Тёмный

Fasirka riyada libaaxa siduu ku fasiray sheekh Annaabulisi qofkii libaax ku riyoodo oo faahfaahsan 

Barta Aqoonta
Подписаться 14 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Fasirka riyada libaaxa siduu ku fasiray sheekh Annaabulisi qofkii libaax ku riyoodo oo faahfaahsan, qofkii arko asoo libaax la dagaalamayo ama libaax weerar kusoo qaadayo ama asoo dilay libaax dhamaan halkan ayaad ka ogaan kartaa fasirka riyada dagaalka ama dilka libaaxa, dugaagta guud ahaan oo uu libaaxa ka mid yahay waxay tilmaamaan arrimo kala duwan fasirka riyada qaabka loo fasiro waxaa laga ogaanayaa qofka riyada arkay xaalka uu ku sugan yahay hadduu yahay qof dumar ama rag qof doob ama qof xaas ah gabar yar ama naag la qabo dhamaan fasirka riyada waa lagu kala duwanaanayaa, qofkii arko asoo libaax fuulay ama asoo gaadiid ka dhigtay ama asoo u tagayo gool libaax dhamaan riyadaas waxaa lagu fasiraa cadow laga guulaysanayo. #riyooyinka #riyada #soomaali

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 82   
@hoodoxasan109
@hoodoxasan109 11 месяцев назад
Azc wll wxn marwalpa ku riyoda school an horre u dhigan jirey wxna leygu dhaha casharadadi hore dib u sax mudo 2year ayn ku riyoneya schoolka iyo macalimiinteydi hore alle kheir ha kusiye wll iso fasir
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 11 месяцев назад
ws waxaad war ka heli doontaa dad aad xiriir lahaan jirteen waa hore waana ku farxi doontaa wararkaas faahfaahin dheeraad riyada iskuulka: www.daruur.com/tag/riyada-iskuulka/
@siyaadnurmohamudmohamud3924
@siyaadnurmohamudmohamud3924 6 месяцев назад
ASC WALAL WAXA KU RIYOODAY LIBAAX GURIGA IGU SO GALAY OO AAN KA CILINAAYO CARUURTEYDA QOFKA WAX KA FAHAMSAN HA II FAIDYO MAHADSANID??🥺🥰
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 6 месяцев назад
ws riyada waxay kaaga digaysaa qof daalim ah oo xaqa dadka cuno oo raba inuu wax kaa qaato ama xaqaaga cuno www.daruur.com/tag/riyada-libaaxa/
@pureeqosalah3355
@pureeqosalah3355 10 месяцев назад
Asc shiikh jasakalah waxaan ku riyooday anigo sariirtayda dul fadhiya oo libaax qolka soo galaya inuu I cuno rabay ana aan ka baxsaday 😢isla markii kadipna waxaan ku riyooday qof ii dhaw oo iga tagaya bal isoo fasir shiikh mahadsanid
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 9 месяцев назад
ws riyada waxay tilmaamaysaa nin adiga dan kaa leh haddii aad tahay gabar wali aan la guursanin waa nin nolol kula wadaagi rabo oo guur niyadda ku hayo way dhici kartaa qofkaas inuu kuu dhow yahay qaraaba ahaan faahfaahin riyada libaaxa : www.daruur.com/tag/riyada-libaaxa/
@Yooco_media
@Yooco_media 8 месяцев назад
Wllhy billaahi anaa xalay riyo ku arkay waliba libaaxu geed xodaya ayuu saarnaa isagoon I arkayn ayaanan ka cararay . Imika markii aan school ka ka imi ayaan searching sameeyay "libaax riyo" imikana vedeogan ayaan helay mahadsanid wll
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 8 месяцев назад
riyooyin kale badan oo libaaxa ku saabsan halkan ayaad ka akhrisanb kartaa: www.daruur.com/tag/riyada-libaaxa/
@khadija-hi3nr
@khadija-hi3nr 4 месяца назад
Salaam aleykum sheikh. Hooyadee ku riyootay hoyadeed oo caadi ahaan nool hal libaax iyo hal shaweel. Hoyadeed ayaa shaweelka dugeeso . Waxee leedahay wax makugu sameenaayo. libaaxna meel iska taaganyahay.
