Тёмный
Dhaqale iyo dhiirigelin Channel
Dhaqale iyo dhiirigelin Channel
Dhaqale iyo dhiirigelin Channel
Подписаться
This channel Insha Allah waxaynu iskula wadagin sida lacagta loo save gareeyo, budgeting, goal loo sameysto, adeega, lifestyle, beauty, isku dhiirigelin iyo inago fikradaha isku dhafsana Insha Allah. Soo dhowada

This is all about budgeting, saving, paying off debt, and organizing your money while you live and enjoy the life you desire Insha Allah. Also waa sharing lifestyle and is dhirigelin.



Saxiib xaan iyo Dembi badan sidee ula xajoon?
13:00
3 месяца назад
Комментарии
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 3 дня назад
Abaayo caruurtaada 1 ka dhigo ayagaa ku hursan oo ku anfacaya tankale isdeji duceyso isquraan saar hadaad is waasho naagta cusub waa uguul asna wuusii jeclaanayaa caruurta ha iska soo celin shaqaalo qabso caruurtaada iyo naftaada ku mashquul naag waxba kaa qaadi meyso mareykan joogta oo ilmo haysata oo laga yaabo in ay shaqeyso wey daalantahay
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Masha Allah waa taalo aad uu ficaan khair badan Allah ha ku siiyo, ilahay culayska ha ka kor qaado. Thanks habibti❤️❤️
@UmuSafa-j7b
@UmuSafa-j7b 4 дня назад
Asc nadiyo abayo mailaso halii karata waku bahaanay macanto
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Ws wr wb, Haa macanto Insha Allah Snapchat number kaga ama message iga soo diir. Snapchat waa Naturally Nadia. Thanks qaali❤️❤️
@UmuSafa-j7b
@UmuSafa-j7b 4 дня назад
Asc nadiyo abayo mailaso halii karata waku bahaana macanto
@hodoadam1672
@hodoadam1672 4 дня назад
Aad iyo aad qorshe wayn baan leyahy ilahy hainugu guuliyo qorshayaashena
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Ameen macanto Allah ha ku fududeyo ❤️❤️
@hodoadam1672
@hodoadam1672 4 дня назад
Wcs xbbti naadia qaliyey waku ficanahay wakhtiguna wu ordayaa runti ilahy wakhtiga allah haino barakeeyo Walow Saan ku waday uusan noqonoo hawlo iga so dhex galeen lkn Wax waa save gareyay Masha allah
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Masha Allah macanto sumo xataa waa faido, Waa run sagar iyi guri tan ku soo galay. Ilahay ha ku fududeyo qaali. Thanks ❤️❤️
@hodoadam1672
@hodoadam1672 4 дня назад
Wcs xbbti naadia qaliyey waku ficanahay wakhtiguna wu ordayaa runti ilahy wakhtiga allah haino barakeeyo Walow Saan ku waday uusan noqonoo hawlo iga so dhex galeen lkn Wax waa save gareyay Masha allah
@Nora-lq2gt
@Nora-lq2gt 4 дня назад
Masha’allah tabarakalah❤❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
Thanks habibti❤️❤️
@foos4126
@foos4126 7 дней назад
sax anaaba lakulmey qof islameed snapkiisah sawir laga soo qadey iyo vidiow malin walbo leysoo diri jirey maan aron aan ku arko
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 7 дней назад
@@foos4126 lol ilayn wad sigatay, haye Maxa dhacay marka?? Ilahow na xafid. Thank macanto❤️❤️
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 7 дней назад
Mashallah nadia sifican baad ula talisay. Number 1 priority waa caruurtada ee maskaxdada deji
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 7 дней назад
Thanks macanto Ameen Allah niyada ha uu qabojiyo,❤️❤️
@freuhassan8175
@freuhassan8175 7 дней назад
Inta hooyo iyo caruryeda africa loso celiyo si carurta wax lobaro nimanka ma oga miyaa in carurta dhib lagu hayo hooyada marwalbo ilmahade ayey udhimata halka raga eyna waxas qoriin ilHay qalbig ha uwabojiyo walasheen
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 7 дней назад
Meel kasta hooyo ilmihii haysa ninka dantisa uu daran, inta badan waba ka faidaystan intay rerka diraan bay naago kale gursadan oo miskinta buuq ku furaan. Allah baa uu maqan dumarka somaliyed. Thanks love
@annaahmed2564
@annaahmed2564 7 дней назад
Qalbigaaga alle s.wc Haku qaboojiyo don't worry keep your children safe waa waano wanaagsan weeye nadiya mssha alaah thanks for sharing qaaliyeey sabar jamiil don't worry thanks nadiya..
