Тёмный

Filimkii jini iyo Jacayl Parti 2 Guri bawaaqo Vs saydhiye [[2021]] 

Guri Barwaaqo
Подписаться 551 тыс.
Просмотров 100 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 414   
@dhakhtarshorts7183
@dhakhtarshorts7183 3 года назад
Guri barwaaqo legend wlhi💝❤️🤴bahaLka ma socodsina mise wadnahN iska garacna😂😂😂 Froma hoygi fanka
@maxamedyare5680
@maxamedyare5680 3 года назад
Wah Legend Ismaacil Abdilahi wnku salmy reer burco Is muujiya 🔥✌
@mahamedadam6430
@mahamedadam6430 3 года назад
Inagoo uur leh bay ina arkayaane ka dhac 🤣 Team guri barwaaqo is muujiya 🥰
@GOAL473
@GOAL473 3 года назад
😂😂😂😂😂
@mahamedhasanshukrichannel8886
@mahamedhasanshukrichannel8886 3 года назад
Caykaa weye
@ayaanlecazka3336
@ayaanlecazka3336 3 года назад
Guri barwaaqo hnga tagin best comedian in somali people ✌😁🤴
@ameinsavage9038
@ameinsavage9038 3 года назад
Father of the love 🤣legend always legend
@cabdifatah34official77
@cabdifatah34official77 3 года назад
Shahruk Khan oo copy ah🤣🤣
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 3 года назад
Ilaahay dambigiisa hadhaafo isaga iyo hoyadiiba qofka hal subeskareebka iisaara aamiin ee walashay ama wllkay
@mustafecali6148
@mustafecali6148 3 года назад
Wlhy rer shekh isaxaaq jacaylka aad bey ujili yaqanan rer abtigay keep going from jumhuriyada Warsangali land
@khadarfaalo9234
@khadarfaalo9234 3 года назад
ha ina ceebayn e laanta inaga reeb indr maakhriland kkkkkk
@Zakariye.abdilahi
@Zakariye.abdilahi 3 года назад
@@khadarfaalo9234 now ad ka daray makhiri mx uu keenay warsangali malah qudhacdi cumar baa tahay ee hadafatin afka tagayay😂
@khadarfaalo9234
@khadarfaalo9234 3 года назад
@@Zakariye.abdilahi iya xishod sediga ban ahay gabadhna wa idn ka qaba kugu fogan moye
@abdirahmaanjama2219
@abdirahmaanjama2219 3 года назад
Thanks abti gobanimadii aankugu dhalnay waaka muuqata
@abdirahmaanjama2219
@abdirahmaanjama2219 3 года назад
@@khadarfaalo9234 hadaad naag qabto maxaa naagaha kale ka soo cay waar xishoo oo xaaskaaga haku xodxodan xididkaaga waa ceeb ninku reerku ka qabo wuuka xishood ama dhalay ee adigu naagtaadi baaba ku soo shaqatagtay ha laygaga xishoodo ayaad leeday somali oodhan baa dumarka kala qabta waana laysku qadariyaa ee adigu qadarinta adigaa lagaa rabaa waliba markaa qabiil dhan ka hadlayso ileen dhul isaaq dago marka joogto ama inan layaal tahay baa naga mudan tahay xitiraam iyo xididnimo iyo xishood seedi lkn adigo media ka hadlaya inaa xaaskaaga nagu xodxodato waa ceeb dhaqanka haku tuman
@apzheirmo9466
@apzheirmo9466 3 года назад
Guray wlhi hadal bn qaatay caawa Sidaad kuu ahay haddd ii ahaan lahayd waxpa inoo ahaan lahaa😁🤣😅 legend😅
@saleebanyuusuf2261
@saleebanyuusuf2261 3 года назад
Gurayow cameradii iyo editkiina waad naga hakajisay👍
@sharmoak4713
@sharmoak4713 3 года назад
Ma ila aragta zxp
@saleebanyuusuf2261
@saleebanyuusuf2261 3 года назад
@@sharmoak4713 aad iyo aad
@Jackcadnaan1234-d8p
@Jackcadnaan1234-d8p 3 года назад
The one and only guri barwaaqo
@maxamedafgaab3094
@maxamedafgaab3094 3 года назад
Wll____Sharma boy 🙏
@jamaalahmed9181
@jamaalahmed9181 3 года назад
war maanad zii jeezanayn kulahaa🤣🤣 inta kalmadaa ku qozozhay Lov zaara🥰♥️
@ridwaanmaxamuud3782
