii kacaanka ee soomaalinimada aaminsanaa oo waxaa uu soo saari jiray heeso hanuunin ah ee uu lahaa soomaalaay dowlada raaca nasiib dar se Afweyne ilmihiisa dilay misna gaadhigii uu lahaa kaxeystay.
@ahmedsabban8990
@ahmedsabban8990 8 лет назад
Ax yaa Taariikh . Heesahani waxay kasii nool yihiin Taariikhdii burburtey ee somaliyeed.
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 6 лет назад
Waryee daahiroow heesta daah furka magaceeda ii sheeg nio.
@gamestonediomond6017
@gamestonediomond6017 5 лет назад
Sxb inoo soo raadi heestan amba wana ku daale
@Janankaify
@Janankaify 12 лет назад
ahi. I am Sorry, aqoonay ba'!!!!!!!
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 6 лет назад
Takale Lahjadayadu Kuheesa ninkani
@abdinassir473
@abdinassir473 4 года назад
Burco love ninka waa reer mudug marka reer burco iyo reer mudug wa isku lahjad wax yar maahane
Далее
#kikakim
00:17
Просмотров 7 млн
Ajakis iyo tahriib maxaa kalaheysta Daawo
33:02
Просмотров 37 тыс.
GABAY WADANI AH OO QIIRO BADAN ABWAAN KAADHEERI
8:49
Xulka Heesaha Wadaniga #1
13:09
Просмотров 436 тыс.