Тёмный

"Si Sahlan kumaan Qaadan Diinta Islaamka"Dr Cali Axmed 

MM Somali TV
Подписаться 496 тыс.
Просмотров 67 тыс.
50% 1

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Опубликовано:

 

18 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 179   
@ibrahimelmi3105
@ibrahimelmi3105 5 месяцев назад
Wallaahay aniga xagayga waa barnaamij layaab leh, ilaahayow xaqqa nagu sug, Wax badan baa laga baran karaa, waa yaabka yaabkiisa, Diktoorkan ilaahay miisaanka xasanaadka haw saaro, ilaahayow dhakhtarkan u dembi dhaaf aamiin aamiin. Waa ilaahay mahadii in Iligna la soo daayey, ilaahayow Coldoona ka soo fur-fur. Walaalkiin Ibrahim x Ismaaciil Birmingham
@jaamactooreeye5285
@jaamactooreeye5285 5 месяцев назад
Masha Allah wxn ku farax sanahay in lasoo daayay wariye qaali ah Maxamed Cabdi Ilig. Markale wxn ka mahad celinayaa in MM TV soo daysay waraysigiii aan sugayay mudada dheer
@Studentoflife2890
@Studentoflife2890 5 месяцев назад
Macalinkaygii dr Ali ahmed. Allah ha barakeeyo cilmiga qaliinka sida ugu wanaagsan noo baray marka laga imaado waa macalim nololeed oo inta wax ee uu nolosha naga fahansiiyay iyo waanooyinkiisii dhaxal galka ahaa ayaa bad ahaa Alloow ku barakee oo janno abaalkaaga ka dhig adeero ustaadii
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 3 месяца назад
Ameen
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 2 месяца назад
AAmiin AAmiin yaa ALLAH 🤲
@mahadibrahim1615
@mahadibrahim1615 5 месяцев назад
Dr. Cali waa aqoon yahan, Alle yaqaan ah oo indheergarad ah. Ilaahay caafimaadka, cilmiga, caqliga iyo caqiidadaba Alle ha u barakeeyo.
@hayatmohamud3572
@hayatmohamud3572 2 месяца назад
Aaamiin yaa Rabi
@user-fb8sg5mz9m
@user-fb8sg5mz9m 5 месяцев назад
Maasha Allah. Rabiyoow barakee qoyskaas oodhan gabadha Rabiyoow soo hadee naxariis taada qalbiga ugali yaa Rabi Allah humma aamiin ❤❤❤❤❤
@Bn99757
@Bn99757 5 месяцев назад
Very honest guy manshallah
@Sabuha28
@Sabuha28 5 месяцев назад
Masha Allah may Allah bless u Amin 🙏🏽
@user-wv2dz2pe7s
@user-wv2dz2pe7s 5 месяцев назад
Maashaa alaah this interview so amazing
@fai6998
@fai6998 5 месяцев назад
MaashaAllah TabaarakaAllah Dr. Ali taariikhdiisu waa mid xiiso badan leh, Alhamdulillah hadaayadu waa mina LLAAHI.
@Mohamed-un8tk
@Mohamed-un8tk 5 месяцев назад
Illaahay mahadi haka gaadho xoriyadaadii haddi aad mar heshay allaha ku dhawro walaal Mohamed Dr ku wuxuu soo maray waayo badan maasha allaah ❤❤❤
@user-kr9tu4hn8u
@user-kr9tu4hn8u 5 месяцев назад
Masha Allah wll qaybta kale la soo dhakhso ❤❤❤❤❤🎉🎉
@horijoogmedia
@horijoogmedia 5 месяцев назад
Barmamush qiimo leh waya Dr wayo aragnimo iyo energy badan wayo badan buu soo maray
@hindagabas9855
@hindagabas9855 4 месяца назад
MaashaAllah waa nin qiime badan Dr. Sheekh Cali
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 5 месяцев назад
Dr waxaan ka codsanayaa in uu gabadhii caruurta u dhashay ee la soo halgantay uu raadiyo kana tanasulin inuu u na seexeeyo si tartiiba oo xasilan in shaa allaahu famil guuleystay ayeey noqonayaan.
