Тёмный

INDHO ADAYGII OO QOF AH🤔 

Fatxiya Cabsiiye Show
Подписаться 130 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Timaha Xabashida 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Germany: Halima Ibrahim Mohamud
+4917621282663
Social media platforms
Facebook :Halima Ibrahim
Instagram: @halimashaur
Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Nasra Salon Norway
+47 906 14 221
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Ubah Birmingham
+44 7463 135964
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Dirirdhawa Iyo Addis Ababa
+ 00251992926216
MLANGO KUBWA JUA KALI
OPPOSITE WIN WIN TOWER
TEL +254799668069
TEL +254722176062
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Trendy collections, Garowe
0907635086
Turkey
+905013296778

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 84   
@zahrahashim2870
@zahrahashim2870 9 месяцев назад
The way they do the discussion is very low-level, desperate, and have no dignity; this is why Somali marriage has no satisfaction and is always short-term.
@fs292
@fs292 9 месяцев назад
Waa soo kufay haa 5 ciyaal ah ayaan hayaa 😱( wayna ka ag cabaadayaan)😱 Markaa maxaad nin kale oo aanad iska xakamaynayn aad kufalaysa? oo uu mid lixaad kugu rarayaa?
@faizam523
@faizam523 9 месяцев назад
Well Said, "Hadii xumaantiiba la qarineyn, maxaa wanaaga loo qarinayaa" I love that.❤
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 9 месяцев назад
Naagaha somalidu waa duli intooda badan waa waxdhintay waa hasha geela hunta ee cabaada nimanka iyagaa saa ugalay ileen iyagaa tarbiyeeyay oo dhalay waxane waa duul aan isdhaamin nin iyo naag inyaroo Alle unaxariistay mooyee acuudu Billaah
@amalismail7772
@amalismail7772 9 месяцев назад
Dulayste ayaa number one ah kuwa wadanki baabiyay waa iyaga oo caruurtooda dayacay, naagaha somaliyeed da ma tashadaan way sii ag fadhiyaan 😊
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 2 месяца назад
😂 MASHA ALLAAH WAA RUNTAA WAA KUGU RACSANEY RAYIGAAS
@Dearestgacaalo
@Dearestgacaalo 9 месяцев назад
She was there for the shock factor, that’s her whole tiktok personality. I don’t think she was there to genuinely find a partner
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 9 месяцев назад
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Timaha Xabashida 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Germany: Halima Ibrahim Mohamud +4917621282663 Social media platforms Facebook :Halima Ibrahim Instagram: @halimashaur Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Nasra Salon Norway +47 906 14 221 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Ubah Birmingham +44 7463 135964 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Dirirdhawa Iyo Addis Ababa + 00251992926216 MLANGO KUBWA JUA KALI OPPOSITE WIN WIN TOWER TEL +254799668069 TEL +254722176062 Australia Ifrax +61 405 591 442 Trendy collections, Garowe 0907635086 Turkey +905013296778
@Wacan77
@Wacan77 9 месяцев назад
Website ka Sweden ma shaqaynayno😢
@hodanahmed7747
@hodanahmed7747 9 месяцев назад
Habo mcn aad Ayaan ku taagera kuna jecelay ciisi iyo sharaf ku dhaamayso nolosha akhiira janada habo naagaha America jooga inyar marka laga reebo wa naago bahadilan habo Wan la yaaba nolosha dhaan nin la kala boobayo weeyan bisnka aniga Africa jooga faraax waxaba Uma aqaan Walahi takale naagtan aad ka hadalayso wa naag xanuusan in badan Ayaan meelaha ku arkaay iyado wax kasta ku hadasha nin qaali laa iskaga dhiiga xataa inaad isku daayado wangsan inaad iska ilawado inaad u bahaantay saad noloshada u dhamaays tiirto habo Love you so much 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🥰🥰🥰
@burco7626
@burco7626 9 месяцев назад
Salaam, beautiful soul 💕 I was literally laughing my head off. These people are from another planet. Kulaha ma soo kuftay, I have never heard of this before. Somali's caadi maha!
