Тёмный

FREELANCER: 4 Website oo $50 ka shaqaysan kartid 

Eng. Abdishakur Mohamed
Подписаться 139 тыс.
Просмотров 125 тыс.
50% 1

Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
✅Subscribe
🔔Notication-ka furo
🟢Koorsada ka dalbo website keena
👉abdishakur.me/student-registr...
Telegram: t.me/abdishakurhm/

Опубликовано:

 

11 авг 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,3 тыс.   
@king__mjkm354
@king__mjkm354 Год назад
Ninki faido leh lagu farxa hadalkisa wlhi my teacher 😍 full respect
@Lifematters-hu1wg
@Lifematters-hu1wg Год назад
lagend
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Год назад
Hadii uu jiro mowduuc aad xiiseenayso fadlan comment ku soo qor Mahadsanid, farriimaha gaarka ahna kala soco Telegram-ka t.me/abdishakurhm/
@FOONSI18
@FOONSI18 Год назад
Ok
@xusnishaafiahmed8645
@xusnishaafiahmed8645 Год назад
MahadsaniD ustaad
@cawilzaahim5712
@cawilzaahim5712 Год назад
Nio maxuma inaan barmaamijyada lasocdo maxumee laso dhaqso videoyada shaqalan ayaanu nahy
@nimcocabdilahi5435
@nimcocabdilahi5435 Год назад
Hye
@fadumamohamuth391
@fadumamohamuth391 Год назад
Aniga hda aya ogadey
@wahiibabdilahi8792
@wahiibabdilahi8792 7 месяцев назад
Zxp hadda ogaaday laakin😂😂,keep going ku leyahy muddo ilaa 3 maalin ah hadda kugu xidhanahy thanks Brother
@carabeetocade
@carabeetocade Год назад
Niyahow macalin ayaad ku fivan tahay Saad u sharxaysid keep going god please you I wish happiness all the tkme♥
@kingdeck5079
@kingdeck5079 Год назад
Mahadsanid Sxb Qali Deeq abdullahi (abaal marinta 5:24)
@user-zw1tn6gm8h
@user-zw1tn6gm8h 8 месяцев назад
thanks teacher❤👏
@mohamedabdirashid8503
@mohamedabdirashid8503 Год назад
Mahadsanid Ustd Abdishakur
@updullahiosman1881
@updullahiosman1881 Год назад
mahadsanid ustaad Abdullahi Abdirisak (Abaal marin 9:03 Am ) mahadsanidiin
@sacduuniqrux
@sacduuniqrux Год назад
Wlhi adigoo kale dunida wey ku yar yihiin illah ajar hakaa siiyo sida wngsan oo wx wlba noo tusiso🙏🙏😘
@Abdirisack94
@Abdirisack94 Год назад
Masuul wa xaa tahay xirfadle qalbi fiican oo dadkiisa dadaalka ku dhiiri galinaayo fahanka rabi hakuu sii siyaadsho
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Год назад
Thanks bro
@muscabahmed5160
@muscabahmed5160 Год назад
Sidaan isbadal ku sameynaa sxpow shaqo laan ayaan xafadaha la fadhinayee bal iso cawi
@layaadan
@layaadan Год назад
Wll ma I cawin krtaa ne
@amranmanka9684
@amranmanka9684 8 месяцев назад
​@@AbdishakurHM wall link away
@CimraanCimto
@CimraanCimto 3 месяца назад
❤​@@AbdishakurHM
@wllmk7516
@wllmk7516 Год назад
Kii ugu runbadanaa yutuberadii somali full respect teacher
@mohamedabdirahman6388
@mohamedabdirahman6388 Год назад
Mahadsanid ustaad Abaalmarin ( 5: 01 )
@caadilmaxamedxuseen3331
@caadilmaxamedxuseen3331 Год назад
M.a ustaad I hope more information inaan ka faaidi doono insha allah
@nadahussein6860
@nadahussein6860 Год назад
[Nadia Hussein] 10:50 ❤ waa ku mahadsan tahay sida aad u dhiira galinayso dhalinta somaliyed thanks bro ❤❤wana u share garaynaya all asxabtayda thanks ❤
@abdullahihassan8639
@abdullahihassan8639 Год назад
Wow mansha allah this is the really teacher wlhi abdishakuur mamsha allah god pless you teacher
@osmailabdille7345
@osmailabdille7345 Год назад
My name is Osmail Yunis I watched and shared to my friend at 12.24am 14 Nov,2022, the Video explanation is fantastic and I like the sprit of your talent.(abalal marin)
@canabshc.salaam8887
@canabshc.salaam8887 Год назад
Allah hakucaaweyo marwalbo
@abdirahimhussen6656
@abdirahimhussen6656 Год назад
Mahadsanid ustadi Abaal marin
@tariikhtowbah4346
@tariikhtowbah4346 7 месяцев назад
Real teacher❤❤❤❤
@SomaliOnlineMoney
