Тёмный

FINAL IAMK iyo CEYDA YES UTAABO QOFKAAD KA HESHAY PART1 WIN vs PART2 WIN BIG GAME 

ASAD HAGIO 27
Подписаться 2,2 млн
Просмотров 1,9 млн
50% 1

Опубликовано:

 

13 сен 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 6 тыс.   
@mohametkoolkooli8475
@mohametkoolkooli8475 Год назад
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙 الله ❤💙💙
@ramloabuukarcabdulle2153
@ramloabuukarcabdulle2153 Год назад
❤❤❤
@alphapoy5322
@alphapoy5322 Год назад
@@ramloabuukarcabdulle2153 ❤❤❤❤❤
@amalqosolwanag8453
@amalqosolwanag8453 Год назад
❤️❤️
@fadumoibrahim5448
@fadumoibrahim5448 Год назад
❤️❤️❤️❤️
@caishocali3590
@caishocali3590 Год назад
@therealgoat158
@therealgoat158 Год назад
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤️ﷺ🕋❤️
@MukhtarAhmed-co1em
@MukhtarAhmed-co1em Год назад
Asax hajio 2019 ilaa iyo 2022 bn ku tageera another level youtuberka àbohood wa asad hajio
@khadaribrahim5726
@khadaribrahim5726 Год назад
Scw ﷺ
@queensophia6522
@queensophia6522 Год назад
Asad video ga wan sugaayey waqti hore inoosoo gali wllo
@zackmohali9468
@zackmohali9468 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@ozamajiinka3795
@ozamajiinka3795 Год назад
Asad Instagram aaa kaa soo qabtay iima soo jawaabeesid xaa waaye lpx
@fardowsodalmarahmed5564
@fardowsodalmarahmed5564 3 месяца назад
Kii allaha samaawaadka abuuray aaminsan like ha ii saaro😊😊😊
@nataashaamohamad4486
@nataashaamohamad4486 Год назад
Haddii aad ujeedo magaca nabiga Mohamed scw 🌹 hadhaafin walaal😭😭😭😭💖💖💖💖
@nataashaamohamad4486
@nataashaamohamad4486 Год назад
Scw🙏🙏😢😢
@liibanliiban6369
@liibanliiban6369 Год назад
❤❤
@somalivideo2604
@somalivideo2604 Год назад
​@@nataashaamohamad4486 ioopookjjjhvll😊😊😅0😮😢😢😢😢😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢666666😢😢😢😢😊
@xamzamaxamed9211
@xamzamaxamed9211 Год назад
Scw scw ❤❤❤❤😊
@xamzamaxamed9211
@xamzamaxamed9211 Год назад
Scw scw❤❤❤❤❤scw
@inaomar2615
@inaomar2615 Год назад
Ceyda has a Golden smile ma sha allah❤️ that’s why he gets more votes
@deeqadarajo8877
@deeqadarajo8877 Год назад
Of course yes mash'llh tabarakallah
@naftayaryaro6088
@naftayaryaro6088 Год назад
Ye exactly
@zahraabdullahiali3414
@zahraabdullahiali3414 Год назад
Except ❤
@muniiramacquul718
@muniiramacquul718 Год назад
He’s my crush 😩❤️😂😂
@ahmedomar8287
@ahmedomar8287 Год назад
No the reason is that he's known among these girls .no style , no attractive more than others
@cokasheahmett9452
@cokasheahmett9452 Год назад
Inta abeera weydey gacanta taaga !!☝
@Rihaanaciisaa66
@Rihaanaciisaa66 Год назад
Me oo waliba aragtay inuu alpha dhaxlay
@aminoabdiladhif5118
@aminoabdiladhif5118 Год назад
Abeera wan kawaayey asad jalanjiyadiisa✋✋✋
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 Год назад
Ninkaa abeera waa la wayey
@mutaassahardiid1780
@mutaassahardiid1780 Год назад
☝️
@caliyare1444
@caliyare1444 Год назад
🤚🤚🤚
@deeqosiciid
@deeqosiciid Год назад
Inta ilaahay jecel isoo raaca
@carafaadsiciid7924
@carafaadsiciid7924 Год назад
Allah
@abdiwahid4273
@abdiwahid4273 Год назад
Ceyda tim ceyda
@user-qv6dn3of3y
@user-qv6dn3of3y 6 месяцев назад
Alah
@BaluuqaBaluuqa
@BaluuqaBaluuqa 2 месяца назад
Cayda cayda madaxa ayuu iisaaran yahay wlhi i love you cayda bilaa shagi yes ugu taaban lahaa ❤❤❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Год назад
Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah ❤💞🕋
@maryanibrahimadan9103
@maryanibrahimadan9103 Год назад
Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤💖💖💖💖💖💖❤❤💖💖💖💖❤❤❤❤💖💖💖💖❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@afnaanmohamed3826
