Тёмный

Gabadha Dhurwaaga Lagu Dawaynayo, Xaliye Oo Aan Gacan U Taagey & Nimankii Fiicnaa 🤔😳😂 

Fatxiya Cabsiiye Show
Подписаться 128 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Ealing Borough London
+44 7404 996516
Ruqiyo
Layla South London
+44 7538 579481
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Sweden: Saadia Osman
Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Nairobi, Kenya
0722997917
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Turkey
+905013296778
Garowe: Trendy collections
Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
0907635086
Jigjiga
+251 91 574 4595

Развлечения

Опубликовано:

 

21 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 140   
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 месяца назад
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Ealing Borough London +44 7404 996516 Ruqiyo Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595
@hindaadan9785
@hindaadan9785 2 месяца назад
ASC fatxiya waxa aan joga Canada
@hindaadan9785
@hindaadan9785 2 месяца назад
Waxa aan rabaa projects ta timaha iyo wajiga waa imisa
@Kay208fly
@Kay208fly 2 месяца назад
😊😊
@hanamoha3252
@hanamoha3252 2 месяца назад
We need more motivation speakers like him Mansha’Allah that can change the people’s mindset.
@dekahaji
@dekahaji 2 месяца назад
Xalay waan ka seexan wayey hurdo la’aan ayan ka qaaday silica iyo saxatiirta taa yarı ay martay 😢
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 2 месяца назад
May the curse of Allah be with that woman who was mistreating that innocent child!!!! Truly heartbreaking and it’s evident that this is why the community is burning. This is why hell was created for those who want to know why. 💔💔
@Xalimo421
@Xalimo421 2 месяца назад
Ninkaas caqliga miiran Aloow ka badbaadi,Wu waalan yhy ay leyihiin kuligoid wu ka caqli badan yhy.Masha allah.War armey dilaan beentii lacagta lagu helayu cadeeyay.
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 2 месяца назад
Subhanallah!!! Hasbunallah Wa Nicma Wakiil. Tani hooyo ma ahan. Ilmaha yar maxay dhurwaaga u siisay. 😮😮😮 Walee waxaa lagu jiraa samanu aakhiro .Almuhiim waa in ay dowlada qaadaa talaabo degdeg dadkan waashay ee dhurwaaadu guriga soo gashaday. Bisinka Allahayoow shartooda inaga qabo.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 месяца назад
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Ealing Borough London +44 7404 996516 Ruqiyo Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595
@ibadojama4506
@ibadojama4506 2 месяца назад
Nin saaxir ah bay gabadha yar ugaysay. SubhanaAllah
@muudahir7081
@muudahir7081 2 месяца назад
Dulkharneen waa nin cajiib ah, Xaliye waan ku racsnahy👏🏻👏🏻 gaal dil gartiisana sii
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 месяца назад
Ina Cabsiiye wallaahi runtaa ninkan dadku waxaay u haaystaan in uu waalan yahay laakiin kuligood asagaa ka’aqoon badan mana fahmi karaan aragtidiisa fog waana wada Xigmad hadalkiisu.
@ayanyousef5175
@ayanyousef5175 2 месяца назад
Arinkaa hooyada uurka leh iyo ilmaha yar ku dhacay qosol maaha wlhi wa murugo wayn.
@Redsand12
@Redsand12 2 месяца назад
Wow Muhiyadin! MashAllah where are the likes of Muhiyadin in the Somali population? Where they hiding? This is the quality we need.
