Тёмный

GABADHII 8 CARUURTA AH BANAANKA LOO DHIGAY 

mama soomaali
Подписаться 97 тыс.
Просмотров 94 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 174   
@munafarah5367
@munafarah5367 3 года назад
La tuuraba latuugee ayaa hore Loo yidhi thank you habo for your time 🙏.
@rahmahassan2530
@rahmahassan2530 3 года назад
Masha Allah Masha Allah. Maamo somali/ Mamo Canabeeey illaahey ha ku xifdiyo. Runta sida aad ugu shegtay. Masha Allah we love you. You are a true and a honest person. Illaahey ha ku barakeeeyo
@nurhawa646
@nurhawa646 3 года назад
Aduunka waa metro qofwalba oo laga xaqdaran yahey oo samra guul ayaa u danbeyso.anigu wey.igu dhacdey arinkaa mid u dhow waana ka Roonaadey oo soo dhoofiyey si uuna caruurta iga fiirin
@umunashaad5772
@umunashaad5772 3 года назад
Waxna meel madhigan wiilal waan udhaley banakawaa lanootuurey aniga iyo ciyalkeyga ehel iyo qarabo malihi ee alle ha ila koriyo
@mamasoomaali
@mamasoomaali 3 года назад
Habo aamin illahay hakula koriyo
@Nirrxia
@Nirrxia 3 года назад
Masha allaah waad ku mahadasan tahay Talada dhiiragalinta
@malyuunmanka5732
@malyuunmanka5732 3 года назад
mamo somali mahadsanid mamo nimankan awalbah wadanka naga gubeen caruurihi layeen maxay la jogaan oorkussens hayaan mehsa anaga marwalba guleysanayna hadan nahay gabdhaha somaliyeed 😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀
@sahraali1650
@sahraali1650 3 года назад
It's beautiful message well done my lovely sister Thank you 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌺🌷🌺
@jamajijo6674
@jamajijo6674 3 года назад
Thank you so much mama Somali 👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👑👑👒👑👑👑
@magoolomar1424
@magoolomar1424 3 года назад
Thank you so much sister your telling the truth
@jijaluup7873
@jijaluup7873 3 года назад
Mansha allah Mansha allah n'a ee wadhaleshey ruun ley ruunley ruunley waa sidas u sheegte ruunti saxibadey ayey ku dhacday. Wuxu dhihi jirey. Had ku fiirfirsan. Noloshu ima dhadhanto midabka ga cad markan firiyo raliyan noqda. Wa ku jecelahay Ilahaygi ika calfay ayan ku ma hadi aya ilahay igama kz qado mawa'iba. Heso jeceyla iyo aman ayuu igu walay kadib warumeystey wati dheer kedib marki horan Adan u jecela ayey shegtey ana ana kadaran. Intan nolyahay kula ma gursan doono qabi xabibo nuurka indhaha waxy tiri dila yableh ayuu iwalay waba aminay cunto karis iyo guri ka shaqayn ayan shaqadeydi u dhafay waqti kedib.wuxu iri basto keliged ma cuni Karo mar waba micnha waa wa ka dhergey wa ku nacay waa ka tegaya suubxanalah à aqirkana ayada guurtey wey fahantay cidodi iyo adladoda. Ayey fahante ad ayey u aqlibadneyd nimanko dhaan waa sidass gabdhu nimanka yeyna isu dhibin Ad ayey u xunyihin nimanka somaliyed waa qorodayal. Wana isku wa fiir gabdho kakacaaaaaaaa
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 3 года назад
Cajiib wayee wlhi
@nembaosman7116
@nembaosman7116 3 года назад
Masha Alha ku xiftiyo Amiin yarabi mm is shugran waa runta🥰🥰🥰🥰🥰🥰😇😇😇💋💋💋👌👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼😍🤩😘😘💋💋🥰😇😇❤❤
@nasraismail2791
@nasraismail2791 3 года назад
Laa xawla wallaa quwata illaa billah gabadha lafuray waxba kama dhacayaan waayo shalayba meherbaa isu keenay lkn miyuusan ilmihiisa rajo kalaahayn
@halimaaden759
@halimaaden759 2 года назад
Walee bern ma sheegin, bini aadamka alle baahideena ma tuso. Shaqo ayaa sharaf leh Maash alaah
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 2 года назад
Asc wr wb mahadsanid runtii dadku isku mid maaha imtixankuna waa jiraa raguna waa qawaam Alle Ayaa masuuliyada u dhiibay imtixanaduna waa dhacan kuwa is cafiyana way fiican yihiin Cafiskana ajar badan Ayaa lagu helaa markaa walaashaa Alle Ayaa badbaadiyey oo u hiiliyey waa in Ay Alle Ayaa waafajiyey Allxamdu li Allaah. Mida kale ogada walaalayaal Adduunka waxuu Alle noo keenay waa imtixaan Allena waa nagu eegayaa waxii Aan samayno.
