Тёмный

#farxiyotawakal 

FARXIYO TAWAKAL
Подписаться 138 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

#farxiyotawakal

Развлечения

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 135   
@safiyohusseinhalane2264
@safiyohusseinhalane2264 Месяц назад
Farxiyo tawakal sheekoyinkgah bil dhalatay cml u sugaa wlhi ❤
@user-wu9co6wj9p
@user-wu9co6wj9p Месяц назад
Aniga xitaa
@ZacdiyaZiman-hw4zc
@ZacdiyaZiman-hw4zc Месяц назад
Aniga xata ima dhafan kkk
@Fartun-ic3oo
@Fartun-ic3oo Месяц назад
❤😂😂 ana idin kadaran
@user-wu9co6wj9p
@user-wu9co6wj9p Месяц назад
@@Fartun-ic3oo hhhhh
@user-qp1mx3sz6n
@user-qp1mx3sz6n Месяц назад
Anna Sido kle
@Haffyy
@Haffyy Месяц назад
Ijabo aad iyo aad ayey qisadeda itabatay ilahow jano adun iyo mid aqaraba kusi,, anakana wainan kushugrina allihi lixdena licad nodamestiray ya rabi ya Allah shukran alhamdulilah 😢😢
@Salmamohama
@Salmamohama Месяц назад
اللهم احفظ اهل فلسطن والمسجد الا قصي من كيد الظالمين وايدهم بنصرك وقوتك اللهم انصصراخواننا المجاهدين في فلسطين❤❤❤امين يارب العالمين❤❤
@user-hi5sb3wh7q
@user-hi5sb3wh7q Месяц назад
Aan uduceeyno gabadhah illaahay waxaan karajay naah farxat iney kusoodhamaato qisadedah yarabi yaaraxmaan abaayo farxiyo waku salamay illaahay haku xifdiyo adigah iyo familkaagah❤❤❤
@abdirahmansalan1583
@abdirahmansalan1583 Месяц назад
Ilaahayow anagana wax baan sheeganayana 😢😢😢wlhi qiso xanuun badan waye😢😢
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d Месяц назад
Korkaa ixanuuney habo sheeko saan cml hasoo daayn waan kubaryaa maskiin ijaabo alle ha ugar gaaro
@user-zr5ol2nv3l
@user-zr5ol2nv3l Месяц назад
Abyo sas ha dhihin rafaad kasto raaxa ka danbeyso anaga rabno ina dhageysano adi hade ku dhibeyso ha dhageysan😢
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 Месяц назад
Alla maxa hooyo la dulmiyey ilaahow u gar gaar oo cadaw gacantiisa ha gelin yaa rabbi
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Месяц назад
Dhamaad qurux badan aa rajeyna
@khadroaden
@khadroaden Месяц назад
I.a 😢😭
@SacdiyoMohamed-gg1hu
@SacdiyoMohamed-gg1hu Месяц назад
Wllhi waa qiso xanuunbadan wana ilmeyay ijaabo prt 3 insha allah 😢😢😢
@user-tm8ly6dl2g
@user-tm8ly6dl2g Месяц назад
Wllhi shalay ilmeeyay wllhi 😢😢
@SaynabMaxamuud-m2b
@SaynabMaxamuud-m2b Месяц назад
Wcs farxiya xbbti Allah haku xafido xbbti wlhi wa xanun shekadan insha Allah khayr
@user-tm8ly6dl2g
@user-tm8ly6dl2g Месяц назад
Wllhi korkaa ixanuunay 😢qisada ijaabo illahow udhib dhaam aamiin yaarabi
@AishaMahamud-uq3kn
@AishaMahamud-uq3kn Месяц назад
😢😢😢bagaa ixanuunay sheekada xanuunkeda darteed ilaahayoow 😢
@FatxiAdan-jv2uf
@FatxiAdan-jv2uf Месяц назад
Waxaas gabadha kudhacay waxaa sabab u ah kii xumaay o dhalay iyo lixaadkeeda oo dhameystirneyn hadii lixaadkkeeda dhameystirnaan lahaa aabehed nin xun masiin laheyn sida xoolihii nacalad ayee qabaan waalidiinta soomaalida qaar kamid ah aalaha nacaafiyo ini iyo inti muslim ah 😢😢😢😢
