Тёмный
Faysal Shaik
Faysal Shaik
Faysal Shaik
Подписаться
Sxbyaal, halkaan waxaan idin kugusoo gudbinayaa dhamaan waxaan la kulmayo inta aan ku jiro Safarka Baiskiilka Nairobi ilaa Djibouti.

Imika waxaan ku safrayaa baiskiil, Nairobi ilaa Djibouti.

Wixii talo iyo xiriir ah, igalasoo xiriir email ka;
Faysalf872@gmail.com

Ama

WhatsApp ka numberadaan;

+2547 26 313 481
+252 657811465



Currently cycling Horn of Africa. Cycling from Nairobi to Djibouti.
I will be uploading my experiences on this channel.


For inquiries hit me up on my email;
Faysalf872@gmail.com

Or

Official Whatsapp numbers;
📞💵 +254726 313 481
+252 657811465
THE GREEN CITY OF SOMALILAND | BORAMA | Ep 63
10:51
2 месяца назад
SAFARKII BUURAHA DHULKA SOMALIDA | Ep 57
16:31
4 месяца назад
MAGAALADII JACAYLKA | BERBERA ♥️ | Ep 56
20:24
4 месяца назад
Комментарии
@kinghamedoffical
@kinghamedoffical 16 часов назад
Visit Addis Ababa Ethiopia You See Shereton Luxury Collection 7 Star hotel
@hassanhajir5878
@hassanhajir5878 17 часов назад
Mansha alaah faysel socdaal alha ku dhowro
@eng-samadoonmedia3831
@eng-samadoonmedia3831 19 часов назад
Dadkaan sida cad waa dad la hayb-soocay laguna qasbay inay wadankey u dhasheen ka cararaan ,diintoodii nacaan maantana waxaa muuqta kuwa iyaga la mid ah ee wadanka lagu heeb-sooco Intaa mid dhumay aad raadi laheedeen kuwa aaad hadda dulmiga ku hyno halaga hadlo
@Gaari_GacanLe
@Gaari_GacanLe 23 часа назад
Bro una fanya kazi mzuri ❤your somali brother in Qatar 🇶🇦
@geelegaab
@geelegaab День назад
Baqti buu cunay
@fortytube
@fortytube День назад
Hi my brother i watch u from ethiopia ur blogs is so nice i want work with u keep it up i love Somalian people alot 🙏🙏
@aadengeesaale9101
@aadengeesaale9101 День назад
Randiile reerdiid maaha waa reerdiinle diinteennii hore iyay ku dhrgsantihiin iyakaa isku haysta inay reerka qudha e diinle yihii n
@asmaaxmed3729
@asmaaxmed3729 2 дня назад
Imisa habeen😂laagu seexdaa
@AbdiHakin-tf3ii
@AbdiHakin-tf3ii 2 дня назад
Horay usoco lipah ❤
@jidkahanuunka1374
@jidkahanuunka1374 2 дня назад
Hotelku waaba cidlee secml
@aminajama7768
@aminajama7768 2 дня назад
Kembinski sooka shaariqa ku yaal
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 2 дня назад
SHEEKADAN WAXANKA DHAGAYSTAY SHIIQ RUSHEYE IN UQOFKALE SI FASIRAY IN AJURAD AY GAALO ETHOPIAN KALA ERYEN SI AY DIINTU UFAAFININ SIDAA AWGEEDBKAL YAACEEN AX SORRY
@garaadmire7380
@garaadmire7380 2 дня назад
Alahu akbar alxamdulilah we should marry the beautiful ladies of rendile insha allah
@garaadmire7380
@garaadmire7380 2 дня назад
They where reer diinle in the original name they were all used to learn the Holly quran they pure somali Muslim masha allah
@garaadmire7380
@garaadmire7380 2 дня назад
Tutsi also is ajuran and they are somalians and they are our people
@garaadmire7380
@garaadmire7380 2 дня назад
They where originally ajuran subclan early time they had moved from somalia
@garaadmire7380
@garaadmire7380 2 дня назад
Rendile is our people when go to Kenya we live with them insha allah
@user-eh5qq4fb5f
@user-eh5qq4fb5f 3 дня назад
Wadankee kunolyihiin 😢
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t 3 дня назад
Nagada muustikada khayr hele
@Ilkacasemaxamuudkhadar
@Ilkacasemaxamuudkhadar 4 дня назад
Waxan is lahaa ertariya ayaa lagu xidhay waa lagu wayay sxb aniga oo rer hargysa ah
@Ozman-e7h
@Ozman-e7h 4 дня назад
Beciisa waa 424 dollars kawaran. Wa 56,000 one nights
@CabdiraxmaanmaxamuudMaxamuudca
Garanmaayo qofdhiiri galin kaamudan zxp guulayso
