Тёмный
No video :(

Full Story | Sooyaalka Colaadda Itoobiya | Xiisadda Geeska Afrika 

ITAAL MEDIA
Подписаться 240 тыс.
Просмотров 45 тыс.
50% 1

Full Story Sooyaalka Colaadda Itoobiya Xiisadda Geeska Afrika

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 134   
@aarameeyhussein8800
@aarameeyhussein8800 4 месяца назад
Soo badi wararka ethiopia 🇪🇹 inaay burburto waa jaanis weyn
@abdisamadm.hussein1791
@abdisamadm.hussein1791 4 месяца назад
130 Million oo Ethiopian ah 🇪🇹 hadey nagu soo qaxdo yaa noo maqan nio
@Thegreatestofalltime1998
@Thegreatestofalltime1998 4 месяца назад
😂mabaso dhaweyneyna jinni ya ka yaqanna​@@abdisamadm.hussein1791
@mrjeek8022
@mrjeek8022 4 месяца назад
@@abdisamadm.hussein1791 waa runtaa
@user-xh9dt8hw1j
@user-xh9dt8hw1j 4 месяца назад
Wixii christian ah nama soo aadikaraan wixii slam sheegtana xeryo qaxooti ayaa loosameynaa gobolka harar
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 4 месяца назад
​@@abdisamadm.hussein1791iska celi tiradooda maxaa naga galay
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 4 месяца назад
Guul ayey nootahay jabka Ethiopia bro 👏👏🥱🥱 Fano 🔥 is 🔥 fire
@IqraYacqub7
@IqraYacqub7 3 месяца назад
Hayey😂
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc 4 месяца назад
Itaal Media, keep up the GOOD NEWS.. MAHAD SANIDIIN
@yh___yinhbr1876
@yh___yinhbr1876 4 месяца назад
Aad Baan kuu wataah Mr Itaal media❤🎉❤.
@user-gj9rg9ex3l
@user-gj9rg9ex3l 4 месяца назад
Ilahow Ethiopia burburta oo kala carartaa aamin
@odayroy3099
@odayroy3099 4 месяца назад
Aamiin
@user-jj7ty1cp6u
@user-jj7ty1cp6u 4 месяца назад
Aamiin
@abdisamadm.hussein1791
@abdisamadm.hussein1791 4 месяца назад
Anita ma qabo iney burburto waayo 130M oo xabashi ayaa nagu soo qaxayaa anagoo 18 m ah marka waxaa ka jeclaan lahaa iney dowlad aan dhisneen hada nah dhisan oo dagaal sokeeye oo qaboow ku jirto ilaa inta aan awoodeyno inaan xuduudaheena xirano 10 sano ha iş jiid jiidan 😂😂😂
@user-wi4is2ol2k
@user-wi4is2ol2k 4 месяца назад
Aamiin
@user-vl6kp6ck5x
@user-vl6kp6ck5x 4 месяца назад
Aaamiin😊
@Y-ADIL
@Y-ADIL 4 месяца назад
Ethiopia balaayadeeda iyada leee Alle haku ekeeyo🔥 100,000,000 Qofood oo kugu soo qaxay dhul looma haaayo.
