Тёмный

FARXI FIKA IYO JAAJUUMOW IYO FAADUMIINA IYO BAARLIIN NALAKA MAXAA KALA QABSADAY 

LAAKAHA MEDIA PRO
Подписаться 385 тыс.
Просмотров 226 тыс.
50% 1

Кино

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 635   
@yusufalimohamed3485
@yusufalimohamed3485 4 года назад
🤣🤣🤣🤣 Team Jaajumoow like ii saara 🤣🤣🤣
@nasteehamohamed8189
@nasteehamohamed8189 4 года назад
Plz faadumiina keena io jajuumow isku balamiya Qaraaxay noqoneysa wlhi😂😂😂 Like sara hada igu racdeen 👍🏻
@ayuubdalmar6855
@ayuubdalmar6855 4 года назад
Haaa😂😂😂😂😂😂 waan kula qabaa taas😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@libansharif9706
@libansharif9706 4 года назад
Laakaha medio pro hadaa tahay takeero ku xiran plz like_ta ha ila dhaafin xitaa baarliin nalka 💖🙏🥰
@cmkcdjdk3820
@cmkcdjdk3820 4 года назад
❤️🤣
@AbdiazizzouPro
@AbdiazizzouPro 4 года назад
Hdii jifka aad kudabaneyso like iska saar dee
@suheelamandeq5498
@suheelamandeq5498 4 года назад
h
@beautychannel6359
@beautychannel6359 4 года назад
Yarowe iso boqo ku boqde
@AbdiazizzouPro
@AbdiazizzouPro 4 года назад
ukht fillah official wanku saare wlshey qaali
@mumtazabdi9751
@mumtazabdi9751 4 года назад
😂😂😂😂😂😂
@sahromohammedosman9694
@sahromohammedosman9694 3 года назад
@@suheelamandeq5498. M . M
@user-np7mt6fp8t
@user-np7mt6fp8t 4 года назад
Prank ku so sameeya Jajuumow inta illa fikirka Like dhac
@faafinta_tawxiidka7850
@faafinta_tawxiidka7850 4 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-tH8omI7riOE.html
@user-hx7kp6qh6e
@user-hx7kp6qh6e 4 года назад
Walaal waanjelay barliin iyo xajigeeda martidiin jaajumo lakaaha
@user-np7mt6fp8t
@user-np7mt6fp8t 4 года назад
@@user-hx7kp6qh6e ad iyo ad
@kiat987
@kiat987 4 года назад
❤❤
@fatimaaadam8200
@fatimaaadam8200 4 года назад
Chanelkan intuu jaajumow jogay wlhy funny noqday
@ubahnuur3290
@ubahnuur3290 4 года назад
😂😂😂😂😂
@rajomediapro499
@rajomediapro499 4 года назад
Team laakaha media pro iyo jaajumaow barnaamijkaan aad loogu riyaaqay Allah ha idin barakeeyo😍💖
@Wardheer1
@Wardheer1 4 года назад
*QOSOL IYO FARXAD HADAAD RABTO LAAKAHA KAALAY I WAS ANGRY BEFORE NOW IAM HAPPY I CAN SLEEP THANKS GUYS*
@hazaziabdiofficial4636
@hazaziabdiofficial4636 4 года назад
🤣🤣Qoraalkan Boldiga ah See u qortaa nio noo faaideee 🙏🤣👍
@raaxofaarax2544
@raaxofaarax2544 4 года назад
Kkkkkkkk Jaajuumo iyo labanhan way iga qosliyn
@losman1997
@losman1997 4 года назад
Runtii abuukar waanadiif wuuna calool xaaranyahay sababtuna waxa WEEYAAN XAMAR AYUU KU DHASHAY Waana talented person haduusan asaga ahaan lahayn channelkaan madaawadeen ogaada sxbyaal....waaa dadkii soobaxay xiligii qaranku xooganaa
@SOCA000
@SOCA000 4 года назад
Jaajumow Waa Reer magaal walahay pic respect bro
@ifrahosman7928
@ifrahosman7928 4 года назад
Kkkkkkkkk walhay wa wada qosol jajumow hore usocda cimran iyo barliin sharaf
@bezani
@bezani 4 года назад
