Тёмный

Finally DJIBOUTI | 5 Bilood oo Safar Dhulka ah, ugu dambeytii Djibouti Waan Tagay | Ep 66 

Faysal Shaik
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

Mudo 5 bilood ka hor, 7 November , 2023 waxaan qaatay go'aan ah inaan safar dhulka ah ku maro dhamaan deegaanada/ wadamada Somalida dagto sida Kenya, Ethiopia, Somaliland iyo Djibouti.
Maanta oo taarikdha tahay 4 May, 2024 waxaan si nabad ah kusoo gaaray Dowlada Djibouti, anigoo kasoo galay xadka ay la leedahay Somaliland ee Lowyacado.
Safarkaan dheer wuxuu ii noqday cashar nololeed, waxyaabo badan aan ku bartay.
Halkaan kuma soo koobi karo, ee sxbyaal, waxaan doonayay uun, inaan soo dhameystiray howshii, ee safarkii dheeraa ah.
Malmaha xiga, waxaan exploration ku sameyn doonaa DJIBOUTI. Inagoo wali kasii qayb qaadan doono wacyi galintii bulso ee waxbarida ubadka.
Aad iyo aad baad u mahadsanthiin, dhamaan intii igu xirnayd, ee aan safarka ku wada jirnay.
🙏🙏
#somaliacity #somalilandvisit #africa #somali #somalifolklore #somalilanguage #somalilifestyle #somalinomads #somalia #somaliland

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 579   
@ahashi7828
@ahashi7828 4 месяца назад
Maasha Allah reer DJabouti waxaan Qiray inaad Somaali jeceshahiin🇩🇯🙏🇩🇯🙏
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
♥️
@Maxamedmuuse6696
@Maxamedmuuse6696 4 месяца назад
reer jabuuti way nagaga fiicnaayeen xaga soo dhawaynta hadaanu nahay reer somaliland masha allaah waan idinku hanbalyaynayaa soodha waynta quruxda badan ee aad u samayseen wallaalkeen faysal sheekh alle haydin Sharfo reer jabuuti
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
♥️
@AANUUR1
@AANUUR1 4 месяца назад
Inay Jabuuti sidan usoo dhawayso, dhan marka laga eego Somaliland ayaaba sabab u ahayd, maadaama uu mudo bil ka badan somaliland kasoo dhex muuqday Faysal, reer Jabuuti way usii diyaar garoobeen.
@cilmicismaankhaan6736
@cilmicismaankhaan6736 4 месяца назад
Anigoo Somaliland Citizen ah waxan qirayaa in Shacabka Reer Jabuuti gob Soomaalinimada jecel yihiin❤❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
♥️
@Deeqayuusuf-rc6mg
@Deeqayuusuf-rc6mg 4 месяца назад
Reer Djibouti 🇩🇯 dad aad ugu fiican soo dhaweynta ❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Aad iyo aad.
