Тёмный

GURI BARWAAQO QADHAABASHO SUUQ HAWEEN QOYSKAAGA LAGA JARA 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 491 тыс.
50% 1

KALA SOCO HCTV
FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
WEBSITE:-
KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

Видеоклипы

Опубликовано:

 

24 авг 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 639   
@Mr-Eagle-02
@Mr-Eagle-02 5 лет назад
Scw nabiga inta jecel like ta iisaara
@abdumalikjabjcayl3007
@abdumalikjabjcayl3007 5 лет назад
Ina jecel nabiga iyo ilahyba like isar
@alimao1132
@alimao1132 5 лет назад
Waa ku saray sxb😃☺️
@fahadhusein8033
@fahadhusein8033 5 лет назад
Scw
@amaranali3092
@amaranali3092 5 лет назад
scw
@abdikarimabdiibrahim3962
@abdikarimabdiibrahim3962 5 лет назад
kkkkk ma kaa kaftan baa mise waa kaa bes?
@homefilims7978
@homefilims7978 5 лет назад
Csw
@drismailabdi344
@drismailabdi344 5 лет назад
idinku waad ciyaaraysana anay igu dhactay qisadasi walahi niyada ii dhisoo like isaara
@safiaahmed8732
@safiaahmed8732 5 лет назад
Ax wallhi anna kula dareemaya dhawacasina i gadhay😭😭😭
@shidanemedia818
@shidanemedia818 5 лет назад
Ax ax zxp wan kula dareemayna
@somalilyricsworld7643
@somalilyricsworld7643 5 лет назад
is adke like lahayne wxn meel walba wuu yaalaaye yaanay miduun ku tusin de
@abdiramanaskar4785
@abdiramanaskar4785 5 лет назад
Aar nacalaa shaydaan ku yaale. Walaahay qisadaa anay igu dhacday qof aan kusoo tabcay aan habeen iyo maalin usoo jeedo jiray xitaa aan sanad dhan waxbarashada uga hadhay ayaa ninkale marwadiisa ah..
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 5 лет назад
Sorry boys keep going .nolosha cusub soo dhaweeya 🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗
@prettydaisha4281
@prettydaisha4281 5 лет назад
😂😂adoo dawanaya hadad commrnt aqrinayso dee like ta isaar 😂😂mxd ladhafi sar suulka 👍👍
@mukhtaarmaxamuud4706
@mukhtaarmaxamuud4706 5 лет назад
Subscribe iizaar ZHp aan kuu zaarE
@hamdaahmed9932
@hamdaahmed9932 5 лет назад
Dar allah Udaawo 😂😂😂
@prettydaisha4281
@prettydaisha4281 5 лет назад
Hamda Ahmed 😂😂
@prettydaisha4281
@prettydaisha4281 5 лет назад
Hamda Ahmed like saar dee
@jamesalan2351
@jamesalan2351 5 лет назад
Kkkkk waayahay
@mahamedabdi5993
@mahamedabdi5993 5 лет назад
Inta quranka iyo nabiga iyo illaahay like ta ii saara
@shismaaciil9930
@shismaaciil9930 3 года назад
Niin jecel raasuulka sara like
@suuniyo9813
@suuniyo9813 5 лет назад
Hadaad adigoo daawanaya commntiga akhrinayzo liketa ha ila dhafin
@nasserio1045
@nasserio1045 5 лет назад
Guri barwaqo best somali comedian ! Hadaad igu racsantahay liketa iigu qabo
@mukhtaarmaxamuud4706
@mukhtaarmaxamuud4706 5 лет назад
Subscribe iizaar ZHp aan kuu zaarE thankz
@guledyare7119
@guledyare7119 5 лет назад
😂😂 gurey barwaaqo👏 Like ta wll intii dagaalka tukaraq nabad ku baaqaysa😓
@muhyadiinaxmed6307
