Тёмный

"Gabadh qofkeedii Ay Jacaylad wayday baan ahay ". Muniira 

SUMAD Somali TV
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 57 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

1 апр 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 89   
@zeenur357
@zeenur357 3 месяца назад
Daryeelka Jaceylka waaba Dumarka illahow idin janee❤
@AyaanAli-yc6gw
@AyaanAli-yc6gw 3 месяца назад
Jacaylku markan oo kale waa xanun wllhi allow aniga qofkan jeclhy haka dhiigin mid wayo nakal fogeeyah 😢💔😭
@MunaCalidiriye
@MunaCalidiriye 18 дней назад
Wlhie waa gabadh wanaagsan ilhy haku barakeeyo wlysh qalpi
@Asaddaahir-p3t
@Asaddaahir-p3t 28 дней назад
Gabadhan gabar ka alliance iyoxshood badan waligay ma arak Ana ka helps vodka ito muqalkeena ah mansha alah muniiro❤
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 3 месяца назад
Ma’sha Alla, Waa Gabadh degan waxaa soo maray ture ❤️ Love, Jacaylka dhabta ah wakaa, Qofkaad jeceshahay waliga ma’ ilowdid ❤
@MohamedAbdi-ne3wz
@MohamedAbdi-ne3wz 3 месяца назад
Aallaha usoo celiyo Muniira wiilkeey jecleed Waa gabar jaceylka fahan buuca ka haaysata oona qiima badan
@Sacadahtml
@Sacadahtml 5 дней назад
Jacayl dacada dumarka kulasomujiya inaragow. ❤❤❤❤❤❤
@abduhirabe6132
@abduhirabe6132 3 месяца назад
Mashaa Allaah Muniira waa gabar wanaagsan isku kalsoon dagan ogsoon Abaalka loo galay jecel dadka kale ee la xanuusato dhibka ku dhaca ❤❤❤❤❤
@ibnhassaan5674
@ibnhassaan5674 3 месяца назад
Miskiin waaye Gabadhan wajigeeda khushuuc ayaa ka muuqata, Ninka ay rabto hadii ay kheyr u tahay Alle ha u sahlo in ay hesho. Wajigeeda markaaad fiiriso waxay uegtahay gabadh wanaagsan oo akhyaar ah.
@Abdullahdalka
@Abdullahdalka Месяц назад
Gabadha waa aftahan lkn wiilka wareeysi ma yaqaano su,aalaha aas weydiiyaayo iyo sida aas u dhigaayo waa looga wanagsanaa fikir ahaanteyda su'aalo muhiim ah ayaa badnaa oos weydiinin gabdha xigmada badan
@abdirisakmustafe8578
@abdirisakmustafe8578 Месяц назад
Adinga oo kalsooni haysta oo isu kalsoon oo waliba daacad isu ah oo mudo dheer hadana wada socda baa aayar oo dhalatay kala dhaqaaqi kara wakhtigu hadii uu adkaado waa mushkilad weyn oo dhibaato ku ah lamaanaha😮😮
@husseinabdi6313
@husseinabdi6313 3 месяца назад
Gabadha qofkeedii ay jacaylad wayday baan ahay muniir caajib weeye runtii
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 20 дней назад
Gabdhaha ka daaya tvga gabadhan waayi mayso nin saas u quruxda badan Mashalah
@sacdiyojamac8334
@sacdiyojamac8334 22 дня назад
Ala inten kulawadagaa qisadeeyda
@asmaomer5311
@asmaomer5311 3 месяца назад
Xasuusuhu waa cadaab dhe Waxay cadibaan naftee dhe💔 Noloshada waligaa adigo isleh qof ilow qofkale ha U BARAN! Waxba ka tari mayso boogta ku taala qalbigaaga waxan ku odhan lahaa haday dhacday inaad ruux ilowdo pls naftaada wakhti sii haba dheeraade!
@hodanaxmed1234
@hodanaxmed1234 3 месяца назад
Alle wllo khayr haka dhigo😢😢😢😢😢
@abdiqani50
@abdiqani50 3 месяца назад
Faridnimada iyo quruxdu ismay raci jirine . Inantan alla isu raciyay .
