Тёмный

Gabadhan Ma Runbaa In Qoyan & Ninkeedii Dulayste U Shireen?😳🤔 

Fatxiya Cabsiiye Show
Подписаться 130 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

30 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 103   
@duniyalang1285
@duniyalang1285 Год назад
She is so pretty, masha Allah. Nothing satisfies Dulayste, he is sick and incapable to be happy.
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Год назад
Fathia Cabsiiye. Walaalo gabadhaan waa dulmileey waana beenleey aniga ayeey deris ilatahay wiilka qabana wax ka boqorsan majirto waana beenleey oo ninkeedu gaari maba wedikaro oo waa ilmaha ayakoo yaryar polyo ku dhacaday oo lug iyo gacan ayuu naafo kayahay gabadhaan waa qoyanta dhabta ah oo naago ayaa gurigeeda kaduminaaya gabadhaan ilaahey ha ka baqdo ayadoo jiifta ayuu waxkasta uqbtaa waana wiil yar oo very handsome ah waan ninka ugu fiican Somali cimrigeey ma arag aabe kafiican .
@nasrodagan6129
@nasrodagan6129 Год назад
Oo miyu qabaa hada mise mar hore bay kala tagayn
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 Год назад
Sasaan anigabo maqlay in naago ku direen markey nolosheda ku jirto uquri wayeen
@khadarhassan882
@khadarhassan882 Год назад
​@@leylaahmed8967oo waayee qoyan hadaanu rag nahay markaanu u hagaagsanano wa lanagu dirayaa marka aanu xunahay na dulayste ayaanu nahaye maxaa xala anu yaabaye 😂😂
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 Год назад
@@khadarhassan882 dadka isku garasho iyo garaad malahan ilahay amarkiisne inyar moyaane dadka wanaagsan iskuma so hagagaan mid unba qumay ah
@muudahir7081
@muudahir7081 Год назад
Galabkasta ayaa socod adnaa aniga iyo walasheey dariiq walba nin aya fadhiyo bilaa camal. Dumarka midmid socota arkee marmar allh musuliyada haufududeeyo 😊❤
@shamai1570
@shamai1570 Год назад
Autumn reminds me of so many wonderful things like a walk in the park like a kiss in the dark how romantic
@shamai1570
@shamai1570 Год назад
What a shocking story deceitful and canning to treat a friend in such a way 😢😢😢😢😢😢
@zamzamhasan6667
@zamzamhasan6667 Год назад
Duleyste iyo qoyan 😂 Sister fathia I like the way you beautifully define everything You are star keep going ❤
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 Год назад
Masha allaah Hbo Qaali Quruxda iyo Farxada illahey haku Siyadiyo insha Allah ❤❤❤❤ Anagana Illahey Hanasiiyo Nolol Farxad leh Adunya Wal Aaqira Insha allah,,
@hamdiegal889
@hamdiegal889 Год назад
Cajaib Gabadhan in ay aad iyo aad u qurux badantay is ma ogo miyaa ? Ayadoo kale Quruxleey ah hadana caqli badan sidee loo ciili karaa.!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@diamondhaji1835
@diamondhaji1835 Год назад
Sharfanid hpo qaali sheekadu waa really story
@bigcatshukri3773
@bigcatshukri3773 Год назад
Istaqfurallah you make me laugh Fatxiya DULAYASTE is in the closet 🤣🤣🤣Athou billah
@haboonhoodo2663
@haboonhoodo2663 Год назад
Qurux iyo ashqaraar baa kugu sii siyaaday jacayl kii iyo arooskii fadxiya plus products kii Hinda lol maashaa Allah ❤
@zakiaabdullahi9226
@zakiaabdullahi9226 Год назад
Waa arin run ah duleeyste wax uu laharay majiro. Ee abaayo gabdhahaan haka daalin kuwad wacyigalinta❤❤❤
@shamai1570
@shamai1570 Год назад
The Autumn leaves drift by the wind the lovely leaves of red and gold it's to fall in love again delightful❤❤❤❤❤❤
@nasroali2077
@nasroali2077 Год назад
Wadan kasta meel bey ku leeyihiin oo ay tuban yihiin.somali men
@shamsodaahir8098