@Aaliya56789
@Aaliya56789 5 месяцев назад
Mahadsanid walaal warka aad noo soo tabineesid markasta
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 5 месяцев назад
Subxaan Allaah, wallaahi ninkan belaaya adduun baa soo martay, aakhirkiina Ilaahay ayaa xaqqa u iftiimiyey.
@horijoogmedia
@horijoogmedia 5 месяцев назад
Waa runtiis hadii aad qurbaha ku raagto waliba aad somali badan ku dhax jirin wax badan baad waysa aniga qof wada minnesota ayaa marka marayao Minnetonka lake ban aad u jecla markan marayo inan dawado ninkaasna heart machine oo charger ah buu is daba wada waxa la yaabay inuu igu dhahay view hour ban dhintay ka bacdi dib u soo kacay aniga la I dul tagan yahay waa iska cajiib nolosha qofka caafimad qaba waa qof wax wayn haysta Minnetonka lake waa. Area guryaha ugu qalisan baa ku yaala dadka dagan biyaha ayay isku dilan yaga oo wax walba haysta imaanka wax walba ugu muhiimsan
@akfamily7916
@akfamily7916 5 месяцев назад
Ma Shaa ALLAAh TABARAKA ALLAAH Ilaahay HAKU XIFDIYO JAZAA AKA ALLAAHU KHEYRAN
@khalidsheikh3466
@khalidsheikh3466 5 месяцев назад
Masha allah,waa run soomalidu waa wada ehel, meelkasta oo aad joogto qofka soomaliga ah meel uunbad wax iskaga noqon.
@aabedilaalshorts
@aabedilaalshorts 5 месяцев назад
Maasha Allah waa qoys Alle ilaaliyay diintooda iyo dhaqankooda
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 5 месяцев назад
Allaah.kheir.ha kusiiyo Amiin❤❤❤❤❤❤
@alikaahiye4168
@alikaahiye4168 5 месяцев назад
Best interview ❤ love it
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 3 месяца назад
MMaashallah ❤ such nice story.
@yasminabdi342
@yasminabdi342 5 месяцев назад
Manshallah cali Axmedfure waxaan xusuustaa xaajiyadiisi birikeyd ee jarmalka ahayd
@adonallah
@adonallah 5 месяцев назад
Subxanallah haku quusqaaTay ciyaalka calmaaniyinTa iyo ilxaadka qaaTay ee diinToda shilimaad cadaanku UGA gaTay waan hubaa inay qalbiga ka olalayaan اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك
@iskahubi3264
@iskahubi3264 4 месяца назад
Adiga diinta islaamka ma cid baa lacag kugu siisa? Horta doqonimadaan qaarkiina xagee ka keenteen? Dr. Cali Axmed waaguu diinlaawaha ahaa ma lacag baa lagu siin jiray diinlaawenimada? Yaab badanaa! Qofka aragtida uu aaminsan yahay ma aha wax uu lacag ku qaato! Marka uu carruurtiisa la dardaarmayey uu lahaa waxaan iri hablo aan muslimiin aheyn ha guursanina aayada ka sheekaynaysa si automatically ayey iigu soo dhacday waxay ku jirta suuratul baqara waana aayadan Ha guursanina hablaha mushrikiinta ah ilaa ay mu‘miniin diinta islaamka aaminsan ka noqonayso adoomad mu’minad ah ayaa dhaanta hana guursanina ragga mushikiinta haba idin cajabiyee waxaa dhaama adoon mu’min ah kuwaasi waxay idinkugu yeerayaan cadaab Ilaaheyna wuxuu idinkugu yeerayaa jano iyo dambi dhaaf idinkiisa ilaahey wuxuu aayaatkiisa u cadeynayaa dadka si ay u waano qaataan
@iskahubi3264
@iskahubi3264 4 месяца назад