@Kadarahmed-ht6wm
@Kadarahmed-ht6wm 3 месяца назад
Subxanallah masha allah baraka Allah
@Abdirahman1028
@Abdirahman1028 2 месяца назад
Mâcha allah sister keep going incha allah wad heli qofka aad jeceshahay 💍 wll horey u soco muniira
@user-li1mx4ni4u
@user-li1mx4ni4u 3 месяца назад
Wlhi inantani wa kuruxdii aduunka dhanwalba wll halkuu qalbigaagu halkuu rabo Haku siiyo haduu khayrkuu leyahay Allah ayaa og sida khayrkale amiin Amiin Amiin
@user-oc4ks4hi6h
@user-oc4ks4hi6h 2 месяца назад
Qisaday qof aan lawadago rabaa😢
@robleh-yd6uy
@robleh-yd6uy 3 месяца назад
Allah hakuu gargaaro qof wngsan ayatahy
@egnshakiiri4424
@egnshakiiri4424 3 месяца назад
Qoftan macalimad halaga dhigto waa qof wax badan ka taqaan jacaylka
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 Месяц назад
Wa is daba mariseen e mahmaahdu wa " Dumarna badhaadhahooda bay ka sheekeeyan Raggna Ba'ood Bay ka sheekeyan
@farxanyusuf1342
@farxanyusuf1342 3 месяца назад
Jecelku haaa waaru wan tageraa jecelkaa❤❤❤❤
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 3 месяца назад
Massege qiimo badan ayey Dirtay gabdhani diraysaa ee halsga Faaiidaysto intay goori goor tahay ,hana la kala saaro xiisaha iyo Jacylka dhabta Culimadanu wax bay inoo biyaamiyeen iyagoo ina yidhi Jacylku waa ka dambe guurka dabadii ee ay noloshu ka bilaabto kaasaa la yidhaah Jacyl.
@shaaciyecadawe4810
@shaaciyecadawe4810 3 месяца назад
Malaha waa anigee qofkas gabadhu sheegeyso ee maad igu soo hagaajisan asxaabey 😎
@iidmaajo8737
@iidmaajo8737 3 месяца назад
Muniira Anaa guursanayaH hayla soo xidhiidhoH 🎉😂❤
@abibabdihakim547
@abibabdihakim547 3 месяца назад
Muniira ilahow usoceli jacayl keda isago nabad qaba iyo iyada oo nabad qabta
@ShumsuuDiin
@ShumsuuDiin Месяц назад
Samir wllshay
@ruqiaali7490
@ruqiaali7490 3 месяца назад
SOMALI BAAN ISKA NAHAY WAXAN ISKA JECELNAHAY INAAN WAX WALBA OGAANO BAL TANI WAA GABAR CAQLI BADAN MA RABTO IN AY SHEKADA BANANKA WADA KENTO MARKA NINKI WAXAY U DIRTAY KALMAD QALIYA MA SEG SEGIN WACADKI EE MACAN WAA SIDISII GAARSIYA NINKI SI QOYS AY U NOQDAN 😢
@MohamedAbdi-ne3wz
@MohamedAbdi-ne3wz 3 месяца назад
Qoraal qiimo badan kuleey waad Soo qortay
@user-fu3og7sf4p
@user-fu3og7sf4p 3 месяца назад
Walahi waa gabar fariid ah ,Allaha ku deysto wlshy❤❤❤ waa qof aad u wngsn waxaad jeceshahay Allaha kuu sahlo wlshy
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 3 месяца назад
Waxan aamisanahay in ay dadku wada yihiin maktabad iyo wadaqiso qofkatastoo la waraystana aan laga yaynoon amuuraha ku duugan cajiib! Inantani waa inan dagan qurux iyo qaayoba leh way yartahay qof sidaa u dhamaysa jacalku waxaa uu ku dhacaaoo uu dhiba qalbiga gobta ah waa sidaan aamisanahay kuma dhaco qalbiga gunta
@CawilAbdulaahi
@CawilAbdulaahi 3 месяца назад
SoRy waa QiSo XnuN BdaN wrkasow Gabdha Dhawac udhay wali rajay Ka LeDahe❤
@SharmarkeCabdinaasir
@SharmarkeCabdinaasir 3 месяца назад
Qof wngsn wlhi aboutful agril🙎‍♀️🥺🥰
@realityreality8301
@realityreality8301 2 месяца назад
Akhlaakh xumada jirta ayey ka mid tahay in dad aan isqabin ay sidaa isku jeclaadaan amase dareen intaa la eg ay isku yeesheen!
