Тёмный

Todobo Riyo An La Dhayalsankarin Oo Uu Arko Qofka Sixran Ama Hada Sixir Lagu Wado hala,isgaro Dadow 

Sheekh Riimi Channel
Подписаться 220 тыс.
Просмотров 227 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 414   
@milgoaressaress7674
@milgoaressaress7674 2 года назад
Mansha allah tabarakalah daman inta xanunsan allah hacafiyo iyo inta Murat leh ilahey mutkisa hausahlo amiin amiin scw scw scw
@abdirahmanqaase279
@abdirahmanqaase279 2 года назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@realalje1137
@realalje1137 2 года назад
Thanks 😊
@Janna9756
@Janna9756 2 года назад
Saaxiriinta ilaahay hanaga qabto shartooda inta xanunsan o islama Allaha caafiyo shugarn shiekh iLaahay khayr Aan dhamaan ha kugu Abaal mariyo
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel 2 года назад
Aamiin
@anzalmaxamad442
@anzalmaxamad442 2 года назад
@@SheekhRiimiChannel sheekh waa kubaryaa riyadaan isoo fasir: hooyadey ayaa ku riyooty riyada wxy ahyd sidaan (mas ayaa kasoo dhacaayo guriga korkiisa kabacdi bisad ayuu isku badaly indho waa weyn ayee laheed wxee doonesay inee guriga gasho hooyo wx ayee ku tuurty kabacdi wee xanaaqdy bisadii kabacdi hooyo hudadii ayee katoosty) plz sheekh ilaah haku barakeeyo soo fasir😔
@hibomohamed4476
@hibomohamed4476 2 года назад
Aamiin aamiin
@ababacuruuj9871
@ababacuruuj9871 2 года назад
@@SheekhRiimiChannel sheekh waan riyooday waxaan ku riyooday anigoo subax soo kacay wakhti salaada subax laga baxay markaa xiligii looga bartay in ay qoraxdu soo baxdo oo cirku madaw cabsi ah yahay kadib markaa anigu soo baxay waan yaabay dadka gurigu caadi bay iskaga shaqeysanaya waxba inay arkayaan ma moodid kadib waxaan galay jikada sidaan u cabsanayay waan ku dhici gaadhay dab meesha yaalay hadana waxaan ka soo baxay jikadii kadib cirka ayaan fiiriyay oo waan arkay samadii oo madawgii kala tagayo oo waagii baa baryay anigoo halkii taagan samadiina fiirinaya markaan dadkii xaafada oo dhan ayaa samadii wada fiirinayo oo faraxsan. Ii fasir sheekh dambigaaga iyo kii waalidiintaa Alla hadhaafee .Alla raali hakaa noqdo.
@wiilomoha8463
@wiilomoha8463 2 года назад
Asc shiikh riimi illahy haku xidiyo adun iyo akhirab sadex jeer ban waxan ku riyo anigo lay leyahy wala sixray waxa wada hadlayay wiil iyo gabar yar yar o ila dhashay o waxay ku shekaysanayen in lay sixray sidokle habenki xigtay anigo oynay ayay gabar edady dhashay waxay tiri iska daya ha oyde waxa laga sixray guurke
@subanyasin8393
@subanyasin8393 2 года назад
Jazakalallahu khair sheekh riimi, waan ku riyooday riyoyinka maska iyo danyeerka mooyee ilahay aniga iyo inta xanuunsan allaah ha caafiyo aamiin aamiin aamiin sh ii soo ducee
@sabikamohammedali9876
@sabikamohammedali9876 2 года назад
JAZZAKALLAH SHIIQOW Reymi
@janninaomar4853
@janninaomar4853 2 года назад
Jisakallh sheikh iso ducee wadan shisheye joga in ilahy Arimahayga i fudodeyo mahadsanid
@Bishaaro-de2xb
@Bishaaro-de2xb Месяц назад
Alaha ku fududeyo walal
@jannoomarsaed7224
@jannoomarsaed7224 Месяц назад
@@Bishaaro-de2xbMahadsanid wllo khayr Alle haku siiyo ❤
@mohamedabdulkadir9075
@mohamedabdulkadir9075 2 года назад
