Тёмный
FARXIYO TAWAKAL
FARXIYO TAWAKAL
FARXIYO TAWAKAL
Подписаться
#farxiyotawakal JAFITAAN ISKU FILAN
30:24
21 день назад
Комментарии
@AmiiraYaasiinmohamed
@AmiiraYaasiinmohamed 10 минут назад
😂😂😂😂😂😂😂😂
@IqraFarah-bg5vv
@IqraFarah-bg5vv 11 минут назад
Masha Allah
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 26 минут назад
Masha Allah sister farxiyo ❤❤❤
@mariamohamuuse
@mariamohamuuse 34 минуты назад
Mashallah❤❤
@Zaam495
@Zaam495 37 минут назад
Farxiya sheekadaan sheeko ka horeeyse aya jirtay oo 3 qeeb ka dhageeysanay ee away ?? Mcn eheede
@Caatika-jk3bh
@Caatika-jk3bh 44 минуты назад
Waa qiso cibro qaadasho mudan garaad iyo raxma Allaha idin xafido
@AyanKahiye
@AyanKahiye 49 минут назад
Maya garad Aqil aqil dhafay wajiraa jecelka wan ruun
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 Час назад
allow nin nadila qorta honogalin alle amuraha ha usahlo
@mariamohamuuse
@mariamohamuuse Час назад
Waa qiso xanuun badan😢😢
@hindafarah9663
@hindafarah9663 Час назад
ماشاء الله تبارك الرحمن ماشاء الله تبارك الله ❤
@AyanKahiye
@AyanKahiye Час назад
Wllhi abaayo ilinteyda dhamatahy raxmo ruuney Alle unoqo carurtada ulawo garad wa garabkaga nabsi madahee 😭😭😭😭
@AyanKahiye
@AyanKahiye Час назад
Garaad hooyadis waba xoolo wllhi Abaayo farxiyo shegadaan dulqadkey IGA dhamesay illahow tan camal ha itusin
@fartuunabdullahi8027
@fartuunabdullahi8027 Час назад
Masha Allah ilahay reerkeeda ha u barakeeyo garaag waa qof wanaagsan wlh
@zahranur7111
@zahranur7111 Час назад
Garaad ALLAHA CAAFIYO ALLAAHUMMA AAMEEN
@zahranur7111
@zahranur7111 Час назад
Sheikhyaasha badankooda haweenka uma Cadaalad sameeyaan.
@zahranur7111
@zahranur7111 Час назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Rahmah waa qof u qalanto magaceeda MAASHA'ALLAAH dhibkii ay soo martay Khair badan ALLAHA ugu beddelo ALLAAHUMMA AAMEEN.
@Hafsonor22
@Hafsonor22 2 часа назад
Ax yaaa jecel Rahma iyo garaaad waa dad si dhab ah isku jecel bal islaantaas masiiibada ah bal arag dhibkeee geestay bal maxeee naag ugu dareee wiilkeeeda
@user-fu8tj7io5s
@user-fu8tj7io5s 2 часа назад
Hajabin qalbiga raxmo iyo ilmahaga qofkujecel ayaa kili kuubixiso naagdanbana hala aroosin
@user-fu8tj7io5s
@user-fu8tj7io5s 2 часа назад
Asc
@Hafsonor22
@Hafsonor22 2 часа назад
Horta maamada garaad dhashay wiilkeeeda dhib galisay bal maxee reerka u dhisan uga dumisay oo naag u ugu daree bal hada arag wiilkeeeda noloshiiisa dhan macal caafimadkiisa but burisay
@Salmamohama
@Salmamohama 2 часа назад
Masha allh jclka ha jiro waligis adbaa ujclhy qoysaska is jcl
@sahraidle6090
@sahraidle6090 2 часа назад
Asc mashaallah
@khadrahajiyusuf9982
@khadrahajiyusuf9982 2 часа назад
Alle ha isu barakeeyo wllo
@LeyloCumar-u9y
@LeyloCumar-u9y 2 часа назад
Qeybti kle away habo
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 3 часа назад
Sorry 😭 sis
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 3 часа назад
Alxmdulillah meel qurux badan aye ku dhamaatey garaad wa nin ragoo jeceylka wax ka yaqaan raxmana hadey goaan qaaden leheyn waali unbey ku dambeen laheyd aabe wanagsane wey qabtaa masha Allah raxma iyo raage lamaanha jecelka in logu magac darro u qalmaan Allow xafid garaad baari hada duco ayu helay habarna wuka badbaadey hoyadiisna qof khalad io sax taqaana aye noqotoy oo qaladkeda kaso laabatey alxmdulillah Alle ha idin ziyadiyo nolosha quruxda badn ❤❤❤❤
@user-oq3ho8vq3e
@user-oq3ho8vq3e 3 часа назад
Nacas maaha wllhi kalsoonida yaqanaaa allah isku dhowro
@izraali1293
@izraali1293 3 часа назад