@deenahspace7754
@deenahspace7754 2 месяца назад
Omg things are just going worse and worse subhanallah never thought they will go that low 😢😢😢
@Bilicsan-gp6yt
@Bilicsan-gp6yt 2 месяца назад
Innaalillaahi wa innaa ilayhiraajicuun sasbaan kaqaaday waan fiirsankariwaayey ilmadii ayaan ceshankari waayey
@manshaallhmohamed7881
@manshaallhmohamed7881 2 месяца назад
aniga kula midaa qaracan
@user-vp1wb1er9j
@user-vp1wb1er9j 2 месяца назад
Aniga shalay markaan daawaday waa shoogay lakiin waxaan la yaabay dadka somaliya jooga naxariis daradooda fasax baan u aaday muqdisha maxaan naftayda u raaxeeyaa oon waqti fiican qaataa dadkii magaalada joogay baan Kala celiyaa suuqaba ha ugu darnaato dadkaan Kala celinaayo markaas waa niman mar isku wata mindiyo marna isku wata biro marka dadka meesha joogay aayar bey iska leeyihiin waa niman kibirsan anigana oohintii iyo duufkii ayaan isku darayaa marka dadka qurbaha kuu raagey ayaan oo ku guursaday oona ku ilmo dhalay marka anaga waxba wadankii kama ogni wax badan baa naga danbeeyey dagaal badan qarax badan is aaminaad la aan badan wax walboo xumaan ah
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 месяца назад
Fatxiya have you read Rumi or khalil gibran poem's, alot of what he is saying are famous saying from these two men. Somalis need those books translated.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 месяца назад
They are my absolute favorite. ❤️✌️
@zainababdi781
@zainababdi781 2 месяца назад
Trauma ayay ku rideen ee maxay daweyn qoyan rag edbiya ma haysato
@IsraCabdinasir-oj8sj
@IsraCabdinasir-oj8sj 2 месяца назад
I listen you as a podcast habo❤❤
@muna6298
@muna6298 2 месяца назад
Anigu illahay ha ii arka dagaalkii mesha ka dhacay in anan af iyo adin midna ku lahayn qoyanta ila hda inamada yaryar leh kaca kaca alle hoostoda haka siiyo
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 2 месяца назад
Ax that’s so sad , they traumatised her , ax ax hooyo maaha tan dhashay Waa hoogto 😢😢😢
@sabaahhersi1909
@sabaahhersi1909 2 месяца назад
Alah haku barakeyo xajiga wll
@ikranabib7919
@ikranabib7919 2 месяца назад
Subxaan Allah how come that is possible very sad 😢😢😢. I am feeling sorry for the young girl ax ax
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 месяца назад
I was never part of those women who completely wrote this Xaliye guy off because in addition to unacceptable things he said he also said a lot of wise stuff. His danyeer character waa run dhaqan nimanka la furtaa ka jira meesha Kenya. They even marry multiple men to get "biilka caruurta" multiple income streams a lady qurbaha ka tagtay spoke about this phenomena when she saw dumar with children each one from different aabo going after each aabo saying "biilka caruurta so dir". Business bey ka sameesteen. I also saw a video RidwaanIsaaq a man say he was going out with a women even paying for her hotel and qasqas only for him to find her with another man on the bed. So xaliye wax yaabo badan ayuu arkay Kenya waa meel wacan laakiin Somalida Ku nool kuwa Somali ugu dhaqanka xun oo belwado leh naago iyo nimanba ayaa Ku nool.
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 2 месяца назад
An example of an unacceptable thing he said was "a man must marry several wives because caadadaa naagaha Ku dhacda" 😲 I've never heard that argument used before in favour of polygamy but from Somalis anything is possible! This was a while back and I hope he no longer believes that.
@Muhiim701
@Muhiim701 2 месяца назад
Dadkaa xataa nurse masoo baran waayo nurse ka wuxay ogyihiin in aysan sax ahayn iney sameeyaan waxaysan qibrad u Lahayn.
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 2 месяца назад
Waa run waan arkay gabadh la qalay oo kaadi haysta la dalooliyey
@safamaxamed967
@safamaxamed967 2 месяца назад
😂😂Ala habooy ku jecliyaa❤
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 месяца назад
Kk Dulqarnayn wuxuu Pullet Proofka u xidhaa dadka uu dhax nool yahay ayaan qumanayn mid baa bud iskaga dhufan ama ciyaalkaa tuuryayn. Marka dhagaxa madaxa ama lugaha kaga dhacaya birta haku dhaco kkk
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 2 месяца назад
Somali qofaan kadhalan qosol kama dhergin.
@zahrahashim2870
@zahrahashim2870 2 месяца назад
Qabiil haduu wax qabanayo maalintuu malakamodka yimaado ama cudur ama fakhri miyuu caawin karaa. Waa umad aan waantoowayn
@user-pf4ds1ek7o
@user-pf4ds1ek7o 2 месяца назад
Waxaan shaqo isku lahyn baa iskudaraysaa. Horta malakamoot lama joojin karo jini iyo insi. Cudurna ilaah baa caafimaad hayo. Fakhrina ilaah baa kaa bixin karo. Lkn miyaadan ogayn inta qof oo xanuun hayo oo ay qaraabadood la tacaalayaan iyo inta qof ee masaakiin tolkood gacanta ku hayso. Qabiilka wanaagsan waa is anfacaan waana is xiriiriyaa ilaahna waa jecelyahay in saa la yeelo.