@afnaanmohamed3826 Год назад
Salallahu caleyhi wasalam 🥰 ♥
@xaajiabdirisaq3249
@xaajiabdirisaq3249 Год назад
Scw scw runbaad shegtey
@SHIRTAGMEDIA
@SHIRTAGMEDIA Год назад
scw scw
@hodanlaki3759
@hodanlaki3759 Год назад
Scw scw scw😘
@ismaip1
@ismaip1 Год назад
iyadoo dadku si gaar ah u mashquul sanyihin hadana waxa jira ruux wanagsan oo qoralkeyga aqrinaya M.A ❤
@nasteehomohamuud8835
@nasteehomohamuud8835 Год назад
Like me 😂
@abdullahiolad3739
@abdullahiolad3739 Год назад
ANI OO KLE
@abdisamedshali3870
@abdisamedshali3870 Год назад
Benta maha uduceeya
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 Год назад
Uma mashquulsani si gaar ah ee faaladaadaa ku mashquulsanahay
@abdishakurrashka8065
@abdishakurrashka8065 Год назад
Dad an labadodaba aqonin ubalami wayo hada dadka qar wajige dadbanayen
@xamdixalane767
@xamdixalane767 Год назад
aniba cayda ayan dooran lahaa ماشاءاللہ ماشاءاللہ ماشاءاللہ
@AnabIsmacil
@AnabIsmacil 3 дня назад
Nabigii ugu dulqadka badna ugu kharyrka badna ugu nahrista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi mohamed scw
@amiin161
@amiin161 Год назад
Asc team 27⚡🔥 Gabdho ajaanib ha lagu soo daro final ka siloo kala Saaro. 3 ama 4 gabdho ajaanib ah. Hadad igu raac santahay. 👇
@user-lj1oj6qn4k
@user-lj1oj6qn4k Год назад
Fikirkaa kugu racsanhy
@XamdiXamdicaddeey
@XamdiXamdicaddeey Год назад
Wan kugu rac sanahay taas
@fatmaabdirahman6052
@fatmaabdirahman6052 Год назад
I agree with you💯and the girls we're not honest on their choice's, A good example is Ayaniita she has been celebrating every time Ceyda gets yes and IAMK was her choice too when she was making the choicing, And that only indicates she wasn't honest on her Choicing,Asad add Non Somali girls to the game's.
@kowtharxaaji7281
@kowtharxaaji7281 Год назад
Kugu racsanahay
@Hassanjr163
@Hassanjr163 Год назад
Fikir kaada waan kugu raac sanahay💯👍
@huk1559
@huk1559 Год назад
Een Asadow gabdho ajinabi ah kusoodar gameka sidaas ayaan aaminsanahay in ay Cayda iyo Iamk ku kala baxayaan walal... otherwise gameka aad baan uga helay runtii,I can't wait the next episode 💪👊
@kokobulle247
@kokobulle247 Год назад
Yes that true you meak sense
@pileapdi9389
@pileapdi9389 Год назад
Ani marakasta ceyda
@nasrahirsi7193
@nasrahirsi7193 Год назад
I suggest too
@abdalle7191
@abdalle7191 Год назад
Hhh ceyda meshaas ku haraayo
@amiiraarale3121
@amiiraarale3121 Год назад
ceyda haraayo iam qof u jedo ma milifkas rapo😹😹😂 ceyda smilekisa obsses ku ah inta kle maqaten😂
@Miraal4747
@Miraal4747 4 дня назад
Team Ceyga one like 👍 😊😊❤❤
@amiira4513
@amiira4513 Год назад
Kinga cayda keep going
@whizbieuropian3680
@whizbieuropian3680 Год назад
INTA ABEERA WEYDEY GACANTA TAAGA😭😭😭😭 FROM EUROPE SWEDEN 🇸🇪
@aadamcumar119
@aadamcumar119 Год назад
Abeera meeye asadoow
@najahosman2400
@najahosman2400 Год назад
Ayy ma ila aragtana where is abeere😭😭
@ismaip1
@ismaip1 Год назад
The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤
@arkeofficialpro2722
@arkeofficialpro2722 Год назад
Scw scw
@cabdinasiryare8538
@cabdinasiryare8538 Год назад
Scw scw scw scw
@qadarqanciyeboss9093
@qadarqanciyeboss9093 Год назад
peace be upon him
@mrsaloolofficial8685
@mrsaloolofficial8685 Год назад
Asc asad wllka adoo raliya wax makaa codsan karaa
@fahadfsuudi
@fahadfsuudi Год назад
Scw scw scw
@aishahassan5041
@aishahassan5041 Год назад
Imk dookhayga weyaan anigana 💕 Asadow adigu soo gal gabdhaha inaad dookhooda noqoto baan eegaynaaye boqorka qosolka asad hagio❤️
@nimcaanxasan2041
@nimcaanxasan2041 Год назад
