Тёмный

FULL : ABWAAN NAGEEYE OO BIXIYAY WAREYSI XASAASI AH, TAARIKHDIISA, HESHIISKA BADDA, HALKA UU JOOGO? 

Yusuf Abdi Shire
Подписаться 89 тыс.
Просмотров 109 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 479   
@aayahajiilkaproduction4612
@aayahajiilkaproduction4612 8 месяцев назад
Geesi somaliyed xaqdhaba iyo wadaniyad kahadlayaa dhulka dadbaa unool masha allaah geesi hareertada ayaan joognaa Somali waamid waynu xoraynayna dhamanted Isha allaah Isdhiibimayno dabadhilif iyo gumayste dhuldoona waan Kahortagaynaa bi,idmilaakariim
@Abdikadir751
@Abdikadir751 8 месяцев назад
janada mogdisha taal an hargeysa yaalin maxey tahay mise xamar somalida ku nool gaalo u taqanaan
@ksc8298
@ksc8298 8 месяцев назад
Waxan waa siyaasad adi ha deg degin film ka fiirso aduunkaa taageero dadka wax baa bi iya salary hubka intay ka helaan soo waydii abaayo bal dowaladaa taageero ee film ka ha inaga qasin hindi lee taqaanaan ani somalia meel film lagu matalaa u.aqaan
@Maluk-x2w
@Maluk-x2w 8 месяцев назад
Labo qof oo hargaysa ka tagay intaad ku mashquuli lahayd deeganad dhan ee u xidhan waxaa dagan so maha dadkina idinku is xoreeya horta kuwa hargaysana iska so dareeriyaa
@AbdirahmanOsmanabdullah
@AbdirahmanOsmanabdullah 8 месяцев назад
Dadku waa Kala duwanyihiin,oo binadamka qofwaliba waxbaa kuabuuraa jiman,isyeel wax ladho ama faan markaa halayabin umada mulimiinta nocwalba waad ku arki,baljanada il la isqaxiyo jano hakugalo
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 8 месяцев назад
Waa madaxwaynaha Mustaqbalka 5ta SOMALIYEED mideeya oo Cadowga kasaara wadanka inshaAllah waa geesi geesi dhalay oo Diinteena iyo Somalinimada difaaca ilaahayna wuu garab istaagi ‘bi’idnillah Madaxwaynaha Somaliya ayuu u’noqon ilaahyna wuuku guulayn xaqqa uu ku taaganyahay inshaAllah 🤲🏼🤲🏼 Ilaahayna nagama dhigo kuwa isdhiibay ee maanka gaaban si ay Gaal u qanciyaan ee cadowga rarta ilaahyna nacalad haku rido Madaxda Somali ee cadowga kabaha u qaadaya aamiin ilaahow Guusha Nasriga ilaahaw Somalida xalaasha ah sii yarab oo naga dhig kuwii diinta iyo dalka difaaca oo kor uqaada yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@fatumaali1463
@fatumaali1463 8 месяцев назад
‏ربنالا تزغ قلوبنا بعد إذ هديتنا وهب لنا من لدنك رحمة إنك أنت الوهاب
@khadijac9841
@khadijac9841 8 месяцев назад
Aamiin yaa RABI
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 8 месяцев назад
Waa madaxwaynaha Mustaqbalka 5ta SOMALIYEED mideeya oo Cadowga kasaara wadanka inshaAllah waa geesi geesi dhalay oo Diinteena iyo Somalinimada difaaca ilaahayna wuu garab istaagi ‘bi’idnillah Madaxwaynaha Somaliya ayuu u’noqon ilaahyna wuuku guulayn xaqqa uu ku taaganyahay inshaAllah 🤲🏼🤲🏼 Ilaahayna nagama dhigo kuwa isdhiibay ee maanka gaaban si ay Gaal u qanciyaan ee cadowga rarta ilaahyna nacalad haku rido Madaxda Somali ee cadowga kabaha u qaadaya aamiin ilaahow Guusha Nasriga ilaahaw Somalida xalaasha ah sii yarab oo naga dhig kuwii diinta iyo dalka difaaca oo kor uqaada yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@SahraLuul-w2u
@SahraLuul-w2u 8 месяцев назад
Waxaan maqli jiray Qoriga dhig qalinka qaado Nageeye ma waxaad na bartay Qalinka dhig oo qoriga qaado walaahi waa rumaysan waayey nageeye in uu xagaa aadey nageeyow gaal ma dishaan dowladuna baabuur iyo ilaalo xoog leh bay wataan waxa aad dhamaysaan waa shacab daalan oo quutul yoomkooda raadsada Fikirkaa hadaad ku qanacday staaq furulah intaan ku dhageystay gabayadaadi
@aliguleed6748
@aliguleed6748 8 месяцев назад
Hadaad ilaahey taqaano oo aad weyseysato alshabaab oo xaqdaro dadka kuleysa m.aadan aadeen alshabaab
@hoodo9260
@hoodo9260 8 месяцев назад
Ninkan waa nin aragti fog ajnabi nacayb na biyo dhigay soomaali mida oo Hogaan aan daba dhilif ahayn yeelata buu rabaa markii uu intaasba ka dhax waayey soomalidii kle ayuu As miciin bidey 😢aad baana uga xumahay xaalka dhalinta soomaliyed ee aan haysan hogaan haga 😢
@khadijac9841
@khadijac9841 8 месяцев назад
Nageeyoow aadan sunne ma aragtay😂 shartiina Allah hanagaduwo
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 8 месяцев назад
Sheeko walee warbaa taagan qofkii meelo gala waayaba waa alshabaab baa taagan
