Тёмный
No video :(

Gabadh iyo sodohdeed maxaa kala haysta | Part 3 dhamad | Djib medias Production. 

Djib Medias
Подписаться 47 тыс.
Просмотров 183 тыс.
50% 1

Sheeko gabaan "Gabadh iyo sodohdeed maxaa kala haysta" | Djib medias Production.
✅Like 💬Comment ⤴️Share

Опубликовано:

 

8 июл 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 130   
@istahilnura1921
@istahilnura1921 4 года назад
Ala ragu ficana abuhu wax walba oo adag isaga dhameeya Allow abahay uu naxariisto
@Maisoun-qz9ed
@Maisoun-qz9ed 7 месяцев назад
Amin 🤲🤲🤲
@fartuuncadarey902
@fartuuncadarey902 4 года назад
Wadankeygii labaad from Somalia Qaas ahayn jubbaland 2🥰🥰🥰🥰
@shukriabdiqaadir182
@shukriabdiqaadir182 4 года назад
Dadkaygii wadankaygii labaad 🥰🇩🇯 soomali idinka soo salamaya🇸🇴
@soolmediainc49
@soolmediainc49 4 года назад
Jabuuti meel kulul weeye Dowlad xuna way haystaa Lkn shacabkeeda ayaa dad fiican ah
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 4 года назад
Reer jabuuti pls noo soo badiya riwaayadaha riwaayadihiina waan jeclahay jamhuuriyada jabuuti 🌹🌸👍👍🌺
@mounabintu-dirir7467
@mounabintu-dirir7467 4 года назад
Wayy badan yigin wllo " sketch Djibouti "
@adarabdi4931
@adarabdi4931 4 года назад
Ninka raga ah wakaa noolow meesha waalidku farxo Aya lagu raystaa
@abdishakurmohamed9361
@abdishakurmohamed9361 4 года назад
M.allaaH ReeR JaBuuTi Hore u socda JamuuriYada somaliland aYaan idinka soo SalaamaYa 💚🤍❤
@inacumar170
@inacumar170 4 года назад
Re jabuti wn uso dhareriya riwayadahoda wadankygi labaad from Somaliland ❤💚
@jetaimemaman4826
@jetaimemaman4826 4 года назад
Mshallah dadkaygi rer Djibouti 🇩🇯 nolada
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 4 года назад
Mashaa Allaah hadii sidaa la isku maqli lahaa waxba ma xumaadeen tani tusaale mindida daabkeeda waxaa waa gabadha guraga lagu qabo waa in labada reer isku si ula dhaqanto hadii kale tano aya dhacaysa wayna dhacdaa maalin walba very nice 👍 movie 👍👍👍
@aliabdirasen
@aliabdirasen 4 года назад
3:53 SALIID-ZAYTUUN 🤣🤣🤣 dab-casar uwaca
@waakomedia9861
@waakomedia9861 4 года назад
From Muqdishoo rer jabuuto horay usocdaa
@simanebella8952
@simanebella8952 4 года назад
Waad mahadsantahay walaal 🇩🇯🇸🇴🇩🇯❤🇸🇴
@mohamedamiin2218
@mohamedamiin2218 4 года назад
Inanta ad ayan u tagera wa gurub isku xiran o kudayasho mudan heer Djibouti hore u socda alllaha ni xafido dowladina
@mohamedosman8686
@mohamedosman8686 4 года назад
waa murti aleylehe xaalkan oo kale gorfeynteeda alle djibouti odayashooda ayu u hibeyey
@kenzaosman377
@kenzaosman377 3 года назад
Best ending, that really brought tears to my eyes
@sharkoali3445
@sharkoali3445 4 года назад
wax kale ma odhan karo waayo qiimo aan lakoobi karin ayay leeyihiin from boorama
@dahraanaweys6184
@dahraanaweys6184 4 года назад
Maacha.alaha d jabuuti weyba dhisantay inchaa alaha wan imaan doonaa
@musekhadir4233
@musekhadir4233 4 года назад
Intad aragtey uun maha hhhhhh
@dahraanaweys6184
@dahraanaweys6184 4 года назад
@@musekhadir4233 Waan oghye wll wan aqaana
@amiiraaxmed877
@amiiraaxmed877 3 года назад
Filim afsoomaali ah aan fiirsado waa kii ugu fiicnaa aan dhihi karaa reer jabuuti horay usocda aad ayaan idiin jeclahay
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 4 года назад
Sodoh iyo gabadha wiilkeedu qabo maxaa kala haysta 😂😂😂
@ijlalchabaan6107
@ijlalchabaan6107 4 года назад
❤😂😂❤❤🇩🇯 j'ai grave kiffé 😂😂
@guledahmed8545
@guledahmed8545 4 года назад
Arin rag u kacay, meeshaa laba oday oo waayeel ah ayaa arinkaa galay.