@user-bl1nz3hc1d
@user-bl1nz3hc1d 2 месяца назад
Xasbiyallah wanicmal wakiil xaasid sana ilmaha yar argagax ayey ku ridey inalillah waina ileeyhi rajicuun 😢😢😢😢😢
@imans3899
@imans3899 2 месяца назад
Omg that video is heartbreaking subhanallah
@lulululu4393
@lulululu4393 2 месяца назад
Masha Allah , what an amazing man ! What is his name !
@SaynabahAbuubakar
@SaynabahAbuubakar 2 месяца назад
Meelaha ay wax kuduubto fatxiya aad baan uga helaa😊
@user-iq5pe1jl9c
@user-iq5pe1jl9c 2 месяца назад
Dawlad ma jirto , wadanka wsy u dhamaatsy😢😢😢😢😢
@sudajibril7117
@sudajibril7117 2 месяца назад
Allah shalan arkay wlhi qalbiga iga xanunay
@abdullahimuhumed5526
@abdullahimuhumed5526 2 месяца назад
Mansha Allah
@mohamedhassan-xl7lf
@mohamedhassan-xl7lf 2 месяца назад
33:43 Waxaa xaqiiq ah ilaa oo aad adigu is hagaajiso inaadan wax hagaajin karin cid wax kaa dhagaysanaysana jirin
@ayaanlooyarkadumarka9212
@ayaanlooyarkadumarka9212 2 месяца назад
Xaliye jiim ayuuba galay that’s good thing!
@user-zx1hw5jq6t
@user-zx1hw5jq6t 2 месяца назад
Walaahi waan ooyey markaan waraabshaa arkay iyo ilmahaa yar oohinteeda
@AmranMaygaag-ud8uq
@AmranMaygaag-ud8uq 2 месяца назад
Maasha alaah fadxiya mahad sanid habo alaha ku sharfo habo qaali ayaad tahay ee horay usoco❤❤❤❤❤❤❤❤
@lixkaroonmahamood3544
@lixkaroonmahamood3544 2 месяца назад
I love the words camajaqiir😂😂
@angela67890
@angela67890 2 месяца назад
Ohh my God ya ALLAH. Something out of a horror movie walaahi. Somali children need protection from their own parents 😢😢
@fathiadjama
@fathiadjama 2 месяца назад
Subhanalah 😢
@Redsand12
@Redsand12 2 месяца назад
I am supporting Dulkarnayn to lead the people out of the jahiliya they are swimming in. They are laughing but they should be crying. Smh
@degaghedi1738
@degaghedi1738 2 месяца назад
Laaillaaha illallaahu muxamada rasuulullaah
@zamzaminaaweys9093
@zamzaminaaweys9093 Месяц назад
Waar umadaan maxee aheed subxanalah. Alla maxeey caaruur badaan ku baabadaay wadankii waxaan jaahilintaa ah ayaa kaa dhalanaay aqaas
@Fartuun1207
@Fartuun1207 2 месяца назад
Wajiga haku soconuna😂😂
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 месяца назад
Subxaanallah maxaa lagu dawaynayaa yaahuu calool adakaa
@ilhanismail9631
@ilhanismail9631 2 месяца назад
Taas belayo hoya haka dhigato hoog oo ba dhe belo inugu habsatay somalida wa dadka ugu naxariista kadaran aduunka tan casata ah aya igu faran o dubaysa silica ala umada iniga so qabay😭😭
@cabdalecabdi8964
@cabdalecabdi8964 2 месяца назад
Somlia waxan nahay daska keliyee ilaa madax waynahoodi tug sanayo aduunka isku dilaa dhul qalalan
@zainsaid7500
@zainsaid7500 2 месяца назад
I have 2 toddlers and have decided not to teach them the Somali language,simply because I want to protect them the somali community. It’s so sad what children go through in Somalia it breaks my heart 😢😢
@ijabaainte9534
@ijabaainte9534 2 месяца назад
I have a toddler too and moved to Somalia. Why would I deny my child their heritage and make him feel left behind from his peers? What if they ever want to speak it? And my child is not going through what some children are going through in Somalia. Not everyone’s upbringing is the same and there are A LOT of good aspects of being Somali btw. Maybe you didn’t see the value yourself or struggle with the language. That’s another case. But you chose to watch this video that’s in Somali. Your children will not have the choice to choose. They simple will not be able to watch them. A western lifestyle is not better than a cultural one. In fact, it can bring a lot of other dangers too that only now we are truly beginning to understand what the youth might fall into. Including leaving Islam and LGBTQ. Unless they had a highly religious upbringing the culture is also one aspect that keeps them grounded. This generation without a strong foundation is more susceptible than we were to those kind of things. Our kids are still young. Inshaa Allaah they will turn out just fine especially in the eyes of our creator. ❤
@zainsaid7500
@zainsaid7500 2 месяца назад
@@ijabaainte9534 all that is good, what about the pain our community has, the fact we can’t do nothing about it, it leaves us traumatized, am sorry to say that we are not getting better ❤️‍🩹. Everyday is another day to break our hearts , I don’t want my kids to experience that.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 2 месяца назад