@ashakiryusuf5997
@ashakiryusuf5997 4 месяца назад
​@@FaysalShaik1 mahadsanid wll Faisal video lajeclaystey
@CabdijibaarCumar
@CabdijibaarCumar 4 месяца назад
Maansha allah walaahi sawirkii aan ka haystay jabuuti iyo waxan aan arkayo farqi wayn ayaa u dhexeeya Bulshada Reer Jabouti waxaan qirayaa Inaad Tihiin dad gob ah ONE DAY I WILL VISIT IN JABOUTI AM CRYING
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
♥️
@maahirkee3656
@maahirkee3656 4 месяца назад
RU-vidrkii u horeeyay ee somali ah ee dawlad caalamka laga aqonsanyahay soo dhaweysay maashaa Allaah
@jamalskp7280
@jamalskp7280 4 месяца назад
Yaa ku wadiiyey aqoonsigeeda hada aan loo joogin ayaad soo qoraysaa
@maahirkee3656
@maahirkee3656 4 месяца назад
@@jamalskp7280 waa loo jeedaa in calamku aqonsayhy
@BeHoney12
@BeHoney12 4 месяца назад
I’m crying from the hospitality , from the people of Djibouti. From Florida , USA
@abdirahman9004
@abdirahman9004 4 месяца назад
We love jabuuti 🇩🇯 From Hargeisa Somaliland 🇭🇺
@engbirlaqe6507
@engbirlaqe6507 4 месяца назад
Calanka iran 🇮🇷 iska dhig kher qabto
@NimcoFf
@NimcoFf 4 месяца назад
​@@engbirlaqe6507faqashey mxaa galay ciilaneey ma tuuloyinkagi baad moiday
@Mohamed16830
@Mohamed16830 4 месяца назад
My second home Djibouti 🇩🇯 agoon koriyaay jabutay dalkaygaay❤ Somaliland iyo jabuuti labadayda dal waan u xiisay nabad ahaada shacabka dahabka ahow.❤
@arliyop3199
@arliyop3199 4 месяца назад
Wow waligay ma arag qof Djibouti 🇩🇯 lagu soo dhaweynayo mar baan transit ku noqday sifican uma kala arag lkn waa dad somalida kale ka ilbaxsan siday usoo dhaweeyeen inanka hambalyo
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 4 месяца назад
Djibouti 🇩🇯 waa dad fiican ❤ ku soo dhawoow dhulkaagih ❤From Somaliland i miss you Djibouti ❤ waan uxiisay wlhi October 😊kusoo noqon doonaa ❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
♥️
@hassanrafle4620
@hassanrafle4620 4 месяца назад
Faysal I been following since you left Nairobi Kenya every step till you reach Djibouti. The hospitality and the warm welcome Djibouti ppl show you is an other level.
@dayibibrahim2024
@dayibibrahim2024 4 месяца назад
Soo dhawaynta walaalnimadu ku dheehantay ee reer jabuuti iyo inaad dhulkaad soo martay oo dhan dad soomaaliya kugusoo dhaweeyeen ha ugu cajiibsanaato tan reer jabuutiye, dadkaa walaalaha ah ee guumaystuhu kala geegeeyay , ilinbaa ku qabanaysa well done and congratulations bro
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
♥️
@abdirahmankoronto2815
@abdirahmankoronto2815 4 месяца назад
Masha'ALLAH. Tears of joy in my eyes. This is a world-class reception!! On behalf of Kenyans, we are proud of our Djibouti brothers and sisters for the warm reception accorded to Faysal. Djiboutians have shown us the real definition of Somalinimo. Viva!
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
🙏
@wizdalmar7559
@wizdalmar7559 4 месяца назад
am from garissa kenya now i understand somalis are one whereva they are stay blessed guys
@AbdimalikKhalif-lj8ov
@AbdimalikKhalif-lj8ov 4 месяца назад
Feysal isku duksi an ahey garissa bula bashal
@ahmedegal8708
@ahmedegal8708 4 месяца назад
Colony divieyt as,but not forever
@sacadmuuse103
@sacadmuuse103 4 месяца назад
Faysalow waxaan kaasoo raacay Herer, sidii baan kuula socdaa. Intii aad Somaliland joogtay, and finally maanta oo aad Djibouti tagtay. Aadbaan kuugu hanbalyaynayaa guushaas taariikhiga ah. 🎉 From Hargeisa Somaliland
@Saidmedia25
@Saidmedia25 4 месяца назад
Mansha allah reer jabuuti waa ismuujiyeen. sharaf iyo karaamo ayey mudan yihin runtii.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