@muhyadiinaxmed6307 5 лет назад
Inta reer burco taageerta like ta igu qabo
@mudicade6325
@mudicade6325 5 лет назад
Mop love from kenya gurii barwaqooo inaan kulakulmaaa wanjeclaaaa💕💕💕💕💕
@mudicade6325
@mudicade6325 5 лет назад
@@guribarwaaqotv9416 ok walal
@libanabdi618
@libanabdi618 5 лет назад
Maweelada caruurta ii sameysaan kulaha mar aad soo gurguurataba😂😂😭
@mukhtaarmaxamuud4706
@mukhtaarmaxamuud4706 5 лет назад
Subscribe iizaar zhp
@hamdaahmed9932
@hamdaahmed9932 5 лет назад
Liban Abdi intaasan ku qoslay
@khadiirmohamed6250
@khadiirmohamed6250 5 лет назад
burco waa talent gobolka geesiyada waan idin taagera sugaan, majaajilo, halgan, hal adayg, Somali micna weyn Baad ugu fadhidaan.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 года назад
ku darso burco wa gurigii tacliinta afsomaligaba ninki qoray baa ka dhashay muuse galaal
@pandawerner7983
@pandawerner7983 5 лет назад
Hooyada waa hadad iga tagto ayaan ku idhi kulaha😂😂😂😂 guri barwaqo keep going
@abdalamohamed669
@abdalamohamed669 5 лет назад
inta guri barwaaqo iyo reer xamarka taagerta like igu qabta
@abdikarimabdiibrahim3962
@abdikarimabdiibrahim3962 5 лет назад
Kuwan dadka ku beer-laxawsanaya jacaylka Ilaahay iyo Nabiga (csw) ee like ku raba waxan leeyahay "isla yaaba oo Ilaahay iyo Nabigiisa ha ku iibsanina 'like' sidii kuwii Qur'aanku sheegay ee yidhi; thamanan qaliilan ayay kutubkii Ilaahay ku iibsadeen." Caqligiinu ha shaqeeyo. Anagaa Ilaahay iyo Nabigiisaba jecel, like na idiin saari maynee.
@haldoorahmedabraha7828
@haldoorahmedabraha7828 5 лет назад
Hhhhhhhh Alla beerka i casaaday wlhi Guri barwaaqo wan ku tageraaa ino so badiya oo taxane noga dhiga waa wax dhacy runtii qisadan halkaa kaga haya
@sayidcumar5206
@sayidcumar5206 5 лет назад
Gabadhu hablaha kama qurux badna lkn waqtiga iga galay ayaan daynayn really ayaad moodAa hadalkaa
@ramlahagi2750
@ramlahagi2750 5 лет назад
Bisinka nag laqabo oo ninkale u wacanagso wa ceb iyo lama arkan iyo waxan filinba lagu dhigine inaga daya hno waxani ish hablaha qarba bila garade yay run modine
@mubaarikshide1762
@mubaarikshide1762 5 лет назад
Ramla Abdirahman wlhi waa Runtaa
@abdifitahabdi1655
@abdifitahabdi1655 5 лет назад
Masha Allah, caqliga Alaha ku barakeyo
@cabdulahicali6224
@cabdulahicali6224 5 лет назад
Quman l Luula habalaha hada jogaba way sameyan
@mohammetziyat508
@mohammetziyat508 4 года назад
wlahi waa wax hadda jira oo inaguso badanaysa waliba wll hadanad arag anaga aragnay
@Zailatv
@Zailatv 4 года назад
walahi wa runta gabar aqli badan baa tahay
@xamsexandule2559
@xamsexandule2559 5 лет назад
Kkkk Inanka ilmader ayaanu nahay Ayaydayna way dhashay Kkkkk
@gabadhfariidcaqlibadaninac1615
😭😭😭 waxa soo jacayla ah ma lacag bay ka raacday kulahaa kkkkk adeer muxuu love madhan taraa jacayl iyo lilalawda Mar hadii lacag aanu aragno. Balaaya nala nooda hadaanu dumar nahay Alla lacagtu wacanaaa jacaylka iyo qiiradu 2018 maba shaqeeyaan 😂😂😂😂😂
