Тёмный

Faysal Cumar Mushteek (AHN) Wareysi Taariikhdiisii Fanka & Xuseen C. Deeqsi 

War iyo Wacaal
Подписаться 10 тыс.
Просмотров 96 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 144   
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 лет назад
Faysal mushteeq boqorkii fanka ayuu ahaa iyo aqoonyahana wuu ahaa waa Fanaankii ugu horeeyey ee ka heesay Lacag waana dhibaatada maanta haysata dhalinyarada 😢😢😢😢 Rabboow kuu naxariiso
@abdullahiguled
@abdullahiguled 4 месяца назад
Rabbi ha u naxariisto Fanaan, aqoonyahan, abwaan dhaqan yaqaan Faysal Omar mushteek ❤❤❤
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 Год назад
Allah ha u naxariisto Faysal Cumar Musheek habeenka waraysigaas uu bixinayay tvga qaranka ka daawanayay
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 лет назад
inuu waayo arag yahay mushteeq waxaad ku garanaysaa weriyaha yidhi heesahaaga teebaad ugu jeceshay markaasuu yidhi ma jecLi heesahayga saaxiibkay maxamed mooge saar heestii uu noo qaaday ayuu yidhi kuna Luuqaynayey isagu RESPECT
@abdirizaknur5964
@abdirizaknur5964 6 лет назад
Al fanaanan legendary singer faysal cumar mushteq Allah ku naxariisto janadi fardawsana kawaraabi and may Allah forgive his sins Ameen.
@SabaadBashiir
@SabaadBashiir Месяц назад
Alle hawnaxariisto abaan mushteeg
@oldschool7174
@oldschool7174 6 лет назад
Allow ku naxariisto my father maxamed warsame qassali
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 лет назад
Nasser maxamed warsame qassali alla ya raxma Wll aabo alle jano fardawsa ha geeyo 😢😢😢
@oldschool7174
@oldschool7174 6 лет назад
Abdirahman Yaare Ameen yaa raab
@aliosman8418
@aliosman8418 6 лет назад
Nasser maxamed warsame qassali Ilaahay ha u naxariisto aabe
@oldschool7174
@oldschool7174 6 лет назад
Abdirahman Yaare Ameen yaa raab
@oldschool7174
@oldschool7174 6 лет назад
Ali Osman Ameen yaa raab
@mkali4230
@mkali4230 4 года назад
Ilaahay ha u naxariisto faysal cumar mushteeg wuxuu ahaa jawharad suugaanta somalida soo martay
@jamaahmed8601
@jamaahmed8601 4 года назад
macalimiinta maanta joogta madaxnimo ayeey radiyaan, macalimiintii hore sida masaysal cumar musteeg iyo maxamed mooge, hadaf koodu siyaasad iyo dhaqaalo waa kaweeynayd. dadki waa dadkii hore.
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 4 года назад
Illaahay ha u naxariisto. Macalin, fanaan, aqoonyahan. Meel aar ka kacay atoor fadh-fadhiisay.
@ahmedmo5495
@ahmedmo5495 4 года назад
Hargeisa boy faysal RIP🙏 tariikh iyo fan ayaad nooga tagteen adiga iyo gacayte m. Mooge A mooge iyo halbuuro dhaxal gala intiina dhimatay ilaahay ha idin janeeyo inta kalee noolna ilaahay nolosha ha u wanaajiyo
@hanadyare6899
@hanadyare6899 2 года назад
Aamin bro
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 3 года назад
Faysal Cumar Mushteeg The leading Somali poet, Faysal Omer Mushteeg Faysal 1945-2012), tragically passed away on 20th September in Dacarburuq on his way to Addis Ababa to apply for a UK visa to attend Somali Week Festival 2012, where he was eagerly expected. Unfortunately, he became very unwell and he had to be taken back to Hargeysa. Sadly he died on the way to the village of Dacarburuq. Faysal was born in 1945 in Hargeysa. He studied in Hargeysa and Borame, before moving to Mogadishu to train as a teacher. He became not only a well-respected teacher, but also an exceptional musician, vocalist and composer. Faysal Umar Mushteeg’s distinctive voice and gift for incorporating poetry into his songs earned him the respect of his peers and the love of public audiences. He composed mainly Qaraami music, a style that has recently become endangered, but which is deeply ingrained in Somali art. Faysal is appreciated for his heartfelt and honest lyrics. He made a major contribution to the evolution of Somali music over several decades. In July 2012, at the Hargeysa International Book Fair, Faysal collaborated with the award-winning New Orleans jazz musician, Evan Christopher, and with the 'King of the Oud', Hudeydi, to perform his Qaraami music. He was expected to perform again with both Evan and Hudeydi at the 2012 Somali Week Festival in London and everyone is devastated by his loss.