@SafaMohamed-e8r
@SafaMohamed-e8r 8 месяцев назад
Waa nin waxbartay abwaana hadana bada khaldanbuuqaatay subxanaalllah alow soohadeee
@aayahajiilkaproduction4612
@aayahajiilkaproduction4612 8 месяцев назад
Xaqbuukahadlayaa iyo halis umuuqata isaga iyo inta aragtida dheerle alshabaabna meelkaluu kubadbaado ayaanu haysan lkn dalku waalaqadanayaa hadaan maanta ladifaacin adiguse maskaxda ayaa lagaadheqee awowgaa sidaas ayuu ufikiri jiray dalkana kusodifacday alshababse waxbadan ayaa kakhaldan nafbaase dadka gaynaysa dhamanten waayo hogamiye koxedyadani dadka iyo dalka waygadayan
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 8 месяцев назад
Waa madaxwaynaha Mustaqbalka 5ta SOMALIYEED mideeya oo Cadowga kasaara wadanka inshaAllah waa geesi geesi dhalay oo Diinteena iyo Somalinimada difaaca ilaahayna wuu garab istaagi ‘bi’idnillah Madaxwaynaha Somaliya ayuu u’noqon ilaahyna wuuku guulayn xaqqa uu ku taaganyahay inshaAllah 🤲🏼🤲🏼 Ilaahayna nagama dhigo kuwa isdhiibay ee maanka gaaban si ay Gaal u qanciyaan ee cadowga rarta ilaahyna nacalad haku rido Madaxda Somali ee cadowga kabaha u qaadaya aamiin ilaahow Guusha Nasriga ilaahaw Somalida xalaasha ah sii yarab oo naga dhig kuwii diinta iyo dalka difaaca oo kor uqaada yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@HawaAbdallacaalii
@HawaAbdallacaalii 2 месяца назад
😢😢😢 subxana laha waxan ka.miid ahaan jiiray dadka taagera abwan nageye ee waliba adka u jeecel ama u xiiseya alkiin markii u maqna aya wax walba igaga xumayd ycnii murgoo lakin waxan ad uga xamahy wayabahan hada dhacay ilahyow ino gargar yarabii 😢😢😢
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 8 месяцев назад
Ilaahow iga cafi tuhunkii aan madaxda somalida tuhmey taasna in la ila qabo baan filayaayoo madama wadankena qofka haldoorka ah inta badan la khaarijiyo ee ilaahow intaan tuhun ku danbaabay ilaahow iga cafi aniga iyo intii muslimiim ah oo dhan aamiiin🤲🥺
@khadijac9841
@khadijac9841 8 месяцев назад
Yes anaa kulaqaba xataa aadan sune markii lawaayay sidaa ayaa loogu danbaabay ilaa uusoohadlay
@yuusufmohamed8845
@yuusufmohamed8845 8 месяцев назад
Hadda laga bilaabo Muslimiinta: madax iyo miskiin midna ha tuhmin. Daniga xun Diinteenu waa ka digtey.
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 8 месяцев назад
@@yuusufmohamed8845 haye walal mahadsenid jasakallahu khayr🥺
@khadijac9841
@khadijac9841 8 месяцев назад
@@yuusufmohamed8845 jazakallah khayran jazaa
@nasroulusow4188
@nasroulusow4188 8 месяцев назад
Allaha Xafido Shacabka ReerMuqdisho Somalia 🇸🇴 wake up Insha Allah!!!
@fadumashaqlow5498
@fadumashaqlow5498 8 месяцев назад
Muqdisho waa loo hishiiyayy ee aloow badbadi
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 8 месяцев назад
Amiin Amiin
@FatimaJabutawi-ff6gr
@FatimaJabutawi-ff6gr 8 месяцев назад
Waxd xamar ka dhisaysay maxd hargaysa uga bilaa bi wayday war illhay sharkaga hanag so qabto
@CaafiTiens
@CaafiTiens 8 месяцев назад
Xamar has maa somali eh. Rer koofur bee rabaan in baaba iyaan
@princesshawd6859
@princesshawd6859 8 месяцев назад
Wa laga raba halka lakin sl lagama rabo
@hannadnune7169
@hannadnune7169 8 месяцев назад
Aqliga anigu yare Somalia xge laga mamula kuwa xilka u ordaya ayaa inigu gabanaya team hor carar maskaxda ha la furo hargaysa iyo muqdisho laba hooyo wada dhasha dagen waa isku mid xamar cidna cid kama xigto ma sheegin doqon aan wllki garanayn
@majid2968
@majid2968 8 месяцев назад
War wiilka xagee gayseen reer xamarow
@Degaliah
@Degaliah 8 месяцев назад
Xamar iyadaa so dhawaysaa hargeissana way xidhaan wata farqigu
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 8 месяцев назад
Wan ka xumay manta adoo mutaqbal qurux badan lahaa inaad hog ku kuriday nolashaadi oo shabaab oo dhig fara kula jira oo Muslim nimo ka fog adoo baahi ku han diin lagu baray jaamacad ka baxay jaahil nimo ku han maanta inad shabaab ku biirto walaahay waxan u naaxay siidii ad dhimatay ral moodhal u ahad dhaliiyarada illaahay ban khal damin ee soo noqo waxan u malanayaa hada wad argta wax yaala al shaabaab waxan dhac dhig ahan ma hayaan adoo soomaaliland ah Nimco ku jira iyaa balayo ku qaaday xabashi dhulkeena qadan mayso adana wad ogtay qof wal oo soomaaliland wa ogyahay waa bun buuni wax miidhaya ku jiraa kuma a qaani laakin waxan ahaa qof ku daawada kuguna faraha qiima ka muuqda waxan qadan wayay shabaab bu ku biiray ma falantah yaab
