Тёмный
No video :(

FILO PART 92 

Abukar Mahdi
Подписаться 1 млн
Просмотров 416 тыс.
50% 1

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.
Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
RIIX LINK: / @abukarmahdi

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 742   
@Hodaneey
@Hodaneey 2 месяца назад
Rabaw awlaada baari nooga yeel 😭😭 maanta qalbiga iga xanuunay qaybta wacyi gelinta Familie xaqiiq waalid badana,xaqa ilmaha dayaceen rabaw xaqa nagu hanuuni dhamantayo
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 2 месяца назад
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@FayeAli-vd9nv
@FayeAli-vd9nv 2 месяца назад
Scw Scw Scw Scw
@fartahaajiali9173
@fartahaajiali9173 2 месяца назад
Scw
@Qamar-nv8pz
@Qamar-nv8pz 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw
@caashabintusaalax9239
@caashabintusaalax9239 2 месяца назад
+❤°​@@Qamar-nv8pz
@nimcoosman4502
@nimcoosman4502 2 месяца назад
❤❤❤SALALLAAHU CALEYHI WASALIM ❤❤❤SALALLAAHU CALEYHI WASALIM ❤❤❤SALALLAAHU CALEYHI WASALIM
@AbdishakurAbdullahi-ce6ln
@AbdishakurAbdullahi-ce6ln 2 месяца назад
Inta jecel nabi muhamed scw love sara❤
@abdinafacdahir1625
@abdinafacdahir1625 2 месяца назад
Scw scw scw
@Fatxichannel218
@Fatxichannel218 2 месяца назад
Salalaahu calayhi wasalam
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 2 месяца назад
Scw❤❤❤❤
@user-tm2vb9eo7w
@user-tm2vb9eo7w 2 месяца назад
Csw عليه أفضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم
@essiahassan5157
@essiahassan5157 2 месяца назад
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕
@liyaomars
@liyaomars 2 месяца назад
Waa iska xaalka qurbaha iyo caruurta qurbaha lugu dhalo waalid hadaan nahay koow ilmaheena aaheey aan ugu cabsano labo sharciyada yurub iyo qalbiga ilmaheena aan ilaalino awlaada rabi hanoo xafido allaahuma aamiin ❤
@XalimoXawo
@XalimoXawo 2 месяца назад
Aamiin yarabii
@AzmaaCabdiaxmed
@AzmaaCabdiaxmed 2 месяца назад
Amiin
@user-cl3jp7yc4p
@user-cl3jp7yc4p 2 месяца назад
1 ila 92 yaa la socdey ❤😢
@ayanmuse5817
@ayanmuse5817 2 месяца назад
ANIGA
@habonkahiye2797
@habonkahiye2797 2 месяца назад
Aniga wlh😂😂😂
@IqraCabdi-re8xc
@IqraCabdi-re8xc 2 месяца назад
Ani 😊
@ubaxsaleebaan388
@ubaxsaleebaan388 2 месяца назад
Filimkana siduu igu socdo Alh haydin barkeeyo jilaysha iyo gudoomiye abokor mahdi❤
@MOCABDI-ml5vu
@MOCABDI-ml5vu 2 месяца назад
Wllhi bilaahay like baan kuu sarayaa Adaa dhaartay ee isaar 😂
@barliinhaajiaadan8328
@barliinhaajiaadan8328 2 месяца назад
Dadka iga dambeeya love faqiireed ha isaaran😂
@user-ip6ml1id1q
@user-ip6ml1id1q 2 месяца назад
Yaa kuu saaraya has qorqorin doqonyahay xumi Stadhampton 😂😅hupsiino halpaa lasiistaaye😢😊
@Vcfguyr54
@Vcfguyr54 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤
@Nash018
@Nash018 2 месяца назад
40 qof ducadoda wa la aqbalaye iso duceya murada leyahe😢😢
@sahraabdi3975
@sahraabdi3975 2 месяца назад
elahey hako aqbalo
@Nash018
@Nash018 2 месяца назад
​@@sahraabdi3975 ameen qali
@user-kowsar739
@user-kowsar739 2 месяца назад
Allh haku cafiyo lkn wllo illhy aad ubari
@user-ho5iv3fc5y
@user-ho5iv3fc5y 2 месяца назад
Waxaa jeceshahy allaha ku siyo ❤❤
@user-yo2wn1hj4d
@user-yo2wn1hj4d 2 месяца назад
Ilhy ha kuu fududeeyo
@sahalfaarax10
@sahalfaarax10 2 месяца назад
Haduu kugu wayn yahay saliga nabiga ku sali scw scw❤
@AbdirahmanAlli
@AbdirahmanAlli 2 месяца назад
Scw❤
@hiboosman6705
@hiboosman6705 2 месяца назад
Salalahou Caleyhi Wa Salam.