@@ijabaainte9534 There are plenty of Somalis who never left Somalia but are not believers and LGBT is in many parts of Somalia as well. You can be raised anywhere & turnout alright with the right guidance and by the grace of God. What she is saying is simply the fact that children don't have rights in the Somali culture and that's a fact. There are no laws that protect children in the books. They are simply seen as a commodity so are women. I never thought my children Somali but they speak Somali because eventually, kids seek their identity (ahaansho) for me, Somalism was never important. I put emphasis in Islam as our tribe which makes us be a part of all the shades in humanity. Thanks for the engagement ✌️❤️
@Ihsaan0000
@Ihsaan0000 2 месяца назад
The biggest crimes that are committed in this world are done by English language speaking people, do we deny our children from learning English because of this. Your logic makes zero sense.
@ijabaainte9534
@ijabaainte9534 2 месяца назад
@@FatxiyaCabsiiyeChannel You are right to some extent but I was trying to make a different point. When I moved I didn’t have any children so my child being protected from that is simply a byproduct. Yes there are ex Muslims here or LGBQ which I haven’t seen as it is very rare and society frowns upon it. Whereas western society must accept it and it’s widespread otherwise you actually get into trouble. Way more than even a decade ago. So you can’t compare that. I could move back and would still teach my kids Somali as I didn’t necessarily experience the ugly things @zainsaid7500 probably wants to protect her children from Alhamdulilaah. What that tells you is, each generation has it a little bit tougher to hold on to their identity and religion. Your kids generation and our generation are two different generations as we have toddlers age 1-3 years of age. And the new generation will not teach themselves Somali if not taught at home. (I’ve seen a lot of young kids in the diaspora and they don’t speak it anymore even in my family 🥲). The outer environment is not like what it used to be even 10 years ago let alone 15+ years. They’re more susceptible to any kind of influence especially if they are not grounded by one of those two things. They are digitally being taught things and have mobiles and tablets now. You can barely watch a tv show or movie that you like that hasn’t got a gay person in it. It’s part of their “equal opportunities”. They go off to university and live in dorms. What will compel them to stay true to their religion if their upbringing wasn’t very religious as we all know with a lot of Somali families who are just liberal and believe their kids will turn out with the same religious believes as them. Not the case. There is so much western influence. You say Somalis are one of the worst people in the world but I don’t think you mean that in a general sense. You seem to be proud to be Somali, you even sing in it, appreciate our poetic nature. You also amassed a huge following through the Somali language who all seem to appreciate you for it. You can’t deny the fact that your culture taught you to stay true to your religion? All I’m saying is that it’s another part that helps us raise our children. It’s another part that we are teaching them other than Islam, kindness, a good education etc. equally they have the right to be taught the Somali language. It is their choice if they will appreciate it as with all other things. I just don’t want them to be lacking in it as I’ve seen it’s benefits.
@HoDan386
@HoDan386 2 месяца назад
Walhi waa geesi inankaas ilahow cafimaad sii amiiin 🤲 ilaahey baa ka hadshiya lkn somalida ma fahamsana ninkaaaaa 😢
@beautiful1423
@beautiful1423 2 месяца назад
I love my friends 😊💞💞💞
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 месяца назад
Xaliye waan u taaganahay Hadalkiisu waa dhax gal
@sweetuntamedsoul4045
@sweetuntamedsoul4045 2 месяца назад
SubhAnallah SubhAnallah 🙏🏻🙏🏻😢🙏🏼💔💔💔🙏🏻🙏🏼🙏🏼 may Allah protect all Somalis innocents 🙏🏼🙏🏻🙏🏻💔💔💔
@hawofarah2365
@hawofarah2365 2 месяца назад
Allaha ku jeceliyah❤
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 2 месяца назад
Iscadanta baa haaro laga qaadaa🤣🤣🤣🤣 Naayaareheen we are african black 🤣🤣🤣 Habo mcn ❤️❤️Qoyen baad nagu bartay doqon kasta 🤣🤣 markaas bay mid kasta ku oran (Qoyen)🤣🤣🤣
@amalismail7772
@amalismail7772 2 месяца назад
Waa dad dhintay oo bilaa damiir ah , ilmaha yar cabsi ayay ku dileen
@IqraFoundation-ky8un
@IqraFoundation-ky8un 2 месяца назад
I understood after time wejigaa kusoconay waxa kawadid😂😂😂😂 waarunta
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 2 месяца назад
Waa.sax wallaahi gabar ina adeer. Day ah baa ididhi cslan.qabiil ma.rabo kan soomali baa igu filan
@Darajooyin
@Darajooyin 2 месяца назад
Ha noqon xabada qabilkaan dadka faa’idaya eey shitaan waa sax horinarku wuxuu ku jiraa is dhax galka iyo is jaceelka soomaalinimo iyo bil’aadamnimo.
