Тёмный

#farxiyotawakal 

FARXIYO TAWAKAL
Подписаться 142 тыс.
Просмотров 39 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 279   
@zahranur7111
@zahranur7111 5 месяцев назад
Gabadhi caawisay Rahma ALLAHA u gargaaro ADDUUN IYO AAKHIRO ALLAAHUMMA AAMEEN.
@zahranur7111
@zahranur7111 5 месяцев назад
Asad waa walaal qali ah oo nin rag ah oo geesi ah asagoo kale ALLAHA noo badiyo ALLAAHUMMA AAMEEN.
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 5 месяцев назад
Wcs abaayo macan Raxma Sheekadeedu wey iga ooy siisay Wallahi hooyadey Anigoo yar Ayey Dhimatay xoogaa Dhib badan waan maray laakiin markaan Arko Sheekooyinka Qaar Jano ayey Ii noqotaa teyda ilaahey gabadh walba hooyadeed ha u dhaafo
@XamdicabdiClaahi
@XamdicabdiClaahi 5 месяцев назад
Xanon waye wllhi😢
@faraxmaxamud-gl1ok
@faraxmaxamud-gl1ok 5 месяцев назад
Alle cimriga haw dhereyo raxma saxipted aad ayay uwacantay dumarka inay isu naxariistan raxma nasiib ayay lahayd alle walidked haw naxariisto 🥰❤️🤲
@nimcoabdullahi9597
@nimcoabdullahi9597 5 месяцев назад
Raxmo gabadha caawisay khayr badan alaha siiyo qof fiican waa yaryahay
@istahilali-sn6pr
@istahilali-sn6pr 5 месяцев назад
Gabdhoow gabadha Rahma caawisay oo kale allaha nagawada dhigo 🥰
@MaryamHassan-i2h
@MaryamHassan-i2h 5 месяцев назад
Amin Amin wlhi Alla ha.oarakeeyo iyada iyo awladedapa lkn meshach kudanpaysay mashegin rahma
@MalyuunAbdu
@MalyuunAbdu 5 месяцев назад
Aamn yaarabi
@nimcoabdullahi9597
@nimcoabdullahi9597 5 месяцев назад
Aamiin waligay Gabar isoomutaysatay maxumayn
@Kawsar-r9x
@Kawsar-r9x 5 месяцев назад
Amiiin amiin 🎉
@Haffyy
@Haffyy 5 месяцев назад
Amiin ya Allah
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 5 месяцев назад
Habo wa mahadsantahay ❤😊 manta daqiiqadaha wa badisey masha allah
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 5 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵
@Xamdibootaan-nd1iv
@Xamdibootaan-nd1iv 5 месяцев назад
Scsc
@HalimaAliMohammed-x1t
@HalimaAliMohammed-x1t 5 месяцев назад
Raxo Gabadhi ku kalmeysayna adun iyo aqiro raabi ha u gargaro adunka nimco aqirana janadifardowsana raabi ha ugu bishareyo❤
@deqoisse7302
@deqoisse7302 5 месяцев назад
Mansha allh gabadhaa allha xifdiyo gobdhow isgarabsada oo iscaawiya
@RayaanHonasti-v6j
@RayaanHonasti-v6j 5 месяцев назад
Ax ax ax waaaa qiso xanun badan runtiiiiiiii allow dad hano waaaayin gaba dhas m.a m.a raxmo non wad soo aragtey m.a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ alle ha idn barakeyo
@aishacuudey7543
@aishacuudey7543 5 месяцев назад
Wllhi raxmo been teeda ma ahan eedada aabaha qabo iyo tan ladhalatay waxba isma dhaamaan 😢😢😢 wllhi said ayaan ula damqaday raxmo illahay abaalkaaga janada allaha kadhigo aad baan u ilmeeyey wllhi Waxaan soo xasuustay dhibkii aan soo maray 😭😭😭😭😭😢😢😪😪 raxmo abayo baryada allah kudadaal ❤❤❤❤❤
@AyanHassan-n8n
@AyanHassan-n8n 5 месяцев назад
Ragoooooooow dumarka hoos u eega hooyooyinkiin warkeedu waa xaq lakiin gabdhaha aadqabtaan daryeela Qaarbaa silackusoo kusooo koray Anigu mafahmin maxay sodohooyinku u ciqaabaan iyaduba majecla in sidaa loogalo subhanallah