@user-tm8ly6dl2g
@user-tm8ly6dl2g Месяц назад
​@@FatxiAdan-jv2ufabyo hada wuu dhintay iska daa haceyninee 😢😢sidee layeelaaa waalid waaye aniga xataa shalay waan ooyay markaan dhageysat maantana sidookale wllhi 😢😢
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b Месяц назад
اللهم آمين وكن لهم آهل غزة عونا ونصيرا ومعينا وحفيظا يا الله
@SahraAhmed-es6eq
@SahraAhmed-es6eq Месяц назад
امين يارب العالمين 😢🤲🏻
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 Месяц назад
Wallahi waa murugo inteeda la eg waa la ooyay ijaabo xaalkeeda ilaahey ha u gargaaro
@user-ce9kw8vn1r
@user-ce9kw8vn1r Месяц назад
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashllah jazakallah qer
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Месяц назад
Masha Allah sister farxiyo ❤❤
@Salmamohama
@Salmamohama Месяц назад
Ku salin nabiena the best peerson ever the most knowledge able and the most shine all created propheet muhammadصلي الله عليه وسلم❤❤🕋
@qadanmuuse9361
@qadanmuuse9361 Месяц назад
Ilaahayoow ugrgaar ijaapo
@Annuumohamud345
@Annuumohamud345 Месяц назад
Ax Alla rabiyow jirka i xanuney 😭
@XawoYusuf-om4xh
@XawoYusuf-om4xh Месяц назад
Ala masaakiin ijaabo 😢😢😢😢😢😢😢 lkn waxkasta alla mahad leh
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 Месяц назад
Wcs abaayo macan
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Месяц назад
Xasbunallh wanicm wakile ilawo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@user-et7jc1bd9d
@user-et7jc1bd9d Месяц назад
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@IkraanAbdi-fr1ru
@IkraanAbdi-fr1ru Месяц назад
Gabadhan wn kamurugoday markey kaliked dhashay 😢😢
@iqrabashiir4107
@iqrabashiir4107 Месяц назад
Alhu akbar🎉🎉
@hanadqasal7329
@hanadqasal7329 Месяц назад
Subaxanalh maskin ijabo 😢😢😢
@aishafarhan598
@aishafarhan598 Месяц назад
Dhamaaad qurux badan😢urajenaa
@fahmaali3542
@fahmaali3542 Месяц назад
Allah ilaahow umadaada u gargaar
@user-nv7nu7rc1t
@user-nv7nu7rc1t Месяц назад
Allaa jirkàa ixanunayy😢allabrapiyow🤲😭
@Fahmo2030
@Fahmo2030 Месяц назад
Wa ka xumahay walhi
@Sihaaam____Qurux
@Sihaaam____Qurux Месяц назад
Anaaaa ugu horeeyo maaanta ❤
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Месяц назад
Subxana allah
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d Месяц назад
Odeyga hurdo weynaa salamaad
@user-hx1qg9be2u
@user-hx1qg9be2u 20 дней назад
😂😂😂
@SleepyRecordPlayer-gw2wi
@SleepyRecordPlayer-gw2wi Месяц назад
Ana uhoreya
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Месяц назад
Asc Salallahu Calayhi Wasalam Allha kuxfdo Mashallh shukrn
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b Месяц назад
Illaahayow ufur indhihiisa
@aishacuudey7543
@aishacuudey7543 Месяц назад
Calool xumo badnaa 😢😢😢😢😢😢 wllhi aad baan uga xumahay 😢😢😢😢😢
@user-oz2rt5il8s