Funny show lkn waxaan aad uga helay heestaad kusoo xirteen...Somalia 🇸🇴 Soomaali baa leh! Innaba caadi maaha👌
@deeqowcabdi4181
@deeqowcabdi4181 4 года назад
From baydhabo wlhi kama daalo inaan daawado laakaha media
@ayanlecade6752
@ayanlecade6752 4 года назад
Mashaallah waxa atka ugu farxsnahy lamanahan sidey isku kalsonhin allah idin dhowro ayan leeyhy wana idin salaamaya
@yonismohamed3617
@yonismohamed3617 4 года назад
asc lakaha media wlh heesta wadaniga ah xaada oo idil ayaa i istaagtay ma inoogu dhigi kartiin joogto marka aad barnamijka furesaan wlh waa iga codsi hadii aan lakaha media tagerahiisa nahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎖🎖🎖
@abdikadirismailali249
@abdikadirismailali249 4 года назад
somali somaliba leh somali somaliba leh ereygaa walahi wa iga gadan yahay intii sideyda oo kale hala idin arko
@fadumo.bilaney1
@fadumo.bilaney1 4 года назад
kkkkkkkkkk qosol ima harin baarlin iyo cimraan iyo jaajoomo masha Allaah tabaraka Allaah illhi hanii xafido aduun iyo aaqiro 💖💖💖💖💖💖💖💖💘💘💘💘💘💘💘💘💘🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷
@yahyeaydiidofficially782
@yahyeaydiidofficially782 4 года назад
Lakaha medio fadlan ilasoo xiriira wllayaal hada awoodaan👏👏👏👏
@adoontiiallaah4963
@adoontiiallaah4963 4 года назад
Masha Allah Ariikane kooo gaaani salaante Ariiki Awkey jaajumow Salaan sare
@shiibanes3831
@shiibanes3831 4 года назад
gawso, dhoolo, miciyo iyo foolal kuli waa ilko. Qof kasta 20 gaws, 4 dhool, 4 mici iyo 4 fool ayuu leeyahay. Kuli waa 30 ilig.
@cumarcade4901
@cumarcade4901 4 года назад
Hhhhhhhhh nin waynoo wax sax is dhahaayo hadana qalad kudhacayaa tahay 🤣🤣🤣qofka bani'aadamka wuxuu leeyahay iskusoo wada duuboo 32 ilkood sayniska schoolka dib ugu laabta reer 2020
@sarinasiman6357
@sarinasiman6357 4 года назад
The only one famous man jaajumow love you aqwanoow 😘😘walahi reerkaan maan aqoon manta aa inbartay masha Allah aa tihin 👍👏👏👏
@cupcakes7896
@cupcakes7896 4 года назад
Iska baro reerkaan waa nin iyo naag isqabo😂🤣😂
@maryanali9151
@maryanali9151 4 года назад
jaajuumooy wlhi qosolka ika dhammeeyay Ilaahey haku xafido walalkeey❤❤❤❤❤❤❤
@maryanyusuf9009
@maryanyusuf9009 4 года назад
Kķkk jaajumow aan arkay mana qoslin beendheh
@amargacal8202
@amargacal8202 4 года назад
This guy Jajumo always makes me laugh. God bless you all
@ahmedabdellahi5645
@ahmedabdellahi5645 4 года назад
Asc laakaha salan sare dhamantina
@ahmedabdellahi5645
@ahmedabdellahi5645 4 года назад
Fatlan heesta wadinga noguso celiya fatlan adinko raali ah
@alinhomoha8018
@alinhomoha8018 4 года назад
Ugu horeyn waxa qaldan qoraalka video-ga ku qoran 😂😂😂💯
@hazaziabdiofficial4636
@hazaziabdiofficial4636 4 года назад
Inta Jaajuumow usoo oroday like ta ha ila dhaafinina👍🙏🤣
@kaldeeqaadan7521
@kaldeeqaadan7521 4 года назад
I am from bay dhamo aaawkeeey jajuumoow
@maryamoabdi2333
@maryamoabdi2333 4 года назад
Alla waa kusalaamay from mugadisho cady baydhabo janaay
@kaldeeqaadan7521