@nawaliman1047
@nawaliman1047 3 года назад
Masha allah mama Somali Nal Quruxbadan oo aan caadi eheen baad isku shiday Saas kuwad Mugdiga waa kakac 🥰🥰😍😍😍🥰
@mamasoomaali
@mamasoomaali 3 года назад
Maansha allah mahadsanid habo
@iftinmaxamed6031
@iftinmaxamed6031 3 года назад
Mahadsanid maamo waanofican dhirigalin wanagsan allaah hakuxafido
@abdirahmanabdalla3893
@abdirahmanabdalla3893 2 года назад
Mashallah
@fadumoelmi8579
@fadumoelmi8579 3 года назад
Masha Allah mahadsanid wllo caqliga Alle ha kuu daayo waxa aad ka hadlayso oo dhan waa arkay Gabdhaw qaada waanada mama soomali
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 3 года назад
Gabar fariid ah bay ahayd weligiin nin xuna ha usu jilcinina adoon Hal doolar haysan xataa bahdilaad ha aqbalinina. Gabar kartid leh weeye saas baa la idinka rabaa dumarow dhulka ha is dhigina
@kiinhaji1566
@kiinhaji1566 3 года назад
Mansha allah ilmahaga abahood waaye usawar ubadka yookainkarin
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 года назад
Masha allha mama illahay ha ku xifdiyo
@rowlo6806
@rowlo6806 2 года назад
Wowww beautiful story
@halimomohamed1790
@halimomohamed1790 3 года назад
Good advice 💕🌹🌺
@xaliimoxajjinuur2331
@xaliimoxajjinuur2331 3 года назад
Waxaa cajiib ah dumarka ayaga isku cadow ah meel gabar walashey ah iyoo caruur yicis ah lagu dulminayo subxaana laah wale horteyda laguma dulmiyo aduun wakass
@farxiyafaarax3962
@farxiyafaarax3962 3 года назад
Hoyo wabalan inan taladad qato ragow wa gumaysi qarson illahay haku wanajiyo
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 3 года назад
Khadiija waxay ahayd gaber sharaf badan oo carab nin kastaa doonayey ahayd Khadiija sida dayaxu dhulka uga sareeyo ayey hablaha uga sarey say
@estahilabdiabdule5149
@estahilabdiabdule5149 3 года назад
Thank you mama mcn ♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰
@malyuunmanka5732
@malyuunmanka5732 3 года назад
wilki wadankena somaliya xukumi lahaa mausan dhalan lkn wuu dhalan doonaa insha alaah 😀😀😀😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃
@munamohamed2769
@munamohamed2769 Год назад
Mash allah I love this mom❤
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 3 года назад
Subhannallah
@sadiyoyusuf4256
@sadiyoyusuf4256 2 года назад
Talo fiican baa nasiisay ukhtii waa runtaa qof caqli leh baatahay
@neeha12
@neeha12 3 года назад
Masha Allah hoyadas waa hooyo adag oo karti leh raga somaliyed waa cadow inta badan markeey ku furaan caruurtana wey furaan waa dhaqan foolxun wallahi gabdhoow tashta wax aruursada sooner or later waa indinku dhici kartaa wax aruursada isku tashta ogaadana ragu ineey isla jiraan inta badan haween kana cadoow baa isku nahay ee mideena mida kale ha gacan qabato tashta hadii kale Wan laynoo talin, intaana single mother baa ooyeysa waxaana ka danbeeya rag allow adaan kuu sheganay ee noo gar gaar amiin..
