Тёмный
No video :(

Axmed cumar dhuule oo markii uhoraysay kasheekeyey taariikhdii aabihii soo jeediye Axmed Nagaashe 

Anfac show
Подписаться 5 тыс.
Просмотров 39 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

2 июл 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 83   
@ismaaciilsalaadofficial7596
@ismaaciilsalaadofficial7596 3 года назад
wlh qufba shaki uguma jiri karo ino dhalay cumar dhuule Ali cod kiisa dhageysto xasuus ayow nagiley maasha allah
@jakaartoinaguuled856
@jakaartoinaguuled856 3 года назад
Waxeey laabtu muhantoo midigteydu gaadhana inaanan ku oran maya adigaay marqaatiya cumar mahdi alle ha unaxariiso janatul fardowza alle haka waraabiyo i.a🤲🤲🤲💯❤
@garjeexyare1413
@garjeexyare1413 3 года назад
Dhal.fanan cumar dhuule allah unaxariisto waa fananka kale aan dunida ugu jecllhay
@SuhaybXasanmahad
@SuhaybXasanmahad Месяц назад
iLaahay ha unaxariisto janadana hageeyo😢
@luladen215
@luladen215 3 года назад
2021 hada daawaneyso like isaar
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli 3 года назад
Maasha alaah Cumar dhuule is still alive .. Alle hakuu naxariisto
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
Raxmaanku haw naxariisto Marxuum Alfanaan Kabaniiste Cumar dhuule Cali the Greatest of all the time
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 2 года назад
Ilahay ha u naxaristo cumar dhule.wuxu aha legend.ila wakhti xadirkan wanjeeclahay heesihisodhan
@haldooruniversity1132
@haldooruniversity1132 Год назад
Axmed cumar dhuule cali, waa fanaan sidii abihii talented ah, waana waa qofkii afraad ee ilma cumar ee heesa, Cumar dhuule wuxuu ahaa, Geesi xaq ku dirir ah.
@sihamcora5463
@sihamcora5463 3 года назад
Waaba aabihii oo kale codkiisii Maashaa allaah
@mohammeddoule8825
@mohammeddoule8825 3 года назад
CUMAR Dhuule Cali wuxuu dhintey 28/11/1998 Maalin sabti ah buuna dhintey laakin habeenkii jumcada ayey aheyd ilaahow kuu naxariiso oo janada kaa waraabiyo ameeen what a legend left this world very unique and talented he was
@abwaandoogjacayl6462
@abwaandoogjacayl6462 3 года назад
28-11-1998 waxay ahayd Malin sabtiya oy Axad soo galayso Lakin cumar dhuule cali waxa uu dhintay 2000
@mohammeddoule8825
@mohammeddoule8825 3 года назад
@@abwaandoogjacayl6462 waa saxan Tahay Macalin tii sabtida ayuu dhintey Sudan taariikhda kugu Xusey may aheyn 2000 waxay ahayd 28 /11/1998
@abwaandoogjacayl6462
@abwaandoogjacayl6462 3 года назад
Anigu waxan joogay markaas 🇩🇯
@abdilahifarah4048
@abdilahifarah4048 3 года назад
Wiilkisu wuxuu sheegaya 2003
@mohammeddoule8825
@mohammeddoule8825 3 года назад
@@abdilahifarah4048 bro wiilkiisa wuxuu sheegaayo waan fahmey laakin dadku qax iyo sanadi dhib badan baa lasoo marey ha uqaadin aniga dadkii qabriga wax kadhigey ayaan kamid ahaa Allah ha u naxariistee CUMAR mahdi
@mustafafaarahabdi7682
@mustafafaarahabdi7682 2 года назад
Sideed ku 'aamini laheed hadii codkaas uuna ugu luuqeyn sidii aabihiis masha allh allow unaxariiso
@mawlidmohamedali9667
@mawlidmohamedali9667 3 года назад
dhal fanaan keep going axmed cumar dhuule wlhi wxd moodaa aabihiiis oooo hlkaas taagan
@yassinnabadon5370
@yassinnabadon5370 3 года назад
Waa qofkii afraad ee ilma cumar dhuule aan arko isagoo heesaya. Markaaso kale ayaad rumaysanaysaa inuu fanku hido yahay
@mrabdi3813
@mrabdi3813 3 года назад
waa ki 5aad axmed.layla.khadra.hodan.sahra
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 3 года назад
Fartun hodan layla khadro sahro axmed waba lix masha allh
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
AHUN LEGEND Cumar dhuule Ali waar waa ku salaamay legend Yaasiin nabadoon mohamed osman liibaan.