@jamaalsaahid1896
@jamaalsaahid1896 4 месяца назад
War waa laydaynaa nacaladda inooma soo qaxi karaan
@ghst4487
@ghst4487 2 месяца назад
Waa dileeynaa
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt 4 месяца назад
Ana joga Ogadenia ama Somali galbeed wixi laysku odhan jirey Ethiopia waxay ukala dateen sidi tusbax lafuray degankasta iyo wado kastana waxa tagan jabhado lid ku ah dawlada dawladi dhexe E si awood ah isugu haysayna meesha ayay kasi baxayasa kadib marky nafeyen dagaladi Tigray iyo jabhada Fano iyo OlF oo ay kudhinten cidamadii ugu badnaa jiritaanka iyo tarikhda Ethiopia
@iniestacomps4376
@iniestacomps4376 4 месяца назад
Idinkuun baa hadhay inaad qoriga qadataan
@aadan_cabdirisaaq-saalax
@aadan_cabdirisaaq-saalax 4 месяца назад
Somali galbeed waa inay qoriga qaataanbiyaga unbaa hadhay
@user-qf5ux9hx8f
@user-qf5ux9hx8f 4 месяца назад
Somalida dagan dhulka lagu muransanyahay... waa erey bixin wanaagsan... waana in wariyaashu adeegsadaan erey bixintaan
@ibrahimm.mohamed2097
@ibrahimm.mohamed2097 2 месяца назад
Somalida dagan dhulka lagu muransanyahay wa weedh khaldan dhankayga! Sideedaba dhulka iyo dadka dhulka muhimsan sababto ah dhulku ma guuro dadka manta joga haday xun yihin waxa laga yaaba dadka ay dhalaan in ay wanagsadan o horimar sameya. Waxan hadalkas uso qaatay hadi la yirahdo “Somali dagan dhulka lagu muransanyahay” macnaheda wa Somalida aya yimaday dhulkana shaki aya ku jira cidda leh. Waxa ila haboon in la isticmaalo “Gobolka soomaalida e ay haysato etoobiya”. Weedhas danbe hadi la isticmaalo waxay cambaar ku noqonaysa itoobiya gobolkasna waligis mugdi aya ku jiraya ila ay yimadan dad u dagaalama ama xoreeya hadij ay noqon lahayd mustaqbalka ama xiligan an joogo. Mahadsanid.
@jamaalsaahid1896
@jamaalsaahid1896 4 месяца назад
Maanshallah nimcad ka warameysaa wlhi sxp
@abdiqaniyusuf8407
@abdiqaniyusuf8407 3 месяца назад
War waan ku raaxaaystay warkaas wlhi
@samatermahamed4080
@samatermahamed4080 4 месяца назад
Masha alaah bur bur fcn ban urajaynayaa❤❤❤😅
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o 4 месяца назад
Ama dhamey qaraarkee waa inaad dhadheis.dhiigii somalida dow.deegaanka soomaalida xaqii baa soo baxayo. Alow isku jebi aamiin
@hasssanomar5619
@hasssanomar5619 4 месяца назад
Waxa la dhaha jiray abyssinia magic dhabah ee Ethiopia allaha burburiyo Ethiopia waa cadoweganay hadii an Somali nahanay down down ha jabato inshallah viva somaliweyn from Baydhabo janay inshallah
@buleebaree6618
@buleebaree6618 3 месяца назад
inshaa Allha Rabii Nabad Hanogaa dhigoo Ethiopia ❤❤❤❤❤
@CrAbukar-fc8yb
@CrAbukar-fc8yb 4 месяца назад
Wall inoo soo badi wararka cadowga itoobiyo 🎉
@AmiiraMahamedDahir
@AmiiraMahamedDahir 4 месяца назад
Tariikhda taymuur nosoo caawa❤
@bayadirabdurazak2662
@bayadirabdurazak2662 4 месяца назад
Bahda Itaal waad mahadsantihiin sida aad noola wadaageysan xogo aas-aasi ah. Waxaan idin ka codsanayaa in aad nala wadaagtaan Xogta ama Taariikda Hogaamiye Marwaan Barghoute. Mahadsanid
@user-eb5ow4sw9t
@user-eb5ow4sw9t 4 месяца назад
Ethiopia wixii kusoo kordhaa nalasoosocodsii zxp waa dariskeena marna cadowgeena ah waa inaa dhaq dhaqaaqooda la soconaa
@buleebaree6618
@buleebaree6618 3 месяца назад
SOMALI Hadad tihiin Ethiopia Cadow Ayad Uaragtan Lakiin Anaguu Cadaw idimaa Aragnoo Hadan Cadow idin Arkilahayin Manuu wadaa dagnen Ethiopia 😂😂😂😂😂😂
