Тёмный

Gabadh iyo sodohdeed maxaa kala haysta | Djib medias Production. 

Djib Medias
Подписаться 47 тыс.
Просмотров 144 тыс.
50% 1

Sheeko gabaan "Gabadh iyo sodohdeed maxaa kala haysta" | Djib medias Production.
✅Like 💬Comment ⤴️Share

Приколы

Опубликовано:

 

10 июн 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 91   
@somaliuncutstories4137
@somaliuncutstories4137 3 года назад
Hooyo macan aya illobi kara illahow janna kawarabi amin❤❤❤❤🧡🧡❤
@jetaimemaman4826
@jetaimemaman4826 4 года назад
Illahay iog dulmigu nagu samaynayo illahay naga dulqad 😢😢🇩🇯
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 года назад
😂😂😂😂reer jebouti waa funny
@khadarmuslimn4321
@khadarmuslimn4321 4 года назад
allow dhulka noo barwaqe . hhhhhhhh allow xaskaayga iyo hoyadaay haska hore keenin
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Год назад
Sax labadi sodoheed si mid ah aya la yeeley kkkk
@inacumar170
@inacumar170 4 года назад
From hargeisa wn idin salmy ❤
@filsanqawrax8835
@filsanqawrax8835 4 года назад
Ka qadny hn
@hamdamuusejibril101
@hamdamuusejibril101 4 года назад
🤣Wale wax runa unbay ka mataleen Allow isku sikhir dumarka 🤲
@iamaamir9224
@iamaamir9224 4 года назад
From mogadishu love u reer Djib
@nasraebraahim6424
@nasraebraahim6424 4 года назад
Iska jecelahay Djabuti
@ilyaasabaadir7611
@ilyaasabaadir7611 4 года назад
Reer jabuuti xaqiiqada ku jclhy
@quennancy705
@quennancy705 4 года назад
Sidaa ay ku dhashay hooyada ayaa ninkana loo dhalay 😣hooyadi waa hooyada
@kariyesoomaaliye9642
@kariyesoomaaliye9642 4 года назад
Nin raga waa ka aarsaday naa dhig ilmaha
@strawberry6835
@strawberry6835 4 года назад
From Xamar caday
@nuwara8333
@nuwara8333 2 года назад
1:14 👌
@abdifataahmoha1360
@abdifataahmoha1360 4 года назад
Sax hooyo hooyo kafiican naagahan layaabaa aqligooga
@makoahmed9651
@makoahmed9651 4 года назад
la ilaaha illa Allahu mohamedan rasuululah wax jira umbay ku jiileen gabadhu waxay ku dhigtay sodohdeed wax fiican ma ahayn hooyadeed siwanaagsan bay usoo dhawaysay laakiin nikeedii baa ka aarsaday uu uga gooyay libaax iga dhe
@mimiqaali9105
@mimiqaali9105 4 года назад
Merci de le partagé. SVP la suite c'est quant
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 4 года назад
Gabdhaha sodohooy sida xun ula dhaqma kan cashar ha idiin ahaado
@luulaadam1132
@luulaadam1132 4 года назад
Bisinka gabadhu maxay islaanta u xumaynaysaa waa waalid waa hooyadii iyo hooyadeed waa ceeb wax yaabaha qaarkii
@abdiwassacofficial6703
@abdiwassacofficial6703 Год назад
Wwww
@ayanneima6848
@ayanneima6848 4 года назад
il nous faut y avoir du respect à nos belle mere
@shaymasaleh189
@shaymasaleh189 4 года назад
Woooooow 👌💯👍
@rodawaiss5967
@rodawaiss5967 4 года назад
Cameradii waad naga hagaajiseen ...bravo !
@abdiaziizgoud8344
@abdiaziizgoud8344 4 года назад
Jabuti dhibka haysta waa heatka ayaa u sababa in camerada xumato
@nimashine8475
@nimashine8475 4 года назад
Best film soo badiya le reste svp
@larryofficial3267
@larryofficial3267 4 года назад
vive djibouti
@djibmedias3804
@djibmedias3804 4 года назад
allow djibouti ino dhowr haa
@larryofficial3267
@larryofficial3267 4 года назад
haa
@larryofficial3267
@larryofficial3267 4 года назад
amin