@daalloshow1713
@daalloshow1713 5 лет назад
2019kana 😂
@Qorshelyrics
@Qorshelyrics 5 лет назад
Anigay igu dhacday sxb oo weliba harhargisadaas inta la iga aaday kaddibna la iigu hambalyeeyay 3 bilood kaddib waan guursaday!!!😢😢😢😢
@amiinyasto5181
@amiinyasto5181 5 лет назад
hahahahah mahe hada samir io imande way ku qatarte
@mascuudjamac7896
@mascuudjamac7896 5 лет назад
Abdi mohmed war hdaa way kaadhanansadene hhhh
@mubarakmohamud5522
@mubarakmohamud5522 2 года назад
Samir iyo iman wa arin xun dumarku miyeyna nabsi qaban miyeyn il ka baqin wa yabe
@osmanismail21
@osmanismail21 5 лет назад
Guri barwaaqo love reer burco somaliland
@mukhtaarmaxamuud4706
@mukhtaarmaxamuud4706 5 лет назад
Subscribe iizaar zHp aan kuu zaarE thankz
@osmanismail21
@osmanismail21 5 лет назад
@@mukhtaarmaxamuud4706 waan saray
@adaruzmohamed8191
@adaruzmohamed8191 5 лет назад
HCTV ✋AL😍JAZIIRADA💖 GEESKA
@najaxmuhumedelmi1121
@najaxmuhumedelmi1121 5 лет назад
ADARUZ MOHAMED Subscribe isar wll wad mhdsnthy
@mukhtaarmaxamuud4706
@mukhtaarmaxamuud4706 5 лет назад
@@najaxmuhumedelmi1121 waan kuu zaaraY iizar
@blackboy-lf8rr
@blackboy-lf8rr 5 лет назад
Inta abwaanka guri barwaaqo daacad u jecel liidka ha raacinee LIKE TA iigu qabta
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 5 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waar caawa qosol iguma hadhin reer xamarkii bay dhulka la dhaceen wlhi
@yusufali3737
@yusufali3737 4 года назад
hamse abdi waad Ila Fahantay
@jamalabdulrahman6997
@jamalabdulrahman6997 4 года назад
@@yusufali3737 sxb 14:40 aboowe ii waran kkkkk
@ahmedhazenadenmadar5857
@ahmedhazenadenmadar5857 5 лет назад
😂😂😂muscab yariisaw ba layidhaa kulaha
@maxamudozil5614
@maxamudozil5614 5 лет назад
Qisadani inta ay taabatay like isaar
@quruxdumar8451
@quruxdumar8451 5 лет назад
Aniga itabate
@rexamin
@rexamin 5 лет назад
Hargiesa walaga soo muradsadayo laga soo shopping garaystaye 😂😂😂😂
@khadarlaab3996
@khadarlaab3996 5 лет назад
Ilmdeer baahay ayeyday ayaa dhashy kkkkkkkkk
@mukhtaardhuux6300
@mukhtaardhuux6300 5 лет назад
guri baraqqo waad soo dhigtay wlhi intaa tareerta guray like isaara
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 7 месяцев назад
😁😁😁😁 gurey barwaaqo lahjada reer xamarka waa keenay👍👍👍
@khadarsomaaliya1208
@khadarsomaaliya1208 5 лет назад
Waan idin salamay reer Waqooyi
@sacadcabdiraxmaan997
@sacadcabdiraxmaan997 5 лет назад
Khadar Somaaali 😅😅😅 salantadA I QancisaY warkaaGa cad rijaaaL
@somaliwolf6830
@somaliwolf6830 5 лет назад
War Yaranta Walahi inaba Cadi maha 😍😍 Guri barwaaqo gurigisi u no dhaweya marka burco aado Ana Qaadka u Qadeye Inader Inantu wa inanteniye Nambarkeda so da dhe 😋 Iga wale qoftan ilka cas caadi maha
@filsanyousf8136
@filsanyousf8136 4 года назад
