Тёмный

GABADHI LAKUFSADAY MALA BAARAY HABAR YERTI WAYDINAY NATIJADI 

Ridhwan Issack
Подписаться 855 тыс.
Просмотров 62 тыс.
50% 1

RidhwanIssack #Subscribe

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 379   
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 3 дня назад
Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤
@KayabAbdul
@KayabAbdul 3 дня назад
Mexe ku tare bisinke
@IbrahimAbdirahman-r1q
@IbrahimAbdirahman-r1q 3 дня назад
Wankusalami🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 3 дня назад
Aqlibadan
@HalimaYusuf-kv5dl
@HalimaYusuf-kv5dl 2 дня назад
Amin
@SafiyaHaaji
@SafiyaHaaji 2 дня назад
❤❤❤❤❤
@QamarNuur-om1fj
@QamarNuur-om1fj 3 дня назад
Abahan waa Aabe adag wllhi raga qaar Adkeysigan maleh abayasha qaarki wey ka sabri lahayeen qaark kle ugu ficnaa wey walan lahayen wllhi Abahan culeys weyn heeysto Allaha ka dulqaaso yurub iyo wadan gaalo Aye ku faanayan illaahow dhamantod la soo tarxiila Aamiin🤲🥲
@MohamedqadarMahat-gc7jm
@MohamedqadarMahat-gc7jm 3 дня назад
Ameen
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 дня назад
QamarNuur waa runta ceeb Allsh asturo dadkii soomaaliyeed sidaas ayaa u danbaysay dhul gaalo Bay ku faanaysa oo ninka dumashigeed marna inadeerkeed u xumaynayaan Allah soo hanuuniyo
@NimoMursal-q9m
@NimoMursal-q9m 3 дня назад
Aaamiin
@Fardowso-sc8rk
@Fardowso-sc8rk 2 дня назад
Gabadha hoyaded safradameykadcwyso iswiidhan ayjotaa😢
@Daaci-bilan10
@Daaci-bilan10 3 дня назад
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
@IbrahimAbdirahman-r1q
@IbrahimAbdirahman-r1q 3 дня назад
Daaci wankusalami qalanjo quruxbadan sethy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NimcoCumaribraahim
@NimcoCumaribraahim 2 дня назад
Sallahu callayhi wasalam N.N.K.H 🤲 ♥️ ❤️
@Officialmalio
@Officialmalio 3 дня назад
Indhaha Alle haku nuriyo Hada like isartid kuna Sali xabibkena Scw Scw ❤❤❤❤Scw ❤❤❤😊
@fardowsahassan9420
@fardowsahassan9420 3 дня назад
Scw scw
@IkranSheikh-g1j
@IkranSheikh-g1j 3 дня назад
Scw scw scw scw💓
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 2 дня назад
Scw scw ❤ scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimconeyruuschannel9169
@nimconeyruuschannel9169 2 дня назад
Scw scw scw
@cabdinasirmalin8253
@cabdinasirmalin8253 3 дня назад
War yaa tol ah ninkan maskinka ah tuugadan bur cadka ah malaga qabto wlliyalow somaliyey ninkan maxa lofirsanaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nadarmaxamed538
@nadarmaxamed538 3 дня назад
Waa muuqataa aabuhu wuxuu sheegaya sbbtoo ah islaantiibaaba difaac kujirto ninkiina lamahayo aabo 😢ilaahay xaqaaga hakugu guuleeyo gabadhaadana ilaahay hakuusoo cesho
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 3 дня назад
Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢
@shukriahmed-wq3cr
@shukriahmed-wq3cr 3 дня назад
Scw scw scw
@SuleimanYassin-j9s
@SuleimanYassin-j9s 3 дня назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash 3 дня назад
Aabo xalaal lagu dhalay xalaal cun ah gabdhahiisa woo u alaashada u doodaaa Alllaha abayasha Somliyed saxda ah garab siiyo Alle abaheyna u naxariisto mid garab ii ah ooo ahay gabdhahisana sida ugu fcn u korshay Allow sidoo garab inoogu ahay adna garab ugu noqo una naxariiso
@FatimaAli-b7q
@FatimaAli-b7q 3 дня назад
Wàa aabo cilan allaha u gargaro😢
@najaxmaqsuud1374
@najaxmaqsuud1374 2 дня назад