@Ahmad17056
@Ahmad17056 4 года назад
Nice film wlhi Mnsha allah Film kale inoo bilaaba Insha allah
@abdirashidabdi6891
@abdirashidabdi6891 2 года назад
Mashalaah Wallahi aad ayaan oga helay, dadhaala inshallah wad garaysan. Ilaah hidhin barakeyo
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 4 года назад
Macooyo=Ayeeyo=Abooto. Jabbuuti, Somaliland, Soomaaliya.
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 3 года назад
Kkkkkk hargaysa muqdisho jabuti jigjiga gaarisa sidaa udhiga bahasha
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 3 года назад
@@abdirahmanfaarah3912 gaarisa=muqdisho, hargeysa=jijiga.
@tawosabdalla697
@tawosabdalla697 3 года назад
Sxb abooto wa ayeeyo hooyadeed, ayeeyana wa tan aabo ama hooyo dhashay waana af somali sax ah, cidwalbana wey isticmaasha, macooyase garan maayo
@momy1432
@momy1432 4 года назад
Film wano lo bahna sida dhulka wali dhaqanki kusi hadhay jabuti From borama reer jabutina wan ahay 2badaba😂😂😂wannidin slamay reer jabutaw
@ismaeldaher3491
@ismaeldaher3491 4 года назад
War 2 midune noqo
@diamondsamebeuty6763
@diamondsamebeuty6763 3 года назад
Kusali nabiga scw😭
@samabi3512
@samabi3512 4 года назад
Kkkkk maanta ma dhacayso udhiib
@khalidabdilahi8748
@khalidabdilahi8748 4 года назад
Nin raga dheh NAgta hoyadi eriday iyana hoyaded se ujogta
@ahmadkeysemohamad6989
@ahmadkeysemohamad6989 4 года назад
Asagaa ku jabay
@sihaamhassan6407
@sihaamhassan6407 4 года назад
walaal waad noso dadajiseen wanad ku mahadsantihiin sida arinti lagu xaliyay waana sidu dhaqaan keeno ahaa dumarow wacyigelintu indinkay idinku socota ee reeraha haku socod badinina gabdhuhuna reeraha haxajiistan hadikaleh sadeexda number iyaa la'iidin hoosdhigi markana waxaa layidhi reerkaga hore reerkaga danbe magadho intanay taasi indinku dhicin dumarow iska ilaaliya single mother waa lagu huungobay oo waa lagu baaba'ay intasuna waa iga kaftan waa bilaahi towfiiq sida iyo nabadgelyo djibouti jano illahayow no barwaqee AAMIIIIIN YARABI
@djibmedias3804
@djibmedias3804 4 года назад
Adiga aya Mudan wll
@habonenour4511
@habonenour4511 4 года назад
Waaxa iiga qoos lii seey nina kaama dhaacaso ilmaha
@khadarmedia2072
@khadarmedia2072 4 года назад
Xigmad reer jabuti ayayku hadhay
@susum9099
@susum9099 4 года назад
Labada Hooyo ha la ilaaliyo is reerku u waaro❤✅💯
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 4 года назад
Maaanta madhaceyseee u dhiiip hhhhh😁😁😁😁😁😁
@najmaahmedofficial9211
@najmaahmedofficial9211 4 года назад
Anilee u horeeya waaw
@ismah5122
@ismah5122 4 года назад
Happy ending wa la heshiyay
@apdirahmaanxasaniimaan5602
@apdirahmaanxasaniimaan5602 4 года назад
Djib no badiya riyawada qaybaheeda waan ku haystaaye
@baaruudcali5588
@baaruudcali5588 4 года назад
Mansha allah hore uwada geediga
@paneenaofficial8502
