Тёмный

GABADHII NINKEDA OO NACAY NAAG KALANA KA RACAY SI LAYAAB LEH USOO CESHATAY BOQORAD INUU KADHIGANA GA 

Ayaan Gobdoon
Подписаться 221 тыс.
Просмотров 61 тыс.
50% 1

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Развлечения

Опубликовано:

 

9 авг 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 307   
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
HADAADAN SUBSCRIB USAARUN USOO SAAR PLZ ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-gxcwkCyT6e4.html
@maxamuudcabdi6690
@maxamuudcabdi6690 2 года назад
abaayo macaan wan booqday gabadhii
@maxamuudcabdi6690
@maxamuudcabdi6690 2 года назад
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله
@shukriali7723
@shukriali7723 2 года назад
waan soo saarey xabibti 😍😍
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 2 года назад
Masha alaah wll waan boqday ana isher gare ana❤❤❤
@khadracabdisamad4884
@khadracabdisamad4884 2 года назад
waa usoo sarny xppti
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
JACAYL AAN IDIIN QABO 2 QEEB IDIN SOO GALINAA MAANTA CAAWA DHAMAANEE QISADA LASOCDA
@Yasmina125
@Yasmina125 2 года назад
Mahadsanid abyo ayaan gobdoon wan sugeynay sheekada allaha ku sharfo xbbi🥰🥰
@iizaballaiizaballa2582
@iizaballaiizaballa2582 2 года назад
Xbbti shukaran saanojaceshahay sikadaran kujeclahay mcn ilaahay hakusharfo wllhi casharo bdn ibartay runtii qaarkamidaa xaqiiq dooda waan arkay shukran poqoradeyda
@shaadiyoaadan1502
@shaadiyoaadan1502 2 года назад
Thankyou abayo
@aaminaosman2250
@aaminaosman2250 2 года назад
Waa mahadsan tahy waan ku sugi al'aa
@azmaahmed2103
@azmaahmed2103 2 года назад
Thankz wll ayaan Gobdoon
@hawahussen2952
@hawahussen2952 2 года назад
Masha Allah, sheekadan qaybtedi uhoreysy ayan kugu so biiray wana kahelay qisoyinkada xppti,wanolaso dhakhsatan qaybtan thanks abayo☺
@fatmazahraqurux2324
@fatmazahraqurux2324 2 года назад
Indha weyneey laso dhaqso qeebta 5 sidaad ulaso dhaqsatay qeebta 4 Thank you Abaayo ayaan dhow fariin soma anaan qorin blse muqalkaga ima dhaafo like tana kaama baqiiilo hore usoco Abayo
@deeqoibrahin
@deeqoibrahin Год назад
Ragu badankoodu waa damac badan yihiin Hadii ay arkaan naag jir ahaan ka fiicaan waay kaa tagayaan Dumarka guryahooda la burbiriyey iyagoo wax galabsan qalbiga Allah u dajiyo oo aan anigu ka mid ahy
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 2 года назад
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤❤💞
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Scw
@nasroyuusuf5694
@nasroyuusuf5694 2 года назад
Scw scw
@rumaanahmed475
@rumaanahmed475 2 года назад
@@ayaangobdoon3254 indha weyne ku jecliya alaha ku xifdiyo qali quruxey 😍😍❤️❤️
@nadiifomuusecaliraas11
@nadiifomuusecaliraas11 2 года назад
Scw
@ayaancabdisalaanbintuberdh2298
@ayaancabdisalaanbintuberdh2298 2 года назад
Scw❤
@nalkagabadhpuntland8957
@nalkagabadhpuntland8957 2 года назад
sad noga farxisay ayaaney Allah haku dhowro abayo mcnto❤
@siciido8920
@siciido8920 2 года назад
Mansha Allah gabadhas waa tusaale fican oo lagu daydo markad qimo iskuyeshid Aya lagu qimen gabdhaha somaliyedow intad kafakareysan ninkan amukula. Gursada naftina ayad hilmanten
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 2 года назад
Shukran xbbtii Waad inaga fujisay maantoo dhan ayan sugeynay
@samsamahmeddhaqane819
@samsamahmeddhaqane819 2 года назад
Ala maanta waa soo dhaqsaty illhey qeyr haku siiyo 😍
@iizaballaiizaballa2582
@iizaballaiizaballa2582 2 года назад
Nayaahe ayaan sheekada mcn badanaa xbbti waa sharfantahay keep going my sister ♥️ ❤️ 💖 💕 💓 💗 ♥️
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 2 года назад