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 8 месяцев назад
Manta ayuu meel fcn tagay abwanku somaliyo rags un baa xoreyn kara
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 8 месяцев назад
@@sharmarkeahmed2864 illaahay ha soo hanuuniyo isaga iyo inta la duufsaday kuwa soomaali baabiyay ee shisheeya u shaqanaya magaca Muslim ka ku shaqasta illaahay ha soo qabto abwan nageye wa u duceenaya inu soomaaliland u soo noqdo koofurna dhibaatan
@libanbile9818
@libanbile9818 8 месяцев назад
diinta inaad barato iyo inaad fahanto labay kala tahay ilahay umada haka qabto
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 8 месяцев назад
Waa madaxwaynaha Mustaqbalka 5ta SOMALIYEED mideeya oo Cadowga kasaara wadanka inshaAllah waa geesi geesi dhalay oo Diinteena iyo Somalinimada difaaca ilaahayna wuu garab istaagi ‘bi’idnillah Madaxwaynaha Somaliya ayuu u’noqon ilaahyna wuuku guulayn xaqqa uu ku taaganyahay inshaAllah 🤲🏼🤲🏼 Ilaahayna nagama dhigo kuwa isdhiibay ee maanka gaaban si ay Gaal u qanciyaan ee cadowga rarta ilaahyna nacalad haku rido Madaxda Somali ee cadowga kabaha u qaadaya aamiin ilaahow Guusha Nasriga ilaahaw Somalida xalaasha ah sii yarab oo naga dhig kuwii diinta iyo dalka difaaca oo kor uqaada yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 8 месяцев назад
@@IbiEntertainment shabaab illaahay hadin soo hanuuniyo wa ladunku shaqastaa inta qawaariijtu dhimashada ka dhuuntan bay iska kin horeesiyan bay u mada gumaadan nafiinana haligtan illaahay umada hadinka kabto
@aliguleed6748
@aliguleed6748 8 месяцев назад
Janada muqdisho taala ee aan hargeysa oolin ee mr nageeye muxu u aadiwaayey hargeysa midakale nacayb kujira ayu u aadey alshabaab
@muumumuumu5164
@muumumuumu5164 8 месяцев назад
Inaad sumcada kaga ciyaartaan baad rabtaan lkn wlhi oo blhi inay dan kaga ciiyari karin waa wadani dhab ah Ninkan Somali Galbeed oo Ethiopia hoos tagto ayuu rabaa inay xorowdo oo Moqdisho hoos timaado lkn Ethiopia ma ogola qof mabda'as xambaarsan sidaa awgeed Cidanka Ethiopia konfur Saldhiga ku leh waxay wax walba ku bixiyaan si gacanta loogu dhigo loona xidho Ama Alshabaab lagu Amro inay sheegato oo ay tidhahdo ninkaas anaguu nagu soo biiiray Somali odhamina u nacdo hadhowna laga takhaluso Waa sida ay ilatahay Ethiopia Gumeysiga ay Somali ku heysaan garanayaa والله اعلم
@khadijac9841
@khadijac9841 8 месяцев назад
​@@muumumuumu5164wadaniga dhiiga muslimka daadinaya ee jano kuraba mafahmin 🤔
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 8 месяцев назад
Fekarka gugu jiraa waa khalad nageeye shadan baa dufsaday nacabka kofur u qabaa wa maxay jiro sidan qabo
@princesshawd6859
@princesshawd6859 8 месяцев назад
Fikirkisu sl kama shaqeyo adunko dhan ba og
@Cici_mimi
@Cici_mimi 8 месяцев назад
@@IfrahJama-d4n Sheeyddaanku Ma idoor Buu Dhulkoodda Kakeenaa Oo Koonfur Keennaa? Meeqa Alshabaab Ah Baa Kakala Yimid Maamulgobaleed ka Isaaq Oo Kuligood Ciribtirka Reer Koonfureed Kugogtahay? Alloow Alle
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 8 месяцев назад
Allaha ciribtiro sheydaan shabaab khawaarij iyo inta taageerta Amiin yaa Allaah
@AliAhmed-v8j9j
@AliAhmed-v8j9j 8 месяцев назад
Abwaanow dalka adiga umaqane dadka somaliyed wey rabaan diinta islamka in lagu xukumo laakin khaladka ka sax nimanka ha laga runsheego diinta cidna ma diidano kuwa lacagta qaata waxba yaanan loo joojin.
@XaawaMaah
@XaawaMaah 8 месяцев назад
حفظك لله
@rahh4137
@rahh4137 8 месяцев назад
Nageeye Waa runtii dagaal Waa lama huraan qof walba oo Soomaali ah wuu fahmayaa. Itoobiya lalama heshiin karo.
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 8 месяцев назад
Ma ninka kuleh addis ababa bachelor of political science iyo masters of journalism and mass communication ayaan kaga baxay , ninkan sidey ila tahay waa sirdoon, reer koonfur buu ciil uqabaa
@rahh4137
@rahh4137 8 месяцев назад
Ninka ma aqaano ee Waa run waxaan u idhi dagaal Waa lama huraan Itoobiya lalama heshiin karo. Soomaaliya guul.
