Тёмный

Final-ka Tartanka heesaha Heello 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 102   
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 года назад
Maamo binti Allh cafimad iyo cimre dheer Allh ku siiyo yooyo mcn
@faizam523
@faizam523 2 года назад
Yarka heesta Mohamed saleebaan qaadey Xariir yare aad buu u cod fiican yahay, heestani mid si fufud loo qadi karo maaha waa hees adag wuuse keeney. 👏👏👏👍👏👏👏
@mohamedqadarcadde7445
@mohamedqadarcadde7445 2 года назад
Maama binti nuur gacal iyo abwaan mulaxam c.kariim (jiir) iyo abwaan barre fidow baa i muuqata cimre dheer baa idin rajenaa dhamaantina
@foziyomaxamed1358
@foziyomaxamed1358 2 года назад
yarka mahad ladhaho waxan ushegayaa heeso fudfudu inu kutartamo wllhi heesahu qadaayay dhan wey adkayeen lkn hada hambalyo aya kuleyhy waregi 1 xusen wukurebay lkn hada waad iskrebtay hambalyo yaaqey🥰🥰🥰🤣🤣🌹❤
@kaareburburiye
@kaareburburiye 2 года назад
#OGEYSIIS HADII TARTAN SIDAN OO KALE AH GALEYSID WALIGAA HEES AAD QAADI KARTO AYAA LAQAADAA,, YARKA UGU HOREEYA,XARIIR WUXUU ISKU QAADAY HEESTII TUBEEC. ISGUHAADSHEY LKN SIDEEDII UMU QAADIN WAA HEES AAD U ADAG OO AAD LOO JIID JIIDO WAA DADAALEY LKN GOOD JOB GUYS.
@mohamedqadarcadde7445
@mohamedqadarcadde7445 2 года назад
Anigu nah warkoodiyo wacdi uma dhak taago wabiyada burahaaniyo shinbirahaan warestaa🥰😥
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 года назад
اغنيه حلوه واذاء عالي من حمدي بلين
@afiarte8318
@afiarte8318 2 года назад
Meesha waxaa ka dhacay waa doorasho aan sax ahayn shacabku ma yaqaan sida loo qiimeeyo heeesaha waa qof jeclaysi waxoogu in gudi ay qiimaysay ahayd 1. waa xariir 2.xuseen aadan labada kale waa barbar dhac
@mohamudadem7131
@mohamudadem7131 2 года назад
Hestaan Bashiir Cali xusen ayaa qaaday
@somalimedia33
@somalimedia33 2 года назад
Wllahaygaa somaliyeed 1k subacribta wax yar iga dhiman igaarsiyaa waa codsi😭😭😭😭
@lamahuraanchannel
@lamahuraanchannel 2 года назад
Sxb waan kusaaray adigana igusoo qabo
@saladeyofficial8814
@saladeyofficial8814 2 года назад
Gabadha heesta firaash numper,,1 iga dheh
@mohamedali-gq7ug
@mohamedali-gq7ug 2 года назад
Mama bintu somali Legend 🥰
@mahedbaaba6326
@mahedbaaba6326 2 года назад
Wllhi mahad waa fanan heesta uu ku tantamayo ayaa ah hees aan lagu tantami karin oo adag
@mubarakmahadmohamed
@mubarakmahadmohamed 2 года назад
Princess istahil
@ahmednour6142
@ahmednour6142 2 года назад
Wow Astaan Guul Insha Allah ♥️
@somalimedia33
@somalimedia33 2 года назад
Thanks epow cadde
@hodanmohamed8793
@hodanmohamed8793 2 года назад
alla maxan wax badan jalato ka cunay jenali jey asxan hes m.a
@mubarakmahadmohamed
@mubarakmahadmohamed 2 года назад
Alla waayayeey Warbahaarayeey Igu wiirsay cashaqu Yaan ka weheshadaa? 😭😭😭😭😭😭😭
@mustafafaarahabdi7682
@mustafafaarahabdi7682 2 года назад
Aniga waan ilmeeye wllh
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 2 года назад
