Тёмный

Kaftanka Siyaasada 523 oo aad u xiisa badan 

SOMALI AMERICAN TV
Подписаться 226 тыс.
Просмотров 9 тыс.
50% 1

Kaftanka Siyaasada 523 oo aad u xiisa badan

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 73   
@buraale134
@buraale134 2 часа назад
Best somali show wlhi maanta aad baan u 🤣🤣🤣
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 часа назад
Salaan sare Ali Iyo Yaasiin good job. Muuse Biixi iyo Deni 😂😂😂😂😂😂😂
@ArifAli-gy6pr
@ArifAli-gy6pr 51 минуту назад
Waa uu marqaansanaa Wasiirka Arrimaha Diinta
@samataradde686
@samataradde686 22 минуты назад
Mahadsanidiin aad baan uga helay caawa barnaamijkan runtii kaftan fiican baa ku jiray noo soo badiya weliba yaasiin aad buu u qoslay caawa iyo anagaba😂😂
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 2 часа назад
Ali Harare. Yaasin❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 2 часа назад
Waa gaal kasi ilahay iyo muuse isku keenay
@HassowGaani
@HassowGaani 3 часа назад
Cawaa iyo kaftanka 1
@Mo.Ali.2010
@Mo.Ali.2010 3 часа назад
Shacabka waxa kutacadinaya waa Madaxa booliska komishinka ee layidhaa Gafeedhe oo direyska booliska ugu adeega dadka awooda iyo lacagta haysta.
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 3 часа назад
Salaan sare Ali Iyo Yaasiin🎉🎉
@AmalAbubaker-m9q
@AmalAbubaker-m9q 6 минут назад
Allah ha naxariisto abo mohamed
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 19 минут назад
Reer kaasoow aawey haloo diro meeshaas awey wiilashii xabadka waaweeynaa😢meeshaas la idinka rabaa💪🏽💪🏽
@wiilbari5128
@wiilbari5128 2 часа назад
The legend welcome 🎉
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 2 часа назад
Inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun
@ismailessa669
@ismailessa669 17 минут назад
Kkkllllkkkk xaaji cali Harvard gobada awdal iyo sanaag run baad ka sheegtay
@Man19699
@Man19699 51 минуту назад
Daahir Riyaale miyaanu ahayn kii madaxweynaha is moodayey ee intuu airport-ka Hargaysa ka degay yidhi : Qolka nasashada martida ee VIP-da ii fura,ee lagu bah diley,laguna yidhi : Get lost ?😅
@abduibrahim7589
@abduibrahim7589 Час назад
Caliyow wallaahi waad iga qoslisay Tuush ka
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 Час назад
Walahi waa saad u sheegtay
@abobasement346
@abobasement346 3 часа назад
war ugadenku waa xoloh kk
@hassanyoonis2566
@hassanyoonis2566 51 минуту назад
WAAR KAN BADAL WAA XOOLO ILAAHAY
@CibbadoDeg
@CibbadoDeg 2 часа назад
Wa shekadi cabdi ilay
@-libanAbdi
@-libanAbdi 4 минуты назад
Barnaamijku manta hadan rer awdal nahay Runtu no shegay GoboLki aqoonta kulaha Dhan walba wanu ujabne No duceeya wll 😢😢
@baladomar7798
@baladomar7798 2 часа назад
Kubwaad ogeeyd labada gacmood ku qabeeysanayo 😂😂😂😂
@abasmohamud1348
@abasmohamud1348 Час назад
Asc cali aan ku xasuusiyee iska ilaali dhiiga lama ogola ee yaan laigana xirin chanelka s a tv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 часа назад
1 Puntland shercida radeda hasidato 2 Somaliland diin qaloceda Hasidato 3 konfur galbeed gefka hasidato 4 Vila somaliya dulmiga hawadato Nabad gelyo
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 часа назад
❤❤❤❤
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 18 минут назад
Xasan sheekh runtiisa iyo beentiisa lama kala garanaayo
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 2 часа назад
somalida ilaahay hasoo hadeeyo
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 2 часа назад
Dawlada deegaanku hada waxay ka liidato malahan
@mohammudali5987
@mohammudali5987 2 часа назад
Soo dhiga sawirada kashifa rabiba waa kashifay
@Halgame334
@Halgame334 2 часа назад
SL KULMIYE HORUMAR BALAADHAN BUU GAADH SIIYAY
@faizaali2889
@faizaali2889 Час назад
Munaafiqiin
@mohamedabdullahi6445
@mohamedabdullahi6445 2 часа назад
Assallamu Calayum bahda kaftanka siyaasadda dhammaantiin, Cali RU-vid-ka iska ilaali dhiiga waa mamnuuc ayaan maqlay run iyo been ma hubo mahadsanid
@AxmedshkiikhShiikh
@AxmedshkiikhShiikh 2 часа назад
Ogaaden goormay xoroobi
@HodanDualle-h4u
@HodanDualle-h4u 9 минут назад
Cali xaraare caadi ma aha waa wax dhab ah oo hadana si kaftan ah loo soo gudbinayo .