@asmasiciid1145
@asmasiciid1145 Год назад
Masha allh inadeerkay ilahay ha u naxaristo adeero cumar dhule cali
@abdirazakali7144
@abdirazakali7144 3 года назад
Man Sha Allah dhashii cumar dhuule waxaa dhalay fanan somaliyeed
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 2 года назад
Waa codki cumar dhule oo halkan taagan.ilahay ha u naxaristo cumar dhule.wuxu ahaa cumar dhule fanaan fanka somaliyeed taariikhwayn kule
@user-bx2qu6jn3m
@user-bx2qu6jn3m 2 года назад
Wlhy waa codki cumar dhuule masha allah waxii hore quba
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 5 месяцев назад
Yaa,ilaah calaam ilaahay
@abdiqadirmohamed4172
@abdiqadirmohamed4172 3 года назад
Waa dhalad wlhi codkii abihiis ayu leyahay alle haw naxaristoh wll cumar
@mohamedibrahimhayd7622
@mohamedibrahimhayd7622 2 года назад
Inuu samirku wacanyahay Salfudaydna daranyahay Inay siigo doodhtahay Saxansaxo udgoontahay ilagaro saluuglay Cumardhuule Allh ha unaxariisto
@user-jr4dh2rx5b
@user-jr4dh2rx5b 8 месяцев назад
Cumar dhuule AUN
@abokorcabdalla6920
@abokorcabdalla6920 3 года назад
Keep going axmed cumar dhuule
@boqoradasomaliland6351
@boqoradasomaliland6351 Год назад
Alle hawnaxariisto cumar dhuule cali🤲😭😭🤲😭😭😭😭
@axmednagaansheofficial2356
@axmednagaansheofficial2356 4 года назад
Keeep going bro
@merricknash6789
@merricknash6789 3 года назад
Instablaster
@alicagjar1441
@alicagjar1441 4 года назад
Wow yaa fanan waa xasuusti cumar
@burco7626
@burco7626 2 года назад
He sounds similar, Alleh Ya Rahma. 😭😭
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve 5 месяцев назад
Xiitaa waaba cumar dhuule ali u eegyahay
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Год назад
Abaal ayuu igu leeyahau abahaa axmed cumar dhuule waxuu i siiyay 600kun shilin 1990 abaalkiisa mar ayaan gudu doona
@barkhadmuuse-pd8qf
@barkhadmuuse-pd8qf День назад
Taariikhda ayaan saxayaa waxaa uu dhintay 1998 kii
@suugaanyahan2704
@suugaanyahan2704 3 года назад
Ninkan Cumar Dhuule uu dhalay waxoogaa waxaa ka qaldan taariikhda aabihii dhintay . Aabihii waxa uu dhintay 1999 kii dabayaaqadiisii waxaana uu week ka dambeeyay dhimashadii Abwaankii waynaa ee Maxamed ali kaariye .. Waxoogaa saxniin ayuu u baahan yahay
@zakariahollac7446
@zakariahollac7446 4 года назад
Hore u soce bro
@qayaash93
@qayaash93 2 года назад
Wooow codkii aabihiis oo halkaan taagan allaha uraxmo cumar mahdi fanka somalida fanaankaan ka dhagaysto cod hanaan iyo daganaan ayuu lahaa
@balletiofficial5722
@balletiofficial5722 3 года назад
Allah ha unaxariisto cumar dhuule
@muuminmohamed9788
@muuminmohamed9788 Год назад
War qaalid cumar dhuule baa jira xitaa sideed Ku oran kartaa rag ma dhalin wlhi waa yaab dadkaan wuuba u eg yahay aabihiis ahmed iyo qaalidba sxb
@iqrasuleiman8965
@iqrasuleiman8965 3 года назад
Allah Ya Raxma dumar dhuule
@XafsoClcasiid33-pr2mh
@XafsoClcasiid33-pr2mh 10 месяцев назад
Mnsh allha codkii omar dhube cali
@farahdahir8554
@farahdahir8554 Год назад
AUN CUMAR DHUULE FANNAAN QAALI AH, WIILKIISUNA WAA COF MACAAN YAHAY..
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 3 года назад
Allah yarxama Cumar Dhuule Cali
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 9 месяцев назад
Ahmed cumar dhuule Ciyaal waaberi xamar buu ahaa Asal
@sms2437
@sms2437 3 года назад
Waa Cumar dhuule oo meesha tagan
@cimaarelmi6598
@cimaarelmi6598 3 года назад
asc
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
Wiiilka wariye aan la rabay ma helan waayo su,aalihi dadka maskaxdiisa ka guuxayay waxba kama uusan waydiin haba yaraate Cumar mahdi taarikhdiisu intaa waay ka durugsan tahay
@mahamoudgaas2611
@mahamoudgaas2611 3 года назад
Mawduucyada ku saabsan barbaarintiisii, safarkiisii Aden, jacaylkiisii u horeeyay ee guurka ku danbeeyay, noloshiisii Burco to muqdisho, waayihiisii burburka dalka, nolosha qoyskiisa( Imisa xaas iyo caruur ayuu Cumar ka tagay?), Qisooyinka heesaha ugu caansan ee uu Cumar qaado, joogitaankiisii Djibouti,kaalintii jilideed ee ruwayaadaha ee Cumar waliba markuu gabadha kaga qaybqaadan jiray-- iyo qaarkaloo badan ayaynu ka rajaynayanay. Se inanka waynu ku mahadinaynaa maadaama uu Ina tusaysa mid ka mid ah wiilashii AUN Cumar Mahdi-- Hadii mar labaad ay suurogashana waxaan ka codsanaynaa in inanka su’aalo diyaarsan la waydiiyo waraysiga ka horna diyaargarow badan la sameeyo- si uu taariikhda ugalo- dhaxalna ay ugu noqoto ehelka iyo fanaankaba. Mahadsanid.