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 Год назад
Wow
@qarulxira8697
@qarulxira8697 Год назад
Thank you walal What a lengend I grew up listening to his rare n down to esrth personality….n early archetype of the somali diraaz I love his beautiful soul …. May Allah give his raxhmah … this is Qarulxira … from c/gaabo.. ogow wll n he was not a fanaan of isaaq n Reer; rather.. a fanaan of Somali…
@mohiyusuf9468
@mohiyusuf9468 11 месяцев назад
thanks for the text 🎉
@abdifatahomar26
@abdifatahomar26 4 года назад
Faysal cumar mushteeg ALLE ha u naxariisto, nin ILLAHAY cilmi iyo caqli iskugu daruu ahaa, dadka fanka wax kusoo kordhiyuu ahaa.
@zakicarbeedmohamud2058
@zakicarbeedmohamud2058 2 месяца назад
Fanaan , Mucalim Aqoonyahan , faysal cumar mushteek
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 7 дней назад
Maxamed cumar maxamed xirsi alle haw naxariisto gob ayuu ah waliba wayo arag noololeed waxbadan jooogay
@alijama5829
@alijama5829 6 лет назад
GREAT MAN DHAL MAGAALO Janadii rabi ha ku geeyo aamiin
@zeinabmohamoud6425
@zeinabmohamoud6425 4 года назад
Allah ha u naxariisto faysal cumar mushteeg iyo Mohamed mooge liibaan iyo cabdale sadexdoodaba naxariistii Jano allaha ha siiyo qabriyadoodana beeraha janada rabi ha uga dhigo Aamiin yaa rabi
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 3 года назад
Aamiin aamiin
@cabdisamad1106
@cabdisamad1106 3 года назад
Waa duni macaankii iyo xigmadii ka dhamaadeen Alloow kuu naxariisto
@husseinsidiiqhamshari5819
@husseinsidiiqhamshari5819 5 лет назад
*2019 Rabbi hakuu naxariisto faysal cumer mushteeg aamin*
@hassanjamac1124
@hassanjamac1124 3 года назад
Ameen abti qali
@cabdibaashe5408
@cabdibaashe5408 4 года назад
Alle ha u naxariisto Maxamed Cumar Mushteeg( Faysal ).
@jablibaax
@jablibaax 6 лет назад
Allaa yarxamak faysal Cumar mushteeg fnan qaran buu ahaa
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 лет назад
MUSHTEEQ fanka kuma kooban keliya aqoonyahano ayuu ahaa. Fanaan dadka ka qosliya ayuu ahaa majaajiLayste ah allow kuu naxariiso
@AD-zy5gr
@AD-zy5gr 3 месяца назад
Allah Ha u naxariisto
@qarulxira8697
@qarulxira8697 Год назад
A great Somali legend not laandh walalayalow ka daaya I love this abwaan n fanaan
@charmarked.rayale7820
@charmarked.rayale7820 5 лет назад
Allah ha u naxariisto Faysal Cumar .Fanaan qaali ah oo kaalin weyn ku yeeshay taarikhda fanka soomaaliyeed.
@ashaguluf8787
@ashaguluf8787 4 месяца назад
ilaahoow u naxariiso faysal cumar mushteeg 😭😭😭
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 7 месяцев назад
Maxamed cumar maxamed mushteeg waa reer magal dhaba sababtuna waa ciyaalo sheekh madar dhaba
@alizhookari2311
@alizhookari2311 2 года назад
AHUN halyey faysal cumar mushteeg heesta subciska ah waa heesta aan ugu jeclahay xaqiiq
@muusekibaar8052
@muusekibaar8052 Год назад
Faysal omar al mushteeg ale ha ku naxariisto 1941-2012 Ala yarxama 71 yrs R.I.P
@ahmedhassan7198
@ahmedhassan7198 Год назад
Fananaki fanaaninta u heesi jiray ahaa feysal cumar musteq
@cabdimaalikkirix3952
@cabdimaalikkirix3952 Год назад
allah haydin naxaristo dhamaantiin faysal mushteeg maxamed mooge
@ahmedguled7313
@ahmedguled7313 Год назад
Rabi haw naxariisto oo ha u nuuro xabaasha marxuun faysal
@ikraanabdiaziz-nf5lx
@ikraanabdiaziz-nf5lx Год назад
Fesal cumar mushteeg alah yaa raxma nin waxbadn og ayuu ahaa
@charmarked.rayale7820
@charmarked.rayale7820 5 лет назад
Gabayga uu fanaanku ku halqabsaday ee carabiga ah waxaa leh oo tiriyay imaamkeeni weynaa ee imaam Shaafici Allah ha u wada naxariisto.