@sudajibril7117
@sudajibril7117 9 месяцев назад
Hada waxaba ma qarsoona miyna oganya dadkani social media somalidu waa xaakinka ugu wayn😂😂😂
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 9 месяцев назад
Waxaad aqoon laguma dag dago hubsimo la aan halba la siista. Abdi dhanto waa wiil afgaban Naagta waa naag wareersan
@amalismail7772
@amalismail7772 9 месяцев назад
She desperate ma igu Qaadatay ayay la soo booday 😂😂😂
@rahmaa8394
@rahmaa8394 9 месяцев назад
Abdi dhaanto waa qof aad u wanaagsan I know him since 2017
@jikreunitedchannel62
@jikreunitedchannel62 9 месяцев назад
Maogido iyo sow ma ogid Waa halqabsiga somalideena.
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 9 месяцев назад
Gayaanka Noogana guur aan ka,laaado.
@Hodaneey
@Hodaneey 9 месяцев назад
Masha Allah iska nafisa walal farxad ku noolada aduunyadu waa ayano koobane❤❤ habar wax la dhaha ma jirto .qushiye iska qarso xasadku waa buux. Sheeko kasta laba dhinac bay ledahay wll waa wiil akhlaaq leh weliba si taxadir leh buu u hadlayaay Masha Allah
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 9 месяцев назад
Ma kuf iyo balanbalba gurku🤣🤣
@Dekomohamed58
@Dekomohamed58 9 месяцев назад
farhiyo cabsiyo Allah ku xiffidiyo i love you and your my role modle❤❤❤❤
@nimosuleiman
@nimosuleiman 9 месяцев назад
Gabadhan iyadaa degdegaysay markaa hadana miyey cabatay maba arage yaab
@FartunHussein1
@FartunHussein1 9 месяцев назад
Waxaa umalaynaa fudeedkeeda markuu arkay ayuu yiri banaanka iga mar!
@talawanaaggoodadvice8891
@talawanaaggoodadvice8891 9 месяцев назад
That lady was so fast I was witching that day and was so shocked the way she was acting
@aishahibo8796
@aishahibo8796 9 месяцев назад
Naagahaasi waxay qabaan xanuun ah inay naag walasheeda dulayste ku ciishoo bal meelo kale raadsato dulayste waa buuxaaye 😂😂😂😂
@hamdi27889
@hamdi27889 9 месяцев назад
Asc fathia xalayto aan daawanaayey Mustafe Martin iyo Yasiis Martin baa yiri gabar cadana baa wuxuu ahaa imaamka marka wuxuu lahaa labo xaas wuxuu lahaa 17 caruura marka Biko ka dib baan waxaan arkuu yiri ninkiiyo is bedelay oo meelwa muruq ee naagtaan berigii u geeyey la socdaan arka yiri oo I yiri ma I taqaa aan iri kuma xasuusta wuu isu sheegey Markaasuu yiri oo aawey xaasaska 2 qabey war waan heyn waayey wey igu bateen qosolkuu iga dhameeyey Oromuu ahaa buu yiri marka minasoto 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@khadraabdurahman5032
@khadraabdurahman5032 9 месяцев назад
Habo safar baan ahay hadaan ku daawaanay we love you habo❤
@nimosuleiman
@nimosuleiman 9 месяцев назад
Ciyaala suuqad weye qoftu
@jamiilamaxamed418
@jamiilamaxamed418 9 месяцев назад
Habo saliida cun cun yar madaxa ku arkay lkn waxan iskaga daray saliida qunbo hada waxyar cuncunkii wey iga deesay wax yar
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 9 месяцев назад
Waxa laga yaabaa dhirta ku jirta qaarkeed inaad allergic ku tahay habo! Thanks for sharing habo!
@Zimu.H
@Zimu.H 9 месяцев назад
If the oil is causing you itchy scalp then just use it as hot oil treatment once or twice a week and see which way works for you, also you can put the oil on hair and not the scalp.