♥️
@feyrussiad9549
@feyrussiad9549 4 месяца назад
reer jabuuti runtii walaahi waa dad qalbi fiican oo soo dhaweynta aad ugu fiican manshaallah
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
♥️
@Idiris-zw4md
@Idiris-zw4md 4 месяца назад
Well done from qoraxey. Dadkaygii uu gumeesiga nakala qeeybiyay . Big love somalida Djibouti
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Waan ku salaamayaa sxb
@somalientertainmentcomedy4556
@somalientertainmentcomedy4556 4 месяца назад
Wlhi ree jabouti Waa Nasab Waa Dad Somalinimada Jecel 🙌🏻🏅🏆🍀 Koobka Martida waan siiyay 👏✅✅✅
@moyaziid
@moyaziid 4 месяца назад
Alhamdulillah, I'm very happy to be one of your fans, and I'm your journey since you made your first step in Kenya 🇰🇪. Your hard work finally paid. ❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Am glad that you are one of those great folks who Traveled with me. Thank you
@moyaziid
@moyaziid 4 месяца назад
@FaysalShaik1 Thanks, brother ❤️🫂
@ahashi7828
@ahashi7828 4 месяца назад
Maasha Allah reer DJabouti si fiican oo Somaalinimo ah ayay kuu so dhaweeyeen waa wadan Dunidu ictraafsan tahay Illaahay ha xafido shacabka Somaali ee ku nool DJabouti 🇩🇯
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
♥️
@abdihousseinabdi3357
@abdihousseinabdi3357 4 месяца назад
@@FaysalShaik1 walow soo dhawayntaada ka maqnaa markale kusoo dhawaw djibouti 🇩🇯
@abdukadirnur6110
@abdukadirnur6110 4 месяца назад
Mashallaaaah. Finally you made it. From Nairobi five months ago to Djibouti the final destination. Congratulations Faisal our hero. You made a history . We will miss you a lot but expect to join you in an other adventurous trip soon.. ❤❤❤❤❤ BIG THANK YOU ❤❤❤❤❤ Walaalaha Djibouti sidi caadadiinna ahyd deeqsiinnimo iyo qalbi daacada ayaad u muujiseen Faisal. Waa gobannimadi aad caanka ku ahaydeen. Jir oo joog Djibouti.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Alxamdullah. Finally, we did it. Reer Djibouti na way mahadsan yihiin ♥️
@anissahassan9932
@anissahassan9932 4 месяца назад
Woow habo faysal cheik you really amazing I am from Djibouti I am really glad safer journey from Kenya to somaliland to jigjiga borama lowyacada mashallah you already see the somalies countries I hope you Djibouti well done I am going inchallah september 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Thank you Anisa. Djibouti is marvelous. ♥️
@faadumo12331
@faadumo12331 4 месяца назад
Maaduhiilisaan. Ciisah. Canfartu. Dhamisi
@faadumo12331
@faadumo12331 4 месяца назад
Icmaaciil. MuxuumadxkayHi
@faadumo12331
@faadumo12331 4 месяца назад
Manshaa. Allaaah
@faadumo12331
@faadumo12331 4 месяца назад
Thnks. Reerdjuti
@ibrahimalixaji5369
@ibrahimalixaji5369 4 месяца назад
Ilahey amarki dad isku faraxsan mrka arko xita oo xanaqsan farxd baa dareemaa😊🇸🇴❤🇩🇯 my second home🇩🇯
@kaamilabdirahman210
@kaamilabdirahman210 4 месяца назад
Masha Allah walaaleneen Reer Djibouti 🇩🇯 waa dad gob ah si quruxbadan ayaad usoo dhawayseen faysal sheikh from Somaliland ❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
🙏
@AbdiSheik-rl8sj
@AbdiSheik-rl8sj 4 месяца назад
Waaaw Wey mahadsan yihuin reer jabuuti aniga oo ah reer gaarissa jabuuti abaal baanu ifinka heynaa soo dhoweynta feysal
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
♥️
@aburaasmedia3682
@aburaasmedia3682 4 месяца назад
What a legend you are bro Feysal. I have not missed a single episode of your journey. And what a welcome!!!. It made me emotional. Thanks, Djiboutians, for the warmest welcome ever!!!! You did it🏁🏁🏁