Anigaan kula hadlayo waxaan ahay Diinlaawe aan ilaah aqoon diintana lagu soo barbaariyey aayadan waxay leedahay dadka ahlu naarka ah ayaa waxay codsi u dirsanayaan ahlu janaha iyagoo leh biyo iyo wuxuu ilaahey idinku arzaaqay na siiya! Markaasaa ahlu janaha ku jawaabi doonaan ilaahey baa ka xarimay gaalada وَنَادَىٰ أَصْحَابُ النَّارِ أَصْحَابَ الْجَنَّةِ أَنْ أَفِيضُوا عَلَيْنَا مِنَ الْمَاءِ أَوْ مِمَّا رَزَقَكُمُ اللَّهُ ۚ قَالُوا إِنَّ اللَّهَ حَرَّمَهُمَا عَلَى الْكَافِرِينَ Makula tahay anigoo waxan aaminsan oo aakhiroo waligeed jirayso aan lacag ku dooran lahaa Anigoo waliba og inaan cadaab ku waarayo walaal qofka diinta ciyaar ma oga baxo haddii uu garanayo kuna barbaaray ma sheegin qof isagoon garaneyn marka horena sida dadka aan diinta haysan u noolaa oo afka ka sheegan jiray kaas way fududahay lkn qofka lagu tarbiyeeyey dhib badan ayuu la kulmaa war waxaan ku dhowaaday waali seddex sano anigoon diin haysan ayaan soomayey oo aan tukanayey iyadoon cidi i qasbeyn qaab aan cibaadada ugu tagaan garan waa balwad cml marka dambe inyar inyar ayaan isaga jaray hada haddii la i dhaho lacagta aduunka qaato diinta islaamka ku noqo si niyad ah ma karo diimaha oo dhan ayaanba iga dhaadhaceyn mana aaminsani inuu jiro ilaah dad lasoo hadlay
@Bn99757
@Bn99757 5 месяцев назад
Walahi waa runtii sheikh/ doctor Ku doctors ka qurbaha ayaa ugu badan inay is dilaan
@ahmedfarahmohamed1273
@ahmedfarahmohamed1273 5 месяцев назад
Maansha Allah, saaxiibkay iyo reerkiisa Allah ha barakeeyo! Waa farriin - waraysigaa ku socota, xubin kasta oo Bulshada Soomaaliyeed ,meelkasta ay ku noolyihiin - ku socota!
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 5 месяцев назад
Mash Allaah❤❤❤
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 5 месяцев назад
allah hu mabaarik mashAllah ilaahaybaa ku caawiyay
@ibrahimjama3579
@ibrahimjama3579 5 месяцев назад
waa cashar.allaha xafido Dr.cali Suuro gal ma ma tahay inuu buu Ka qoro Waan u mahad celinayaa tvga mm iyo wariyaha
@mohhassan626
@mohhassan626 5 месяцев назад
Waraysi aad u qiimo badan mansha Allah next episode please
@Rashid-sv3yj
@Rashid-sv3yj 5 месяцев назад
Barakallah
@saidojama1170
@saidojama1170 5 месяцев назад
ManshaAllah Tabarakallah Somalinimada isn't easy ❤
@awsalebanxaajiibrahim396
@awsalebanxaajiibrahim396 5 месяцев назад
maya maya somalinimo waa ta xagaa ina dhigtay ma aaminsani wax somalinimo la yidhaah waxaase kuu sheegi lahaa haddii ay tahay shayga kaliyee kaagasoo baxay sheekadan dr cali in ay somalinimo qaali tahay walaahi waxaad tahay eber somalino waa dulinimo se waxaad igu tidhaahdaa dhaqanka umada uu qofkaasu kasoo jeedo ayaa muhiim ah
@dulmarxaaji7191
@dulmarxaaji7191 5 месяцев назад
Soomaalinimo waamuhiim soomaalinimo qofkadiidaa silicbuu kudhintaa😂😂😂😂😂😂
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 5 месяцев назад
Soomalidu waa Ul io diirkeed, Dr ka io wariyaha wlhi waraaysiga aad io aad ayaan uga helay waxaan u rajeeyan cafimaad qab io cimari dheer io cibaado suuban allena ha u soo hanuuniyo gabadhiisa.