@ridwaanmaxamuud3782 3 года назад
Guri barwaaqo legend of the legends🏆🏆
@chirdonhoussein5231
@chirdonhoussein5231 3 года назад
Keep going #frome_Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙌
@sharmoak4713
@sharmoak4713 3 года назад
Somaliland and Djibouti we are one ❤️
@colaadkhadar5747
@colaadkhadar5747 3 года назад
Ismail C/Laahi Cali (Guribarwaaqo) Legend
@mohaawalle1445
@mohaawalle1445 3 года назад
Family ma lihi sacab👏 lo tumaa guri barwaaqo ka hor ma arkin😂😂😂😂 qalbi nuuriyay ebar ah😂😂
@MohamedAhmed-bb5br
@MohamedAhmed-bb5br 3 года назад
Izmaacil c laahi cali keep going another level pro
@daahirabokor2240
@daahirabokor2240 3 года назад
Hhhhh wan qosalay ilaa xad
@sakariyeiid2352
@sakariyeiid2352 3 года назад
Abti qali guri barwaaqo kooxda igu soo dar wallhi dadka waan kayaabine abti maxaan ismaciil cabdi cali guri bar waaqo abti waan ku bar yayaaa😗😃🤗🤗🤗
@jubayryare7070
@jubayryare7070 3 года назад
Hhh kulahaa inagoo uurle uun baa layna arkayaa gurow ❤ ha ila dhaafin 😂😂😂
@mohanke447
@mohanke447 3 года назад
madaxa isku darka Ismaacil c/laahi cali Guribarwaaqo😂😂👌
@abdirahmanmaalim941
@abdirahmanmaalim941 3 года назад
Legend gurey...waa after 2 days iskasax walaal
@forthemind720
@forthemind720 3 года назад
Xgaasay dhiiqada yara galeen 😂
@Kp_poductions
@Kp_poductions 3 года назад
Bahalka ma socodsiinah mise wadnahan iska garacnah😂😂😂
@kingak6053
@kingak6053 3 года назад
Father of the love ❤ Legend always legend keep going guraaw
@sharmoak4713
@sharmoak4713 3 года назад
Father of the love keep going 😂😂
@omartoukaleh
@omartoukaleh Год назад
Kkkkkk legend Guri barwaaqo horay u soco sxb from Republic of Djibouti
@64yearsago59
@64yearsago59 2 года назад
ismaciil abdilaahi bro legend legend🍉🍉
@mumimcabdi1388
@mumimcabdi1388 3 года назад
gabadha jiliinkeedu waa 100% walahi waan ku tuuray cumaamads
@Sigma_male0000
@Sigma_male0000 2 года назад
"Saan kuu ahay hadaad ii ahaan leyd waxbay inoo ahaan leyd" INTAASAA IGA GADAN BA....
@xamzeBidixoofficial
@xamzeBidixoofficial 3 года назад
Wewe guri barwaaqo iyo saydhiye keep op going
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 3 года назад
Halka 2 days ago ku saxa 2 days later keep going thanks 👍👍👍👍
@axmadmaxamuud6817
@axmadmaxamuud6817 3 года назад
Wakaa jacayl guraybaar waaqo
@fifa.mobile263
@fifa.mobile263 3 года назад
Legend is always legend🤣🥰😍🤩👋👋❤💓🥰🥰
@abdirahmaanshaadiri7591
@abdirahmaanshaadiri7591 3 года назад
Guri barwaaqo legend❤😎
@MOHADJ-sk7xz
@MOHADJ-sk7xz 3 года назад
WALAHI waad naga qoslisy Guri barwaqo lengand ❤💯
@ilyaazjama5252
@ilyaazjama5252 3 года назад
Qalbi Nuuriyaay niyad dooJiyaay sama ii nabaay😍🔥 guray Legend🔥
@noogabaxshuubakudhashe9289
@noogabaxshuubakudhashe9289 3 года назад
Keep going my team😇😇
@zhahwahoffical9535
@zhahwahoffical9535 3 года назад
Sidan ku ahay hdad iahaan lahyd wxby ino ahaan lhyd hdalkan ka qory gurow 😂😂
@ciwalofficial2147
@ciwalofficial2147 3 года назад
Guribarwaaqo LEGEND keeps Going🤩🤩
@hamzamahamed5175
@hamzamahamed5175 2 года назад
Guri i like this 💘💥💘from jibuti
@lamatabtan8949
@lamatabtan8949 3 года назад
Guri barwaqo lagand👌🏻
@saidawad1778
@saidawad1778 3 года назад