@user-eb5ow4sw9t
@user-eb5ow4sw9t 3 месяца назад
@@buleebaree6618 Ethiopia maba wada degnin dhulkaas xoogbaa nilaga qaadaa i.a 1977 anoo adisababa 20km ujiro baa russia iyo cuba kaasoogaaray lkn 10sano kadin cid igakaacelinee maleh
@bilealiali9258
@bilealiali9258 14 дней назад
​@@buleebaree6618😂😂😂😂 cadow wa no aragtan lkn wa qarsatan somalida waxba ma qarsato shacabku isma nebca lkn siyasada ayaa isku necebnahay wa intaa qof somali ah qof itoobiyana uma nebca dhalashasisa darted lkn itoobiya wa dal siyaasinta xuntahay oo mar walbo qar iska turnimo ku fakara ma.ahan dad hormar jecel😊
@bareomar4050
@bareomar4050 3 месяца назад
Waybu dhamaatay abasinia
@fiidowmrk
@fiidowmrk 4 месяца назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@maahirahmed7069
@maahirahmed7069 4 месяца назад
Mazha allah sxp Halkaa ka hay waa inoo muhiim xogaha nuucan ah
@richmann7835
@richmann7835 4 месяца назад
Janiska wa inay ka fa,idaysatan dds oo ay ka goostan Ethiopia 😊
@caydarussomali
@caydarussomali 4 месяца назад
Wax tabintaadu waa mid aad u heersaraysa balse shiqsiyan qabaailada kala duwan ee dunida ayaan kaa daawadaa
@nastehoahmed1499
@nastehoahmed1499 4 месяца назад
Ilaahayow kuwasi naguso qixin
@medmoud8880
@medmoud8880 4 месяца назад
waa kheyr burburka etupia 😊😊
@abdisamadm.hussein1791
@abdisamadm.hussein1791 4 месяца назад
130 Million oo Ethiopian ah 🇪🇹 hadey kugu soo qaxdo adoo 18 milllion ah yaaba na arkaayo ha nagu saadin iney burburto lkn waxaa ugu duceenayaa iney 10 sidaas isku mariyaan oo isku jiidjidaan xaduudo Kala sameystaan anag nah 10 Sano way nagu filan thy dib u kabasho
@Sarta100
@Sarta100 4 месяца назад
Abiye waa in laga tuursa talada asaga ayaa u sabsb ah dhiiga qullqulaya geeska afrika waa dhiig yacab raba inuu gumayto dhamaan shacabka itoobiya iyo eratareya iyo soomaaliya.asagoo garab ka helaya qowmiyadiiss orromo.qaar ka mid ah oo daacad u ah..
@FaysalsaadFaysal-cc7wj
@FaysalsaadFaysal-cc7wj 4 месяца назад
Asc sxb ital midea fadlan no sobadi war bixinada geska afrika
@baakaaycumarbaakay6147
@baakaaycumarbaakay6147 4 месяца назад
Wlh wa sheeka yar hdane xiisa bdn
@odaykaarto102
@odaykaarto102 11 дней назад
Jabka Ethiopia wllhi sida aan u jeclahay Hooyadey ayaan u jeclahay
@mohamedmuuse6709
@mohamedmuuse6709 4 месяца назад
Guuuuul
@AmiiraMahamedDahir
@AmiiraMahamedDahir 4 месяца назад
Taymuur❤
@zakarieabdulkadiraaden9485
@zakarieabdulkadiraaden9485 4 месяца назад
Soo badiya
@yonissayid6073
@yonissayid6073 4 месяца назад
Allahayaw ha qaboojin
@hogamiyahabulshada2430
@hogamiyahabulshada2430 4 месяца назад
Dhibta ineynu is ku eeganaa wey noo dhexeysaa😂
@user-uj7oj5zf8g
@user-uj7oj5zf8g 4 месяца назад
sxb burburkooda waa wax aan ubahannahy lkn dagaladan waxaan kabaqaa inay nagy soo qulqulaan iyo xuduudahenana iska furanyihiin baqtigooda ayaga haku ekaado
@AmiiraMahamedDahir
@AmiiraMahamedDahir 4 месяца назад
Tariikhda taymuur caawa nosoo gali 🙏 please
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 4 месяца назад
Haye ma weerarnaa eyda😂😂
@abdisamadm.hussein1791
@abdisamadm.hussein1791 4 месяца назад
Anaga qatar ku jirno Ethiopia 🇪🇹 hadey xogeysato Dan nooguma jirto hadey burburto nah Dan nooguma jirto mid noo roon wlhi iney jirin
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 3 месяца назад
Guul abiy ahmed waa geesi wana hoogamiye dhab ahy wxa uu leeyahy haadaf dheeder iyu hiimilo foog