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 4 месяца назад
waa badbaado laga badbaadayo nin aad u dhib badan shartiisa
@khadija-hi3nr
@khadija-hi3nr 4 месяца назад
​@@barta-aqoonta Khayer Allah ku siiyo. ❤
@abdiqadarsalah6885
@abdiqadarsalah6885 4 месяца назад
Ascm sheikh Waxan kuriyothe libax qof aan aqano iguagcunayo kadib wax yar kadib waxan kuriyothe aniga iyo daat kale oo islasocono ayan mel kaaragne libax bathan oo lab iyo dithig iskujiro kadib waan kacararne markas ban hurdatha kasokace please isojawab
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 4 месяца назад
ws waa cadow qof aad garanayso wax ku samaynayo adigana waxaa lagaaga digayaa cadowgaas. waa dad dhib badan isugu jiro rag iyo dumar
@KhadraAbdi-hz1ki
@KhadraAbdi-hz1ki 3 месяца назад
Asc sheekh waxan rajaynaya inaad iiga soo jawaabi doontid fariintan ) sheekh waxan ku riyooday anaga iyo dad anan garanayn isagoo libaaxu na cunaayo ka dib libaaxi baa ila hadlay oo wuxuu i dhahay iska tag ka dib anigoo wadnaha i laalado oo indhaha uu ina cunay sidaan u cararayey baan magaalo tegey dadkii markaan iskugu yeedhay baan meel dheer wadnahaygiih ku dhacay ka dib waan dhintay anoo ka xun inaan dhinto 😢 cabsi badan baa i haysa riyada ha laysoo fasiro plz😢😢🙏🙏
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 месяца назад
waa cadow daran oo laga yaabo dhib inuu geysto waana nin daalim ah aan naxariis lahayn
@siyaadnurmohamudmohamud3924
@siyaadnurmohamudmohamud3924 4 месяца назад
ASC Walal Waxaan Ku Riyooday Aniga Oo Libaax Guriga Joogo Aderkey Ka Cilinaayo Taas iga Jwb Allah Haka Xafido ❗️⁉️??
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 4 месяца назад
ws waa nin dhib badan oo dulmi badan oo laga yaabo inuu wax idinka rabo
@caishaaxamed7715
@caishaaxamed7715 5 месяцев назад
Shiikh waxaan ku riyoodey ayeeydey oo geeriyooty iyadoo martiqaad u sameyneysa dad hada nool
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 5 месяцев назад
dadkaas qofkii jirran iyo qofkii caafimaad qaba qofba si ayay ugu furmaysaa riyada
@caishaaxamed7715
@caishaaxamed7715 5 месяцев назад
Sheekh waan caafimaad qabaa
@Sidemenextra254
@Sidemenextra254 6 месяцев назад
Asc wll waxan kuriyoday ani oo gari wado adeerkey neeh oo ilasaranyhy kabacdi roob aa imaday gariga neeh woxo iskubadalay moto ama Motorbike anako wadano kadib meel an roob kagalnay mesha neeh libaaxyo aa fadhiyan dad neeh wetagnayen kadib libaxyada wan iskalexinay mesha an istagnay adeer gees into ugasikaday markas libaxyada wekucararen weqaninen ani neeh hurdada an kakacay wll isofasir ado mahadsan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 6 месяцев назад
ws riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato iyo masiibo Ilaahay sharta ha naga ilaaliyo
@Sidemenextra254
@Sidemenextra254 6 месяцев назад
@@barta-aqoontaado rali aah yee dhibatada kudhecesa
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 6 месяцев назад
Ilaah baa og laakin guud ahaan riyada dhibaato ayay tilmaamaysaa
@DahaboIbrahim-p5m
@DahaboIbrahim-p5m 8 месяцев назад
Asc shiikhow waxaa ku riyoday libaax tacbaan ah oo dhankeyga markuu soo haadaba dhac dhacaayo kadib nin foolxun baa libaaxii xabaaray wuuna iga tagay iisoo fasar shiikhow qeyr illah haku siiyee
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 8 месяцев назад
ws waa nin waxmatare ah oo adiga dan kaa leh ugu dambeyn ma awoodo inuu kuu soo dhowaado faahfaahin riyada libaaxa halkan ka akhriso: www.daruur.com/tag/riyada-libaaxa/