@munocumat7645
@munocumat7645 3 года назад
Aamiin abaayo wa sidaas ad sheegtay ninka malinkuu ku furo ilmihiina furyay culeyskana anagoo nasaaranyhy kii kalana ilmaha qaado ama iska dhig uu ku leyahy lkn dumarka badi mafayobo oo cudur ninkeyga layiraah bey qabaan wlh anoo naag laqabo oo wax kahaleysnen jirin ah aan hadana cid aaminin marka nagti tashato ayadee anfacee tii wax islaamed isku xirxirtana ayadaa ka macaasheee
@xaawoluulxasan581
@xaawoluulxasan581 2 года назад
Masha allah
@xooloxoolo4664
@xooloxoolo4664 2 года назад
Thank you sister 😘
@yaaracali3917
@yaaracali3917 3 года назад
Waa runta ilaaahay Haku xifdoyo mamo qali
@mankaboyvlogs3443
@mankaboyvlogs3443 2 года назад
Mashalaha gabadhan way Hershey nimanka
@hibomohamed3507
@hibomohamed3507 2 года назад
Ha iskasamirto nabsigodaa hayaa wllhi hana iskacafiyaan alle wuxudhahy iskunaxarista an idiin naxariste ha iskaganoqodo wllo sidu alle ugugargare adunka akhirana wa jano gasho wllhi haday iskacafiso
@rukiyagedi7443
@rukiyagedi7443 3 года назад
Manshaalah wish u long life
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 3 года назад
Maama soomaali gabadhaan meel fiican wey gaartey laakiin waxaa yaab leh nin shaley gurigiisa kaasoo saarey hadana kufurey sidee ijaar ooga bixisaa dumarka soomaaliyeed waa iney iska badalaan dabeecadaan nin furey oo gurigiisa kaburiyey iney soo dhoweystaan intuu dhoho maanan furin iyadaa igasoo carertey hadii kale gumeysi kabixi maayaan
@ikrancabdiqadirxirsi46
@ikrancabdiqadirxirsi46 2 года назад
Asc mamo somai horta allah kubarakeyo wlhi waxan kugu xiranahy in sanado ah wlhi hadalkaga waxn kuyeshta karti isku fiilnansho iyo qanaco waxan ka faida wayo aragnimo wali ano dhalinyaro ah ayn hormar Lee kasii qada allah kubarakeyo mami ♥️😥
@halimomohamed1790
@halimomohamed1790 3 года назад
We love 💕 mama soomali. Telling as. A true
@afnaancabdirasaaq5149
@afnaancabdirasaaq5149 3 года назад
Ala mama runbadanidaa anay igu dhacday saan rerkayga waxan helo usinayey ninkina isku dhacnay ayey ayaguna bananka igamaren ninkina waa isku xunahay
@yaaracali3917
@yaaracali3917 3 года назад
Shukran mama wanadaada wanaagsan waad ku mahadsantahay💕😍
@sacdionuralasow6881
@sacdionuralasow6881 3 года назад
Maasha alaah tabaaraka
@Munalalachenell
@Munalalachenell 3 года назад
Holland Amsterdam masaajid bey isku heestaan qurbihii xataa mindi beey kudhameeyeen dadkii wadankiina wey Naga sooqixiyeen dowladna maraban ragmajiro soomalida wa magac uyaal
@deeqaladanchannel5556
@deeqaladanchannel5556 2 года назад
Dumarow hantidiina illashada been maha dumar badan baa in ta hantidoodii laga qaaday oo ragiiqabey ka qaadeen ayaamineen naago ku aroosay iyagina is ku buuqay
@army-on8wp
@army-on8wp 2 года назад
Masha alaah waa naag nool
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 3 года назад
Magadsanid wxaa jira wxad shar moodo misana qayr kuu ah hdey maamada s aysan caruurteeda u istaagin maanta wxay ahaan lahayd wey dawarsanlaheed
@nasraismail2791
@nasraismail2791 3 года назад
Maamo soomaliyeey maxaad hello udhahdaa marka u horaysa ood salanta oogu xijisaa marka koobaad salaanta kubilow insha allah
@yaaracali3917
@yaaracali3917 3 года назад
Haye hooyo waad nagu of tahay Isha alaaha dadalaa gaaro
@aishaleilahussein6153
@aishaleilahussein6153 3 года назад