@mowletabdi2439
@mowletabdi2439 6 лет назад
Alleh ha u naxariisto maxamed warzamE qaasali Iyo faysal Cumar Muzhtak
@Miicaadyare
@Miicaadyare 11 месяцев назад
Allah yarxama Faysal jacaylkii Shamis Xudhuun ayuu la godgalay
@hassanmohamedadde407
@hassanmohamedadde407 5 лет назад
Legend al ustaad faysal cumar mushteek aabbe haw naxariisto
@garaadmaxamed7617
@garaadmaxamed7617 5 лет назад
Qardhoo quman baan ka qaylinayee mahadaan galay qaama qawsayn iyo dhulkii nabiyadu ka quusteen
@abdihakimolad2101
@abdihakimolad2101 5 лет назад
Garaad sxb waxaan kaa codsan lahaa wixii aad ka hayso heesihi iyo afarlayadii faysal cumar mudhteeg inaad nala wadaagto mahadsanid
@aragsanaragsan8183
@aragsanaragsan8183 5 лет назад
Garaad Maxamed ma rer qardho ahaa
@aragsanaragsan8183
@aragsanaragsan8183 5 лет назад
Garaad Maxamed mar kale waa isaga yiri dubays iyo deero waheshaday dugaagi qardho darisnay malaha waa rer qardho ahaa
@abdimusa895
@abdimusa895 4 года назад
Alaha has raxma raxmiin faisal cumar. What a legent he was once pony time.
@cabdixakiimxasancali2764
@cabdixakiimxasancali2764 4 года назад
@@aragsanaragsan8183 mayee reer hargaysuu ahaa isaga iyo reer abtigiiba ee isagaa iska jeclaaday qardho
@AliAli-es1jy
@AliAli-es1jy 3 года назад
Faysal Cumar Mushteek maxay ka garan karaan Dadka maanta nool, waxa uu ahaa Aabihii Subcis liilalaw law, Heesahaasi waxay kaga duwanaayeen Heesaha kale laxanka cajiibka ah, Kabanka cajiibka ah, iyo Ereyada oo lagu tilmaamo kuwii ugu cuslaa uguna saameynta badnaa ee Soomaali ay heeso ku qaaday, waxay u badnaayeen jaceyl iyo calaacal, cidii maqasha ay la ooyi jirtey, badankoodna waxay ka tarjumi jireen qisooyin xilliyadaas jirey, Silsiladdii Subcis waxaa ka qeyb qaatay fanaaniin badan oo xilligaas sumcad wayn kulahaa fanka, faysal xilliyadiisii, Cigaal iyo Samatar iyo Jubba iyo waxay ahaayeen Dad yar yar, marka fanka laga soo tago Faysal waxa u ahaa macallin qaranka Somali usoo shaqeeyey, deegaano badanna ka hawl galay, waxa uu lahaa hal abuuro caan ah oo ka tarjumo waayihiisii iyo halgankiisii nolosha, waxaa ka mida Qodaalkii Geblaan ka qeylinayee Ma Haddaan galay Qaaba Qawseyn. Faysal cumar musteek allaha u naxariisto, Sida aan maqlay awlaad kama uu tegin, waxa uu geeriyooday 2012kii, waxaan ku xasuustaa eryadiisii cuslaa ay ka mid ahaayeen, Wadadaa Baariyeey, Ku weheshadaayee Warkiyo hayga goyn Waraaqaha ee Hayaay Garo oo yaan wanaaga la gees marin.