@libaaxbari945
@libaaxbari945 Месяц назад
Habo saliidaa ayaan raba halkee kahelaa
@lixkaroonmahamood3544
@lixkaroonmahamood3544 2 месяца назад
Subhanalaah very sad 😢walaahi
@sulemanali2019
@sulemanali2019 2 месяца назад
Alla koobku weynaa Sowdigaa noqday bakeyle liqa
@niyaaladem
@niyaaladem 2 месяца назад
😂😂😂 ka dhac inanta waryaa
@imran_fearless3220
@imran_fearless3220 Месяц назад
Asc xaliye mahan dhulbahante ee waa habargidir
@hakemaali5055
@hakemaali5055 2 месяца назад
Fathxiya qosalkagan isaga Sii qoslaa salaan sare wl❤❤ noo faraxsanow bisinkoow 😢ANIGU ma eegi karo cajalad CARUR ka ooyayso walalo ilahay dadkena ha soo hanuniyo
@QEU9
@QEU9 2 месяца назад
Kala nolanshuhu waa muhiim rerwalba dhulkooda iyo tuuladoda halodayo.
@Mandeeq408
@Mandeeq408 2 месяца назад
Fatima calool xumadan maxey aheyd, I can’t stop crying
@hafsacisman5739
@hafsacisman5739 2 месяца назад
Wlhi mistake ka dhaca dhakhaatiirta ayaa loo dhintaa badi, waan sababta adoo emergency yaala oo xitaa aan dhiig joojin laguu sameyneyn ilaa lagu saxiixo waayo wuu ogyhy haduusan alle kaa badbaadin inuu ku dilayo dhakhtarku😅😢
@Cambaro-ku1dh
@Cambaro-ku1dh Месяц назад
Xaliye maha reer abtiga wuxu sheegay habar gidir baan ahay
@user-hj5co4tl3m
@user-hj5co4tl3m 2 месяца назад
Abaayo meesha wiilka halaga soo wado inta uu wareer sanin meeshaas uma fiicno.
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz 2 месяца назад
Subxaanallaah! It's very sad video,wlhi I cried. They're sick son of a gun !
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 месяца назад
Wiilkan wa cajiib
@okidoki2124
@okidoki2124 2 месяца назад
waxaa kaliya oon ka ad ka ahayba waa nafteyda.
@hodoali5714
@hodoali5714 2 месяца назад
Bisinka allow noo sahal walahi wan Ka naxay ilhamaas yar
@Aragsan977
@Aragsan977 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂waa maxay qosolka sidaan ah gaalada iyo inta an xishoon aya sida uqososha geeri khaflad ah kama baqeysidmiya😢
@mohamedahmed-pi3mr
@mohamedahmed-pi3mr 2 месяца назад
Waa runtiis oo markii asxaabtu jihaadka kasoo laabteen ayuu rasuulku swc kuyidhi jihaad ayaad kasoo laabateen jihaad kii ugu adkaa ayaa idin sugaya oo Ah jihaadu😂nafsi
@drbarwaaqoabdurrahman6500
@drbarwaaqoabdurrahman6500 2 месяца назад
Fatxiya ninkan waa nin xanuunsanaya warkaasi saxnimadiisa maxaad ku cadaynaysaa
@safiaomar416
@safiaomar416 2 месяца назад
Kalmad Cusub (wajig kusoco)😁🤣
@user-zc4gx4hn3m
@user-zc4gx4hn3m 2 месяца назад
Ilkacase wuufahmey dadkan ineyxanunsanyhin qabil Qurun
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 2 месяца назад
Except cidaad guursanayso caruurta dhalayso xiligaad guursanayso waxaad doorankartaa sxb fiican
@fadumoahmed5680
@fadumoahmed5680 2 месяца назад
Subxanallah
@hana8824
@hana8824 2 месяца назад
Meelaha kuwa wax quraansaara ayaa haysta waraabaha oo ilkaha intay kasaaraan bay qofka kufasaxaan waxay aaminsanyihiin inuu waaraabuhu jinka cuno gabar meelahaas lageeyay oo waraabe lagufasaxay baa iisheegtay 2009 kii
@Xalimo421
@Xalimo421 2 месяца назад
Wadnahaa na xauunay😭Gabafhaas hadeey nooshahay ha laga qaado gabadha,Hooyo maahan midaas wa bahal,Jaahilnimo iyo bahalnimo iyo iimaan darro ay isku darsadeen.