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 7 дней назад
Ameen macanto Allah ha xifdiyo miskinta, arin aan sahlanayn qofka ku jiira uun baa daremaya. Ilahow Ina xafid. Thanks qaali❤️❤️
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 7 дней назад
Wa xanun haiska furto ayadho nairobi jogto Allahey Allah kaah maxamili karo carurtadha korso hata hadu nairobi imadho ilmihisa hasoboqdho Dayuska
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 7 дней назад
Waa xanuun Allah ha uu sahlo, but iska fur odhan mayo oo reer dhisan dumin mayno , Iyada goanka leh but Allah ha xifdiyo qalbigana ha uu qabojiyo. Thanks qaali❤️❤️
@annaahmed2564
@annaahmed2564 7 дней назад
Codkaaga waa fasiix
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 7 дней назад
Thanks love❤️❤️
@annaahmed2564
@annaahmed2564 7 дней назад
Xabiibtii you deserved like iyo sharkaba waxaa tahay qof fican baa tahay abaayo wacya galinta ada aad baan aga helaa xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey.
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 7 дней назад
Thanks habibti❤️❤️❤️
@annaahmed2564
@annaahmed2564 7 дней назад
True True True xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey.
@shamsomohamud3749
@shamsomohamud3749 8 дней назад
Sifiicanbaad ula talisay Abyo caruurta number 1 ha ka dhigo ayagaad dhashay ❤❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 7 дней назад
Ilmaheda xoga ha sarto nin waa nin isku halayn ma leh, you never know what he will do. ❤️❤️
@munohasan3912
@munohasan3912 8 дней назад
Qalbiga Allah u qaboojiyo nadiyo si ficaan baat ula talisay mashallah ha diibo uu ku beelayo meshaad ha joogto ha is atkeeyso oo ilmaahda korso
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 7 дней назад
Waa kugu racsanahay ilmaheda ha korsato,, haday xamili waydo oo cafimadkeda dhiib ku jirona iyada goanka leh..Allah ha uu fududeyo hana dejiyo. Thanks qaali❤️❤️
@hodoali5714
@hodoali5714 8 дней назад
Runtaa wlo walaahi xidhoodkii waa uu burburay 😢
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 7 дней назад
Aad iyo aad ❤️❤️
@user-bs3wt4ez3c
@user-bs3wt4ez3c 8 дней назад
Masha allah nadiya walaal fican uu ilaahey nasiye baatahay allah noka xafido farxad oo dhana allah agtada dhigo talaadaa aad siisay tala kawanaagsan man maqleen masha allah qofki ugu wanagsanaa oo talo laweydiisto aya allah wafajiye gabadhan Ana waxan leyahay abaayo qaado taladaas qalbigana allah ku qaboojiyo maseer waa xanuun badanyahay
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 7 дней назад
Shukran habibti, cafimadkeda ilahay ha uu siyadiyo kasa mühim ah, hana qabojiyo maser waa dhiib iyo xanuun Waa runta. Thanks macanto❤️❤️
@CanabMacalin-mt6ol
@CanabMacalin-mt6ol 8 дней назад
dantada iyo danta carurutada firso
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 7 дней назад
Thanks macanto❤️❤️
@CanabMacalin-mt6ol
@CanabMacalin-mt6ol 8 дней назад