@SomaliOnlineMoney Год назад
*Keep going ustad *
@wiilyariis3497
@wiilyariis3497 Год назад
Nin wax party guuleyso wllkey👌👏
@zakariasaidnor2692
@zakariasaidnor2692 Год назад
Mahadsanid ustaad
@izaugaasizaugaas
@izaugaasizaugaas Год назад
Mahadsanid Ustaad
@tayasiryamani5857
@tayasiryamani5857 Год назад
Zxp qli hore usoco😍👍
@abshirxasan4304
@abshirxasan4304 Год назад
Asc mzl keep going 10 qof ayan share udhahy mzl like afka hore waye isoqabo plz
@abuukarrooble8160
@abuukarrooble8160 Год назад
Mahadsanid wll abuukar rooble
@OsmanAbukarHassan-sl2cn
@OsmanAbukarHassan-sl2cn 6 месяцев назад
Shukran ustaad (Osman caato 7:28AM)
@hassanqoslaaye916
@hassanqoslaaye916 Год назад
Ustaad Xaadir
@hassanqoslaaye916
@hassanqoslaaye916 Год назад
Ustaad ( Fiverr)noosoo badi next Vidio more information insha Allah
@fardosomaxamedcabdi3111
@fardosomaxamedcabdi3111 Год назад
Ustaadi waad mahnsantahy mantaa iku gaa horeeysa waakuku cusbahay thnks
@sacdiyosiman374
@sacdiyosiman374 8 месяцев назад
Mahadsanid sacdiyo siman 4:41
@libansarcad2381
@libansarcad2381 Год назад
Masuul wad mahad San tahay hore usoco madaxa ayaad nosaran tahay
@ubahabdi1637
@ubahabdi1637 Год назад
Manta baan arkey video gaaga och wax badan baad noo sharaxdey Wllshey oo isoo sher iso tiri way mahdsan tahy
@axmedabiib1862
@axmedabiib1862 9 месяцев назад
Mansha allah mahadsanid ustaad magcygu waa Ahmed Abiib ( 11:30)
@hamseceeroofficial3811
@hamseceeroofficial3811 Год назад
Maasha allah soobadi ustaad Hamse Abdilahi
@gurey24
@gurey24 Год назад
I really liked him as a teacher
@Lifematters-hu1wg
@Lifematters-hu1wg Год назад
so
@Xafsociise4690
@Xafsociise4690 8 месяцев назад
0labeled
@siidiipro1
@siidiipro1 Год назад
Ustad wax shaqo ah mahaayo lkn waxan rajena inad igu cawin doonto insha allah
@hananluckylucky3707
@hananluckylucky3707 Год назад
Thank you for your brilliant personality for giving us a lot of information about freelancing. Hanna Omar ( abaal marin)
@fadumosahra9194
@fadumosahra9194 Год назад
Abaalmarin
@aqadirhassan
@aqadirhassan Год назад
Maansha alaa
@leyloabdirahmansheikhalile604
Mahadsanid wll
@marianaria5018
@marianaria5018 Год назад
mahdsanid pro hormar wacan👊
@maxamudcumar5343
@maxamudcumar5343 Год назад
Waxaa tahay role model keyga insha allah wa dadali dona ilaahna haila garab galo
@cabdixakiinsalaad914
@cabdixakiinsalaad914 Год назад
Ustaad 4-ta website haday iskumid yihiin hal aan Ka qaadano oo aan isku raacno si kaas information bdn aad inoogu soo sheegto ani ahaan fiverr ayaan dhihi lahaa inaad information bdn inoogu soo sameyso mahadsanid in bdn
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 Год назад
(Abaal Marin)
@AadamIbraahim-cp7vo
@AadamIbraahim-cp7vo Год назад
M.a wllh waad isoo jiidatey ustaadi waxaan kuleeyahy keep going
@shamso120shamso3
@shamso120shamso3 Год назад
Mahdsanid techer respect 💯🙏❤❤❤❤shamso
@omarabdiabdirahmaan6153
@omarabdiabdirahmaan6153 Год назад
Congratulations, congratulations, friends, for the award
@dhddhd867
@dhddhd867 Год назад
Anigu waxba maan fahmin 🥺
@awilalimohamud5320
@awilalimohamud5320 Год назад
Ustaad aaad iyo aaad ayaad u mahadsantahay waxbadan ayaana ka faaiday freelance jobs waxa ay tahay iyo faaidooyinkeeda mahadsanid ustaad (Abaalmarin 14:30 )
@safaosman7001
@safaosman7001 6 месяцев назад
Maxa laqawanaa
@awilalimohamud5320
@awilalimohamud5320 6 месяцев назад
@@safaosman7001 adoo gurigada jooga ayaad si fudud lacag u samaynaysa waa marka aad barato macnaha iyo shaqada freelance
@raxmamaxamed3004
@raxmamaxamed3004 Год назад
Thanks ustaad waxbadan baan kaafaiidnay
@mohamettsamadon3987
@mohamettsamadon3987 Год назад
Do I need a degree for Upwork?