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 8 месяцев назад
ALLE baan ku dhaartaye matag baa i qabta markaan maqlo ithoobiya iyo keenya waa walaalaheen ,ALLE isku meel idanka soo wada saar maalinta qiyaamaha inta carabka iyo qalbiga ka tiraahda kuna qarsata ,boog kansar oo umada ku taala baad thn u shaqeeyayaalka cadowga umada iyo diinta ,sidaa nin rag ah baahi kastoo ku heysta ugu tanaasushaa wadan iyo diin iyo kursi, ALLE idin gambi idam ALLE ,duli gorgorad xiran cod rag ahna leh akh,hush ,kash.caruurtiina wadooyinka bey ceeb la mar doonaan ama wey ka faani doonaan inaad dhasheen dadka ku kheyliya ithoobiya iyo keenya waa walaalaheen ,walee idinka iyo axmed gurey kala ragsanidiin ,rimiye iyo rag baad kala thn.
@hannadnune7169
@hannadnune7169 8 месяцев назад
Somalida fulayda qabiil ayay ku gabadan lkn legendkan ani taalo ayuu iga mudanyhy legend legend dhalay qabiil ana wasa iyo shisheye gargaar
@Findingout.
@Findingout. 8 месяцев назад
Cidi caqlile umbaa xaqiiqada fahmikarta halkay allahadayo
@nihaayamedia3493
@nihaayamedia3493 8 месяцев назад
من هو الخارجي من وجد فيه ثلاثة أمور الأول : التكفير الثاني : التكفير بأمر لم تكفر به الشريعة الثالث: والتكفير بتأويل غير سائغ فكل من يكفر بكبيرة او صغيرة بتأويل غير سائغ فهو خارجي بل من سيما الخوارج أنهم يكفرون بالحسنات وأبوهم ذو الخويصرة الذي طعن النبي تقسيم الغنائم فطعن رسول الله على حسنة .
@fowsakheyre2593
@fowsakheyre2593 8 месяцев назад
Sidaani caadi mahan wiilkan ilahama ahan aragtidiisa inuu shabaab ugu biiray wax kala jira
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj 8 месяцев назад
yes that is right
@m.hassandiiriye5779
@m.hassandiiriye5779 8 месяцев назад
Abwaaanku Wasiirka Iy0 Madaxda kale wuu La Googa.ay Xittaa muuse Iy0 kooxdiisa Dhulkuu La Jarey Fulleygii Xaqiiqada ka baqey Baaqa ma Qashiiya😂😂😂
@azuummohmouth100
@azuummohmouth100 8 месяцев назад
28:44😮big question and answer
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 8 месяцев назад
waali caadiya adeer kuwaad ugashay baa kadaran ee waxaay ahaad inaad dhado dhalinyarada soomaliyeed ha kacaan oo dalkoda habad baadiyaan laakiin adeer shabaab iyagaa ugu xun nacaladi haku dhacdee waana lamadhinayaa adna dilbaad tahay xayawaan abwaana matihid shaaydaan baad tahay
@abdihasan6050
@abdihasan6050 8 месяцев назад
Muuse biixi isku soo qarxi😂😂nacas
@KawsarAhmeth
@KawsarAhmeth 8 месяцев назад
Ilahayow nabad kugu so celi qoskagi xaskagi amiiin
@AdanidrisCusman
@AdanidrisCusman 8 месяцев назад
Waa sax warkani
@cj3561
@cj3561 8 месяцев назад
Allaah ha ku xifdiyo
@HamdiAbdiMohamud-p6x
@HamdiAbdiMohamud-p6x 8 месяцев назад
Shartiisa allah namootiyo
@shukrihazzan2366
@shukrihazzan2366 8 месяцев назад
😢😢😢😢 alla hooyooy xaaladaan waa qaracan
@aayahajiilkaproduction4612
@aayahajiilkaproduction4612 8 месяцев назад
Geesidhaba sidi Awoowyashen dhulku Kudufacijireen ayuu uhadlayaa lkn dadkamanta kumayste iyo kuwan ushaqeeya eemadaxda sheganaya ayaa maskaxda kadhaqay qadiyada waxkayaqanan majirto adeer waalayskusodhigtay hadaan maantadhulka ladufascin duligan inasaaran layskadulqadin waalayna doon doonidonaa dhulka bada iyo dadkana waaliyaba halis gunimo ayaa inasaran kacadhamanteen aynu dufaacno dalkeena iyo dadkeena Isha allaah
@dhhol77
@dhhol77 8 месяцев назад
Ninkan xaqu ku taagan yhy somaliyey runta ha iska indha tirina gumeysi baan ku jirnaa waana qasab inaan la dirirnaa😡⚔️🗡️
@omarabdi4867
@omarabdi4867 8 месяцев назад
kuwuu lajoogo ethopia dhashay kuwa daddkoodi laynaya ayuu lajooga
@dhhol77
@dhhol77 8 месяцев назад
@xasansalad7014 haa wlhi meel dhow oo ebar ah ayey wx ka arkaan dalkena maanta rag mabda leh ayu u baahan yhy wlhi nageeye inu alshabab raaco wn kaso hor jeeda lkn aragtidiisa iyo meesha u wx ka arko wn ku raacsnhy
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 8 месяцев назад
Nageeye cabsi baa ka muuqata 26:59 yaa ila arkay
@muumumuumu5164
@muumumuumu5164 8 месяцев назад
Qori bay hosta kaga hayaan Wariye cimaamad sita oo la sii jeediyay wareysi fashilan iga dheh
@sahruja5777
@sahruja5777 8 месяцев назад
Kanwareysanaaya iyo asagaba umada Allaha idinkaqabo waxaad tihiin sharwadayaal
@dhhol77
@dhhol77 8 месяцев назад
Intaas u sheegay nageeye yaa beenin karo been isku qancinaa baratene wlhi dhiig baa la cabayaa hadan munaafaqada la joojin
@Dir247
@Dir247 8 месяцев назад
Alshaab in uu basaasayo oo Itoobiya soo dirtay ayaa laga yaaba. Laakiin, warjiraaba cakaaru imaan.
