Тёмный

Gabadh reer buuhoodle ah iyo Suugaan Cajiib ah, Waraysi Qosol leh Qeybtii 1AAD 

LAAC TV
Подписаться 144 тыс.
Просмотров 49 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 167   
@liinaxmed7619
@liinaxmed7619 4 года назад
Heesta igusocota dhaqanka wanjeclahay meel dhaqan ayaan kasojeeda
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 года назад
Aad baan kuugu mahadcelinayaa ustaad aqoonyahan abwaan dhaqan yaqaan igare walaalkayaw waan ku salaamay salaan diirran baan kaaga soo dirayaa gayigaagi hawd iyo ciid iyo buuhoodle
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 4 года назад
Canab abti waan ku salaamay Waad nagu banaantahay Gabadh reer shiikh isxaaq ah baa ku dhashay fariid fariid dhashay
@hamsehashi2499
@hamsehashi2499 4 года назад
masha allah Hooyo Canab waa Dhaqan Yaqaan Cajiiba oo Xikmad badan , waa Runteed ee Afartaa Reer ayaa dhaqan u lahaa "xeedh yaha" 1.Dhulbahante 2.isaaq 3.Warsangali 4.Med Zubeer oo Ogaden ah
@zafariosman4272
@zafariosman4272 4 года назад
Mansha allah hooyo waaa ku salamay
@cakulemedia330
@cakulemedia330 4 года назад
Abwaan waan khaldamay cinwaanka aad uguma fiirsan waan ka xumahay raali ha layga ahaado hooyada ayaa reer laascaanood ah gaar ahaana buuhoodle oo igarre laftisu ka soo jeedo MnshAllah waa dhul aad u balaadhan
@zakitrucker6763
@zakitrucker6763 4 года назад
Guleed Cakuule buhodle iyo Lascanod wa laba magalo abti
@cakulemedia330
@cakulemedia330 4 года назад
@@zakitrucker6763 wllo Zaki waad mahadsantahy waan kala aqaanaa laascaanood iyo buuhoodle inay kala yihiin laba magaalo lkn imika ka hor buuhoodle waxay hostagi jirtay gobolka sool ee ay laascaanood magaalo madaxda u tahay hada marka soomaaliland laga hadalayo waa gobol gaar ah
@Jeen-Umal10
@Jeen-Umal10 4 года назад
@@cakulemedia330 laan iyo laan la'aan ba Buuhoodle waa degmo kamidda Gobolka Togdheer. Marna may hoos tegin ama may ahayn degmo laga xukumo Sool. Buuhoodle, Togdheer Soomaaliya!
@MohamedB614
@MohamedB614 4 года назад
Waa isku mid walaal wa isla meeshi
@mohamoudhassan5400
@mohamoudhassan5400 4 года назад
@@Jeen-Umal10 hala yaabin waa caruurtii la qalday oo 1995 kii kadib dhalataye wuxuu moodayaa in qabyaalad wax lagu xukuyi jirey dawladii dhexe waa sida ay hada yeelaane
@xariirmahamud7567
@xariirmahamud7567 4 года назад
Alla Dhaqankaasi Qurux Badnaayo Qiimaha Badnaaya,
@haldhaa804
@haldhaa804 4 года назад
Maanta islaantu waa ku sheegtaye. Nin dhulbahanta ah inaad tahay, ma anaan garan. Viva dadkayagii.