@barig3710
@barig3710 6 месяцев назад
no you need a skill only
@apdinouromar2851
@apdinouromar2851 Год назад
Wlhi ustadii wax weyn ayaan ka fahmay dhab ahaan business online ma aaminsanen balse dhab ahanti hada wax weyn oo lataban karo ayaan ka fahmay ustadi muqaladadana bilaw ila dhamaad wan dawady In.a intan iyo inka badan inan ka fahmo ayan rajaynayaa💗💗
@c.risaaqmiishaar967
@c.risaaqmiishaar967 Год назад
Apdi nour Sxb hada ma ku shaqaysa xirfadagan pls iga so jawab canputer la aan ma uga shaqayn kara
@ELyasissack
@ELyasissack Год назад
​@@c.risaaqmiishaar967 Haa maxaa diiday ?
@mssqosol
@mssqosol 8 месяцев назад
Maku shaqysaa bro iiso jawaab pls
@areysgacal3463
@areysgacal3463 Год назад
M.A ustaad tnks inbadan
@Ciise-xalfoley
@Ciise-xalfoley Год назад
Masha Allah ustasd/ m ciise cabdi
@FOONSI18
@FOONSI18 Год назад
Pin
@sudaysiabdikariinibraahin5420
Sudaysi abdikariin ibraahin(dr.xabeeb)
@maxamuudbare5874
@maxamuudbare5874 Год назад
Masha allah wlhi waa barnaamij aad u fiican anana waan ka faaiidnay
@yaasiinabdi3149
@yaasiinabdi3149 Год назад
Thanks my teacher 👨‍🏫
@abdirahmanaadanmrjunior3787
@abdirahmanaadanmrjunior3787 4 месяца назад
Imminkadanbaan videos kaaga daawanayaa ee majirtaa tolow lacagta aad bixinaysid bro Lacagta kasokow waxbadanbaan kaa faiiday ee waad mahadsantahay ❤
@adansaleban3131
@adansaleban3131 Год назад
Maasha alh ustaad wax badan baan ka faa,iidnay
@maymunabdimiimi4555
@maymunabdimiimi4555 8 месяцев назад
Ustaad fiicnan laheda inan sanad kahor kugu so biiro thank u ustaad 😊
@Princess_amiiSh
@Princess_amiiSh 11 дней назад
7bilood Iga soo horeysay wax talaabo ah ma qaaday wlshei❤
@Mychanelpage
@Mychanelpage Год назад
Thnks ustaad💯👍
@mahamedahmedmahamedcalanle
@mahamedahmedmahamedcalanle 6 месяцев назад
Mahadsanid
@hafayariisey8819
@hafayariisey8819 7 месяцев назад
Thank ustad ❤🎉
@user-wi3gv4sl9f
@user-wi3gv4sl9f 11 месяцев назад
Xabiibo bashiir (Abaalmarin 17:24)
@sacdiyosiman374
@sacdiyosiman374 8 месяцев назад
Mashallah mahadsanid video manta baan arkey waxa badn baad noo sharaxdey
@yousefchannel7892
@yousefchannel7892 Год назад
Thanks bro Yusuf tartame
@shoaibabdela
@shoaibabdela Год назад
Thanks brother ☺️
@abdisalaamhassanali6503
@abdisalaamhassanali6503 Год назад
Mahadsanid cbdi shkoor magaciygowaa cabdi xasan ikodar wll mcn
@SadaamSista
@SadaamSista 7 месяцев назад
Thanks ❤ ruuradiin walhy sifting
@ilwaadosman8940
@ilwaadosman8940 Год назад
Shukri osman (Abaal marin 2:53)
@AxmedSh.ibraahim4856
@AxmedSh.ibraahim4856 Год назад
Axmed sh.ibraahim
@asmaaasmiita-ye7jp
@asmaaasmiita-ye7jp 7 месяцев назад
mahadsanid Wllkey
@LuqmanShuaib22-mp7yn
@LuqmanShuaib22-mp7yn 11 месяцев назад
Thanks macalin
@NimcaAdem-wz5nn
@NimcaAdem-wz5nn 3 месяца назад