Naagta inee xuntahay waa loo jeeda aabaha way dulminaysa Allah gabadhiisa haoka soo qaado wax walba way ku cadahay inee sameeyeen qofk habaryar lama dhihi karo waa qof xun xaqa gabadha bee xaqiree
@qadrafiidow4874
@qadrafiidow4874 2 дня назад
Ridhwan Thanks wall sida u Tixgalisay Taladeni aan kula wadagnay aad ayan ku Tagera Horu soco
@nuurcool
@nuurcool 3 дня назад
Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤
@barwakoabdi9827
@barwakoabdi9827 2 дня назад
Naaagtan waaa bila dhaqan 😮😮😮inanta yar uu habayarta uuu tahay may si fcn uu ugu hadasho 😮ax yaaaraaabi wa yabahay wllhi way ogtahay inanu haysan wuxu ku imaad
@asmaqasim7259
@asmaqasim7259 3 дня назад
Abahan waa ladulmey miskiin allow uga sodhici gabadhiisa
@Munacadeeyqoraxeey
@Munacadeeyqoraxeey 2 дня назад
Tani habaryar mahe waa bahal illahay gabadhaas haa ka badbaadiyo
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 2 дня назад
Wa lagu caay inkaar qabthy xun tuugada ah ninkan cuqabdiisa allaha idinku rido xaranyhay xunta 😢😢
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 3 дня назад
War ninkaan miskinka aawey dadkiisa Tugadan halaga Qabto oo gabadha halaga soo qaado yaarabi tugadan wasaqda halaga qabto subxanalah walahi waa dhiban yahay miskinka somaliyey abahan cawiya😢😢😢
@ibraahimagaraar9177
@ibraahimagaraar9177 3 дня назад
naagta wa ey ey dhashay wax badan bey ogtahay oo u qarsan soomaliyey aabahaan ha lo kaco
@abdirahmaanxalane3676
@abdirahmaanxalane3676 2 дня назад
Haa walhi waa khaa I mad runta ayey Daboo lay saa ninka haduusan danbi laheen muu is cadeeyo
@NasroNasro-c9j
@NasroNasro-c9j 2 дня назад
Naagtan gabadhy habaryarta utahy oo waleshed mcn dhashy oo nin xuno barri iskatagi karo uu doodaysa yahuuuu
@imanahmed3183
@imanahmed3183 3 дня назад
Safaarada wadan ee kenya ku yaallo ha tago macluumaadka ha u sheego iygaa gabadha baraayaan 👍👍👍
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 3 дня назад
21 jir gabar ah nolosheda ayada leh wax ayada eey sheegin looma qabanayo qof kale
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash 3 дня назад
@@Kaafiya_25hadee sixran tahayna???
@mirejr484
@mirejr484 3 дня назад
​@@Ummu-ayashgaalada sixir ma aminsano
@umaimaumaimaa5224
@umaimaumaimaa5224 3 дня назад
Ilaahay culayska haka dul qaado Aabahan 😢 somaliyeed
@MOHANHAYBE
@MOHANHAYBE 3 дня назад
Ninkaaan waaaa loooo tashaday maskinka
@dheemandegan4603
@dheemandegan4603 3 дня назад
Ninka line haloo gado oo hala geeyo meeshaas si uu uga aaro ilmihiisa
@byotsiyad5678
@byotsiyad5678 3 дня назад
please ani sheekadaan mafahmin ani ma iisoo koobi kartaa waxa dhacay paayo please😢
@Qaysqeyser
@Qaysqeyser 3 дня назад
@@byotsiyad5678gabartiisa ayaa nin habaryarted qabay 15 sano iska hestay oo habaryartii iyo iyadii ayuu habeenkii isticmaali jiray
@abdirahmaanxalane3676
@abdirahmaanxalane3676 2 дня назад
​@@byotsiyad5678ninkan hadlaya gabadh uu dhalay oo lajog tay qof tan had laysa oo habar yar teed ah nin kii qof tan had laysa qabay ayaa faraxu meeyey gabadhii xafada habar yar teed lajoog tay. Qof tan had laysa waxay difaa cay saa nin keeda oo ah qof kii gabadha faxumeeyey
@abdimfarhan
@abdimfarhan 2 дня назад
Si ka fudud ayaa u ahaya kaliya polizei la waca wana la wargalina qalas inta ku filan
@FatimahEgal
@FatimahEgal День назад
Learn from this never leave your children with anyone, suffer with them at least that way no one will abuse them in anyway. They will grow up with love, compassion , kindness and understanding.