@abdirahmanibraahim3485
@abdirahmanibraahim3485 2 месяца назад
Scw
@user-uk2ou9py8n
@user-uk2ou9py8n 2 месяца назад
Scw
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@BillanMoussa-sw9gn
@BillanMoussa-sw9gn 2 месяца назад
Axxxx hoyo sas Haa ugoh abalcelini hoyo mcn alllh ku naxaristo😢😢😢😢😢
@hodanmaxamed5738
@hodanmaxamed5738 2 месяца назад
Free falstine 😢
@user-xx1ff8pb1t
@user-xx1ff8pb1t 2 месяца назад
Dunidan maso marin qof karun badan xabiibkena muxamad scw scw scw scw
@xamdisaleebaan
@xamdisaleebaan 2 месяца назад
Scw
@ifrahismail1110
@ifrahismail1110 2 месяца назад
Scw swscw
@Fatxichannel218
@Fatxichannel218 2 месяца назад
Salalaahu calayhi wasalam
@user-ft3es7yr7x
@user-ft3es7yr7x 2 месяца назад
Scw scw scw
@MsKeyf
@MsKeyf 2 месяца назад
Scw❤❤
@sahramohamudali663
@sahramohamudali663 2 месяца назад
Waa filin cimri qaadasho leh somaalidan ayey quseyso mar walba dhaca ❤❤
@liinatuluxliinatulux4261
@liinatuluxliinatulux4261 2 месяца назад
Scw scw scw
@nafisacrisaaq7582
@nafisacrisaaq7582 2 месяца назад
Nimad dhashay kuma dhalin allow aaanan hooyadayo hadal ku celin lana garnaqsan😢
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 2 месяца назад
Salam Alaykuma first one waarbal liketa igu dhooba😂
@NafisoNafta-tg4lo
@NafisoNafta-tg4lo 2 месяца назад
Waaanba dhararaaayy thnks Abukar mahdi iyo dhamaan teamka gurmad ❤❤
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 2 месяца назад
Afka kama horeeyo lkn uurka illahey ba og Alle hooyo mala xumey kara lkn aduun wax kasta ka filo ruwayaadan dhan walba be tabanosa wax badan aya ka fahmay thanks director Abukar mahdi filo ruwayad. Cajiib ah waye adun wax kasta ka filo
@IbrahimGedi-rk7tw
@IbrahimGedi-rk7tw 2 месяца назад
Xayesiita faraha badaan naga dhaafa waayo dadka waqti ma hayaan please ✅
@IbrahimGedi-rk7tw
@IbrahimGedi-rk7tw 2 месяца назад
Waaa 🎷 sax
@najmi4100
@najmi4100 2 месяца назад
Lacagta kasogaleyso masine adi hadhafan😅
@user-uy4ui7zq2h
@user-uy4ui7zq2h 2 месяца назад
😂😂😂😂😂
@Xamdi_xilkas
@Xamdi_xilkas 2 месяца назад
Qeybta xamar marki hore wan jecla sabirin iyo naif hda lkn waa nacay tan xune najmo iyo asigiyo is badalay wan is dhafiya runti
@nimcoxashi5061
@nimcoxashi5061 2 месяца назад
Ruunti isku miid nahay uuuuuuuff
@Xamdi_xilkas
@Xamdi_xilkas 2 месяца назад
@@nimcoxashi5061 ma aragtay horta uf dheh
@sooyaabdilahi
@sooyaabdilahi 2 месяца назад
Sameee😂 hadalka xoogaa lalabo kugu qabanaysaa
@khadromaxamuud3126
@khadromaxamuud3126 2 месяца назад
Naagta xuntaa Naa'if hantida hooyadiis ay dhici rabtaa u sheega😂😂
@osmanshareefahmedyahya4336
@osmanshareefahmedyahya4336 2 месяца назад
Jaceyl,Dagaal,Qiyaano,Maseyr,Waali,Qosol,Qiso,Baaris,Wacyi Galin, Masha Allah ❤ Filo ❤.
