Тёмный

Farsamada hanashada dumarka! 

Ayan Dhalad Show
Подписаться 60 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

#ARDAAGEENA #cilmi #nafs
i
www.pexels.com...

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 62   
@abshirabdinormohammed9129
@abshirabdinormohammed9129 3 года назад
1-waan jeclahay sidad u fakirto 2-waan jeclahay inaan dhagaysto hadalkaada 3-waxaan kugu jeclahay sidaad tahay 4-fiicnaan lahaydaa inaan mar hore kabaran lahaa 5-waan kuu jeclaan doonaa xataa haduu mizaankaada noqon 100 kilo 6-waan ku jeclaan doonaa xataa hadaad 80 sano gaarto oo duqowdo
@Mahad332
@Mahad332 7 месяцев назад
Thanks👍👍👍
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 3 года назад
horta diin dhaqan wnaag iyo samir, qofnimadayda nadaafadayda , arin jeerkay soo gudboonaato ama hawl jirto saan umaamulo maareeyana, inaan leeyahay nadaab tastur iyo protocol leeyahay meesha ugu fududna ka qaato aqoona uleeyahay tilmaamobadna asn meeshan lagu soo koobi doooobimashalah.yaryar
@cabdiraxmancabduqadir2448
@cabdiraxmancabduqadir2448 3 года назад
Waan ku jeclaan doona xitaa adoo 80 jir ah M.a wa qodp fcn Allah ku xifdiyo ayan dhalad
@nasramahudin9229
@nasramahudin9229 3 года назад
Aniga aya u horeyo manta mhd sanid abayo😘😍
@amaalahmed9589
@amaalahmed9589 3 года назад
Wcs warxma cajiib, sister waxaanba mooday inaad aniga si khaasa qalbigayga u eegayso thanks alot xbbti.
@fahiimaabdulaahi3486
@fahiimaabdulaahi3486 3 года назад
Wllhi anba sido kle mhdsnid mcnto
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 3 года назад
kalmadaha wanaagsan ee wax ku oolka ee nashaad xamaasad iyo tamarba qadar badan aad ka helaysid nolosheenana horumar u ah, labada is qabta ee saaxiibada ah ninka iyo naagta ee xalaasha isku ah , noloshana isla riixaayo iyo waqtiba ,khadraay qiimo badan dumartaay.mashalah.wonderfuly.
@abdifatahibrahim5399
@abdifatahibrahim5399 Год назад
Ayaan dhalad horumar wacan🙏
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 3 года назад
Alxamdulilahi waa ii fududahay ileenay natural baa laygu caashaqaye, dhinacaas qadar badan baan ka kalsooni buuxda ku ahay siduu rabi ii abuuray oo ii dooqay, hadan dumar nahay lakiin naashnaash iyo naqshadayn waa noo soo jireen oo nalagu yaqaan.
@hudayuusud4157
@hudayuusud4157 3 года назад
Guulayso wllo form hargaysa
@dhambaalmedia1
@dhambaalmedia1 3 года назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا أختي أيان جامع نوخ.
@ismailhawd1544
@ismailhawd1544 3 года назад
Illaahaybaa ina dillayee Shukaansi xumaa ishaa ii yeeshay
@abdisataarabdulahi
@abdisataarabdulahi 3 года назад
Mahadsanid wllshY💯
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 года назад
Shukran
@Mowlidmax-ms2tb
@Mowlidmax-ms2tb Год назад
Waa sidA
@Abdiladif82
@Abdiladif82 5 дней назад
Hadalo ad dumarka Ku so jidan karto. 1-Wan jeclahey Sida ad u fakerto. 2-wan jeclahey in aan dhageysto hadalkaga. 3-Waxan kugu jeclahey Sida ad tahey. 4-Fiicnaan laheydaa inaan mar hore ku Barton. 5-Wan Ku jeclaandoono si kasto uu miisaankaaku u bato ama uu jirkaaga isku badalo. 6-Waxan kugu jeclahey Sida AAd tahey.