King Cayda Wlhi Waa Ninka kaliya Ee Aan Ma Taageero Wlhi Guushiisa Ku Farxay In Ka Badan Inta Uu Isagu Ku Farxay Ayaaniita Yaa Ila Arka farxadeeda❤️💯
@XawojelleTakaal
@XawojelleTakaal 3 месяца назад
Ani wllhi ayanita kulaarke😂😂😂
@miskimoha1700
@miskimoha1700 Год назад
Gabdhahan wiiLasha wey is yaqanan sas darteed bey u doranayan ee Gabdho ajaanib ah keeen mezha mrkazey kla baxayaneh 😂🤟team cayDa GuuL ban rajeen😆
@abdalle7191
@abdalle7191 Год назад
Ajaaniibta cayda ku ba aayo iamk doranayaan hhh
@queenmaryama9237
@queenmaryama9237 Год назад
@@abdalle7191 haa walhi wa runta ajaanib ma ficna
@asaldhalad2913
@asaldhalad2913 Год назад
@@abdalle7191 haa wlhi iamk qurxan 😂
@axmedmaxamettcabdirixman1515
Waan qabaa fikarkada😃
@abdalle7191
@abdalle7191 Год назад
@@asaldhalad2913 ceyda tageeranimo ku doranoyaan iyo dabeecad adi aqoon eey ukeeyihiin lkn bahasha ajaniib hdeey tagto waa bas 000 uu kla imaan 😂
@aishamohazo4416
@aishamohazo4416 Год назад
asad hajio wankuwathana wllkey 1million mehe 10 million kugarsineyna am from kenya 🇰🇪
@naz.mustaphe7365
@naz.mustaphe7365 Год назад
Woow so BEAUTIFUL Game And Idea Thank you Very much Wlloh Asad🥰
@sowturahma3326
@sowturahma3326 Год назад
Cayda la antiisa meeshan iftiin maleh wlhi waa wiil dagan dawecad fiican so jiidasho iyo dadnimo leh 🥰🚶‍♀️❤
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 Год назад
"Ninka Kaliya Ee Fadhiga Looga Kacay Ee waliba La doortay Ibra Kadarba"👌❤️Always Funs Ibra🥰 respect his Humble💯Ceyda Ayaan U rajenaya Koobka🥰💯❤️
@sadaamabdiqaniqorane3958
@sadaamabdiqaniqorane3958 Год назад
Ibra kadarba yaan laga reebin warenagan
@maryanilwad86
@maryanilwad86 Год назад
Kulamid
@mrelhajimansur9607
@mrelhajimansur9607 Год назад
Ladies are celebrating ayda victory like Argentina fans does. I love this game
@fatimaahmed3306
@fatimaahmed3306 Год назад
Nina waa kulabisanysaa oo physically buu u shidan yhy oo Indhaha ddku qaadnyaa eegmadaada ubogysa midna farxad iyo dabacsanan ba ka muuqta qruxina ku dhex jirtoh markaa qalbigaan didi krynba ugu dnbyn lbdaba meel looga tgo mjirtoh🥰
@haawaluul9529
@haawaluul9529 Год назад
Imk iyo cayda labada way qurxanyihiin balse imk jir ahaan wuu dhisan. Yahay caydana qosolka bu gabdhaha kuso jidan kara labduba wa legendaris waxad ku kala bixisaa xaga shukansiga 🇸🇴👍
@sahuraabdiali2216
@sahuraabdiali2216 Год назад
King ceyda
@taqwachannel9897
@taqwachannel9897 Год назад
That’s true midna jir dhisan u le yahay midna qosol qurxan ani ahan tayda cayda doran laha jirka hadu dhisto Asa ka shidan imk aa amin sanahay good luck
@CaaishoNuur-hl3zl
@CaaishoNuur-hl3zl Месяц назад
The best person ever the most knowledgeable able and the most shine all created prophet Mohamed 🕋🕋🕋
@naciimo3199
@naciimo3199 Год назад
aim k anoo ujeedo qofkle madoran laheen wllhi nin dher oo shidan 🙈👌
@hanahaaji43
@hanahaaji43 Год назад
Gabadhaha halgu soo daro si wiilsha dooqoda aan u ogaano ayagan inshaa Allah next game 🎮 gabadhah rajeynayaa
@hamzik2255
@hamzik2255 Год назад
Wiilsha hafsa way ku wada jabayan🤣
@Destinay4lyf
@Destinay4lyf Год назад
Maya taas waa qalbi jab 😂
@cabtoyisnacay7438
@cabtoyisnacay7438 Год назад
Sax waaye wllhi
@fihiimakhadarmaxamed6810
@fihiimakhadarmaxamed6810 Год назад
May sidaa ma saxna 😂gabdhaha waa xishoonaya
@sabrina7675
@sabrina7675 Год назад
Aniga xitaa saas jeclaan lahaa ✌️🥰
@suubaninasalaad8056
@suubaninasalaad8056 Год назад
Ceyda qof walbaa iska jecel wllhi dhoola cadeentisa wax lasiisto leheen m.a guul ayan u rajeynayaa king ceyda I.a lucky boy 😌❤
@hawomohamed507
@hawomohamed507 Год назад
Waa dhab taas, dhoola cadayn soo jiidasho leh ayuu leeyahay igaarkaan.