Asc sheekh marka hore alle ha idin barakeeyi adiga iyo reerka waxaan rawan in aad ilawadgto meel aan kala soo xariro shukran dhanka kale asxaabta sheekha ku xiran waxaan idinka codsana hadu jiro qof yaqaan shekha meel an kala xariiro ha ila wadago dhabamntiiina shukran alle hanawada cafiyo dhamaanteena alle hanawada xifdiyo dhamaanteena alle hanawada barakeeyo dhamaanteena wixii kher ku jira alle hana wafajiyo wixii shar ahne alle haka qabto
@rowdaismail2448
@rowdaismail2448 2 года назад
Sheikh xagee lagala soo xidhiidhayaa
@abdinasirhussein2433
@abdinasirhussein2433 2 года назад
Allahu Akbar Jazaka Allah Sheikh Riimi.Asc
@asma.apdifatax
@asma.apdifatax 11 месяцев назад
asc sheekh waxan raba inana sual ku waydiiyo ee intee kalaso xiriira
@sgedle4856
@sgedle4856 2 года назад
Ascaleykum sheekh Riimi Sidee kuu soo wacaa arin ah wiilkeyga oo aan ka shakiyey xanuunkiisa ayaan rabaa sidii aad iigu cilaaji lahayd.habo ii soo dedaal kheyr illaah ha ku siiyo aamiin
@xamdibootaan4019
@xamdibootaan4019 2 года назад
.masha Allah shiiq Allah ku barakeeyo
@ummufutuhi1526
@ummufutuhi1526 2 года назад
Masha allah Jazaa kalaahu kheyra sheikh Allaha kubarakeyo
@nimcodiamond1816
@nimcodiamond1816 2 года назад
Asc shiiq Riimi waxan rajeenaa inaa ii soo jwabi doonto insha Allah shiiqow waxan ku riyoodo habeenki subixi mise malin ka dib waan arka riyo walbo aan ku riyoodo waan arkaa shiiqow duco la aqristo maa jirto iso jwb
@sahroabdiahmed5955
@sahroabdiahmed5955 2 года назад
Sheekhaw Alle haku ajir siiyo waxan ku riyooday ilmheyga gabadha ugu yar oo dhimaneyso aanku riyooday shikh isoo fasir riyadaas waanka walwalaa mqrwalbo
@muniitaismail3550
@muniitaismail3550 2 года назад
Dhimasho waa cimri dheeri abyo saan maqlay arooskana waa geeri
@mohamedalimohameddaad7921
@mohamedalimohameddaad7921 2 года назад
Asc sheikh ramii wad ku mahadsan tahay sida ficaan ee bulshada ad ugu fasiir tiit aniga waxaan ku riyodey ninkeyga o hilib gadayo ama kawaan
@atteyehifrah3002
@atteyehifrah3002 2 года назад
Asc cheik rimi jazaka Allah allaha ku xifdiyo adika iyo reerkaka cheik marwalba waxa iku so noqnokota riyo libax badan oo gurikeyka ka bouha cheika libaxu ma madoba wa cadi markasta wan ku riyoda imikana masas badan oo darika ka bouxa aya riyo ku arka
@barwaaqokayze1856
@barwaaqokayze1856 Год назад
Asc sheekh magacaygu waa cumar.cali waxan ku riyooday anoo saaran daabbad ah sac ama lo ah waxy ila tagtay o igaysay meel sacyaal kale joogaan mid walba qof hareer joogo dhashiisiina joogto wuxuu ahaa sacani mar.curad allah khyr hku siiyo.ii fasir
@maxamedcaliiimaan1043
@maxamedcaliiimaan1043 2 года назад
Mansha Allah alle khayr hakaa siiyo sheekh.
@fahiimoclcasiis8165
@fahiimoclcasiis8165 Год назад
asc sheekh aniga markasta waxaan kuriyoodaa maswayan oo jaale baro baro leh iyo midmadow iyo midcad ayaan markasta kuwadariyoodaa oomasas badana anoo dulmaray wax dhibana iima gaysanayaa qaar waa mayad qaarna way nool yihiin lakiin waxba dhiba iimagaysanayaan waxaa kaloo kuriyoodaa libaax aarka ah oo guriga kujira dhexdiisa oo wax dhiba iigaysanaynin lakiin aan anigu kabaqayo oo haba meel intuu tago jiifsanaayo marka waamaxay
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 2 года назад
Jasakalahu qiyran sheekh thank you 🤲🤲🤲🤲
@RashiidSiciid
@RashiidSiciid 3 месяца назад
Mahadsanid shekh xagan kalah soo xidhidhah.