@hasanhersi7914
@hasanhersi7914 8 месяцев назад
Ninkan Negeeye waa jaajus laga soo direy xabashida waxaa laga yaaba iney somaliland
@Journalist_TV
@Journalist_TV 8 месяцев назад
He is dangerous 🔥🔥🔥🔥
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 8 месяцев назад
Kkkkkkkkkkkkkkk why he is dangerous why because he saying gumayestuhu hadaayo soomaalia that's why he is dangerous
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 8 месяцев назад
Waa nalagu soo gamay Reer waqooyi waa cadawgeen. Waxay abuureen garab iyo gaashaanba u yihiin Alshabaab, eeg waxay noosoo direen Axmed Godane , i.w.m. Maxay fikirkaas guracan ugu faafin waayeen Hargeysa, Burco iwm.
@Hikma599
@Hikma599 8 месяцев назад
Anagu waxaanu soo erino maxaad idinku usoo dhawaynaysaan gawraca hadaad doontaan
@Hikma599
@Hikma599 8 месяцев назад
Anagu waxaanu ka shakino ama waanu xidhnaa ama wuu baxsadaa idinkuna waa soo dhawaysaan
@Degaliah
@Degaliah 8 месяцев назад
😂😂😂 ala mayaneee reer waqoyii ma iyakaa xamar kala yaqaana
@FARAHISMAIL-wd2gt
@FARAHISMAIL-wd2gt 8 месяцев назад
Shalay markaad ku soo dhawaynayseen fila Somalia ee somaliland ku xumaynayseen wuu fiicnaa mantana cadaw reer waqooyiya ayuu noqday,cagligiinu waa kaa
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 8 месяцев назад
Manshllah guuleyso abwan
@Faadumo-i8r
@Faadumo-i8r 8 месяцев назад
Tariikhdi nabiga s.c.w inay akhriyaa dadkan maxaa u diiday
@muzamilali2949
@muzamilali2949 8 месяцев назад
Inta sharta leh Allaha naga qabto amiiin dhaha dhamantin
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 8 месяцев назад
Abwaan Nageeye Gabayadiisa, iyo Wadaniyadiisaan Jeclahay, ilaahay ha Xifdiyo, Meelkastuu Joogo, amiin amiin💕🇸🇴👍
@CaafiTiens
@CaafiTiens 8 месяцев назад
Alshabab Allah ma xafado
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 8 месяцев назад
@@CaafiTiens Nageeye Cid uu dilay, ama UU Qarxiyey wili lama arkin, Wuxuu kahadlaayana Waa runtiis oo Somaaliya Dowlad sharafleh oo Dalkeeda, dadkeeda iyo diinteeda ilaaliso kama jirto. Saas darteed magaranaayo Sabab aad kuhabaarto Abwaan nageeye, Ilaahay haxifdiye, Adigana Xaqa iyo baadilka Alaha kukala baro, amiin
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 8 месяцев назад
Kkkk xariifkan waa horudhaca filmka damuljadiid soo wado 2024, al shabaab iyo damuljadiid waa isku mid
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 8 месяцев назад
Ninkan wa maxbuux u xidhay nissa
@FARAHISMAIL-wd2gt
@FARAHISMAIL-wd2gt 8 месяцев назад
Qasaare, illahay haku soo qabto
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 8 месяцев назад
Qofka soomaaliga ah ee maanta aaminsan ama yiraahda ithoobiya iyo kenya baa walaalaheen ah ,fadlan sidee walaal ku nahey waan fahmi waaye inta muslimka ah haa ilaa diin baan ku nhy walaalo lkn inta kale sidee walaalo loo yhy i fahamsiiya soomaaliyeey ,labadaas wadan ma yiraahdaan ayagu soomaali baan walaalo nahey hadey madaxdoodu yiraahdaan ii soo dira ,mise waa wax soomaalida ku eg uun ,abaarta walaalnimo ee na heysa waa maxey ilaa kii soomaaliyeedba qabiil dartiis buu cadow u yahee ,dad madaxa dab ka raba iga dheh.
@IqroMuxyadiin
@IqroMuxyadiin 3 месяца назад
Allaahu akbar ilaahow nageeyoo kle noo badi noona xifdi
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 8 месяцев назад
Waxaa kaaga habboonayd haddaad cid midaynayso inaad dadkaaga iyo gurigaaga midayso.kadibna Soomali midayso,kadib muslimiinta midayso. Suufi baad iska noqotay wareega. Khayrka Allah hakugu soo dabaalo meel aad joogtba, wax kale aan ku idhaa ma garanayo.