@mahamudmahamed3010
@mahamudmahamed3010 Год назад
Sido kale ana wan kula qaba ruunti waa quruxlow
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 Год назад
Aniga yaka doqan laheyd mesha hadi laidhaho wlh cayda number 1 i ahanlaha xafsa zone xt ceyda dartisa unacay
@suubaninasalaad8056
@suubaninasalaad8056 Год назад
@@quruxleyqalanjo5485 😅😅😅Ani xataa wllhi sxipey dartiis u nacay war wiilka inoogu har ku dhaha sxipayalow🤣
@iftiimiye4745
@iftiimiye4745 Год назад
Muuqaal Kaa yaabin Doona ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-aCMpIDVoD_8.html
@najmahirsi
@najmahirsi Год назад
We want thisss 🥰🥰🥰 it never gets old wowww just wow soo greattt
@user-lw4uu7zd9e
@user-lw4uu7zd9e 10 месяцев назад
Gabadha cabaayada iyo taraxada madow cadaanka ah wadata sharaf iyo karaamo❤ maasha Allah ❤
@ayanmaxamed5249
@ayanmaxamed5249 Год назад
Hablo ajaniP ah ubalami iyaga kala Saarayo Team ceyda Guul inch allah❤️🔥💪
@ridhwan4976
@ridhwan4976 Год назад
I'm not cayda lakini taladhas Aya kulaqabaa
@abdifatahmaalin2206
@abdifatahmaalin2206 Год назад
Good idea ee kugu raacey sidoo kale!
@yasminabdi8927
@yasminabdi8927 Год назад
Mk inuu guulesto filaa
@yasminabdi8927
@yasminabdi8927 Год назад
Wll markale noogu soceli
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Год назад
Cayda nahay anagu imk wuu guursaday noh markaa wuu balaadhay
@Joya11
@Joya11 Год назад
Ceyda waaba qof la iska jeclaado bilaa sbb dhoolacadeyn tiisa waxkale ah m.a ❤️🔥 keep going Bro 🤗
@wardaahmed1171
@wardaahmed1171 Год назад
Masha allah walahey wiilkan barnaamijyo aan cadi aheyn ayuu dhalinyarada uhayaa❤
@abdikadirnoor2084
@abdikadirnoor2084 Год назад
Gbdhaha marke codeyaan kuraas eyku fadhiistan u dhig. Cabaar aye taganyihiin. Thanks. Regards, Supporter.
@GAANI.
@GAANI. Год назад
CAYDA iyo IAMK STEEL way is hayaan Saaxib Ragaan si aad ukala Saarto Waxad yesha rag aan hore Tartanka Oga qayb galin kuso Dar sidokle Gabdho Cusub Na ukeeen Walipa waxan jeclan lahaa inay Ajaanib Kujiran Gabdhaha Aad ukeeneyso 1 Ama 2 gbdhood oo Ajaanib ah . Thank you.
@queennasiinqueennasiin410
@queennasiinqueennasiin410 Год назад
Team IAMk guul insha allah 💯
@fartuunmohamud22
@fartuunmohamud22 Год назад
Wllo asad waan ku salamy waxaan Allah kag baray in ad markal luga ha ku is tagto
@Taliso269
@Taliso269 Год назад
Waa kugu raacsanahay
@rahmaahmed231
@rahmaahmed231 Год назад
Sax
@qaaalimaxamud2279
@qaaalimaxamud2279 Год назад
Haa wan kugu racsanhy wlhi sidaas samey asadow
@amiiramohamud8240
@amiiramohamud8240 Год назад
Asad gabdha indhaha kaxir marka ay codeynayaan nasib ha ucodeyan cayda iAmk qofka cod bata ayaa guuleysan doono insha allah ❤🎉🎉
@nkbinmohank7392
@nkbinmohank7392 Год назад
Ceyda is number one always💙💙💙
@hiboyusuf2437
@hiboyusuf2437 Год назад
Cayda waa wiil steyl qurxoon mar walba dhar qurxoon 😍😍 keep goin
@kolkoliyoow1439
@kolkoliyoow1439 Год назад
Hadaa talo kugu darsado asadow cayda iyo I iamk waxa u balamisa sadax gabdhod oo ajanib ah mid African mid indhayar iyo mid yurubiyan eh Midas aya ugu fudud Kala saridooda guul Asad Hagio 1.5m Insha Allah
@Nuradiin-official
@Nuradiin-official Год назад
Aniga xitaa rayigaas ayaa igu soo dhacey Markaas ceyda wuu hari lahaa hhhhhhh
@moha5085
@moha5085 Год назад
maya maya ajanabiga xooga iyo dhirirka ayey fiirinaayaan ceyda hawada in lagu cuno maa rabtaa
@Nuradiin-official
@Nuradiin-official Год назад
@@moha5085 Hhhhh ceyda gabdhahaan ee saxiibada yihiin ayaa niyada u dhisayaan runta inuu ogaado Waa mihiim
@mohamedosman4385
@mohamedosman4385 Год назад
@@Nuradiin-official beenta ma ahan gacaliye
@kolkoliyoow1439
@kolkoliyoow1439 Год назад
@@mohamedosman4385 iyaa gacaliye aaaa bisinka war ereygas badal bal
@NoorBehrozz
@NoorBehrozz Год назад
Halkaas ku joogi bro. Waxaad noo bilowda gabdhaha oo iyagane dooranaa dooqooda Kadib labada final gadaal noga dhig thanks #team27
@nimcoahmedali2983
@nimcoahmedali2983 9 месяцев назад
The best person ever.the most knowledgeable.and.the.most.shy of all ❤❤❤❤❤
@rahmahanshi1328
@rahmahanshi1328 6 дней назад