@bilandeeqa1928
@bilandeeqa1928 2 года назад
Ilhy sixirolee haa naa garaab mariyo rabi baan baryay eee
@kiimhabi213
@kiimhabi213 2 года назад
Asc sheekh angu wxn ku riyooday qof ayaa iyimi wxn idhahy wa lagu sirixy ma sheegi mx kale isagan ma garinayo
@munashAmiin
@munashAmiin 2 года назад
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا شيخ الله يحفظك و يطول بعمرك ان شاء الله سبحان الله و الحمدلله و لا إله إلا الله والله أكبر ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم استغفرالله و أتوب إليه يا الله يا الله يا الله
@fatmaally7311
@fatmaally7311 2 года назад
Masha Allah TabarakAllah sheekhow. Allah yaxfadak
@fardosamumin6012
@fardosamumin6012 2 года назад
Sheekho waan ku bahanay inte kala soxariira
@hoyomcn9769
@hoyomcn9769 2 года назад
Asalamu calaykuum waraxmatulahi waa barakatuu sheikh abdilqadir waxan ku riyoday anigo wadan an garanyn joga iyo dad aan garaneyn mel banaan ha kula faraxsaan kadib bisad yar ho cad aya rabay ina qabto wey ika baxsatay hadana bisad weyn iyo dooli aya korkeyga dhaga midix ikaso dul boday dooligi islamakiba uu dhintay luugta ku riixay bisadina wey iska baxday kadib mel suuq ho uu dhaweyd meshan jogay aya nag dhaar bluuk iyo tacas bluuk ha ad uu quurux badan xidhaan uu tagay wajigedana maa argeyn shaqo ayey isisay. Masar aya ku nolahay xanun xaga cunaha ila laba sano ayey cuntadu iku istagaysa murug badana wey ihaysa lakin digriga iyo SALIGA NABIGA SCW aya badsada suradul Baqara wan dhageysta. Iso fasir waku barya sheikh JAZAKA ALLAH ❤️ KHEIR ALLEH WEYN HAKULA JIRO MARWALBA AMIIN ❤️
@mumtazmohamed34
@mumtazmohamed34 11 дней назад
Asc sheekh ramii ilahey haku xifdiyo een sheekh anigo walaca aya waxaa kuriyodey habaryartey oo wax ay gacanta kuwadatey qiyas ahan biyo ayay u ekayen sinta midig ayay iga dhufatey waxana ku dhawaqayey habaryarey uur ban leyahey walacban ahey aydana waxey iledahey wanku necbahey dhimo ee idhahesay plz iso fasir riyadas
@Tuuta2023
@Tuuta2023 10 месяцев назад
sheikhow alle haku barakeye intaan kaala soo xariirnaa
@HamdiT2728
@HamdiT2728 4 месяца назад
Asc shiik waxaan ku riyoodaa oo iguso noqnoqda qof dumaraa is dilanaa ka dib mindi bay igu wareejinasaa intaa wareegaa anoo dhiga yo bn tosayaa
@bilandeeqa1928
@bilandeeqa1928 2 года назад
Khyr insha alh ilhy khyr haa naa wafajiyo gabigenbaa
@drwadiawa6482
@drwadiawa6482 2 года назад
Asc sheekh badanaa waxaan kuriyoodaa gaar ahaan labadii sano ee ugu dambeysay beerahanagii oo kuyaala wadankii oon 7sano kasoo maqanahay iyo meelahaan Ciyaalnimo daydii aqaanay anigoo jooga,weliba xillliyada qaar anigoo beeriihii falaya ama ka shaqaynaya. Ee sheekh maxaan sameeyaa?
@Abdullahi1200
@Abdullahi1200 2 года назад
Asc sheekh Riimi. Sheekh Allaha ku barakeeyo aduun iyo akhiraba. Sheekh waxaan rabaa Riyo inaa ii fasirtid. Waxaan ahay wiil dhalinyaro ah waxaan ku riyooday aabahay, Abahay wuxuu dhintay anoo bilo jira kumana caqlisan lkn waxaan arkay sawiradiisa ilahay ha unaxariistee markastana waa uduceeyaa Hadana ilaa 15 sano ayuu mootanyahay oo aan hada anigu jiro. Marka habeen dhaweed oo jimco ah ayuu riyo iigu yimid: waxaan ku riyooday qolka fadhiga isagoo ka istaagay meshi uu ka fadhiyay kadib ayaan dhexda qabsaday waxana ku dhahay "meshaas abo ha aadin waxbaa kugu dhacayee anigoo albaabka farta ku taagaya" Hoyaday, walashay iyo habaryartay waxay dhahayeen ka joog iyagoo dhinaca ka taagan Balse abo ma faraxsanayn mana murugaysnayn iimana jawaabin albaabkii aan ka cel celinayay ayuu ka sii baxay, wuuna qurux badnaa. Sheekh khayr badan ilahay haku siiyee si dhakhso ah iigusoo fasir.