MashAllah waa talo wanagsan Alle haku xifdiyo
@farahhaylkhayre1927
@farahhaylkhayre1927 2 года назад
Mama Soomaaliyeey waa salaamantahay
@mamasoomaali
@mamasoomaali 2 года назад
Waan kaa qaaday
@filsanjamaal7282
@filsanjamaal7282 3 года назад
Somali wayn. Waxa caawimaad. U baahan. Gabar yar OO. Uur Lagu. Dayri yay. OO. Meel. Haysan. Ay ku dhasho. Biliz. Gabadhaas. Hala raadiyo OO. Hala caawiyo. Aabe. & Hooyo. Ma. Haysato. Meel. Ay. Ku. Dhasho. Ma haysato. Hala. Caawiyo
@umucabdikhadar5069
@umucabdikhadar5069 2 года назад
gabdhaha dawladu cayrta siiso ka soo hadal abyo
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 3 года назад
Gabdhuhuse in ay isugu kal soonaad baa fiican nin in ay barido na ma fiicna
@halimahassan8538
@halimahassan8538 3 года назад
Masha allah mama canab
@halimamohamed4740
@halimamohamed4740 3 года назад
MaashaAllah maamo afkaaga caano lagu qabey
@diinsoorsafarnoolaay1987
@diinsoorsafarnoolaay1987 3 года назад
Nabsi ma seexdo Nin kiisaa Seexdo,Mida kale walaalay maxaa kaa Dhigay Qof Raga arki karin oo weliba neceb Dhinaca kale Dumar keenaad nagu direysaa ee ilaah kacabso Jooji waxa aad wado hanagu dirin xaasas keena,Walaalay waa ku baryaa vidiyow gaan kasaar waa mid Raga Lidi ku ah ilaahay kabaQ,, vidiow gaan waan dhageystey Laakiin Waan dhibsadey kasaar Waa ku Baryaa
@abdifatahmiir5862
@abdifatahmiir5862 3 года назад
habaryar ilahay ha ku xifdiyo raga waxas okala ku jira waligaa bahdil laqato wa gesiyad
@barwaaqocabdirahman4155
@barwaaqocabdirahman4155 2 года назад
Wllhi waa runta Wayn
@jijaluup7873
@jijaluup7873 3 года назад
💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
@queenema216
@queenema216 3 года назад
maasha allaah
@neimadaher1934
@neimadaher1934 3 года назад
Masha allah 💜💜💙💙
@Gzy308
@Gzy308 2 года назад
Naagadha qabiilka u daba dhaqo haku quustaan.
@mako_bolin
@mako_bolin 3 года назад
Barigi hore wan ku jeclaa wanan ku tageri jiray lakin hada kuma jecli wayo hooyo somaliyed oo gadhedi an heen geri iyo nolol ayad ku digatey adoo hoyo ah oo gabdho dhalay arima waxa kugu kalifey waa qabyalad from Barbara somaliland
@mamasoomaali
@mamasoomaali 3 года назад
Habo hooyo ilmo ka maqanyihiin siyaasad iyo qabiil iyo in MUQDISHO burburto kuma taliso habo waxan waa siyasad
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 года назад
Sax... Qof ilmihiisa maqan yahy maxaa Siyaasad iyo niman xukun doon ah ka galey.... Islaantu iney gabadheeda meel ku ogtahy bey u egtahy.
@cabduhaabcabduwali4294
@cabduhaabcabduwali4294 3 года назад
@@fouzianuura2327 ale kabaq hooyo gabadheeda maqan tahay ha qabiileynaha
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 года назад
Sheekadii danleeyda iibsadey Dalka Soomaaliyeed ayaad runmoodey. mise ayagibaa tahay.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 года назад
@@cabduhaabcabduwali4294 Sheekada Ikraam waxay u egtahay mashruuc lagu burburinaayo Dowladnimada Soomaaliyeed oo cadow Ka soo sheqeeyey. Xaqa Allaha u hiiliyo Dulmigana dhabarka Allaha ka jabiyo.
@runeyiskufilin4806
@runeyiskufilin4806 3 года назад
Alle dumaroo ku daysada hooyo yadaan kartideeda ❤❤❤❤
@faizam523
@faizam523 3 года назад
Bahal iibaan lahayn buu ahaa kuye "kuma furine waagiiba rajactu baan ku idhi" taasi rajactu mahee waa hanti doon guriga ay dhisatey baa u hilaacaya inuu qaato. Yahuu!