@hamzejama5735
@hamzejama5735 3 года назад
Msha alah. Shoodha aadan sahan❤Dadkii aqoonta😎
@Iftiinshe7
@Iftiinshe7 3 года назад
Cilmi nafsi waa muhiim
@bulkahilaacyare5591
@bulkahilaacyare5591 2 года назад
Abayo wax pdn ayad nga dhisty mhdsnd🥰😇🙏💯
@calicade5972
@calicade5972 3 года назад
Ok
@bile-25
@bile-25 3 года назад
Mahadsanid wll
@Abdullahihcghvf
@Abdullahihcghvf 3 года назад
Qodabada ah Waan ku jeclaan doonaa Waan jeclahy sidaas u fekerto xitaa waxaa fiican inaad ku dhahdo gabadhaada hooyadaa iyo walaashaa
@sadahussein6716
@sadahussein6716 3 года назад
Wacnaan lahaydaa Haddii aan xilli hore ku baran lahaa💟💟💟💟💟💟💟💟
@yasinmohamed1795
@yasinmohamed1795 3 года назад
Mahadsanid abyo
@xareed1
@xareed1 3 года назад
*aYaaney waan jecelahay in aadhagaysto hadalkaga😍😍*
@nasramahudin9229
@nasramahudin9229 3 года назад
Wax kasta tahy wan kugu jecelahy aya kahylay❣
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 года назад
1 : waan jecel ahay hab fikirkaaga 2 waan jecel ahay in aan dhagaysto hadalkaaga 3 : waan kugu jecel ahay sida aad tahay 4 : fiicnaan lahayda in aan mar hore ku barto 5 : waan ku jeclaan doona xataa miisaankagau gaadho 200 kg
@ABUCADOOD77734
@ABUCADOOD77734 3 года назад
Keeping sister
@Faisal_hussein
@Faisal_hussein 3 года назад
M.a Keep going my sister
@saadaqgashin7354
@saadaqgashin7354 3 года назад
Mahadsanid
@Mubarikabdiozman
@Mubarikabdiozman 3 года назад
wn tijabiiyy intba wnabwx wada zhaqaynya thnkx ziiz
@indhacadde
@indhacadde Месяц назад
Magacaygu waa maxamud Waxaan kuqoslay miisaanka waana kahelay 😅
@ayaanilwaadofficiall2555
@ayaanilwaadofficiall2555 3 года назад
Mash allah waxaan ka helay qodobka miisaanka
@mayukocgr1540
@mayukocgr1540 2 года назад
Waan kugu jeclaan doonaa sikastoo misaankaagu isku dhimo hhlol
@FAHAMTECH
@FAHAMTECH 3 года назад
1.qodobka koobaad
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 3 года назад
kumankun baan ka sheeko iyo dareemaheenaba cabirnaa , ragu saas ma ahan.
@mohamedamiin7699
@mohamedamiin7699 3 года назад
Waw
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 3 года назад
Waxan la kulano hadiiba waa sheegnaa ama nahaysto baraaraheena inta badan ka sheekaynaa iyo farxadaeena.iiihijii.