@faysalmohamed8302
@faysalmohamed8302 2 года назад
Sheikh jazakalah
@sabariinmohamudomar7977
@sabariinmohamudomar7977 2 года назад
Masha allaah allaah haku barakey shiiq
@radwangucash3182
@radwangucash3182 2 года назад
Asc wll shiekh riimi waxan raba inan ku waydiyo riyo an ku riyoday taso ah anigo laa igenay kalunka dasadaha ku jira 1 karton ayaa laa igenay kadib raag siday ku jirano kale tababar ayaan uqaybinayey
@AyaneyQasin-gu5lm
@AyaneyQasin-gu5lm Год назад
Asc warama tullah wabarakatuhuu allah kuxifdiyo sheeikh riimi xaajigeeyda waxuu kuriyooday asagoo mareykanka madaxweeye ka noqday oo loosacbinaayo nosoo fasir sheikh
@mahmedcadaani5593
@mahmedcadaani5593 Год назад
asc Sheekh waxan 10 sano kahor qof aan sax u aqaano oo biyo sixir ah ii gu shubay qolka jiifka gadaashiisa markaa bal maxay noqinaysaa
@husseingala919
@husseingala919 10 месяцев назад
asc sheikh qer allahaku siyo wahan dagestey wacdi Gaga riyada damerka wamahay
@XaliimoXasan-g9p
@XaliimoXasan-g9p Месяц назад
Shiq allaha kubarakeyo
@suheyabdullahi1974
@suheyabdullahi1974 2 года назад
Asc Sheekh allah ha ku dhowro. Aamiin. Ducada inoo soo badi wax ayaa ka daramaya inay ii soo dhawdahay.
@shamsohassan9316
@shamsohassan9316 2 года назад
Asc sheekh allaha nagabadbaadityo sixirka sheekh waxaan kuriyoodaa anigoo lunsan inta badana waaigu soo noqotaa hadan waxaankuriyooday markaan aqriyay suurada albaqra shanta aayadood uhoraysay ayaan aqribayaa markaan joojiyana naagbaa icarsanaya baangadbaywadataa hadan shantaa aayayadoodbaan bilaabaa way iga istaagtaa
@munaahmed9313
@munaahmed9313 2 года назад
Asc shiiq waxaan ku weydiya marka qof dhiman rabto o ahelkaga ah waxaan isku arka garabka ama lugta jag jag laga sina marmarna walidkaga dhimanayo ku riyona kadib qof qarabo nahay gariyanayo iso fasir sheeg
@nejatahmed3559
@nejatahmed3559 2 года назад
And real life I’m moving a lot and last five years I move over six time different state thank you sir please
@abdiazizkuli8755
@abdiazizkuli8755 2 года назад
Asc sheikh Riimi magalade jogta xage kala soxirira xanun aya iga dhaman laa mudo labo sano ah taqtar waka daley markaste taqtar tego waxba maqabtid aya laidhaxa anigana xanun igama dhamanayo
@GudoonmaxamedIsmaacil
@GudoonmaxamedIsmaacil 9 месяцев назад
Shuran sheekh ilahay haku sharfo ❤❤❤❤
@NasaroSheekh
@NasaroSheekh 2 дня назад
Amiin amiinyarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@muniiraaxmed6938
@muniiraaxmed6938 Год назад
Sheekh sadex riyo ayaan kuriyooday osonoqnoqday ilaso xidhiidh sheekh ilahay jana fardawsa haku geye
@maryanxassan4178
@maryanxassan4178 2 года назад
Asc shekh alha ku xifdiyo i.a aniga markaste wan riyoodaa waxana ku riyoodaa wax aan macno lahyn adkaartana wan laazimaa oo iskama daayo marka waxa icajab galiyey riyada joogtada ah riyo iska socoto oon mcno lahyn jwb shèkh alaha ku barakeeye
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 2 года назад
Maasha Allah ilaah Qeyr haku siiyo Subxaana laah ilaah hana dhaafiyo Amiin Amiin❤️🤲🏻❤️❤️❤️❤️
@suleqoali2936
@suleqoali2936 2 года назад