@Lizzie17383
@Lizzie17383 2 месяца назад
Ax ax ax qalbiga iga xanuunay maxaan u eegay
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 2 месяца назад
iyagu maxay ku kenen cilaj duleste aad acudubilah😢
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 2 месяца назад
Somaliyi waa Cawaan.
@user-hj5co4tl3m
@user-hj5co4tl3m 2 месяца назад
Fayoobi haday jirto ma sidaan ayaa loo ekaan lahaa
@RahoRabileh
@RahoRabileh Месяц назад
Habo gabadhi walaasha miyaa dadka maxay ka hadlayaan
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q 2 месяца назад
Qalaas qalbigiibaa jabay
@fatimasagal1584
@fatimasagal1584 2 месяца назад
This is not ok what happened our people siday sidaas igu samayn gabadh yar uf jahilnimo xuma
@samira-141
@samira-141 2 месяца назад
👍🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 2 месяца назад
Soomali waa.umad 32.sano waalan dhurwaa. Aragdee libaax baa ku xiga
@Ayan1984-t1l
@Ayan1984-t1l 2 месяца назад
OMG that's insane, I wonder why the hyena is only attacking the little girl not everyone else that's sitting around her.
@somali_riri
@somali_riri 2 месяца назад
Me too
@Ayan1984-t1l
@Ayan1984-t1l 2 месяца назад
@@somali_riri I saw another video on Facebook saying that the hyena is trained to wash away JIIN ( Holly cow) this is beyond unexplainable mfs need to be brought to justice.
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q 2 месяца назад
Xaliye beri horan arkay in uu Uu xaqa ku taagan wayo nagaanad qabin lacag siinteeda maxad ka faa iidaysaa. Waxa hubal ahna in aanu beri markuu guursado aanu siinayn wax lacag ah. Nimanka iyo nagaha lahaa waa hadan lacag la siinayn dumarka yaa lasiin waa beenaale yaal.
@munamusa1222
@munamusa1222 2 месяца назад
😂🤣😂🤣😂
@user-zc4gx4hn3m
@user-zc4gx4hn3m 2 месяца назад
Ninka as Ma waalna ilahow caafi
@AniyahAhmed-lg5tt
@AniyahAhmed-lg5tt 2 месяца назад
😢that girl will have nightmares and will have fear and trauma for live it's not enough you grow up with narcacist somali parents now this ,this nation and community is doomed😂😂😂
@samira-141
@samira-141 2 месяца назад
😰😰🤲🏼🤲🏼🤲🏼👈🏽👍🏽👍🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️
@muna6298
@muna6298 2 месяца назад
Hbo ani reer lasconod ba ahay dagaalku intanu dhicin aabo ayaa naga xidhna arimo dayn ah kadib eedo qarabo ah ba biil noso dirayasay gabadh isaaq ah ban Saxilby ahayn aad ufcn ila hda waaa walashay aan jeclahay wey xanuunsatay wan usafray ila burco eedo oo biilka nasinaysay ba ogatay komo ayay ku gashay Canada way morar dilacday biilkina waa jartay side bay naag isaq ah ula hadashay wan dacab qasaray ku tidhi😢😢😢😢😢
@UmaymaUmaymaqadan-zf5wv
@UmaymaUmaymaqadan-zf5wv 2 месяца назад
😢😢😢😢😢
@JamalYasin-kk4pk
@JamalYasin-kk4pk 2 месяца назад
😂😂😂
Далее
Базовый iPhone 16
00:38
Просмотров 377 тыс.
20 июля 2024 г.
0:11
Просмотров 2,6 млн