@ashheart9761
@ashheart9761 2 месяца назад
Xasbunallaah yaa rabi illaahoow dalkeena noo nabadee yaa rabi ❤❤
@UpThiLaTiFSalah-
@UpThiLaTiFSalah- 2 месяца назад
HIBO IYO MAXAMED AMIN WAA WLLO YAA IGU RAACSAN
@user-lr5tj3hh1x
@user-lr5tj3hh1x 2 месяца назад
Way cadahay taasi❤
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 2 месяца назад
Hada maa ogaatay😂😂😂
@user-tb4hd7ec7g
@user-tb4hd7ec7g 2 месяца назад
One hour late❤😂ahay mantaa wa jifayyy😂❤ nabiga ku saliya scw❤
@fariidoxaaji8738
@fariidoxaaji8738 2 месяца назад
Oo dr Ali ma lacag buu qaatey ninka nurseska ah oo la shaqeeyo bes leen ogeyn inuu tuugada la shaqeeysto
@BadriyoSiciid-sg1ew
@BadriyoSiciid-sg1ew 2 месяца назад
Wlhy anba sasa.umalaynayay
@hamdimohamud5869
@hamdimohamud5869 2 месяца назад
Waaloo hanjabaaa u maleenaaa uu cabsaday kadibne see raban u sameeye
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 2 месяца назад
Ilmaha uk lagu korinaayo ilahoow na astur 😢 Asxabta habaryar Feynuus oo xanuunsan oo hospital joogto aan ku arkay tiktok aan u duceyno mamadeena ilaheey ha caafiyo xanuunka dembi dhaaf alaha uga dhigo 😢
@Caliya7
@Caliya7 2 месяца назад
Illaahow caafimad degdeg ah sii bal aan raadiyo deris aanba nahee.
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 2 месяца назад
@@Caliya7 ani xitaa wac aan is dhahayey mana kala dheernin
@NuuramohemdNRMHmD
@NuuramohemdNRMHmD 2 месяца назад
Allaha caafiyo
@user-qi3us8ix4g
@user-qi3us8ix4g 2 месяца назад
Abayo TikTok maheykugasha
@ahmedabdikaadirducaale7514
@ahmedabdikaadirducaale7514 2 месяца назад
Abti Abukar Mahadi wan ku salamaay Dhamaan family Gurmad Wllhi Yaab waaye Sumyo Adun Wax kasto ka filo Kow dheh mida kale Waalidka Ciyaar ciyaar ma ahan Waalidka Hala ilaaliyo mida kale Waalidka Somaliyed Waxaan ka codsaanaa In Laga dhaafo Caruurta habaarka mandeeq Is daji ok Waxaan oo dhan Filim waaye lkn ogow Waxa Laga hadlaayo waa Wax jiro oo hada Heysato Aabayasha Somaliyed iyo Hooyo yinka 🙏💯
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 2 месяца назад
Adnaa ha ilawin inu filim yaahy waxan kkkkkk
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 2 месяца назад
Wa dhaacdo somalida in badn ku dhacday
@roodasaleban3229
@roodasaleban3229 2 месяца назад
filinku Haduu Macaaday Yaa ila Qaba Team Filo ❤
@FarsowsoMaxamed
@FarsowsoMaxamed 2 месяца назад
haa shoi sax waye❤
@AhmedKayse-gj8re
@AhmedKayse-gj8re 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 2 месяца назад
Filmka inaba caadi maaha ‘ Ilaaheey ha caafiyo mama feynuus macalimada hagaha ruwaayada lagama maarmo caafimaad & cimri dheer habo macaan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@jamilamahad6093
@jamilamahad6093 2 месяца назад
ALLAHUMA SALI WASALAM CALAA NEBIYINAA MUXAMED SCW SCW
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 2 месяца назад
Subxanallah 🙄 Qof Hooyadi Ku Leh Anigu Kuma Odhan Aduunka Ikeen Adiga Ikeenay Way Jiran Carruur Sidasa Waxani Waa Xaqiiqo Jirta
@cwcw-fv1yi
@cwcw-fv1yi 2 месяца назад
Qofkii ugu horeyeey oo daawadey baan ahay like isaar kkk
@SahraMaxamed-cv4iy
@SahraMaxamed-cv4iy 2 месяца назад