@MohamedMohamed-j3g
@MohamedMohamed-j3g Час назад
Madaxa igu xanuuna qosolka
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb Час назад
Subxaanallaah
@xaqudirir8869
@xaqudirir8869 3 часа назад
Cali xaraare gabadha ishu way kasoo dhacday gabadha waxaan u ahay awoow oo gabadha dhashay ayaan abti yu ahay
@osmanmahamad6369
@osmanmahamad6369 Час назад
Gafeedhe Xilka halaga qaado
@allayaqaan9101
@allayaqaan9101 27 минут назад
Waa in la dumiyo gurigaa uu aw xasan ka dhex ciyo, wuxuu leeyahay astaamihii Masjidu Diraar.
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 2 часа назад
Waa runtii
@MohamedAli-ob2ec
@MohamedAli-ob2ec 2 часа назад
Qosalka beenta nagadhaf yasiin
@mussasheikh143
@mussasheikh143 2 часа назад
Caliyow gabarta xabadi lagu dhuftey adigaa ma kaftan baa ka sameysaa?
@AxmedshkiikhShiikh
@AxmedshkiikhShiikh 2 часа назад
Cagjar ina ilay kud kaguur qanjo uguur
@cabdifaaid3502
@cabdifaaid3502 3 часа назад
Cali xaaray wuxuu hayaa war lagu hunqaaco kaliya
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 3 часа назад
caydaasi way ku daba soconaysaa ilaa yoomal qiyaamaha ka istaaqfurulaah so
@maxamuudhirka2845
@maxamuudhirka2845 2 часа назад
Badhasaabka gobalka awdal waxaa loo yaqaan suldaan hooley
@Aadane1
@Aadane1 Час назад
Xassan sheikh malaha waxa kasocda dawladiisa warba umahayo
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 2 часа назад
Xasan tuush😂😂🤌🏾
@CibbadoDeg
@CibbadoDeg 2 часа назад
Shubxanala
@Halgame334
@Halgame334 2 часа назад
NIN KAN WAA LAGU ASASAQAYA WAXBA MAXOGA
@Mo.Ali.2010
@Mo.Ali.2010 2 часа назад
Boqolkiiba 99% Somalida hal gacana ayay kuqubaystaan.
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 часа назад
😂😂😂
@mussasheikh143
@mussasheikh143 2 часа назад
Meeshaad ku dhulatey ayad dafertey
@MustafAbdi-e5r
@MustafAbdi-e5r 12 минут назад
Cali hadhadhe wad shegty
@asmaxandule2950
@asmaxandule2950 Час назад
CODWEYN MA LAHAYN INA ILEEY BENAALE AYAATAHAY DABÀ QOODHI BAATAHAY ADBA
@abdikareemhassan2735
@abdikareemhassan2735 Час назад
Cali. Ataare iyo yarkan caga sharciga diiniga ah waa kanjaahiliin ee masalada horta waa la fahmaa hadaanad garanayna culimada la weydiiya ee iska hadal maaha
@abdullahmaakhir
@abdullahmaakhir 2 часа назад
Wariye Cali Xadhaadhe Beryahan Aad ayaan udaawadaa Kaftankiisa Bulshada Soomaali
@geelecilmirooble364
@geelecilmirooble364 37 минут назад
Cali xadhaadhe waad nobadheedhay
@kaissasgaas695
@kaissasgaas695 2 часа назад
Lknse wàa jaahuusnimo inàad ABIIB Ka sheekaysid gabadhii UU Wax U dhiibtay diyaaradda gudaheeda
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 Час назад
isku soo wada duuduub oo barnaamijka Caawa sheekooyinkiisa waali cas bay aheyd oo midba midakale kasiidaran haba ogu sii darnaadaan wadaadka Alle subxaana watacaalaa ushirigyeelay.safiirka kabta loola baxay. Xildhibaanada Tigidka lagala cararay 😂😂😂 you Named iyo qaadkaloo badan
@abdixaashi1881
@abdixaashi1881 10 минут назад
Hhhh walhi cali wa jini waxkasta u shegayo wa runtisa
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 3 часа назад
kkkkkk xabad baa dhuunta kaga dhacday
@queenafrica8219
@queenafrica8219 43 минуты назад
SAYLAC AND LUGHAYA BELONGS TO SOMALIS ESPECIALLY BEESHA ISSA WEYNE AND THAT'S ISSA LAND 👌 🔥 💯 SOMALIS ARE 4 . 5 😂😂😂
@hanannur5627
@hanannur5627 13 минут назад
Yasmiin annoying laugh ka yare
@AmalAbubaker-m9q
@AmalAbubaker-m9q 27 минут назад
Kkkkkkkkkkkk
@AishaAli-ck3zc
@AishaAli-ck3zc Час назад
😂😂😂😂😂😂😂XASANOW BEENTA, BOOBKA, QABYAALADA IYO MUNAAFAQDA AAD MOWLACA KASOO AKHRIDO JOOJI.
@AxmedshkiikhShiikh
@AxmedshkiikhShiikh 3 часа назад
All xaraare welcome
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 2 часа назад
Been maha waxay rabtaa itoobiya in cunaqabataynta hubka lagusooceliyo ayay ayay rabtaa wayna dagaysaa
@MohamedMohamed-j3g
@MohamedMohamed-j3g Час назад
Plse stop qoskla
@khadarmohamed6237
@khadarmohamed6237 Час назад
Been tii oo hadleysa meel soo fadhiisatey Qofka beenawaaska ah ibnu xalaal maaha
@hiboilix2104
@hiboilix2104 2 часа назад
😂😂😂
Далее
Grand entretien avec Dominique de Villepin
1:03:33
Просмотров 746 тыс.