@user-cw7jq4fp3w
@user-cw7jq4fp3w 4 месяца назад
Soo badi muqaalada
@mahamedbarkhad1933
@mahamedbarkhad1933 4 месяца назад
Ilaahay hagu wado
@Abel0911
@Abel0911 3 месяца назад
Great leader 👏🏽
@maxamedmaxamuud5563
@maxamedmaxamuud5563 4 месяца назад
Xisaabta kudar wariye diyaarada dagaalka Etopia waa awood jirta etoobiya
@dalfactv9356
@dalfactv9356 4 месяца назад
Abii axmed asigaa kamid ah faano waxeyna xeriir la lahaayeen hogaamiyihii waknar
@qqzzmm357
@qqzzmm357 4 месяца назад
XAWAYAAN AYAAD TAHAY AXMARO SOO DIRSATAY . ADEERAW WAX AXMARO LA DHAHO OO ETHIOPIA 32-KA AH. GARAN MAYNO. WUXUUSHNIMO LIISKA HOOYADAA LAGU GUMAYSTO GARAN MAYNO. OROMO POWER 60 MILLION AH AYAA ETHIOPIA 🇪🇹 JOOGTA ADNA ADOO AYAAD U TAHAY
@abdiwalimuqtar5784
@abdiwalimuqtar5784 4 месяца назад
Ethiopia The Next Yugoslavia
@yonisapukar2308
@yonisapukar2308 4 месяца назад
Allah haiski jabiyo habashada
@maxamedaxmed563
@maxamedaxmed563 4 месяца назад
Benta naga daa itobiya waa nabade
@hafsaahmed5515
@hafsaahmed5515 4 месяца назад
Ethiopia wey burbureysa I.a ilahayna ha burburiyo ee somaliyey udiyar garoba inad dhulkina ilashatan oo aad soceshatan kan idhin kamaqan
@ameinrealone6852
@ameinrealone6852 4 месяца назад
Somalia dal mahee eewa dowlad fashilantaay😢 liska ha kudariin markaa
@khaackhaac989
@khaackhaac989 4 месяца назад
wazaad ilowdey canfarta iyo somalida gililka shanaad oo muran dhuleed kala dhaxeyo
@ibraahimmuusexasan4410
@ibraahimmuusexasan4410 2 месяца назад
iskujaba
@imbashiir1825
@imbashiir1825 4 месяца назад
Soomaalidu nafteediina waxba tari wayday dad kalena naf uma ogola waan ka yaabay nooca noole ee aynu nahay. Ethiopia waxa ku nool in ka badan 50 milyan oo muslim ah Alle ha ilaaliyo Soomalina ha hagaajiyo.
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 4 месяца назад
Allow dhulka la jar ethiopia o ka yeel burbur an laga so kaban
@mr.omarhusseinali5992
@mr.omarhusseinali5992 2 месяца назад
Jecliyaa Jabka Itoobiya Allow garabkooda ka bax.
@hassanhussein272
@hassanhussein272 4 месяца назад
Ethiopia ha burburto way kibreene intay is lahaayeen somalia burburiya
@CosmosCosmosWatar
@CosmosCosmosWatar 4 месяца назад
Masha Allah is dhameeya 😂😂
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 4 месяца назад
Wala kala shakiyay 😂😂
@Saaami123
@Saaami123 4 месяца назад
Wll kaso hadal imaaradka iyo dhibtiisa
@liibaanxuusen5572
@liibaanxuusen5572 4 месяца назад
🦅
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 4 месяца назад
Hehe😂😂 viva tigreey somaaliyeey taagera jabhadaha Ethiopia 😅😢
@sharmaakebaayaha6533
@sharmaakebaayaha6533 4 месяца назад
Siyaasada baaxaa dagaysa ee itiopia haday dhacdo in dagaal sokeeyi ka qarxo dalkaa waxay gabi ahaanba saamayn wayn oo dhinac waliba leh ku yeelaynaa guud ahaan dawladaha igad isku ah wa,ayo waa dal faqri ah ayna u dheer tahay qoomiyado tiro ahaan gaadhaya 130 milyan oo qarqin doona dalalka dariskooda thanks
@DekamahamoudBarud
@DekamahamoudBarud 4 месяца назад
Dhulka lagu Muransan YahayAa!!!...Laguma Muramsan ee Waa Dhul Somaliyed Oo La Gumaysto
@Abdirizak_Hakim
@Abdirizak_Hakim 4 месяца назад
Ha burburto Ethiopia
@cabdirashiidmaxamuud374
@cabdirashiidmaxamuud374 4 месяца назад
Dadka guumaysiga ku koraa xornima ayay goomaysi moodaan ethopia furfuran ayay qaar moodayaan inay kala tagayso sababtoo ah waxay la qabsadeen adoonsigii aabayaashood iyo awaw yaashood