Waxan gudidu caqli xumaa nio, ahayd inay dhahaan hal hees oo isku mid ah ku tartama, waayo heesahan ay qaadayaan way kala erayo wacan yihiin meelo kala duwana way ka soo baxayaan
@baashaalkaxamar
@baashaalkaxamar 2 года назад
kan boqorka codkiisa aad iyo iyo aad ayuu u so dhaweeyay
@gullwaddeofficial5639
@gullwaddeofficial5639 2 года назад
Kalinta 1aad waxaa u qalmay hussen ilaa bilow ilaa dhamaad waan daawanaayey tartankan. Wlhi xitaa in aysan is ag istaagi karin Ismacil Kan Kalinta 1aad galay iyo hussen. Waxan umaleynayaa mesha Ismacil yare Xadarinimuu Ku soo basay
@mohamedqadarcadde7445
@mohamedqadarcadde7445 2 года назад
bro Hussein heesta o qaaday kuma so bixin codka waregi hore heesta hakaba wo kuso baxay codkisa lnk ismacil heesta wo ku raaxesaty qabka masrax xataa wa loka ficnyahy husen
@abdisalanmohmed4947
@abdisalanmohmed4947 2 года назад
masrixiyad buu kuhelay😀😀
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 2 года назад
Sxbkey ismaciil hormar wcn ku rajenaa pro
@sadiiqmohamoud9122
@sadiiqmohamoud9122 2 года назад
Keep going xamda bilan aad ayaa ku taageeraa huuno guul iyo gobo nimo
@kaareburburiye
@kaareburburiye 2 года назад
ninkan lasiiyey number one codkiisa SAAFIYA didagana wuu u Qaadayaa..
@yuusufcabdibashiir5768
@yuusufcabdibashiir5768 2 года назад
Wiilka xariir layiraahdo pro sorry wuxuu dhameye wiilkii hesta xasan adan qaade e dajiya wuu calanjiye balse natijadu walasiiye xariir keep going
@ciiltireproduction1622
@ciiltireproduction1622 2 года назад
Astaan waa hormuudkii dalka keep goin
@ahmedsaggaf6530
@ahmedsaggaf6530 2 года назад
Illaa aad barataan tempo, contara tempo, fortempo, um, iyo turukooyinka, escl aad ka heesi karto iyo inaad tahay shaqsi afsomaliga hodan ka ah codna tayo leh by
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 2 года назад
Wax qudha ee iga farxiyay wax weeyan inay Muqdisho noqotay meel nabad ah hadiiba tartankan nabad ku Soo dhamaaday 🙏🙏
@GareenMedia
@GareenMedia 2 года назад
Qaabka finalka natiijadu ma wanaagsana waayo waxaad kq garan kartaa sida loo kala horeeyo farqiga dhibcaha taasoo ku xiran sidii loo kala shacbiyad badnaa. Finalka natiijadiisa gudi haka shaqeeyo. Waa talo.mahadsanid.
@زهرةالبنفسج-د3ج3س
@زهرةالبنفسج-د3ج3س 2 года назад
Waa run walahi
@abdirahmaanburhaan5302
@abdirahmaanburhaan5302 2 года назад
Yarka ismacil codkisa 100 %100 ma ahn lkn dagnaanta qaab maslaxeedka fur furnaanata adr hada cod lee dahay aadan aqoon sida stage looga heeso maxa gasha heesta wuu kaso baxay cod dagana wuu leeyahay lkn waa laka cod maca
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 2 года назад
Ninka intii karankiisa wu sameyay dee
@Adanizza
@Adanizza 2 года назад
I can't wait
@Mohamuth_khalif
@Mohamuth_khalif 2 года назад
mama binti cumar gacal inaan hortda kaheeso wan jecelhy one day wan.iman.donaa
@hassanabdukadirjama6141