@kaldeeqaadan7521 4 года назад
@@maryamoabdi2333 wan ka qaday lkn xmr ban kula jogaa aniguba quruxsan
@maryamoabdi2333
@maryamoabdi2333 4 года назад
@@kaldeeqaadan7521 wllhi dheh m.a
@abdallahassan7845
@abdallahassan7845 4 года назад
What a legend you are!! Jaajumo you always make me laugh 😂😂😂 i missed you come to somalia.but now i am in turkey ❤️❤️❤️
@sahracr1073
@sahracr1073 4 года назад
Kkkkkkkk Walaahi baarliin waa run naagta la dhaqdo ma gabowdo I love teamkan
@twinsnagmos4539
@twinsnagmos4539 4 года назад
Jaajuumow: koob Barliin: kirli Jaajuumow: jalmad Barliin:🤔 ma aqaan Me: 😢😂😂🙈🙈
@samiyaaxmed3729
@samiyaaxmed3729 4 года назад
Baarlin iyo cimraan iyo jaajusow wllhy wan idin jcllhy waad iga qoslisan ماشاءلله
@xasanfarax1751
@xasanfarax1751 4 года назад
Barlin wlhi first person tagera ku ah wa aniga ❤❤👈👈❤ nolow wllashey Keep going adiga igu haayo youtupe Ninka yuu xnaqin yah sediyo Wllshey wyeh 🌎👏👏
@j2coerj254
@j2coerj254 4 года назад
Wal Koo Qaadi Ariikaan Jaajuumow Salaan Noo Deersi Boqorqda Barakeysan Baarliin ii Widaadshe, Ballantu Waa Baydhabo Janaay
@zaynabahmed1890
@zaynabahmed1890 4 года назад
Somlia somali baa leh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@quenkeyf4899
@quenkeyf4899 4 года назад
wa idin jeclhy jajumow iyo poqorada barakesan barliin iyo cimraaan hor mar wcn
@irshaadabdalla8860
@irshaadabdalla8860 4 года назад
Legend jaajuumow 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@calibagas9253
@calibagas9253 4 года назад
Inabo caadi maahan waxa meshan isku helay dad aan Kala dhicin masha alllah Faarax Murtiile baa niiga dhiban ee kuso casuuma fadhigan Quruxda badan
@mohadgore7792
@mohadgore7792 4 года назад
Jajumow waa all in one Fannaan Majaajileyste Jilaa Wadani 😂😂 Big respect bro.
@hanadkeynan1814
@hanadkeynan1814 4 года назад
Wlhi jaajumow waan tageraaaa funny 🤣🤣🤣🤣🤣
@fadumo.hassani1333
@fadumo.hassani1333 4 года назад
Wan ka qadney anaga o ah Rer baydhabo janay jaajumow cadi ma tihit ee ilah ku daayo hadalka ed ya ink heli walahi😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@safiyaaquxley6436
@safiyaaquxley6436 4 года назад
Chanalkan markii jaajuumow imaaday waa ku xirmay waan fiirsadaa funny kkkkk
@khadroomer842
@khadroomer842 4 года назад
jaajumow hadii jawiga igavqasanyahay xitaa waan iskafarxaa markaa daawado lakaha jajumow waan idin salame😍😍😍😍
@maariyamaxamedaxmed9919
@maariyamaxamedaxmed9919 4 года назад
Laaakaha media hore u socda Qoyska farxddda iyo qosloka soomaaliyeed Hore u socda 💯💯💯💯💯💯❤️
@samiraosman7626
@samiraosman7626 4 года назад
Mashaa alaah afkina cano iyo malab 👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈
@zeybocabdullahi4935
@zeybocabdullahi4935 4 года назад
Jaajumow anaa kujogo UK usocdaa
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Год назад
Walaahi waa qoslay, Cimraan iyo Jaajuumoow waxeey waalaayaan Barliin officials ✅
@hamdinur9382