Asc sheeqa waxan kuriyoday hooyo oo ileh afka iska dhaqa ama cadiyesho ee ifisar fadlan
@suleqoali2936
@suleqoali2936 2 года назад
Waxan kalo kuriyoday sheqa maxamed kanyaw oo isalamYo iyo sheeqa maxamed camare ooh sheeq sacudi ah
@aminad764
@aminad764 2 года назад
Asc Sheikh Riimi Aniga markaan sadaqada iyo tasbixda badiyo riyooyinka wey ikubataan sida riyada maska eeyaha anigoo guryo cidlo ah dhex wareegaayo bisada madow waxaan kuriyooday labo mar ayadoo isoo eekeeso Maxey kulatahy sheikh culees badan baa isaaran waxaa ukudaran aniga iyo gabadheeda waan isjecel nahay hada maheshiino
@KhadroAbdullahi-hg5up
@KhadroAbdullahi-hg5up 11 месяцев назад
Wlhi Ani sasa ahay
@musamilxasan5342
@musamilxasan5342 2 года назад
ascm shiikh waan ku riyooday nin aanan garanayn ii imi igu dhahay waalagu sixray waxana ku sixray qofka marwalba ilmahaga ku waydiiyaa mana garanayo qofka qof waliba ilmayga kawarn idhahaa
@hiyadaarulqaraar6941
@hiyadaarulqaraar6941 2 года назад
Mansh allaah illaahay haku xafido sh riimi jasakallaahu khayrn alle haku sharfo
@AbdixalimAbshir
@AbdixalimAbshir Год назад
Sheekh waxanku ruyoday anoo jcylkygii katagay oo jcyl kale samaysty ii fasir insha allah
@aamina1270
@aamina1270 2 года назад
Ar sheekhow sadaxda riyo ee ugu horeeysa mudo dhoor sano igusoo noqnoqday anaa leysoo kab gamay rerkeygii leyga soo saaray wan shaqeysanayay rer iyo caruur ban lahaa waxkasoo tagay dhoof baana kuqafiifay mana helin qurbo nacas baan kudhax mereystaa bal isoo duceeya
@hamadijaja5427
@hamadijaja5427 2 года назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Shekh waan ku salamay Shekh wxaan rawa in lii fasiro riyo riyo aan ku riyooday Waxan ku riyooday Aniga Korinayo masaas fara badan waliba masaas Modow ah
@raxmoahmed617
@raxmoahmed617 2 года назад
Shiiq allaah kuxafido waxaan kuriyooday anoo matagayo qolof wayn iyo waxkaloo madow waxaan aqristay habaynkaas suratul cabaso waan xanuunsanaa markaas ilaahada waan xanuunsanahay waan murugaysanahay was waas ayaa iweeraray dhimasho ayaaan kabaqayaa qabuuraha ayaan kuriyoodaa marwalba hurdo maseexdo waxna maqabsado mudo 8 bilood ayaan saas ahay alxamdulilaah ilahay inuu caafiyo ayaan kabaryayaa adinkana isooduceeya shiiq riimi waxaan kaarabaa talo siin
@fariihamohamed4515
@fariihamohamed4515 2 года назад
ALLE HAKU CAAFIYO WLLO WAAKA SHEEKHU INOO SHEEGAY KOLAY SIXIRKAAGU QABUURAHA AYUU KU AASAN YAHAY SIDO KALE TUULADA AAD KUSO KORTAY LAGA YAABA IN LAGAA XASADAY EE IS DA BIIB WLLO WALAHU ACLAM
@abcbc4008
@abcbc4008 2 года назад
Waxey ahed habeen 11.45pm marka ey mukulaasha anagu so oroday gurkasna waa bur burburay 10 bilood gudahisa .xasbunAllah wanicmalwakiil
@xabibocadey4130
@xabibocadey4130 2 года назад
Shukran jazakalahuqeyr
@NasroAhmedCiraale
@NasroAhmedCiraale 9 месяцев назад
Masha Allah wll qaali ❤❤❤❤❤❤❤
@jawhara4154
@jawhara4154 2 года назад
Jazakallahu khayr shekh
@SacdiyoFaarax-h7f
@SacdiyoFaarax-h7f Год назад