@AhmedDirieh
@AhmedDirieh 3 месяца назад
Allaha garab kusiiyoo wll
@MutasEggeh
@MutasEggeh 2 месяца назад
Cadceedow markasta madadka isjecel ee xidhiidhku ka dhexeya ayuunba loo dira farin man dadka is jecel ee aanu xidhiidhku ka dhaxayn aan loo dirayn fariin ma duco in alle isku keeno
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 3 месяца назад
Mabaad barbaarine adeer jacaylka maxaa ku baray bahalka llaguma degdegee… waa bad weynoo haduu kula tago waa laguu yaabaa
@haniupdy
@haniupdy 3 месяца назад
Sharma hiil walal amuu yhy qofku😢
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 месяца назад
Sheekadaan iga dabs geeya please
@xamdadheeg3989
@xamdadheeg3989 3 месяца назад
Warun walhi 😢😢
@user-hl9hh4mb2r
@user-hl9hh4mb2r 3 месяца назад
Kkkkkkk bal umadan qiiro jabanta isla soo hor fadhiisatay eega War heedhe jacaylkan iyo waxan aad akhriyaysaan ma dareenka yaree shahwada wax ka waynbaa garan waayay sheekada 😂😂😂
@AbdiqaniYusuf-vm2wv
@AbdiqaniYusuf-vm2wv 3 месяца назад
❤❤❤❤😢😢😢
@nawaalsiciid8413
@nawaalsiciid8413 3 месяца назад
Jcylka dhabtaa ma dhamado🥺
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 3 месяца назад
Amaalba haday garato waa gabar fiican nin kaasna ma ogi waxa ka cayriyay haddiiba awal ayadoo xanuunsan uu qaadi jiray waa sheeko aanan fahmi karin
@mohainaabdullahi5575
@mohainaabdullahi5575 3 месяца назад
Aniga Guursanaa iso Raadiya😊❤
@user-lw2ev4zj4e
@user-lw2ev4zj4e 3 месяца назад
Faarax anaa guursanaya waan ku salamy
@mohainaabdullahi5575
@mohainaabdullahi5575 3 месяца назад
@@user-lw2ev4zj4e Kkkk Jaam Mesha Ka Dhigtay
@khadramahamedaydid3060
@khadramahamedaydid3060 Месяц назад
😢
@FathiaAbdilahi
@FathiaAbdilahi 3 месяца назад
Warun lkn jacaylka rabi Ayaa lagu dadlaa kadib waxa fududanaysa sidad uilobilahayd shakhsigan
@user-lj6mo4ei7l
@user-lj6mo4ei7l 3 месяца назад
❤Sorry wllshy mounira lambarkaga ayan u bahanahy wano darded fadlan
@muxyadiinmaxamed5873
@muxyadiinmaxamed5873 3 месяца назад
Qooq is not easy 😂😂
@bashirahmedahmed6475
@bashirahmedahmed6475 3 месяца назад
Yaaa 12 jir aaa
@Farax-rb3dd
@Farax-rb3dd 17 дней назад
Aniga qiso jcyl wa iso mrty 8sano ayanan so wadnay hal mln cadow manu yelan ama xasid 😂 wxkste wxka dhib nadnayd isaga laftisa cadow ahaa naftaydana adbu koly u necba sababto ah igamana tagin jirin saan u iloobo ilamana joogi jirin si an ugu dawoobo ugu danbeen wxn heley qofki naftyda ku habona wxisi odhana wan xoorey
@user-lj6mo4ei7l
@user-lj6mo4ei7l 3 месяца назад
Wan ka xumahy salada istikhaaro ana tugo wllshy 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@sahnim7481
@sahnim7481 2 месяца назад
Dadkan xishoodkii halkuu ka maray , Nin aan ku qabin, oo kugu la socday xidhiidh xaaraana, inaad umada uga sheekaysid xumaanta aad ku dhex jirtey , waa tobad seeg,dadka xumaanta ay ku dhaceen, iygoo Alle asturay, ka waramana Alle uma dhaafo.