@LéoDicaprio-c3c
@LéoDicaprio-c3c 7 месяцев назад
Walal wahan ku riyooday Anigu kool ku jiira hiran Iyo libaax bananka ku Cunayaa daad badan Fadlan isoo jawaab Mahadsanid walal
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 7 месяцев назад
waa qof daalim ah dad badan dulminayo www.daruur.com/tag/riyada-libaaxa/
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 11 месяцев назад
Anigu waxan ku riyooday libaax yo badan oo i qaban karin oon ka akhrisanayo Aayada ah امن يجيب المضظر إذا دعاه ويكشف السوء Marka ii fasir maxay noqon kataa wll
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 11 месяцев назад
waa badbaado aad ka badbaadayso arrin halis ah
@baaburaxma420
@baaburaxma420 9 месяцев назад
Asc wll waxaan ku riyoodey libaax aniga iyo will aan walaalo nahey oo jooga guriga banaan kiisa ka diba carar aan kasoo cararney waxaan galney qolka kadib libaaxii waana soo ceyrsadey anagoo qolka hoosta kasoo xiraney ayuu hadan cagtiisa albaabka hoos kasoo galinayaa si uu iskaga furo kadib anagana xubinka uu albaabka hoosta kasoo galiyo ayaan jareynaa ilaa aan libaaxii oo dhan aan kadilno. Sxb maxey noqon kartaa waxaan ahey will dhalin yaraa.
@baaburaxma420
@baaburaxma420 9 месяцев назад
Wax xuna ama Dhib ha igu fasirin insha Allah wanaag uu iigu fasir
@baaburaxma420
@baaburaxma420 9 месяцев назад
Badanaa xubnaha aan arkayey waa cagaha iyo farihiisa madaxa iyo qaarka sare toona ma arag
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 9 месяцев назад
ws waa riyo tilmaamayso qof cadow ah inaad ka guulaysan doontaa waa khayr inshaa Allaah faahfaahin: www.daruur.com/tag/riyada-libaaxa/
@hibaaqdeeq9483
@hibaaqdeeq9483 Год назад
Acs wll waxan kuriyodiy wiil xidhidh nagadhaxinjiry o sacad qurxbadan ixidhaya o dadka o arkaya waxau idhahy waxan kushubaya dhigiga anigu na wn yabana
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Год назад
ws waa riyo tilmaamayso arrimo mustaqbalkaaga ku saabsan waliba guur ayaa laga yaabaa: www.daruur.com/cat/riyooyinka-dreams/
@nadamahamoutz9784
@nadamahamoutz9784 11 месяцев назад
Asc waxaa ku riyooday libaax so galay xafada daganahay markaa waxaa lahaa hooyaday ayaa suuqa ku maqan oo u boqaya markii danbe hooyo watimiday waxba man arag yay itiri
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 11 месяцев назад
ws waa cabsi aad dareemi doontid laakin wax dhib ah ma arkaysid inshaa Allaah faahfaahin riyada libaaxa: www.daruur.com/tag/riyada-libaaxa/
@ilhaancabdulaahi7329
@ilhaancabdulaahi7329 10 месяцев назад
Asc shiikho hooyadey aa waxay kuriyotay gabar aan aniga dhalay iyada korsatay gawadhas oo dibi gaduudan rawo inuu hirtiyo kadib wey uqeyline kalexo an dhaha ey tiri wanso orda gawadhii an xanbaraa diwigii iyado raadina inuu hirtiyo uurabaa anna waanka le lexinaa shiikho qeyr allaah kusiyo maxay noqone fasirkeda
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 10 месяцев назад
riyada waxay tilmaamaysaa cunuggaas inuu u baahan yahay in la difaaco oo laga reebo meelaha halista ah aad u ilaali cungaas waa digniin
@ilhaancabdulaahi7329
@ilhaancabdulaahi7329 10 месяцев назад
@@barta-aqoonta shiikho hada weyba iga xanuunsan tahay zaaid ay iga xanuunsan tahay isbitaal ey jiiftaa iigu soo docey qeyr allaah kusiiyo 😢
@hibaaqdeeq9483
@hibaaqdeeq9483 Год назад
