Тёмный

farxiyotawakal DUCO WAALID WAA DAHAB IYO DARAJO AAN LA....Q.3AAD 

FARXIYO TAWAKAL
Подписаться 138 тыс.
Просмотров 27 тыс.
50% 1

#farxiyotawakalfamily

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 142   
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 Год назад
Ples ples nooso badhii qisoyinka baryada allaaaah iyo istiqfaarta iyo saliga nabiga scw iyo xowqalada لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم iyo qiso suratul baqara plez plez dhiri gelin ayaa notahey yaaa ila racsaaan walalheyga qali ah ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊 Waaaaan uuu xiisnaaay abayo
@hodanmahamud9792
@hodanmahamud9792 Год назад
Aniga xitaa aby9
@Its_mia713
@Its_mia713 Год назад
Maasha adeer maxamed waa ku dayan doonaa insha Allah ILAAHAY BAARRI HANAGA DHIGO
@sahranuur1432
@sahranuur1432 Год назад
Maasha allaah shiikh maxamed jizaa kallaahu qeyr adigana qalinkii sama kujabo rabi kaayeel yaa allaaah anagana kuwii waalidkood ubaari Fala nagayeel.yaa rab farxiyo caddey shukran mcntadey
@najmaabdullahi3925
@najmaabdullahi3925 Год назад
Anaa u horeyo manta😅❤🎉❤❤like Sara he inta iga danbeyso
@ZacdiyaZiman-hw4zc
@ZacdiyaZiman-hw4zc Год назад
Masha allah duco warid wa dahab ader mahamed allah ha barakeyo farhiyo abayo ader mahamed ha I soduceyo wa qaan farhiyo farintayda 🙏🙏
@sahramohamed7031
@sahramohamed7031 Год назад
Wacaleykuma salaam abyo macaan waxan rajeenaya inad fiican tahay ILLAHAY haku sharfo marwalbaa
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj Год назад
MashAllah adeer Maxamed cimriga cimri Allaha kugu daro wad kumahadsantay sidaad nolawadagtay qisadaada Allaha kucaafiyo
@aishacuudey7543
@aishacuudey7543 Год назад
Masha allah Mocalin Mohamed walidkiis ayuu kaduceystay allaha cimrigiisa ha ubadiyo ❤❤❤❤
@nooriyahassan5506
@nooriyahassan5506 Год назад
Ya Allah wlh wan ilmeyey Allah awodiisa weyna duco walid wadahab qiso cajiib ah wayey illahayow inkarta walid allow naga kori yarabi maalim Mohamed ilahayow cimri deri ilahayow owladiisa bari ugadig asigana cimri deri cibade suban Allah siyo
@nuraabdirahman421
@nuraabdirahman421 Год назад
Anoo fool i heesa dawanoya 😂😂😂war iso duceyo
@MaryamoYuusuf-de4wv
@MaryamoYuusuf-de4wv Год назад
Miskiin allaha kuu fudeeyo foosha
@ubahahmed9210
@ubahahmed9210 Год назад
Allaaah ha kuu fududeeyo allaah adoo nabad ah ha kugu kalo keeno
@IsraAhmet609
@IsraAhmet609 Год назад
Ilahy haku fududeeyo hno
@ibtisam8454
@ibtisam8454 Год назад
Allaha ku fududeeyo
@sagalsalaad421
@sagalsalaad421 Год назад
Allah kufududeyo abyo😢
@maymuundiini2524
@maymuundiini2524 Год назад
Ilaahow baari nagadgig maxamed waa ducaystay .waan ilmeeyay runtii baari allaha naga dhigi
@hodanadam1434
@hodanadam1434 Год назад
Maashaa allaah ducadu maduqowdo madulawdo wayduxda sida daruurahacirkaysoodabaalataa cajiib
@falismohamud233
@falismohamud233 Год назад
Duco hooyo is amazing ilahow ha iga qaadin❤🙏 my mum my best friend❤
@Hafsonor22
@Hafsonor22 Год назад
Masha allaah awoowe mohamed cimri iyo caafimaad alle ha siiyo ❤
@farxiyoabdirzaaq860
@farxiyoabdirzaaq860 Год назад
Manshallh.waa.qiso.aad.uqurux.badan
@filsandheeman9795
@filsandheeman9795 Год назад
Asc farxiya wllo dar Allah yan ku jeclahay waad ku mahadsantahy qisoyinkaga cibro qadhasho ayay leyihin machallah ❤ salan saree from 🇩🇯
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 Год назад
Caleykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu. Maansha Allah Tabaaraka Allah. Ilaahay xaqa ha ina waafajiyo dhammaan waalidka ha caafiyo intii dhimatayna Eebe ha u naxariisto. Allahumma Aamiin Mahadsanid
@muniiramuhamed1855
@muniiramuhamed1855 Год назад
M, a Duco Walid WA dahab alh unaxristo hooyoyikena INTA unol cafmat I cimri deer alh usiyo ader ne ku wakes to alh joga dhigo❤❤❤
@hindamohamed6395
@hindamohamed6395 Год назад
Wcs wll farxiyo tawakal masha allah shiq maxamed alleh ha xafido inshallh
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 Год назад
Mnshaalh tabarakalh alha noo xifdiyo waridken aabahey aniga wuu dhintay alaha unaxarisito janadiisana kucasuumo hooyo qâalina alaha iidaaayp iga dhigo amidii kaducysto farxiyo abyo sobadi sheekoyinkan caamal
@farxiyamalin
@farxiyamalin Год назад
Masha Allah tabaarakallah allw noo kaas inaan kaduceysano waalidka
@Queen-official
@Queen-official Год назад
Mashallah Allah ha ubarakeyo cimrigiisa janatul firdowsa Allah ku abaal mariyo awoowe maxamed familkiisana Allah uxafido
@raxmocali199
@raxmocali199 Год назад
abti maxamed jasakallah iyo abyo farxiyo cadeey cod wanaag
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 Год назад
Wa mucjiso ynka alle ducada walidka dhedhel malaha walidka loasxan falo dhedhel maha❤❤❤❤❤❤❤❤
@hawomohamud2624
@hawomohamud2624 Год назад
Mash allh mash allh wax bdan waan kaa faidnay ader maxamd allh haku xafido in bdan ale hanag dhego kuwaha walidkod kaa duco ibsado walidk ale bari hanog dhego ankan bari ale hanag amin dheego
@suusuu5541
@suusuu5541 Год назад
Masha Alaah ducayo hooyo ayu qaatay😢
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp Год назад
M.a waan la ooyey qisadaa farhiyoy alla haku barakeeyo m.a waa qiso ku dayasho mudan mcnto❤❤❤❤❤❤❤
@mustalifafarah-rh4xs
@mustalifafarah-rh4xs 8 месяцев назад
Mashaallah tabarakallah allaha kusiyadiyo hoygada jannada allaha kadigo inshallah jannada hooyo kugusugeysa inshallah
@fosiyasicid208
@fosiyasicid208 Год назад
masha Allah illahay ha barakeeyo sheekh maxamed iyo caruurtisa
@umucalina5962
@umucalina5962 Год назад
ilahow Haa naga qadin. Ducada. Walidkaa aamiin yaarbi
@shshss1192
@shshss1192 Год назад
Mashallah jah wa la qiirooday sheekada adeer mxmd wa jeclahy sheekoyinka saan u dheer oo dhoor jiil laga shekeynayo kii baariga iyo kan kale sidi ku danbeyen laga wada shekeyo. Subxanallah ilaahy ba quraankis ku dhahahy :" وقضى ربك ألا تعبدوا إلا إياه وبالوالدين إحسانا"
@zamzam5255
@zamzam5255 Год назад
MAASHAA ALLAAH DHABARKANA ILLAAHAAY HAKU CAAFIIYO
@abdirizakabdi1720
@abdirizakabdi1720 Год назад
FARXIYO AWOOWAYAASHII HATAA WAA KULA SOO WADAAGAYAAN MAANSHA ALAAH
@luqmaan753
@luqmaan753 Год назад
haaa wlh
@ayanfaraha6377
@ayanfaraha6377 Год назад
Maasha alaah Ilaahay adeer caafimaad badan ha siiyo ayeeyona Ilaahay ha u naxariisto adeer aad baan kuu salaamaynaa anagana sheekadaada dhiiro galin bay noo tahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ce9kw8vn1r
@user-ce9kw8vn1r Год назад
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashllah abyo
@mmc44
@mmc44 Год назад
MashaAllah Adeer/ macalin maxamed Ilaahay cimrigaaga hakuu sii laba jibaaro, caafiimad qab iyo cibaado suuban Alle haku shiiyo ubadkaagana Alle hakui barakeeyo Ilaahay swt Hanaga dhigo kuwii u baari noqdo waalidkood.