@ShariifoabdallaMohamed
@ShariifoabdallaMohamed 5 месяцев назад
Raxmo shekadeda bilaawgeda wan lamurgay balse dhamaad fiican eyleedahy masha alaah
@yahyamalele9526
@yahyamalele9526 5 месяцев назад
Saxib wanagsan Aya Allah uso athegi Masha Allah
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 5 месяцев назад
Ala murugo badana subxanallah allow no gargar allow naxariista hayga qadin aamiin aamiin
@ZuheyraAhmedMaow
@ZuheyraAhmedMaow Месяц назад
Subxana laah tabaarakal alaah
@sihaamabdirizak5967
@sihaamabdirizak5967 5 месяцев назад
Qisad wa qisadad igula xanuunka bdna wlhi waxa bdn laga sheekeyaha wan ooyi jiray blse mnta sida daremay alle oga❤
@umuiqlas1810
@umuiqlas1810 5 месяцев назад
Mashallaah ❤❤❤❤ alaha kuxafido olada sharaf kunolaw
@aminayusuf3225
@aminayusuf3225 5 месяцев назад
Farxiyo habo masnsha allaah aftahanad baad tahay Alle ha ku barakeeyo
@najmabdiorrrcv8610
@najmabdiorrrcv8610 5 месяцев назад
Bal may ayada caawiso sodohda iney gabadhan ilmo yar tahay wey ujeedaa Subhanallahi 😢naxariis daranaa
@nadiifoxasanali4746
@nadiifoxasanali4746 5 месяцев назад
😢😢😢😢😢 hooyo xuun weye
@ShamsoCismaacil
@ShamsoCismaacil 5 месяцев назад
Allow unaxriiso hooyadey iyo abbahay😢amiin amiin amiin Igu duceya abayayaal iyo abowayaal dhaman walidintena allah unaxriso🤲
@Haffyy
@Haffyy 5 месяцев назад
Ilahow naxaristi jano kawarabi ya rabi Amiin 🤲😞
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 5 месяцев назад
Ilaahay naxariistii jano haka warabiyo aamiin yaa allah
@ikransaid8759
@ikransaid8759 Месяц назад
Hadee hooyo waysay saxiib ma waayin rahmo wlh gabdhas abaal ugashay cimri dher Allah siiiye lawadooda io ilmahooda ❤🤲🏻
@ZacdiyaZiman-hw4zc
@ZacdiyaZiman-hw4zc 5 месяцев назад
Rafadkasta raxa kadanbaysa rahma silaceda wan la ilmeyey lakin nolasha ha ay ku jirto allah ha u siyadsho 🤲
@XamdicabdiClaahi
@XamdicabdiClaahi 5 месяцев назад
Amiin yarabi
@chamiilayuusuf6307
@chamiilayuusuf6307 5 месяцев назад
Qisada raxmo way ka turjumaysaa dhibka in lagu waraynin ana markasto shekoyinkaga sabar io dhiro glin ka helaaa ilahy sida qayrka nogu joro hanoo wada yeelo ❤aaamin yaarapi
@HalimaAliMohammed-x1t
@HalimaAliMohammed-x1t 5 месяцев назад
Asc Masha allahi alle ay Mahada iska leh alx Raxmo Cadey qurux badan nasriga waa danbeya alx Masha allahi🤲❤
@FarduusMohamud
@FarduusMohamud 5 месяцев назад
Mansh Allah raxma qisadeeda inta hore waan lamurogoodey balse namaad quruxbadan wallosha caawiseyna Rabi hakaabaalmariyi gabdha sidaaskle hadui wax iskusgeegilhyn waxba maxudaadeyn ajarna waad heleysa
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 5 месяцев назад
Mashaallah gabadhas qer allow si yarabi
@sumayadarwiish
@sumayadarwiish 5 месяцев назад
ayy Manta daqiiqadaha way badan yihiin❤
@zahranur7111
@zahranur7111 5 месяцев назад
Qumayadi aabaha qabay cuquubo ALLAHA ku sallido Adduun iyo Aakhiro. Asad wuu ka badbaadi sababtoo ah dulmiga lagu haayey raalli kama uusan ahayn.