Acs wll waxan kuriyodiy aniga o ilmo ligu qaliy ilmaha yari u qurux badna waxa imadiy will an iskudhacsanhy waxau idhahy inamari waxa lasohadashiy isaga hoyadi waxay kudhahdiy waxay iga warasanisay aniga wn maqlayi waxan unayi waxa cagaran o macn wll
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Год назад
ws riyada waxay tilmaamaysaa arrin adag inaad mari doonto Ilaahay khayr haka dhigo: www.daruur.com/cat/riyooyinka-dreams/
@املايمان-م8م
@املايمان-م8م Год назад
Walal waxaan ku riyoday libaax aad u dheer Oo muqaal wayn leh Oo hortyda lagu dilaya dhagax wilal dhalinyaro yar yar aya dilayay ani markan wanka cararay ifasir sheikh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Год назад
waxaa laga takhalusayaa qof cadow ah oo ku dhibi jiray faahfaahin www.daruur.com/tag/riyada-dilka-libaaxa/
@املايمان-م8م
@املايمان-م8م Год назад
@@barta-aqoonta jazakillah sheikh
@capdirahman1155
@capdirahman1155 11 месяцев назад
Waxan kuriyoday libax Anka hortagnay ani iyo qaskayaga isago weerara kadib gadaal ayuu maray wanan xanusanayay habeenkan habeenkedi Alxam dulillah cawa waa cafimad qaba Alle cimriga haku radiyo shiikh❤
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 11 месяцев назад
waa shar ilaahay idinka badbaadiyay inshaa Allaah waa ka badbaaddeen waliba waxaa dhici karto qof rabay inuu sixir idin sameeyo
@CeyniXasan-sp9tt
@CeyniXasan-sp9tt 4 месяца назад
Riyo adigo libax wax siinayo oo rabaanaysanaayo adigo uur ah carmel ah maxaa lagu fasiraaa
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 4 месяца назад
riyada faahfaahin ayay u baahan tahay qaabka aad ku aragtay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 4 месяца назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ivJSfVGigtA.html
@Hichannel-e1v
@Hichannel-e1v 4 месяца назад
Waxan ku riyonaya aniyo habaday gabadh habaday dhashay oo libax na eryanayooo oo jooga meelo wada libax ah max weyn iso fair wll oo kolba guri ka xidhanayana
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 4 месяца назад
waa rag cadow ah aan fiicnayn oo laga yaabo dhib inay kuu geystaan
@nalka769
@nalka769 11 месяцев назад
Waxaan kugu riyaday anigaa iso gabar gari saran kadi baa naqabty garga kadagny ged anago ku ag kadineyno buu libaax agtena imaday musaan na cunin dhulka buu gacantisa marmariyey wana nga tagaay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 11 месяцев назад
dhibaato ayaad ka badbaadaysaa sida riyada laga fahmayo inshaa Allaah
@MadgaoMadgao
@MadgaoMadgao 6 месяцев назад
Wll waxan kuriyoday libaax cararayo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 6 месяцев назад
riyada faahfaahin ayay u baahan tahay
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 Год назад
Asc’ Waxaa ku riyooda libaax icayrsanaa markasta’ Last time waxaan ku riyooday asagoo daaqada albabka taagan’ aniguna cabsi dartee marba balkon eegaya bal inuu ninkeygii imaaday’ Waxan kaloo arkaa ilmo aanan hada wajigooda sheeki karin’ waxan kaloo arkay ina adeerky yariis ah’ Aniga ad ayaan uga baqaayy oo albab ayaan ilaalinaya ilmaha inay furan’ Kolki aan balkoonka aaday bay albabkii fureen kadib ilmo yar -2sano jir cml oo guriga joogay ayu madaxa qabsaday’ Anaga ilmo yar nooma joogan’ anaga wili ilmo maanan dhalino wan cusubnahay’ Plz isoo fasir’ markata kuriyoodaa’
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Год назад
ws riyada waxay tilmaamaysaa cadow waliba nin ah inuu dhib idin geysto ayuu doonayaa marka ka taxdar dadka qaar oo iska dhigo dad wanaagsan faahfaahin dheeraad: www.daruur.com/tag/riyada-libaaxa/