@Fardowsa-ql3mr
@Fardowsa-ql3mr 8 месяцев назад
Waxan umalayn in laqafashay qof murugasan buu u egyahay😢Allaha hanuniyo dhamantod😢😢😢😢
@maryanali1413
@maryanali1413 8 месяцев назад
Haddba midbaa been isukeen qalajiya kani waaba oddenihii labbaad yaa huu allow umadaan masiibaddaka hay😢😢😢
@shifasheka9514
@shifasheka9514 8 месяцев назад
WAA LA QASBAY HADUU GARXAJIS YAHAY NINKANI YAHAY EE HALA HUBIYO HADUU ISAAQA KALE YAHAY WAA KA DHAB😢😢😢
@azuummohmouth100
@azuummohmouth100 8 месяцев назад
😂😂
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 8 месяцев назад
Haddii alshydaankii, kuafduubeen, waa kuuducayneyna, haddiikale soomaalida marba filin cusub dadka ushidaan oo kamadaalaan.🤔 You look 😔very sad
@muumumuumu5164
@muumumuumu5164 8 месяцев назад
Ha shakin walaal ninkan haduu xoryahay fikir kasta uu qabo isagoo gurigiisa joogu iska soo duubi lahaa 100 maalmoodna dadkoo raadinaaya kamuusan aamusnaan laheyn Ninkan xoog baa lagu heystaa "23:05 hada diyaarad baa dushayda ka guuxaysa waa diyarad danteeda ilaashanaysa u joogta." Taasa cadeyn kugu filan sababtoo ah waa nin wareysiga qasab lagaga qaadaaayo dushana laga ilaalinaayo si aan loo fakin ama uu u baxasan Alshabaab haduu ku biray maku latahay in wareysiga laga qaadi laha guri sharaxan waa maya Duur ama meel cidlo ah baa loogu tagi laahaa wareysigana laga qaadi lahaa
@AminshafiHassan
@AminshafiHassan 8 месяцев назад
Aad buu usaxsanyahy abwaanku ,,,inshallh mardhaw waan lawareegayna dhulka oo dhan
@HappyDominoes-ef3pk
@HappyDominoes-ef3pk 8 месяцев назад
Khawaarijtii Cali bin Abii Dhaalib dilay sidaas bay lahaayeen iyaguna
@abulrahmanhashimiuk1099
@abulrahmanhashimiuk1099 8 месяцев назад
Isaaqa Arggagixisada Mogadishu jooga waa in shacabkeenna il gaar ah u yeeshaan Daarood waa dad Dowladda kamida ah lkn isaaq waa Arggagixiso u osman dhiigga ummada shacabka ah.
@aburayaanyasin5968
@aburayaanyasin5968 8 месяцев назад
Armuu ninkaan la hayste yahay
@MuniirAhmett-d4k
@MuniirAhmett-d4k 3 месяца назад
Nageeye ma waxa uu leeyahay illahy swt haduu sabab iiiga dhigi waayay afkaartayda inaan caasimada xamar ah ku balaadhiyo damiirkaygu waxa uu isiinaya inaaan la dagaaalmo oo aan hooyoyinka caanaha wadada ku iibsanaya masaakinta ah aaan qarxiyo ربنا لا تزغ قلوبنا بعد إذ هديتنا abwnka fikirkaas qaldan allah haka madoobeyo nin aragti dheer buu ahaaye
@FaaraxXigmadsame
@FaaraxXigmadsame 8 месяцев назад
Shabaab bad tahay cidna kuma dhegeysanayso😢 yu idinku abuurin fekerkisa khaldan e ha dawanina allle hakuso hanuunsho
@NaxwoCawil-fn7ji
@NaxwoCawil-fn7ji 8 месяцев назад
Ninka laqasbay oo saan layeela laga dhiga wax alshabab lajoga 😢😢😢
@SiciidAwil-q8q
@SiciidAwil-q8q 8 месяцев назад
❤waar waa xaq udirir ee ninka waxaan leyahay kaalay waxaynu ka bilaabaynaa hargaysa iyo berbera
@Ancient_Andalusia
@Ancient_Andalusia 8 месяцев назад
Waa laqadbaayaa ninkaan waana shirqool ee ma ahan waraysi uu iskiis u jecleestay inuu bixiyo amaba uu raali ka yahay
@Shukri-kv5jq
@Shukri-kv5jq 8 месяцев назад
Yaa allah khaatumada ilaahayow Noowanaaji
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 8 месяцев назад
Qofkii is dhiibo waaya waxaa ladhahaayaa waa argagixiso wallaahi walcaaqibatu lilmutaqiin
@abdihakimaden3927
@abdihakimaden3927 8 месяцев назад
Waxa uu ka hadlaayo ama sida uu’u hadlaayo waa wax qurxoon oo xaqiiqo ah. Laakiin danta ay leeyihiin weeye waxa laysku khilaafsan yahay. Dadka aad qarxisaan bal kawarama. Wanaaga aad doonaysaan malax baa ka hoosaysa. Walee laydin arag islaanimo dame naguma qaladaan. Khawaarj khawaarij. Dhiiga muslimiinta ciyaar ciyaar u daadiya.