@hassanabdukadirjama6141 2 года назад
Waan ka quusanay sidaan u sugaynay soo daaya
@mr.aosman3054
@mr.aosman3054 2 года назад
Heesta Dajiye Wiilka qaaday Cod baa ku duugan
@xurmobadan9589
@xurmobadan9589 2 года назад
Princess istaahil yaaa ila arka♥♥
@ismaciilmaanka8640
@ismaciilmaanka8640 2 года назад
M.a astaan waa isku xeraha bulshada
@faaraxcilmi3640
@faaraxcilmi3640 2 года назад
Xamdi bilan xoogaa cabsi yar ayaa gashay shock microphone camal iyo dadka ay hor taagan tahay lkn sida kale waa fanaanad qatar ah codkeeda
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 года назад
Wiilka barnaamijka daadihinaya qaab weriyemimo ma leh ee qaab ciyaalo suuq buu leeyahay. War hooy dhaqanka iyo muuqa Soomaalinimo ha la ilaaliyo. Waxaad oran doontaan odeygan casriga lama socdo laakiin haddii aad ogtihiin qaabka tintaa loo jarto waxay jiri jirtey 200 oo sano ka hor, ordaya oo buugaagta faraaciinta iyo reer miyigii Hore ee Soomaalida soo akhrista
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 года назад
wlhi wa runta kkk
@Qaali12
@Qaali12 2 года назад
Qaladka maxad isugu garabsatan somaliyey? Ceb waye aflagadada
@Mdeck14
@Mdeck14 2 года назад
Allaha ku caafiyo wax walba negeative ka dhigtay
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 года назад
@@Mdeck14 waxaa nasiib daro ah in aysan jirin wax kula xun. Sidaa darteed adigaa dhakhtar iyo wadaado u baahan
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 2 года назад
Xamdi Bilan gabadh oo eeg tartaanka kujiirta
@ahmeddirieabdimaxaad9999
@ahmeddirieabdimaxaad9999 2 года назад
Sidaan u sugaayay waan daalay
@nimconuura163
@nimconuura163 2 года назад
Princess istahil boqorada codka wayku tabtey jigjiga
@mohmedjamal5449
@mohmedjamal5449 2 года назад
Meeshaa iyada xaqdaro weyn baa ka dhacday nknka kalinta kowaad galay uma qalmayn Aniga ahaan waxan siiin lahaa Kalinta kowaad xariir Kalonta labaadna mahad Kalinta sadexadna xuseen Kalinta afaraad ismacil Waa aragtidayda Labada ugu horeeya een sheegay heshay qadayan halkoda ayay dhigeen lkn way dhacday
@kaareburburiye
@kaareburburiye 2 года назад
xariir hees fiican ayuu isku dayay,,,lkn SIDII LARABEY UMU QAADIN WAA HEES ADAG OO LA JIID JIIDAAYO,,
@mohmedjamal5449
@mohmedjamal5449 2 года назад
@@kaareburburiye waa run heestu aad bay u adakayd lkn isku day wangazn buu smeyay ayaan qabaa
@kaareburburiye
@kaareburburiye 2 года назад
@@mohmedjamal5449 XARIIR WAA HEESI KARAA RUNTII KALIYA HEESTA ADKAYD,,WAA HEES CALAACALA MURUGO U BAAHAN INAAD IS GALISO,,QAYBTA MASTAXA SIFIICAN U MATASHID,,LKN WUU DADAALEY
@imanabdallh1766
@imanabdallh1766 2 года назад
Heesaha xabiibo hasan toxow qofkii kasta ma qaadi wlh
@mustfeyuusuf804
@mustfeyuusuf804 Год назад
Mahadkayga
@muhaadaayo9467
@muhaadaayo9467 2 года назад
Magaca iga maqan lkn qoftas Astaan u shaqeyso caadi maaha codkeda inkasto tartanka ey ka weynthy oo fananad buuxdo ey tahay.