@barkashyt1734
@barkashyt1734 4 месяца назад
allow isku basbiili oo bur buri hdee soo qaxaan siiba oromada wala qal qalaaa i.a hda ha is maqlay nafar kamida ethoobiyan ma rpno
@user-np3mv3cv4v
@user-np3mv3cv4v 4 месяца назад
Murugtoda Anaguna waa farxadena runti😂
@user-cw7jq4fp3w
@user-cw7jq4fp3w 4 месяца назад
Mahad sanid itaal media
@J_roble
@J_roble 4 месяца назад
Ethiopia ha gubato
@Duriya-wy3wm
@Duriya-wy3wm 4 месяца назад
Ethiopia waxaa waligeed soomaamulijiray amxaarada iyo tigreega wadankan waxaan labadaa ka ahayn Masoo maamulin Markaa axmaaradu kuraastay heshay masaluugsane ee oromo siday wadanka umaamuli ayay kakacsantahay naftan yaa baa layidhaahdaa tuugta inay iyagu wadanka leeyihiin bay isuhaystaan
@maxamedcumar2740
@maxamedcumar2740 4 месяца назад
Waxa ayagana dagaal ka dhaxeeyaa qowmiyadaha soomaalida iyo canfarta oo dhuldoon ah
@khaderawalehabdi8334
@khaderawalehabdi8334 4 месяца назад
Itaal media hadalda qaar iska firi ITOOBIYA WAA CAADAWGEENA EE MAHAN DARIISKEENA WALIBA DHUL NAGA HAAYSTAA
@ahmedibrahim2749
@ahmedibrahim2749 4 месяца назад
How's hayla selasa he is oromo How's mingistuo hayla maryim ayana
@Sarta100
@Sarta100 4 месяца назад
Fano iyo tigre waa kala aragti waayo fano waxay leeyihiin itoobiya anagaa lehe wiligeedna xukumaysay tigrena hada waxay rabasn insy giaan orromana anagaa badan xoog ayaan ku heysanaa waana keyneynaa cudii naga hortimssfs jsbhada kale ee ola oo oromo ayaa asaga kasoo horjeed waxaa raacsan cafar iyo soomaalu oo dagaal kula jirta dhul boobka orromo iyo cafar ku hayasn soomaali oo loo aqoonsaneyn in itoobiya wax ku leexihiin taas oo iska dhaadhiciyeen qawmiyada badankood ,soomaali fslbeed maxaa u dan sh waa in ay midoobsan iskana dhiciyaan orromo iyo cafar oo raba soomasli insy dhulkooda boobSn waa inay hubka qaataan dhulkoods difaacaan inta ay xoroobayaan noqonayaan dowlad. Soomaalida galbeed. Lana midowda walaalahood soomaaliyeed ama dal madax banaan oo gooni u tasgan.konfederal la noqoto. hamhuuriyada fedraslka. Soomaali galbeed mudnimo rababar iyo usmaqal iyo difaana dhulka soomaaliyeed ee galbeed waa inay hurdada ja kacaan abiye waa u dhamastay.
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 месяца назад
Baahiyaha beenta iyo khuraafaadka geeska afrikaad,, calooshaadaad hadashay ,,
@mohamedibnuadan7855
@mohamedibnuadan7855 4 месяца назад
Allah haisku gubo
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 4 месяца назад
Waxaa ila ayaan daran kuwa maanta itobiya hoos tagaya oo dan mooda soomaalinimada ayaa kaa badane warhooy dantina raaca
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 Месяц назад
😂😂😂😂😂baacaacaa mawo😢😂
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 4 месяца назад
Waxaas waa war balse soomaaliya meel u fiyow miyaa jirta mudul dunsan miyaa ka naxa mid dumasya Inay kala tagto waa ayaan daro
@dalxiischannelvlogs14
@dalxiischannelvlogs14 4 месяца назад
Dhulka lagu muransan yhy mise dhulka gumeysigii ingiriisku gacanta u geliyey itoobiya sida midka kenya
@kaaha1233
@kaaha1233 4 месяца назад
Ethiopia waligeed ayay dagaalami jirtey waxna uma noqoneyso dagaalka sokeye
@nourmohamed831
@nourmohamed831 4 месяца назад
ku noqo amxaro qiimayn ayna lahayn ayd siisay, ethiopia 3miloodow meel kama aha, 28p kama aha. amharo 25mill weye oromana 45mill weeye somali aya ku xigta 12 million weye.