@user-oz2rt5il8s Месяц назад
😢😢😢😢😢😢 ax ax ax ax ax ax wlhi qiso ka xabadan ima soo marin 😢😢😢😢😢ax ax ax
@caaishaxuseen5479
@caaishaxuseen5479 Месяц назад
Ijaabo waxan u rajeyna ine hda nolol tcn ku jirto insha allah ❤
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d Месяц назад
Allaahu akbar 😢maskiin waala imtixaaney
@RamlaUpdydiirie
@RamlaUpdydiirie Месяц назад
Love you mama❤please qisooyinka aad usoo joogtey amaa aad goob joga u ahayd nala soowadaag mhdsanid
@zuhurzayooni
@zuhurzayooni Месяц назад
Alaa yaraabi ax ax ilahow wilkeda indhahisa sii yarabi😢😢
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 Месяц назад
Allow qer si yarabi
@MurwaadDarod
@MurwaadDarod Месяц назад
Ale nolosha inta harty ha kuu sii hahaajiyo
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 Месяц назад
allaha xanuun badanaa
@user-hu2wc7qh3s
@user-hu2wc7qh3s Месяц назад
Ala qisadaaan markaaan dhagysanayey wadnaha I xanuunayyaarabi
@RaxmoCabdulahi-h4j
@RaxmoCabdulahi-h4j Месяц назад
Subxaanalaah maskin❤
@maidaabdinor7597
@maidaabdinor7597 Месяц назад
Wcs ana ugu horeeyo❤🎉😂
@sihaamhassan275
@sihaamhassan275 Месяц назад
Farxiyoy shekooyinkaga howsha guriga ayaa ku qabsada wlahi sakay ilaa hada waxbo maqawan ee qisadi jawahir soo dhamestir
@salaadoabdullahi7642
@salaadoabdullahi7642 Месяц назад
❤❤❤❤❤
@zeinabahmed3784
@zeinabahmed3784 Месяц назад
Qisadan oteenle igudishey yaa Allah
@deeqomacalin-d7m
@deeqomacalin-d7m Месяц назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@muznicadeey9248
@muznicadeey9248 Месяц назад
Wcs inaan oyo wahore igu danbeysey😢ilahyow musliminta melwalboy jogaann ugargaar 😢😢😢😢 ijabo abayo sorry ilahy haku naxaristo marwalba😢
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 Месяц назад
Alow kuu gar gar yaa rabii wa calolo xumo tii ugu sareysay taan alow kuu micin oo midigta kuu fidi yaa Allah
@UmuAhlam-bt4lm
@UmuAhlam-bt4lm Месяц назад
😢😢😢😢
@abdullahimohamedwiire8821
@abdullahimohamedwiire8821 Месяц назад
Wcs❤❤
@FarxiyoRaage-pb5wn
@FarxiyoRaage-pb5wn Месяц назад
Aad ayan ugu murugoday qisadan walashay ijaawo
@Hafsaherbal
@Hafsaherbal Месяц назад
Ax ax😢
@fardowsanuur2447
@fardowsanuur2447 Месяц назад
Ax xanuun badanaaa
@MaryanCadey-v7m
@MaryanCadey-v7m Месяц назад
Anauhoreya😢😢😢
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 Месяц назад
Wsc
@asmaaragsan8687
@asmaaragsan8687 Месяц назад
Ax😢😢😢😢😢
@diamondluul1377
@diamondluul1377 Месяц назад
Qisadan waxa ugu haray marke gabadha kaligeed dhashey wayo wa ber jilcanahy mana dhamestiran karo 😢😢waa oyay
@barliinbaashi5110
@barliinbaashi5110 Месяц назад
Alla iskumid cunuga indhaha la oo hadana caawimad heesan
@nimcocali5697
@nimcocali5697 Месяц назад
Wcs♥️👸🥺
@Nimcomaxamed-vi6xk
@Nimcomaxamed-vi6xk Месяц назад
Qofka shanadan aya ahay ❤
@hamdiali451
@hamdiali451 Месяц назад
Ala xanuun badanaaa qisada ijaabo😢😢😢
@fartuunabdullahi8027