Waxyaabaha ga badha guuleeyay waxa kamida inay ilaahay talo saaratay ka Dibna samirtay kadhibna sirteeda aanay cidna lawadaagin dumaraw sida sameeya
@hooyo994
@hooyo994 2 года назад
Masha allah waa qiso wax ka qaadasholeh ina rag waa iskumid wadankuu rabo hawdhashee markaa isqiimaysid baa lagu qiimeeyaa waa xaqiiq taasi gabdho aan inagu isqiimayno intaynaan cidkale kumashquulin 😍😍😍😍 Thanks abaayo Ayaan🌹 Rabi ha kuxidiyo hana kujeclaado ♥️❤️❤️❤️❤️🌹
@ubaxxasan2754
@ubaxxasan2754 2 года назад
ManShallha ayaan ilaahay hakusiyadiyo aqligaaga inshallah qaali
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 года назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurta iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@Cuddoneyyyyyy680
@Cuddoneyyyyyy680 6 месяцев назад
Aamin abyo❤😢
@fathyaamoudwaiss4396
@fathyaamoudwaiss4396 2 года назад
Ayaanay waan kusugayay abayo Mahadsanid
@fadxiyamaxamedcabdilaahi4079
@fadxiyamaxamedcabdilaahi4079 2 года назад
Mnshallh dumarow waxkabrta Qisadani idinku nafihiina kumashquula ayaan qurux bilaash umaharaade dhagayeesha hoooooy naaaayaaadaheeen
@AIOAAAAAAAAAAAAAAAAA
@AIOAAAAAAAAAAAAAAAAA 2 года назад
Caawa qeybta 5 please come on, I can't wait
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 2 года назад
xbbti waa nolaso dhakhsatay Thank you so much❤😘😍
@user-if3rg3qo7l
@user-if3rg3qo7l 2 года назад
Ayaaaaan waaaaaan ku jeclhy abaaayo
@saynabhassan6951
@saynabhassan6951 2 года назад
Mansha allh abyo saad nogu dadalisi alle ha ku la garabgalo mcnto
@fardawssahal6984
@fardawssahal6984 2 года назад
Muhiimadu qasada waa niid aarsan karto oo qofna ubahnayn thnks xbbti
@manaalahmed2163
@manaalahmed2163 2 года назад
Malapoo waad soonaqsaty khar Allaha kusiiyo xapptii ❤❤❤
@fridasson848
@fridasson848 2 года назад
Mansha allah ilaahow ku xafid adiga iyo famikaga ❤️
@Maxkamadsare
@Maxkamadsare 2 года назад
Woooow Masha Allah allaha ku xafido walaasheey mcn
@leilaali5489
@leilaali5489 2 года назад
Shukran xabibti
@aymaniibr2064
@aymaniibr2064 2 года назад
Masha Allah walaal aad iyo aad baad u mahadsan tahay waleh qisadan aad bay igu socotaa. Dhandhanaa waad ujeeshay Ayanay, kheyr badan Allah haa kusiyoo qaali.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 2 месяца назад
E, Mashaaaaalah tabaarakalah .wadajir muqtshooy. SEEn istaahilaaba. Sooo dhawoow inbadan soo WELCOME WELDOOOOOOWN. Farxad
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 2 месяца назад
E Mashaaaaalah tabaarakalah .WADAYAREEY WADAJIR.
@idilabdi7535
@idilabdi7535 2 года назад
Mashallah best story thanks sister 🥰🥰⚘
@sweetamla2058
@sweetamla2058 2 года назад
Allah muxu dulqaad. Badan siiiyey umu ruweydah Illaahow anigana dulqaaadkas kaso kalo isiii😭
@xareeydocali701
@xareeydocali701 2 года назад
Ayaaney allah haku xafido 🥰🥰
@najmaissackchannel
@najmaissackchannel 2 года назад
Mshlh tabarakaallah
@jumlotv2756
@jumlotv2756 2 года назад
Ayaan xaaladaada aawi aawi hee💞💯💞💯
@maamasacdiyo5521
@maamasacdiyo5521 2 года назад
Shukran xbbti 💕💕💕
@ikrannaasir6420
@ikrannaasir6420 2 года назад
Masha Allha❤🥰 🦋Abayo
@ayaanomer9166
@ayaanomer9166 2 года назад
Waawareey soo dhacday sheekadii meel mcn ayey ii maraysay
@nimcoyussuf2948
@nimcoyussuf2948 2 года назад
Mashalah tabarakalah thanks 🙏 abayo
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 2 месяца назад
Qadarinqiimobadan ba wax tu ahey islaaaaaaaaam dhaqan wanaag Run sax Naturally xiriyad ban wax tu ahEy ..Familyyyyyy , E mashaaaaalah tabaarakalah .Yartayarta
@fadumahassan4664
@fadumahassan4664 2 года назад
Hore u soco hoyo macaan hore .💖💖💖💖💖💖💖💖💖💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад
E mashaaaaalah tabaarakalah Nicmaturabi nicmaturabi wanicmalwakiil. Jiilbajiilba EHEEYE
@raaxojilacoow2305
@raaxojilacoow2305 Год назад
Masha allha allha ku xafido abaayo ileeyha dartiis baan kuu jeclahay abaayo
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 2 года назад
Masha Allaah ayaan waa qiso cajib ah
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 года назад
Gabar cajiba ah ayeey ahayd
@queenfardowsa5926
@queenfardowsa5926 2 года назад
Illahay haku xifdiyo qaali dumareey waanoolasoo dhakhsatay maanta
@cabdiwalimaxamedcabdiwalim795
@cabdiwalimaxamedcabdiwalim795 2 года назад
Ayy thanks abaayo
@ashamohamed4555
@ashamohamed4555 2 года назад
Asc maansha allaah ayaaney horey u soco
@muxidiinxaajimaxamed177
@muxidiinxaajimaxamed177 2 года назад
Masha allah
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 2 года назад
Xbbti jasakallahu khyr qisada wakhti ayaad nogalisay hore usoco wllo
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Shukran xbbt
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 2 года назад
@@ayaangobdoon3254 cafwan wll
@sihaamabdirizak8165
@sihaamabdirizak8165 2 года назад
Ayan cadey hore usoco abyo alle haku xifdiyo quruxey
@naimohussein1596
@naimohussein1596 2 года назад
Masha Allah umu Ruweydo waxey eheed qof caqli badan Masha Allah ♥️♥️🌹🌹
@suleekhacali507
@suleekhacali507 Год назад
wll waxan donya inan shko kula wadgo
@nuurtoosmaan9480
@nuurtoosmaan9480 2 года назад
shukran xbbti
@caishocuud3291
@caishocuud3291 2 года назад
Ayy ayaney thanks abyo wlhi qeybti sadaxad aya mel xun iga goday ❤️🥰🙏
@najmamustapha1813
@najmamustapha1813 2 года назад
Thanks abyo Ayaaneey sidaad ula soo dhakhsatey 🥰🥰
@zidraali9150
@zidraali9150 2 года назад
Ayaany shekadu say igu socotalee shax inaa cabayo modaa💋😍😍
@sagalsalaaf1683
@sagalsalaaf1683 2 года назад
Ayaaaney sake ilahada qisoyinkada dhageysanaye oo hore wallhi hdna qebtana isodhacde shukrn shaqda kuguqbsada☺🤣🤣
@amiinyare8888
@amiinyare8888 Год назад
❤❤❤❤
@aminaamish242
@aminaamish242 Год назад
Wow umu ruweydaa weyguleysatee ow MashaAlAh ❤️❤️👍🏽👍🏽👍🏽 sabir wadgariyee
@drsamrandagan3912
@drsamrandagan3912 2 года назад
Masha allah gabar nool allaha ku xfdiyo
@inaomar9520
@inaomar9520 2 года назад
Thnks xbbt
@luuluu.69
@luuluu.69 2 года назад
Masha allah umu ruweyda caqligaga alle haku barakeyo
@nimcoqaali3446
@nimcoqaali3446 2 года назад
Ayaan wan sugayay shegadan mahadsanid xbbti
@shukriali7723
@shukriali7723 2 года назад
hada iskuul ka imaadey markaan soo galayba waan farxay waxa moodayey in caawa soo dhigeyso Alle hakaa farxiyo xabibti qali 😍😍😍😍 love you
@azmaahmed2103
@azmaahmed2103 2 года назад
Kula mida ahay hada school ka imi
@shukriali7723
@shukriali7723 2 года назад
@@azmaahmed2103 sheekadan ayaa xitaa waa cashar kale 😀😀😀
@nurtoissack758
@nurtoissack758 2 года назад
M, Allah wan kusalmey abayo wan kuwata runti shekadana wan ladaay wuuuu Naag nolo🥰🥰
@amaalhajjiahmed9929
@amaalhajjiahmed9929 2 года назад
Thnkz ayaaney mcn wlhi qisadan ani waa igu socotaa nin lajabiyey jecliyaa
@ikraanabdirashid5806
@ikraanabdirashid5806 2 года назад
www mashallha qali shukran wanb sugay
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 года назад
Naag nool iga dheh soo dee hee qeybta shanaad waa sugaa iinshaa'allaah
@anisaali9363
@anisaali9363 2 года назад
Mashallah keep going my sister
@faraxcabdi4074
@faraxcabdi4074 2 года назад
Xbbti ayaaan thank you sida aad noogu soo dhakhsatay 👑❤️
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 2 года назад
Shukran xabibti ayaaney qeebta 5 ayan sugaya aad bey u xiisa badantahey 💗💕💓💗
@aishaahmedali4924
@aishaahmedali4924 2 года назад
M.a hapo keep going 💖🥰🥰