@sahalabdi2745
@sahalabdi2745 4 года назад
Masha Allah nin culus the legend mushteeq waka fanan hadad maqasho
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 3 года назад
Feisal Cumar mushteeg Cod macaan ayuu lahaa oo Xabeeb leh wlhi Aad baan U jeclaa
@mohamoudkaderfure3857
@mohamoudkaderfure3857 6 лет назад
Alle ha u naxariisto fanaan qaaliya ayuu ahaa faisal cumar mushteek Allow u naxariiso
@dontworry6674
@dontworry6674 7 месяцев назад
Allah ha unaxristo Amin
@mukhtarxasan293
@mukhtarxasan293 6 лет назад
Faysal cumar mushteg nin culusbuu ahaa allaw unaxariiso
@hoodocali421
@hoodocali421 3 года назад
Alle ha uu naxariisto wale xusuus iyo fan dhuuxisiiba waa nooga tagten.
@ibraahinmaxamuud3711
@ibraahinmaxamuud3711 2 года назад
Walhi fanaaniintii hore wllo isjecl bay ahaayeen bal eeg maxamed mooge sida uu faysal iyo sagsaag ula taliyay wllkay dhabiyo dhiigeygiiyow dhoofkiinu wuu igu dhararanyee wax idin dhiba ilaah haydin dhaafiyee dhulkii hooyo waakan dhalashadiina waa mid weydin dhaariyee hays dhalan gadiyina yaan laydin dhaliiline dhugta waanadoo yaydin dhaafin waananadu wey iga dhantee dhaqashada ha luminina dhigta oo ha waayine dhawra xoolihiina xoogana ku dhaata weydin dhaariyee hays dhalan gadiyina yaa slaaam ala haw naxariisto dhamaantood kuwa hada joogaana iyagaaba is wada xaasidaya
@mubaarik66maxamad37
@mubaarik66maxamad37 6 лет назад
Macliinkii dugsiga dayax faysal cumar mushteeg ilaahay ha u naxariisto
@haldoormedia6140
@haldoormedia6140 Год назад
Hhh nin dameeer watiyo dayuuus mooye dayxa kuma galo nin diin lihi
@abdulkadiraj3747
@abdulkadiraj3747 4 года назад
Allah haa u naaxariisto sxbkay faysal Omar mushteek
@hassanmahamedhamda6367
@hassanmahamedhamda6367 6 лет назад
Alle ha U naxariso faysal
@zaakomar3655
@zaakomar3655 6 лет назад
Alaha kuu naxariisto FEYSAL cumar mushteek fanaan nagu qaaliya
@khaledjamagazz3442
@khaledjamagazz3442 6 лет назад
Allah qabrig haw nuuro fasal
@mustafemohamed2536
@mustafemohamed2536 Год назад
Waxan Daawaday Gabadh Faadumo layidha Hargysa kunool o Taariikh nololeedkiisa iyo heesihiisa falnqaynaysa Iyo Inu Jacyl ku dhacay u jeclaaday gabadh Markii danbe Nin Debeda ka yimid Lasiiyay Sidaan xogtaas Wax ka faahfaahsan u Raadinyay ayaan waraysigan helay
@mohamedabubakar2174
@mohamedabubakar2174 Год назад
Oo isku midbaan nahee ma caawaad dhankaas iyo facebooka ka soo dhaqaaqdey 8/12/2022
@axmednuur5028
@axmednuur5028 6 лет назад
الله يرحمه راحلنا والأمر والأمر عام
@maxmedwardi2495
@maxmedwardi2495 6 лет назад
Allow u nxriiso fanaan bu ku bnaana kuwn imikn fanba u ncy
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 4 года назад
faladegan mise bal balaarka
@gabowmohamed7030
@gabowmohamed7030 3 года назад
Hooyooy Waa Haboon Waalama Huraan Hudbo Madano Hoynlahaa Waqti Lama Huraan Lahaa Lamaan Baa Lahaa Habku Hooraan Lahaa Guraddanbeys Habku Nolanlahaa. Wanaag Lahubaan Lahaa Hami Howlanlahaa Hiddaan Lahaa Inanto Hobanlahaa MaalAdduun Lahaa Hani Taanlahaa Waa Aqal Mahadlahe Hooyooy Hala Ku Cuddoon Hananlahaa Waayo Curud Habanlahaa Dheddiguhuna Haruub Maalleh Waalama Huraan Hooyooy Wiiliyo Caano Gabariyo Caano Hidahaa Dhaqan Hulanmahadleh Huraadkaagana Hoynlahaa. Haybaddaadaan Hooyooy Hanaan Wacan*
@garaadmaxamed7617
@garaadmaxamed7617 5 лет назад
ilaahay ha naxariisto faysal cumar mushtek
@cabdinaasirabdi2674
@cabdinaasirabdi2674 4 года назад
Allah haw raxmado faysal cumar mushteeg
@mokiyaz9892
@mokiyaz9892 4 года назад
Waxa iisoo baxday dadku inay walaalo ahaayeen , qabyaaladna aqoon F.O.Mushutek iyo M.moge reer hargeysa pure.