Anaaa kaa horeeyayyy
@munamaanka9250
@munamaanka9250 2 месяца назад
Sumayo xasi walid ayey jilee jilinka wad ka baxsatay waan ogahay in waxaa qalbi kaga jirin walsheda muno sami ee tahay wacyi galin mahad sanid allow owlada baari nooga dhig dhaman teena aamiin yarai🤲❤❤❤
@yaxye___cllaahi9102
@yaxye___cllaahi9102 2 месяца назад
Dr Ali is a professional actor
@jibrilawed4586
@jibrilawed4586 2 месяца назад
Filo is the best
@NashaadNayruus
@NashaadNayruus 2 месяца назад
❤❤❤😂😂🎉🎉😢😢😮😮😅😅😊😊
@sharmaakeabshir9008
@sharmaakeabshir9008 2 месяца назад
Horta hore daqiiqadaha masoo badisiin waaayabaye ❤❤😂
@user-rg4ep3tv7r
@user-rg4ep3tv7r 2 месяца назад
Haa
@roukyadajiya-gz4ou
@roukyadajiya-gz4ou 2 месяца назад
Cajiib batal cajiib aar taana tii horee ka daraan qaybtaan dambee aduun wax kasta kaa filo Wallahi thanks our légendes Aboukar
@sameerabd5180
@sameerabd5180 2 месяца назад
Allow noo badbaadi ilmaha wadankii nabad alle hanooga dhigo yaarabi
@fatimaalikhayre1571
@fatimaalikhayre1571 2 месяца назад
1M coming soon🎉 inshallah ka bdn uu qalntaa wlh abukar mahdi❤
@user-ky2yc2fq7f
@user-ky2yc2fq7f 2 месяца назад
I can't wait filo part 93 wlhi ilahayow nagarsii thnks damantin❤
@dhakabofficial6670
@dhakabofficial6670 2 месяца назад
Duhur Wangsn Dhalinyaro❣️🎤
@nimco368
@nimco368 2 месяца назад
All maanta dad dheexaa igama soohoreen❤❤
@najmadirieadan1625
@najmadirieadan1625 2 месяца назад
Asc dhamaan inta ku xiran musalsalka fillo salaan sare❤❤❤
@fadumaiman6535
@fadumaiman6535 2 месяца назад
Maasha alaah abukar mahdi waxaa sameysay wax ka dhaca wadanka aan ku noolnahay ilaahay caruurteena hanoo dhaafo waa mahadsan tihiin 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 месяца назад
Run waaye waxay rabtee cunee,waxay rabtay cabee,anagaa wadankeena iska soo qixinay ,saan maa noo danbaysay ,thanks wacyigelin wayn waaye
@user-rd1gy3fi1v
@user-rd1gy3fi1v 2 месяца назад
Xayaysinta naga dhafa ama waqtiga kordhiya 😎
@fartahaajiali9173
@fartahaajiali9173 2 месяца назад
This film is the best one Sidiisana wuxuu karun sheegooyaa wax yaabo badan oo dhaca,saamayn badana ku leh bulshada. Yaarabbi islaxlii sha’nii kulah walaa takilnii ilaa nafsii darfatu caynii aamiin 🤲🏽
@user-sg6wv6og1d
@user-sg6wv6og1d 2 месяца назад
😢😢😢 qurbaha wuxuvyahay ayan ogaaday ano tagin dhagta ka maqli jiray carurtada ma cananan kartid lkn sana ilahayow owlada no tosi Inti dhibkan haystana Allah ka dulqado waba din la aan cadiya
@bishaaro21
@bishaaro21 2 месяца назад
I can’t tolerate the way she’s talking to her parents 😢it’s like reality ya Allah caasi hanaga dhigin hana nasiin 😢 Abukar Mahdi thanks so much my abowe ❤
@maryamomaxamed1749
@maryamomaxamed1749 2 месяца назад
Tuugadaaan halasooqabto siduu maxamad amiin ufarxo
@nimcoxashi5061
@nimcoxashi5061 2 месяца назад
Haa wlhi wa dharaaroya aniba😂
@farahfardoussa3102
@farahfardoussa3102 2 месяца назад
Duhur wanagsan dhamantin team gurmad salan sare ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Safiya2323
@Safiya2323 2 месяца назад
Qaa qaadny❤❤❤❤❤❤❤❤bbe
@sacdiyodaahir9464