@hamdinur9382 4 года назад
somaali somaali baaleh masha allah farxad iyo dhirigalin iyo qosol intaba waan idinka helnay
@olaadali3507
@olaadali3507 4 года назад
LAAKAHA MEDIA PRO Aadban idiin Salamaynaa Aniga Xaaskayga Sagal Dhamantiin Oday JAAJUMOW waliba Si Gaar Ah ✋
@mohamedkapitanoofficial1400
@mohamedkapitanoofficial1400 4 года назад
Tageeraha wayn Jajuumow Barliin Cimraan
@faysalbakaal
@faysalbakaal 4 года назад
Jaajumow wuu ku caayey Baarliin marku ku dhahay tooda udaa ee waa "BAAREY" baarey reer baydhabo hadaan nahay waxaan u aqaana gabar baartey ama gabar lawaayey cid guursata koley dhibkaas ayey leedahay markaa aad hal lahjad ku dhegantahay. Alxamdullilah Aniga labadu waan aqaana From Baydhabo janaay idinka soo salamayaa ✋✋
@Niini828
@Niini828 4 года назад
i subcribed really markaan jaajumow ku arkey waan ku heystaa jaajumow LAAKAHA MEDIA PRO HADUU SHIDAN YAHAY INKASTOO MARKII HOREBA UU SHIDNAA
@khadijamohamed1395
@khadijamohamed1395 4 года назад
Asc brothers and sister I love you guys it’s nice when you guys are together and we love you.
@mohmedcadde2980
@mohmedcadde2980 4 года назад
Mancha allh laakaha TV waa Lamaane isjecel wxy tusaale uyahiin Jacaylka ay Rer galkacyo jilaan.
@maryanqalanjo7306
@maryanqalanjo7306 3 года назад
Waaaaaw kkkkkk jaajuumow waku haystaa wlihi masha alaah dhamantin waydin jecelahay tolaay barliin inan ka celiyo baan jeclaaday kkkkkkkk kaftan kaasan ka hela ilove you dhamaantin
@fardosaabdulahi6198
@fardosaabdulahi6198 4 года назад
Kkkkkkkkkkkk aaadbaad iiga qoslisiisay jaajuumow cayaar reer bari aa igaga qoslisay
@mustapheahmedhirad113
@mustapheahmedhirad113 4 года назад
😂😂😂😂😂😂 Ar Jaaajuuuumow😂😂😂😂 Aaa😂😂😂😂😂😂😂
@burhanabdirisaq9051
@burhanabdirisaq9051 4 года назад
Jaajuumow nin ween Allaaha ku xafido waalal qaaliya farxda aad nasiiso Allaha adigana kuu siyaadiyo lamaanaha ku dayashada mudan waligiin isla jira oo isla jooga dhamaantin ii noolaada intey nololi jirto maasha Allaah
@fahadfarah95
@fahadfarah95 4 года назад
Legend abuukar run ahaantii waxaa tahay ruux ku weyn quluubta umada somaliyed alle haku xafido qalbi xab xab ayaa tahay
@dheymanluula6073
@dheymanluula6073 4 года назад
Ala caloosha istares hadoo kugu nodho ukaalay LAKAHA MEDIA PRO I AM HAPPY 🤩🤩🤩🥰🥰🥰🥰🥰
@speed-dating1
@speed-dating1 4 года назад
Jaajuumow kooo qaadni withaayow 😂❤
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 4 года назад
Somalia somali ba lahe🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ayaancarabmuumin1355
@ayaancarabmuumin1355 4 года назад
Jaajuumow wa runtisa Aderkeey Hassan wado Somalia ku dhashay 😂😂🤗😂😂 jaajuumow Aderkeey iska dhaaf
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 4 года назад
Legend jaajuumow 😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@iqruush_abdukadir
@iqruush_abdukadir 4 года назад
😂😂😂 kaaajal iyo sheeruu Khaan oo galkacyo ku dhashtay cml kulahaa iga badiyay jaajuumow