Indr yeelkeedee dadku wada like bay doonayaane anna ii saara uun waxba ku yeeli maysee dunidii like taynu joognaaye
@muhammadg2913
@muhammadg2913 5 лет назад
Waryaa waryaa kii jecelka ah hada ayaa jidkiisa hayay liketa ila booba awlaaad jecel lagu dhalay udkoonka ayaa lagu kartaa
@abdixakiinncnc2962
@abdixakiinncnc2962 5 лет назад
Guri barwaaqo iyo AF reer xamar maxaa kala haysta
@mukhtaarmaxamuud4706
@mukhtaarmaxamuud4706 5 лет назад
Subscribe iizaar ZHp aan kuu zaarE thankz
@safiaidiris7713
@safiaidiris7713 5 лет назад
Hhh wx weyndee
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 5 лет назад
Guribarwaqo waa kuwa fomprojka macneya 😂😂😂😂
@shinayaatta282
@shinayaatta282 5 лет назад
Guri barwqo wlhi Af reer xamarka ku fcnyhy qosol 😭
@yogolabdifath
@yogolabdifath 5 лет назад
Kkkkkkk
@user-bx9gc3eu3s
@user-bx9gc3eu3s 3 месяца назад
Jacelqa nabiha iyo ilahyba❤ like isara. Jumaa kareem
@ahmetthashi6753
@ahmetthashi6753 5 лет назад
Reer burco hargeisa ma shoping bay utagaan😎😂
@ahmeddeeeq7820
@ahmeddeeeq7820 5 лет назад
😂😂😂🔥
@wacanmuseh5615
@wacanmuseh5615 5 лет назад
haa hrgyza mxd ka tqna nolol wye
@somalilanderdhalada7348
@somalilanderdhalada7348 5 лет назад
Sow casimadayadi maaha raga hargaysa dhisay waa wada reer burco ee waxa kale radinaso sheeg shodhe
@ahmedibrahim4562
@ahmedibrahim4562 5 лет назад
@@somalilanderdhalada7348 Cidi doono ha dhistee indr kuwa hargeisa le miyaanay kuwa burco le aaanay ahayn..qaran ba ina mideeya .tolnima ina midaysa. Markaa hay nakala saarin
@fardusqueen7369
@fardusqueen7369 5 лет назад
kkkk may loma adaane burcoba waa casimad ee riwayada uun buu ku macaneynaya waa ku sidee
@shako7423
@shako7423 5 лет назад
Miyaanan haben dhan is dhaarsanyn oonan islahyn kala tagi mayno 😂😂 wan ka naxyba miskiinka run ayan moody 😟
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 5 лет назад
6 bilood ban xamar jooga si kstaba wan yelo afkoda wan keeni wayey guri barwaaqo malaha xamarbuu kasoo lumey ma anagaa garan 😂😂😂😂😂😂
@muhammedmuhammed8033
@muhammedmuhammed8033 4 года назад
@Ciyaalka Xaafada Media hhhhh
@shabooy1980
@shabooy1980 5 лет назад
Hahahahah seedigey war ninka xoog weenaa kulahaa
@abdifataxcade9424
@abdifataxcade9424 5 лет назад
Guray.....barwaaqo Waleee kutaagera.. Horay usoco Lipax😎😉
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 5 лет назад
Sediyow adma warerty sediyow isdaji waku tuuga Guri barwaaqo garac garac dhalay kkkkkkkkkkkkkkk 😂🤣😂😂🤣
@sacadcabdiraxmaan997
@sacadcabdiraxmaan997 5 лет назад
Habane Waikaa 😅😅😅 Hhh waabU kasO daraY imikA sow maHa 😅
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 5 лет назад
@@sacadcabdiraxmaan997 jilaaa razmi ah gacn pan utgy 😂👐
@golazoelmerengi3422
@golazoelmerengi3422 5 лет назад