@istahila.mohamed3275
@istahila.mohamed3275 4 года назад
Ilma adeerayaaloow inankaas islaanta waraysanaya dhawr jeer ayaan daawady marmaamijyadiisa wlhi waan dhaartaye waxaan iri ninkaasi waa dhulbahante sababtuna dhaqankiisa iyo hadalkiisa ka gartay. Waan ku salaamay ina adeer
@yuusuf2233
@yuusuf2233 4 года назад
Haa wuu yahay
@samatargeeddicali484
@samatargeeddicali484 4 года назад
Msha allaaaaaaaaah igarrooow Hooyadaan wax badan beey heeysaaa Barnaamij ka qoto dheeer oo Dhaqan xooolo Dhaqan guuur Dhaqan haasaawe Iyo wxii la xariira eee hiddo iyo dhaqan ah inooga sooo duuub si dhalinteenaan aan dhaqanka aqoonta u laheyni uga faaideysato
@absmo2391
@absmo2391 4 года назад
habaryaro waxaan xasuustay buuhaadle iyo cumbaal beledkii abtiyaashay thank you for taken me back in time shcool holidays buuhoodle and cumbaal were where mum used to take us to see my grand mother and awoowe allaaya rahma
@ahmedguumbe8363
@ahmedguumbe8363 4 года назад
Masha allaah hooyo illaaheey Haku dhowro
@siciidadan616
@siciidadan616 4 года назад
Iikar sxb Ramadan kariim
@BaraarujiyeMedia
@BaraarujiyeMedia 3 года назад
Masha allah walaal waad mahadsantay sidaad ugu heelantahay waa dhif adigoo kale oo kaalintaa ugu jira dhaxalkeena
@andiaadan2589
@andiaadan2589 4 года назад
Maasha alaah.
@wll_shaketi4561
@wll_shaketi4561 4 года назад
Masha allah
@amaalawil2945
@amaalawil2945 4 года назад
Masha Allaah redo canab Hasan iyo igare buuhoodlaa igayseen mahadanidin
@fatxachanal8139
@fatxachanal8139 4 года назад
My home
@shafiabdi535
@shafiabdi535 4 года назад
Beautiful things good program I love this program
@Yonisaj12
@Yonisaj12 4 года назад
Wallaahi waan jiriricooday. 30 sanno ayaa igu dambaysay
@caliomer6903
@caliomer6903 4 года назад
Habar yar ilaahay caqliga iyo cimrigaba hakuu barakeeyo
@zozodeep8557
@zozodeep8557 4 года назад
Wa. Dadki. Asalka. AHAA. Ee suugaanyahanka. Ahaa
@hoyomacan6909
@hoyomacan6909 4 года назад
Garado horay u soco Garado anigu ogaden ayan ahay Garado horay usoco ad ayan ugahalay Gardo wa ugas ogaden so dhow wallale garado
@maandeeqchannel7412
@maandeeqchannel7412 4 года назад
Ilahay haku barakeeyo gabadh rer buhodle ah weeye😘
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 года назад
Aamiin walaal masha alaah
@ocroafff5527
@ocroafff5527 4 года назад
Viva dhulbahante my people
@absmo2391
@absmo2391 4 года назад
habaryaro waxaan xasuustay buuhaadle iyo cumbaal beledkii abtiyaashay thank you for taken me back in time....my shcool holidays buuhoodle and cumbaal were where my mum used to take us to see my grand mother and awoowe allaaya rahma
@yuusufcusmaan6482
@yuusufcusmaan6482 4 года назад
Kaa iga soo wac abti macane o9o6107533
@maryananshur5732
@maryananshur5732 4 года назад
Masha Allah tabaaraka Allah. Aad baan uga helay oon ugu farxay
@abdiqaadirali1220
@abdiqaadirali1220 4 года назад
Mnsha Allah runtii hooyadani waa hooyo miyigii wax badn kaqaana Please markale barnaamij kale kasoo duuba thanks 👍👍👍👍❤️
@habibabanin6822
@habibabanin6822 4 года назад
Maasha allaah
