Тёмный

#farxiyotawakal 

FARXIYO TAWAKAL
Подписаться 142 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 177   
@Kifaax
@Kifaax 3 месяца назад
Alla habo farxiyo waa. Ku xiisne wlhi ❤❤inta u xiiste like
@AnisaCumar-b4e
@AnisaCumar-b4e 3 месяца назад
Alla saan kuu tabay habeen iyo maalin labadaada janal marba soo fiirin jiray 😢 Alxmdulilaah hadaa adoo nabada noo soo noqoty habo mcnto ❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊
@QadraMaxamed-t6o
@QadraMaxamed-t6o 3 месяца назад
Isku mid nahanay wlhi ❤❤❤❤
@MaxamuudCabdi-sd3uk
@MaxamuudCabdi-sd3uk 3 месяца назад
اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت
@ayaancr
@ayaancr 3 месяца назад
Please come back we miss you 🙏🏽 😢 😭😭❣️
@hafsabashir-nj8od
@hafsabashir-nj8od 3 месяца назад
HBO farxiyo is back hbo wa kuxiisay markasta RU-vid kaga firin jiray sthy hbo🥰
@HodoKhadar-y4m
@HodoKhadar-y4m 3 месяца назад
Manshallh way nooshahay farxiya tawakal waa ku waynay waaban ku wararnay wlleeey Alle haku barakeeyo soo noqo
@Salmamohama
@Salmamohama 3 месяца назад
Masha allh waa ku xisanay farxiyo cadey so labasho wacan❤❤❤
@dhiindhiinstore
@dhiindhiinstore 3 месяца назад
Welcome back wlh waan Ku xiisay farxiyo walalo Allah Ku caafiyo
@zamzam5255
@zamzam5255 3 месяца назад
Welcome back 🙏 ❤❤❤❤mashaa Allaah
@ugasohaji
@ugasohaji 3 месяца назад
Masha’allah Hambaliyo habo xajiyo alle haka aqbalo acmasha suuban iyo dhamn istii Muslim ah ee xajka alle u saamaxay guuleyso waligaa insha’allah hbo Mcny ❤❤
@xamdicabdulahi6480
@xamdicabdulahi6480 3 месяца назад
M.Allah hapo qurx Welcome back in bdn kuxiisne wlhi❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 3 месяца назад
Masha Allah farxiyo run tii waan ku tabay sister ❤❤❤🙏
@MaryanMaxamed-fg7pv
@MaryanMaxamed-fg7pv 3 месяца назад
Allah saan kuu taby lee farxiyo😢 ilahye haku fududeeyo imtixanka aduun😢
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 3 месяца назад
Mansha allaah xaji liban iyo xajo farxiyo waan din xiisay welcome back❤❤❤
@aminaabdi9933
@aminaabdi9933 3 месяца назад
Masha Allah abayo wankutabne shekadada quruxda bathan nawad kuimaw abayo ❤❤
@hudaindhadeeq4514
@hudaindhadeeq4514 3 месяца назад
Mashallah farxiya tawakal waan kuu xiisnay
@hafsaahmed4482
@hafsaahmed4482 3 месяца назад
Maashaa Allah ani xitaaa wn ku qiiiroooday wlhi ❤
@zahranur7111
@zahranur7111 3 месяца назад
ALHAMDULLILLAAH well come back❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 3 месяца назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam mashallh Allha idinbarakeyo
@qadanmuuse9361
@qadanmuuse9361 3 месяца назад
Masha Allah wll qali waan kuweeynay hagee qapatay❤❤❤❤❤
@sareeyegaas
@sareeyegaas 3 месяца назад
Yaa salaam❤
@umyassir3022
@umyassir3022 3 месяца назад
FARXIYO Saudi 🇸🇦majota
@shshss1192
@shshss1192 3 месяца назад
Wa kuu xiisnay wllhi youtube la aantaa waaba lagu caajisaa❤
@Seynabcadey-t1t
@Seynabcadey-t1t 3 месяца назад
Farxiya xbbti Allah hakuu xafido qali macn WA ku jeclahay wa ku xiisay ❤❤❤❤❤❤
@mcnbadanhooyadeey3831
@mcnbadanhooyadeey3831 3 месяца назад
Alxamdulillah waa soo noqotay waa kuu xiisay farxiyo 😢
@sihaamabdirizak5967
@sihaamabdirizak5967 3 месяца назад
Habo waxa jclhy ina noso labty cafimadkan alle Haku zadiyo welcome back ❤
@emmyanin7203
@emmyanin7203 3 месяца назад
Aaad baan kuugu xiisney walahi Tawakaleey,Allah ku xafido,adiga iyo familkaagaba❤❤❤
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 3 месяца назад
Masha allaah abaayo Aad baan uugu farxay inaan codkaaga maqlo iyo aragaagaba nabad kusoo noqo
@mulkiabdow8398
@mulkiabdow8398 3 месяца назад
Missed you sister may Allah make it easy for you...