@shugriomar8539
@shugriomar8539 3 года назад
wan kugu racsnahay mama somali thanks🥰
@عيونيعيون-ف2ح
@عيونيعيون-ف2ح 3 года назад
Ilaahey hooyooyinla sidaadoo kale alaha noo badiyo
@mohamedabubaker5086
@mohamedabubaker5086 3 года назад
Waa sax sax sax
@bashirbashir5283
@bashirbashir5283 3 года назад
Masha aleh walahey mammo runtadkahadashey alla maxaa nawaanisey walahey mammo aad baankujeclahey ilhey abalkaga jennafardowso hakugu abaalmariyo
@mamasoomaali
@mamasoomaali 3 года назад
Mahadsanid
@khadramaxmed7649
@khadramaxmed7649 2 года назад
Wa dhaqanka nimanka somaliyeed
@Gzy308
@Gzy308 2 года назад
Waxaan ku darsan lahaa gabdhaha aan shaqeysan waxay helaan calal yeysan ku gafan, dahab ku gata, daah iyo calal inaad wax ku dhumisid mooyee wax ka faaiiidi maysid. Xirfadna barta intaad gurigaaga joogtid maanta waxwalba online baa lagu bartaa.
@sahraismail8238
@sahraismail8238 3 года назад
Mama soomaali Allah ku dhaartee hadaad heshay waxay yihiin faaraxyo ku wad Allah ku jecliyaa canabeey intaan ku daawanayey maalin weyn ayay noo tahay adiga ama anaa ku jiri lahaa anagaad na metashaa oo dumara inaga celi Ina aabo
@kabdi2408
@kabdi2408 3 года назад
Walee maanta runtaad isha u furtay fariid noloshu kuu toostey oo tiirku kuu adkaa oo walaal cadowga habo ee ciiltiraad tahee gabadha soomaaliyeed doow gob baatihiin ee rageena u duceeya dulmi bey inaga galeene
@queenaraweelo5915
@queenaraweelo5915 3 года назад
Masnsha allah runtaa waaye walaalo dumarku waa in ay dhaqaalo sameystaan oo shaqeystaan. Walaal kuwa xoogoida cuna anaa ka kow ah waligey nin ima biilin. Raga ehelkaana waa dhurwaayo jecel iney dhacaan wixi ku doo gala.
@dhaladomar2834
@dhaladomar2834 2 года назад
Wali Sheeko raqis marka hore maxaa guri naagi dagantahay keenaysaniyadoo ninkina ka guursatay 😒😒😒
@aminaabdalla7245
@aminaabdalla7245 3 года назад
Waaaa siday xabiibti talo fiican dumarka siisaaa
@sahraamiin3544
@sahraamiin3544 3 года назад
Walhi abayo dhibkas somali dhan wey heysataa 10 dumar meel isugu yimaado 8 ka mid ah nolasha hada ka shekenisid ayay soo mareen anigaba ka mida
@farxiyafarax2841
@farxiyafarax2841 3 года назад
Wllhi qofku marku arko inaa danahagaa qabsatay oo ka jeesatay badi goob badanaa oo amaanuuna ku hayn shalay manta daldali okaaa qalbi u jabshay jecelaa inu u so jeesto ilma u nacay jecelaa lahadalkooda
@sahrasalaad1462
@sahrasalaad1462 3 года назад
Hablo shaqaqaaysta guul baa gaadhaaysaan
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 3 года назад
Asc warhma abyo masha allah barka allah abyo ilahay haku barkeeyo aamin yaa allah Abyo qisoyinkaga waa cajib inte kala so xurirra waxaan kuhaya qoso igu dhacday aniga inaad hoyoyinka uso bandhigto say uga fikuran
@anabdahir358
@anabdahir358 2 года назад
Asc Abaayo waa sax hadakakag
@shernm5551
@shernm5551 3 года назад