Qalbiga allaha uqabijiyo
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 7 дней назад
Ameen macanto❤️❤️
@user-bs3wt4ez3c
@user-bs3wt4ez3c 8 дней назад
Asc walashey nadiya qurux badan se iitahay xageena alxamdu lillah abayo gabdhahan wey isku ciyarayaan diniyan caqliyan iyo argti ahaan dadnimadooda bey ku ciyarayaan marka allah xaqa hatuso waxaa fican dhagtaada iyo afkaka in ay ismaqlaan qof aad shalay waxaa isku qabteen waxa karsaneseen mesha sexaneysay lagula socday manta see uga dhadhicun saanee eheed yaa karumeysanaya bal ee wixi lagugu ceyn lahaaa adaa kensaday aduun ahaan akhirana dabi waaku yalaa kalmadkasata waa laga xisaabin allah sohadeeyo gabdhaha lacgtii baa meel daran la gashay❤❤❤❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 7 дней назад
Haa macanto hadhow intan baa lagugu cayin, wixi tegayna waxba kama qaban kartid oo tahee, waxa hada jooga xali. Thanks habibti❤️❤️
@user-uo6rm1ue1r
@user-uo6rm1ue1r 8 дней назад
😢😢😢
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 дней назад
Asw, Waa idin salamay dhamantiin, fadlan usoo duceeya walal in Allah qalbiga uu qabojiyo. Yhanak
@khadraali8373
@khadraali8373 8 дней назад
Wa xanuun arintani mafududo inan sifudud ujawabo lkn dadka iskumid mahan haday xamilkarto xanunkaas how adkaysato haday xamilikarina hakatashato haday Agoonyihiinbay waykorsan lahayd Somalidu sifudud bay kuu oranayan 4balobaneyey lkn waxanun Tan ugu muhiimsan wa caafimadkada gabarey 1kow illahay talosaaro iskayare dadkabadan iyo buuqoda2 maskaxdad deji aad Therapy iyo qur aan ilmahada iyo naftada kudadal
@shukriali5038
@shukriali5038 8 дней назад
Rabi talo saaro wllshy
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 7 дней назад
@@khadraali8373 Waa run macanto waa xanuun qof ku jiira ama soo maray baa daremi kara, so waa dhiib qofka waxad uu shegtid way adag tahay. Wan ku idhi cafimad kaga ku dedal, Allah ha fududeyo niyadana ha uu qabojiyo. Thanks macanto taalo ficaan sisay. ❤️❤️
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 7 дней назад
@@shukriali5038 thanks qaali
@mustafeyasiin8789
@mustafeyasiin8789 8 дней назад
Walaahi Subax Kasta Qoor Xanuun Ayaan Ku Kacaa Hada Ayaan Tijaabiya Walaahi Hada Waxan Internet Ka Badhayay Sideen Iska Dawayn Karaa Qoorxanuunka Hadan ka Dawobo qoorxanuunka Walashay Duco Ayaan Ku Soo Diriay
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 дней назад
Allah ha ka kör qaado Walal waa daremaya, anaa dhiibka qabay Alhamdullilah hada waa ka raystay. Ilahay ha ku fududeyo walal. Thanks ❤️❤️
@annaahmed2564
@annaahmed2564 8 дней назад
Dumaka soomaliyeed araxda beey ka jebtay runta iga dheh walaashey qaali thanks for sharing qaaliyeey.
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 дней назад
Sidaynu isu lenahay mago nool iska dhiiga,,thanks habibti❤️❤️
@annaahmed2564
@annaahmed2564 8 дней назад
Very discussed for sure qali thanks for sharing.
