Тёмный

GABADHII NINKEDA OO NACAY NAAG KALANA KARACAY SI LAYAAB LEH USOO CESHATAY INUU BOQORAD KADHIGANA GAR 

Ayaan Gobdoon
Подписаться 221 тыс.
Просмотров 60 тыс.
50% 1

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Развлечения

Опубликовано:

 

9 авг 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 588   
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 2 года назад
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤❤💞
@amizhfarxzan2371
@amizhfarxzan2371 2 года назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 2 года назад
Mashaallaah ayaney abayo aftahan ayatahay adiga iyo fatxiyo tawakal dar illahey ayan idin jeclahay farxiyo wa gesiyaf aqlibadan mashaallaah waafrahan
@kingmomalik2042
@kingmomalik2042 2 года назад
Scw scw scw scw
@queenfatuush4379
@queenfatuush4379 2 года назад
صل الله عليه وسلم
@anisamacaneeyabdi5679
@anisamacaneeyabdi5679 2 года назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw jzkllaahu qeyr xbbty sharing with us 💓💓💓💓🥰🥰🌺🥰🌺👑👑👑👑💯
@Masnamunira2356
@Masnamunira2356 2 года назад
Mashallah ayaaney Waad mahdsantahy wall qali Waan dareemi karnaa Inaad hooyo tahay ood mashquul San tahay wallhi waxaad agteena ka tahay qof qaali ah ilaahay jannada Haku gu casuumo sidaad noo jeceshahayna alle hakuu jeclaado 🥰🥰
@faizamohamed2673
@faizamohamed2673 2 года назад
Thanks sis
@neeha12
@neeha12 2 года назад
Masha allaah waa qiso cajiib iyo naag caqli badan waxa ka faaiday qofkii asaga is qiimeeyo hadana sabar badan ayaa aakhirkii guleeysta thanks ayaan 😊
@user-kn3df6bi1c
@user-kn3df6bi1c 2 года назад
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
@xamdiseraarcali5713
@xamdiseraarcali5713 Год назад
اللهم صل وسلم وبارك عليه
@muxummadafraxcadoow1810
@muxummadafraxcadoow1810 Год назад
Hmf hnzg
@maxamedsuriyaofficial3032
@maxamedsuriyaofficial3032 2 года назад
Ayaan Gobdoon Walaal waxan Ahay Wiil Somali Ah oo Jecel in Mustaqbalka RU-vidr Somaliyeed Noqdo walaal Maalin walba Hal Muuqal Ayaa so Dhiga Channelkaygan Waxa Haya jidki Aan ku Tagi lahaa 2k Subcribe Share Out Igu Casuum walaal Mahadsanid🥰
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 2 года назад
Wan ku saray wall
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 Год назад
Wan kusaray abwe
@hibaaqfaarax683
@hibaaqfaarax683 Год назад
wan ku saray abowe
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 2 года назад
Masha allah mabruuk eshcala gabadh waxasa imara inbadan ayay dhagahaygu maqlen ninba gabadh cashar udhigay cawa an nafis usexde inaader ka waynada calacalka khyr alle haydin siiye ina gobdoon waxan kugu mahadceliyo garan maayo sharaf igu nolow aduunka akhirana janada insha allah
@Hananabdi2184
@Hananabdi2184 2 года назад
Hada kadib qisoyinka carbta ino sobadi walibo kuwa guulesta abyo waa ika codsi 🥰🥰
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
Xaadir xbbt
@Hananabdi2184
@Hananabdi2184 2 года назад
@@ayaangobdoon3254 thanks xappti 🥰😘❤️
@luuluu.69
@luuluu.69 2 года назад
يا لها من قصة يا أم رويدة حفظكم الله
@ilhaanidiris1652
@ilhaanidiris1652 Год назад
Jasakalahu khayr ayaangobdoon
@queenyaxlaamnuur2534
@queenyaxlaamnuur2534 2 года назад
Yesss way ii toosty Cwa malawaxa ayaan la'aanteeda ayaad dubeysaa baan is lahaaa Thnk uu sister sidaad nagu dadaalayso Wn kuu ognahay dadaalkaaga❤🙏
@NA-ch7kr
@NA-ch7kr 2 года назад