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 3 дня назад
Allaha u dhibyareeyo Abahan wixiii jira Alla Og 😢
@SuweidaAbdiqadar
@SuweidaAbdiqadar День назад
Abuhu wuxu sheegi waa run waa muuqataa ee ninka walan halaga qabto😢
@awalehguessodkoureichaawal4315
Subxanalah waxan jogna adun macanki kadamaday alaha na astoro
@KingAxmed784
@KingAxmed784 2 дня назад
Ninkan sawirkiisa soodhig ridhwaanow
@RidwaanMahamed-dr6wr
@RidwaanMahamed-dr6wr 3 дня назад
Ridwaan issack runta banaanka sifiican ukeen sawirka ninka soo bandhig waa nin gumayste ah naaguu meesha kuhelay wadan shisheeye hadaa ku dhumanaysid aa aragno.???
@AziyOsman
@AziyOsman 3 дня назад
Waa naag aad uidabdarn Waana habaryer xun Ilhow hana tusin
@Ogaden___kibirley
@Ogaden___kibirley 3 дня назад
Anii Wx dhan mafhmin mx Baritanka lashegayi😢 Waax ifahansi😢
@Ogaden___kibirley
@Ogaden___kibirley 3 дня назад
partii 1 awey Xagee kasodawada😢
@NimcoMohamed-gb3ky
@NimcoMohamed-gb3ky 3 дня назад
Ridwan kadaawo isaga so galiyey one ago baadh waad arkiye​@@Ogaden___kibirley
@xaawoluul3380
@xaawoluul3380 3 дня назад
​@@Ogaden___kibirley wey ku jirta daawo
@AhmedAli-np4my
@AhmedAli-np4my День назад
You tube kan ridwaan isaaq kasoo daawo markaasaas fahmaysaa ​@@Ogaden___kibirley
@mamaruney4373
@mamaruney4373 3 дня назад
Subxaanallaah sheekadan cabsi cabsi waayo
@XamdaMaxamed-q9m
@XamdaMaxamed-q9m 3 дня назад
Abbe adag iga dheh legend father wllhi
@billeabdi1061
@billeabdi1061 2 дня назад
Masha Allah Ridhwan waan ka heley wareysigada
@hakaam7___ali469
@hakaam7___ali469 3 дня назад
Nagtan waa naag ninka carurta kufsada ayay u qabata runtii😢
@maslah345
@maslah345 3 дня назад
CEEBTA ALLAHA ASTURO
@HAAWOapdulllahi
@HAAWOapdulllahi 3 дня назад
War soomalidu soo kuwii isku kici jiray ila.hada gabdhisii dib loma so celinbaa war walayal away dammerkeni 😶🤧abo ilhey haku gargaro❤
@leylaabdullahi2419
@leylaabdullahi2419 3 дня назад
Laakin gabaadha iyaadaba 21 jiira yuruub joogto halamara niinkas laqaaban laha marka waxba qaldaan
@محمدعبدالقادرعبد-ر1ب
Allhe ha udhip dhamo waa ape Somali 😢😢
@Naciimo433
@Naciimo433 3 дня назад
Aabahani waa dhiban yahay ilahayow caawi
@learnhenna1987
@learnhenna1987 3 дня назад
Thnks ridwan
@siciidcawil9894
@siciidcawil9894 2 дня назад
Ibrahim waa run wuxu sheeget malintii horeba wan ogaa
@AnfacIdriis
@AnfacIdriis 3 дня назад
Africa ayuuu joogaa sidaaaa darteed ayuuu codkiisa meel dheer ugaadhilayahay abahaaa
@RihamAbdirahman
@RihamAbdirahman 3 дня назад
Subxanallah allow alleh
@alimualim22
@alimualim22 День назад
Hafsa : Ridhwan Isack listen to me Germany has a developed mechanism system unlike Somalia which lacks a system yet how arrogant and pride the lady is that she so conceited that she lives outside despite being a refugee Somalia meel ka fcn malahan ❤️🇸🇴