@deeqahussein1261
@deeqahussein1261 9 месяцев назад
Fathiyay people lying to you
@aishahibo8796
@aishahibo8796 9 месяцев назад
Sheeko inaadeerbay keeneen 😂😂😂 qoyan
@iskoonaking8665
@iskoonaking8665 9 месяцев назад
Aniga waxaan umaleeynaa gabadhan waxeey uraadineeyseey malaha isku fahmi waayeen markaaseey lasoo degdegtay maadaama eey qof aad ufudud tahay marka waxeey istiri intuusan hadal adiga kahormar waana kalsooni xumada kusoo badatay soomaalida dhexdooda
@Zimu.H
@Zimu.H 9 месяцев назад
Fathia ka daa Somalida dhirta shida ha odhane yanay dhirta wadankii lawadaa shidinee
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 9 месяцев назад
🤭🙊🤭🙊🤭
@SuleeqaquruxChannel
@SuleeqaquruxChannel 9 месяцев назад
Iyadaa qaab daradiisa ku qaadatay sababtoo ah isagu waa caan oo waana fanaan dumarku se ragga fanaaniinta ama dj jayga ah kama haraan oo way iska raacan waxba ma dhiibo ninkaa oo kale.
@foos4126
@foos4126 9 месяцев назад
ina adeerkaaba ugu xun kuwa shisheeyuuba kaa jecel yahay
@farahcasowe6346
@farahcasowe6346 9 месяцев назад
Farxiya habo qaali maashaalaa Maashaalaa fariidbaatahey ❤ waxabadanbaankaabartey aniga iyo dadbadan oon ogahey waxaad tahey qof aqoon kufilan heysat
@Ramla22
@Ramla22 9 месяцев назад
Mashallah so gorgeous ❤
@Angla113
@Angla113 9 месяцев назад
Farxitayay was I'd qooysn is hadsha marmar
@dekahaji
@dekahaji 9 месяцев назад
Caanimo raadis lee waaye 😂
@fatoumaahmed9430
@fatoumaahmed9430 9 месяцев назад
Bisinka so chopping woods is romantic???
@jihanjamal3564
@jihanjamal3564 9 месяцев назад
😂😂😂yeah why not
@quruxoday533
@quruxoday533 9 месяцев назад
Fathia hadaan arkaayo koobkaa weyn waan kaa kala jabin lahaa wuu ega hor yimid 😏
@nim5-r1v
@nim5-r1v 9 месяцев назад
😂 aniguna ku kaaso kala ah ayaan soo iibsadey oon ku dawaada kkk.
@amalismail7772
@amalismail7772 9 месяцев назад
@@nim5-r1vme too ,cup wayn ayaan coffee ku cabaa
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 3 месяца назад
❤❤❤
@saharosheikh9573
@saharosheikh9573 9 месяцев назад
Xageen ka dalban karaa saliida walaal farxiyo
@Yusara256
@Yusara256 9 месяцев назад
Wan ku salamay wlalalo waxan ka susalamay adiga iyo dumashi uk
@Angla113
@Angla113 9 месяцев назад
😅😅😅
@maryan3892
@maryan3892 9 месяцев назад
Waa sax sidaas bay ugu nabneed habeenkii hore
@Angla113
@Angla113 9 месяцев назад
Wager bet sitan garna ma qatan😅
@Samiyasofe
@Samiyasofe 9 месяцев назад
Iyada aaba desper ehe
@deeqahussein1261
@deeqahussein1261 9 месяцев назад
You’re funny
@quenraxma292
@quenraxma292 9 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂
@sacdiasheikh23
@sacdiasheikh23 9 месяцев назад
😂😂😂😂 desber😂😂😂
@Angla113
@Angla113 9 месяцев назад
Kula mid
@dhana7566
@dhana7566 9 месяцев назад
Fadxiya Salaamulah walal, Abaayo numberka North America ayaa whatsup ahaan messages kagasoo direy, waxaa rabay in aan iibsado shampo dii Hinda. Walal do you prefer a direct call?