@fartuunabdullahi8027 Месяц назад
Yaa waa biskiin waxay mareeso oo dhib ah waa imtixaan ijaabo wan ka ka qiirooday dhibgeeda wlh yaarabbi
@user-oo3nk5ht4u
@user-oo3nk5ht4u Месяц назад
Aax wllhi ijaboo wan kula murgay wllhi😭😭😭😭😭
@Rahmomohamed3931
@Rahmomohamed3931 Месяц назад
Ax😢😢😢😢😢😢 murugo badan qisadan
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Месяц назад
Allah haw gargaaro gabadhaa jiyadoo Biban ayuu Aabeheed gatay dhib kale Ugu dareen
@FatxiAdan-jv2uf
@FatxiAdan-jv2uf Месяц назад
Naa gadasho kuu roonaa haduu gadan lahaa kuuroonaa qarash uu ka qaadan laha ninkaan markuu u guurinaayey wax kama qaadan sida xoolihii ayuu usiiyay ninkaan xunkaa ijaabo aabeheed wuu bahdilay ninkaan markuu siinaayey intuu utagay ayu ku dhaahay gebedheyda oo naafa ah ayaan kusiinaa bilaash ku qado duqa xun kaa
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt Месяц назад
Axax 😭😭😭
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Месяц назад
Maskiin aad baan uuga qiirooday qisada Ijaabo. Wiilka yarkaa infagshan baa indhaha tiray waxaa jira infection hooyadu markay uur leedahay oo bilow dhowayso ku dhaca hadaan laga daawayn ilmah baa halis ah markuu soo baxayo. Gabadhii caawisay Ijaabo deris fiican bay ahayd ilaahay ajar haka siiyo
@ZamzamibraahimXasan
@ZamzamibraahimXasan Месяц назад
Ax wlhi waxanuun qisadaan😢😢😭
@barliinbaashi5110
@barliinbaashi5110 Месяц назад
Calool xuma badanaaa waa dhagesan la ahay
@caaishacuud7901
@caaishacuud7901 Месяц назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@najmaaxmed2736
@najmaaxmed2736 Месяц назад
Maanta dhan mala tolaaa ilahay ha ugargaaro ijaabo
@Hafsonor22
@Hafsonor22 Месяц назад
Gabdha maxee dhaqtarki u geeen weesay intee soo dirin gabdha fiis kolo baa ku dhacday
@user-bp6wj5gh3y
@user-bp6wj5gh3y Месяц назад
Ala xanuun badana 😭🥹
@umumuscab1706
@umumuscab1706 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍
@hindafarah9663
@hindafarah9663 Месяц назад
حسبي الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم وكيل حسبي الله ونعم الوكيل 😂
@user-tm8ly6dl2g
@user-tm8ly6dl2g Месяц назад
Ala walaaley maxaa kuqoslee oo Meesha yaalo xasbunnallaah
@abdullahimohamedwiire8821
@abdullahimohamedwiire8821 Месяц назад
Alx Alx😢😢😢😢😢😢 Ijabo
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt Месяц назад
Axax waxa cadcad waa ilmaha markay 36 weeks ku dhashta iska lehe waxa 9 biil dhaameysan indhaha. Infection ka riiday. 😢😭😭😭😭
@nasroosman464
@nasroosman464 Месяц назад
Wlh wa calool xumo😢😢😢😢
@faizacsalam1367
@faizacsalam1367 Месяц назад
Asc asxabey odaygu hadusan masuliyadeda Usan qaadi karin muxu ugursaday oo u uso lug goyay wale aqiro war ba jiro
@SleepyRecordPlayer-gw2wi
@SleepyRecordPlayer-gw2wi Месяц назад
Duhurki shift galaa sexo islha mnta dhan ada kusugyay 🥹😒
@hamdibashirmohamud5961
@hamdibashirmohamud5961 Месяц назад
al xanunbada
