Тёмный

#FINLAND 

HANOOLAATO
Подписаться 492 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Опубликовано:

 

24 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 39   
@canabumummmmm3608
@canabumummmmm3608 2 года назад
xildhibaankeena Suldaan ❤️
@ahmedkhailey927
@ahmedkhailey927 2 года назад
mashaa alaah waa wax yaaba dhiiri galinta kudayashada mudan u ah uma soomaali sida ninkaan dhalinyarada dhanka kale waa wareyso aad u qiima badan hadana dhaxal gal ah, mahadsanid ayaale waxaad tahay wariye aan jeclahay wareysigiisa
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 года назад
Mashallaah 💎🇸🇴💎💎🇸🇴🇸🇴🕋🕋🇸🇴🕋🕋🇸🇴🇸🇴🕋🕋🇸🇴💎💎🇸🇴💎🕋🇸🇴💎🇸🇴💎💐💐💐💐💐💐💐💐❣️❣️❣️❣️❣️🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶soo dhawow hawsha aad heysana allow kuu fududee Allaahu ma aamiin 🤲🤲🤲 o🇸🇴💎💐❣️🇸🇴❣️🇸🇴💎💐💐💐🕋🇸🇴❣️❤️
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 года назад
Masha Allaah allow idin xifdhi allaahu ma aamiin 🤲🤲🤲 hawsha aad h allow
@highflyer215
@highflyer215 2 года назад
What a humble guy, we need more people like him
@caqligaadaadeegso751
@caqligaadaadeegso751 2 года назад
Masha alah hanoolato iyo suldaan wa wareeysi ad qurxan mahadsanidiin
@cartancartan8452
@cartancartan8452 2 года назад
Inta badana barmaamujaydada wan ku xiranhy wanna n xisye Waana ku qiimo leh
@cartancartan8452
@cartancartan8452 2 года назад
Runti wlal waxd tahye wariye profovisonal ah aqono mnsha Allah keep going bro
@mahamudayshidindhabi4685
@mahamudayshidindhabi4685 2 года назад
Maashaa,allaah Tabaarakallaah. Aad baan ugahelay wareysigaan Suldaan waa wiil kudayasho midan. Inta badan dadkeenu markey caan noqdaan dadkooda ayey dib ugusoolaabtaan iyagoo utusa aduunka inaan nahay dad xun laakiin Suldaan waa qof qaadikara masuuliyada uu umadoodhan uhayo qaasahaan Soomaalida. Haloocodeeyo!
@ramlaabdillaahi3042
@ramlaabdillaahi3042 2 года назад
Masha alla suldaan guulayso hooyo ❤️
@safiyomacey182
@safiyomacey182 2 года назад
Mansha Allah
@mohammedbarre6100
@mohammedbarre6100 2 года назад
Great show brother and I joy your show brother Manshalah
@amii86
@amii86 2 года назад
Hanoolato wn ku salamy wareysiga fahad yaasin maad no falanqeysidoo waa ku sogooyaaye 🙏🏻🖤🕊
@Iskutashi
@Iskutashi 2 года назад
ninkaan professional waaye sabab uu waxaas ugu mashquulo meesha maba taalao
@amii86
@amii86 2 года назад
@@Iskutashi ya ku dirsaday adi!
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 2 года назад
Mashaa allah waa inan yar waa runtii waan aqaan wuu dadaalay
@mohammedbarre6100
@mohammedbarre6100 2 года назад
Great show brother and I ion joy your show brother Manshalah keep its up
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 2 года назад
Maashaallh sxb hore haloo socdo
@sakimmsaahid891
@sakimmsaahid891 2 года назад
Indrkay alle haku sharfo
@abdifatahahmed5242
@abdifatahahmed5242 2 года назад
Mansha Allah mudane xildhibaan Suldaan siciid Axmed
@ilyesmusse
@ilyesmusse 2 года назад
Sxb sarre ayaanle xuseen cabdi mahadsanid howsha aad inoo heyso horay usii wad waana kaaga mahad celinayaa waxaan rajeynayaa kanaalka inuu noqdo midka ugu sarreeyo
@jimcaaleaxmed6837
@jimcaaleaxmed6837 2 года назад
Mash allah suldaan ale haku ilaaliyo
@aqoontaislaamkabaro
@aqoontaislaamkabaro 2 года назад
CASHARO KUTUB DIINIYA KALO SOCDA BARTEENA RU-vid.KA MEELKASTO JOOGTAAN..
@aminacumar2657
@aminacumar2657 2 года назад
الله اكبر ilaahy ha isku kiciyoo gada
@bariyowshow2616
@bariyowshow2616 2 года назад
M.a
@aishahassanomar315
@aishahassanomar315 2 года назад
War ninka iweydi maxaa dadka jogaa vinlaand maxaa loosi wayay oo tagaay 2015 ila haadda 2022
@cabdirisaq4858
@cabdirisaq4858 2 года назад
Walwalkaada was
@nabaoonelmi5654
@nabaoonelmi5654 2 года назад
5 m 5k waye tirada dadka rasia haisku wacanina 2 weaks ayuu idinku luqluqanaa nabee😂😂🤣✌
@cabdirisaq4858
@cabdirisaq4858 2 года назад
Finland iyo sweden qabuuro ineey isku badalaan ubadi hadii nato eey ku biiraan ruushka dagaal nooc kasta ah waa udiyaarsanyahay
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 2 года назад
Talkings
@cadceedm.b6192
@cadceedm.b6192 2 года назад
😀😀 Wiilka Reer.Caynaashe Meesha ma Moholli iyo Gashaamo ayuu moodaya iyo in geel lakala dhacayo
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 2 года назад
Kan waxba ma oga
@yusufabdirahman5509
@yusufabdirahman5509 2 года назад
hhhhh waxey Noo balan qaadeen kula haa Ninyahow Ninsiyaasi ah oo wax walba og ayaaba eheedee in Ukrainien loo soo duceenayo waad ogtahayee maxaa u leedahay Garab ay na siinayaan waa la idinka waalayaa ´ armaa aragtaan idinkoo la idiin soo duceenayo.
@somcana
@somcana 2 года назад
War beenta ka daa. Dadka
@muqdishomediaanetwwork
@muqdishomediaanetwwork 2 года назад
Subscribe ka haa ila dhaafina saaxiibayaal
@Horumarka
@Horumarka 2 года назад
#TO HANOOLAATO #2021 Isha ayaan ku haynaynaa kiiska IKRAN TAHLIIL waa balan qaad kiina ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-cClbm0Xhe_k.html
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 2 года назад
Masha Allah
Далее
У БЕЛКИ ПОЯВИЛИСЬ КОТЯТА#cat
00:20
TURKEY | A Muslim Superpower?
13:52
Просмотров 91 тыс.
FINLAND: XAALADDA SOOMAALIDA SHARCI LA'AANTA AH
6:05