@paneenaofficial8502 4 года назад
Nin walba haddu hooyadi karmeyn lahaa nag xun sododah ma diden ee rag xun ayaa isku diraa
@Ishyfishyful
@Ishyfishyful 4 года назад
waa runta walaal ragu malintay nag heelan hooyadi dhashay iyo reer kooda oo dhanba way ilobaan markasu isku dhiba nagta uu shalay helay mana ficna oo waa karahi
@saabiriinshiiqow486
@saabiriinshiiqow486 4 года назад
Gabdhaheena kow iyagaa dulmiga sameynayaan hda nh markee ku imato kiiska iska walaan nin rag iga dheh
@boqoradasomalida1282
@boqoradasomalida1282 4 года назад
Thanks rer jabuti noolaada
@foziajan1449
@foziajan1449 4 года назад
Wa ruwaayada ruwaayada fican macha allah dayan somaliyad
@foziajan1449
@foziajan1449 4 года назад
Noo soo badiya wa ruwaayad fican canada joogna huno
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 месяца назад
cid waxayficilooto wax laguma aha amase tirahdo sokeeyo bahaahadanE tEE saa tahey lee tahey nololba naturalyy sokeeyasha lamarumaynyaro waleeneey Runtii qibrad mashaaaaaaaaaaaaaaaalah tabaratralah
@libanmohamudjama393
@libanmohamudjama393 Год назад
Aladii daq daqa baab xasala jawaab hhhh😂😂😂
@nimcohaybe1181
@nimcohaybe1181 4 года назад
Hawshani reero Badan ayay dhex taalaa si wanaagsan ayaa loo xaliyay
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 4 года назад
Thanks walaladeen. reer. jabuuti from 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️
@gullbarwaaqo9594
@gullbarwaaqo9594 4 года назад
Sodohdi ninka dhashey majecla in uu gurigu dhisnaado sodohoodhami waxeey ijeceshahay iney reerka dumiso waa ninka hooyadii taanka hadlayaa
@himiloprod9790
@himiloprod9790 4 года назад
Mncha Allah Best film
@hoygawacyigalinta3010
@hoygawacyigalinta3010 4 года назад
Mansha allah waa farxad
@amaalaxmed3672
@amaalaxmed3672 4 года назад
4 soo soo daya insha alllhe waaa riyawada dhaba ka hadalayasa walhi noo badiya insha alllhe plse
@DrAsiyahaybe
@DrAsiyahaybe 8 месяцев назад
😂😂 manta ma dhacayse u dhiib, Ala dumarku ciyaal sana 😢 . Maynaan qabi karneenba xaday walahi aqliyan u hoosayn😂😂
@tawosabdalla697
@tawosabdalla697 3 года назад
War dadkan leh jabuti wadan keena labaad miyaad falantihiin, adeer jabuti wa dhul somaliyeed wana wadankeena kowaad, xuduud benaadkana nama celiso
@xafsa2869
@xafsa2869 4 года назад
Marxaba lagaga siiyey funny
@nimcohaybe1181
@nimcohaybe1181 4 года назад
Ducaan dameer kuu saaray hahahahha
@waakomedia9861
@waakomedia9861 4 года назад
Horay usocdaa
@nastabbe4542
@nastabbe4542 4 года назад
Nin raga iga dheh
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 4 года назад
🇩🇯🌺🇩🇯🌺🇩🇯🌺🇩🇯🌺
@cabdiraxmanbeenabeene5803
@cabdiraxmanbeenabeene5803 4 года назад
Ducaan dameer kuu saaray
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 месяца назад
wadajir soomali . dhul cano iraba Ya soo sheedey hadiiba. gabadha yarta murwo dumaroo yariiseey family