@shibiskadhehtv8382
@shibiskadhehtv8382 8 месяцев назад
Wabar fiiriya
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 8 месяцев назад
ILLAHOW NAAGAKA QAAB OO DALINYARDA NOOKA BAAD BADI SHAARTADA ALLHA KUU CEELE ,ILLAHEYE NAAGUMAKA SOO CEESHO👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹
@umu2600
@umu2600 8 месяцев назад
Abwank hadu nolyahat Alxmdulilah wll ilahay hakuxitiyo
@ashaomar6719
@ashaomar6719 8 месяцев назад
Jamacad xataa ma karo doqonkaan Jaacad kulahaa yaa mujrim Allah ku qabay.😢😢😢
@farhiaahmed2362
@farhiaahmed2362 8 месяцев назад
Soomalida waxay tiraahdaa wax badso wax beel bey leedahay! walaal Yusuf adigoo og in ay Dowlada Somalia xirtay dhamaan warbaahintii ay laga soo deyn lahaa Wareesiga Negeeye miyaad ka raadineysaa view iyo halaga daawo channel-kaaga adigoo heysatid 73k qof. miyaadan ka fakarin in channel kaaga ay hawa ka saarto dowlada. Maxay ku kala duwan yihiin maanta Nageeye iyo Wareeysiga Cali Dheere in channel kaaga laga daawado?
@MahdiMohamed-o3x
@MahdiMohamed-o3x 8 месяцев назад
Waa macquul
@mohamedabdicate4943
@mohamedabdicate4943 8 месяцев назад
Naclatullah calek somali nimada iyo dowlad nimada u ka shekeynayo maxu marka hore waqooyi gurigu ku dhashay uga so dhisi waaye ileen dad somaliyed baa halka degi wuxu usocday inu argagixiso khawaariij ku beero magaalada Mogadishu
@massmass8300
@massmass8300 8 месяцев назад
war ninku rer xamarka ayaa qalbi xabxaba ayuu maqlay reerwaqooyi waa qoydhan 😂😂😂😂😂😂😂😂
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 8 месяцев назад
Wuuh cadeystay iinu yaahay Al shadan family iilahow kaaqaabo Somalia shaartisah
@issaal-hashemi4581
@issaal-hashemi4581 8 месяцев назад
You don't seem to have benefitted any of the schooling you claimed.
@fardusa411
@fardusa411 8 месяцев назад
Kuwaad ugabayday ayaa wadanka haysta adiguna waxaad raaxday argagixiso maxaad ufilaysaan mustaqbalka dalka iyodadka marhaday ragii soomaaliyeed noqdeen 3qaybood siyaadgaa dhuuniraacaa een maata mooyee bari kafakarayn iyo kuwo qayilya oo goobta adeegba kamaqan iyo Argagixiso in ay noolaadaan iyo in aycidinoolaato midna aanrabin Intaas bes ayaatihiin quisbaan taaganahay😭😭 Free 🇸🇴🇸🇴
@LadaneCade-q2v
@LadaneCade-q2v 8 месяцев назад
Ilaahay umada kaqabay isagaa awoodee shadhan ilaahay kafogaday batahay
@khalifmukhtarmohamed7920
@khalifmukhtarmohamed7920 8 месяцев назад
Halyey qaran weeye Allah yaxfithhu
@ZaadiqAli-zk3gv
@ZaadiqAli-zk3gv 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂Waaar Shida Meeeesha Aqoonyahno Iyo Leadersba Waan Soo Diraynaaaye Meeshu Hanasan Weydo Abwaan
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 8 месяцев назад
Waryaa hadaad gaal la dirireyso Kuwa Abaarsay degen ee Hablihiinii iyo wiilashiinii Bedelay maad ka difaacdid
@naima854
@naima854 8 месяцев назад
Abaarso dadkii lahaa ba ilaashanayee. Dee iska celiya idinkaa wacday shabaab oo raali ka ahe 😆😆
@makebravo7133
@makebravo7133 8 месяцев назад
TII KU XAARTA EDEBDARO KUGU XAARTAY ABAARSO YA JOOGA LAGU DHAHAY NOOCA URAYSO MIDHANBA WIXI LAGU XAARAY DADKU SHEEGTO
@MarwaanMuuse-s2y
@MarwaanMuuse-s2y 8 месяцев назад
Muqdisho diinta lakeenaayo abti hargaysa ayaa kaniisado ka furanyihiin ayada gey
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 8 месяцев назад
Hargeysa ragii lahaa baa ka socayriyey lkn kongurtu rag malaha
@museabdi6372
@museabdi6372 8 месяцев назад
Waa beentaa hooyadaa wase
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 8 месяцев назад
@@museabdi6372 maxa hada igu ceydey ma runta didantahy
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 8 месяцев назад
muqdisho aya loo tashtay mdam hargaysa loga imanayo siyasad weyn aya kadanbayso
@ahmedabdi4319
@ahmedabdi4319 8 месяцев назад
Allaha iga dabidhaafo cilkale ayaan tuhusanaa ee
@muniracisman1470
@muniracisman1470 8 месяцев назад
Kan wareysanaya ka shakiyey ba anuu 🤔
@muumumuumu5164
@muumumuumu5164 8 месяцев назад
Haa wlhi wariye Alshabàab baa dadka logaga dhigayaa hadana wuxuu leeyahay maxaad Alshabaab ugu biirtay muuu dhaho maxaad anaga noogusoo biirtay? Teeda kale sualaha noocan oo kale wariye saxaafad bartay unbaa diyaarin kara Waxaa taas igasii daran nin laleeyahy Alshabàab buu ku biiray guri sharaxan oo moqdisho ku yàal lagu wareeysanaayo siduu magalada kusoo galay waa yaabee hadaan xog lagu heysan
@XINOLOOL
@XINOLOOL 8 месяцев назад
Umada iyo masakiinta lalaya waxwayn ba aya qaldan?