@ahmedsaggaf6530
@ahmedsaggaf6530 2 года назад
Aaway baq baqdii iyo play back CoDKA la qurxin jiray faaiido malaha weey dhamaatay hadda iyo koow waxaan hubaa kuwo is mooday ineey fanaaniin yahiin hadeey halkaan yimaadaan ay ceeb la kulmaan
@adnomohammed2940
@adnomohammed2940 2 года назад
Welcom
@Kharyeuk
@Kharyeuk 2 года назад
SAan u sugayey wa daalay
@mahamedfaysal5308
@mahamedfaysal5308 2 года назад
Kkkk indha dabarka leh ba idilay kuyeh 😂😂 wr ilkaha dheh
@diinyareyare1006
@diinyareyare1006 2 года назад
Waaaw
@bulshawimohamed1765
@bulshawimohamed1765 2 года назад
Waah
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi 2 года назад
Wadada fasahaadka bilawgeeda ahaaa
@ridwankaamil2396
@ridwankaamil2396 2 года назад
Anigu aad ayan barmamujkan uula soday wanan la bilowday balse Cadaalad darada xamar ka jirta iyo inaanay waligeed soomali saxan waxba ku wada cunayn halkan ka daawo kii uugu liitay uugu codka xumaa Ayaa ilahay ban ku dhartee kalinta 1aad la siiyay
@ahmedsaggaf6530
@ahmedsaggaf6530 2 года назад
Ridwan kaamil adeer aqoon aadan laheeyn ha isu yeelin wiil yar baa tahay ka xishood abwaanada iyo mulaxmiistayaasha musikistayasha adoon dhalan fanka ku jiray sida abwaan bare max'ed fiidow (leento) Waa Abwaan, waa Musiciste, waa Mulaxamiiste 2-abwan abdikarim faarax qaarey(jiir) OO Mulaxamiiste QARAN ah OO ummada somaliyeed u soo shaqeeny aqoon weeyna uleh fanka Waa inaad u gefin wiil yar baad tahay, aqoon faneed ma lahid kaaliyo wax naga baro kadibna hadal
@amiirka6885
@amiirka6885 2 года назад
Xaqiraadaa goormee iska dhaafeysa wll
@Kharyeuk
@Kharyeuk 2 года назад
Wilka kalinta koowad galay cod wu leyhy Lkn heestan uu qaday mahan hees u qadi karo
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 года назад
Kan tartan ma aha xaqiq
@ccasiisdigaale1360
@ccasiisdigaale1360 2 года назад
wlhi mahad ina caadi maha
@suldanxasan8316
@suldanxasan8316 2 года назад
Wiilka qaady heesta xasan 1 lahaaa
@ahmedsaggaf6530
@ahmedsaggaf6530 2 года назад
WAA kaa markaa live loo heesayo dhibka ay leedahay dadka Waa ineey ka soo bilaawaan hadii kale estonato ayuu noqon aayaa bal eeg ceebtaan hadda waxaad moodaa ineey soo daashey
@idrissabdullahi4983
@idrissabdullahi4983 2 года назад
Cadalad daro dhacday ma dhihi karo wan kala aragti duwanan karna hesta moge liban kan qaday ani unan codeyen xarir islaha aragtidetda 1 hadi wayo. 2. Kayar gela isma lahen. Nasibka rebay wax kale maha
@mubarakmahadmohamed
@mubarakmahadmohamed 2 года назад
Xamdi pilan
@nazim1523
@nazim1523 2 года назад
Dayaxa juungal🥁🎸🎷
@babamunasar8057
@babamunasar8057 2 года назад
Sax ma ahan natiijada
@ahmedsaggaf6530
@ahmedsaggaf6530 2 года назад
Waxaa kaloo loo baahan yahay 1- in fanaanka cod tayo leh uu lee yahay sida wiilka jeylaani OO kale waxaan ka wadaa cod XOOG LEH uu dadka soo gaar siin karo 2-haduu qaaday heesahii hore OO kale halkuu FANAANKII hore DHIGAY meel ka sareeso Waa inuu dhigaa ama ka haraa HEESAHA fanaaniinta hore,, waa talo
@abdinasirnaale272
@abdinasirnaale272 2 года назад
War maxaa tidhi wiilka Jeylaani aa! Adeeroow Jeylaani ma tartameen ee waa fanaankii weynaa ee Jeylaani Abuukar Jeey oo heestiisa loo tumay.
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 2 года назад
Final= ugudambeeynta Final-ka ❌
@faizam523
@faizam523 2 года назад
Waa runtaa, maxaa luqad qalaad inoo geeyey afkeenaba qani ahe.