@monayass428
@monayass428 4 года назад
Degmo intii ka heshay like igu qabta
@zamzam5255
@zamzam5255 4 года назад
Maashaa Allaah
@user-nz6lc8ou1m
@user-nz6lc8ou1m 4 года назад
𝐦𝐚𝐬𝐡 𝐚𝐥𝐚𝐚𝐡
@fardowsoabdulahimuhamud8978
@fardowsoabdulahimuhamud8978 4 года назад
Wa ruwayada qiimo madan
@saadamarwo6835
@saadamarwo6835 4 года назад
Mash Allah wlh c vrai dire
@omaraxmed6573
@omaraxmed6573 4 года назад
Nin ragaa waa sidaa marka hooyadii lagu jees jeeso waa inuu dalqada maqashiiyaaa .
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 4 года назад
MashaAllah MashaAllah
@kalabaydhjufa4604
@kalabaydhjufa4604 4 года назад
Kkkk naagtu may tagtay mise wey duday, kkkk
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 4 года назад
Ma gabadha saa uqurx badan ayuu duqaan leyahay marabo😂😂 istagfrullah
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 месяца назад
shuqulba layskumalehba yala cayn yala duwan inbadan inti istaqaaney family qaas ah baaba san ahsee mooda umadekale lEa nacam runrun
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 месяца назад
gabadha qatraay yarta murwo dumaroo fariidad family systems dumar baa iga waawayn inbadan familyy
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 месяца назад
waxyaalo an laficiloonin ba jiro nololba la ahaninba, iyaaa nonseseseseseses bal hEEyE Ya ilEEEnEEEy qadarinqiimo xaqdhor baa lakala istahilaayE. familyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy waa un intan. shEEKo yayE
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 месяца назад
hor seedad horjoogto iyaaaaa murwo dumaroo qadarinba qiimobadan rasmi riyaqEEy lagu farxEEy, cantarabaqash runrun dumaar iyo ragba.
@mahiiracadeey8739
@mahiiracadeey8739 4 года назад
Waley fura le ilahow ha ibadin bini adam
@xaajixaraabo9402
@xaajixaraabo9402 4 года назад
Ayeeyo hoyadedban macoyo unaqanaye iyagu ayeeyo ayay macoyo uyaqanin miya reer jabouti indhee
@hibohibo9736
@hibohibo9736 4 года назад
HAA wll
@momy1432
@momy1432 4 года назад
Waqoyi odhan aya la dhaha mocoyo bro
@ubaxjaamacmaxamedgaylan8397
@ubaxjaamacmaxamedgaylan8397 4 года назад
Masha allah
@losblancoz7513
@losblancoz7513 4 года назад
Januuti waxa kajira kahadla shavanka unaxa
@idilaliaden7660
@idilaliaden7660 4 года назад
Hablahouu iyaga dabiga digaa
@moustaphaibrahim1464
@moustaphaibrahim1464 4 года назад
👏👏👏👏
@user-ol6zw9bw1f
@user-ol6zw9bw1f Год назад
Kkkkkkkk war nagaha wan kayabay
@hawacabdi238
@hawacabdi238 4 года назад
Masha Allha
@yusufhussein4293
@yusufhussein4293 2 года назад
Maasha alaah
@khisooyinkaaduunka1855
@khisooyinkaaduunka1855 2 года назад
Ruwaayadaan hooyoyinka lagu bahdilaaa
@FunnyFood-jq2tx
@FunnyFood-jq2tx 5 месяцев назад
Waxdhaqan ayaan soonoolrysen alla haidinsharfo
@yasminejunior3617
@yasminejunior3617 2 года назад
LVOE ❤ ❤ ❤