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
We MADE IT. Thanks 🙏
@SSTV2
@SSTV2 4 месяца назад
Good Luck Faysal
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Thank you. ♥️
@ahmedismailmahamed5144
@ahmedismailmahamed5144 4 месяца назад
Maansha Allah ugu dambayn waad guulaysatay, hambalyo, muddo badan baan kula socday. si weyn baan ugu farxay guushaada. Soo dhiwaynta heerka sare ee dadka reer Djibuutina waa Gob iyo caadadeed.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Aad baad u mahadsantahay. Waan ku salaamayaa
@waberihassan7867
@waberihassan7867 4 месяца назад
Machaallah gobolkeyi miss you Arta reer arta si wanagsan uu so dhaweeya walalken somaliyed ishaallah
@abassyoussouf
@abassyoussouf 4 месяца назад
I love❤🇩🇯🇸🇴
@user-rw3sx8ns6q
@user-rw3sx8ns6q 4 месяца назад
Masha Allah masha Allah Reer Djibouti guul Iyogobonimo somaali Dadka ugu wanaagsan sida Aad usoodhawayseenFaysal kuubkiiShafta Ayaadqaadeen
@mohailkacase1
@mohailkacase1 4 месяца назад
Faynaly alhamdulilaah nayrobi to djabuti waan kula socday sxb from mogadisho ❤
@yusufosman92
@yusufosman92 4 месяца назад
Waaaw masha Allah you made it faysal sheikh I was watching from day one and this is a beautiful well come from the people of djouti
@rodahassan929
@rodahassan929 4 месяца назад
Allah ha xifdiyo jabuuti meesha keliyee somali ubedqabta reer kabuutoo ilashada dalkiina wadan dawlad kajirto in uu tegay faysal ciidad kagaranaysaa alle cadawga haydinka ilaaliyo jaadkana iska daaya lacagta itoobiya gelaysa ku qurxista dalkiina u hiiliya ciidiina reer jabuutow from burco gobalkii raga
@MCC1076
@MCC1076 4 месяца назад
thanks jabuuti faysal kaliya soo maad dhawayninee 26.4k ee safarka kenya kala soo bilaabay ilaa jabuuti la imaaday sidoo kale faysal waxaan leenahay waad ku mahadsantahy sidaad dhulka soomaaliyeed noo bartay waxaana kuu rajaynaynaa intaan iyo in kabadan waadna uqalantaa waan kugu faanaynaa my brother horay usoco
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
ManshaAllah. Waan kaaga mahad celinayaa wll. Mahadsanid. Waana ku salaamayaa
@MCC1076
@MCC1076 4 месяца назад
@@FaysalShaik1 waan kaaqaaday bro thanks
@Maxamedmuuse6696
@Maxamedmuuse6696 4 месяца назад
Faysal sheekh lasoco sxb keligaa maad tegin jabuuti iyo dhamaan dhulkii aad soomartay waannu kula soconay walina waan kula sii socondoonaa insha allaah guul baan kuu rajaynayaa❤❤❤❤❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
♥️
@Maxamedmuuse6696
@Maxamedmuuse6696 4 месяца назад
🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌
@mohamedguudcade
@mohamedguudcade 4 месяца назад
Wooooow dadka reer jabuti waa dad aad u fiican mansha allah from Somaliland
@user-vn5dt8yq7m
@user-vn5dt8yq7m 4 месяца назад
Masha Allaah wlhi waan filayay inay hukumado naga dhisayso Szb dal iyo dibad Shacabka iyo madahdaba waxanu kulenahay welcome to Djibouti 🇩🇯 land for Word Somalia afar Arab and all Word bro nous sommes fiers de vous accueillir kuso dhawaw Szb wll Hn daal iyo Daad xariir ah ilbax ah nabadna ah from pk 12 bro
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 4 месяца назад
Mashallah reer Djibouti waa dad qalbi nadiif ah. Sharaf iyo karaamo🙏👌
@ayanlekhadar8278
@ayanlekhadar8278 4 месяца назад
Masha Allah si cajiib ah aya runti jabuuti loogu so dhaweyay faysal, walahi gobamanimadi iyaga koobka u qaatay. Ku dhawow dhulkaga bro
@jabraali4167
@jabraali4167 4 месяца назад
Waaw meeshiii koowaad ee si dowlad nimo lagu soo dhoweeyo ❤❤ka dhax lay jabuuti no1
@ibrahimaden3454
@ibrahimaden3454 4 месяца назад
