Тёмный

Farriin furan oo ku socota wahaabiyada Soomaaliya 

Bogga Maandoon
Подписаться 3,6 тыс.
Просмотров 5 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 72   
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 года назад
Iney Towbad keenaan baa u fiicnaan laheyd Wahhaabida... Adigana ajar iyo xasanaad Rabbi hakaa siiyo sheekhow sida aad bulshada ugu iftiimisey dhibaatada uu keeney fikirkankaan naceybka ku dhisan ee kaligii muslimka ah.
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 года назад
Walaaleey sax waa inay toobad Keenaan wahaabiya oo dhibka ka daayaan umadan ay dhibeen ee ay galaysiinayaan iyo burburka wll
@saabirinmustafaways
@saabirinmustafaways 3 месяца назад
Sh allahaa ku barakeeyo❤❤❤
@FarxanIbnucabdicasiis
@FarxanIbnucabdicasiis 11 дней назад
ma sh alaah alowku barakee
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 2 года назад
جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم أيها الشريف الشيخ لقد أحسنت وقلت الحق ولكن هل يسمع الأصم؟
@saalahhimmo172
@saalahhimmo172 3 года назад
Allaha kuxifdiyo
@yusufabubakar3112
@yusufabubakar3112 Год назад
Shaydaaaan
@libana4081
@libana4081 Год назад
C/Rahman shariif ma tiri cali ayaa igu fadli badan asxaabta nabiga pbuh gadaashiisa,waan dhageestay adigoo dhahaayo
@hungryman1738
@hungryman1738 Год назад
Taasi wa caadi in cali bani abidalib uu ugu fadli badanyahay waliba aniga waxan sii aminsanhay in dhaman saxabada ka fadli badantahay faadima bintu rasul marka taasi wa ra'yi lagu kala duwanan karo ee raga waxan aaminsan miyad ma mid tahay
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 года назад
Maashaa allaah sheekh guulayso
@saleebanshire1427
@saleebanshire1427 Год назад
Maa shaa allaH
@schokobreezy4603
@schokobreezy4603 4 года назад
waad sheekaysansaa sheikhna matilihid xadiith ama quraan waxkeen
@saalahhimmo172
@saalahhimmo172 3 года назад
Xadiis iyo quraan beeyku waasheen Bidcayahay waligiin quraan aan lagu dhaqmeyn baa heysaane
@Abdikaaf
@Abdikaaf 4 года назад
Maashaallaah Sh Abdirahman Sharif ilaaahay haku barakiyo Jzkllh Sheikh
@dhaariqmedia8123
@dhaariqmedia8123 2 года назад
Sheekh mahadsanid adigan yaad tahay jawaab wacan
@calitaariikh8959
@calitaariikh8959 2 года назад
Wax baro jahilnimada ma fiicana cilmi baro dhaliyaraa tahaa
@dhaariqmedia8123
@dhaariqmedia8123 2 года назад
Aniga wax wan bartaa balse adiga jawab fican laga rabey wll
@nurtonuray686
@nurtonuray686 2 года назад
Who are you first to tell this
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 Год назад
من الذيب يمول ويدفع لعداوتك العلما المسلمين الصوماليين؟
@xamsetukaale1521
@xamsetukaale1521 3 года назад
Culimada aad sheegayso ee ibnu taymiya ka mid yahayna waxa jira kutub laga been abuurtay Anaguna hadaan nahay dhalinyarta soomaaliyeed Waanu qaan gaadhnay waxwalbana waa fahmayna Waxna waanu baadhnaa adiguna nama qaldi kartid midkalena nama qaldi karo
@saalahhimmo172
@saalahhimmo172 3 года назад
War somaali ma matali kartide biciyoow uraayo Afka kaago oo wajigaa gubaye magaca noodaa Waxaa fahantay malehee
@cabdulaahicalinuurshyuusuf
@cabdulaahicalinuurshyuusuf Год назад
Dhalin somali ma matashide firqooyinka daalada ah sheego
@mohamedabdilahi641
@mohamedabdilahi641 5 лет назад