@sihaamhassan6407
@sihaamhassan6407 4 года назад
walleh waa nin raga kaso kaleh baa lobahan yahay hooyo la diida hooyo ladida bay ledahay good man halkaa kaga hay oo ha u joojin wax badan bay hooyoyin soo ooyeen oy ragu moganayeen anigo qof dumara ah hadana waan kugu tagersanahay in sida logalo waa cadaalad wax ku qaata dumarow oo cadalaada haka tegiina aad bad umahadsantihiin lakiin noso badiya marlabaad waan idin salamaya from uk
@hamdiwarsame5297
@hamdiwarsame5297 4 года назад
Nagaha qaarkood waa caqli xun yahiin hoyadaa hadii jeceshahay ogow ninka ku qabahoyadii waa jecel yahay nacas moyer. Hoyadaa hoyaday kama fiicno nin rag
@khalidabdilahi8748
@khalidabdilahi8748 4 года назад
Riwayadan daqiqadaha noso dhereya hanolowado riwayada ada umahad san tahin from mudug somaliya puntland
@mohamedyonisbareeg1437
@mohamedyonisbareeg1437 4 года назад
Part 2 waa goorma
@waakomedia9861
@waakomedia9861 4 года назад
Kkkk rer jabuutii
@yassersa5180
@yassersa5180 4 года назад
Waa naxdine RIWAYADAn
@samaleharab6439
@samaleharab6439 4 года назад
Vive Djibouti ila qosol
@rudwaanjamal2411
@rudwaanjamal2411 4 года назад
Waaaw
@sulekholove1646
@sulekholove1646 4 года назад
Ciilb waxa ig hay wiilk hooydii sid lool dhaqamy dumar qabtood waa saas naa gbdhoh allh ka cabsada oo sodoyaashiin u muujiy wanaag iyo galgacal
@waakomedia9861
@waakomedia9861 4 года назад
Hhhhhh rer jabuutiii
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 года назад
Kkkkkk
@encorealafortunecitizens4125
@encorealafortunecitizens4125 4 года назад
le meilleure video que je jmais regarde ce vraiment touchant svp episode precedent
@sherom6597
@sherom6597 4 года назад
Djabouti waan jeclahay lkn ninkaan xune dhakada weyn leh ee dictotarka ah allaha dhinac ha u dhaafiyo.
@deka0494
@deka0494 4 года назад
Amiin walal.
@fatouibrahim6247
@fatouibrahim6247 4 года назад
Anaga ayaa jecel wllo ee amaan noosi
@Mudan-
@Mudan- 4 года назад
Wllo naftadaa been haa ushegiin dee hadad Djibouti jeceshahaay waaxa haysta maad nacdene
@habonbileh1166
@habonbileh1166 3 года назад
Amin wllo
@indhakafiya5802
@indhakafiya5802 4 года назад
Jabutay dhiso hadheelin ilagayow ugaargaar
@shariifahmed868
@shariifahmed868 4 года назад
Part 2 noso samee
@maryanshino5202
@maryanshino5202 4 года назад
Waxn kuqoslay wa adigo iska joga😂😂
@hamseahmed8570
@hamseahmed8570 4 года назад
asturadu wa muhiim umada islamka malkastoy joogan
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 года назад
Xalqadii kale Meedey
@Qalbiholcay6
@Qalbiholcay6 4 года назад
Riwaayada oo dhamaystiran soo galiya
@charkonovicwarsocharkoaden4688
@charkonovicwarsocharkoaden4688 4 года назад
Good
@mkmmk1080
@mkmmk1080 4 года назад
La suite svp merci
@foosiyaibrahim4722
@foosiyaibrahim4722 2 года назад
🤣🤣😂😂
@hasnaharoun969
@hasnaharoun969 4 года назад
Ismacilow fananiintadi reer jabuti maxaad uhagajiin weyday wey wada dhibanyihiin
@jetaimemaman4826
@jetaimemaman4826 4 года назад
Wadanku dhanba dhiban wll
@mkmmk1080
@mkmmk1080 4 года назад
Benta iskadaya wadan guul ayu garay fanin tayaduu wa barwago guur yo wa lodisay masha Allah🙏🏻
@mohamedabdounasser6761
@mohamedabdounasser6761 4 года назад
😂😂🤣😂
@ahmedshabeel2238
@ahmedshabeel2238 3 года назад
Kkkk