@salmanhuseein7208
@salmanhuseein7208 2 года назад
Xamdi bilan qofta ladaho meesha waxbo kuma haaysid Xaafaayad xero Dhillaaa Ku keentey eee
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 2 года назад
Xamdi.💪💪
@lamahuraanchannel
@lamahuraanchannel 2 года назад
Asxaabey subscrabta aan isku caawin soomaliweyn hanoolato
@siradm
@siradm 2 года назад
Waa kuu saaray walaal hora u soco, ha is raacdo dheh wey iska nooshehee🇸🇴
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 2 года назад
Ma heesta itaageer Allahayow baa tartan lagu galaa😂⁉️ dadku illeen micnaha heesaha iyo wxa ay ka hadlayaan maba yaqaannaan‼
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 2 года назад
Kkk
@mubarakmahadmohamed
@mubarakmahadmohamed 2 года назад
Oo waayo sxb maxaa dhacay igadaba gee bal
@abdinasirnaale272
@abdinasirnaale272 2 года назад
@@mubarakmahadmohamed Qof aan dhuuntiisa furneen mahan inuu tartan ku galo heesaha xarigooda kor iyo hoos gaara sida Samatar, Mooge, Tubeec iyo Cabdi Taahliil.
@mubarakmahadmohamed
@mubarakmahadmohamed 2 года назад
@@abdinasirnaale272 haaaa sax mahadsanid sxb qali
@mohamedabdikafiahmed4711
@mohamedabdikafiahmed4711 2 года назад
Mahad cod ahaan waxuu ku haboonaa in uu qaado heesaha salaad darbi, tubaac ama giriig, markaana kaalinta 1aad banaanka ayuu ka qaadan lahaa, lkn xulasho xumo heeseed ayaa heshay.
@akhajjiabdy1767
@akhajjiabdy1767 2 года назад
Wlh intii aan ku fikirayey ba ka dhawaajisay cod dhuuban oo fasiix ah buu leeyahay waliba giriig iyo salad darbi heesahoda bu kuso baxaya.
@mohamedabdikafiahmed4711
@mohamedabdikafiahmed4711 2 года назад
@@akhajjiabdy1767 aad iyo aad
@ismailibrahim3932
@ismailibrahim3932 2 года назад
Wwwwww
@mubarakmahadmohamed
@mubarakmahadmohamed 2 года назад
Jeylaani
@wacanepro3496
@wacanepro3496 2 года назад
ttps://ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-0CsMqwIi6fI.html WAR DED DEG TIGREE OO DIB LOO ROXAY 3-MAGALANA LAGA QABSADAYMILITARIGA OO XASUUWAY CIIDAMADA
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 года назад
Yarka heesta Xassan aadan qaadaya ee “ Dajiya” la yiraahdo, ma geedeysan yahay ? 😂
@abdirashidabdi7118
@abdirashidabdi7118 2 года назад
😂😂 cirka lagu jira
@suujisuudi482
@suujisuudi482 2 года назад
Qadadwayn fan iyo sugaan ma garanayaan way qasbayaaan😂😅😅😅 Niikada ayaad taqanaan Fanka iyo suugaanta waxa iska leh somaliland 💪💪💪💪💪💪😂😂😅😅
@hamsenour2714
@hamsenour2714 2 года назад
Qadaad yare anaa ku cuno gaeac cuqsadeysan ba tahay o aan reer laheyn
@lamahuraanchannel
@lamahuraanchannel 2 года назад
Waaw
Далее
Немного заблудился 😂
00:16
Просмотров 300 тыс.
Кольцо Всевластия от Samsung
01:00
Просмотров 428 тыс.
She Couldn’t Believe I Did This! 😭 #shorts
00:12
Autism
14:31
Просмотров 6 тыс.
TARTANKA HIBADA QOFKA WAREEGA 1AAD QAYBTIISA 7AAD
19:36
Wareegga labaad ee Tartanka heesaha Heello
1:13:12
Просмотров 137 тыс.
Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Part 5
30:47
Просмотров 571 тыс.
Dhamaadka Barnaamijka Hibada Fanka ee HCTV.
1:45:14
Просмотров 114 тыс.
Немного заблудился 😂
00:16
Просмотров 300 тыс.