Тёмный

Friday iyo Faido Bishii May saving challenge, Ha dhayalsan lacagi waa lacag. Live intentionally💵💵 

Dhaqale iyo dhiirigelin Channel
Подписаться 8 тыс.
Просмотров 758
50% 1

Опубликовано:

 

8 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 32   
@fardosahade5470
@fardosahade5470 3 месяца назад
Mashaa allah Hambalyo Hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Aniga 25€ sefgareeyaay 5jimco aheed Mai.
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 3 месяца назад
Masha Allah habibti ilahow ku barakee Hambalyo ❤️❤️❤️👏👏
@namelos2963
@namelos2963 3 месяца назад
🎉🎉❤❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 3 месяца назад
❤️❤️❤️
@hodoadam1672
@hodoadam1672 3 месяца назад
Wcs wll thanks Friday iyo faaido anigu wax badan ka faiday last year bn idinkuso xirmay
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 3 месяца назад
Masha Allah macanto Allah ha ku siyadiyo. ❤️❤️
@freuhassan8175
@freuhassan8175 3 месяца назад
Mansha Allah tabarakalllah Allah nobarakeyo dhanteen kuwa wax dhgta alllah naga dhigo aamiin
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 3 месяца назад
Ameen habibti Allah ha inoo barakeeyo. Thanks love❤️❤️❤️
@user-sk6gj9mx1z
@user-sk6gj9mx1z 3 месяца назад
Asc huno machallah ❤❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 3 месяца назад
Thanks love❤️❤️❤️
@nasracali1316
@nasracali1316 3 месяца назад
Aniga 3di bilba 10garm dahab ah sef gareya hada 22 garam haya alx adigana ka danbeyay inan wax mel dhigto kheyr alaha ku siyo ❤ fidiyow yadada mid ima dhafo wanba ku cel ceshtaa
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 3 месяца назад
Masha Allah ilahow ku barakee oo ku siyadiyo qaali,wad dedashay macanto Hambalyo 👏👏. Thanks habibti support kaga❤️❤️❤️
@UmSAfa-hr1qj
@UmSAfa-hr1qj 3 месяца назад
Wcs abayo macanto barakallhaa illow kubarakeey hanatiidaa nadiyo quruxey horu marakaguu wa keeygaa guleyso
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 3 месяца назад
Ameen habibti sharafey thanks qaali Sufi kale horumarkagu waa kayga, guul iyo khair badan ku rajayn macanto. Thanks❤️❤️❤️
@adnaomarchannel123
@adnaomarchannel123 3 месяца назад
Anagoo ka kooban 8 caruur io hoyadod guru kari ah ma daganin muqdisho ayan daganahay waxaa nasoo gala 260$ 100$ Raashinka 60$ Adeega 22$ Carurta dugsigoda 24$ SCHOOLKA 10$ biyaha 8$korantada 2$qashinka Intas totla waa 226$ Waxano hara 34$ wixii sobaxa iskaga dabarno
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 3 месяца назад
Masha Allah ilahow idin siyadiyo oo ha idin barakeeyo, Muqdisho waa nimco meel la mida ma jiirto wadanka. Ilahow nabad inoga dhiig. Thanks macanto, hooyo sharaf leh ku dhashay masha Allah ❤️❤️❤️
@adnaomarchannel123
@adnaomarchannel123 3 месяца назад
@@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 aaamiin allow noo siyaado dhamaanteen
@sahranuur5931
@sahranuur5931 3 месяца назад
Ascm nadiya wanku salamay wall qaali waxankujecelahay wall qaali mudo labo sano iyo badh ah ayan kugu xiranahay hal video kaa ah imadhaafo hadana waxba iskama kaybadalayaan markan waxyar ururiyaba qof ayan siinaya adeeg iyo Somalia ikala qabsatay aad ayan ugaxumahay hadana isma badalayo waxanka qaday niyad jabadan waxanka raba inad labarkaga isiisid adiga o rali wall talankaga bahanaye
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 3 месяца назад
Ws wr wb, waa ka qaday habibti salamay sharafta leh, wana ku salamay qaali. Macanto thanks inaa igu xidhantahay. Waa ka cumahay inaa niyad jabto Insha Allah khair noqon. Waynu xalin oo qorshayn Insha Allah. Number waa 804-290-3447 WhatsApp iga soo message garee habibti. Thanks love ❤️❤️
@sahranuur5931
@sahranuur5931 3 месяца назад
Danks wall qaali haye
@user-ps6gi4rj3q
@user-ps6gi4rj3q 3 месяца назад