@dahabocabdulle3163
@dahabocabdulle3163 5 месяцев назад
Masha allaah Qaf illahey jecelyahay ayaaw ahaay Dr Ali xafidallaah illaah ayaaxakha kuladoontay alle cidoowdono ayaaw hanuuniyaa cidoow donane woow lumiyaa ❤❤❤
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 5 месяцев назад
Maashallah smart man.
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 3 месяца назад
Yes he is
@aminamohamed847
@aminamohamed847 5 месяцев назад
Masha Alleh waa Dr Cali waa nin waayo arag ah . Waxaan odhan lahaa dhalinyarada wax baratey ee qurbaha reer galbeedka ku nool wacyi gelin sii in badan ayaa ah sidaad ka ahaan jirtey diinta.
@Aminasaalax
@Aminasaalax 5 месяцев назад
MashaAllah
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 5 месяцев назад
Absolutely Wa Run Surgeons in Kenya anigaa Arkay ,Surgeons wax ka Stress badan Malaha especially i have seen Maxillofacial surgeons who always deal with Tumors
@SAREEDO46
@SAREEDO46 Месяц назад
Marka ma dhiiga iyo waxsa ugu wacan ?
@yasminabdi342
@yasminabdi342 5 месяцев назад
Manshallah walalkay maxamed
@user-mv1wl9ns8z
@user-mv1wl9ns8z 5 месяцев назад
Masha allah
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 5 месяцев назад
Maaanshaaa Allah AQoontiii Cilmiga Hogaaan Mahamed Abdi sheekh Alle Swt ayaa Mahadleh noo soo Kaa Celiyay Alle Inta yarka ahna Hakaa Caafiyo Runtiii Q3aad mudaan sugeynay
@yusufawildirir1147
@yusufawildirir1147 Месяц назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Maxamed Cabdi Sheekh. Waxan hubaa qiimaha barnaamijyadaada oo ka turjumaysa shakhsiyaada iyo Aqoonta Rabbi kugu amaanaystay. Allah haku xafido
@Hantiyeelo
@Hantiyeelo Месяц назад
2:13 mar xaladan kaliya mahan Deutschland ama Germany ee qurbaha oo dhan safarkan kaalay oo ila soo raac 🎯🏃🏾‍♂️
@liina3528
@liina3528 5 месяцев назад
Dr ali alle haku barakeyo adero
@yuusufcabdilaahi9580
@yuusufcabdilaahi9580 5 месяцев назад
Masha Allah waa taariikh cajaa ib ah
@fardosodibad1998
@fardosodibad1998 4 месяца назад
Qeybtii 4aad
@jimaaleahmed1155
@jimaaleahmed1155 5 месяцев назад
Diin iyo dadnimo adeero maasha allah tabaraka raxmaan.