@abdullahisaleh8974
@abdullahisaleh8974 3 года назад
Mnsha Allah. Hooyo dhaqanka taqaan
@hodanqaali6340
@hodanqaali6340 4 года назад
Wnku salamay hooyo Canab iyo Igare Yasiin
@abdinur4242
@abdinur4242 4 года назад
war sxb igare bal waxaad ii waydiisaa islaantaa inay gabdho uhadheen aan ardaa dhigee waa gobtii hore e
@abdinur4242
@abdinur4242 4 года назад
@Cabdi Nasiye hhhhh haa xeedhada
@MohamedB614
@MohamedB614 4 года назад
abdinour dimcad inaader 😂 Ma Buurihi Godale baad gayn 😂
@abdinur4242
@abdinur4242 4 года назад
@@MohamedB614 buur iyo banan meshay heceshayba wan gayn muhimadu wa in lahelo
@MohamedB614
@MohamedB614 4 года назад
abdinour dimcad Waa goob halagu dhise keena dheh Lol
@siciidoyusuf86
@siciidoyusuf86 4 года назад
Maashaalaah
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 года назад
waansalaamayaa canab iyo igare
@walaalhasomaliland7485
@walaalhasomaliland7485 4 года назад
Kaliya wxn aaad ugu helay siday mom isku kalsonty dhaqankenina inogu sharaxyso 😗🐪🦙
@habibabanin6822
@habibabanin6822 4 года назад
Canab dariis banaahay maasha allaah wll
@daacadinashidane6462
@daacadinashidane6462 4 года назад
🗣 wlhi waan qiroday Allow xafid dhaqankena wlhi mamma ajar iyo xasanaad allah kasiyo anagana dadki dhaqankoda ilaalsho allaha naga dhigo dhaqankena iyo afkenaba waa hodan lkn anagaa dayacnay ee allow nodhowr waan jeclahay dhaqankena ✅✅❤️✅✅❤️✅❤️❤️✅✅❤️✅❤️✅❤️✅👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅❤️❤️❤️
@youngash6411
@youngash6411 4 года назад
That's nice.
@AhmedMohamed-vf6nl
@AhmedMohamed-vf6nl 4 года назад
Masha Allah laac TV hore u socda.igarre wll waxan ku rajaynaya guul maanta wadankii baad i gaysay runti.
@rigaaxgaabow259
@rigaaxgaabow259 3 года назад
Abwaan waan ku taageeraa Zxp
@Halgan18876
@Halgan18876 4 года назад
Maansha allah ayeeyo canab
@sahracaday5669
@sahracaday5669 4 года назад
Woow axyaawadani🥰🥰🥰🥰🥰
@MohamedB614
@MohamedB614 4 года назад
Omg 😂 she is funny, heesaha Dhaqanka iyo Sheekadeeda wan ka Helay. 👏👏👌🏾👌🏾
@zozodeep8557
@zozodeep8557 4 года назад
Gudodle. Gudodleeyow. Gudodle. Gaarin. Dhan. Dhaamow. Gudodle. Gabaryar OON. Gabin Bu. Gododle Way gabtay. oraneey. Gudodle
@ifkahooyochannle143
@ifkahooyochannle143 4 года назад
Masha allah canab san yar wlhi càdi ma han
@abdalaofficial1326
@abdalaofficial1326 4 года назад
Dhaqanka somaliyeed waan jeclahay
@fadumociise6062
@fadumociise6062 4 года назад
ManshalaaaH qiirooday
@mahmoudhassan7944
@mahmoudhassan7944 4 года назад
Waa hedoo iyo daqaanki.guul iyo gobanimo
@yuusuf2233
@yuusuf2233 4 года назад
Manshallaah
@aliadam180
@aliadam180 4 года назад
Soomaalidu waa qalbi xaaran Good people
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 4 года назад
Waa islaan fariid ah nooloow Hore u soco
@adamganny5798
@adamganny5798 4 года назад
Maama canab waa fimlkayga anoo caruura xasuustaa iigu dambaysay cidii wax isuyihiin ama garanaysa farta taag
@rahmabarkad8338
@rahmabarkad8338 4 года назад
Aniga
@khadia8861
@khadia8861 4 года назад