@user-xs5yy5tn2y
@user-xs5yy5tn2y 11 месяцев назад
Mnshallah adeer maxamed ilaahay wuu kugu asturay
@canab8981
@canab8981 Год назад
Masha alha
@HabzHabz-ro2sq
@HabzHabz-ro2sq Год назад
MashaAllah ❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Год назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh
@raaxoosmaan9727
@raaxoosmaan9727 Год назад
Masha Allah adeer maxamad cafimad iyo cimri dheer Allaha siiyo duco walid waa lagu dagaa
@YaasminLcabdikariin-ix3cz
@YaasminLcabdikariin-ix3cz Год назад
Masha Allaah Anakana sidaso kale Allaha Naga dhigo Amin yarabi🤲🤲
@abdirizakabdi1720
@abdirizakabdi1720 Год назад
MAANSHA ALAAH SHEEQ MAXAMED NOO SOO DUCEE 4 CUNUG BAAN DHALAYE 4 WAA XANUUNSAN YIHIIN ALXAMDU LILAAH WAAYE NIMCADA KAA MAQAN TAN AAD HAYSATAA MARKASTA KAWEEN ILAAHAYE CIMRIGAADA HAKUU BARAKEEYO KALAANKA ALAN HAKUGU DILO ADIGA IYO INTII MUSLIM AH
@filsanaadan2761
@filsanaadan2761 Год назад
😭😭😭😭Alahu Agbar duco walid Walid key waan kaducestay Ale ha i Aqbalo
@ayaancr
@ayaancr Год назад
Allahumma barik beautiful and emotional story ❤️💞
@safiaabdi1884
@safiaabdi1884 Год назад
Wallah it’s amazing story
@fadimomaxamid39
@fadimomaxamid39 Год назад
masha alha waa qiso aad uqurux badn
@hanadqasal7329
@hanadqasal7329 Год назад
Masha alllh😢
@fariiha.ahmed-gb1jo
@fariiha.ahmed-gb1jo Год назад
Mash Allah ❤
@kaafiyocabdulqadir5996
@kaafiyocabdulqadir5996 Год назад
Alow naga dhig kuwii waalidkoda ka duceesta
@sahramohamed7031
@sahramohamed7031 Год назад
Hooyadey waa baariyad ILLAHAY waxan ka baryaaya inuu ILLAHAY kuwas baariya naga dhigo
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Год назад
Alxamdullilaah Allah baa mahad leh caafiyey wiilasha Macalin Mohamed asagana ilmihiisa waxaan rajayn inay suu hooyadiis baari uugu ahaa asna ilmihiisu baari u noqdaa
@emmyanin7203
@emmyanin7203 Год назад
Tawakaleeey sheekadaadi aawey❤
@amran2010
@amran2010 Год назад
ماشاءالله تبارك الله بارك الله ❤
@ali.mohamud7076
@ali.mohamud7076 11 месяцев назад
Mahadsani abayo macanto allah ku xafido qos kaga
@user-xs5yy5tn2y
@user-xs5yy5tn2y 11 месяцев назад
Ducadu maduugawdo ma duqoowdo way duxdaa❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Год назад
Masha Allah sister ❤❤🎉🎉
@mustalifafarah-rh4xs
@mustalifafarah-rh4xs 8 месяцев назад
Mashaallah tabarakallah 😢😢😢
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Год назад
Mashallah mashallah mashallah tabaralkallah
@ardoyusuf6649
@ardoyusuf6649 Год назад
Mashaallah Mashaallah ❤❤❤
@nafisoali687
@nafisoali687 Год назад
M.a adeer maxamed❤ anigana iiduceya walalyaan ayeydey ayaan hayaa inuu alle igu cebenin😭🤲
@faisoaxmed1909
@faisoaxmed1909 Год назад
Masha allh ❤❤❤
@asmabeauty507
@asmabeauty507 Год назад
Wa ku salamy hpo mcn ❤
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 Год назад
Mahadsanid Farxiya
@marianroble4412
@marianroble4412 Год назад
Masha Allah 😍😍😍
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 Год назад
ILAHEY HA CAAAFIYO MACAAALIN MAXAMAD
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Год назад
Qisadan wey iqiri galisay wllh ilmo iga imatay
@abdirizakabdi1720
@abdirizakabdi1720 Год назад
ALXAMDU LILAAH MACALIN MAXAMED
@nalkahirsi8472
@nalkahirsi8472 Год назад
Manshlaah manshlaah
@saadiaali9735
@saadiaali9735 Год назад
Mashallah
@shamsohassan7503
@shamsohassan7503 Год назад