Qisadaan waa qiso aan caadi aheen aniga waxaan cakta saaray wadada umu ruweeyda mudo gaaban kahor ikastoo qisada umu ruweeyda eeysan i wada quseeyn hadane waxaan dareemay inaan ubaahanahy inaan noqdo Sid gabadha oo kale is badalna Waan dareemay qisadana waxeey ii noqon doontaa mid aan kunoqnoqsado si aa an u himaamin u jeed keeyga
@Muhima2495
@Muhima2495 2 года назад
حبيبتي جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
@sumayazuzu5486
@sumayazuzu5486 2 года назад
Qiso Iyo bar wlhi naag nool💪🏽❤️Masha allah nimaan arsan uurka hoyadiis ku jiraa hore loo yiri rerkas wada jira leeyahay
@munocabdulaahi8574
@munocabdulaahi8574 2 года назад
Ayaan idha weyney waan ku salamay allha kusharfo abaayo 💋💋💋❤❤❤❤
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 года назад
Qisadaan kow dhiiri galin ban ka faa,iiday Labo qof walba miskax baa ku jirta uu san ogeyn qiimaheeda iyo hadii uu ka shaqeysiiyo inuu gantaalaha shiinaha iyo mareykanka ay xitadigaha u diraan uu la tartami lahaa Ilaahay swt miskax aan aadame qiyaasi karin buu na siiyey in la is bahdilo ma aha🥰 Mahadsenid ayaan abyo adigana qisooyin tayo sare leh baad noo soo galisaa🥰
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 года назад
Ayaan abyo fustaan ma fahmin carabi miyaa maxaa laga wadaa?
@mariosaid7414
@mariosaid7414 Год назад
Canbuur bey fustaan ka wada
@jinaanaden1569
@jinaanaden1569 Год назад
Fustaan waa toobka laxidha
@fatuushhassan6444
@fatuushhassan6444 2 года назад
aad baad ugu mahadsantahay waqtiga aad noo hurtay Allaah il xun hakaa haaayo walaashey qali
@sucaadosucaado7482
@sucaadosucaado7482 2 года назад
Adigaba naag nool ayaa tahay oo 3 maalin gudahooda 5 part noso galisay Aniga wxn sugaayey intaa kadhameeneysid qisada gadiba hal maalin fiirsanaa sheekada xiisaha lahaa saan ufiirinaayey inaa so gaba gabeysay iyo inkale ugu danbeen waa so gabagabeysay masha allh
@fadimokitchen5682
@fadimokitchen5682 2 года назад
Masha allah Naftada qimey gabadhas gocan aya gartey sidey rabteyna wa sameysatey lacaqtana wa dhib badantahay ilahay ha barakeyo familkas amiin yaa rabi ayaan wa mahadsanthy
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 2 года назад
Wow mahadsanid ayaan gobdoon adoo daalan oo hawl aduun kasoo baxay misana noo soo fariisatey jasaakallahu qisooyinkaadana kuwa guuleystay baan ujeclahay sida qisadan oo kale♥️🥰👍teeda kale sheekada inaa jiijiidid oo macmacaaneysid waan ku qanacsanahay ani😅❤️‍🩹🤌🥰👌👌👌
@aaishaaxmed6938
@aaishaaxmed6938 2 года назад
Mashaa allaah xabiibti qaaliya guul iyo gobonimo
@anabhalane663
@anabhalane663 2 года назад
Thanks naayaa Ayaan Indho weyney waa indho yar oo ku leh mahadsanid
@faraharab153
@faraharab153 2 года назад
Ayaantayda caashaqa tnx yaaqay dar illahay ayaan kuujeclahay madaxaad noosaranthy ❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰
@Jannahawkhalif
@Jannahawkhalif 2 года назад
Thank you for your respect ✊ and posting part 5 i was waiting
@amrancadeey7746
@amrancadeey7746 2 года назад
Masha alah abayo ayaan gobdoon ale hano ka dayo qali qurux waxa tahay quf an ku tashano cafimad iyo ciwado suban ayan ku rajena mcnto owlada ale hakula koriyo love you 😍 mcnto
@nasteexomuuse8326
@nasteexomuuse8326 2 года назад
Shukran yaqaay xabibti allh haku sharfo owlaada allh ha nala koriiyo dhamaan inta hoyo ah
@duniyaismail4540
@duniyaismail4540 2 года назад
Mash Allah very beautiful end jazakallau khairan sister for your share of the story
@nadiifoabdullahi3266
@nadiifoabdullahi3266 2 года назад
M.a.sh.a m.a.sh.a runtii umu ruweyda allaha ku amaansado adiyo xaajigana nabad iyo caafimaad kuwaara