Mashaa allah sifiican bay kuusoo dhaweeyeen reer jbuuti faysalow ilaa qabridahr baan kula socday from minnesota waa runtaa sterotype(kuiri kuteen) ah baa jirta inay wadankan yari dhib badantahay in latago oo tarxiilku kubadanyahay inshaa allah waan soo booqan doonaa mar soo dhawaynta wacan aykuu sameeyeen sawir quruxbadan bay kabixinaysaa wadanka jbuuti guulayso wll
@ilkacaselyricslyrics2723
@ilkacaselyricslyrics2723 4 месяца назад
Mansha Allah si offical kuso dhaweyen reer jabuuti
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Mahadsanid sxb
@Boss-007-p6o
@Boss-007-p6o 4 месяца назад
Mansha allah waa ku farxay wanaaga ka jiro Djibouti mon hiilwalaal❤❤❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
♥️
@abdiazmohamedhassan
@abdiazmohamedhassan 4 месяца назад
You have represent Kenya and good example to the rest of our neighbouring countries to show them peace and loyalty may God bless you
@bashirawil1609
@bashirawil1609 3 месяца назад
Waxaan ahay reer soomaliland, wlhi Waan qiiroday wiilka sida quruxda badn ee ay uso Dhaweeyen reer jabuuti xitaa isagii lama filaan ayay ku noqotay hadalki ayaa ka lumay, reer jabuuti waxayna tusayaan gobonimadooda, waxan waa taarikh, taarikhduna iyadaa is qorta, alle ha idin barakeeyo walaalayaal
@ibrakhalid4951
@ibrakhalid4951 4 месяца назад
Mansha allaah hambalyo hore u soco Insha allaah
@dahabo319
@dahabo319 4 месяца назад
Masha allah hormar wacan wll hamigaagi wad ka rumaysay reer jabuuti way kuu hagar baxeen 😍👏
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
♥️
@MaxamedCase-ou6dh
@MaxamedCase-ou6dh 4 месяца назад
Mansha allaah waanu kufaraxsanahay inaad nabad kutagtay jamhuuriyadii jabuuti illahay ayaa mahadaa iskaleh
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Mahadsanid Mohammedow. 🙏♥️
@MaxamedCase-ou6dh
@MaxamedCase-ou6dh 4 месяца назад
@@FaysalShaik1 adigaa mudan faysal sheakh way ku amaanan yihiin reer jabuoti sida meeqaanka sare leh ee aykuusoo dhaweeyeen sababtuna waa maansha allee dad caqli ahaan iyo dad iyo dawlad ahaana dhisan oo kabadbday burburka iyo dhibaatad somalidii ksle haysata maxaanu kusoodhawaynaa faysalow bariiska maanta halkeed kasoo qabataa ayaa madaxayaga mashqulisay caqli ahaana waanu dunsanahay siday dagaladu noo bsbiyeen kaaya dhaqaalaystayna sharcidaro iyo xoog ayuu kahaystaa intuu hayana nolol qiimeheedna waxba kama yaqaano iyo dareenka sharafta wadaniyeed dadku miyi ayaykawada yimadeen wakhtiyadii dagaaladii dawladii siyaad bare lalagalay oay dagaalkii qsybta ugu wsyn kaateen maantana waa xoraystayaal aan dabadood cidi hadlin cilmi dareen wadsniyeed iyo reer magaalnimo waxbakama wataan markaa faysalow dhibtasaa jirtee inta waxfzhmaysaa ee dadkii horee magaaloyinku xaladaa nadabaraysee sidaa reerjabuuti waanu fahansaan lahayn saaxiib hanalaybin inkasta oo reer jabuuti soomaalida kuwa ugu qalbiga wanaagsan yihiin
@yaasiincismaan1491
@yaasiincismaan1491 4 месяца назад
Mashaa Allah sida wanaagsan iyo qadarinta leh ay kuusoodhaweyeen Djabuuti ❤❤
@abdilahiahmed686
@abdilahiahmed686 4 месяца назад
Masha Allah si cajiiba aya loogu so dhaweeyay Salaan sharaf aya laguu taagay malaa
@HusenApdi
@HusenApdi 4 месяца назад
Wow reer Djibouti 🇩🇯 dad wanagsana❤
@Maxamedmuuse6696
@Maxamedmuuse6696 4 месяца назад
Kolay sida ii muuqata reer jabuuti way nagaga fiicnaayeen xaga soo dhawaynta hadaanu nahay reer somaliland masha allaah waan idinku hanbalyaynayaa soodha waynta quruxda badan ee aad u samayseen wallaalkeen faysal sheekh alle haydin Sharfo reer jabuuti
@mhassan0163
@mhassan0163 4 месяца назад
imisa jeer baad ku soo celcelinaysa isla hadalkan, ?