CeyDa is ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍🦋🌹
@cumeerfans941
@cumeerfans941 Год назад
The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad ❤❤😍😍صلي الله عليه وسلم
@susuahmed4229
@susuahmed4229 Год назад
Scw
@liibaanliicaato755
@liibaanliicaato755 Год назад
Asadoow gabdh cusub keen saa lookalbaxo
@maryanibrahimadan9103
@maryanibrahimadan9103 Год назад
Salallahu caleyhi wasalam 💖❤❤💖💖💖❤❤❤❤❤💖💖💖❤❤❤❤💖❤❤❤❤❤❤💖💖💖💖💖💖❤❤❤❤
@zihamomar165
@zihamomar165 Год назад
Cayda waa quruxlow lkiin imk kawato run hadii larabo 🥰 imk style u badal marka danbe ababa😜🥰😍
@afnaanmohamed3826
@afnaanmohamed3826 Год назад
Salallahu caleyhi wasalam 🥰 ♥
@nasraabdiraxmaan2382
@nasraabdiraxmaan2382 Год назад
Dokhayga waa ceyda guulayso I.allah finalka dholocadeyntada wax loo dhigaan jirin.❤💖
@iftiimiye4745
@iftiimiye4745 Год назад
Muuqaal kaa yaabin Doona ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-aCMpIDVoD_8.html
@najaxxasan1442
@najaxxasan1442 Год назад
Wow m.a wnku wataa Bye ceyda guulayso bwe👑✊👌💯
@abdirisakfrance1605
@abdirisakfrance1605 Год назад
Ayaaniita caadi maaha gameka wey shiday ayadoo bananka taagan ❤❤❤
@clahigallad-gy3ph
@clahigallad-gy3ph 10 месяцев назад
Asad hagio you are the best somali RU-vidr I wish you good luck
@KING_11878
@KING_11878 Год назад
The Best Person Ever The Most Knowledgeable And Most Shine al Created Prophet muhammad صلى الله عليه وسلم♥️♥️♥️🕋
@dhamacgalas8522
@dhamacgalas8522 Год назад
Haween ajanib ah ubalami
@zalmaizak2254
@zalmaizak2254 Год назад
Wllhi xataa anigan daawanayaa waxn ku kala saari lahaa ma kasayo wllhi waxan odhan lahaa laba hablood oo maleysiyaan ah ku soo dar oo I amk iyo king ceyda kala saara from Hargeisa
@nastehaawil5605
@nastehaawil5605 Год назад
@@zalmaizak2254 vvda
@zakariaabdullahi460
@zakariaabdullahi460 Год назад
Subhanallah 3x Astagfirullah 3x Alhumdulillah 3x La ilaha illallah 3x Good deeds for you and me🕋📿
@munohusseinapdisalam3537
@munohusseinapdisalam3537 Год назад
King 👑👑👑👑👍👍👍ceyda qurux loow weeye asagaan kahelay m.a allaah weeye
@hassandaadle5530
@hassandaadle5530 Год назад
This is pure talent bro
@asmamohamed2059
@asmamohamed2059 Год назад
Xidigtu haday cimran doran waydo gamka madha maysanayo cimran wa qofka ugu shidan team cimran iso raca😍😍😍
@Itsme-zk6cn
@Itsme-zk6cn Год назад
Wuu ku cusub yahay magalka gabadhahana aqoon badan iskuma Lahan saas ee uga leexleexdeen 😂😂😂
@dagmo6166
@dagmo6166 Год назад
Haa lkn nagahaan wey ku xumiiyeen
@asmamohamed2059
@asmamohamed2059 Год назад
Haa wa run wanka xumahay
@asmamohamed2059
@asmamohamed2059 Год назад
Haaa wlhi dhim malaha lkn inaka ka badan
@amatallahbintuosman1092
@amatallahbintuosman1092 Год назад
Gabdhahaan waxoodu dooq maaheyn ee waa aqoon iyo qofkeey is fahansanyihiin
@zuweysmohamud4431
@zuweysmohamud4431 Год назад
Team cayda🔥😂imk ceyda ka shidan lkn wuka jir weyn yahay Lee cayda gymka aad plze😂😂
@hananbeauty1
@hananbeauty1 Год назад
😂😂
@abdirisakfrance1605
@abdirisakfrance1605 Год назад
Ayaaniita wey shidaa game ka keep going Ayaaniita waku wadaa
@ameinjama5583
@ameinjama5583 Год назад
Gapdha round 3 haysa cadalda mha ee sxiptinimo pay eegayzah io rag ka dhicis ee ajanip kuso dar asad hagio 27💪❤🙏
@yasminduale6035
@yasminduale6035 Год назад
Ceyda has a Golden smile 👌💥💯❤ma sha allah🤲
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Год назад
Team cayda ayaan nahay baaba stylka naga soo adkee guul team cayda 🔥
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 Год назад
Ceyda team
@suhurhussein5398
@suhurhussein5398 Год назад
Mansha Allah inanata ilkaha casa wa geesiyad wn ku wataa abayo mcn
@kingshafi8714
@kingshafi8714 Год назад
Gabdhaha badal Qarkale oo kala sara u yeesho Asad Hagio pro ❤❤👑
@queennasiinqueennasiin410
@queennasiinqueennasiin410 Год назад
Team IAMK guul insha allah aboowe 💪💪💪💪💪💯 Next game staylka igasoo sax hee okay 👍 kkkkkkkkkk
@farhaantahlil1933
@farhaantahlil1933 Год назад
Ganges i am k wlhi nin qoslo mahn 🙏🎸
@mustafecabdirashiid2518
@mustafecabdirashiid2518 Год назад
SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад
The best person evet The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad Scw❤️💕
@sahrojamac6220
@sahrojamac6220 Год назад
Ceyda I love you 🥰
@turbi_official9697
@turbi_official9697 Год назад
Scw
@afnaanmohamed3826
@afnaanmohamed3826 Год назад
Salallahu caleyhi wasalam 🥰 ♥
@qahirociise9646
@qahirociise9646 Год назад
Parti 3
@najaxahmed1562
@najaxahmed1562 Год назад
SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@jackfrost3661
@jackfrost3661 Месяц назад
Haa daad ujaadid 💝💝 isri amiira sounds waa gabdha aan jaceliyahay ☺️💖💖🎧🎮
@musdafgabane512
@musdafgabane512 Год назад
This is a good game.the white t-shirt guy waca ay ugu adkeeyen wuu qurxanya gabar kala iney laqeybsata ayey kabaqan.
@adnanahmed5639
@adnanahmed5639 Год назад
IAMK> quruxda ragga uu wata💪 KUWO KLE> quruxda wiilazha bay wataan✋ iamk nin weyn he is the best🐐
@mohamuudosman4656
@mohamuudosman4656 Год назад
Cayta guulaaa kuu rajeynaa sxp see
@asmaayousuf7626
@asmaayousuf7626 Год назад
Xaqiiq waye
@iftiimiye4745
@iftiimiye4745 Год назад
Muuqaal kaa yaabin Doona ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-aCMpIDVoD_8.html
@queennasiinqueennasiin410
@queennasiinqueennasiin410 Год назад
Exactly 💯💯
@youtubekudhiigle6645
@youtubekudhiigle6645 Год назад
The best person ever the most knowledgeable and the most shine create prophet Muhammad ❤
@binyaminabdi6674
@binyaminabdi6674 Год назад
Asad gabdhaha soobadi giimkana 2dooda ookaliya uqabo
@somlearn
@somlearn Год назад
Aniga ahan fakirkeyga wxa ubalamisa gqbdho ajanabi ah myshas ba laku kala hara
@mustafecabdirashiid2518
@mustafecabdirashiid2518 Год назад
SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@naimamohamedali1992
@naimamohamedali1992 Год назад
Gam kale qabo abowe soosamy
@maryanibrahimadan9103
@maryanibrahimadan9103 Год назад
Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤💖💖💖💖💖💖💖❤❤❤❤❤❤💖💖💖💖💖💖💖❤❤❤❤💖💖💖💖💖💖💖💖❤❤❤❤❤❤❤❤💖💖💖💖💖💖
@abdirahmantooxow3632
@abdirahmantooxow3632 Год назад
Cayda waan taa geeraa gabadhi udanbaysay imay ku daadisaa🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdifatahali3012
@abdifatahali3012 9 месяцев назад
Waa barnaamijyada aan aadka ujeclahay please manobiisi kartaa asad I am keena hakasootagin sxb
@nimcocapdikaren2318
@nimcocapdikaren2318 Год назад
Ceyda guul wacan ku rajaynaya insha Allah 🥰
@nawaalcabdalle7969
@nawaalcabdalle7969 Год назад
teamka cayda guul insha allllh♥️♥️♥️♥️♥️
@ubaxmaxamedmawliid9313
@ubaxmaxamedmawliid9313 Год назад
Jamal jacelaw nin adag wlhy waa jclkiyoo qofa
@mahadcabdi6521
@mahadcabdi6521 Год назад
Asad hag¡ Hadan Magalad kula JoogO tartanka wan ka qayp gali laha💐❣️
@bakarfatxi8315
@bakarfatxi8315 Год назад
Cumeer aa way dee asadaw 😢😢😢😢😢😢
@muuseomar
@muuseomar 3 месяца назад
😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡
@zainabmoha4517
@zainabmoha4517 Год назад
Team cayda guul insha allah 🙏
@halilsamaleh3830
@halilsamaleh3830 Год назад
Guul💪💪💪
@natashaadhayib4216
@natashaadhayib4216 Год назад
Team cayda guul i.a
@apurbokhan131
@apurbokhan131 Год назад
Caydaayaaaandoortayaa3333
@leyloadenali7713
@leyloadenali7713 Год назад
estakek
@NuuxFarma
@NuuxFarma Год назад
Hadii Naago Cadaan ah la keeno Cayda waku daaye Xaqiiq🤣🤣 Because Gabdhahan respect ku doranayan Cayda
@shugrifarah5166
@shugrifarah5166 Год назад
Maraban mid caato ah iamk♥️♥️♥️
@moali6299
@moali6299 Год назад
Absolutely wlhi adeer wali garasho bay ku wataan naagahaan
@suldaanmedia4
@suldaanmedia4 Год назад
Haa waad saxan tay waayo gaaladu waxay ka helaan raga ee dhaadheer diyaarsan lkn haddii somali la dhaho cayda gulaysanaya
@maxamedamiin9687
@maxamedamiin9687 Год назад
True
@usaame.1m384
@usaame.1m384 Год назад
Haa zhp 😂😂
@samiyaosman6976
@samiyaosman6976 Год назад
Asc woow walahi aad ayan uqoslay I like cayda arimahena and other one he is not there now it is very good gam I hope malin inan kaqabqato
@munaabukar2688
@munaabukar2688 Год назад
Wan ku faraxsanahay inaad niqon doonto qofka ugu horeeyo o somali ah 2malyan gaari doono insha allah
@GAANI.