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 дней назад
My pleasure habibti, thanks ❤️❤️
@annaahmed2564
@annaahmed2564 8 дней назад
Frist time Maa dhibkaaga sheegto hadaad dhib qabto I agree with you xabiibtii waa runtaa weeye xabiibtii ninik guriga buu u jeefaa ayadaa raali aga ah for sure ceeb kama xishoodan gabdhaha maanta jooga total different subxaana laah thanks for sharing qaaliyeey
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 дней назад
Haa macanto wuxu intay cusub yihiin baa wax laga qaban karaa ama goan ka gadhi kartaa. Waxad qarsata way ku qarsadaan
@salmaanloveysn3041
@salmaanloveysn3041 9 дней назад
Habeen wanaagsan video yadaada inta badan dumarka ayay kusocdaan balse ragana waa ka faaidaysan kara runtii aniguuba ibadalay Maantana Allah uun ayaa iga wanaagsan walal adaana u sabab ahaa inaan lacag meel dhigto
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 дней назад
Masha Allah ilahay ha ku siyadiyo walal dedashay Hambalyo 👏👏 walal dhaqalaha waa inaga wada dhexeya rag iyo dumar. Thanks walal❤️❤️❤️
@awilali6102
@awilali6102 9 дней назад
Waa runta wllo Hadi aanay xishon jirin waxakasta filo wllo
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 дней назад
Aad iyo aad macanto❤️❤️
@asli1035
@asli1035 9 дней назад
wcs wll kasoo hadal vedio kooban sida youtube iyo shuruudihiisa.thanks
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 дней назад
Macanto shurudaha I think wadanada waa kala gaar, lakiin dhinac monetized waa isku mid, waa ina magacaga iyo sharciga isticmashid hadhow marka gadhid. ❤️❤️
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 9 дней назад
Asw, waa idin slamay, sorry waa la soo dahay shaky jumcah ayay ahayd inaa soo post gareeyo. Khair idin rajayn dhamaan Allah ha ina xifdiyo. Thanks love you all
@haniabdiqadir7061
@haniabdiqadir7061 9 дней назад
Bin adanka qaar ehelka wa xaasid ado unugul hadad argto aad uronthy kama naxayan Markas le u darnthy ken aan dhamanenin Iney ku dhacayan caml walagu bowaa yaab waye
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 дней назад
Aad iyo aad waxay modayan inay xaq kugu leyihiin oo sometimes naxarista maba leh soo diir lee ku hayaan. Ilahay baa wax gadhsin karaa umadisa. Thanks❤️❤️
@user-of2dx3rq4w
@user-of2dx3rq4w 11 дней назад
Masha allh
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 дней назад
Thanks ❤️❤️
@awilali6102
@awilali6102 12 дней назад
Wllo nadiya hooyooyin badan Ayaa nolosha kuniya jabsan Sida daraadeed waxayabaha Farxad sidee lagu helo ugasoosheekee wll mahadsanid
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 8 дней назад
Insha Allah macanto❤️❤️
@user-bs3wt4ez3c
@user-bs3wt4ez3c 13 дней назад
Asc nadiya quruxbadan masha allah xabbti gabdhaha qurbaha maxey noga maseran reer Africa waad raxeesateen hhh cuntada fareeshka iyo cilanka la saranaayo iyo qosolka yar ma nagu hestaan idinkaba heesta mela aad kashaqeysataan iyo waxbarasho iyo hormar nabad iyo qurux hhhh ani ahaan gabadhaas masha allah aad bey u dadaashay hadee reerkeedi waxas oo dhan uqabatay waayo waxa jira kuwa badan oo intaas utarin dadkooda iyo naftoodaba tala aad ufiican waad siisay ❤❤❤❤❤ allow ku barakee
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 13 дней назад
Ws wr wb, Haa macanto masayr ban dhag la nahay, raaxo bad ku jirtaan Allah ha idin siyadiyo ee, qurbaha jariyado aan nasan Banu nahay oo orod ku jiira. Habibti nimco kasta nusaankeda ledahay meel walba wax ku xun tahay bini adan qabriga dhergiya. Haa way uu dedashay reerka hada way dashay miskintu. Samiya anaa idin soo şovda Insha Allah meel isii diyariya. Thanks habibti❤️❤️