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
♥️
@xanafi8654
@xanafi8654 4 месяца назад
wallaahi waa dad soomaalinimada jecel jabuuti waa soomaali xalaala❤❤❤👍👍👍👍❤❤❤❤❤😂😂😂😂good morning
@2SM-Akram
@2SM-Akram 4 месяца назад
Faysal ugu danbeyn 5 bilood aan muqaal walba aad soo galiso kula socdey magaalo ilaa min tuulo aad tegtid oo dhulkeena somaliyeed u badnaa majority ha wataan magacyo kala duwan waxan ku leeyahy hamplyo riyadaadi waa ku romowdey 🫡walalaheen reer jabuuti waa dad goba 💕 🇩🇯 From garoowe Puntland somalia 🇸🇴 good luck 👏🏽 🎉
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
🙏
@nimadaahir834
@nimadaahir834 4 месяца назад
faysalow aniguna malin kasta wan kula sucdey safarka allha haku sharfo jabuuti 2020 igu danbesey❤😂
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Wll waan imid imika. Djibouti ManshaAllah. Thanks
@abdifatahomar9992
@abdifatahomar9992 4 месяца назад
mansha allah congratulation runti waan la socdey from kenya to djbouti watching from minnesota usa
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
🙏
@hindagabas9855
@hindagabas9855 4 месяца назад
MaashaAllah well done 🎉🎉🎉🎉 4 dal intaad maraysan waan kula socday.... reer Jabuuti dad wanaagasan weeye oo qalbi fiican
@joojidhibaatada
@joojidhibaatada 4 месяца назад
Soomaalinimadu Ha Waarto Hana Jirto weligeed DJibouti ❤❤❤
@ashakiryusuf5997
@ashakiryusuf5997 4 месяца назад
First of all, thank God for your successful journey From nairobi to dj bouti i was one of few persons who started watching on your RU-vid first videos with you and the Pakistani one thank you faisal sheikh special for the story of rendile, seyidka,herer
@mouradguelleh5611
@mouradguelleh5611 4 месяца назад
Faysal Chaik, kusoo dhawoow dakkaaga 2aad, Jabuti, congratulations on your amazing achievements brother
@user-wx2gt2yw9v
@user-wx2gt2yw9v 4 месяца назад
M.n ilaahii kunabad geeyay ayaa mahad le sxb fidhiyaw gi hore waan kuu cabsanayay zxb alle haku nabad galiyo melkasto joogto
@abdiadennn
@abdiadennn 4 месяца назад
WOW reer Jabuuti waa gob walee 💙
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
♥️
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 4 месяца назад
Djibouti soo dhawayn wacan ba samayseen iyo dhirigelin. Hambalyo. wa mahadsantihin. From Bike And Fish: Nin Baaskiil wata oo cidanka Somaliland xidhay.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
♥️
@mohamedbashiir8430
@mohamedbashiir8430 4 месяца назад
Aad ayey somalida u xiiseyneysaa iney muuqaal reer jabuuti lagasoo duubay ay arkaan
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 4 месяца назад
Ma sha alla reer jibuuti wa qob faysal ad iyo ad ayaad u mahadsantay 30 sano ka hor ayan dariqan soo maray jabuuti wan jeclay ❤❤❤❤👏👍
@CabdishakurShakur
@CabdishakurShakur 4 месяца назад
Masha allah . Waxaana kugu hambalyeynayaa guushi aad gaartay iyo dadaalkii dheraa ee aad so gashay marwalba guul insha allah .from baladweyne
@connoisseurification
@connoisseurification 4 месяца назад
Mashaallah waxaa lugusodhoweyay si sharaf ah kadaraan madaxda siyasadeed. Well done bro. Kusodhowaw Djibouti.