@alimahamoudali
@alimahamoudali 4 дня назад
🇩🇯❤️kempinski
@Yyfre
@Yyfre 5 дней назад
Xaramka kaliyaa oo saxdaa eeh Waa kaaba Eey sheydaanka Iska naar
@Cadaaniabdilaahi
@Cadaaniabdilaahi 5 дней назад
CHP WAA INISA 1 DAY AMA 30 DAY KASOO HADAL🥰
@user-farey
@user-farey 6 дней назад
Legend aad ayaan kuu daawan jiray balse waxaan is iri intuu safarka ahaa ayuu RU-vid ku jiraywaa laguu xiisay sahip waxaan jeclaan inaad kusoo wareegto africa oo idil ❤
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 6 дней назад
Legend
@Aboumahadsan8
@Aboumahadsan8 6 дней назад
Djiboutie❤home for ever bilicda africa🎉
@bongasasa3895
@bongasasa3895 6 дней назад
Meeqo shilin aa lagu jiftaa meshaan sxb!
@Ozman-e7h
@Ozman-e7h 4 дня назад
425 dollar 😅
@bongasasa3895
@bongasasa3895 4 дня назад
@@Ozman-e7h Yac! See camal discount xataa maleh somalinimo daradeed?
@ibrahimabdirahman5100
@ibrahimabdirahman5100 6 дней назад
Bro keep going go please to Sharaton hotel
@OmarMohamedhajji
@OmarMohamedhajji 6 дней назад
Ninjaa waxaa uujogi jirey kismayo marking dambe Qoxoti yaa laga qaatey waxuu jiraa Colombo ohio waxaa ladhaa Ali gulicha iyo Ali diqaa
@moussanourmoussa5290
@moussanourmoussa5290 6 дней назад
WAR ALX BERYAHAN INTED KA DHACDAY
@MaxemdXasan-kb4jo
@MaxemdXasan-kb4jo 6 дней назад
Asc Saanle waxa dhalay Ajuran aniga waxan away Waalamoge/Aurangabad iyagana waa Saanle/Ajuran waxay tageen 1736 miladiga Jabkii Boqortoyadii Ajuran
@MohaAmin-z1z
@MohaAmin-z1z 6 дней назад
Legend halkee lagu waye ninyahow❤❤
@abdisamadmohamed714
@abdisamadmohamed714 7 дней назад
Wow! She really looks like Somaliland woman.
@abdisamadmohamed714
@abdisamadmohamed714 7 дней назад
Walal Allaha kubarakeeyo. mansha'allah. Maanta wax weyn ayad ii faaideysay. Horay wan umaqle Rendille asal koodi iney ahayen Somali lkn faahfahin weyn uma heysin lkn hada alx waxbaa ii ifbaxay
@sharmakawarsame9378
@sharmakawarsame9378 7 дней назад
Nabigena moxamad scw waxoo leeyahay anikaa waxan lenahay aqiro galasha wexe leyihiin aduunka sxb aduun yadan yesan kuqadin dhal dhalaalked aduunka dholashisa wegaban tahay ogaaw
@sharmakawarsame9378
@sharmakawarsame9378 7 дней назад
Walahi wabashashe masha Allah lakini ni dunia tu rafiki
@idrissabdi2308
@idrissabdi2308 7 дней назад
Bentaaa
@mohamedabdi6593
@mohamedabdi6593 7 дней назад
Aad baad umahad san tahay da daal kaaga walaal
@HamdanAli-g5u
@HamdanAli-g5u 7 дней назад
Wa lagu waye masul jabuuti kugu dhagte
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 7 дней назад
Bro aad baan kuu Salaamaya, war ninyahow xagee baad ka dhacdey ? mudo laguma arag, where have you been ?
@caaqilyare950
@caaqilyare950 7 дней назад
Nio mivrophone soo iibso waxba lagaama maqlee
@abdulahibadri-yt2zz
@abdulahibadri-yt2zz 7 дней назад
Miskiin oromo waaye allaha isu calfo is aragtidooda aaniin
@IjaboHassan
@IjaboHassan 8 дней назад
Abow mcn legend welcome back mise you alot
@omarahmed-jl4hz
@omarahmed-jl4hz 8 дней назад
Mashallah beautiful Djibouti as usual...
@Axmedmaxamedcali-ts3xz
@Axmedmaxamedcali-ts3xz 8 дней назад
Welcome back bro
@user-mg7cp3zc4h
@user-mg7cp3zc4h 8 дней назад
Diri dhaba anoo yar baa iigu dambaysay eedaday baan lajoogay anoo yar fanaankii cumar dhuule ayaanu jaar ahayn alle haw naxariistee
@ahmedabdi696
@ahmedabdi696 8 дней назад
Waa wareey fasal wali dj buuti buu jogaa
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 8 дней назад
Ok!!!! Djibouti miyaad weli ku Sugan tahay ????waalagu Waayey, indhoweyd waxba maad soo dhigin(ALHAMDULILAH )🤲marhadaad nabad qabto🤲