Directorku wuxuu rabay inuu dheho 2 days later markas buu dhehay 2 days ago 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@farxaancabaas9196
@farxaancabaas9196 3 года назад
Father of the love waad iga qoslisay
@kppoyka1896
@kppoyka1896 3 года назад
Top weeye wlhi jiliinkiinu madaaxaad ii sarantihiin xxpYaaL
@mohamethmk5710
@mohamethmk5710 3 года назад
WAAR ISMAACILOOW RIWAAYADA QALADAADKEEDAAN UBAAHANAY NIO ANIGA TAASAA IMARAYSEE LASOO YAACA NIO🤣🤣
@adeshharet9256
@adeshharet9256 3 года назад
GB Darama I like his comedian 👍
@maadeeysofficial1031
@maadeeysofficial1031 3 года назад
Woow Wacdaro ayaad muujizay zxp guri barwaaqo iyo zaydhiye
@sayidallicaamir7182
@sayidallicaamir7182 3 года назад
Legend sooo badi riwaayadaha
@naadiyaofficial870
@naadiyaofficial870 3 года назад
Saydhiye ayaya waxa heleen🤣🤣🤣🤣 keep going ilaa lagu dhaho waa kan wiilkaygu🤣🤣🤣
@gaassuldan6542
@gaassuldan6542 3 года назад
Keep going pro
@a.haafida.rizakjama9679
@a.haafida.rizakjama9679 3 года назад
Jecel iyo waxas ha igu Iman iyo naxariis No
@suhayptezma3690
@suhayptezma3690 3 года назад
Legend Guribarwaaqo Wlhi and baan u Qoslay
@labashaagle8369
@labashaagle8369 2 года назад
legend guri barwaaqo keep going
@sadammahamout1712
@sadammahamout1712 3 года назад
Guri barwaqqo waad danbaabte illahay utoobad keen
@sharmarkejama4086
@sharmarkejama4086 3 года назад
Kkkkk guri barwaqo wlhi funy ma aragtaa🤣🤣🤣😂😂
@cabdiraxmanmuusexaaji6370
@cabdiraxmanmuusexaaji6370 3 года назад
Guri shax baan kuu hayaa
@kaaficali6979
@kaaficali6979 3 года назад
Qalaladkii waydee legend
@ameeradagan5534
@ameeradagan5534 3 года назад
Ismaaciil Arooskiisu waa qumdililig
@khadarsomalitv2920
@khadarsomalitv2920 3 года назад
Father of the love❤🤣🤣Legend 💯guri barwaaqo keep going bro 🕊 🙏🙏🌲
@ahmedaliyousuf9671
@ahmedaliyousuf9671 3 года назад
Keep going brother❤
@xamzexussen5799
@xamzexussen5799 2 года назад
was maanta guru barwaaqooy
@maxamedxasaasi2887
@maxamedxasaasi2887 3 года назад
Keep going freind
@zuhaipzaha7304
@zuhaipzaha7304 3 года назад
Guroow qaladaadkiibaa dhiman sxb
@user-po7gt8uq2p
@user-po7gt8uq2p 3 года назад
Father of the love lagend guri barwaaqo horey u soco lipax
@waayo7766
@waayo7766 3 года назад
First like first view
@abshirmaxamedxasan6670
@abshirmaxamedxasan6670 3 года назад
Guri barwaaqo 💯🔥guuleyzo pro
@billecabdi5793
@billecabdi5793 3 года назад
Gurey wala ii shegey
@hayaankadunida1918
@hayaankadunida1918 2 года назад
two days ago . guri barwaaqo i giriiska waa dhameeyay halkaas iga soo sax
@asmamuhumed8222
@asmamuhumed8222 3 года назад
First one
@abdirizaqsaqda1597
@abdirizaqsaqda1597 3 года назад
Ruwaydaba anooon Bilban ban Sii qoslaYay wlhi Guri barwaaqo wuxuu so wado 😂😂😂😂😂
@faizaadan8152
@faizaadan8152 3 года назад
keep goign guri barwaqo
@aniisamaxamuud7805
@aniisamaxamuud7805 3 года назад
Gauri barwaaqo iyo saydhiye ragii ragyada keep op going
@cabdiraxiinahmed7505
@cabdiraxiinahmed7505 3 года назад
Anigaa uhoreeya ee like iisaar wll hadaad iga danbeeyso
@mlaambalawzha
@mlaambalawzha 2 года назад
2 day ago kulahaa, after 2 day bay ka wadaan😂😂😂
@SomeOne-kd3tm
@SomeOne-kd3tm 3 года назад
Haaye haaye
@abdifatahyusuf2829
@abdifatahyusuf2829 3 года назад
Guribarwaaqo 😂😂waa la tabay dhanka riwaayadaha soo badi niow