Asc sheikhow allahaku barakeyo waaxaanku riyooda asago mas madow icayrsanayo anoo naxsan baan hurdada kasokacaa marna qofbaa ii imada oidhaha hebel bakusixray hebelko daris aanahay bisada madowna gurigay illajogta oayadu riyo mahan naftibay ikeentay marmar way iladiridha way icayrsata dadka kalewayka caradha anigana iguso oroda marka wan argagaxa shiekhow maxaynoqonkarta
@Hadafkayga
@Hadafkayga 5 месяцев назад
Wa ku riyoday quburo an aqno naso hablod ladhaho Hargaisa kuyalo Subaxanalah
@abdiqatharsalat8235
@abdiqatharsalat8235 2 года назад
Asc sheik waxan markasta kuriyoda hooyadey oo dimatay oo hadana xanunsan hooyadey manola oo waydimatay lakin markasta kuriyoda ayado xanunsan
@samalehmohamed8529
@samalehmohamed8529 2 года назад
Sheekh wah aan kuri yoo day libaah cas mar kastana waan kuriyoo daa sheekh ajar iyo hasa naad balaadh ala hakaa siiyo sheekh iisoo fasil
@shukriabdulahi8341
@shukriabdulahi8341 2 года назад
Asc shiikh hoyadee oo qof waa yel eh ayey xali aragte iyadoo soo jedo ilmo badan oo afrikaan ah iyo nin shati cad wado oo feero weyn aragte waxayna ka aragte dhinaca koonfur iyada oo soo jedo eyey aragte
@shukriabdulahi8341
@shukriabdulahi8341 2 года назад
Ilahy haku barakeyo isoo jawaab shiikhow adiga iyo walidkaaga ahlu jano haniiga dhigo
@mohamedkediye3458
@mohamedkediye3458 6 месяцев назад
Walahi sheikhow waa runtaa aniga waan arka qaburahas iyo guriyiheeni oo nocnockle ah waxana jooga wadanka America
@wafanaji9255
@wafanaji9255 Месяц назад
اللهم صل علي سيدنا محمد وعلي ال محمد
@hibaakozman4989
@hibaakozman4989 Год назад
Sheekhow aniga anigo kamila oo aan seexan ayuunbay waxaa igu leeyiin wad dhimnaysa naxtiin naa bes ban la ahaay plz isoo jawab waa ii mihiiim 😢
@raqiyaahmed4510
@raqiyaahmed4510 2 года назад
Asc shekh riyo ayaa rawaa ina kula wadago waa riyo cajib ad ifisirto kumantga makugu so qori kara shekh
@nasromohamedabdi7880
@nasromohamedabdi7880 2 года назад
Masha allah allah u Akbar shiikho waxan ku weeydin wariiriga dharka ku galayo oo lugu riyodo maxa waye
@sadiaabdi
@sadiaabdi 2 года назад
Sheikh iso duceya guurka xagiisa la iga heestaa
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 2 года назад
Wcs wr wb mansha Allah tabarikalah jizakalahu kharan sheekha Allah ha ku barakeyo amina amina amina yaa rabi hore usoco in sha Allah
@Bishaaro-de2xb
@Bishaaro-de2xb Месяц назад
لااله الاالله محمد رسول الله😢😢😢😢
@yaameen305
@yaameen305 2 года назад
Asc sheekh Xagee baad degen tahay wall? Sideese laguu heli karaa
@maryamomarismail423
@maryamomarismail423 2 года назад
Asc sheesha allh kuxiftiyi adiga iyo ehelkaga sheekh aad ayan idisalamay dhaman bulsha waynta somaliyeed sheekh wan kuhanaa xageen kala soxidhidhaa mahada sanid
@indhodeeq5800
@indhodeeq5800 2 года назад
Sheekh oo halkee lagaa ha soo xiriiraa
@hamdahassan7430
@hamdahassan7430 2 года назад
Jasakallahu qeyr shekh ani waxaan ku riyooday sakay barqadi anigoo kaso dhacayo guri dabaq ah dhulkana madhacayi inan dhiman rabo ayaan yaqiinsad towxiidka ayaan ku cel celiyay waxan isleyahay tos wan toosi kari wayay argagax badan kadib wan tosay anigo aad u baqaayo alxm xate qaaran hilmansanahay riyada marka maxa lagu fasiri karaa walal??