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 лет назад
Ilahay ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo
@faisalmohanmuuse3211
@faisalmohanmuuse3211 6 лет назад
Faisal cumar mushteeek allow ku naxariisto
@raagedirir9171
@raagedirir9171 4 года назад
aar malaha waabanu taajiri faysal allow kuu naxariiso
@WariyoWacaal
@WariyoWacaal 4 года назад
Aamiin
@mahadomar7099
@mahadomar7099 Год назад
Alle haku naxariisto adeer
@ugbaadcadey
@ugbaadcadey 4 года назад
Alle hawnaxariisto 🤲🏻
@aminaabdi1166
@aminaabdi1166 2 года назад
Ilaahay haw naxariisto Mahomed Mooge
@Kingnasser7
@Kingnasser7 4 года назад
Legend feysal aun
@hanadyare6899
@hanadyare6899 2 года назад
Abtigay faisal cumar mushteek Allow qabriga ku nuuri adduunyo maxa dunida rag ka tagay
@mustafexirsi
@mustafexirsi 4 года назад
Ninkii haysta way u hadashaayoo Hilmaamkiisu wuu hagaagsanyahoo Waa hoobal markuu hataantaco!
@ahmedsomali4482
@ahmedsomali4482 4 года назад
Allaha u naxariisto nin funny ah ayuu ahaa hadana dhisan
@aminaabdi1166
@aminaabdi1166 2 года назад
Ilaahay haw naxariisto
@asmaahmed5010
@asmaahmed5010 2 года назад
Allow ku naxiiso 🥺
@gouledxidig32
@gouledxidig32 6 лет назад
Illaaahow kunaxariiiso qabriga kuqabooji
@abdikariinguulgabilayaxmed658
@abdikariinguulgabilayaxmed658 3 года назад
Allow.unaxariiso
@abdi1502
@abdi1502 5 лет назад
Ahun faysal waxaan arkay xudeydi oo leh dayac buu udhintay
@aragsanaragsan8183
@aragsanaragsan8183 5 лет назад
Saciid H rer hargaysa buusan malaha ahayn wu isaga koray
@abdikarimfeytin312
@abdikarimfeytin312 5 лет назад
Faysal wuxuu ahaa nin reer hargeisa ah o isaaq ah sacad muuse, makaahiil ah
@aragsanaragsan8183
@aragsanaragsan8183 5 лет назад
so isaga qardho kuso qaadan hadalka hadii uu rer hargaysa yahay maxa dayaca u dilay
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 4 года назад
@@aragsanaragsan8183 he was my fathers teacher dayaxo school
@mahamoudmahamed2718
@mahamoudmahamed2718 4 года назад
Alle haw naxariisto
@shekbehi
@shekbehi 4 года назад
السلام عليكم ورحمه. اللهم امين.