@zamzamabdilahi7887
@zamzamabdilahi7887 16 дней назад
Wll qaali snap chat kga isheeg xaga kla socde
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 13 дней назад
Ok macanto waa Naturally Nadia qaali
@freuhassan8175
@freuhassan8175 16 дней назад
Waxas waa waxan dhabarka oga jabay walala an dhargeynin asaxan iyo abaalna aan ku heynin hadad kajojido cay iyo aflagado dacaat waku diyaar lakiin gabdhas bari carurteda wey weynanayan maxey meel udhigtaay haisdab qabato
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 13 дней назад
Sorry macanto waa dhiib walahy, hada ma haysa lagu odhan mayo waa run waxadba moda in lagu dhibtay. Qofkii aan dantisa garan meel cidla ku dhiman. Allah baa dhergin kara umada. Waa la isku divan yahay. Allah ha sahlo amuuraha. Thanks qaali❤️❤️
@user-ee1hk3ff6l
@user-ee1hk3ff6l 16 дней назад
Yaa ka fcn wa qof walidked wx taray, lkn ha is tartiibiso
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 13 дней назад
Haa masha Allah
@user-zl5cw5qi3i
@user-zl5cw5qi3i 16 дней назад
Dadka dalka ka maqan dhibaa haysata dadka wadanka jooogna umanaxariistaan marka ilahay dadka wadanka joga inay shaqaystaan ha tuso
@faadumozahra94
@faadumozahra94 16 дней назад
Dadka dalka joogo ma rabaan ine far dhaqaajiyaan oo maba u maleyan in dadlka laga shaqeysan karo, maskax ahaan ayey curyaan u noqdeen
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 16 дней назад
@@user-zl5cw5qi3i aamiin
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 13 дней назад
Dadka qurbaha kibriyay oo waxay iska cuna qabteen uu diira, in la is cawiya waa ok but dad wawayn biil uu diir waa khalad. Haa ha shaqaystan. Thanks love ❤️❤️
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 13 дней назад
Aad iyo aad ma shaqo taalo bay leyihiin, dadka shaqaysta oo wax qabsada waa dadka aan la bilin oo cidna isku halayn. ❤️❤️
@hodoadam1672
@hodoadam1672 16 дней назад
😢wa daremi karaa gabadhaa xaaladeda lkn waxan odhan lahaa Kalmadaa waxa ma awoodo carabkaga bar wayo naftada iyo carurta iyo hoyada mcn bilkeeda bas baa wajib kugu ah Haisku kalifin waxadan awoodin Saving goal la samayso hada Si ay kugu fududaato inad ilmahaaga gaysato kenya ama Somalia Sadaqana la Bax lkn ka badbadis ka jooji sister Goaan na yeelo oo is badal dhab ah la imo hadadan goan gaarin waligaa 0 saving bad ahaan waligaa Carurtuna way waawaynan kabo boorso dhar qaaliyah wax barashadi kenya waxasoo dhan baa ku sugaysee maxaa xal ah
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 13 дней назад
Aad iyo aad waa taalo ficaan macanto shukran, ilahay ha uu fududeyo miskinta way murugaysan tahay dadkana qofka naxarista badan way ku dul socdaan. Thanks love❤️❤️
@hm-vs7kd
@hm-vs7kd 16 дней назад
Walaalo waa wax aan anaga barnay in aan dirno wixii nasoo galo. Abaayo ha joojiso bilka wax kabaxsan in aay bixiso. Aniga waxaan garanayaa gabar 8 caruur ah haysatay oo lacago fara badan ayey somalia udiri jirtay. Kenya usoo guurtay lacagihii aay diri jirtay waa aay joogsadeen. Bilka waalidka ayey dirtaa. Gabadhii waxaa aay ka daganaan la’dahay dadkii aay lacagtii udiri jirtay. Waxaa aay doonayaan in aay laabato wadankii aay ka soo guurtay kulaabato. Hooyo lagu soodiray waxaana aay leedahay hooyo naa laabo ilmaha celi dad ayaa kugu tashanayo. Marka waa mushkilad weyn runtii. Anigu waxaan qabaa rer somalia in aanan labarin lacag kabadan biilka. Hadii kale noloshada iyo tan caruurta mustaqbalkooda ayaa ku baaba’aya.