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 Год назад
@@barta-aqoontamahadsanid
@Faizanuur-rf3xb
@Faizanuur-rf3xb Год назад
Raadkiisa ayaan arkay libaaxa
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Год назад
qaabka aad ku aragtay soo faahfaahi
@WardaMohamed-u2l
@WardaMohamed-u2l 7 месяцев назад
Guri wayn ba ku jiray xagiisa danbe wax la haa sida harta biyuhu fadhiyan o kale bu marku roobku ku da o fadhiista marka aniga wlshay aqalka huradnay wllshay ba wa kulultidh o daaqadi o laba fardadood leh furtay wa ku toosay alla ma rooba aday marka laba libaax bay ahyen mid wu fadhiyey midna wu socsocdoo wu ciyayey waniga cabsi dadkii odhan ba u sheegay tii wllshay daaqadi nagu baqalday hadu no so galo sow nama cunen sheeko i fasil khyr alle ha ku siiye
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 7 месяцев назад
Waa niman oo dan kaa leh waxaa dhici karto rag guur ama wax kale kaa rabo oo ku daneynayo faahfaahin: www.daruur.com/tag/riyada-libaaxa/
@WardaMohamed-u2l
@WardaMohamed-u2l 7 месяцев назад
@@barta-aqoonta wax kale maxa ka wada sheekh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 7 месяцев назад
dulmi iwm.
@WardaMohamed-u2l
@WardaMohamed-u2l 7 месяцев назад
@@barta-aqoonta jizaaka allah sheekh
@queenhassen5743
@queenhassen5743 10 месяцев назад
Mansha alha waxana ku riyoday libaxa ana ijedina ano ka oraday
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 10 месяцев назад
waa cabsi aad dareemi doonto
@caishaaxamed7715
@caishaaxamed7715 5 месяцев назад
Waxaan ku riyoodey saxiibadey oo xamanaya markasta ama imaagaya shiikh usoo fasir
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 5 месяцев назад
riyada ma fahmin soo faahfaahi
@fatimayussuf
@fatimayussuf Год назад
Aniga nin kayga ku riyoday isago carurta so weraray marku kaceliyay isagu hadana weraray wu ka gulaystay wuka cararay mayga cawinkarta
@fatimayussuf
@fatimayussuf Год назад
Islamana jogno laba wadan ba kala jogna mel ka shaqeyana wu katagi dona iga cawi walal ciyalku so weraaray marku kaceliyay isagu weraray wuka cararay ugu danbayn
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Год назад
waa dad cadow ah oo wax idinla rabin noloshana idin diiddan inshaa Allaah waad ka guulaysanysaan faahfaahin: www.daruur.com/tag/riyada-libaaxa/
@ummiummi7024
@ummiummi7024 6 месяцев назад
Wll waxn kuriyoday libaah cararayo
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 6 месяцев назад
RIYADA OO FAAHFAAHSAN SOO QOR SI LOO FAHMO FASIRKA OO WAADAX AH
@ummiummi7024
@ummiummi7024 6 месяцев назад
Wall waxan qof xanuunsa laxanuunsan h Xanuunada waswasaka marka Wall waxan kuriyoday libaax cararayo kacararayo doofaarka
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 6 месяцев назад
Riyada waxay tilmaamaysaa nin wanaagsan oo adiga kuu dhow xumaan kala kulmayo nin faasiq ah oo dambi badan oo aan akhlaaq lahayn
@ummiummi7024
@ummiummi7024 6 месяцев назад
Waxan kolo kuriyodey doofaar I cersanayo wll waxad kalo ifahansiisa
@ummiummi7024
@ummiummi7024 6 месяцев назад
Riyada libaxa geeri ayeey tilmaameysa ayn Maqley waa sidee geerida
Далее
riyada libaaxa  muxuuna tilmaamayaa
9:58
Просмотров 51 тыс.
БАБУШКА ВСЁ ИСПОРТИЛА #shorts
00:24
Просмотров 602 тыс.
Godka libaaxa iyo meerkurigga Dhibco
8:04
Просмотров 9 тыс.
riyada dacawada  ha yareysanin uraadso fasiraad
7:39