@geejir1
@geejir1 5 месяцев назад
Subxanalaah habaratu saasisanaa Bala alaah ha kugu rido
@MaryanAhmed-o8q
@MaryanAhmed-o8q 5 месяцев назад
Subxana Allha 😢😢😢😢 Biil adan mahan meya dadka aylnosha hay😢😢😢
@KamilaIbrahim-t1k
@KamilaIbrahim-t1k 5 месяцев назад
Haa wllhi😢😢😢
@fowziyomahamud626
@fowziyomahamud626 5 месяцев назад
Maasha Allah raxmo waa murugo ilaahey Uma baahiyo
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 5 месяцев назад
Illahey waxaan ka baryaa in qof walbo oo dhibaateysan qof wanaagsan alle u soo diro si cadawga dhibaateynaayo ay uga badbaado tan kale ninka iyo habartiisba waa ka reysay markaan guuleyso
@nadiifoxasanali4746
@nadiifoxasanali4746 5 месяцев назад
Insh llha qof faraj uuu fuuraa 😢😢
@hiboyasiin2976
@hiboyasiin2976 Месяц назад
Allah ilaahow😢😢 ax
@Xabiiboibraahim-em8ys
@Xabiiboibraahim-em8ys 5 месяцев назад
Aamiin Aaminaamiin
@SabarinAbdulKadir
@SabarinAbdulKadir 5 месяцев назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allaha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
@abdimoalim3449
@abdimoalim3449 5 месяцев назад
farxiyo wan ku salame wlshey qisadan qalbig ila xanune allow ninkas cml gbr somaliyed haku adin
@FaxdiAliHassan
@FaxdiAliHassan 5 месяцев назад
Wcs abayo allh ku xafido❤❤❤
@hanadqasal7329
@hanadqasal7329 5 месяцев назад
Subaxanalah 😢
@XaawoIbrahim-uo3eq
@XaawoIbrahim-uo3eq 5 месяцев назад
Maasha Allah Alla haku xafido Abaayo mcn ❤❤❤❤❤ walaahi waan ku jeclahy xabiibtii wan ku wataa qer Alla haku siyo mar in aan kul kulmo ayaa jaclahay lkn nasiibkaas Alla ha I siyo ❤❤❤❤
@xafsaibraahim4091
@xafsaibraahim4091 5 месяцев назад
Alxm allow hooyo noodaa yaarabi 😢😢
@hamdihussein4449
@hamdihussein4449 5 месяцев назад
Mansha alaah Farxiyo thanks xabibti inta aad nogudhamesay shekada halmar sas lee noguwat
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy 5 месяцев назад
Thanks again 😇 ☺️ 😊
@fatimajelle6370
@fatimajelle6370 5 месяцев назад
Allahu akbar
@FrxyoAli
@FrxyoAli 5 месяцев назад
Masha Allaha
@Hodanmoh15
@Hodanmoh15 5 месяцев назад
Raxma wllked wiil raga buu ahaa mashlha ❤
@اممحمدابراهيم-س7ل
@اممحمدابراهيم-س7ل 5 месяцев назад
Allah waa qiso xanuun badan
@umyassir3022
@umyassir3022 5 месяцев назад
سبحان الله 😢😢😢😢
@Ar4w33l0
@Ar4w33l0 5 месяцев назад
Alla illahow🥺
@CaaishaMacalincabdi
@CaaishaMacalincabdi 5 месяцев назад
Walee wee rafaadee ax😢😢😢
@AshaMohamed-s5i
@AshaMohamed-s5i 5 месяцев назад
Ax sodohda may u aqliyeyso gabadha wa ilmo ilmo dhalay
@khasibabrawa3446
@khasibabrawa3446 5 месяцев назад
Jazkalah raxamo huno ❤
@istahilali-sn6pr
@istahilali-sn6pr 5 месяцев назад
Lailaha ilalalaah mohamed rasululaah sodohdas xaasidsanedaa😢😢😢
@faatimomohamed5107
@faatimomohamed5107 5 месяцев назад
Qfka ugu horeeye
@FaadumoShaaf-tf4lx
@FaadumoShaaf-tf4lx 5 месяцев назад
War. Yaaada. Sodohdu. Waa hooyee. yaaan laga argoosan
@HappyBacon-tv8ly
@HappyBacon-tv8ly 5 месяцев назад
Msh.allha
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 5 месяцев назад
Qeybtaan waa Saacad dhan hadii noogula dhameeyo xitaa waa u qabnaa
@khasibabrawa3446
@khasibabrawa3446 5 месяцев назад
Manshalah ❤❤
@MaryamHassan-i2h
@MaryamHassan-i2h 5 месяцев назад
MadhaAllh rahma iyo sxpteed lkn sodohda waad ka Arsatay kkkk hhh hbo farxiyay qosolka igu dishy wlhi
@zahranur7111
@zahranur7111 5 месяцев назад
Soddohda waa habar balo gabar balo ayey ahayd.!!!!!!!!!!