@muhiyadinkhafow
@muhiyadinkhafow 4 месяца назад
Alxm finally you made it bro. Remember no human is limited
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 4 месяца назад
Republiken of somaliland and djibouti two brothers
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 4 месяца назад
Wll hdn nhy reer djbouti ma aqonsanen somaliland wax ladhaho
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 4 месяца назад
@@hasandhacarbe2009 good bless republiken of somaliland
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 4 месяца назад
​@@hasandhacarbe2009ado qadad weyna reer Jibouti hayska dhigin somaliland idinma bahno iyadaba idin nacdey idinka daba ooyayo midnimo uwaashey hush
@bouhamareh2110
@bouhamareh2110 3 месяца назад
Fayçal wad ku mahadsantahy wll muqalka quruxda badan eed kabixisay my home 🇩🇯 kusoo dhawow dalkaga labaad Djibouti 🇩🇯
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 4 месяца назад
Masha Allaah Tabarakalaah Rer Jabouti Wa dad goba 🎊 🎉❤
@ahashi7828
@ahashi7828 4 месяца назад
Maasha Allah Ilmo ayaa indhahayga ka timid Illaahay Somaali ha ku mideeyo islaamnimo,Cadaalad iyo Sinaan Aamiin walaalkay Faysal adigana Illaahay ha ku xafido.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Ameen wll. Mahadsanid 🙏♥️
@mohamedibra9432
@mohamedibra9432 4 месяца назад
Waaaw masha Allah wallaahi Wan ooyay Ilaahow somali isjecleysii, soo dhaweyn fiican maashaa Allah
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
❤️
@RECAPITULATE.
@RECAPITULATE. 4 месяца назад
I AM VERY PROUD OF YOU MY BROTHER. Watching you all the way from Home. Nairobi, Kenya
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Thank you very much. ♥️
@aminadaher6566
@aminadaher6566 4 месяца назад
Welcome to my beautiful country Djjbouti brother. I was following you since Somaliland. What a journey and unprecedented trip. I learned a lot from your videos of the places, cities you have visited. Kepp going walaal inshaa Allah waxaan rajeynayaa in dhalinyaro kale kugu dayan doonto
@cabdullahicabdi8083
@cabdullahicabdi8083 4 месяца назад
Woow waxaan oo kale lakama aamusi karo wlh waan qiirooday aadbaa uku faraxsanhy soo dhaweenta intaa la eg woow m!a waxaan oo kale yaa sameen karo kaiya soomaali ❤❤❤ djabuti dalkeykii labaad waa idin imaan inshaa allah
@Tamsim3358
@Tamsim3358 4 месяца назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉💗💗💗💗💗💗💗🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡 MASHALLAH YOU DID IT, AND WE HAD A GREAT JOURNEY WITH YOU, ITS SUCH A BLESSING TO BE A SOMALI LOOK HOW MANY COUNTRIES WE HAVE ALXAMDULILAAH ❤
@SomaDesignM
@SomaDesignM 4 месяца назад
really enjoyed this video, manshAllah soo dhawaayn qurux badan.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
♥️
@ramasridho5261
@ramasridho5261 4 месяца назад
It has been a long journey for you with a lot of obstacles finally you have reached it and achieved your goal❤ proud of you
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Thank you. Finally
@ikraamcabdi6728
@ikraamcabdi6728 4 месяца назад
mashalaah ugu danbeen waad ku guulaysatay safarkii alxamdulilaah wllo guulo badan gaadh in shalaah
@dee287
@dee287 4 месяца назад
Maamo Allah yahfidak, I was with you all this time,I was so scare inay wax kugu dhacaan mamo❤ alhamdulilaah
@SaakeBoy-cs6ds
@SaakeBoy-cs6ds 4 месяца назад
I have never admired to go to Djibouti but now obsessed by it's people wlhi... And feysal bro you finally did it 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@liina3528
@liina3528 4 месяца назад