@shariifmaxamed8595
@shariifmaxamed8595 3 года назад
Waar dadkoo dhan waxy ku leeyihiin keep going Adoo u dhaha khyr ilaahay haku siiyo u dhaanta nio
@mupashirmoh6823
@mupashirmoh6823 3 года назад
Guri Barwaaaqo waan ku salamaya 🤚
@ahmedsaedabdullah9183
@ahmedsaedabdullah9183 3 года назад
5:44 Inagoo uur Leh uun Bay ina arkayaan Waan raftay intaa😂😂😂😂
@ubaxqalbi843
@ubaxqalbi843 3 года назад
Kkkkk inaderoy noo soo badiya plz xalqadaha dhakhso nogu soo galiya
@aboudidier1145
@aboudidier1145 3 года назад
Hayaay odaygi guri romantic waaye
@suldaanceeri6090
@suldaanceeri6090 3 года назад
Ilma xalal Wan Ku wadanaaye 😂
@mubarikfarxan688
@mubarikfarxan688 3 года назад
GB dream Actors legends❤
@abdywahaabnuurwarsame2114
@abdywahaabnuurwarsame2114 3 года назад
Aaway de qaladaadka riwaayada guri barwaaqo legend
@najmaadan5523
@najmaadan5523 3 года назад
Keep going 💪✨👌👏
@bashir871
@bashir871 3 года назад
Hadad ijeclaan lahaydeen wllo ii ahaan lahayden
@mirejr484
@mirejr484 3 года назад
Annagoonnan KU jecleyn ayad walaal Nala tahay
@mohameddeeq7977
@mohameddeeq7977 3 года назад
Sxb editing iska hagaaji.
@maadeeysofficial1031
@maadeeysofficial1031 3 года назад
Izmaaciil cabdi laahi cali legen man waa kuwataa zxp qali
@hamdabaashe1256
@hamdabaashe1256 3 года назад
Ninka kaliyee shekadiisu igu socoto wllhi guray barwaaqo ❤️❤️❤️😹war sacabka war sacabka😂😂
@laxawofficial3693
@laxawofficial3693 3 года назад
My only view
@shaaficifantastic7839
@shaaficifantastic7839 3 года назад
aad ban ku salamaay legendlaygii gurey barwaqo
@zayidapdirahman6632
@zayidapdirahman6632 3 года назад
Kulahaa sharabaad iyo nigis danbe qasaalan maysid 😂😂 Horu socod kugu ogay legend
@shaakirmaxamuud4888
@shaakirmaxamuud4888 3 года назад
Ismacil calaw filimka habenki so dhig si uu unoqdo musalsal calami ah oo hapenki socda😙
@hanalaki1334
@hanalaki1334 3 года назад
Costabation Guri Barwaaqo Hhhhhhh
@capdiqani1466
@capdiqani1466 3 года назад
Legend guribarwaaqo
@hamzetooni4117
@hamzetooni4117 3 года назад
ismailka ismailada keep going proH
@Walal-MokhtaR
@Walal-MokhtaR 3 года назад
Hhhhhhhh aLa pEEr Ka kuLaha Waa caadi waan arka Ku Lahaa
@wahiibcade1043
@wahiibcade1043 3 года назад
You can sea me😂😂😂 Maanad arkayn🤣
@ahmedabdikani3348
@ahmedabdikani3348 3 года назад
Labadena midba mesha laga qadayaa kulahaa🌹😅🌹💝🤣
@mohamedabdurizak2508
@mohamedabdurizak2508 3 года назад
Guri barwaaqo sxb mcn riwaayadahaga wa taageera lkn barti aad tiri 2 day ago waxa laga rabay inad tirihaadid 2 days later khaladkaaga naga ilaali legend
@marwaanyare3549
@marwaanyare3549 3 года назад
Inta prat3 sugeysa ismuujiya
@xasanmahad2490
@xasanmahad2490 3 года назад
Sacabeeya war sacabeeye nio👏👏👏 allow gabar matahy 😂😂😂
@ahmedaamiin8669
@ahmedaamiin8669 3 года назад
Caawa qosol hdaan idhinto tagz baa diyadeyda qaba😁😁😁😁😁😁😁
@xamseaxmed5710
@xamseaxmed5710 3 года назад
Khaladaadka soo gudbj zxp kuwa ku haysanaaye
Далее
Нарвался на сотрудника ФСБ⚡️
01:00
Они захватят этот мир🗿
00:48
Просмотров 502 тыс.
Modus males sekolah
00:14
Просмотров 12 млн
Taxanaha Sir Hawen  Guri barwaaqo vs Saydhiye ||2020||
21:20
Filim Cusub Guri Barwaaqo Qosolka Aduunka
25:09
Просмотров 136 тыс.