ilaahay waxaan markhaati galinayaa inaad culimada Ku been abuuratay oo kasheegtay waxaanay odhan sida gawso,carab ,af ,dhag inay ilaahay Ku tilmaameen taasu waa been cad oon geed loogu soo gaban culimaduna waxaan ilaahay quraankiisa ama nabigu aanu ilaahay kusifayn kuma sifeeyaan . culimada salafiyiintu ilaahay waxay Ku tilmaamaan oo Ku sifeeyaan wuxuu isku sifeeyay ama uu rasuulkiisu Ku sifeeyay,iyagoon badalayn ,khalqigiisana Ku shabahayn tusaale ahaan ilaahay wuxuu isku tilmaamay inuu wax maqlo ,wax arko ,wax o gyahay khalqigiisuna waxbay maqlaan, waxbay arkaan ,waxna way ogyiiin laakin isku mid maaha maqalka alle iyo ka makhluuqu ,araga alle iyo kamakhluuqu sidaa si lamida ilaah wuxuu isku tilmaamay gacan gacanta makhluuqa lamid maaha,wuxuu isku tilmaamay sarayn makhluuqa lamid maaha sarayntooda ,wuxuu isku tilmaamay naxariis naxariista makhluuqa lamid maaha . laakin tolow adigu shariifoow ma ilaah aan wax maqlin baad rumaysantay?! oon wax arag! oo aan khalqigiisa kasarayn?! oon gacan lahayn !! تعالى الله عما يقولون علوا كبيرا talabaad culimada salafiyiintu ma gaalaysiiyaan qofaan ilaahay iyo rasuulku gaal Ku sheegin ama aanay umadu iskuwaafaqin gaalnimadiisa, amaa dadka qarxiya dadka waa dad khawaarija mana aha dadku taagan manhajkii salafka , ee ay culimada xanaabilada iyo cidii raacday ay kadhaxleen ibnul taymiya,ibnul qayim ,ibnu kathiir,ibnu Rajab ,imaamu dahabi iyo culimadii kale ay soo nooleeyeen.
@somalia6633
@somalia6633 5 лет назад
Qaraxa dadka ka daaya
@mohamedabdilahi641
@mohamedabdilahi641 5 лет назад
subxaana aniga iyo culimadayda salafiyiintu waxaan qabnaa inaanu isqarxintu banaanayn
@mohamedhassan6174
@mohamedhassan6174 4 года назад
@@mohamedabdilahi641 Horta salafiyiintu maxey ka aminsiyihiin wadaadka imnu teymiya.
@aadanjokeofficial4711
@aadanjokeofficial4711 4 года назад
Qofkan wuu iska hadlay suufiyaduu salkuu kuhayaa ee iska aamus
@mohamedalielmi299
@mohamedalielmi299 4 года назад
Qaaimina tihiin hada Wahaabi tihiin maa dhulka Gaalada laadin qaraxa aa nagu baabiseen😔😔😪
@saadaqguure758
@saadaqguure758 2 года назад
Msha Allah sheekh mahad sanid
@tichipsmobile4936
@tichipsmobile4936 5 лет назад
War walaalow ilaahay oo culimada ha caayin, nin islaam ba tahay. Sheikh umal waa sheikh diinta faafiya
@aliabdi4021
@aliabdi4021 4 года назад
Wahaabiyada umada allah hakasaaro qarax iyo caqiido wasakhaysanbay layimaadeen
@comedyfortherapy730
@comedyfortherapy730 4 года назад
Kan Somali Miya mise waa qof Afsomali bartay koley KU muu dhalaline
@comedyfortherapy730
@comedyfortherapy730 4 года назад
@MH yaan lagu wasine meesha ka carar
@hungryman1738
@hungryman1738 Год назад
Adigan somali ahayn oo dhumitaan iyo aqlaaq xumo isku darsaday maxay tahay somali sow bani adan un maaha
@shiikhmaxamed4050
@shiikhmaxamed4050 2 года назад
مشکلة الحنابلة عبر التاريخ
@yuusufaadanaxmedaxmed255
@yuusufaadanaxmedaxmed255 4 года назад
war naga aamus zindiiqyoow
@ahmedaideed8891
@ahmedaideed8891 4 года назад
Zindiiq ma ah we xqiiqu shahag
@xamsetukaale1521
@xamsetukaale1521 3 года назад
Hadalkaaga waxa loo baahan yahy inay cadaalad ka muuqato waayo muuqaal qof cilmi leh ayaa kaa muqda
@xamsetukaale1521
@xamsetukaale1521 3 года назад