@abdullaahisalaadhassan3797
@abdullaahisalaadhassan3797 4 года назад
Barlin prank ku samee jajuumow Wlhi taarikh ku dhig Yaa igu raacsan
@fathiajama6834
@fathiajama6834 4 года назад
Mashaa Allah lamaane qurux badan cadawgiin ha jabo jaajuumo waan ku salaamaa reerka waad ku raagtay sidan marti ka badanbhhhh
@fartuunabdullahi769
@fartuunabdullahi769 4 года назад
WaaaaaaaaaW masha Allah Alle ha idiin XaFido wlahi mar Kaasto waa naga qoslisisin
@abdikalikgurey1996
@abdikalikgurey1996 4 года назад
jaaajumow dhiplow kajal iyo sharuu reer galkacyodaa😄😄
@hal-abuurcawilbile2863
@hal-abuurcawilbile2863 4 года назад
Jaajuumoow plz baarliin ka dag oo cimraan ku dag hhh manooli
@abdihamiid2041
@abdihamiid2041 4 года назад
#JAAJUUMOW funny weeye channel ka waashiday hada musalsal camal Baan usugaa keep going #LAAKAHA #MEDIA #PRO
@ahlusunawaljamacachannel9771
@ahlusunawaljamacachannel9771 4 года назад
Cimranow iyo barliin walahi umahad ceeliya jaajuumow channelka waa nikala kacshaay All videos ukujiro is above 50k views Masha Allah #horey_usoocda #keep_going #never_give_up
@mychannelbulshada6198
@mychannelbulshada6198 4 года назад
Wallaahi jaajuumow kuwaan wuu ukalakiciyy mashaa allaah
@rightleft9922
@rightleft9922 4 года назад
Mashallah tabarkalaaah
@yacquubkaftanofficial1662
@yacquubkaftanofficial1662 4 года назад
Waxaan halkaan ka salaamayaa Abubakar jajuumoow iyo saxibdiisa waxaan aad iyo halkaan ugu tageersnhay jajuumoow Ruwayda waxaad ku soo dartaan fadumiina marks ayey qaraaxo yelaneesaa wan idin salaamayaa asxaabta lake waa xagiina
@xafzayusuf3845
@xafzayusuf3845 4 года назад
Wan idin salaaamay wllo aan taagero barlin io cimraaan jajumow wan idin xisaayah wxanaha sugi wayaah intah soogalin naysaaan video cusub kiih u dabeyeyy ayan ku soo ceshadah marwalbah marks wll wxanrabah inann waydiyo cimaran dhantadi u qaday o dhahaysah uu buuseleyo wan u baaahdeh aaway bbeydan jecalaha bless bless inad noogah warbixisid dhantadah halkah ku qadatay bless wll video gaah kugu horeyah inad kuh soodartid dhantadah aan ku waydiy balseh wxan dhantadah aan dhagaystah inbadan wxanah joogah garowe haduuh ilaahwo barliney nalka boqorodah barakeysan masha alaha xasusuuh
@nasraabdisalam9651
@nasraabdisalam9651 4 года назад
Qosol dartiiis waan ilmeeyy wlhi baarliiin iyo cimraan wada noolada jaajumow ilaahow daris haiga dhigin kalyaha marhore bannka i imaan lahaayeen qosl lee🤣
@idmaancali1454
@idmaancali1454 3 года назад
Wllo cimran iyo xaskisa iyo wllo abuukar gulsyta manshll wllahay alle haydin xafiido
@Rashidfx
@Rashidfx 4 года назад
Funny jajumow team laakaha keep going
@zabiibabunow4559
@zabiibabunow4559 4 года назад
Baareey waa ku haystaa mashallh garsoore fiican noqon ileyn waaaaaad garbinaysaa
@anabosman7722
@anabosman7722 4 года назад
Masha allaha keep going wallahey
@user-mt2ce1ge7e
@user-mt2ce1ge7e 4 года назад
ماشاءالله عليكم الله يسعدكم ويحفظكم
@fatimaabdisalam5776