@dekaabdullahi4231
@dekaabdullahi4231 3 дня назад
Aabahaan wuu dhibinyahay allow u gargaar
@abdulkarimrashid5532
@abdulkarimrashid5532 3 дня назад
Naagtaas somali hadey joogi leheed hadalkaas midan eheen ayey ku hadli leheed
@abdirahmaanxalane3676
@abdirahmaanxalane3676 2 дня назад
Haa walhi
@SaciidTimaweene
@SaciidTimaweene 3 дня назад
Ridhwaan hada kahor ninkan qisadiisa waan ka Hadley waxaana dhahay jarmal qof xoog lagu heesani karo majirto wanna run ninkaan sawir uusan hubin buu kuu dhiibay hadana waa ila qaldan yahay fadlan waxyaabaha qaarkood ka firso. .tan gabadhiisa 21 jir maad iyada u wacdid ileen waa naag ween oo qaangaar ehe soomaalida waxay dhahdaa timir laf baa ku jirto
@bashiirmyqtaar1991
@bashiirmyqtaar1991 3 дня назад
Nio ax fahan gabadha 21 jirto o qurbo ku kortay waxba ma garato yacnii ciyaal cml wayey dadkii sokoriyey bey dhexda kajogtaa😢
@khadarhassan882
@khadarhassan882 2 дня назад
Gabadha haday ku so dhexkortay way adagtahay in ay sheekto waayo inay cabasan karto aya macquula
@habikhadar8410
@habikhadar8410 3 дня назад
oo gabadhani waabay cadaysanaysaa inaanu odaygani dhibanaha ahi wax ka qaadi karin waayo afrika ayuu joogaa inay yurub joogto ayay ku faanaysaa
@aliinahmed506
@aliinahmed506 3 дня назад
Allaah hakaaa qabto musiiba haku rido reer fican uma eko
@mohamudabdi5092
@mohamudabdi5092 3 дня назад
Wlhi wa damiir xumo dadku fanaya wadan shisheyan jogna cidna wax nagama bedeli kadho oo dulmi cad geysanaya inla dalacan dono miyey hilmamen adunkan wa marmo kobane nin nagi horjoge utahayse waxay wa maqadire inkasto qofku mar hadii sharaftu ka dhacdo usan is bar yeli karin marnaba
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 2 дня назад
Asc wll Ridhwan aweey sawirka ninka gabadha qabsadey plzz?? Iska soo huubi oo soo dhig mahadsanid
@liina3528
@liina3528 3 дня назад
Kibirbaa ka muuqda aad u badan runtiii
@AnfacIdriis
@AnfacIdriis 3 дня назад
Sawirkiisa soodhig ridwaan
@habonaden2080
@habonaden2080 2 дня назад
This dad's daughter, she is 21 years old, she is an adult. No one can speak for her in European countries, neither her father, nor her mother nor her adoptive parents.. the complaint against this dad will not work. Likewise, the words of this aunt will not bring anything to the problems. Maybe we should do an interview with the young girl and the biological mother of the young girl.. it is up to them to clarify things
@عائشهعبدلهعبدله
Living European and 21old will not make sense they can abouse her mentally and physically not every one is brave enough and we see everyday in Europe soo Allah knows everything
@Imanx602
@Imanx602 День назад
The girl denied her dad claim. This man is paranoid.