Hore ayuu imam kii waynaa ee shafi u yidhi: عُفّوا تَعُفُّ نِساؤُكُم في المَحرَمِ وَتَجَنَّبوا ما لا يَليقُ بِمُسلِمِ إِنَّ الزِنا دَينٌ فَإِن أَقرَضتَهُ كانَ الوَفا مِن أَهلِ بَيتِكَ فَاِعلَمِ يا هاتِكاً حُرَمَ الرِجالِ وَقاطِعاً سُبُلَ المَوَدَّةِ عِشتَ غَيرَ مُكَرَّمِ لَو كُنتَ حُرّاً مِن سُلالَةِ ماجِدٍ ما كُنتَ هَتّاكاً لِحُرمَةِ مُسلِمِ مَن يَزنِ يُزنَ بِهِ وَلَو بِجِدارِهِ إِن كُنتَ يا هَذا لَبيباً فَاِفهَمِ
@ckhaaliqhazzan9160
@ckhaaliqhazzan9160 5 лет назад
CilmiH bodhariH izkaH nazooH😂like 👈
@mawliidmallo3921
@mawliidmallo3921 5 лет назад
kkkkk guri barwaaqo wllhi waa nin adag kkkkkk
@mukhtaarmaxamuud4706
@mukhtaarmaxamuud4706 5 лет назад
Subscribe iizaar zHp
@HEES_CUSUB
@HEES_CUSUB 5 лет назад
17:00 inanta codkedan ku heeesta
@blackboy-lf8rr
@blackboy-lf8rr 5 лет назад
Kulahaa hadalkaaga macankiisa markaan arko wax walba waan iska qaadanayaa
@daalloshow1713
@daalloshow1713 5 лет назад
Cabdi bacad 🤣🤣
@abdirazakibrahim623
@abdirazakibrahim623 5 лет назад
Hhhh gurey barwaaqo o so kordhiyey lahjadi jaarka konfurta
@khalidhaariye950
@khalidhaariye950 4 года назад
Ani Xamaraan ka imaaday. Reer Xamarkii wuu soo dhaweeyay 🤣🤣🤣🤣🤣
@maxamedabdi7828
@maxamedabdi7828 5 лет назад
Hhhhh saaxiibayal Ronaldo iyo messi ba like iyagoon codsan waad saartaane iii saaar plse
@abdifatahmahat6948
@abdifatahmahat6948 5 лет назад
Gurey barwaaqo caadi naa kly heedhe kulaha naxdinti ree xamar aan aqoon ayey iga keenty kal io laab uqosly tllh 🤣🤣🤣😂😂
@hananali599
@hananali599 4 года назад
Guri barwaqo qof nagu qliya 💖
@amiiraabdullahi8228
@amiiraabdullahi8228 4 года назад
Like ta ii saara intii iga danbysaay
@wardaaadam8838
@wardaaadam8838 3 года назад
Uuu887iiii999
@user-xk9po8sb2p
@user-xk9po8sb2p 4 года назад
Sharaabkii yaraa baanaan haaf gaadhsiin hadaynu haafeen dalban lahayn reerku uu idlaan lahaa 😂😂😂😅😅 Ilaahay waxbuu iga tusay 😅😅😅 Adigu ma share baad ku leeday 😂😂 ma meeshaad ka shaqaysaa erayadaas baa iga qosliyey
@updizamedpogba5771
@updizamedpogba5771 5 лет назад
Quruxley Weeyan InanTU MnzhallaH😍
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 5 лет назад
WONDERFUL dram
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 5 лет назад
Xabiibi. Dhawaa. Yaaisgaareyba
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 5 лет назад
Cilmi boodhari anigaa ku idhi iska naso kulahaa jacayl dartiis dhiig la.aan baa igu dhacday🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂
@ahmeddeeeq7820
@ahmeddeeeq7820 5 лет назад
😂😂😂😂😂 suubaneey adna Hodan halkaa istaaaji aaad la barayjeesid
@cawilcabaas9825
@cawilcabaas9825 5 лет назад
hhh
@rambow5470
@rambow5470 4 года назад
Asc
@kingjaarevi2032
@kingjaarevi2032 5 лет назад
guray wagi hore from muqdisho muu aha sii u jilaya keep going bro
@mohamedhare1034
@mohamedhare1034 5 лет назад
War meeshu like iisaar badanaa miyaa la waashay ma reer magaalnimo baay u fahmeen Sidaan any way guri Barwaaqo Waad ka baxsatay sheekadadaa aad Baan u jeclahay.