@axmednegaasheofficial2101
@axmednegaasheofficial2101 3 года назад
@@mahamoudgaas2611 zhp mahadzanid zanad kadib ayaan suaashada helay markale waan ina horkeeni haduuuu alle kadhigo imnka muqdisho ayuuu joogaaa
@mahamoudgaas2611
@mahamoudgaas2611 3 года назад
@@axmednegaasheofficial2101 waan kaa caawindoonaa sxb. Virtual laftigiisa waad u diyaarin kartaa barnaamijka. Mahadsanid inbadan wllo
@axmednegaasheofficial2101
@axmednegaasheofficial2101 3 года назад
@@mahamoudgaas2611 whatzapkaa wllo igala soo xidhiidh 0634978448mahadzanid
@abdilahifarah4048
@abdilahifarah4048 3 года назад
Kani wariye maahe camerada iska dhig ayaan odhan lahaa su aalo loo baahma ma waydiinin
@mohammeddoule8825
@mohammeddoule8825 3 года назад
Anyways wariyan wasn’t Profesional at all laakin wuu dadaalayaa salaan dare Axmed CUMAR Dhuule Cali muxumad waa nin layaqaano
@hangol999nur7
@hangol999nur7 3 года назад
Saaxibkan shekadiisa wax ba qalden tusaale Cumar dhuule aabihii Aya kamar garaaci jiray taariikhda laguma hayo, cumar dad Ka horeeyay oo cuudka tuma way yarayeen oo wax tirsanaayeen, carab iyo Hindi ayaa u bahnaa.
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 года назад
Dhegayso wareysiga Cumar Dhuulle uu Jabuuti kula yeeshay idris Cigaal Nuur isagoo Cumar ku sheegaya inuu aabbihiis u raacay arooskii AHU Maxamed I.Cigaal. Cumar wuxuu sheegayaa inuu aabbihiis kabanka tumi jirey marka wiilkanu run buu sheegayaa.
@mohamedsomali3783
@mohamedsomali3783 3 года назад
Wiilka taariikhti udhintay abihi wuu hilmamey 2003 ma dhiman Cumar Dhuule Cali, sidan filaayo waa dhamadki 90's ka ayuu dhintay.
@jamacmaxamed9351
@jamacmaxamed9351 3 года назад
scm zxp cumar dhuule wiilal madhaline
@somalimusicport
@somalimusicport 3 года назад
Wuu dhalay wll
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
Aduunow xaalka be saw kan wiilkiisa aad aragto
@mohammeddoule8825
@mohammeddoule8825 3 года назад
21 wiilal Ayuub dhaley waxaad jaahil katahay lagama hadlo taariikhda legendska soo aqri
@cabdiraxiinawcabdi4611
@cabdiraxiinawcabdi4611 3 года назад
Waar cumar dhuule rag mu dhaliin runti niinkani maha ina cumar dhule ama maha mid sharciya
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 3 года назад
War wo dhalay lacanad ha kugu dhacdee umada haka ben sheegin ada garacnima lakugu dhalay 😠😠😠
@mohammeddoule8825
@mohammeddoule8825 3 года назад
Walaalkiis jaahil baad tahay cadaawad iyo xiqdi ii diloodey 21 Rag ii uu weliba daarood iyo isaaq iyo hawiyeba uu kadhaley baa kula jooga aduunka ninka aad afkaaga bilaa xiahoodka ahi Ku hadlayo waa nin umada soomalyeed qaran u ah ok at garanayaan lana jecel yahay marka xishood ii soomaalinimada haka tagin
@MohamedHassan-jt8qc
@MohamedHassan-jt8qc 3 года назад
Ilmo cumar dhuule kulogood waa garanaa. Ee Allah ka baq Cumar dhuule wuu dhaley wiilkaan iyo qaalid Cumar dhuule.
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 3 года назад
aniga ayaba aqana maxamud cumar dhule
@drindho2512
@drindho2512 3 года назад
fu'aad cumar dhuule ayaa ugu caansan wiilashii
Далее
cumar dhuule sheeko gaaban
15:40
Просмотров 316 тыс.
до/после Знакомо?
00:16
Просмотров 12 тыс.
Abwaan Suusle Gabay Cadho Burbur
10:21
Просмотров 7 тыс.
Taariikhda CUMAR Dhuule
15:40
Просмотров 10 тыс.
Cumar Dhuule Cali Wareysi Xiiso leh
45:10
Просмотров 39 тыс.
Qaar ka mid ah Qisooyinka Fanka #Astaan Tv
32:02
Просмотров 72 тыс.