Masha allah mama canab ad ayaan u salamaya magacag iyo muqagu ha rago ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 года назад
Waaa dhaqankii hore kaasi imika xaydhada waa layska cunaaa imaka
@daacadinashidane6462
@daacadinashidane6462 4 года назад
Wooow masha allah
@basradacwi79
@basradacwi79 4 года назад
Eedaday canab xasan farax abahay walaashhi edo mcn maxa murti kaa buuxda alle hanoo kaadyo
@osmanwarsame6151
@osmanwarsame6151 4 года назад
Hambalyo sxb Igarre Barnaamij xiiso leh - dhaqanku waa lama huraan ( Burco ayaan kasoo dawanaya)
@simanbeauty431
@simanbeauty431 4 года назад
Mamadan wab sika jeclahay runti Masha Allah
@bnabadoon7381
@bnabadoon7381 4 года назад
Muqmad waa magaca saxda
@geeleckariimaydid6193
@geeleckariimaydid6193 4 года назад
MAANSHA ALAHAA AAD BAAN U FAAIIDAYSTAY WALEE
@mohamedthegreat4737
@mohamedthegreat4737 4 года назад
Masha allah mamo wngsan
@wadanisomaaliyed7745
@wadanisomaaliyed7745 4 года назад
Gob gob dhashay wllaan idin jeclhy ahlu dhaqan
@Sahan12341
@Sahan12341 4 года назад
Asc eggarow waan kahelay sheekada maamada masha allaah sheekooyinka dhaqankeena noo soo badi Insha allaah. Sheekada gododle ana waan kuu hayaa 😂😂😂
@cabdirashiidmacalin6049
@cabdirashiidmacalin6049 4 года назад
Maamadaan iyo kuwa lamidka ah walaal igarow inoo soo badi,
@jamamohamed2369
@jamamohamed2369 4 года назад
Scw canab aad iyo aad bay ufiicantahay
@omaniyare2458
@omaniyare2458 4 года назад
Waaw Waa Hooyo Dhaqankii haysa
@shafiabdi535
@shafiabdi535 4 года назад
I love with indeed.com kassamali.
@abdiqani6339
@abdiqani6339 4 года назад
Ciid maaha meelna kuxirmayso hoyada caadi maaha xeerada aydadoo laxirayo inay natusto baan eclan lahayn
@tufaaxmaxamud34
@tufaaxmaxamud34 4 года назад
Ascm wll noso gali qaybti 2baad insha alaah
@ilyasahmed7256
@ilyasahmed7256 4 года назад
Mashalah
@abdiwakiil2263
@abdiwakiil2263 4 года назад
Welcome abwaane
@faadumocabdi4499
@faadumocabdi4499 4 года назад
Ala maxaan uxiisay Buuhodle
@khaalidmx1373
@khaalidmx1373 4 года назад
Asc walal igarre kkkkkkkkk mashaaallah hooyo canad
@saynabsaed5076
@saynabsaed5076 4 года назад
Hhhhhhhhh walahay waa mamo xikmadiku jirto wagorma qaybta xigta igare hanagaladahiin
@quuqleqasyar6337
@quuqleqasyar6337 4 года назад
Salaan sare adeer canab xasanyare cimri dheer ayaan ale kaaga baryey
@abdullahisaleh8974
@abdullahisaleh8974 3 года назад
Imasa gacanta ul laygaga jiidiey
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 года назад
waa 4 reer oo is dhalay oo dhaqan wadaag ah! sadex qayda subeeciyada boqorka iyo dhaclaha waa dhaqanka afartaa reer ee ay sheegtay canab,
@siciidadan616
@siciidadan616 4 года назад
Maamadaa waxay tidhi waan soo aroosay ifahmsii brother ma maamada la aroosay mise gabdhaeeda see cml
@queenzaynuu101
@queenzaynuu101 4 года назад
Inanteda la,arosay ayana sodoh waye xeerada ayay xirtay
@surimohammad9185
@surimohammad9185 4 года назад
Inanteeda bay soo aroostay ama soo dhistay markay guursatay ..hhhhh wan soo aroosay dadka wan soo guursadey u yaaqnaan tahay
@siciidadan616
@siciidadan616 4 года назад