@nuuxmaxamed994
@nuuxmaxamed994 3 года назад
Hhhhh
@abdiasiisahmed1929
@abdiasiisahmed1929 5 лет назад
guri barwaaqo ...Geela laysla dhicin jiray barigii hore Naagta ila dhici baa ka dhacday liketa yaan layla dhaafin😍
@paulxukunrichie5153
@paulxukunrichie5153 5 лет назад
Kol aad maweelada caruurta aad iisamayso oo aad isoo gurgurato kulahaa guri barwaaqo marwalpo oo aan kudawado anoo qoslaayo yaan kucaaya sxp intaa iga cafi liketana ii reeb sxp
@allisonjr6385
@allisonjr6385 5 лет назад
xabiibidan farabadn kadayaa riwaayada intii ila argty like iisaara
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 5 лет назад
Allison JR oo sabab wll
@MUXIYEOFFICIAL
@MUXIYEOFFICIAL 5 лет назад
hhhhh xbbi iwarn taa ku badan wlhi
@cabdistudio424
@cabdistudio424 5 лет назад
Guray Barwaqo horw usoco pro ku Tagera wlhi
@xaragoproduction490
@xaragoproduction490 5 лет назад
Qofta anaaba ku heysta ilkacasta reer burco
@xaragoproduction490
@xaragoproduction490 5 лет назад
Qurux
@xaragoproduction490
@xaragoproduction490 5 лет назад
waaye qoftaan
@sacdaali1304
@sacdaali1304 5 лет назад
xarago production xah Uuuuu
@abdinuursaidbare8392
@abdinuursaidbare8392 5 лет назад
Dhanaansade lagu dhanansade inta fahantay like ta iisaar
@khadarlaab3996
@khadarlaab3996 5 лет назад
Dhanansade lagu dhananansade intafahantay like isaare
@muboodeko2655
@muboodeko2655 5 лет назад
rer burco hargaysa gormay dıb ugaso noqonaysaa
@ahmedkampala1520
@ahmedkampala1520 5 лет назад
Ax yaa sawt 😍😍😍
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 5 лет назад
Waa tuu jaceyl I hayey oo boodheri Iska naso ku iri anaa xilka noo sii haay nayee 😂😂😂😂
@khadarsomaaliya1208
@khadarsomaaliya1208 5 лет назад
Af Reer Xamarka miyaa burco laga Yaqana waale waa yaab
@raxmawiilashasomalilandwal884
@raxmawiilashasomalilandwal884 5 лет назад
Maxaa looga aqoon waayey
@ahzaabhassan992
@ahzaabhassan992 5 лет назад
Inta xamar tagerta like ta sara
@muboodeko2655
@muboodeko2655 5 лет назад
rer xamar caadıya basta talıyana layska dhejıyey
@mukhtaarmaxamuud4706
@mukhtaarmaxamuud4706 5 лет назад
Subscribe iizaar zhp
@mohamedawil6759
@mohamedawil6759 5 лет назад
Iitaabo like ta bakhayl ha noqon eh Alle haku xafido kii saarow
@nicimamuxumed210
@nicimamuxumed210 5 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 meeqan jeegaya kula haa
@libanzaki8237
@libanzaki8237 5 лет назад
Guuri burwaaqo kama daalo dawashada ruwayadaada keep going....