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 месяца назад
waxbaaban aqoodaYE wax ku qaado waYaha faaiido ilEEnAY
@malikamedia7580
@malikamedia7580 4 года назад
Riwaayadan waad ku mahadsantiin Noogu soo dhakhsada plz
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 4 года назад
Jabuuti meel hal nin iyo qoyskiisu gumaystaan
@iqraquruxsansidiihooyaded3676
@iqraquruxsansidiihooyaded3676 4 года назад
Waxaba kaga ma soocday ok
@iqraquruxsansidiihooyaded3676
@iqraquruxsansidiihooyaded3676 4 года назад
Ship iska day oo si fiican iskaga daawo ruwayda
@omaryoussouf9504
@omaryoussouf9504 2 года назад
Machallh
@hanihassan1766
@hanihassan1766 4 года назад
Sodahyaaasha dhagaha ha laga tumo habaaar bay qabaaan
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 месяца назад
runtii hadii dacadnimo jirto run sax laysku yahey sanba maahateen family bulaalo ba la ahanlahaa qadarinqiimobadan lakiin dumar maba laisku dhaweeyo nololba fitno fowdo wax balee basee u imansho ma ahan nololba hadee runbaa wanagsane amase arimo an lafaidinba privcy iyaa sometimes jeerwalba ma ehee imansho afaaro interno faquidayn iyo arimo qas ah lakiin
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 месяца назад
wamaya waamaya. may hEEyE. iyaaa bataqbataq hadiiba balbal
@keyfkeyf2463
@keyfkeyf2463 3 года назад
Ilahow duq saana qoorta hanoo galin🤣🤣🤣
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 месяца назад
hadii kale halakala asturnaado .
@aminaali5816
@aminaali5816 Год назад
Oday sakhraana manaagbay kiunoqon kuye
@boqoradasomalida1282
@boqoradasomalida1282 4 года назад
Wan sugaayay part 3 wlhda
@FunnyFood-jq2tx
@FunnyFood-jq2tx 5 месяцев назад
Odayaasha metalware banana hargeisa is u aragney
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 месяца назад
runtii imansho qadarin jacayl is daryeelid isku wacnansho wa inay tahey arinqas ah ahaynba iyo famili faaqfaaqidid afaro interno ah balo shar fitnee ma ahan, way kala tahey
@baractabdi2076
@baractabdi2076 7 месяцев назад
Pien recu
@mohamedmahdishide5622
@mohamedmahdishide5622 4 года назад
Heshiya
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 месяца назад
lEa diiniyan Ya
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 месяца назад
Riwad wax lagu qaato wayEnoocyadanoo kalE is ollright faaiiddada lee
Далее
LAAQIYA IYO FILM CUSUB | TUSAALE ADDUUN | Q1AAD
30:44
Просмотров 187 тыс.
Воскресный утренний стрим!
1:00:16
SHEKADII LAMA HURAN WA CAWS JILAL Part 5 and final
36:35
GABADH IYO SODOH Q  2aad
19:54
Просмотров 141 тыс.
LAAQIYA IYO FILM CUSUB TUSAALE ADDUUN Q2AAD
20:05
Просмотров 58 тыс.
"GUUR IYO RUUX WAYEEL MAXA KALA HAYSTA" PART 3 & last
14:41
RTD : SKETCH SOMALI ISMOODSIIS ÉPISODE 24
14:59
Просмотров 151 тыс.
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE
20:25
Просмотров 1,2 млн
Воскресный утренний стрим!
1:00:16