@amalnor
@amalnor 5 лет назад
Allow kuu naxariiso
@abdirahimabdi6748
@abdirahimabdi6748 5 лет назад
Niin cajiiba bu aha isaga iyo habar wadagi Cali sugule duncarbeed
@cnsirjama2217
@cnsirjama2217 4 года назад
Sxb waanku salaamay faysal cumar iyo Cali sugule ma habro wadaag ayay ahaayeen
@abdirahimabdi6748
@abdirahimabdi6748 4 года назад
@@cnsirjama2217 soreey sxb Cali sugule hoyadi iyo feysal abihi Aya Aya walao aha sahra cumar mushteeg na Bari bu Gabi jireey Cali sugule
@ahmedibrahim7595
@ahmedibrahim7595 3 года назад
Ilmo abiti ayay ahayan Cali sugala hooyo dii iyo fatsal abahii ayaa isku famali ahaa
@kaminzo5857
@kaminzo5857 4 года назад
all3 janadii udgooneyd Ha ku casuumo
@keynanfan7012
@keynanfan7012 4 года назад
Dadkii hore waxey ahaayeen dad noloshodana dhisa fankana oo hoppy ka yahayay waxana tusaale kugu filan al-ustad faysal cumar mushteeg waxu aha fanaan, macalin iyo comidian
@ibrahimalimashin9696
@ibrahimalimashin9696 4 года назад
Allow unaxariiso
@cabdisalaanomar2964
@cabdisalaanomar2964 4 года назад
Allawkuunaxariiso
@cabdisalaanomar2964
@cabdisalaanomar2964 4 года назад
Fresh calaafanaan
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 4 года назад
Camuud 1958
@haldoormedia6140
@haldoormedia6140 Год назад
Aabaha subcis
@garaadmaxamed7617
@garaadmaxamed7617 5 лет назад
Dubays iyo deero weheshaday dugaagii qardho baan darisnahay ninkii dalmaraa dad noolba arkee dashiishana dooxa wadanimid
@abumaxamedbelbel648
@abumaxamedbelbel648 4 года назад
mafahmin ii micnay
@a-b9206
@a-b9206 3 года назад
Qardhoo quman baan ka qaylinayee hadaan galay qaaba qowsayn gabdhoodu waa bilaa qodob shaahoodu waa bilaa caleen Buraanta lasheegayaa ma baytal maybaa aun faysal legend
@mahamedali5299
@mahamedali5299 Год назад
Dubaha keen waa kaan
@dr.basheahmed7069
@dr.basheahmed7069 6 лет назад
gabadhaaa sheekadeeda lagu noqonmaayo hhhhh allaah yarxamak
@axmedmaxamed8128
@axmedmaxamed8128 6 лет назад
Ilahay naxariistii jano haka waraabsho aamin aamin
@abdirisaqali7002
@abdirisaqali7002 4 года назад
Qoomkii iidoor la yirahda af hees ayey kumacashen.Tolow koonfur waa romantic miyey maqleen.Bal eeg hadoo Somaliland keli kunoqden arki meysid wax dhaq dhaqaqa ama dad abwano ah oo wyn arki meysid.Tolow Daaroodka miyaa loo Abwaneya.
@hamdaismail7834
@hamdaismail7834 4 года назад
Faysal allehownariisto
@kalilrage8873
@kalilrage8873 3 года назад
aniga oo aan ka shiidaal qaadan hadalkaaga maaantana yaa kaga horeeya?
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 3 года назад
@@hamdaismail7834 aamiin aamiin
@user-wb1sx2wb3k
@user-wb1sx2wb3k 4 года назад
25:00 heestaas yaa igu caawin kara waa ka helaye💖❤
@yahyagalow3645
@yahyagalow3645 4 года назад
samiir nasri ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-F9cCSCfrdMk.html dhulki hoyo mahamed Mooge 2009kii dhamad kisi ayaa tvga Qaranka laga so dayay waraysiga waan xasusta mobile ayaa kaga dubtay heesta wan jecla ila hada
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 года назад
@samiir nasri Heestaan Waxaa la yiraahdaa Asi albak Waa Hees Suudaani ah Asal ahaan Waxaa leh Mohammed Wardi Fanaaniin badan baa Qaaday Mushteeg & Qasaali Aun dhamaantood
@aminaabdi1166
@aminaabdi1166 2 года назад
Maxaa geesi tegay
@user-dc6yh6bl3r
@user-dc6yh6bl3r 4 месяца назад
Marqaan land Somaalilad Marqaan land.
@amore5583
@amore5583 5 лет назад
Allow kuu naxariiso
Далее
DAAWO OO HA QOSLIN..? BOON XIRSI & Xuseen C. Deeqsi
1:13:48
Qaraam: Subcis   Al-Ustaad   Faysal  Cumar  (Mushteeg)  AHUN
13:12
Cleaning🤣 #shorts #トイキッズ
00:18
Просмотров 6 млн
Waraysi xiise leh | Faysal Cumar Mushteek AHUN |
12:11
Cali Sugulle, Dararamle & Xudeydi
34:42
Просмотров 86 тыс.
RaadTV Cali Sugulle iyo Walaalaha Hargeysa Nov 2009
6:50
Heestii Lacageey ❤ Faysal Cumar Mushteeg
12:21
Просмотров 471 тыс.
Xuseen Cabdilaahi Deeqsi Iyo Waayihiisii Warbaahineed
43:34
Waraysi Abwaan Tuunyo By Cumar Seerbiya
18:35
Просмотров 62 тыс.
Cumar Dhuule Cali Wareysi Xiiso leh
45:10
Просмотров 41 тыс.
Cleaning🤣 #shorts #トイキッズ
00:18
Просмотров 6 млн