@deeqahussein1261
@deeqahussein1261 9 месяцев назад
Hada mawanag baad fafinaysa
@badriahussein8291
@badriahussein8291 9 месяцев назад
CIYAAR BAY MEESHA U SOO GASHAY
@foziaelmi9120
@foziaelmi9120 9 месяцев назад
Fathia Absiye why you soo desper 😂😂😂😂😂😂😂
@halimoahmedali
@halimoahmedali 9 месяцев назад
Salam walal fatxiya We want this products in Djibouti too. Have you a phone number?
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 9 месяцев назад
Kkkk mawafahnsana macnaha miles kan amalen kulaha mile hadane 0 miles ban ahay kkkk
@abdimadoobe6030
@abdimadoobe6030 9 месяцев назад
Qadho dhuuq jecelaa islaantu
@slandprince7210
@slandprince7210 9 месяцев назад
Cumra bilaa muxrima sidaay ku dhacday?
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 9 месяцев назад
🤭🤭😳😳🙊🙊🙊
@dr.mariasoul5261
@dr.mariasoul5261 9 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂 I’m dead farhia
@fadumoadan
@fadumoadan 9 месяцев назад
❤ ❤
@khadraabdurahman5032
@khadraabdurahman5032 9 месяцев назад
😂😂😂😂
@khadraabdurahman5032
@khadraabdurahman5032 9 месяцев назад
😂😂
@khadraabdurahman5032
@khadraabdurahman5032 9 месяцев назад
❤❤❤❤
@Caramel_here
@Caramel_here 9 месяцев назад
0 mileage waxey ka wadaan waa la igu qaley ilmaha hoos bac ka ahay 😅
@niyaaladem
@niyaaladem 9 месяцев назад
😳😳😳
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 9 месяцев назад
Tan aad bay u fududahay waxay u malaynaysay tolkeed laakiin tan todobaad ka hor bay nin kale ay tidhi way jeceshahay bay hadana caayaysay oo ay curyaanimo ku yastay markaas waa caan raadis waatii tidhi waa famous Waa qoyan reer tolkay ah😅😂
@deeqahussein1261
@deeqahussein1261 9 месяцев назад
Horta aduu coobkan wayn eed fururuqda aadku hayso dad aan haysanbaa jiree waxaga qarso
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 9 месяцев назад
Dadka ka hadh. Abwaan Kaaba waa famous wiil qurux badan guursatay. Allahuma Baarik She lives her best life. If the guy divorced his previous wife, that is not her problem. Let the young couples enjoy their life . I watch you and some how u bring up her story in a negative way .
@nim5-r1v
@nim5-r1v 9 месяцев назад
When you are a public figure like our sister Kaaba, you wouldn't celebrate the divorce of another sister. Allaha yadana calafkeeda u wanaajiyo.amin
@amalismail7772
@amalismail7772 9 месяцев назад
Ayaan Kaaba she Qoyan 😂
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 9 месяцев назад
@@amalismail7772 I can simply say to you Qoyan back !
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 9 месяцев назад
@@nim5-r1v thank you xabiibti!! I agree with you 💯 she shouldn’t have said I will marry kind of that man. . It would have been a disaster if she Marry A man with a wife now . Ayan kaaba is marry to a divorced man like Fathie !
Далее
Bearwolf - GODZILLA Пародия Beatrise
00:33
Просмотров 359 тыс.
Лучше одной, чем с такими
00:54
Просмотров 341 тыс.
МАЛОЙ ГАИШНИК
00:35
Просмотров 225 тыс.
Ha Guursan Nin Ka Dhaqan Duwan
15:23
Просмотров 1,9 тыс.
Waa Wareey, Morocco Ayay Ka Shidantahay🤣🤔
37:42
Huruuda  & faidooyinkeeda
13:14
Просмотров 18 тыс.
FARIIN KUSOCOTO GABADHAAN ABAAY HEELAY😱😳
11:21
Просмотров 68 тыс.