@@surimohammad9185 Hhhhh haa walaashey mahadsnid. Waxaan ahay qolada u taqaana gabdheeydii my daughter. Hhhhhadaad ifahamtay
@surimohammad9185
@surimohammad9185 4 года назад
@@siciidadan616 hhhhh wan ku fahmayaa wllkay adaa mudan somalidu iswalbay u kalla lahjadyihiin waakuwii isfahmaa uun
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 4 года назад
inanteeda ayaa la'aroosay wayna soo hoysay maasha Allah
@ciirosaleeban4056
@ciirosaleeban4056 4 года назад
Mnsha allah mamada alla habarakeyo Teeda kale xanuuno baa jirree taxadarkeda hala lahaado
@ahmedoldabdalla7443
@ahmedoldabdalla7443 4 года назад
Somali naag dhashiike ama saban ridi karta waxa laga helaa reer buuhoodle
@axmedaden1655
@axmedaden1655 4 года назад
Ma amaan baa ,mise waa cay Kkkkkk
@commentikuxoogle
@commentikuxoogle 4 года назад
*Heesta idahaa ugu luuq macaan anoo caruur ah abaan maqli jiray gabdho aroor wada oo ku luuqaynaya indha waydse ma arag gabdhahaas*
@laylacabdulhi5085
@laylacabdulhi5085 4 года назад
👍
@cakulemedia330
@cakulemedia330 4 года назад
MnshAllah hooyadan aad baan ula dhacay miyaanay ilaabin aniga oo 12 sanno ka maqan ayaanu ilawnay
@cakulemedia330
@cakulemedia330 4 года назад
Abwaan igarre Nairobi ayaad joogtaan ood waraysiga ku qaadaysaaye maxaa buuhoodle maxaa cinwaanka ku daray ma sheekada khusaysa awgeed baad ugu dartay
@zakitrucker6763
@zakitrucker6763 4 года назад
Guleed Cakuule mamada reer buuhoodla
@aftahindho2606
@aftahindho2606 4 года назад
Guleed Cakuule waxaan u fahmay waxuu ka wada maamo buhoodle ka soo jeeda oo aan waraysi kaga qaaday nairobi oo dhaqanka ka hadlaysa
@daauudaxmed4622
@daauudaxmed4622 4 года назад
Hhhhhh waar ba'a oo ninku ma Awr baa waa maxay dhengedu
@fatxachanal8139
@fatxachanal8139 4 года назад
Wwwwwwwwwwwwwwwwwww my home sol sanaag buuhootle dalkaygii inaan boqortooyo nahay wey iska cadahy❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xogdoonfarah2196
@xogdoonfarah2196 4 года назад
Igare iyo gabadhaba waad mahadsantihiin waa barnaamij qiimaleh oo dhaqankii soomaaliyeed oo saxa
@samiiraaxmed3169
@samiiraaxmed3169 4 года назад
Reer laasacaanod mayqaan xeedhonika lkn reerha isaaqa ayaa isticimaalan
@NourAhmed-ku7wo
@NourAhmed-ku7wo 4 года назад
Yaakugu yri mayaqann anaa rer laascnod ah waxadan waxba ka ogayn ha ka hadlin
@m.a.k1853
@m.a.k1853 4 года назад
Laac maxa inooga jartay sheekada
@dekaways1252
@dekaways1252 4 года назад
Waxaa kadhacday ala muxuu riyo raacay 😂
@shafiabdi535
@shafiabdi535 4 года назад
You make a small short video
@haldhaa804
@haldhaa804 4 года назад
Kkkkkkk, Eedo wacan weeye, ciidii casayd iyo banaankii buuhoodle ayaa buurihii laascaanood loogu bedelay. Laascaanood indho uroon.
@faadumocabdi4499
@faadumocabdi4499 4 года назад
Bartaan ku dhashe ku barbaaray my city buuhodle
@simanbeauty431
@simanbeauty431 4 года назад
Shekadeda kaba dalo
@ismaaciilaadan7982
@ismaaciilaadan7982 4 года назад
Masha allh qabada xagekaheshay mamada
@bnabadoon7381
@bnabadoon7381 4 года назад
IGARRE ma dhacday xeedho inta la furi waayey ka dibna gabadhii lagala noqday?