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 3 дня назад
حسبي الله ونعم الوكيل
@FartunabdirahmanAbdirahman
@FartunabdirahmanAbdirahman 3 дня назад
Ridwan wu xishooday wale masha allah
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 дня назад
TEAM RIDWAN ONE LOVE ❤️
@marwaanAbdale
@marwaanAbdale 3 дня назад
❣️❣️❣️
@SalmanSalmanmohamed
@SalmanSalmanmohamed 3 дня назад
Koko hada kahor abahaga aya xabasi geya wlhi xita gacanta aya iga dhacaday guriga hada aad dagantihi wlhi sorry
@AliYussuf-mo4gx
@AliYussuf-mo4gx 3 дня назад
😢😢😢😢😢
@HamdiWarsame-e7y
@HamdiWarsame-e7y 2 дня назад
Subaxalaahay ninka waadan aad sharcila u jooga ilaaheey ha ku soo hanuniyo
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 3 дня назад
Subxanallh Subxanallh Abeeh mara ku sohadaly waxan modaya inu masrayh hada wana ogaday inu Ruun sheegayo ninika dawalda halgu dacaweyo
@SacdioEse
@SacdioEse 3 дня назад
Su.all an qawaa away gabdha hoyadeda oo wadanka jogto laleyahy bisinkee
@maryamacuthman7218
@maryamacuthman7218 2 дня назад
Ani xtaa waa yaabanahay hooyadii gabadha dhashay iyo gabadha howshu ku dhacdey may hadlaan
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 2 дня назад
​@@maryamacuthman7218hooyadu way hadashay
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 3 дня назад
Dadka jarmalka jooga may caawiyaan ninkaan wala dulmay inshallah maalin waysoo bixi dulmigaan cidhibtiisa 😢😢😢😢waxaana rajaynaa inuu allah uga aargudo😢😢😢
@AhmedAli-np4my
@AhmedAli-np4my День назад
Jarmalku waa dhul wayn sxb oo gobolo badan ma,grty markaa ilaahay xaqiisa iyo ta gabadha yar ee miskiintaa hawga dhiciyo Sida ugu dhakhsaha bdn inshallah
@Rayan15-s1n
@Rayan15-s1n 3 дня назад
Ciil badana markaad fogtahay aadna waxba ka qaban karin Arintaan camal Germany daris ayan nahay anigo reer holland ah lkn booskaga mabadali karo . Iska dul qaado adeer Guul ayaan kurajanya😢
@HYSh2023
@HYSh2023 3 дня назад
ASC WAR heedhe ninka gabadhiisa waa 21jir waa qof weyn cid xukumi karta ma jirto. Gabar waa in ay ayada isbaarto waaye ninkaan Germany waa wadan sharci leh waxaan uu sheegaayo ma ka dhicikaraan.
@Jabircali
@Jabircali 3 дня назад
War somaliyeey abbahan dhibahaan haloo guurmado
@aymanayman920
@aymanayman920 3 дня назад
Safaarada jarmalka toos aabahan haloola xidhiidhsiiyo Nairobi way ku taalaye haja xage la isku indho tirayaa reerkani dhmntod waxy u tashadeen inay aabahan waalan wlhi labada naagoode walaalada ah iyo ninkan shaydanka ah ee ilmaha yar haysta alle xaqiisa haka siiyo aabahan 😢sorry wlhi waa dhacdo xanuun badan
@istarmohammed6561
@istarmohammed6561 3 дня назад
Abayo safarada wax uma qabanaya hada waayo gabadha 21 ayey jirta hada
@aymanayman920
@aymanayman920 3 дня назад
@@istarmohammed6561 🥲😭😭😭😭
@Ikran_isse4890
@Ikran_isse4890 2 дня назад
Waa nag dhimatay o bila dhaqan ah nin dumashiged ah sas ugu hadleysa nin qurmay bey dufacaysaa ciil bey igu dishey nagtan butano weyan wlhi hoyada doqonta ah o gabadha dashay baba iga sidaran😢😢
@hafsahaji1069
@hafsahaji1069 3 дня назад
Gabadha hooyadeed ama gabadha 21 jirka maa wacdid
@AragsanTamaam
@AragsanTamaam День назад
Naagtaan wxee mr mrsiiyo ka dhiigane wliiydkeed o caye kulah😢😮
@لارا-ق5ش
@لارا-ق5ش 3 дня назад
حسبي الله ونعم الوكيل 😢
@sulekhaaadan3020
@sulekhaaadan3020 3 дня назад
The intro is so heartbreaking what kind of a mother is this who helpers in this type of behavior of of son and anticipating. Oh, Lord, protect us all and forgive us 🙏 😢.