Wadaadkan isaga ayayba wax iskaga dhex qaldan yihiin wahaabiyo isuma jirto in quluwi ama talaxtag ku jirto iyo in wanaagsan ayay leeyihiin markaa ha isku wada darin . Waayo way cadahay oo way noo muuqataa in magac qudha laga dhaxaysiiyay iyagoo hadana kala duwan . Sida suufiyo qaar xun iyo qaar dhaw u leeyihiin
@abdiahmed4396
@abdiahmed4396 3 года назад
Shariif hory u soco
@cabdinasirshariif3956
@cabdinasirshariif3956 3 года назад
Adiga shariif matihid jahmi thy
@ilyaaddaahir6382
@ilyaaddaahir6382 4 года назад
Subxanalah war ilahay ma umadu la mid yahay((ليس كمثله شى)) Wadadkan waa nin cilmi leh ee wahabiyow wax maqla
@anisohirsi2702
@anisohirsi2702 3 года назад
Wahabiyada waa British Islam waa dajjal culumadisa
@mohamedHassan.M
@mohamedHassan.M 4 года назад
Ala miskiin jaahil ah umada waalaaya
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 года назад
Adigu ma qarax baad u ciil qabtaa orad muqdisho tag ee is qarxi doqon baa tahee
@dhaariqmedia8123
@dhaariqmedia8123 2 года назад
@@jaamackaasimkaasim7696 good wll
@mohadaud2887
@mohadaud2887 4 года назад
Wadhadkaan waxaa fahmi kara ruux diinta cilmi uleh.....inta ayadha ah kutubta wahabiyada in ay kuyaliin waan ogahay hata safaxaadka iyo bogoga
@xassansaalxa7930
@xassansaalxa7930 Год назад
Jaahilka loo ma jawaabo naftu haday ka baxdo
@askhaliif5038
@askhaliif5038 4 года назад
Anaga sh Maxamed abdulwahb waxaan ka aaminsanahay in uu calim mum culumaa Al muslimiinta raxmatullahi calayhi
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Год назад
Ok horta kitaabka taariikhd Alnajdi oo ay isla iyagu qoreen akhri markaas adaa fahmi doono waxa laga sheegayo. Kitaabku afcarabi ayuu kuqoran yahay waxaana qoray ardaydii maxamad cabdulwahaab
@-jf3fu9fb8b
@-jf3fu9fb8b Год назад
جواب الجاهل : السّكوت عنه. anigu urur difaaci mayo, lkn adigaan fiidyawga sooduubay ayaa badbaado ubaahan , eediinta islaamka siwanaagsan ubaro kana baro culumada diinta aqoonta dheer uleh , allaahna kacabsanaya ooyaqaan dariiqii nabiga salla allaahu calayhi wasallam iyo dariiqii saxaabada / طريق السّلف الصّالح ، وفهم السّلف الصّالح .
@hungryman1738
@hungryman1738 Год назад
Hhhh dariq salaf saalix miyad haysaan
@alinuur6586
@alinuur6586 4 года назад
Wahabiyada Allha umada kaqabto
@libana4081
@libana4081 Год назад
Maida kale Minnesota waan isla daganahay markaan ku aragno adigoo tv taagan liberal & lgbt baad dhex fasdhidaa,adiga allaha kusoo hanuuniyo
@askhaliif5038
@askhaliif5038 4 года назад
Ninkan been badanaaa sifatka Allah buu diidanyhay dadka caqiidada fasidka kadaaa yaa mujrim
@maxmudxareed1345
@maxmudxareed1345 3 года назад
Kan waa xoolo.
@luulkesaneey7315
@luulkesaneey7315 2 года назад
baqtigaan ma muslim mase waa mushrig
@faafintakheyrka8590
@faafintakheyrka8590 Год назад
Kani matowbad keenay asigoo gaal ah ayaan ogaa oo axadiis beeninayya
@mukhtarshire9473
@mukhtarshire9473 4 года назад
Wahabiya got under his head skin! Get over it and fix ur madax and then ur diin! Caruur waaye isaga dhan.
@_don206
@_don206 4 года назад
Typically wahabi no respect
Далее
Ничего не делаю всё видео 😴
00:33
Признавайтесь, кто его смыл?
00:54
ТАЙНА ТРАВЫ #shorts
00:22
Просмотров 862 тыс.
AWAKENED THE UNKNOWN
00:17
Просмотров 1,6 млн
Sideed ula dhaqmaysaa qofka kaa caqiido duwan?
19:17
Dilaa Mohamed Abdi wahaab-taariikh kooban
39:36
Просмотров 14 тыс.
maxaa  hortaaagan ku dhaqanka shareecada islaamka
19:03
Ничего не делаю всё видео 😴
00:33