@Jeen-Umal10
@Jeen-Umal10 4 года назад
Inta aan ogahay ama aan sheeko iyo shaahid ku hayo, Xeedhyaha Xujada ah haddii si sax ah loo furan waayo sidoo kalena la geyn kari waayo, xeedhyaha waa la hoyn jiray habeenka xiga ayaana halkii laga sii ambaqaadi jiray.
@bnabadoon7381
@bnabadoon7381 4 года назад
Jeen Umal ok mahadsanid walaal markaa habeenkaas xeedhada ka furi waayo gabadha ma loo hoynayaa ?✅
@abdulkadirdahir9015
@abdulkadirdahir9015 4 года назад
Reercaan gabar ka guursaday oo ul igu garaaacayaa , waa wax aan la aqbali karin, maxaa waxaaa Soo dhib ah keenay, anigunreer koonfuraad baan ahay ,waxaasoo dhib ah ma marno.kallifna ma jiro,laakiin hooyadu wxa ay ka sheekeyneyso waa waa dhaqan jiri jiray,hadda waa laga ilbaxay.igarre waad ku mahad san tahay barnaamijka.
@Jeen-Umal10
@Jeen-Umal10 4 года назад
@@bnabadoon7381 walaal haa. Inta badan gabadhu aqalka lagu aroosay bay u hoyan. Habeenka xigana furidda Xeedhyaha sidii uun bay ku bilaaban, sida ay u badan tahayna haddii Xeedhyuhu habeen beryaan oo la furi waayo habeenka 2aad tab iyo xeelba waa laysugu geyn si loo furo, haddii la furi waayana nin baa Sakiin si qarsoodi ah usoo qaadan oo iyadoon la arkay xadhigga ku goyn, kadibna xaal baa la bixin Qori ama Lacag ah. Xeedhyuhu inay laba habeen beryaan oo la furan kari waayo ama la goyn waayo, waxay ceeb ku tahay qabiilka gabadha guursaday oo Xeedhyaha loo xidhay. Mahadsanid walaal.
@Jeen-Umal10
@Jeen-Umal10 4 года назад
@@abdulkadirdahir9015 waa dhaqan iyo hidde. Kalif looma arko, waa wax ummadda dhaqan u ahaa. Maaha wax dhaqan hore ahaa ee illaa hadda waa la isticmaalaa. Mahadsanid walaal!
@deeqoali57
@deeqoali57 4 года назад
Darawiish
@khadijac9841
@khadijac9841 4 года назад
Hawl hecelaa dadku midakale maxaa xeedo loogu matali gabadha markaad ufiirsato waaceeb
@ibraahinabokor1638
@ibraahinabokor1638 4 года назад
Waxaan aad iyo aad ugu qoslay ninka gabadha ku yidhi maxaad dhebaysaa, waa gabadh dhaqan yaqaan ah
@karuudbos2332
@karuudbos2332 4 года назад
Maamada alaabta eey sameeynee waxaan u aqaan toobte oo geela lagu liso mamadana waa xeeero eey dhahday Uldhaxaa waa igudhicileheed hadii leeydhoho xariga lasheegay fur yaaayaaa Walhi waan ubogey xeedo xeedada waa aqaan . meesha laga tagey eee tukuhu nacay madigaa tuman ooo tolawaa , waxa kuxiga mamadu hasoosheegto kkk Wana salaamaa mamada iyo laaac vt horjoogayaasha
@isseelmi9384
@isseelmi9384 4 года назад
Libaaxa
@hoyomacan6909
@hoyomacan6909 4 года назад
Garado dhaqanka wad Garado
Далее
Waakan Waraysigii  Xiisa Lahaa ee aad Sugayseen
21:53
Просмотров 4,2 тыс.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
🍎 Apple Pie Cinnamon Roll Donut #Shorts
00:21
Просмотров 1,9 млн
Bro's Using 3 Weapons
00:36
Просмотров 3,9 млн
6 KUN OO SANNO KA HOR AYAA LA DEGANAA GOOBTAN!
8:31
Просмотров 13 тыс.
Kalidaydaan iibinayaa Waa Muuqaal Murugo Badan
14:35