@armeyz
@armeyz 4 месяца назад
Talada ku darihaa ayaa ah in xassan sheikh uu fursadaa dahabigaa ka faidaysto oo dhulka somaliyeedna laga hoos saari lahaa gumaysiga ethiopia
@cige3636
@cige3636 3 месяца назад
BEEN BADANAA SOMALIYA AYAY ILAALIYAAN AWOOD AYAY U LEEDAHAY DOWLADU
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 3 месяца назад
Ebiye abbaalkiisu sidan ma ahayn waxa qaldn axmaaro tigrey oromo waayo waa sidii soomaalidu ku wayday dawladnnimadii waa qalad ay wadaan axmaro iyo tigrey
@hasanjamal257
@hasanjamal257 4 месяца назад
Siilkii Hooyadaba La Dhoodhobay Somaliland Bada Iyadaa Iska Leh Ay Aydhalay Bad tahay
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 4 месяца назад
Si wanaagsan ula hadal saaxiib cayda jooji waa dambiye
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 4 месяца назад
Qurmisland Tuuuladiiiina La Qabta Halkad Rabtaan Wax Somaliland La Dhaho Majidhan Idooorland La Baxa Warkiiina Ha Cadaaado
@hassanhussein272
@hassanhussein272 4 месяца назад
Ey baad tahee cayda jooji nacalaa dabaqoodhi iyo jeegaantaad tahay wase
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 4 месяца назад
​@@user-xs1yy8ff7hfaqash Waxa dulmane ka ahow Somaliland dhulkeedu waa 137,600 Faqashna Dhulkeedu waa timir xabaal tala 😂😂 Hooyada dhilada ka waee
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 4 месяца назад
@@cabdaleyare2518 Gaaal Qariiida Baas Jeexay Baa Racdayee Waad Qaldantayee Abaarsolanb Baad Xaq U Leedahayeee Aqli Jiro Weyanee
@ridwanalmania9328
@ridwanalmania9328 4 месяца назад
Abey waa laan dheere laan dheerana gunimo ma QAATO
@user-wq8fk5gs4o
@user-wq8fk5gs4o 4 месяца назад
Saa maxaa naga galay haduu laandheere yahy
@hassanhussein272
@hassanhussein272 4 месяца назад
Siilkii hooyadaa baa laan dheere ah daba qoodhi yahaw qadhmuunka u shaqeeyaa aabahaa dhaliga ka was ey riyi dhashoo digaagadi xaartay
@maxproduction9826
@maxproduction9826 4 месяца назад
🎉🎉🎉🎉🎉😂
@IsraCali-dy6dw
@IsraCali-dy6dw 4 месяца назад
Dan ayaa ugu jirta somli ahaa xataa somli glbed😂
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 4 месяца назад
Dhul iyo bad waa siunayna hadaa somaliland nahay mxaa kqaban kartaan rer amisò
@ahmedibrahim2749
@ahmedibrahim2749 4 месяца назад
Somalian people still not understand amhara mins it's oromo language and oromo orthodox coll amhara it's not triple ethiopia make bay oromo people go and study
@cabdaleyare2518
@cabdaleyare2518 4 месяца назад
hooyadadi silka waynad wase why aad dowlada fashilka ah somaliland ugu darty kuwaa saboolka ayaa xamar kugu ilaaliya Hoyadiini bahdilka ku nolayd wase
@ahmedibrahim2749
@ahmedibrahim2749 4 месяца назад
i tell you somalian people aver careful not arawon oromo we know avere one what you lacked somalian people go and teraya and you see wat is about hapin you can go help fano or tigray paepel nating to do
@prosl11
@prosl11 4 месяца назад
Maxaa laa dhoodhobay ? Beenta iska daa somaliland baddeedi iyo dhulkeedi iyada iska leh cidii doonta heshiish laa gelisa
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 3 месяца назад
Beenaley
Далее
Koobkaada Shaaha Soo Qaado kaalay aan Sheekaysanee
32:18
small vs big heart 💖 #tiktok
00:13
Просмотров 5 млн