@hamdibashirmohamud5961
@hamdibashirmohamud5961 5 месяцев назад
qofki nabsi galaw mar u kaa soo baxa sxbta qeer alah siiyo raxmo noloshada alah ku barakeeyo
@luqmaan753
@luqmaan753 5 месяцев назад
Niman badan oo bajaaajlayaal ah aa ku xeran qisadaaada
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 5 месяцев назад
Dulmiga xamar kajiro farabadanaa😢
@Kawsar-r9x
@Kawsar-r9x 5 месяцев назад
Hawalhy ani xataaa
@MaryamHassan-i2h
@MaryamHassan-i2h 5 месяцев назад
Meelkasta wy ka jirtaaa xamr kaliyaaa mahaaa
@zahranur7111
@zahranur7111 5 месяцев назад
Abuurista ALLE caay maahan.
@fadxiyamaxamed3841
@fadxiyamaxamed3841 5 месяцев назад
Raxma gabadha kaalmysy allha ugargaaro aduun iyo aakhiraba
@suadsalaad1418
@suadsalaad1418 5 месяцев назад
Faxiyo waan kusugayey waana kutashtaa thank you ❤❤❤
@zahraxiis3634
@zahraxiis3634 5 месяцев назад
😢 ala ilaahayoow 😢😢😢😢😢😢😢😢 raxma wllo ilaahy hakuu abaal gudo
@yasminhussein9021
@yasminhussein9021 5 месяцев назад
Abayo Raxma haku dayanin sodohda, waa ilmahaaga ayeeydood.
@AishaMahad-o9j
@AishaMahad-o9j 5 месяцев назад
M.a wagabar ficn gabadhas❤❤
@Kawsar-r9x
@Kawsar-r9x 5 месяцев назад
Waa hoyo la aanta dhibka ihaystee😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Umu.Abdullahi20
@Umu.Abdullahi20 5 месяцев назад
Ala farxiyoy ana urka kowad sas noqday ala xanun weyna 3 jer la i tolay.
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 5 месяцев назад
Intaad cafimad qabto oo dantada taqan aa lagu rabaa wa dabecada bini aadamka allow na xafid
@deeqa8896
@deeqa8896 5 месяцев назад
Rafaad hoyo laan anasomaraay iyo dayac ilahadana kamaresan
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 5 месяцев назад
Mashaallah
@Munadagen
@Munadagen 5 месяцев назад
Ala farxiyo sida aan ujeclay walhi sawerkag aya isaarn walhi❤
@MaryamHassan-i2h
@MaryamHassan-i2h 5 месяцев назад
Ax sorr raxmy ilintiii ceshaaan wayay wlhi
@abdikadirahmed9633
@abdikadirahmed9633 5 месяцев назад
😢😢😢😢😢😢ala abyo xxxxxx ala xanuun badan bisinka
@amiirocaliwarsame4411
@amiirocaliwarsame4411 5 месяцев назад
Ala hoyoy sodohyasha qaar.xasisana ilahow sodoh fican iguaadi😅
@Fartun-ic3oo
@Fartun-ic3oo 5 месяцев назад
Aamiin amiin halada gen walegaa
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 5 месяцев назад
Ninku gabadha muu dhaqtar geeyo 😮
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 5 месяцев назад
Yacni garasho ma leh dadka qaar ax ax
@AishaMahad-o9j
@AishaMahad-o9j 5 месяцев назад
Waxas qofkasta madaremekaro ohoyadis noshahay ana hoyadey wa dhimatay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@ifraaxmaxamud1268
@ifraaxmaxamud1268 5 месяцев назад
Ax alle dad khaar xasidsana mskiin 😢😢😢
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 5 месяцев назад
Raxama 😢😢😢 waan ka ooyay aniiga waxa yare dhaama dhaama 6 weeks dhalan odaygi waaba laaiga duufsaday baalayo siiyasad what's up maanta lagu faalaqen busy ku yahay aniiga taacalo isoo duuce maanta dhakhatar leeyahay hormones vary high xanuun darema uumushi aduunka ugu xuumed isoo bartay waan 2024 😢😢😢😢
@HALIMO-e7o
@HALIMO-e7o 5 месяцев назад
Xasbillah wanicmal wakeel ku cel celi
@nadiifoxasanali4746
@nadiifoxasanali4746 5 месяцев назад
Tasbiix badso
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 5 месяцев назад
Farxiyooy saka quraan saar aaadey shekada hadaa dhageysanaaa inta dambe waa igu socotaa samidey oo sideydoo kle kamas leh wllhi kamasta waa qurux fool xumo ee u maleeyaaan dadka😂❤❤❤ samidey raxma meel qurux badan ku raynaaa❤❤❤
@Najma98
@Najma98 5 месяцев назад
Maxa kugu dhacay abayo
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 5 месяцев назад
@@Najma98 waxbo abyo quraan lee isi soo saareynay mar walba quraanka waa fcnhyh
@Asldhalad
@Asldhalad 5 месяцев назад
Sodohda io edada xasisana yaa aqiro yaa ka cafaa alla xanun waye qisdan xaaax😢😢😢😢
@zahranur7111
@zahranur7111 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 soddohdi waa soo qaxday jecliyaa jabkeeda.!!!!!!!!