@GAANI. Год назад
ASADOOW cawa aaba soodaahdidee Anagoo Qanacsan Naseexisay Jaaw Jaaw Taliyooow 😁✌️ First Somalia RU-vidr Insha alah TEAM27❤️
@mahmetthassen8608
@mahmetthassen8608 Год назад
War ya ilahay yaqan san ma ka dacad wllo😅
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Год назад
Aad iyo aad
@ibraahin2675
@ibraahin2675 Год назад
Wll Asad waku salamay fikirkeyga waa gabdho ajnabi kuso dar sidas lagu Kala baxa hada nahy team ceyda guul ❤️
@HoodanMaxamed
@HoodanMaxamed 2 месяца назад
Cayde waaan ucodeeyey❤❤❤❤🎉🎉😊😊
@Kaltuuney1222
@Kaltuuney1222 2 месяца назад
Waa video Amira siisey best slow motion ❤
@sihammohamett1817
@sihammohamett1817 Год назад
Qofka koowaad igula sali nabiga scw❤️❤️❤️❤️
@susuahmed4229
@susuahmed4229 Год назад
Scw
@zahrahassanmahamud8000
@zahrahassanmahamud8000 Год назад
Scw scw
@mohamedsomali944
@mohamedsomali944 Год назад
Aniga 7.da Gabdho sedex ayaan ku heystaa 1.Hafsa❤️ 2.Najmiita🌹 3.Amiira👍 👉4.ta Kale Dhabarka itusa GOOOOOOO😂😂 Hadan isku dooq nahay 👍 👇
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 Год назад
Ano gabar ah kusacba tumay doqaga wa qatar👏👏👏xagsa najmita amiira eaxlaga tagi karo maha lkn ayanita katagtay wana boqrad qalbi wcn m.a
@mohamedsomali944
@mohamedsomali944 Год назад
@@quruxleyqalanjo5485 thanks sis Dooqaa Cajiiba😂
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 Год назад
@@mohamedsomali944 anigana 1.ceyda 2.cadnan model 3.ibra kadarba 4.cumeer intasa meshan dhan kuleyahay waxa kaso haro macsalama🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mohamedsomali944
@mohamedsomali944 Год назад
@@quruxleyqalanjo5485 😂😂😂macnaha waa ka tagtay Seediga Alta iyo Ex Seediga Abeera🤣🤣
@xawadagan698
@xawadagan698 Год назад
Ceyda waa wiil Bashaash ah masha,allaah ceyda waa ku wataa
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 10 месяцев назад
Azad hagio number one somali youtuber
@hanihassan878
@hanihassan878 Год назад
Team kan markey kala baxan next wilasha dooqoda ayan kasugeyna insha Allah 🥰🥰
@iftiimiye4745
@iftiimiye4745 Год назад
Muuqaal Kaa yaabin Doona ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-aCMpIDVoD_8.html
@hibohillowle4968
@hibohillowle4968 Год назад
Waa sax
@siraadaadan7666
@siraadaadan7666 Год назад
Kusali xabiibkeena maxamed scw❤❤❤❤❤
@bisharismail4262
@bisharismail4262 Год назад
High Classic game✅ realy i like it 👍
@mmerji6857
@mmerji6857 Год назад
MohameTt ﷺ ﷺ en el mundo es la mejor persona que Dios haya creado, sabia, misericordiosa y honorable.