@ubaxjaamacmaxamedgaylan8397
@ubaxjaamacmaxamedgaylan8397 4 года назад
Kkkkkkk
@raxmaawil6163
@raxmaawil6163 4 года назад
Nhhjhhhhhhhhhhhhh
@hodanengmixile4892
@hodanengmixile4892 4 года назад
🤣🤣🤣🤣😂😂😂
@makoahmed9651
@makoahmed9651 4 года назад
qaybta labaad soo dadajiya
@fardowsoabdulahimuhamud8978
@fardowsoabdulahimuhamud8978 4 года назад
Filmakan sibadiya fadalan waxa yabo runa lagu somatalay
@sharafahmedchannel7557
@sharafahmedchannel7557 4 года назад
Gaabdhu may rajabeeto/kasheeti xirato.
@drsrahma5818
@drsrahma5818 4 года назад
dhar ee dhaqosaa gurigede jogtaa wa xiliga kaliye la nafiso ha uqaban
@misspamba1
@misspamba1 4 года назад
Walee dad baa af somaliga in la baro uu baahan
@xaajixaraabo9402
@xaajixaraabo9402 4 года назад
Reer jabouti francis caadiya noqotene illahay ka baqo dumarka asturo
@Quendahabsan
@Quendahabsan 4 года назад
waa adiga oo iska joogo un waa adiga oo halkan taagan waa kobi kaa dhacay aduun baa isdhalay die sind gleich bedeutet
@dabalehhamadou6618
@dabalehhamadou6618 4 года назад
8
@hanihassan1766
@hanihassan1766 4 года назад
Sodah sun laguuu qas
@fuaadwarsame3514
@fuaadwarsame3514 4 года назад
Reer jabuuti aad baan u jecelahay Madaxweyanaha Ismaaciil cumar geele Ilaashada Dalkiina Iyo dadkiinaba
@shukrimohamed8696
@shukrimohamed8696 4 года назад
Sidan maficno sodohduna wa hoyo mcn wa ber wax dhly
@hanihassan1766
@hanihassan1766 4 года назад
Kani waa gurigaaaga gurigeeda ha ku sugto wiilkeeda
@hasnosheikh9580
@hasnosheikh9580 3 года назад
Kk Kiki mc e
@abdiaziizgoud8344
@abdiaziizgoud8344 4 года назад
Niyaw jabuti fadhi xumaa acuudu fadhiga guryaha yaala waa wixi hargaysa laga isticmaali jirey 2005 kii
@somaliyalove3997
@somaliyalove3997 4 года назад
Wll waxaa kuu idhii hargeisa fadhiyadaa '' dawladuu cashuur hoos utalaa ayay kaqadaan dhicibkaa ''' '' halkeey anaga oo cunaha nagbtoo Ismail Omar masibo Allah ku gobaan Allah haa kenoo Amiin
@Mudan-
@Mudan- 4 года назад
Nagood guryaa hargeisa kaa dhaqaay nayay oo xuun innad tahaay ayaad nocadaaysay waryaa lalii aftubo waxiid
@mouniyat
@mouniyat 4 года назад
ayanita idriss danfeh raaga reer hargeisa wa “ khadra naya” bal eeg wuxu ku hadlayo niinka idlaan ee weyn ee sidi dumarka u sheekeenaya subxan
@alichirehmoumina9869
@alichirehmoumina9869 2 года назад
Sida gabdhaha usheekee
@sagalsalaad8490
@sagalsalaad8490 4 года назад
Kkkkkk
@makoahmed9651
@makoahmed9651 4 года назад
la ilaaha illa Allahu mohamedan rasuululah wax jira umbay ku jiileen gabadhu waxay ku dhigtay sodohdeed wax fiican ma ahayn hooyadeed siwanaagsan bay usoo dhawaysay laakiin nikeedii baa ka aarsaday uu uga gooyay libaax iga dhe
Далее
когда мучает жажда // EVA mash
00:58
Просмотров 989 тыс.
ОСКАР И ДЖОНИ БРОСИЛИ НАС 😭
01:00
Riwaayad Cusub Sodoh  Iyo Jaceyl muuqaalka Daawo
36:02
Просмотров 406 тыс.
somaliyey cadowgina iyo walalkin kala garta
6:29
Просмотров 3,6 тыс.
Djibouti: Telefilmsomali- HINAASE IYO HAWL ADDUN- 15
15:14
QOOTO QOOTO PART 42 FULL  HARGEISA
39:53
Просмотров 3,4 млн
GABADH IYO SODOH Q  2aad
19:54
Просмотров 140 тыс.
SHEKADII LAMA HURAN WA CAWS JILAL Part 1
35:43
Просмотров 71 тыс.
Djibouti: Telefilm Somali   Waaya Arag 2
1:40:06
Просмотров 145 тыс.
Друзья
0:25
Просмотров 742 тыс.