Maash Allah 🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤
@salmocabdiraxmaan
@salmocabdiraxmaan Год назад
Masha allh adeero maxamed cimrikaga allaha ku barakeyo in sha allh
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 Год назад
Masha allah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊😊
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 Год назад
adero macalin maxamad allah janada haku geeyo sidad no sheegty waad ku mahad santahay adero mcn
@shamsanoorsabe-lu6lu
@shamsanoorsabe-lu6lu Год назад
Wcs Abaayo Masha Allaah ❤❤❤
@curejbered2255
@curejbered2255 Год назад
Maasha Allah
@kaafiyocabdulqadir5996
@kaafiyocabdulqadir5996 Год назад
Aaamiin yaarabii
@haliimomahamed9907
@haliimomahamed9907 Год назад
Mnsh allh illhy ha ku bara keeyo adiga iyo caruuntaada
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Год назад
Masha Allah❤❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
@faraxmaxamud-gl1ok
@faraxmaxamud-gl1ok Год назад
Adeero sheikh mahomad alle cimriga haku dhereyo cafimad waarana alle haku siiyo🤲🤲🤲 Anigana isoo duceeya waxan ahay safar waligay ma arag mel anan hoyo iyo walal jogin hadana wadamadaa horu maray ayaan usocdaa oo cafimad uadayaa rabana inan ku nolado waxa i dhalay aabo hada wayn iyo hoyo yar iigu duceeya cimri inuu alle nawada siiyo aan isugu ducayno oo raali laysaga noqdo anina aan ku rog rogto waalidkayga sida ader maxamed oo kaoe
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Год назад
Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅💯❤🌹🎁🥰🙏👑👭
@user-gl2sg8nt3o
@user-gl2sg8nt3o 11 месяцев назад
mashal
@canab8981
@canab8981 Год назад
❤❤❤❤❤
@user-bc4sc8jj2v
@user-bc4sc8jj2v Год назад
Masha allah ❤❤
@ShamsaDaqanea-ud6pk
@ShamsaDaqanea-ud6pk Год назад
M, a
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Год назад
Masha Allah Masha Allah Masha Allah❤❤❤❤❤❤❤❤
@noshaxaad8006
@noshaxaad8006 Год назад
Asc Abaayo seetahay abaayo walaahi wäa iga codsi adeer maxamed inaan lahadlo ayaan codsanaaya abaayo inbadan ayaan ku soo wacay number kayga yuu 59 ayaa u dambaysa
@Xamda-ee1nr
@Xamda-ee1nr Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@SuldanGabaneabdi
@SuldanGabaneabdi Год назад
❤❤❤❤❤🎉
@HabzHabz-ro2sq
@HabzHabz-ro2sq Год назад
Allahu akbar
@hodanhodanhanan5713
@hodanhodanhanan5713 Год назад
Masha allah ❤🩸
@AyaanAyaans-ou4qx
@AyaanAyaans-ou4qx Год назад
M a ader qeyr alle haku siyo ajir io xaznad alle haka siyo 🥰🫶
@leilaibrahim2604
@leilaibrahim2604 Год назад
Wcs❤❤❤❤❤🎉🎉👍✅
@najmamohamed4106
@najmamohamed4106 Год назад
M.a ❤❤
@user-xs5yy5tn2y
@user-xs5yy5tn2y 11 месяцев назад
Walahi ilin ayaa isoo dhaaftay markaan dhagaystay
@marianroble4412
@marianroble4412 Год назад
May allah bless all your family❤❤❤
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Год назад
Wcs
@aishaguure9942
@aishaguure9942 Год назад
Qalad gadaal laga sixi karo a jiro lkn adeerkas tan ku dhacdy se u tagty waye waxba lagama qaban karo waa ciil iyo calol xumo nasiibkis manta asaga loma bahno asaga dadka u bahan
@XawoOmar34
@XawoOmar34 Год назад
Asc
@user-qr4te8pi6k
@user-qr4te8pi6k Год назад
M.a
@user-zs6bu7rg2v
@user-zs6bu7rg2v Год назад
😢
Далее
The Most Elite Chefs Ever!
00:35
Просмотров 3,4 млн
WAR FARXAD LEH | FALASTIIN
14:13
Просмотров 36 тыс.
Waa qabiilkee xaaska catoosh yare
2:59
Просмотров 90 тыс.