@nastexocabdimohamed1691
@nastexocabdimohamed1691 2 года назад
Sheq Alle Ku barakeyo riyadan iso fasir waxan ku riyoday aniga oo aderkey i.aroosay.wana aderkey abahey ladhashay Aniga iyo edadey abahey Mar hore furay ayu almar dhagusaye please 🙏 shiqa walhi wa yabnahy🥺 iso fasir 🤐
@asmaadiirshe7465
@asmaadiirshe7465 2 года назад
Sheekh ilaahay haku barakeeyo insha allaah
@nimomohamed9547
@nimomohamed9547 2 года назад
Riyada 1aad waxaan ku riyooday wiil yar oo dhawr iyo toban jir ah oo doonaya dhiig uu koob ku wado, Raba inuu wajiga igaga daadiyo.kadib waan iska Qabtay gacantisa, dhiiga wax yar ayaa igu tiix tiixay wajiga, Kadib wuxu igu yidhi waa la ikaa soo diray.hebla iyo hebla ayaa ikaa soo diray laba qof oo aan kasaayo oo cadawad Naga dhexayso ayuu iishegay magacyadooda.kadib waxan ku idhi waan kusoo shubay kudheh .igana dhaaf.bas igumuu shubin.intii igu tiixday Moyane.sheekh bal isoo fasir insha allaah
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 2 месяца назад
SubxanAllah hadalkissa isburinaaya mar wixu leeyay kaligaybaan ahaa hadana qofbaa ila socday beenta isla daa risiq kale doono
@aminad764
@aminad764 2 года назад
Intaan ka aheyn qabriga Iyo dhiiga Dhanaan intakale waan kuriyooday waxaana ikubada guryo lakahuuray anigoo dhex wareekoyo iyo eeyaha masaska bisada madow oo isoo fiirineeso walaahi wayab maxey ika sixraayan Illahow caafimaad
@qadanwarsame3779
@qadanwarsame3779 2 года назад
Asc shaqo waxan kuriyooda aniga sixir kuu qaylinaya iyo msasas madsmdow oan dilayo markastA iyo dumar aan dilayo hada komantig eegto iso jawaab gurigaygiina waan kategya ininkygiin waxan kadalbady furin maama salada aanutukan Ana waan tukada marmar yaaba salada lyga qabsadaa marakaa kawarn
@mahamedosmanmahamed3070
@mahamedosmanmahamed3070 2 года назад
Asc walaalayaalow dad somaaliyeed kadhaafa waxyaabahan aydaan cilmi Ulahayd ayuu qofkastaa kasheekayaysaan Shashiga kadhaafa subxanallah allah
@NasaroSheekh
@NasaroSheekh 2 дня назад
Scw scw scw scw❤❤❤
@ciiseguutale4195
@ciiseguutale4195 2 года назад
Ninyahow beeynta umada ka daay
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel 2 года назад
Mahadsanid walaal xukunkaagana waa ku qanacsanahay
@bintimooo54
@bintimooo54 2 года назад
Asc shiiqo Ani waxa ii dhibay waxa xooga bdn oo dhulka igu celinayo ruqiyo Aya dhagaha gashtay wa ka roonaday waxii dhulka igu celin jiray balse waxa ii dheeray ninkeg hooydis oo magacega igu waceyso kidbina dhulka lagu. Celinayo hadan ku jawab oo hee dhaho dhulka aad lagu celin jiray sas wa isku arkay wareerkas allow ii badabadi
@adamahmedibrahim8407
@adamahmedibrahim8407 Год назад
Asc sh xaskayga ayaa ku riuotay gawar aan daris ehen oo dhimatay ayaa kutiri heblayo waa lahu sixray waana laguu duugay
@samiironuur9478
@samiironuur9478 2 года назад
sheekhoow anigu waxaan kuriyoodaaa libaax icayr sanaya markasta lkn waan katakadaaa geed dhaladiiz baan kafuulaa.marwalba
@ifraxcumar5051
@ifraxcumar5051 2 года назад
Sheekh dhow jeer waxan ku riyooday mas mar kamida lugta iga qaniinay
@libaanjama4059
@libaanjama4059 2 года назад
Sheeko jzk Allh khayr xaaskaygu wax ku riyootay maska madoow
@zukaynadan5374
@zukaynadan5374 Год назад
Wn ku riyooda Daayeer xaynka I jiidanaya walee wn arkay Iska dabawareeg,dharkayga oo la aasay guryo aan deganaan jirnat 25sano ka hor ama 20sanoka hor anigoo jooga subxaam allah
@I.F.J
@I.F.J 2 года назад