@MohamedAhmed-ge8yq
@MohamedAhmed-ge8yq 5 месяцев назад
Mash Allah
@user-wc1pv7oc4r
@user-wc1pv7oc4r 4 месяца назад
Masha alah
@abdinurfarah1560
@abdinurfarah1560 5 месяцев назад
Tranquility (xasillooni)
@abdirizakahmed5368
@abdirizakahmed5368 5 месяцев назад
Dr Ali waa waayo arag waana ka faaiideysaneynaa
@user-qt3cb7ci6s
@user-qt3cb7ci6s 5 месяцев назад
wayo arag rapi haku xifdiyo ader❤
@user-gv2uf2zz1n
@user-gv2uf2zz1n 5 месяцев назад
Waa in ka soo cararaa Deutschland sida adeer sheegayo waa run dadka si kale ayu ka dhigaa 😂 das ist richtig onkel noo soo ducee Mohamed adna waan ku salaamay wallo
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli 5 месяцев назад
Wlahay Germany intuu ka sheegay waa dhab. Subxaaana laaaah
@aminamohamed847
@aminamohamed847 5 месяцев назад
Inanka iyo hooyadeed Alleh ha so hanuuniyo.
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 5 месяцев назад
Inanta Aamiin Aamiin
@_HALA_HORMUUD_CLUP_-jj3rd
@_HALA_HORMUUD_CLUP_-jj3rd 5 месяцев назад
abti muuqaalada sidan ah noosoo badiya
@user-qr8uj1lr4s
@user-qr8uj1lr4s 5 месяцев назад
Waa cibro qaadasho.laakiin muu helping khabiir xogta la jeexjeexa.way dhaaftey halkii ilig. Waa mahadsanyay inta taagiis
@ZaciimYare
@ZaciimYare 5 месяцев назад
Waanku farax sanahay in aad xoriyadaada markale hesho ilig waana uxiisnay barmaa mishkaagii taxanaha ahaay
@maxamedcabdi1963
@maxamedcabdi1963 3 месяца назад
Maxamed ilig awaay qeybtii 4 aad waan sugeynayay
@khalidmohammed7421
@khalidmohammed7421 5 месяцев назад
Waa Abe.wanagasan.isagon diin.heysan.buu.caruurtisa.diinta.baray
@hassanissa726
@hassanissa726 5 месяцев назад
Impression emissions
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 5 месяцев назад
Alla aderkan maxuu runshegay,waa run dadkan waxaa ka maqaan, xasilooni,iyo farxad,waxey ku timaadaa, adiga oo alle ru meeyo oo ka cabsada.
@LovelyMarsh-hs8ei
@LovelyMarsh-hs8ei 5 месяцев назад
Ilig legend
@user-rj8os6nk6k
@user-rj8os6nk6k 5 месяцев назад
Wariye ilig indhahaa soo baxay waxaad moodaa inay sheekadani kaa wayn tahay hore umuu arag aqoon yahan. Ilaahay aan aqoon
@iskahubi3264
@iskahubi3264 4 месяца назад
Saynisyahanadaa ugu badan Diin laawenimada qaarna waaba ilaah laaweyaal
@ahmedwarfaa3541
@ahmedwarfaa3541 5 месяцев назад
Cajiib waa cilmi ilaahay
@user-lg3ry8ut1q
@user-lg3ry8ut1q 5 месяцев назад
Jigjiga ma ethopia ayaa leh soomaalida qiyamkii ayaa ka lumey jigjiga waa dhul soomaaliyeed oo xabashi gumeeysato
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 5 месяцев назад
Qofkii labaad anigaa ah 😂 ✌️
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 месяцев назад
Cajiib
@abdirashiidali8730
@abdirashiidali8730 3 месяца назад
Suaalah u badan ee dadka cadaanka ah I waydiiyaan baa ah waxad tahay qoxoonti maxad la faraxsantahay ama aad la qosli alx ilaahay baa Islam iga dhigay
@AbdihakimShariif
@AbdihakimShariif 5 месяцев назад
M.a
@candehy3808
@candehy3808 5 месяцев назад
Sheikha maantey dhalin badan oo somaliyeed oo noloshu qaaday baa jirta wax haga bey u baahnyhiin wayna adagtahy in la helo waayo arag sidiisoo kale ah waxaan rajaynaya inuu wareego oo hage noqdo
@mohamedabdirisaak6368
@mohamedabdirisaak6368 5 месяцев назад
Waaya arag nololeed weeye drku
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 Месяц назад
Waa runtis diinta lama xurmen jirin
@nuradinduqow1826
@nuradinduqow1826 5 месяцев назад
(Wakaana abuuhumaa saalixan) Sadaqalaahul cadiim
@afmadhiinhaji7404
@afmadhiinhaji7404 5 месяцев назад
Barnaamijkan qaybtii 5 naad baanu sugaynay dr asagoo qof hiv qabaa gargaar usameenayay
@user-uw6lg1gs7u
@user-uw6lg1gs7u 5 месяцев назад
Yaa qabo mawadaadka😢
@mohamedgacal8686
@mohamedgacal8686 3 месяца назад
Ma dr aya hiv qabay mida kle muxu dr nagativ ka noqday ma fahmin ?