@sacdiyodaahir9464 2 месяца назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Xamse.yare24
@Xamse.yare24 2 месяца назад
Igula sali nabi maxamad scw scw scw❤❤❤❤
@SahraGasleLifestyle
@SahraGasleLifestyle 2 месяца назад
Asxaabeey abahay oodhintay fataxada iigu soomara 😢😢😢😢
@Drs__InaApdu123-io4qf
@Drs__InaApdu123-io4qf 2 месяца назад
😢ilaahey ha uraxmo wll😢
@user-qi3us8ix4g
@user-qi3us8ix4g 2 месяца назад
Illahey abaha iyo abayashena unahariso
@fatimazahrasheikh7847
@fatimazahrasheikh7847 2 месяца назад
😢😢😭 allah unaxriisto abayo
@HayatiruuxiLeyla-xj5jy
@HayatiruuxiLeyla-xj5jy 2 месяца назад
This film is talking about real stories everything is happening from the family exactly the way the telling the story is real😊
@Abdirizakkumandoz
@Abdirizakkumandoz 2 месяца назад
Really
@n__gangs2068
@n__gangs2068 2 месяца назад
Hi guys iwrma😂👋🏼👋🏼
@bilanmoha1216
@bilanmoha1216 2 месяца назад
Fcn setehe adhi 😂
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad 2 месяца назад
❤❤❤jah hada nahay reer muqdisho asxbta filo wan wadan ariyo riya qaniyo lagula qabtay wlhi habar yar dhig leh maxamad Amin helay
@sucaadsalam
@sucaadsalam 2 месяца назад
@@aweesahmadmohamad😂😂😂😂riyo shidin beeya aheeda mahoo
@HamzaCade-of8ph
@HamzaCade-of8ph 2 месяца назад
Hi2
@user-pj8vl4hf2u
@user-pj8vl4hf2u 2 месяца назад
Hi too waan ficnhy adiga iska waran😂
@Caliya7
@Caliya7 2 месяца назад
I like that lawyer he is honest man well done 👏
@masertoy2328
@masertoy2328 2 месяца назад
Adun waxwalbo kafilo best musalsal
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 sheydaan aan arliyo ahayn ma jiro ciji iyo ceeji aan ku dilaa lololol ader mahdi iyo team gurmd slan sare ❤🎉🎉🎉
@xiiray880
@xiiray880 2 месяца назад
inta xayeysiiska dhibsatay sidayda like
@XafsaCabdinasiib
@XafsaCabdinasiib 2 месяца назад
Me😂
@hodanmukhtaar1993
@hodanmukhtaar1993 2 месяца назад
Me😂😂
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 2 месяца назад
Ilaahay caadimad sareecan ah baan ugu ducayna mama faynuus qanankii soomaliyeed ee bur buray baan ka weheshanaa ani iyo inda wadaniga ah
@user-fv1rz4zq9v
@user-fv1rz4zq9v 2 месяца назад
Haaa wlhi hoooyo somaliyed inbadan naga qoslisa illahay cimriga haubarakeeya cibada subana hasiya yarabiii
@sahrafarah4674
@sahrafarah4674 2 месяца назад
Masha Allah tabaraka Rahmaan guuleysta
@user-kg9lm6dr7o
@user-kg9lm6dr7o 2 месяца назад
Digaalka runan moodhi waan yaabi waxyar kadibna riyo ayey noqoti😂😂😂😂😂Waleeee riyo miyey deheen😂
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 2 месяца назад
Alle abtigey mcn Abukar mahdi illahow hano wayn ruwayado cajiib ah aya marwalba no so daysaq illahey haku xafido aduun iyo aqiraba dhaman kooxda gurmad
@katuunomar2814
@katuunomar2814 2 месяца назад
Dr Ali is a provisional acter
@nimcoxashi5061
@nimcoxashi5061 2 месяца назад
Waligey wuxu walaqa isma dhaheyn
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 2 месяца назад
اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤
@abdirisackmohamedsalah1515
@abdirisackmohamedsalah1515 2 месяца назад
"Aniga waalidkayga aduunka i keen ma dhihin." Waa hadal cantaatac ah oo ay ka siman yihiin ilmaha qurbaha lagu dhalay