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 5 месяцев назад
Wcl sister farxiyo ❤❤
@raahohassanaadam7444
@raahohassanaadam7444 5 месяцев назад
Iso duceya qaraabo inu ilahey owlaad isiiyo
@AmbiyoBuule
@AmbiyoBuule 5 месяцев назад
Owlaad saalix ah od Ku farahdo allha Ku siiyo
@IkhlaazAbdirahman-kr4xs
@IkhlaazAbdirahman-kr4xs 5 месяцев назад
Allah kuseyo abaayo ❤
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 5 месяцев назад
Ilaahey owlaad Saalixa ha ku siiyo
@Dhooleey
@Dhooleey 5 месяцев назад
Abaayo awlaad baariyaala oo saalixiina oo caafimaad qabo alla hakugu arsaaqo adigana saliga nabiga scw badso iyo ducooyinka😢❤
@MaryamoYuusuf-de4wv
@MaryamoYuusuf-de4wv 5 месяцев назад
Allaha ku siiyo ilmo baariyaal ah
@AminoMohamed-d1d
@AminoMohamed-d1d 5 месяцев назад
Waan laqiroday shekada raxmo lakin hada waan ku farxay
@rumaanmohamed
@rumaanmohamed 5 месяцев назад
Anaa uhoreeyo maanta
@riyanriyaney5055
@riyanriyaney5055 5 месяцев назад
Haaa aniga nin ax😅😅😅
@haadoahmed4737
@haadoahmed4737 5 месяцев назад
Kkkkkj wlhi farxiyo wan jeclhy ilaahy hano kaa dhaafo ❤
@canabmaxamuud6990
@canabmaxamuud6990 5 месяцев назад
Ax ax ax sorry abayo raxmo alaha udayo hooyo walbe ilmeheda alow kunaxariso hooyo mcn 😢😢😢😢😢
@FarhiyoYonis
@FarhiyoYonis 3 месяца назад
Rahma ma ehen ine ku dayato sodohda waayo imaheda ayeydood waye qof wen wye ilaha ka jarayo wxe ku samesy si qldan ula hadasho ma ahen wlhi 😢❤
@Kawsar-r9x
@Kawsar-r9x 5 месяцев назад
Duqdi godkeeda biyo ugugaleen😂😂😂
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 5 месяцев назад
Wuna maqloya hadu rawo😅😅😅😅😅
@UmuAbdallah-n3h
@UmuAbdallah-n3h 5 месяцев назад
Anaa uhoreeyo ýes❤
@dekadeganali7985
@dekadeganali7985 5 месяцев назад
WAaa waalid lkn saaas ineee ugasho meeeeheeen😢 sodohda
@MustafeAhmed-po3uo
@MustafeAhmed-po3uo 5 месяцев назад
Walal waxaan Idinka cod sanayaa farxiya halagaadh siiyo meel sare walayaal
@shadiyamuqtar
@shadiyamuqtar 3 месяца назад
Maxa codsan wllo
@AyanHassan-n8n
@AyanHassan-n8n 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂 waxaan kuqoslay markay wajigeeda wax kasheegtay Wayquruxbadantahsy
Далее
KIISKA AMIINA IYO HABENKII MASIBOYINKA!@SawdaBillan
1:12:55
QOMAMO RAGEED  PART2 #qiso
31:43
Просмотров 15 тыс.