Allhamdullh wlo waxa kuu ficn inaad la safarto dadkaas wata baskilka koly kalinimda ma fiicna ❤
@Cabdihoobarud12
@Cabdihoobarud12 4 месяца назад
Reer jabuuti waa gob si fiican bay kuusoo dhaweeyeey❤
@AbdimalikKhalif-td8nz
@AbdimalikKhalif-td8nz 4 месяца назад
You made it bro and keep going Thks to our brothers in jabuti nice people I love it this part really and I start watching from the day you came back the route of turkana lodwar
@Abdiqanisaleban1
@Abdiqanisaleban1 4 месяца назад
Finally waad gaadhay Djibouti 🇩🇯 good Luck faysal👍
@sevdaomer4666
@sevdaomer4666 4 месяца назад
Woooooooow❤ congratulations 🎊 faysal ❤dadaal badan kadib riyadii rabibaa rumeeyay nolashaan waa galkan iyo dadaal waan ku faraxsanahay inaad jabuuti nabad ku tagtay❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Mahadsanid wll. Thank you
@ehsanmohamoud5242
@ehsanmohamoud5242 4 месяца назад
You reached your final destination and we were with you this whole time , we are happy for you . From hargiesa 🙌🏾
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Thank you very much. ♥️
@abiabi2393
@abiabi2393 4 месяца назад
Masha alaah habalyo faysal akhirki wadkugulaysatay hamigagi kiniya to jabuti sificana walagugu sodhaweyay hore usoco 👍✅❤️💐
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Mahadsanid 🙏🙏
@khadarkhan529
@khadarkhan529 4 месяца назад
Wwwww sxb hambalyo sxb in ta Ada so gadhay Djibouti 🇩🇯 we are from Djibouti
@keyoflove143
@keyoflove143 4 месяца назад
Woow sxb riyadada waa rumeysey pro hore usoco waankula socdaa from mogadisho city
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
Mahadsanid wll ♥️
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq 4 месяца назад
Congratulations, you finally made it. I have been following your travel from day one. I admire your ambition and will power, keep going, I am certain that you will achieve more in the future.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
InshaAllah Musaali. To more great stuff InshaAllah. ♥️
@ahmednurusman5791
@ahmednurusman5791 4 месяца назад
Machaallah rer Djibouti si culus ayay kusoo dhaweyeen run ahaantii
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
❤️
@ahmedalimourad1623
@ahmedalimourad1623 4 месяца назад
congratulation bro, riyadaadi waad ka rumeysay. You're a hard worker, mashallah tabarakkallah. Welcome in Djibouti, ur second country.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
🙏
@user-qs9qf6kt6i
@user-qs9qf6kt6i 4 месяца назад
Congratulations, 5 months on the road. You did it man!!!!!!❤
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
5 months, we DID IT. Thanks 🙏
@abakar5300
@abakar5300 4 месяца назад
Masha Allah waan ku farxay sida quruxda badan ee loso dhaweyey
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
♥️
@waadanijigjigawi4623
@waadanijigjigawi4623 4 месяца назад
Congratulations brother on compilition of your long journey inshallah this will be the beginning of many more
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 4 месяца назад
InshaAllah. Thanks Wadani ♥️
@ismailjamah1252
@ismailjamah1252 4 месяца назад
Masha allah aad baa laguso dhaweyay reer jabuuti waa dad gob ah from hargeisa somaliland
Далее
Starman🫡
00:18
Просмотров 7 млн
ВОТ ЧТО МЫ КУПИЛИ НА ALIEXPRESS
11:28
Riwaayad Jabuutiyaan -Halkana Maad Joogtay ?
16:23
Просмотров 417 тыс.
Mucjiso UUBAALE.  Dalxiis ka runta ah. Somaliland
11:47
Carta | Caasimadii Somalida Nabadeysay | Ep 67
15:40
Просмотров 24 тыс.
Meesha Africa oogu hooseysa | Lake Assal | Ep 68
22:39