@cabasow5411
@cabasow5411 2 месяца назад
Thanks my bro abukar mahdi ❤❤❤❤❤❤❤
@mahamudmudey657
@mahamudmudey657 2 месяца назад
Somaliyey channel kan aan 1M hala gaarsiyo ka badan buu u qalmaye
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 2 месяца назад
Abukar mahdi waan ku taageeraye dar illahey ayaan ku jecelahey ❤
@maryamaahmedkulane1370
@maryamaahmedkulane1370 2 месяца назад
Wlhi aduun wax kasta ka filo been maahan ❤❤❤🎉🎉🎉🎉 naa if duug meesha udambeysa suga ❤❤🎉🎉 wll abukar dhamaan teem gurmad mahat sanidin
@maryanqadarmaxamedmaryanqadarm
@maryanqadarmaxamedmaryanqadarm 2 месяца назад
Asxabta wani barya walasheya xmilo ah waxalaso dhahay qalin aya tahay ladhahay igoso duceya plis😭😭
@InaHassan-mr8kl
@InaHassan-mr8kl 2 месяца назад
Ihy ha ufududeey abaayo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 месяца назад
Hambalyo team, Gurmad. Wonderful story ❤️ ♥️ 👏
@qosol_wanaag_1
@qosol_wanaag_1 2 месяца назад
Kkk maxay tiri aduunka ikeen kuma odhan wale waa yab 😂😂😂😂 filo kolay waad iga qoslisenee Habalow ❤ qalbiga
@FaraxDahir-qp5hp
@FaraxDahir-qp5hp 2 месяца назад
Kuwan Kibirba Lagu Korin Baa Hoyadod Say do an uLa Hadla 😢Wlle Walidku Waa Qalih Weliba Hooyo Boskeeda Cidna Kuma Buxin Karto iLaahow Hooyadayy Mcn Una Xariiso😢😢 iyo DhamAn Hoyooyinki DhinteYy😢 WaYo Qofna Ma,ogo Marku Nimcada Ku Jiro Balse Marku Wayo darema Qof Welbow Ka Fa,idaYso Walidka inta Haysato O udulqado Duco Kala hadh🤲 Filimkan Wax YaaLo Badan Bu Cibra Qadasho U Yahyy ✋️👍
@AshaaweysAsha
@AshaaweysAsha 2 месяца назад
Allah muxu filimkan macan yahay ❤❤❤❤❤ our team gurmad illhey dartis ban idin jeclhy alle ha idin xafido madaxaa isarantihin❤❤❤❤
@adhi_cademedia5786
@adhi_cademedia5786 2 месяца назад
SSC khaatumo hadaad jecshahay like ta dhacay ka sii
@mohamedfaqi1025
@mohamedfaqi1025 2 месяца назад
Yaab waa sheekada ciyaalka say walaahi ay ku dhaqmaan thanks again dhamaan kooxda gurmad uu hogaamiyo abuukar
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 2 месяца назад
ASC kooxda gurmad dhamaantiin abuukar Mahdi Habaryar thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Amka-c2q
@Amka-c2q 2 месяца назад
Teamka filo iga raali noqda waxaan umalaynay inuu filimku xumadaye lkn wacyi galin kudanbeyay m.aallah
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 2 месяца назад
Aduuun wax wallbo ka filo ka baro casharo badan ka so bilow halaqadii 1aad ilaa xalaqadaan 92aad halaqo wallbo halkii lala rabay ayaa si toos ah loo dhigay wlhi jilayaasha inaba caadi ma aha Diaricthor abuukar mahdi kooxda gurmad qaran halkiina kasii wada dadaalka & wacyi galinta waana wax jiro xaqiiqo ah ruwaayadaan keep going jilayaasha kooxda idil mstr raid & baldos spak alfaan A J sharma arke waxa so socdaa ka daran waxaad horay usoo daawateen Dector ali wax badan qalday lacagtii lajabsaday polis halaag & kooxdiisa u badantahay in lagu hisheen waayo leysku dilo wlhi waxbaa soo socda waan sugnaaba i.a❤❤
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 2 месяца назад
Thanks for your Great show 🎉🎉🎉🎉
@rahimatihassan