@hafsagacal
@hafsagacal 3 месяца назад
Mashaallh sonoqot wanagsaan walashey❤❤❤
@RayaanHonasti-v6j
@RayaanHonasti-v6j 3 месяца назад
Asc farxiyay walhi wan kuu sixey alle ha idin xafido team farxiyo salan sare ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 🥰🥰🥰🥰🥰 aaamiiiin murat kina ale ha idin fudu deyo ❤❤ m.a m.a m.a leeyla wow codka alle haku barakeeyo farxiyo fariida 😂😂😂😂 amanta waaba la jecel yahey ❤❤❤
@MustafeAhmed-po3uo
@MustafeAhmed-po3uo 3 месяца назад
Masha ala abayo farxiyo tawakal aad baad umahad santay
@fardosahassan3766
@fardosahassan3766 3 месяца назад
Finally farhiyo quruh is back welcome my dear
@ayanmohmaed1277
@ayanmohmaed1277 3 месяца назад
Amiin Amiin amiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@fadumoabdulle7593
@fadumoabdulle7593 3 месяца назад
Maasha allaah farxiyo quruxey soo naqo adoo nabad ah xiiso badan ka dib❤❤❤
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 3 месяца назад
Asc abayo farxiyo cadeey mashallah Mashallah Allah h ku xafido amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@SabarinAbdulKadir
@SabarinAbdulKadir 3 месяца назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam mashallah AamiinAllaha kubrayo
@fadumobashiir434
@fadumobashiir434 3 месяца назад
Allah ku nabadgeeno hbo Miss you
@ruru1872
@ruru1872 3 месяца назад
ilaahay ha idinka aqbalo acmaashiina, oo kuwi marar badan kulaalaabta ha idinka dhigo 😃👏💗intaan wali helina, mardhow kuwii taga ilaahay ha inaga yeelo
@amiiramaxamed7600
@amiiramaxamed7600 3 месяца назад
Alla habo farxiyo waa kuu xiise wllhi in badan❤❤❤
@zamzam5255
@zamzam5255 3 месяца назад
WEL COMED BACK MAASHAA ALLAAH ❤❤❤❤❤❤❤
@ruru1872
@ruru1872 3 месяца назад
MashaAllah 👏🎉👏🎉👏🎉 Vlog aad uquruxbadan
@KtTr-p7d
@KtTr-p7d 3 месяца назад
Sodhawaw sacudia Arabic ❤❤❤
@HodanSallah
@HodanSallah 3 месяца назад
Safar salaamo Abaayo Farxiya Tawakal ❤❤❤
@NaciimoYarisey
@NaciimoYarisey 3 месяца назад
Ala habo waku xiisne soo noqo i.a❤❤
@umyassir3022
@umyassir3022 3 месяца назад
Wcs Mano wan ku xisaya wallah ❤❤❤
@KowsarOsman-tw8ne
@KowsarOsman-tw8ne 3 месяца назад
Habo aad baan kuugu xiisay masoo laabatay❤❤❤🎉
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman 3 месяца назад
Alle ayaa mahad iska leh nabad idiinku soo celi waan kuu uxiisey ❤❤❤❤ la aantaa youtube ka abaar
@sadiaibrahim8179
@sadiaibrahim8179 3 месяца назад
Masha allaaha safarsalaama abaayo
@RaxmoCabdulahi-h4j
@RaxmoCabdulahi-h4j 3 месяца назад
Masha allh abyo xagee aaday❤❤
@haawomohamed-jx9sm
@haawomohamed-jx9sm 3 месяца назад
Wcs abyo wa lagu waayey xageekii ka baxday safarkii makasonoqotay warka keen hee farxiyo qaali dumar wan ku jeclahy
@NIMOAli-kw6sz
@NIMOAli-kw6sz 3 месяца назад
Farxiya dheema waan kuu xiisnay❤
@mofami385
@mofami385 3 месяца назад
Asc abyo farxiyo Wan ku salmy wan Ku xiisay wlhi soo Noqod wngsan abayo Mcny ❤❤❤❤❤
@لطفياكد
@لطفياكد 3 месяца назад
Farxiyo I miss you wallahi ❤
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 3 месяца назад