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b Месяц назад
Caloosha ixanuuntay walaahi
@MariamMohamed-re9uw
@MariamMohamed-re9uw Месяц назад
Whi oo hintii igadhamatay😢
@user-gn4op6ny8e
@user-gn4op6ny8e Месяц назад
Murugo.padaana ijba
@amiirocaliwarsame4411
@amiirocaliwarsame4411 Месяц назад
😭😭 ax
@FatxiAdan-jv2uf
@FatxiAdan-jv2uf Месяц назад
Allah dadka ilaahey aduunka haka kaxeeyo dadka aan lixaadkooda dhameystirneyn waayo ayagoo dhiban oo dadka ka liita ayaa hadana dhib aan dadka kale qabin aya kudhacaayo ilaahey muxu sidaan ugu galaa dadka aan lixaad kooda u dhameystirin ilaaheymanecbana dadka lixaad kooda u dhameys tirneyn waayehee mexey u heli waayeen dadka kale wexey helaan malaha ilaaheybaa neceb maxa ayagaaba dhiban hadana dhibkale loogu daaraa yaaa ifahan siiyo
@user-hi5sb3wh7q
@user-hi5sb3wh7q Месяц назад
Naamaxaaku hadashay illaahay danbidhaaf way diiso illaahay waaraxmaan adoomadiisah kuwuujecay yahay ayuu itixaamaah qufkiih kusabro aduun iyo aaqiro waaguu leestay
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv Месяц назад
Xilaad ilhy uma waayin ogow adina walagaa qaadi karaa ayaga camal aya ilhy kaa dhigi karaa eeilhy ulaabo xilaadka aad k7 faanayso adiya ma lihide ilhy ayaa ku siyyaye
@Hafsonor22
@Hafsonor22 Месяц назад
Subaxanllaah alle ka baq jaahil baa thy waxa aadan ogeen haku hadlin alle adoomadiisa wee u siman yihin toobad keeen
@blossom8569
@blossom8569 Месяц назад
Subxanllh naa mxaad ku hadashy ilaahy utawbad keen qofkuu jecelyhy buu imtixaana
@user-qp1mx3sz6n
@user-qp1mx3sz6n Месяц назад
Curyaankaba caga looma waayini caykaaa wax looyiri kuwa cararaya ee cagah lihi in ay ku cimra qaataan
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 Месяц назад
Indhaha ayu kariday
@user-gl9ob2fc8n
@user-gl9ob2fc8n Месяц назад
Aryan faxiyo calooshay ihurisay😢😢😢 wa aduun
@FatxiAdan-jv2uf
@FatxiAdan-jv2uf Месяц назад
Waa xaasid soomaalida gaalada ayaa kafiican dhaqan ahaan waana muslim soomaalida
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv Месяц назад
Ala ilhow noogargaar calool xumo badanaa
@Umulkhayr524
@Umulkhayr524 Месяц назад
Wcs
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 Месяц назад
Maskin walhi calosh aya ihurtay
@NastexoAxmad-yq4lo
@NastexoAxmad-yq4lo Месяц назад
Ala calol xanun badana 😢
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 Месяц назад
Maskin
@aishaahmed3185
@aishaahmed3185 Месяц назад
Ineey xamar ka fogaato maa ahan
@abdullahimohamedwiire8821
@abdullahimohamedwiire8821 Месяц назад
Ahlla Unaxarito Xajiged Iyo Adahe
Далее
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Просмотров 9 млн
🛑 ты за кого?
00:11
Просмотров 114 тыс.
QISADA THAAMIR IYO QAZAL!!@sawdamqaalib
40:35
Просмотров 60 тыс.
NOLOSHA IGU CADABTAY TAAS WALASHAY MA EHEN JANAMA EHED
59:28
Такой вот моментик🥲
0:23
Просмотров 3,4 млн
Фокус мокус 🤣
0:28
Просмотров 11 млн