@rahimatihassan 2 месяца назад
Filimkan wa cibro qaadasho
@CirroMedia3129
@CirroMedia3129 2 месяца назад
Wah dr cali ma ladirtu la jirey wan yabe
@user-hx5fx3rw9i
@user-hx5fx3rw9i 2 месяца назад
Subxanallah wlhi adan ugu calol xumaaday dhaqanka yurub yaalo waa caasi nimo wlhi
@NasriCumar-jf9ys
@NasriCumar-jf9ys 2 месяца назад
Asxapei habaryartei dhimatay iigu soo duceeyo inu alle unaxristo😢💔😭
@user-md8uh1eo5q
@user-md8uh1eo5q 2 месяца назад
Allh haw naxariisto abyo samir iyo iimaan allh haka siiyo😢😢😢😢😢
@mohameddayib2894
@mohameddayib2894 2 месяца назад
Walalayaal intan lagaadhin qaybta 100aad abukar mahdi 1million gaadhsiya
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 2 месяца назад
Walhi sey kaltun mataleyso aney igusameysay gabaran dhaley meel za idanqatey illahey ilmaha hanoo toosiyo anagaa meel qaldan ku dhalnee somaliyeey qofkey ilmuhu uyaryihiin halaqaxo
@umumunasar12
@umumunasar12 2 месяца назад
Hada mala qaxdey adi
@HappyJumpRope-no8bs
@HappyJumpRope-no8bs 2 месяца назад
Mahadsanid abuker mahdi 3jeer nooga dhigtey ❤❤❤
@muuminabduqaadir1739
@muuminabduqaadir1739 2 месяца назад
abtiyow heeska ayaa i qanciyey oo walaallakiin aniga magac walaal wuu i baxdiley alaah kariin abti viva
@hiboumuamin4891
@hiboumuamin4891 2 месяца назад
Yes thank you bro❤❤❤
@nadiiracadaani-el2zq
@nadiiracadaani-el2zq 2 месяца назад
Yaa Allah maxaa dhib idin haysataa dadka qurbaha ku nool iyo caruurtooduba😮😮😮 Caruurta dalka joogta iyo kuwa qurbaha kaaf iyo kala dheeri weeye Wlee dalkayaga wax nooga wanaagsan ma jirto❤
@user-vl7ws4ug5w
@user-vl7ws4ug5w 2 месяца назад
wlhi qaybtaan waa mid qalbiga taabanaysa ciyaalkiina ku hoos dhashay gaalada saan maatahiin hooyo saan uma qalanto wlhi majirto qaybtan qayb igala daranayd ani
@hiilwalaal8251
@hiilwalaal8251 2 месяца назад
Awlaada Alle Hano wanaajiyo
@Abshirohassan872
@Abshirohassan872 2 месяца назад
Abukar mahdi full respect jilayaasha qiimaha badan guulesta sharaf iyo karaamo ❤❤
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 2 месяца назад
Alle romio funyy wlh actor cajiib ah waaye dagaalkan saan ku qabtaa kullahaa
@user-yx3mc7gi6j
@user-yx3mc7gi6j 2 месяца назад
thanks you abuukar mahdi❤
@medhassanosman5010
@medhassanosman5010 2 месяца назад
الحمد لله على ما عندنا من بر أةلادنا
@rakiaapthirahman
@rakiaapthirahman 2 месяца назад
Naif doQoniMadisa marki hoRepa sabriin no qarisey😂😂😂
@ismaashaaofficial2595
@ismaashaaofficial2595 2 месяца назад
Allah is one ❤
@kamlahasssan
@kamlahasssan 2 месяца назад
Flimka inuu dhamarabo inta og like😂
Далее
FILO PART 93
30:09
Просмотров 419 тыс.
FILO PART 115
32:53
Просмотров 395 тыс.
LAFOOLE - Live DHADIGABA ADUUNBAA - MANCHESTER
6:05
Просмотров 333 тыс.
IMTIXAAN ADUUN PART 1
46:50
Просмотров 182 тыс.
FILO PART 91
32:05
Просмотров 387 тыс.
lILMADII QARSOONAYD | SIYAAD IYO HODAN | WARAYSI
26:02
Просмотров 139 тыс.
FILO PART 97
32:39
Просмотров 398 тыс.
I FURTAYE MAXAD FA'IDAY PART 93
32:49
Просмотров 318 тыс.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 85
20:40
Просмотров 97 тыс.
Somali Full Flim "Xaaska Qarsoon oo dhamaystiran' Ku celis
2:20:18