@mohamudrage111
@mohamudrage111 5 месяцев назад
Waa runtii europ qofku ma machine aan dareen lahayn
@updirahmanhajiahmed7353
@updirahmanhajiahmed7353 4 месяца назад
Xalqadii 4aad medahy
@cebla7849
@cebla7849 5 месяцев назад
Waraysigaan wax baa qaldan
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 5 месяцев назад
8miyan inta 7ka ku nool + 4 milyan Ogaadenia+ 1milyan Djibouti + 2milyan NFD + 1Milyan Qurbaha= 16 milyan.🇸🇴 60 kii 30 milyan baynu ahayn 30-16 = 14 milyan. Tusaale ku qaata Nigeria 60kii innagaa ka badnayn, maantana waa 400milyan. Markaynu Fanka iyo Suugaanta U qoraynay isla yaaba oo Xisaabtama Somaliweyn🐪🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤ Smart 🤓
@kullesheikhmahamed2147
@kullesheikhmahamed2147 4 месяца назад
لا حول ولاقوة الا بالله
@gthgbfhfgh268
@gthgbfhfgh268 3 месяца назад
Ninkan odayga ah ee Doctor ka ah waa nin aad u caqli iyo khibrad badan oo mudan in wax ĺaga bartoo la fahmo, Illaahay Janada ha geeyo.
@fartunnura4426
@fartunnura4426 5 месяцев назад
Plz qaybti kowaaad iso share gareeeya
@iskahubi3264
@iskahubi3264 4 месяца назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-mR7c9VBxS3s.htmlsi=bjrQ51v0-z1B6O_P
@iskahubi3264
@iskahubi3264 4 месяца назад
Waxaad tagtaa MM Somali TV playlist waxaad arkaysaa qaybta ay ku qorontahay Dhibcaha Taariikhda Dr Cali Axmed waa 5 qayb
@buullebarre
@buullebarre 5 месяцев назад
sax waa muhiim in diinta islaamka ee aad aaminsanty wuxuun ka barato, haddii kale kale suaalo badan ayaad isweydiin doonta si fududna iimaankaagu wuu daciifi karaa mararka qaar,waliba haddii aad meelo wadanka ka baxsan ku nooshahay.
@benin9773
@benin9773 4 месяца назад
Wixuu yiri JAAHILKA wuu muran badan yahay ! Ilaahay mahadii ! waxan na ka faa’idnay somalida inay wax isu wada yihiin siyaasad “self interest “ ayaa na kala fogaysay
@bulohus8548
@bulohus8548 5 месяцев назад
Bisinka Ma Qof somaali Ah oo - Aan Asagoo muslim Ahayn baa jira? Xagee buu ku dhashay ?