@shamsodaahir8098 Год назад
Inaalillaahi wa inaa'illahay raajucuun
@sudajibril7117
@sudajibril7117 Год назад
Duleyste iyo qoyn walale waa waxa umada somaliyed lo soo diray 😂😂😂
@lajecleeychannel590
@lajecleeychannel590 Год назад
Gabar Romantic ah oo gudaha u gashay mid an aheyen, lana joogta last 23 years malin walbana sugeysa in uu noqdo sida xaaskisu tahay. Waxan maleynayaa in ay dhiman doonto iyadoo weli sugeysa sorry ban leyahay☹️☹️☹️
@burco7626
@burco7626 Год назад
Salaam beautiful soul 💕 Qoyan caadi maha, Dulayste waa just around the corner to taste and run 🙄
@IdmanNur-vw7kc
@IdmanNur-vw7kc 6 дней назад
Waxaan is waydiiyaa sababta ilaa heerkaa laba qof oo isqabaa isu ciilaan bal jacayl dartii caruur bayba udhashay ileen qofku qofka uu jecel yahay uun buu wax udhalaa anigu magaran karo dadkeenu sababta ay sidaa ugu xunyihiin🤔🤔
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Год назад
Keep them keen and mean! Yaa yiri it doesn’t work! Anaka street life baa kujirnaa and we keep telling them Abaayos to stay away but they keep coming back like a boomerang! Be faire don’t load all the blame on us! Just pray for us xabiiibti and stop bursting our bubble
@badriahussein8291
@badriahussein8291 Год назад
Fathia sheekooyinka lagu soo diro Iska soo baadh
@dekahaji
@dekahaji Год назад
Dulayste wax uu rabo lama qayaano waa GARANWAA 😢
@miimi144
@miimi144 Год назад
Good too see farxiyo queen. I heard the story is fake and made up . I heard everything she said was the purpose to get views.
@humble9472
@humble9472 Год назад
Also she started dating right away for revenge that’s what they do marry fast again bring stranger to ur kids then divorce all for revenge without healing
@mulkisaid8385
@mulkisaid8385 Год назад
Fartun shekadedu mar horey ahayd waalibey ku sigatay balse hada wey ficantay ilahay duleyste gabdha hakaqabto
@Dekomohamed58
@Dekomohamed58 Год назад
Farhiyo cabsiyo pls adiga iyo inta kugu xiran pls iso duceeyo 🤲🤲🤲🤲🤲 in ilahay culayska iga qaado
@dalaiblob5073
@dalaiblob5073 Год назад
Alle haka kor qaado culayska
@xarago31
@xarago31 Год назад
Alle ha kaadulqaado wll
@farhiyabulsho6581
@farhiyabulsho6581 Год назад
You are romantic woman, I swear you're the best girl for me, darling.❤
@Layla-h3q
@Layla-h3q Год назад
Farxiyaa, arinku wuu adagyahaye sidee loo kale gartaa. Dusha waa isaga mid
@nicemhr1935
@nicemhr1935 Год назад
Fatiha abayo macaan naagta Asma iyo Rashka boy kaso hadal taasba qoyan ti uwaynayde
@hodangafadi5042
@hodangafadi5042 Год назад
With or without the filter, she's gorgeous, but she's a liar
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 Год назад
Gabadha ingriiska ay degen tahay waa Gabar Abgaal Waceesle ah
@HVEM324
@HVEM324 Год назад
AKHAS ADIGO GASA KUMA EKO DUQ AH OO HADANA BIDAR LEEH GURSADAY
@farhiyabulsho6581
@farhiyabulsho6581 Год назад
I don't know I feel scared ing another woman me too❤
@farhadanolasha9761
@farhadanolasha9761 Год назад
😂🤣🤣🤣🤣😅😅😂🤣🤣🤣😅😅😅😂
@nasroali2077
@nasroali2077 Год назад
Duleesta wuxuu jecel yahay naagta dhibta
@Sadgirl12386
@Sadgirl12386 Год назад
Fatxiya love you so much habo you my role model wlhi
@WarWarsame
@WarWarsame Год назад
Mate u coming to down under u legend can’t wait
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 Год назад
Haka raysato duliga saqajaanka ah
@rahmacawil7252
@rahmacawil7252 Год назад
Manshaa aalah fadxiya qaali
@najmahussein1080
@najmahussein1080 11 месяцев назад
What's the name of that song?