@HODONCIISE-ih8kq
@HODONCIISE-ih8kq 3 дня назад
Xanun waaye sorry😢😢😢😢
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 3 дня назад
Nag fican mahan hadi gacantada lugu qabsado wa laga garbaxa lkn cay bay wada
@MaxamedFaarax-j4h
@MaxamedFaarax-j4h 3 дня назад
Nagtaan waa dulmileey balo ku qaaday dheh
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 3 дня назад
Waxaan la yaabay waxay tiri ma ah soomaaliya oo kale oo bilaa sistam laan horta hafso soomaaliya waa meeshad ka timid oo aad ku dhalatay dhulgaalo aniga jooga ha ku faanin waxa yaal nolol cariiri ah oo Allah ku sheegay danki raaxo ma taalo caruurta lagu dhalay laguma xisaab tamayo hadad qof fiican tahay xafsa maanta ninkaas inadeerka ah oo ka timadeen hal dal gabadhiis oo naag weyna ah aabaheed sidaas uguma ooyeen marka ha is ceebeenina ee dad ehel ayaa tahiin ee u maslax gabadh iyo aabaheed iyo naagtiis Allah ka baqa oo diintiin ku dhaqma soical media arintiin ka dhaaf
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 2 дня назад
Akhas waawax dhimatay nin baa madax maray
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 3 дня назад
لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
@Shankaroongessod
@Shankaroongessod 3 дня назад
Yaa Allah hawaryar nocan ah Mey jirta adunkan
@AnfacIdriis
@AnfacIdriis 3 дня назад
Ninkaa ayaaa umuuqda naag subxanallah
@alimusse1334
@alimusse1334 3 дня назад
Sawirka ninkaas ha soo bandhigo
@FahmomaxamedAli
@FahmomaxamedAli 2 дня назад
Ninkaan nagta u qabo u jabisay cadawga😊
@husseinabdirahlan9327
@husseinabdirahlan9327 День назад
Awalan ninkagan Ridwaan la dhahayo horey waxan ku arki jiray in aad tahay isku dire dadka is jecel hadane nin beenale ah iyo in kusoo dhaha ii wac familgas in aan cayan raba ayad soo hor kaceysa oo waxan loo baahnen kala hadasho hoyo somaliyed war xishoo ridwan dad kugu xeran aya jirto ku dawado lkn hadalk iska sax kow sidaasna haku raadin voce meel xuna hunguru ka galay walal ee aduunyo waaye tan ku xisabtan
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 3 дня назад
Nagtaan dacwad cir iyo dhul ah halagu qado sharci mataqano🫠
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 2 дня назад
ilmo ad korsatay hadana waalid ad utahay ninka ku qaba hakula qabo wa ceeb inalilah.....abe adag aya tahay ibrahim ilahay xaqada hakaso saro nagtan walan iyo ninkan zinada wada
@aliabdi3255
@aliabdi3255 3 дня назад
There is germany embassy in nairobi and he can file the case from their period
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 3 дня назад
Somalida Jarmalka Jogto plz nagtas Dacwad halagu furo ilmaha halaga qaado eeyda plz dacwad kufura nacalada waa qarinee Ninka dhan eeyda🥺🥺🥺
@محمدعبدالقادرعبد-ر1ب
Ridwan zxp daahir calasow Noobalami asiga io maxkamadisa ruwayada ah 😂😂😂
@jaamacfarxiya9207
@jaamacfarxiya9207 3 дня назад
Ma utagi karee😂
@MuhiimCabdicasiisahmed
@MuhiimCabdicasiisahmed 3 дня назад
Naagtan Baab Qumaya Ah Hadeyy Inanta Yar Dulmineyso Ee ay Habaryarta utahy alle Kuweedu ka jaraya 😮
@Mubashir0012
@Mubashir0012 3 дня назад
Habaryarta Noocaan waxaaba ka daran hooyada gabadha dhashay yurubna gees ka joogto
@AbdikhadirAbdiBarre