@mohamedabdi9258
@mohamedabdi9258 3 года назад
Music hore noo soocili mcalin please please
@zhariifalaahi1992
@zhariifalaahi1992 2 года назад
Thankiz aad baan utaageeraa mawduuciina gaar ahaan ayaan thankiz anigu waxaan ahay nin xaaslaa sida loola dhaqmo xaalkaaga mahadsanidiin
@hamzejama5735
@hamzejama5735 3 года назад
Waxan ka hly Qodobka koowad❤
@umucikrama7756
@umucikrama7756 2 года назад
Wllhi kuliba wan ka helaa gaar ahan .1 iyo 6
@axmedcabdi7117
@axmedcabdi7117 3 года назад
Ayaan wan ka helay Haba fikarkaaga😁😁😅
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 3 года назад
Waxaan si 100% ah u hubaa in hadaladan shukaansigu ku habooneyn haadanay jirin rajo guur kadhan ah qofka sidan odhanaya
@nournani3627
@nournani3627 3 года назад
Wax wa hore ba laga tagay walalo Ku aamini mayso tii aad inta dhahdaa In aad ba ka amusto Amaba aad cadi ula hadasho la qataa
@zhakiip.8.x75
@zhakiip.8.x75 3 года назад
Wlshy ayaan jaamac nuux Wax waxbadan ayaan ka faaidey MaHaDzaNiD
@caqli_kaabchannel2885
@caqli_kaabchannel2885 3 года назад
Wad mhdsaNThy
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 3 года назад
Heeyeheeye.saasaa naloo qaatay hadii kale nololba ma anagaa nolol iyo nafba nagu jiri lahayd.
@muqtarabdi257
@muqtarabdi257 3 года назад
Wllo anagana noso samee dumarka
@abdiwelicaska6117
@abdiwelicaska6117 3 года назад
Horta been maahan kalmada hab fikirkaga ayaan ka helay waxaatahy qof smart ah waa kalmad attractive leH waana taan hablaha kusoo xeragaliyo 2 : iyo dhagaysiga hadalkeeda marka ay sheekaynayso waa la iska dhagaysta xital haday bilaa macni ku hadlayso Inankazta aan isbaranaa wicitaankeeda ayaa igu bata markan intaz sameyo😇
@abdighenihagi-ibrahim8631
@abdighenihagi-ibrahim8631 3 года назад
Acww.mawduucan malaa waxaa loogu talagalay dadka muusiga dhrgeysta oo keliya inta kale xigmad baa dhaaftay
@abdifatah9256
@abdifatah9256 3 года назад
waxaa tahay ayan kugu jeclahay wa jaceylka dhabta ah. hadey meesha sharuud timado jaceyl maha wa xulasho.
@hidahadhaqan7107
@hidahadhaqan7107 2 года назад
waankugu jeclay waxwalba ood tahay🌹
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 года назад
M.sanid
@shaviehossam4698
@shaviehossam4698 3 года назад
Adiga qudhada wan ka helaa concept 🎃
@hannadyare8482
@hannadyare8482 2 года назад
Ayaan adu ma single baad tahay
@ruknidiinbiibaris-cu9iw
@ruknidiinbiibaris-cu9iw Год назад
Jacayl iyo Hooyadiisba Nacalaa Ku Taal Jacayl Markaan Maqlaba Waan Nacladaa Wallaahay igadaa Jacayl Nacalad Haku Dhacdee
@zubayrhazan7363
@zubayrhazan7363 3 года назад
Pleas azxapta subscrib isiii ana aan ku siiyee
@nasrudinali4711
@nasrudinali4711 3 года назад
200kg
@zakirmaxamuud6996
@zakirmaxamuud6996 3 года назад
🤣🤣😂😂😅😅
@abshirabdinormohammed9129
@abshirabdinormohammed9129 3 года назад
Shukran
Далее
5 Dumarku ogyihiin 99% ragga ma fahmaan
11:31
Просмотров 34 тыс.
10 Dumarka ugu dhibka badan xiriirka
10:42
Просмотров 73 тыс.
Борщ в стиле высокой кухни!
00:57
Hal sifo oo ay ninka dumarka oo dhami ku jeclaadaan!
8:01
7 Gabar Kasta Uga Xiisa Dhacdo Ragga Qaar ha samayn!
11:28
4 DUMARKA LAMA DABA ORDO?! LAAKIIN SAMEE SIDAAN
8:36
Просмотров 109 тыс.
Maxay hablaha Soomaalidu lacagta u jecel yihiin...?!
8:37
Борщ в стиле высокой кухни!
00:57