@MohamedMooge-l6k
@MohamedMooge-l6k Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sudajibril7117
@sudajibril7117 Год назад
Waa wakhtigan ugu jeclahay wadamadan Yurub iyo Turkey sonbahar ayay dhehan turkeydu
@asliegal2683
@asliegal2683 Год назад
I love you sister but these story is not real and I have heard is the opposite! You can’t help “Qoyan) that is fact.
@safiyoali3131
@safiyoali3131 Год назад
Asc.❤
@farhiyabulsho6581
@farhiyabulsho6581 Год назад
Sax❤
@ssm3933
@ssm3933 Год назад
Thank you 😊 Habo pray me I’m single 😩😩😩
@farhiyabulsho6581
@farhiyabulsho6581 Год назад
that's very hot, no way broken heart, broken heart, it's not good scaring❤
@xarago31
@xarago31 Год назад
Fathia wacan dhiiri galiso ilaahay dumarka usoodiray guulay mcnto❤❤❤
@birimoboss747
@birimoboss747 Год назад
Ragga soomaaliyeed ayagaa is dir diro waxaa arkee wiil fiican oo xaaskiisa ufiican lknse nin lalaa jidka utaagan waryaa naagta looma naxariista jiljileec lama tuso xitaa biilka kuyarey gumeysi umayara dumarka ilaahey ha usaqiro
@fadumahussein4864
@fadumahussein4864 Год назад
Qurux la ciilay badanaa xageen I xataa baxnaa luuq kasta way yuuraraane duleyste
@smartazu8723
@smartazu8723 Год назад
Gabadhan been ayay sheegtay ayaa la yidhi ayada ayaa ninkeeda o curyaana si xun ula dhaqmi jirtay o khiyaantay bilowgi dadbadan ayaa la ooyay lkn hada sheekadeda saxda ah ayaa la ogaday been ayay kuso shac baxday sida la yidhi.. ilahba og
@munaa7
@munaa7 Год назад
Sheekadaas sheekooyinka filimada hindida u egtahay..
@farhiyabulsho6581
@farhiyabulsho6581 Год назад
you are the best for you, you are a human being, I swear nice woman, what was your nice woman❤
@deeqahussein1261
@deeqahussein1261 Год назад
What do you saying, and what do you mean (salam) you say that to galo people
@hodanhuseb2044
@hodanhuseb2044 Год назад
Fatxiyay wakusalme ❤say hii to your hansm hasbnd
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Год назад
Fathiya walaalo iska hubso sheekadan waa been baa la yidhi waaxaa la keenay ninkeedi special need weeyaan Ninku gacan iyo lug buu naafo ka yahay.marka hore gaadhi ma wadi karo saw shil sideebu ku wadi karaa. Ta kale saaxiibadeed waata ku dirtay ninka oo guriga ka dumisay markaas Ilaahay baa og Tana gabdha jaarkeeda ah baa keenay
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Год назад
Walaal Qof naafo ah gaadhi wuu wadi karaa waana run Baa la yidhi laakiin Allah uunbaa og! Anigu Waxan sheegay in dadkan wax walba Ay ka suurtoobaan. Subhan Allah
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Год назад
​@@FatxiyaCabsiiyeChannelSheekas waa run fatxiya.😢💔
@shugrimohamed3642
@shugrimohamed3642 Год назад
anagoo nala qabo ban jacyl na haysan habo adiga allaha isku kiin barakeeyo