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 месяца назад
Yaaa ku yiri xiriirku waa xaaraan ama xumaan .. waad aragtaa waa gabadh asturan oo akhlaaq leh
@maysanquen873
@maysanquen873 3 месяца назад
Sorry wll waa gabadh qalbi nadiif ah alle ha ku rumeyo riyoyinka iyo jeceylkaga qalbigu waa murayad sorry wll❤😇🙏🇩🇯🇩🇯
@Amalzuleiman
@Amalzuleiman 3 месяца назад
Muneira wa dulmnh caazhaQ🥹🥺😔
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 3 месяца назад
Wale io bile tan waba suqaar nocano kale lama dhawaco kaaz nacas buu ahaa qoftan katagay
@user-hl9hh4mb2r
@user-hl9hh4mb2r 3 месяца назад
😂😂😂😂😂
@cumargutaale2235
@cumargutaale2235 3 месяца назад
Wlh jadaa igu horeyso gebedhaan
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 3 месяца назад
War gabadhan ha la I baro Somaaliyeey
@khilaadimohamedabdi5656
@khilaadimohamedabdi5656 3 месяца назад
Sxb qofta aniga kahelay number keda ubahanahy I will give her everything including my soul
@user-br6qq1yu1b
@user-br6qq1yu1b 3 месяца назад
Balwaxay nogu shekaynayso bale uguyaran waxan kuqisaya 20jir😅😅
@user-sn3tn4iw5r
@user-sn3tn4iw5r 3 месяца назад
𝑾𝑨𝑨𝑳𝑨𝑲𝑨𝑳𝑨 𝑺𝑯𝑨𝑲𝑰𝒀𝑨𝒀 𝑫𝑯𝑬
@MaxamedGaarda
@MaxamedGaarda Месяц назад
Haixan
@BisharAhmed-yy9ij
@BisharAhmed-yy9ij 3 месяца назад
Taaci miya
@abibabdihakim547
@abibabdihakim547 3 месяца назад
Munira waa gabadh qalbi nadiifa allaha kuso celiyo jacaylkagi wll macan
@user-pf7zi4es4h
@user-pf7zi4es4h 3 месяца назад
Xasuustu waa cadaab😢
@user-jj9gl5yd1w
@user-jj9gl5yd1w 2 месяца назад
Waxaasi waa sheeko hindi
@bashirahmedahmed6475
@bashirahmedahmed6475 3 месяца назад
Ilma aderayaal ega unbaan wax jecladay hadana guuldaro iyo wax unbaad ka shekaynaysaan
@MoussaCiise
@MoussaCiise 3 месяца назад
waxan ku idhamatalo adunyada qayrkusijir
@warss11
@warss11 3 месяца назад
0
@bilehproflms1389
@bilehproflms1389 3 месяца назад
Aniguna 6sanaan Jiraa😅😅😅😅
@ifraaxcabdi9255
@ifraaxcabdi9255 3 месяца назад
Maalinkastu nagu dhaca kulahaa 😂
@KiloTarife
@KiloTarife 3 месяца назад
asc
@falastiinaxmed7418
@falastiinaxmed7418 3 месяца назад
Really qofka jeceshay sida ku ilaawdo wee adakthy 😒😒
@adalmedia4291
@adalmedia4291 3 месяца назад
Waar gabadhani way iska ciyaaraysa maalinba filin ayey la timaadaa ,attention raadis mar kanser ayey sheegayaa marna jacayl
@HassanmumimHassan
@HassanmumimHassan 3 месяца назад
Ninka guursada marka uu arko uu dawado mxu ka odhan donaa taloow😂
@xassanaxmed1757
@xassanaxmed1757 2 месяца назад
Alla qurux bdanaa ma anaa dhalay inanta😂❤
@drmaajidhassan
@drmaajidhassan 3 месяца назад
Jacayl majiro🤔
@Hinraaz777
@Hinraaz777 3 месяца назад
Jacayl😅😅😅 Jacaylku waa qoorsigaaro
@MohissFoodspice
@MohissFoodspice 3 месяца назад
Hhhh sorry Lama filan,hadana lama filan kale,wa bukan anan ogeyn in daradii lo buuko.intan kabadan ma tafsiri karo.munira sorry otherwise
@user-ey4mq4gi6w
@user-ey4mq4gi6w 3 месяца назад
Malin walbu igudhaca jacaylku 😂😂😂😂
@user-ey4mq4gi6w
@user-ey4mq4gi6w 3 месяца назад
😂😂😂😂😂
Далее
Как вам наш дуэт?❤️
00:37
Просмотров 1,3 млн
СЛУЧАЙ В ЧЕРНОБЫЛЕ😰#shorts
00:19
Просмотров 342 тыс.
DOWLADA SWEDEN MAXEY ISOO DHEHEEN BALANTII MAANTA
20:35
Qisada jacaylkii guul daraystay | Dabar Jacayl
12:21
Просмотров 27 тыс.