@Tamsim3358
@Tamsim3358 4 месяца назад
Wuxu ku koray meel madaxaweynhu culimada dilo, oo sheekhda la xidhijiray, maxad isku nanabinaysa😏
@iskahubi3264
@iskahubi3264 4 месяца назад
Sxb maxaa iska galay Soomaalinimada iyo Muslimnimada. Waa inaad barataan in qofka soomaaliga ah uu qaadan karo diinta uu rabo ama diin laawe uu noqon karo Anigaan kula hadlayo waxaan ahay Soomaali diinta lagu barbaariyey oo hadana diin laawe noqday oo aan ilaah garaneyn aayadan suuratul mu‘miniin ku jirta waxay ka sheekaynaysaa cadaabta ilaahiina wuxuu leeyahay ahlu naarka waxaa wajigooda diiran doonta cadaabta wajigooda lafahiisa ayaa soo baxaya تَلْفَحُ وُجُوهَهُمُ النَّارُ وَهُمْ فِيهَا كَالِحُونَ Aayadaan iyo sheekada dheg dheer isku mir ayey ii tahay waxaan u aqaanaa sheeko carruureed
@user-wc1pv7oc4r
@user-wc1pv7oc4r 4 месяца назад
Wa inad is ogata inad noshahy walahi diinta islamku wa nasdeexo
@horijoogmedia
@horijoogmedia 5 месяцев назад
Guur khyr qabu ahaa 7 dollar muhiim maha ee nolosha muhiim dadku isku meel u wada socdan
@hassankolan7820
@hassankolan7820 5 месяцев назад
Aad ban usugayay qaybtaan
@Salma-Ibra
@Salma-Ibra 5 месяцев назад
1:30 Germany waxaa tahay Machine, Robot iyo Farxad la‘aan . That’s the reality 😢
@dulmarxaaji7191
@dulmarxaaji7191 5 месяцев назад
Meelkale uga bedesha hakudhimanina diin la aan😢😢😢😢😢😢😢
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Месяц назад
Dhaqan ku waa mihiim
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 5 месяцев назад
Odaygani ma soomaali baa ?
@iskahubi3264
@iskahubi3264 4 месяца назад
May waa Canadian? 😂😂😂
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 4 месяца назад
@@iskahubi3264 aar caadi wax iigu sheeg waakan gaalka sheeganayee
@iskahubi3264
@iskahubi3264 4 месяца назад
@@mukhtaarciise2585Sxb Xiligii dowlada military-ga aheyd ee Siyaad Barre nidaamka shuuciyada ayuu wadanka ku dhaqayey shuuciyaduna diimaha way la dirirsaneyd oo waxaa jiray Soomaali qaar oon diin iyo ilaah aaminsaneyn haba ugu badnaadeen dadka Soviet-ka wax kusoo bartay ninkan Dr Cali Axmed ah Germany ayuu wax kusoo bartay Germany 2 dowladood ayey aheyd bariga Jarmalka iyo galbeedka Jarmalka Bariga waxaa haystay dowlad shuuci ah Aniga garan maayo Dr Cali Axmed beri ama galbeed dhanka uu wax ku bartay lkn Germany waxay dib u midooween 1990-kii
@iskahubi3264
@iskahubi3264 4 месяца назад
@@mukhtaarciise2585Aniga qudhayda waxaan ahay bilaa diin ilaah laawe ah lkn waan ka soo horjeedaa in dadka diimaha haysto meelaha ay ku cibaadaystaan iyo in cadaadis lagu saaro diintooda darteed
@shukri1640
@shukri1640 Месяц назад
@@iskahubi3264😂😂
@abdifatahosman2636
@abdifatahosman2636 5 месяцев назад
Xalqadaan Ilig may Xabsiga kula jirtay 😅
@fighterforlife5284
@fighterforlife5284 5 месяцев назад
Smart man. You have to know what your following.