@Hanibadmaax
@Hanibadmaax Год назад
inankista oo qurux badan oo qalbi fiican waxaa hela nin aad u xun akh
@MaymaAwale
@MaymaAwale Год назад
Shekadii qeybaheda kle aaway waan kaa sugeynee😢
@barnihajiali4896
@barnihajiali4896 Год назад
fadxiyay bal I waran sidad u gursatay kuma daawan safar ban aha ❤
@bilehproflms1389
@bilehproflms1389 Год назад
Ya qabxo
@nimcocali4005
@nimcocali4005 6 месяцев назад
dulaysane
@surayamoha3945
@surayamoha3945 Год назад
shekadaasi wax unba ka khaldan
@maryan3892
@maryan3892 Год назад
Masha alllah
@Dekomohamed58
@Dekomohamed58 Год назад
Fariyo l love you ❤ wlhi iam your group
@fadumahussein4864
@fadumahussein4864 Год назад
Baahsantaa inagu badan
@hanaaadanjaamac2267
@hanaaadanjaamac2267 Год назад
Fathia ilove u
@KhadroAli-fz1jt
@KhadroAli-fz1jt Год назад
Geelle iyo abdishiikh
@suadnour4324
@suadnour4324 Год назад
Waa beenba lalah ilahayba lkn xaqiiqd og
@hamdamahamed4622
@hamdamahamed4622 Год назад
I love you habo
@ZamzamMohamud-f2l
@ZamzamMohamud-f2l Год назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 Год назад
Warynta ❤❤❤
@farhiyabulsho6581
@farhiyabulsho6581 Год назад
Aiiiiiiiiiiiiiim
@badriahussein8291
@badriahussein8291 Год назад
Ma Runbaa?
@ZamzamMohamud-f2l
@ZamzamMohamud-f2l Год назад
😂😂😂😂
@iftinfarah6010
@iftinfarah6010 Год назад
Fadxiyo quruux💕❤️💕❤️
@hodanabdi5258
@hodanabdi5258 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@hodanabdi5258
@hodanabdi5258 Год назад
My sister is🔥🔥🔥🔥
@queenealsheakh
@queenealsheakh Год назад
❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@AmaniSaid-qc1eh
@AmaniSaid-qc1eh Год назад
That is not true
@foolhooradchannel156
@foolhooradchannel156 Год назад
Asc abaayo ❤
@deeqahussein1261
@deeqahussein1261 Год назад
Asasaq foqal Asasaq
@deeqahussein1261
@deeqahussein1261 Год назад
Asasaq
@kiinyu6160
@kiinyu6160 Год назад
Subxanallah
@Somalihooyo936
@Somalihooyo936 Год назад
Haa waa run Sheekadan Fartun dahir tiktok bey caan kasoo noqotey. Iyadoo walan raabtey ama shock kujirtey arrintas ku dhacdey darteed lkn dhowr bilood baa kasoo wareegtey hada😢
@hanaaadanjaamac2267
@hanaaadanjaamac2267 Год назад
Wllo may ka hadashay
@Somalihooyo936
@Somalihooyo936 Год назад
@@hanaaadanjaamac2267 haa wllo tiktok live kasoo gashey markey sheekadeedi cusubedey hada maxaa kasoo wareegtey waqti
@Arafodore
@Arafodore Год назад
Mashallah❤❤❤
@Dekomohamed58
@Dekomohamed58 Год назад
Markad Qofkada jacalatey qiimahaga garan waayo 💯 jar baad hoos uu ooydaa
@duniyalang1285
@duniyalang1285 Год назад
In aad ooydo maahan abaayo qof aan qaymahaaga garanay kor uga bax adiguna is qiimee. Qof xun oo bani’adam ah ha u ooyin.
Далее
Лайфак года 😂
00:12
Просмотров 103 тыс.
INDHO ADAYGII OO QOF AH🤔
42:45
Просмотров 14 тыс.