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 2 года назад
Alaha ku xafido aduun iyo aaqiro ilaahow aamiin yaarabi
@zamzamabdullahi3669
@zamzamabdullahi3669 2 года назад
Masha alah waa naag nool thnks qaali tani sheko mhn ee waa dhirigelin
@samiiraadanabdulle4689
@samiiraadanabdulle4689 2 года назад
Thnks xppti ayn sida aad noogu dadaaaleyso
@shukrishiikh6788
@shukrishiikh6788 2 года назад
Wcs ayaanteyda masha allah xbbti maanta waan faraxsanahay ano xly hurda sky dawaday hadana Isla duhurki qeebta kle daawanooyaa Maha sanid xbbti allaha ku xafido
@ayaandagan8868
@ayaandagan8868 2 года назад
Ayan abayo wan kusalamay horay usoco
@queen-ot7br
@queen-ot7br Год назад
Masha allh abayo Quruxey🥰
@user-ob6xn3mw9o
@user-ob6xn3mw9o 2 года назад
Jecliyaa jabkaas walhi nin saaslekufiican
@housseinmachallaharte2441
@housseinmachallaharte2441 2 года назад
Time ayan gabdonn hbbbi keep going
@saarasaid4896
@saarasaid4896 2 года назад
Xbbt allah hakubarakeeyo saa noogu dadaaleyso
@wow9317
@wow9317 2 года назад
Abaayo horay u soco 👍
@yasminali1387
@yasminali1387 Год назад
Keep going sis ❤❤❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 года назад
Masha Allah abaayo ❤👍👍
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Месяц назад
As, Badan badan SaxEEY RunEEY,wadajir muqtishooy
@nawaalyuusuf7408
@nawaalyuusuf7408 2 года назад
masha allah waa gabadh wada caqli ah
@qurayshoali9273
@qurayshoali9273 2 года назад
Abyo wakusalmy asc umu ruwayda qofdulqadbadan osabur badan bay ahayd masha allah
@luqmaan753
@luqmaan753 2 года назад
Thnks sister ayn sida aad noogu soo dhaqsatay
@fartuunmacalim1822
@fartuunmacalim1822 2 года назад
Masha Allah wanoso dhaqstay mahadsanid
@layloaxmed2385
@layloaxmed2385 2 года назад
Wcs ayaan qurux waa kusalamaya xbbti horey usoco ❤❤👌
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 года назад
Mnsha allh labadii qaybdoodba hada ayaan daawan shugran xbbti ayan likte tana waa banaanka🥰
@zeynabmohamedgalool4796
@zeynabmohamedgalool4796 2 года назад
Shukran qaaliyeey
@bishaaroaxmed989
@bishaaroaxmed989 2 года назад
Mahadsanid wllshay
@balqisahmed5600
@balqisahmed5600 2 года назад
Shukran xbbtii side nolaso dhaqsatay😘😘🥰
@aniisohareed6958
@aniisohareed6958 2 года назад
*Mahadsanid Ayaan qisadaan see u sugaayey lee*
@miskiahmedkaliil5763
@miskiahmedkaliil5763 2 года назад
Ayaaaneey saan maxaa waye shekada ina kudhex jiro live udaawanayo umaleeye wad jartee lasoo dhaqso quruxee part5
@yallahbardhera9678
@yallahbardhera9678 2 года назад
Nayaa indha weeneey caawa soodaa waan macaansadee laakiin waa igu jartay 😅😅🥺🥺
@maxamuudcabdi6690
@maxamuudcabdi6690 2 года назад
اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@abdirahmankichwa7162
@abdirahmankichwa7162 2 года назад
what a good day yyùý
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 года назад
Asc mashallah guleyso inshallah
@sumayoahmed2984
@sumayoahmed2984 2 года назад
Mansha allah saasan karaaba inay ku aarsato xbbtiii ayaan adaa umahad santahay plz qaybta 5 noosogali
@faxdiali8741
@faxdiali8741 2 года назад
Masha allh walahi wagariyd gebedhasa alah xafidulahi
@bushradagan2144
@bushradagan2144 2 года назад
Mashallah waad kuso dhakhsatay ayaaneey alle Haku sharfo Anigu waan ku daawadaa lkn waxba maso qoro badanka xppti lkn like lama dhaafo wllhi inbadan ayaan wax kafaaiiday alle Haku sharfo xppti
Далее
Вопрос Ребром - Субо
49:41
Просмотров 1,1 млн
#kikakim
00:31
Просмотров 10 млн
JACAYLKII BEENTA AHAA EE SHIRQOOLKA WATAY ?
28:12
Просмотров 16 тыс.
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
0:19
Просмотров 19 млн
Талантливый консультант
1:00
Просмотров 1,9 млн