Masha Allah xabiibti alle haynoo barakeeyo Anigu bishan ayaan idinla bilaabay $400 ayaan meel dhigay madama bil biilka laygu siiyo Walahay farxad ayaan dareemayaa iyo inaan waxtari doono mardho dadkayga baahan Inshaa Allah
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 3 месяца назад
Masha Allah habibti Hambalyo 👏👏, ilahow ku siyadiyo oo ku barakeeyo. Waa farxad Insha Allah wad tarin dad kaga iyo naftadaba sii wad qaali. Ilahay ha kugu guleyo dedalkaga. Thanks 👏👏❤️❤️❤️
@caashaismaaciil6224
@caashaismaaciil6224 3 месяца назад
Asc wllo qaali wan kusalaamayWaxa kasta waa qaali aniga hargaysa ayan jogaaniga$650yaa biil lay siiya waxan haysta 3caruura 150 raashinka iyo caanaha ilmaha 150 khudrada iyo hilbka 50 biyaha 45 laydhka 5xashiishka 60 gabadh dhaqaalaha 20 gaaska 50 waxan ubaahdo 100 hagbada Waxa dayna laygumalaha
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 3 месяца назад
Ws wr wb, Masha Allah Macanto ilahay ha ku barakeeyo, Waa run wax kasta waa wali garobeen. Adeega iyo hilibka sidee uu adeegata ma malin kasta mise week? Sii fican uu qorshaysan Allah ha ku siyadiyo. Waa ka helay budget iyo sida uu qorshaysay Allah yaa bariik 👏👏. Ma share gareeya isoo jawab macanto. Dadka aan jeclahay inan ogado kharashkoda tahay oo sii fican ugu nool lacagtoda reer qubana ahayn. Thanks macanto❤️❤️❤️
@caashaismaaciil6224
@caashaismaaciil6224 3 месяца назад
@@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 haa habbti wad share garayn karta lkn anigu caruurta wax barashadooda mabixiyo iyo Internet iyo wixi soo kordho hadu ilmaha xanuusto oo kale inanta gabadha shaqaalaha ah waa nadaafada oo kaliya jikadayda aniga aya maamula adeegana 10kii cishaba mar ayan soo adeegta khudaar iyo hiliba digag kaluun galinka dambe ayan suuqa kasoo adeegta ka hore waa qaaali
@nasracali1316
@nasracali1316 3 месяца назад
Dadkaan faatalinta ah abayo iska daa aad so qadato dalka waa barwaqo wax walbana wa raqiis aniga 700 ilaa 800 iso gasha sasee tahay alx 250 ayaan isticmalaa inta kale dahab galsha gbar icawisa wa ijogta oo lacag ah alx wadanka wa barwaqo hadba sida wax uqor shesato waaye da,dii 5nad calosha ku wadaa alx
@user-ni9gv3fo9l
@user-ni9gv3fo9l 3 месяца назад
Aniga dadka noocaada kalaan jeclahay ee wax dhaaqaleysto Bal na bar wall seed. Isugu filneysiisa waliba dhankaa cuntada ayaa dhib ku qabna caano cuntadi iskuulka lacagti adeega noo faaiidey allaha ku barakeeyo
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 3 месяца назад
Macanto fatalintu miyanay cay ahayn? Mise ana somaligi iga lumay? Dadkan waa dad qurbaha ka yimi walal intifa badana wadanka weli lama qabsan waxaynu ibsadan wixi ilmuhu qurbaha ku çini jireen sudan maqlay. Lakiin waa run dadka wadankii joga waa ka ka raqisaysan yihiin. Adiga mad tada nala qaybsatid ani wax ka barano ee. Dadku a macanto isku kharash ma ahaa ogow taas. Dadba $300 ku nolol fican kaga nool. Thanks qaali
@nasracali1316
@nasracali1316 3 месяца назад
@@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 habo cay maaha ee wa canan waxaan dhahnaa dadka lacagta wax walba ee arkan ku gada ayaan fatal waye dhahnaa dadka dabaqyada leh saraha leh hadey fataali lahayen mey lahaden waxba aniga wey isoo martay maraan fataali jiray lkn hada dhaqalaha uso jestay
@nasracali1316
@nasracali1316 3 месяца назад
@@user-ni9gv3fo9l lacagta intadan helin qorsha yelo go,aan yelo marka ugu horeyso adoon wax gadin intad ubahantahay oo lagama maarmaan ah xisaabi oo mel kuqor inta kuso harta meel adan uga daba tagi karin gasho kaso qaaad in lacagti aad heleysay intas laga jartay 🤣 markas inta kuso hartay isticmaal dharka 5ti bilba mar gad ha isku warerin waxDan gadi karin
@user-ni9gv3fo9l
@user-ni9gv3fo9l 3 месяца назад
@@nasracali1316 dhaar yaaba gaadho cunto iyo caano bey lacagta IgA wada baxda iyo internet kkkk ciida bis dhar gata
Далее
5 Ways to Set Up Your Budget in Monarch Money
20:31
Просмотров 10 тыс.