Asc sheikh abdiqadir illahey halis barakeeyo adiyo dhaman awladada iyo qoskaga Sheikh riyooyinka aad sheegtay ma xasuusto inan ku riyoodey iyo in kale lkn waxa aad iigu soo noqnoqota ilaa yaranteydii riyada masaska madow iyo noocyo kale ba ilaa heer aan gaarey inan ku riyoodo Aduunka oo dhan oo wada masas ah kaliya ay ii baneeyeen meel aan labada lug kaliya dhigto ay idhahen hadad na daarto waa ku cunaynaa xataa isma dhaqaajin kartid markan taagnaa hadane wey isoo koreen ilaa jirkeyga oo dhan way iska key dul socden , riyooyin kale oo argagax iyo naxdin badan waa ku riyoodaa , waanan xanuusanay dhakhtar waa tagey si kaste waa lay badhey wax kaste negative ayaa laydhahy hadana Boga caloosha iyo wixii ka sareeya xanuun inuu iga hayo ayaan dareeema weyna ibuurantay xata hadan wax cuno iyo hadii kale ba jidkeyga kale wuu dhuubanyay aad waliba , madaxa waliba maskaxda ayana aad ayey ii xanuuntaa wax dulqad ah malihi waxanan dareema diiqad caajis iyo in fikrado kale igu dhex guuxan aan fikirkayga ahayn dhabarka kama fadhiisan karo xata inta aan tasbiixsanayo salaada kadib waa igu dhib wax kale hadii aan hayo waa caadi lkn marka digriga akhrinayo iyo quraanka ma fadhiyi karo oo xanuun saaid ah ayan ka dareemaa wax mala yacni iyo waxyabo kale waan fadhiyi karaa manta dhan lkn wixi wanagsan ma fadhiyi karo waxn iri sixir iyo jini waye quraan ayan dhageystaa waxan dareema waxyabo idhex socda iyo marmarka qaar aan iska boodo sida anoo jiifa quran dhageysanaya gacanteyda iska bodeysa hadan Ani aya sidii wax kaci rabbo yar bodaya jidkeyga gudihiisa waxan dareemaaa in ay wax idhex socdaan markaste waliba xad dhaaf mar iyo labo maaha way badan yihiin halkana kuma soo koobi karo quraankana waxyaba an kushegay mahine wax kale inlayga hadlo ama wax kale oo cadeyn buuxda ah ma hayo lkn quraanka marka dhageysto wax ayan dareema weyn. Ma akhrin karo inatan ubahany caajis xanuun iyo waxyabo aan muhiim ahayn ayaa igu soo dhaco kadibna quranka waa layga hortagnyay sida aan rabey uma akhriyo atkarta sido kale waxkaste oo an ubahany oo dhan wan rabaa inan qabto marka lagaaro ama ay soo dhawato wax kale unba igu soo daga sidana uma aanan dhalan aad iyo aad ayay ukala fogyiin sidii Alle ii abuuray iyo sida aan ahay hada wlhi Maxa waye marka sheikh in ay wax jiran waan dareemay 6bilood udanbeyay markan yabey lkn garan maayo waxay yihiin....?;!!!!!!
@ameldaahir1815
@ameldaahir1815 2 года назад
Allaha ku caafiyo amiin yaarabi tasbiixda badso adi quraan isku tuf idim alle waad bogsan
@ifraaxummunabiiha5478
@ifraaxummunabiiha5478 2 года назад
Wll quraan saar tag xanuunkagu waa cadyahee
@faidochannel7486
@faidochannel7486 2 года назад
Albaqra laylki kutuko
@nasranuuxnasranuux8855
@nasranuuxnasranuux8855 2 года назад
Ax wll quraan saar hore u gaadh xanuunkaagu waaa ca yeheee alla hayna caafiyo dhamaanteeenna cadowgana alla haynaga qabto
@dalfactv9356
@dalfactv9356 2 года назад
Ar isoo gaar anaa leey galay ilaahey ayaa iigu toosiyay video gaan sheeqoq isoo gaar yaa allah arwaan sixranahay
@ilhaamidman
@ilhaamidman Год назад
Asc shiiqoo waxaan kuyirooday anoo umul eh qoftii umal ahaan mii igu imaanin riyo ahaan ayeey igu imaatay idii qofkale isla socdaan waaku dhagay markii aan kudhagay waxay idhahde aniga maaiku dhagee wax garaangar ueg ayee qoorta iigalisey waan tabar dhigay qof qumayo camal aa ujareeye qoftii ulasocti inaan arko aan rabaa anoo jareenayo qoftii wee isqarisay midee qoorta waxa ii galisay waan aqaanaa laakiin mida lasocti ma arkin wee is qarisay jazaa kumullaah
@ilhaamidman
@ilhaamidman Год назад
Shiikhoo iisoo fasir
@ilhaamidman
@ilhaamidman Год назад
😂😂😂
@qadrobeautisalon8519
@qadrobeautisalon8519 2 года назад
Asc shiiq riimi alaha kubarakeeyo fariintayda hadaad aragta fariintayda fadlan iigasojawaab waxaan kuriyooday qof igudhahaaya waa sixrantahay iifasir qayr alaha kusiiye
@HamdaDahir78
@HamdaDahir78 Год назад
Anbo lkn qur.aan isasar ayuu idhahay wan isasaray alxmdulilah wali ma arag danbe
@zaynabxasangacal1738
@zaynabxasangacal1738 2 года назад
Asc sheikh farabadna madow oo weyn oo jirkeyga kusucda ayaan ku riyoday.. basad madowna ayadoo iqaniineyso ayaan ku riyoday subax aniga oo hurdada ku noqday salada subax kadib fadlan iiga soo jwb qeer allaha ku siyee
@munahappyoffinail
@munahappyoffinail 2 года назад
Sheekhow iisoo jawaab fadlan
Далее
Fasirka riyada iyo Sh. Dr. Saciid Maxamed Faarax
28:22