@Salman-yk7xw
@Salman-yk7xw 5 месяцев назад
Qudhac ingiriisi bartay
@fighterforlife5284
@fighterforlife5284 5 месяцев назад
@@Salman-yk7xw hoyada aya ibartay barigan wasijiray😄! The good old days 🥺
@Salman-yk7xw
@Salman-yk7xw 5 месяцев назад
@fighterforlife5284 u grew up in the jungle yeah
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 5 месяцев назад
Kulahaa jigjiga itoobiya waa cajiib ereygaasi
@kaphizoothmani1117
@kaphizoothmani1117 5 месяцев назад
Wan ka naxay wlhi marku yiri ereygaas itopiyaanku wa ka dhaadhiciyen somalida aqligooda in ay dhulkaas leyihiin iyagu😢😢😢
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 2 месяца назад
Odayaal soomaali ah ayaa itoobiya ka gatay jigjiga
@Rashiid899
@Rashiid899 5 месяцев назад
ninkaa odayga ayaa islaamki ka tagay oo garanwayay waxu islaam yahay maxa u malaysa ilmo yar oo dhul gaalo ku dhashay ama ayagoo yar la geeyay somalida waxba ka soo socoda
@iskahubi3264
@iskahubi3264 4 месяца назад
Isaguba dhalinyaruu ahaa waagaas
@AbdiMuttalib
@AbdiMuttalib 5 месяцев назад
Ilig inta uu xabsiga kasoo baxo maad nala sugeyseen marka aad muqaalka qeybtaan soo daahiseen.😂
@saynabali9801
@saynabali9801 5 месяцев назад
Wadankee udhashay soomaali ma ahan miyaa bal iisheega
@abdimohamed6810
@abdimohamed6810 5 месяцев назад
Soomaliland
@saynabali9801
@saynabali9801 5 месяцев назад
@@abdimohamed6810 oo masoomaaliland dadku nool oo hada soo islamay baa jira marka ninka asalkiisa muxu yahay ban ku waydiyay
@Yusraabdi912
@Yusraabdi912 5 месяцев назад
Bilo ayad la maqnatan
@fredy8321
@fredy8321 5 месяцев назад
War waakan kuhaya diinta ayaan galay. War goormaad kabaxday. Dee waligaaba muslim baad ahayd ee waadan ku dheqmijirin. iimaankaaga ayaa daciif ahaaa!
@kabxanley8499
@kabxanley8499 5 месяцев назад
Diintu markii hore waxay u aheyd dhaqan balse markan dambe wuxuu xaqiiqsaday dhab nimadeeda. Ninkan waa ka fiican yahay dad badan oo aysan diintu ka daadagin balse iska sameeya cibaadaad ka dadku sameeyaan, sida salaada, soomka iwl.
@iskahubi3264
@iskahubi3264 4 месяца назад
War wuxuu ahaa sidaydoo kale Diin laawe ilaah laawe ah lkn wuu soo muslimay anigana wadaydii ilaah la’aanta ayaan ku taaganahay Muslim waan ahaa lkn waan ka baxay xeradii islaamka
@kabxanley8499
@kabxanley8499 4 месяца назад
@@iskahubi3264 Gaalnimo waxa aad ka hesho waxba ha naga siinin. Dhakhtar ka Allah ayaa ka soo bad baadiyey mugdiga gaalnimo ee adiga iyo murtadiinta kale aad dhex dabaalaneysaan. Koleey wakhti baad leedahay ee ku raaxeyso jannadaada kama dambeysta ah ee Allah ku soo afjari doono Jahannamo (Wal-ciyaathubi-Allah).
@iskahubi3264
@iskahubi3264 4 месяца назад
@@kabxanley8499jahanamo waa quful maskaxda la idinkaga xiray oo idin diidaya inaad diinta su’aal ka keentaan
@iskahubi3264
@iskahubi3264 4 месяца назад
@@kabxanley8499Allahaan aad sheegtaan ee qofkuu rabo soo hanuuniya qofkuu rabana baadiyeeya oo isla hadana isagii dadka uu baadiyeeyey la xisaabtamaya ayaan ka yaabay waa wax aan is qabaneyn!
Далее
Dumar ku dayasho mudan | Xalqadda 1aad.
19:49
Просмотров 46 тыс.
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
14:06
Просмотров 162 тыс.