@fatimaabdisalam5776 4 года назад
Masha allah keeep goin
@cuntomacaanchannel3606
@cuntomacaanchannel3606 4 года назад
Jajumow iyo fadumiina hadey meshan isku helan maqoslayalbadana fuutilahay 😂😂😂😂
@Somaliboy516
@Somaliboy516 4 года назад
Jajumow you are so funny.... Ha det bra killar och hälsar er från Mogadishu, Buulo Xuubeey
@fmehek3204
@fmehek3204 4 года назад
Jaajujomow intuu meshaan joogo anagana waaan idin taagersnanay
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 4 года назад
Legend jaajuumow 😂😂😂😂😂❤❤❤😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@khadramoha8918
@khadramoha8918 4 года назад
Jilaaga weyn ee canka ah jaajuumow Wan ku xiisnay from xmar
@fankalove3543
@fankalove3543 4 года назад
jaajumow wadani dhab ah sxb guubaada isku keenida ummada somaaliyeed .ayaan kugu ogahay .mahadsanid adiga iyo baarliin cimraan.marka aan shaqada kasoo baxo videoyadiin ayaa daawadaan isku maleeyaa in aan joogo somalia aan banaanka aan ku caweenayno mahadaanid
@saamhassan4628
@saamhassan4628 4 года назад
Farxada waa qeeb kamid ah nolosha 😎🥰😎🥰😍
@khatrasamatar2995
@khatrasamatar2995 4 года назад
Walaahi waan fuurau ala aabow baaro kudhahyay baarlin weydiiday waaba cay beytiri baarliin iyo jajumow sey isku dhibaan inba caadi maaha lakaha
@miskimankauroon1581
@miskimankauroon1581 4 года назад
ilahey dartis aa idin jeclahay jaajuumow wlhi wa fuuray ilxun kuma aragto
@ibrahimmahamed6769
@ibrahimmahamed6769 4 года назад
Arikaan koo qaadni ✌🏿✌🏿✌🏿
@qalanjoqoordher9649
@qalanjoqoordher9649 4 года назад
Kkkkkk jajumoow cimriga allah ku dhereyo
@sharifoxassan1482
@sharifoxassan1482 4 года назад
Kkkkkkkk jajumow ka salamey ❤️❤️❤️💯
@mychannelbulshada6198
@mychannelbulshada6198 4 года назад
Jaajuumow waa qatar kkkkk siduu udhahaayy naag taan waa raadiyo ee iyadanah wee kaxuntahay markaasee isaga ku waree jinee hhhhhh jaajuumow kadaa blz gabdha
@Amino321
@Amino321 4 года назад
Jajumow waa ku haysta love ku ahay❤️❤️❤️🙏
@fatahkamal2275
@fatahkamal2275 4 года назад
Horay usocda wlh waad naga qoslisiseyn
@sadiyobusuri7754
@sadiyobusuri7754 4 года назад
Masha allaah jaajuumow goormaa Mogadisho kusoo baxdey hhhhh💖💖💖💖💖💖
@wiilkariyada5091
@wiilkariyada5091 4 года назад
Waligiina ma aragteen kuye kajal iyo sherukhaan oo galkacyo ku dhashtay wakuwaan jaajumow funny wlhi
@Yusufharare
@Yusufharare 4 года назад
16:30 islaantaas xaraabaa laga hdlyey syaasd bey gshay
@updyghanihassan1483
@updyghanihassan1483 4 года назад
Hee adiga duqaga la jirta Anaa albitaro qaldan qabsaday😂😂😂
Далее
ARIMAHEENA IYO NUURDIIN KL OO JAAJUUMOW || LACALA
16:28
Нарвался на сотрудника ФСБ⚡️
01:00
ABWAAN CABDIVAMIID IYO JAAJUUMOW MAXAA KALA QABSADAY
46:28
RIWAYAD QOOTO QOOTO QEYBTII  2AAD PART 2 HD
39:03
Просмотров 1,5 млн
Caweyska Cawke iyo Jaajuumow
1:36:22
Просмотров 472 тыс.
JAAJUUMOW GABADHU KANIISAD BAY  KU DHALATAY  KUYEE??????
34:36
ЛУЧШИЕ ВРАЧИ 14-ГО ВЕКА 😂😂
0:57