Wey dhacdaa odayaasha Soomaali ineey film kaas Suubyaan ayagoo ogeey Meeshuu ku dhamaanaayo 20 kahor ayee iqabsatey hhhh 4gabdhood ayaa leey gudeeriye Laakiin wlaahay baa ila koriye Calaa kuli xaal maanta oday gii Naagtii iyo wiilashiiba 4 ģabdhood Ayaa ganta kuhaayo walaalahay Baanoo gurmadey abti iyo habaryar aabaheey ayaa aad noogacan qabtey maantana waa aduun iyo Xaalkii
@pehlisomali426
@pehlisomali426 3 года назад
ASC WALALAY XADIIS NEBI KA MAR BANANKA NEBIHSNA MA DHIHIN NAG YEY WAX BARAN YEY SHAQAYSAN O XASKA NEBIGA QADIJA GANACSATO AYAY AHAYD NEBIGANA CSW WAY SINAYSAY GARAB SIDA UU SJIQA U SAFIRAYO U DHAGYSO ODOGAN RUNTU SHEGAY LAKIN MAHA IN LOI DIDAY XUKUN WAXAN LO OGOLAYN MADAXNIMO HADAD RABTANA WAD DHISI KARTA
@pehlisomali426
@pehlisomali426 3 года назад
WADANKAGA QUEEN ELIZABETH MOTHER WA KURISTAN
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 3 года назад
Waxaan haday runtahay, Ninku Waa Waxsixran, Subxaanallah Ninsomaaliyeed Wakaas👈🇸🇴 lol
@deqaabdikadir4486
@deqaabdikadir4486 3 года назад
Nabsi wa ma guuraan allaah ayaa caadil ah
@mankaboyvlogs3443
@mankaboyvlogs3443 2 года назад
Guulayso abaayo
@fardowsaugaas8684
@fardowsaugaas8684 3 года назад
Gododlow miyaan gor iyo ayan gaar ku sasabi ayey ahayd heesti
@fartuuncabdi3580
@fartuuncabdi3580 3 года назад
Kaa gaabasadee niyad kaa go diyo qalbi guran miyaa miyaa qosol lagu godlaa
@canabcadeydefg8520
@canabcadeydefg8520 2 года назад
Afternoon
@nasrajaamacyuusuf7577
@nasrajaamacyuusuf7577 2 года назад
Walhay waru shugran wllo
@nimomohamed4559
@nimomohamed4559 3 года назад
Run badanaaaa
@shiiddo
@shiiddo 3 года назад
😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘👍👍👍👍👍👍👍💐💐💐💐💐jacliya garbashka nin u eekow😁😁😁😁😁😁
@falasaden6552
@falasaden6552 2 года назад
1000.0000000.baadmahad santahay canabtahliin waxan kasoosalaamayaa caabudwaaq
@mamasoomaali
@mamasoomaali 2 года назад
Maansha allah caabudwaaq igu salan
@abdiimaan695
@abdiimaan695 3 года назад
Mama Somali si inaad masayrsantahay ayaad u egtahay
@bilanadan4276
@bilanadan4276 3 года назад
Sax sax sax libaaxad ii nolow hooyo♥️ macan nimanka somaliyeed waa cadow 😡😡
@fadumoelmi8579
@fadumoelmi8579 3 года назад
Walle waa run gabadhi wax meel dhigata ayaa hori mar gaadho
@queenafrica8219
@queenafrica8219 2 года назад
Waa runtaa
@yaasinmohamed6667
@yaasinmohamed6667 2 года назад
Xagafin sajuuda Alaa iska leh
@هنادي-12
@هنادي-12 3 года назад
Wale nin naagu furay hadey hor Mar garto cadawga ogu horeyo wa asiga ma ogalo wexey ku fikiran in ey lugta ka jibiyan oy kadaba oyso hadey tasi dhici weyso nin kas cadawgisa kowad wa nagg tu furay
@Kadraarab
@Kadraarab 3 года назад
Mama macaanto
Далее
Kaftanka Siyaasada 523 oo aad u xiisa badan
1:00:45
Просмотров 3,8 тыс.
Ozoda - Lada (Official Music Video)
06:07
Просмотров 834 тыс.
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:20
Просмотров 307 тыс.
September 20, 2024
20:17
Просмотров 1,7 тыс.
MASEER PART 100
21:00
Просмотров 236 тыс.
September 17, 2024  Beertanan 5 ayaa ka hartay
14:32
Просмотров 1,8 тыс.
Ozoda - Lada (Official Music Video)
06:07
Просмотров 834 тыс.