@AbdikhadirAbdiBarre 3 дня назад
Ninkaan sidaa dumaashidiis ula doodayo social media asagaanba caafimaad qabin
@IsmailAden-w6w
@IsmailAden-w6w 3 дня назад
Ninkan nio waa dadhalayaa blse ayada wx magarato eh sidha raga uhadl hadiiba gbdhada la abuse gareynayo mxaa daremi leheedyd melkasto luqunta lagali lehed ila xal aad heleyso
@NaimaHaile
@NaimaHaile 2 дня назад
Ayada ayaba xishod laheen ilmaha yar ilalin wesay
@Jabircali
@Jabircali 3 дня назад
Allahy ha kulansiyo gabadhisa yarta
@IkranAbdirisaq-p4t
@IkranAbdirisaq-p4t 2 дня назад
Ninka qabiilkiisa iyo magiiciisa oo 3dexan maalasheeego oo hadii usagii lawaayye dolkiisi meeeyye
@saeednoor5625
@saeednoor5625 2 дня назад
Waa isku qabiil waxa dhan
@XajiAbdi-i3p
@XajiAbdi-i3p 2 дня назад
Aamiin
@N0VADH
@N0VADH 23 часа назад
Naagta waa bilaa dhaqan Habaryarna mahan waa bagal ilahy umada haka qabto habaryar saan ma ahan waadirka in ay laxanunsato eheed nin ayayba difaceysaa 😊😔🤔
@neyruuscadey4198
@neyruuscadey4198 3 дня назад
Ridwan go forward 👏 kiiskaan inuu merl fcn ku dhamaada rijeyna ❤
@XuseenMuxumedOdowaa
@XuseenMuxumedOdowaa 2 дня назад
Naagtani 😂😂😂😂😂😂 waa naagti nabi nuux oo kala
@SuweidaAbdiqadar
@SuweidaAbdiqadar День назад
😂😂😂😂
@xanuunbabiye
@xanuunbabiye 2 дня назад
Kiiskan ridwanow waxa lagu kla bixi kara gabdha hoyded ama gabdha aad keento oo aad waresato.inleen gabdha asagonan ogoleen. Bala meheriyay sharci diin ahan hadi la dhaho ninka iyo ayadaba wa danbile lkn gabdha io hoyaded wa in lakena👍
@noorabdi8543
@noorabdi8543 3 дня назад
Gabar 21 jir ah ayada hadiiba aamusanthy kasamir deh
@leylaabdullahi2419
@leylaabdullahi2419 3 дня назад
Aniiga meeshan wax fahmiiwayay waataas qoof 21 jiira aya lakufsaday iney abbehed laa hadleeyn iyaado joogto yuruub waxba qalaadan qoof baa been sheegayo waxaan hadeey ruun tahay niinkan marhoora laa qabaan laha hadeey waxsi ruun tahay
@noorabdi8543
@noorabdi8543 3 дня назад
@@leylaabdullahi2419 ,ha sax , hadii run tahay ninkas xabsi u kujiri lahaa.
@dhelatira
@dhelatira 3 дня назад
War waxan Tugada ah gabdha io abhan malaha bad badiyo nagta ninka ka horesa maxay Ahyd bisinkee???
@MaxamadUsmaan
@MaxamadUsmaan 3 дня назад
Ilaahey hakaa qabto kuwaan
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 3 дня назад
Nagtan fara ku godan mesha raga ba waxa isku heste ayada ya hesta mise ninka iqabo bay u qayline asagu mu hadlo ilen eedba lo hestaaye ayada ya yiri waxbad kufsaya
@fatinabdirahmanabdirahman8012
@fatinabdirahmanabdirahman8012 3 дня назад
Naagtan farbaa ku godan maxaay ninkii ayay hortagantahay
@NuuraCabd-d2d
@NuuraCabd-d2d 2 дня назад
Naagtu waa naag xun abahan ilahay dhibka haka qaado😢
@habeebaahmed7140
@habeebaahmed7140 2 дня назад
Subxanallah 😢😢😢
@saidibrahim5931
@saidibrahim5931 День назад
Ninka sawirkiisa sodhiga an aragne
@kingkulmiekk
@kingkulmiekk 2 дня назад
Allahayaw SAHAL Amuuraha AAMMIIN Soo QORA Fadlan, INTII GABARI La Dhalatay, INTII GABAR Dhalay & INTII GABAR AH…
Далее
AFUUFA DHACOOYO- HEESAHA ANSHAX XUN MAXA UGU HEESTA
52:46
aespa 에스파 'Whiplash' MV
03:11
Просмотров 14 млн
ma rabtaa in allah ceebtada Asturo?
21:23
Просмотров 2,8 тыс.
IDIRISKA ITAWO OO AFKA FURTAY KADIB … 😔😔
24:47