@amalamuli376
@amalamuli376 Год назад
Iso boqo wll qali Ado mahadsan ena igu so bir 🥹🥲
@mustafecabdirashiid2518
@mustafecabdirashiid2518 Год назад
SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@anasmaxamed6987
@anasmaxamed6987 Год назад
Adigana sogal ifraax iyo adna keen
@malabsaninasalad1072
@malabsaninasalad1072 Год назад
I m k ❤❤❤
@shactiro9545
@shactiro9545 Год назад
@@amalamuli376 scw0
@bilananshuur4429
@bilananshuur4429 Год назад
Ceyda guul ku rajeynayaa qosolkaaga kuhysta team kagana waan kamid ahy🥰🥰🥰 ✊
@sandheere4793
@sandheere4793 Год назад
I like gabadha labad si series ah ayey wax u dooranaysaa
@naciimohassein6623
@naciimohassein6623 Год назад
ani ceyda wataa wlhi wa tageera wan jclhy abwe nolow😍😍😍😢
@ayaanguripila4288
@ayaanguripila4288 Год назад
King cayda guul inshallah 💪💪💪💎❤
@rayaanmaxamed9844
@rayaanmaxamed9844 Год назад
M.a kinga ceyda iyo amk guuul idin rajeynaa lakin asad ayaanita kareeb gabdha ha balayada waxa I.a cawada kusoo dartaa adno iyo tiina farey
@user-ss7eh9on1x
@user-ss7eh9on1x Год назад
Ceyda hku waso
@lakiabdi4679
@lakiabdi4679 Год назад
@@user-ss7eh9on1x ba aa
@farxaancade1036
@farxaancade1036 Год назад
@@user-ss7eh9on1x ceeb waryaa🧐
@feyqaali2882
@feyqaali2882 Год назад
King cayda guul insh allah
@mohamettcabdi9667
@mohamettcabdi9667 Год назад
Iamk ayaan taageersanaa guulna waan urajayn markasta ooladoorto farxadbay ii ahayd team iam like ta kubooba
@queennasiinqueennasiin410
@queennasiinqueennasiin410 Год назад
Team IAMK hadaan nahay guul rajeynenaa insha allah 💯
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Год назад
Haday sidaa tahay usheeg inuu labiska iska saxo waxa uu isu xidhan yahay dadka baadiyaha joogaa Xataa isuma xidhaan 😀
@mohamettcabdi9667
@mohamettcabdi9667 Год назад
@@wehelashaq3368 ninkan waa styler waxan mafahmayside kadhac
@queennasiinqueennasiin410
@queennasiinqueennasiin410 Год назад
@@wehelashaq3368 adiga staylka in wax lagaa baro ubaahan tahay
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Год назад
@@mohamettcabdi9667 hhhhhhhhhh oo ileen nin baabad tahay Markii hore magaca maanan ufiirsan bee war style beele orad umadda kaseexo hana ceebayne style ka quruxda ragga iyo waxaas oo dhan waxa qiimaynayaa inaga maaha ee waa dumarka 😀 Markaa Niyow haan talo kusiiyee bal comments ka iska edit garee intaanay dad badan ku maqal hadda Anaa kumaqlee haddii kale oo aad Aboowe macaanka tahayna dee orad IMK aad 😂😂😂😁😁
@fusiyo5968
@fusiyo5968 Год назад
Asc azad Aboowe Setahay salan kadib aniga waxa aan ahya qof ku tayerto waxa natahay walakiga aan aad u jaclahaya Aboowe adiga tartanka kaqebgal cotsiwaye walakiiga macan ❤
@ruqiyadaauudruqiya1897
@ruqiyadaauudruqiya1897 Год назад
Always the legend man caydaruus "ceyda"
@kiindaahir6485
@kiindaahir6485 Год назад
Team Imky guul u rajeeenaaaa insha allah ninkaasaa wadanaaa 🥰🥰
@shamsocandiaxmed8237
@shamsocandiaxmed8237 Год назад
Cada guuleeso😘😘😘🤩🤩🤩
@fardowzosheekeye4735
@fardowzosheekeye4735 Год назад
Guul
@ikraamarmy9147
@ikraamarmy9147 Год назад
Aniga waxaa doran lahaa Iamk Santana wanin jir dhisan leh iyo dhirir sido Kalane qurxan m.a ❤❤💪
@abdihafiidshooli8408
@abdihafiidshooli8408 Год назад
yaa ku dhahay qurux iyo waxas fiiri kaliya lebis lagu dhahay🙄
@ahmedabdiqaadir698
@ahmedabdiqaadir698 Год назад
Abayo ani maa iga hadlosaa 😅😅
@mohamedosman4385
@mohamedosman4385 Год назад
@@ahmedabdiqaadir698 hhhh
@mohamedwmohamud8191
@mohamedwmohamud8191 Год назад
Iamk got that his handsome and cry da got that golden smile that makes people so happy
Далее
MiSS 27 GABDHAHA TEAM27 MIDEE UGU QURUX BADAN
25:01
Просмотров 526 тыс.
Копия iPhone с WildBerries
01:00
Просмотров 486 тыс.
ARIMAHEENA YAA  DOOQAAGA AH  YES ama NO TAABO
27:00
Просмотров 1,8 млн
Walhi dadkaan. Wey iga waaleen#amiiraqurux
5:42
Просмотров 2,1 тыс.
LASHEEKEESO SAXBKAA ADOO MAQLIN
16:42
Просмотров 551 тыс.