Mahadsanid waxbadan kaa faaidey ilhy hakaa abaalmariyo wlo
@user-dr8dv5zi9d
@user-dr8dv5zi9d 8 месяцев назад
jasakalaaH wll miisanka xasanaadka alle hakugu daro Amran(Abaalmarin 111:23)
@kaltumapdallah1711
@kaltumapdallah1711 Год назад
Kaltuma mohamed (Abaal Marin 03:01) Allah kuxafiido❤
@mohanarden170
@mohanarden170 Год назад
ustd tnks
@MarwaanYarre
@MarwaanYarre Год назад
Maclin mahdsanid
@Axmedmohagohe-gm4oh
@Axmedmohagohe-gm4oh Год назад
Waa muqaalkii igu horeyey ee aan dawado
@saidadan5378
@saidadan5378 Год назад
Thanks wll wxaad inoo furtay indhaha (saacid adan)
@arwaquruxey944
@arwaquruxey944 Год назад
Allaha ku barakeeyo wll
@shukri-abdiaziiz
@shukri-abdiaziiz 11 месяцев назад
Sumayo cumar (Abaal marin 8:30)
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 Год назад
Thanks Walaalkey
@umuafnaanonlinejamac1211
@umuafnaanonlinejamac1211 Год назад
Thanks wll abalamaiytii meday
@user-qm6lh7lj4m
@user-qm6lh7lj4m 5 месяцев назад
Upthulaahi Ibrahim Isacck (Abaal Marin 1:46)
@ismaaciilmaxamedaadan6995
@ismaaciilmaxamedaadan6995 10 месяцев назад
Big Respect bro
@user-gv1ep7vj9l
@user-gv1ep7vj9l Год назад
Macalin rabbi haku xifdiyo
@juxaahmee3539
@juxaahmee3539 Год назад
Masha allah waa idin baahanahay waaba naga soo daahdeen
@hakiimiahmed3419
@hakiimiahmed3419 Год назад
Hakiimi ahmed Abaal marin [9:00] Thanks ustaad
@faafintadacwada7271
@faafintadacwada7271 2 месяца назад
Masuul shukran(Abaal marin)
@user-vc8vv3gr6t
@user-vc8vv3gr6t 11 месяцев назад
Thanks again
@abdimukhtar9016
@abdimukhtar9016 6 месяцев назад
waa sufi muqtar abdi
@user-jx1eu8qd5j
@user-jx1eu8qd5j 6 месяцев назад
Thank u really ❤
@CabdiqaniMaxamed-fk5gb
@CabdiqaniMaxamed-fk5gb Год назад
Abdishakuur abaal marin🎉
@user-lh8uw8to2c
@user-lh8uw8to2c 8 месяцев назад
Thanks ❤
@munoabukadirgeeseey3335
@munoabukadirgeeseey3335 10 месяцев назад
Thnks
@ranialaurrent1234
@ranialaurrent1234 7 месяцев назад
(Abaalmaarin 16:05) mahadsanid
@user-nr5jz1bq2h
@user-nr5jz1bq2h Год назад
Thnk my teacher
@xamsexadaari7737
@xamsexadaari7737 Год назад
Magacaygu waa hamse mohamed jama ( abaal marin 1:44) jazakallah khayr🎉
@shakra143
@shakra143 9 месяцев назад
Abdishakur ( Abaal marin 21:23 )
@hanadabdiqadir4557
@hanadabdiqadir4557 Год назад
Haa wryaa samiir wye wiilka ka bryy mogadisho laundry😊
@user-zf6tj7gy4d
@user-zf6tj7gy4d 5 месяцев назад
Maansha allaah
Далее
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
НУБ ИЩЕТ ЖЕНУ В GTA SAMP
22:34
Просмотров 197 тыс.
How to win a argument
9:28
Просмотров 299 тыс.
5 SHAQO: Sidee lacag looga sameeyaa Internet-ka?
31:06
Просмотров 169 тыс.
Sidee Shaqo Looga Helaa Upwork si DEG DEG ah!
8:11
Просмотров 13 тыс.
Free Course: Blogging sidee lacag looga sameeyaa?
46:24
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16