Waa ku salamay adiga iyo xaajigada
@XalimoXasan-bx2zq
@XalimoXasan-bx2zq 3 месяца назад
Habo waanku salamey wllhi waanku xiisney❤
@JawaahirmaxamuudCabdullaahi
@JawaahirmaxamuudCabdullaahi 3 месяца назад
Ala farxiyo tawakal san kugu xisey abayo mcn❤❤❤❤
@mamasokoraadan340
@mamasokoraadan340 3 месяца назад
welcome back xbinti alxm adgo cafimad qabo hdi so labatay wan ku farxay aragaga abshid
@sacdiyaxussein
@sacdiyaxussein 3 месяца назад
Masha Allah habo farxiyo sidan malin walba labada kanaal u firinayay wan dalay so noqod wanagsan ❤
@ShukriaYussuf-h2n
@ShukriaYussuf-h2n 3 месяца назад
Alla farxiyo wan ku xiisne❤❤
@SabriinSabriin-uy8sm
@SabriinSabriin-uy8sm 3 месяца назад
Asc habaryar sidaan kuku xisay lee wallhi waan ku tabay hataa acafimaad qabto waa kheyr❤❤❤❤ love you habo ❤❤❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 3 месяца назад
Wllhi waa kuu xiisey habo markaan ku arkey waa farxey oohin baa iqabatey xitaa😢
@SacdiyaAbdi-rd4rb
@SacdiyaAbdi-rd4rb 3 месяца назад
Farxiyo qurxey san ku tabnay le nabad kuso naq❤❤
@mom2795
@mom2795 3 месяца назад
Safar salama
@KanzaSharif
@KanzaSharif 3 месяца назад
Farxiyo sanaa aqwaan😅😅 shekadii meeh mcney😅
@MalyuunYuusuf-wt6rx
@MalyuunYuusuf-wt6rx 3 месяца назад
Habo waa ku xiisnay wallahi❤❤❤
@IftinShekhabuukar-gv6hw
@IftinShekhabuukar-gv6hw 3 месяца назад
Welcome back habo mcnyy 😊❤
@Yusra6550
@Yusra6550 3 месяца назад
Wcm farxiyo wll qaliya ani melad aday iyo safar kada maba lasocon lkn wan kutabay wlhi janaladada san hadba ufiri nayay wanba dalee naban nogu sonoqo insha alaag ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mulkimohanmud5743
@mulkimohanmud5743 3 месяца назад
Airport waxa lakadhisidona cadale agtada insha allah biggest airport in Africa
@msssuurobadan1548
@msssuurobadan1548 3 месяца назад
Alla habo video indhaha u ronaa saan u farxay lee lagu tabyee insoo laabo gaclo❤❤
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 3 месяца назад
Walalhi shalay ugu dabaysay waa kuu ducaynayey
@Raabica-r5c
@Raabica-r5c 3 месяца назад
Ana ugu horeya alla maxan ku xisy
@sumayadarwiish
@sumayadarwiish 3 месяца назад
Maalin kaste channelka aa soo fiirin jiray bal inaa wax soo dhigtey wllhi aad ban kuu tabey❤
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 3 месяца назад
Anigaba😂
@Farxiyahared
@Farxiyahared 3 месяца назад
Wcs waa ku xiisay habo
@queenta1164
@queenta1164 3 месяца назад
Alaa Farxiyoy wnkuxise wlley welcome back ❤
@samsamjama284
@samsamjama284 3 месяца назад
Farxiyo sharafey waa kuuxisnay Mel AAd joogtaba Allah nabad yeelo
@NasraUbax
@NasraUbax 3 месяца назад
Allah habo maxaan kuxiisney waxaan wlhi cimriga allah haku dheereyo caafimaad waarana kuu rajeynayaa
@shukri8964
@shukri8964 3 месяца назад
Alx abaayo hadu alle idin nabadkeenay ❤sonoqosho wacan wan ku xiisnay maa tiraa ❤
@asiyasalah793
@asiyasalah793 3 месяца назад
Mashallah ❤❤❤❤
@MunaAli-cj1gz
@MunaAli-cj1gz 3 месяца назад
Hajjal maqbuul farxiya
@XaliimoMaxamed-jd9xr
@XaliimoMaxamed-jd9xr 3 месяца назад