Sheekadan sheeko ka mcn wali ma dhagysan garaad wa geeesi jclka wx ka yaqana oona baari ah😊😊
@halimaibrahim6300
@halimaibrahim6300 3 часа назад
Magmagato kkkk
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 3 часа назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫶🏻
@user-oq3ho8vq3e
@user-oq3ho8vq3e 3 часа назад
Shekhaaas minuaradu muu taageraa waayabaayee diina loo ma usheego
@RaxmoCabdulahi-h4j
@RaxmoCabdulahi-h4j 3 часа назад
Masha allh❤❤❤
@saadiaali9735
@saadiaali9735 3 часа назад
Wlh jecelka dhaabta ah wakaas mashallah tabarakallah❤❤❤
@halimaahmed6710
@halimaahmed6710 3 часа назад
Walahi good ending Alx hooyadii haday qiratay qalad keeda. Garad wuu sabray Raxmana Alx illhay qalbiga u soo caliyey. Sabar Al jamiil Alx 😢😢 jecel xasid ma waayo Allahu Akbar Raxmo abaal weyn ayuu ku lee dahay walahi duco walaid na la ma diidi karo ax axay
@MariamMohamed-re9uw
@MariamMohamed-re9uw 3 часа назад
Jecelka dhabta ma dhamaado😢
@nasroabdullahi6997
@nasroabdullahi6997 4 часа назад
Mashaa allaah axllaa qiso waa qiso cajiib ah oo aad u macaan ilaahay ha idin xafido adinka iyo awlaadiina iyo waaridiintiinaba
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 4 часа назад
Garaad wuxuu qalad ku galay naagta hooyadi ku qasabtay inuu ka qariyo raxma iyo ehelkii dhalay wayo dabcan haduu raxma iyo aabehed marqaati uga dhiginlahaa inuusan asagu nàagtan rabine duco, iyo habar arintu tahay Mida kale waxkasta allaa qora amarka alleyku dhacan
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 4 часа назад
Bal sidey gabadhaas u fiican tahay arag ayadoo dhibaato martay u soo laabatay ee reerkiisane xumeyeen hooyadi bal hada maxey faaiidey wiilkeedi waa taas xanuuno ku dhaceyn qof walbo talaabada aa qaadeysid dhibaatada aa hada ka ordeysid iyo mida ka dhalan doonto isku fiiriya
@nasroabdullahi6997
@nasroabdullahi6997 4 часа назад
Garaad waa nin rageed doqonimo kadheer jacaylka dhabta ahna waa sidaas mashaa allaah janada na allaha isugu geeyo
@hamdibashirmohamud5961
@hamdibashirmohamud5961 4 часа назад
bal firi dhibka ay u geysatay iyo caafimaddarada sodohyada qaar alah naga qabto
@mulkimohanmud5743
@mulkimohanmud5743 4 часа назад
Masha Allah garaad iyo Rahmo Jacelka hawaro true love❤❤❤❤
@Xafsosalad67Xafsomaxamedsalaad
@Xafsosalad67Xafsomaxamedsalaad 4 часа назад
Garaad raxmuu ka dhiman waye soo lama dhihi karo M.a❤
@CaaishoMaxamad-o1s
@CaaishoMaxamad-o1s 4 часа назад
❤❤❤❤
@sucaadomohamed9271
@sucaadomohamed9271 4 часа назад
Garad wa qof abal lagashtay yaqanana micnaha abalka maxa yelay meshe ka kentay ma dhawayn asna qof guday abalki waye lkn cfmd dara ku dhacday maskinka allaha cafiyo raxmana gabar adag waye m.a darted uu cafimadka ubelay ayadana wa u bal guday hdayba kilideda u bixisay m.a
@user-id4uj5yt7w
@user-id4uj5yt7w 4 часа назад
Alla farxiyoy caloshaa ihurinaysaa
@AdeecoAdeecsan
@AdeecoAdeecsan 4 часа назад
Ax yaa jacayl raxma iyo garaad waxaasaa jacayl lagaa dhahaa ilhay caafimaad hasiiyo labadoodaba awlaadana habarakeeyo aaaamiiin
@laylaahmed2534
@laylaahmed2534 4 часа назад
Subxanallah Gardow 10 waa halwbadab yihiin reerkaga qaas madax adeyga xinka Raxmo gobnimo
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 4 часа назад
Wcs abaayo macan
@RayaanHonasti-i6e
@RayaanHonasti-i6e 5 часов назад
M.a m.a Garaat iyo raxmo axsan jacel wow m.a walhi maserka waaa waaali allow kaamagan galney ❤🥰🥰🥰
@Inacarale
@Inacarale 5 часов назад
Bal islantas dhibkey geysatay arag wax walba oo garad kudhacay ayada u sabab🥺habo farxiyo shekoyinka nimanka noso badai waa qatar walhi kuwa gabdhaha naga nasi😂😂