@kowsarmohamed8382
@kowsarmohamed8382 5 лет назад
Anoo Ku hadlyo afka xasaska riwydn waan canbrynyaa
@keanojason4170
@keanojason4170 4 года назад
Kkkkkkk waankukacanbareynay
@ambassadorsanyarehussein2619
@ambassadorsanyarehussein2619 5 лет назад
Alle kii jecelooow like saae
@saloqarbo3162
@saloqarbo3162 5 лет назад
milinku milinkaaga waaye😂🤣 inta fahantay hadalkaas subcribe plz😅
@abdiali8406
@abdiali8406 5 лет назад
hhhh solo milin ma ahn mininka mininkaga waye guriga wa gurigaga
@somalikiddancers9202
@somalikiddancers9202 5 лет назад
Iska saar like Ta✊
@abdiazizali1045
@abdiazizali1045 5 лет назад
masha Allah shb guri barwaaqo waa jilaa please ninka u qira wuxuu yahay
@iloveyouhooyomcn9562
@iloveyouhooyomcn9562 5 лет назад
Tan yaa la shekaysan kara adayba ku dhamayneysa kulaaha 😁😁😁😁😁😁 af rer xamarka idilay hhhhhhhhhhhhhh
@WaayeelkaJaqafsada
@WaayeelkaJaqafsada 5 лет назад
Kkkkkkkk... Reer xamarka 😂
@tusaaleproduction6153
@tusaaleproduction6153 4 года назад
Wah wah wllhi ruwaayad kuma soo baxayso inanta reer xamarka matalaysa Waa fanaanad dhameysrtiran
@abdihakiimbeerlibaax5589
@abdihakiimbeerlibaax5589 5 лет назад
Inta gabartan Ilkaha cas ka heshay like ii saaRa 😄
@alishaxasan1783
@alishaxasan1783 5 лет назад
Mashaalaj
@xaqudirirkaawdal10
@xaqudirirkaawdal10 5 лет назад
Inta ruwayda ka heshay like ha ila dhaafina
@mukhtaarmaxamuud4706
@mukhtaarmaxamuud4706 5 лет назад
Subscribe iizaar zHp thankz
@cabdidaahi4214
@cabdidaahi4214 4 года назад
caadi maaha warkaas waa sheekada waraabaha yuusuf and you sister is
@ahmedfiniin9494
@ahmedfiniin9494 2 года назад
guri brwaaqo nagu halee followour Garawe imow waan Kutaageerna
@amerlafole
@amerlafole 4 года назад
Af reer xamarku "maahinoo" miyuu ka bilaabmaa?
@qoryogubanchannel890
@qoryogubanchannel890 5 лет назад
Wixii Happy weekend's ka Rawayadan ila dawanaya lika Saara 😀
@ajtube5292
@ajtube5292 5 лет назад
Abdimalik Ahmed Ali gigfdfjjgf guggtjffdjfg sagging things GB hhfb high gjgggjhghehjjsmjd OK ndhj njkdjjndj
@abdisamadmohamed5825
@abdisamadmohamed5825 5 лет назад
Gabadha way qurux badantay masha allah
@bagtalk9114
@bagtalk9114 4 года назад
Guri barwaaqo funny wallahi 😂😂
@blackjoker9014
@blackjoker9014 5 лет назад
naagta taajirinta kicisee la sheegayaa 😂😂😂😂😂
@munaopdirashid6385
@munaopdirashid6385 5 лет назад
Intii nabiga jecel haku sallido like saar
@kaamildeeq8646
@kaamildeeq8646 5 лет назад
Hhhhhh hhhhh wax aan yarayn ayaa daaha abdi gaas ku dhacay Viva guray barwaaqo wlhi waxani waa wax jira hubaal
@qiiiqhambeeye8294
@qiiiqhambeeye8294 4 года назад
Ilamadeer nhy ayaydey ayaa dhzhy hlky izka qabnyzaa 🤣🤣🤣🤣🤣
@zakiyaali752
@zakiyaali752 5 лет назад
Hadad iga tagto hayada waa pan ku idhi🤣
@muhiyodinahmed6468
@muhiyodinahmed6468 5 лет назад
inta guri barwaaqo tagerta like ta igu qabta Loll 🤘
Далее
Good dad 🥰 #demariki
00:17
Просмотров 10 млн
ТОП 10 Худших игроков Евро-2024
30:22
SOORAAN IYO XUSBIYADA MAXAA KALA HAYSTA 2017
14:26
Просмотров 806 тыс.
GURI BARWAAQO RIWAAYADII SHEEGASHO HCTV DRAMA 2018
34:59
Riwaayadii Fooxisada jilidii kooxda samadoon
30:39
Просмотров 709 тыс.
Riwaayadii Gabadh iyo Sodohdeed Waa Col | C-BOY Films
30:14
GURI BARWAAQO IYO ABWAAN GARAAD 2016 HD
34:31
Просмотров 358 тыс.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
Просмотров 59 млн
Mirjalol Nematov - I love you (Videoklip)
3:56
Просмотров 451 тыс.
OG Buda - Сделай Мне Приятно Щас
2:24