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 8 месяцев назад
Alxaasil Arsenal
@hanadadem
@hanadadem 8 месяцев назад
Ileen Abwaan kasta Qali maleh
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 8 месяцев назад
SOMALIYA NIINKAN WAALAN EE ALSHABKA ISKA ILLALYE IMAANKA LAAGA QAADA😮😮😮
@engmustafemehamed8233
@engmustafemehamed8233 Месяц назад
NAGEEYAW KOOX ALSHABAB KA DUWAN MAD WAYDAY KOOX WACGALIN KOOX SHACABKA LAYANIN HAD RAACI LAHAYD 1dhaman dhallinta somaliyeed way ku tageeri lahayd
@NasteexoCabdulle-xb9sk
@NasteexoCabdulle-xb9sk 4 месяца назад
Nageye runtii waan jeclaa gabayadiisa balse maxa dhacay
@barwakoabdi9827
@barwakoabdi9827 8 месяцев назад
Sheeko kulaha waxan xamar kadhisi raabay niin kasto oo waayo xil dawladeed muxu ugu biiira al shabab ta 😮😮😮 ilahay xaq raadinayso gundiihina kahela 😮
@sacdiyosiman967
@sacdiyosiman967 8 месяцев назад
Markii miyir qab noogu danbeysay kuma lhaoo😅😂
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 8 месяцев назад
War war hawiyow idinkanu idiin haysanaa Abwaan nageeye siidu.u hadlayo waa laafdubay😭💔
@XaawoIsmaaciil-k3w
@XaawoIsmaaciil-k3w 8 месяцев назад
Haduu wanaag hargeyso kuhaystay maxaa kasoowaday
@cfataaxyuusufbashiir9226
@cfataaxyuusufbashiir9226 8 месяцев назад
Hawiye maxaad udhiibatey nacasow?
@Degaliah
@Degaliah 8 месяцев назад
Inaader hawiyee maxaad u haysan isagu muxu kadoonay? Talabaad hawiyee isagaaba dhiban oo Ki dilaayay iyo Ki nolaynaayay kala kasaayne
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 8 месяцев назад
@@Degaliah waalaal hawiye waa goob wana reer aygay
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 8 месяцев назад
@@Degaliah omjeedo hawiye ee raga ooga yeedhay hargesa eedhiibay banujeda
@adalmedia4291
@adalmedia4291 8 месяцев назад
Shabaab iyo dawladu waxba isma dhaamaan ,wax badan wuu ku saxsan yahay markuu arkay ,sida aan maanta ku jirno,hadaan inagu sharaf isku yeeli lahayn shabaab iyo ururo kle ma samaysmeen. Qabyaalad ayaan ku jirnaa maanta.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 8 месяцев назад
Labadas Hamhuuriyadood Midoobeen ayuu leeyahay Waxbaa qaldan
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 8 месяцев назад
Ma Qaryaan Weeye ? mise Abwaan . Ileyn Dhoodaan Sida uu Unoosheegay Abwaan Ruuxwalbaa lamadhihikaro Inkasto Nageeye uu Nin Iguculus uuyahay.
@abdiomar7283
@abdiomar7283 8 месяцев назад
Ninka waraysanayaa ma aha Shabaab, wuu af duuban yahay ...bal nin kan u sheegaya sida caadiga ah Wasiirka fiqi..
@shifasheka9514
@shifasheka9514 8 месяцев назад
WAR KAN IYO ANI FILIMANTA HONDIGAAN AAD IDAAWAN JIR NAY SHEEKADIISU WAA RIYO 😂😂😂😂😂
@aliguleed6748
@aliguleed6748 8 месяцев назад
Danta muslimka ah ee alshabaab aad karaadisey maxay ahayd
@MowliidCabdi-t6g
@MowliidCabdi-t6g 8 месяцев назад
War niyaw wax aya qaldan AL SHABAAB MIYA DHAANTA DAWALADA SOMALIYA
@ksc8298
@ksc8298 8 месяцев назад
Ani.badaa ha igalin maba aamin sani dalku inuu dowlad.leeyahay dadka.manaafacaad sada waydii dadkaasaa kuu sheegi ani gu waxaa aamin sanahay Somalia 🇸🇴 inay tahay gobol.ka.mida U.S.A
@hindaseenyo1556
@hindaseenyo1556 8 месяцев назад
Nageeyoow anigu nololba kuguma tuhmayn laakiin maantay hadaad kasoo muuqatay shabakada alshabaab waxaan aaminsanahay inaad ku biirida shabaab aad kasoo daahday oo xili xun aad ku biirtay allaha kusoo hadeeyo dab ayaad ku ciyaartay
Далее
Wareysi Gaar ah - Abwaan Nageeye Cali Khaliif
1:03:59
Просмотров 1,4 тыс.
Как не носить с собой вещи
00:31
What’s your height?🩷🙀💚
00:59
Просмотров 3,8 млн
"Si Sahlan kumaan Qaadan Diinta Islaamka"Dr Cali Axmed
29:43
Kaftanka Siyaasada 532 oo aad u xiisa badan
32:51
Просмотров 46 тыс.
Wareysi Gaar ah - Abwaan Nageeye Cali Khaliif
1:03:44
Просмотров 71 тыс.
Как не носить с собой вещи
00:31