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 13 дней назад
Runtii dadka qurbaha khaldan oo dadka wawayn ka badbadiya, bal miskinta 8 caruura dhashay oo la leyahay dad baa kugu tashanayaa iyada ilmaheda kuma tashanayaan miyaa? Dadka qayb naxaris ma leh waa danaystayal. Thanks qaali❤️❤️
@khadraali8373
@khadraali8373 16 дней назад
Dhibkaasi wa nawadahaysta gabdhah Somaliyedow
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 13 дней назад
Aad iyo aad dhiibka gabdhaha lagu hayo, dhaqankeni inuu dhintay berigii hore gabadh la qabo wax lama waydisan jirin hadana iyaga lagu tashadaa. Ilahow umadad xafid oo irsaqad waxida sii. Thanks qaali❤️❤️
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c 16 дней назад
Maasha allah jimco mey idiin tahy weli subax sabdi sacad nooga dhiman fajarka❤❤
@salmaanloveysn3041
@salmaanloveysn3041 16 дней назад
Waxa dhici karta in ay diyaarisay habeenkii jimcaha ahayd
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 13 дней назад
Macanto Haa weli marka xataa jumcah ahayd, thanks ❤️❤️❤️
@khadraali8373
@khadraali8373 17 дней назад
Sinada nimanka Somalidu weligeedba dumarkay kucaayijiren ayaguna wakufaani jiren Raganimo bayba moodan weligaa ma maqashay hebel wa dhilay dumarka unba lugucaaya
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 17 дней назад
@@khadraali8373 Haa Waa run iyaga way xalashadeen. Ma maqashay nin ceebi ma qabato wixi xun xawo baa leh. Ilahay hortisa waa isku mid dhaqankan xun baa ina dilay. ❤️❤️
@UmSAfa-hr1qj
@UmSAfa-hr1qj 18 дней назад
Asc Abayo nadiyo seiitahy mcanto ibaanka illahey hagaliyo gabadha soomaliyed
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 18 дней назад
@@UmSAfa-hr1qj Ameen macanto❤️❤️
@abdirahmansalan1583
@abdirahmansalan1583 18 дней назад
Wlhi wax jiro wax yar ma aha subxanalah gabadhii somaliyad xishoodkii bay ka tagiin anigoo Afrika joogno ayaabo ka f😢alhamdulilah wax ooyo😢 iyo wax caytamo ayay noqodiin😢😢😢
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 18 дней назад
@@abdirahmansalan1583 aad iyo aad sharafti iyo xishodkii waa tegay, ilahow na xafid. Thanks walal❤️❤️
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 18 дней назад
Walahay waad iga qosliisay qisada wiilka somaliya waa xanuun Xalimoyinkii filter iyo makeup baa walaay kalsonii daro😂😂😂😂😂
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 18 дней назад
Lol I’m glad inaa ka qosliyay, Haa dumar inta wax baynu is marin or filter İsa sareynaa adigiba qof kalad uu ekan. Thanks qaali❤️❤️
@Nora-lq2gt
@Nora-lq2gt 19 дней назад
Masha’allah walaal ilahay ha ku siyo cafiimad tam ah. No soo badii walaal qasoyinka❤❤❤
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 18 дней назад
Ameen macanto, thanks waayahay habibti❤️❤️
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 19 дней назад
Asw, Waa idin slamay dadkaygow, beryahan waa kala maqnayn sidee tihiin? Hope inaa dhaman cafimad qabtan. Thanks ❤️❤️
@user-ps6gi4rj3q
@user-ps6gi4rj3q 19 дней назад
Alxamdulilah wll alle hagu caafiyo
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 18 дней назад
@@user-ps6gi4rj3q Ameen macanto, thanks qaali in badan❤️❤️