Asc farxiyo ilhey hku barakeeyo
@MaxamuudCabdi-sd3uk
@MaxamuudCabdi-sd3uk 3 месяца назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@Haakimka
@Haakimka 3 месяца назад
Alla habar yar yutubka ninkeyga ka dawan jire alla habeyn waliba ani waxan dhaxaa firi habo farxiyo iney wax so dhigtey wllhi waan daaley
@safiyoqoorgaab8648
@safiyoqoorgaab8648 3 месяца назад
Abayo farxiyo waa kuu xiisay haben walbo waxaa dhageysto codkaadaa iigu dambeyn jiray Waa nagu soo dahday ayaanta waa cidlooday
@niciima2834
@niciima2834 3 месяца назад
Alxamdulilaah hada soonabd noqoty🎉
@munoomar24
@munoomar24 3 месяца назад
Wcs Masha allh farxiyo cadey saan kugu xiisey ❤❤❤ allh idin xifdiyo adiga iyo familkaga
@laylaluul3397
@laylaluul3397 3 месяца назад
Masha Allah ❤️
@maryanyusuf7653
@maryanyusuf7653 3 месяца назад
Asc Habo setahay waaluguwayey habeenwalba Waaa kuraadiya talefon Hadaan kahayo waankuso weclahay hadaanabad qabatqabit allxamdulilah
@sadiaabdullahikhalif9054
@sadiaabdullahikhalif9054 3 месяца назад
San kugu xisay farxiya welcome back xbbti😢❤
@ahlamabiwali8652
@ahlamabiwali8652 3 месяца назад
Maaano wku xisny yaqey so labsho wcn❤
@ASMAAAli-bt6wp
@ASMAAAli-bt6wp 3 месяца назад
Asc abayo masha allah kuso dhawaw sacudi arabiya aniga isbuci hore ayan imaday sodhawaw
@MUMTAZSEID-t1w
@MUMTAZSEID-t1w 3 месяца назад
Alla farxiya vlog may taqanaa
@nanogzan
@nanogzan 3 месяца назад
quran hadalkaga ha ku kor dubin sister quruxey 👍👍
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 3 месяца назад
Farxiya soodhawow waa kuu xiisay
@MuhaHussain-ke7dk
@MuhaHussain-ke7dk 3 месяца назад
Asc habo.farxiya ku xiisya habo mcn
@ismahaanismahaan5403
@ismahaanismahaan5403 3 месяца назад
Xajkiimiyaa mashaaa allh allh akbar
@ashaibra2686
@ashaibra2686 3 месяца назад
Allahuma amiin 😂😂😂😂😂😂😂mcn badan wallahi wad iga ohisay macanto farxiyoy abaayo aniga yaab aya igasoharay nagaraneynin melan kalasoxariro tik tokgaga mahayo macanto snap chat maistacmalo wan oyay wallahi manta markan arkay vlogaan wixi an dhihi laha yay tiri alxamdullilah farxiyoy wallahi waxad inoqotay sidi nafteyda camal waxad noqotay sida neefta laqata camal
@asmabeauty507
@asmabeauty507 3 месяца назад
Ala habo wan kuu xiisnay ❤
@leylomaxamedyuusuf8291
@leylomaxamedyuusuf8291 3 месяца назад
Masha allah❤❤❤
@sahrahaji5749
@sahrahaji5749 3 месяца назад
Asc raxiya waa kusalaamay adiga iyo asxaabta wallaahi waan kuu xiisay waana yaabanaay waxaan lahaay maxaa kudhacay gabadha abaayo hadaa caafimaad qabtid allxamd muraad kaada allaha hakuu fududeeyo hana kuu sahlo aamiin❤
Далее
#farxiyotawakal  VLOG #SAFARKEYGII PART TWO
11:03
Просмотров 13 тыс.
DIY Pump Solutions
00:18
Просмотров 1,5 млн
ROUTINE KENA MALIN LAHA AHAY BY FARDOWSA HIRSI
3:08
KIISKA XALIMA &HISHAAM!!@SawdaBillan
54:53
Просмотров 88 тыс.
QARAXYADA (4865)
1:14:38
Просмотров 4,7 тыс.
FARIIN KUSOCOTO GABADHAAN ABAAY HEELAY😱😳
11:21
Просмотров 70 тыс.
Sidee Looga Ciiday Djibouti 🇩🇯 ?
10:06
Просмотров 203 тыс.
DIY Pump Solutions
00:18
Просмотров 1,5 млн