@mohajama7381
@mohajama7381 2 года назад
Thank you sister Thank you Thank you
@maxamudgabow3035
@maxamudgabow3035 2 года назад
Masha allha ilha hakuxifdiyo abyo mcn keep going thanks 🙏🙏🙏
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 2 года назад
Waa qiso cajiib ah uma rubeyda wayku saxsantahay ayaaney farxad iigu nooloow weligaa adiga iyo reerkaduba ilaahow aamiin yaarabi
@faadumoabukar5607
@faadumoabukar5607 2 года назад
Saa no qadarisay abayo waku mahadsanthy saa dadkaga u xushmeesid
@nasteexoxuseenmaxamad5288
@nasteexoxuseenmaxamad5288 2 года назад
Mashallah ayaanita👸🥀🇸🇱 abaayo wallahi qisadan sey ii cajabisey waanba inta eyka dhamaaneyso mahadsanid abaayo sida noo ixtiraameyso aadbaan kuu jeclahey
@ladan8644
@ladan8644 2 года назад
MashaAllah ♥️keep going honey👍♥️♥️
@HalimaMukesh
@HalimaMukesh День назад
Masha Allah abaayo qaali whi weehel ayan itahya
@sumayoahmed2984
@sumayoahmed2984 2 года назад
Mansha allah ayaaney xbbtiii adaa umahad santahay saad utix galisay codsigeeni aan kaaga codsanay inaad noosogaliso part 5 waxan kufarax sanahay inay gulaysatay umu ruweyda tan kale inaa nin bili adam aad waligaa dhulka isku dhigin qiimahaga aad hoos udhigin hanti aad ledahayna aad siiin
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 года назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@ifkailwaad6143
@ifkailwaad6143 2 года назад
mansha allh alle ha isku barakeyo
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
❤️😘😘😘😘
@khadrinaz
@khadrinaz Год назад
Amazing thank you for sharing!
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 2 года назад
Aamiin yaa rabi xabibti shukran illaah ha idin xafido adiga iyo qowskada sidokala madaxa no sarantahey
@bushradagan2144
@bushradagan2144 2 года назад
جزاك الله خيرا وبارك فيك اختي الكريمة أيان الله يحفظك اختي
@safiyo8192
@safiyo8192 2 года назад
Mashaaallhh
@safiyo8192
@safiyo8192 2 года назад
Gul
@safiyo8192
@safiyo8192 2 года назад
Maya wasaxnad
@sucaadismacil2518
@sucaadismacil2518 Год назад
Asc ayaan aad ayaan uga helay qisadan waadna ku mahad santahay sida qiimaha leh ee aad noogu soo gudbisay gabadhaasina way ku saxsantaha sida ay naagtaa ku samaysmaysay waayo wa khaayimad laakiin way ka aarsatay ayaan hore u soco oo guulayso waan ju jeclahay wll❤❤❤
@farhiyoawale6199
@farhiyoawale6199 2 года назад
Wcs Ayaaney. Best qiiso ever. Wax badaan an ka faiday. Illahay ajar ha ka siiyo cashar badan an ka baartay. Waay ku sax saneed iney nagta qaadka ka saarto. Sidii Musasal kii camal aad nogu soo diyaarisay xabibti. Adabaa qiisada dhadhan uu yeelay❤️❤️❤️🥰🥰.
@iizaballaiizaballa2582
@iizaballaiizaballa2582 2 года назад
Naayhee waan kususugaayay wllhi shaahii wuu qaboobay saan kusugaayay 🥰🥰💋💖❤️✋️
@layloaxmed2385
@layloaxmed2385 2 года назад
Maan sha alaah xbbti il❤aaheey hakuxifidiyo waa qiso wngsn 👌❤
@shadiyaahmedsalah7784
@shadiyaahmedsalah7784 2 года назад
Ayaney ilahay hakubarjeyo aabayo qof wanagasan baan kadremay walhilafta iyo dhuxa kawanagasan ❤️🥰
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
❤️😘😘😘
@faadumoaadan7521
@faadumoaadan7521 2 года назад
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك يا اختي الكريمة
@sacdiyoqurux9371
@sacdiyoqurux9371 Год назад
Asc Abayo Ayaan waan ku salaa may walahi qisadaan waan ka he lay Aniga hada la ima qaboh lkn markaan guur sadoh bay i An faceeh mida kale Aniga walaahi waxaan Aha gabar oo Aan hooyo iyo Aabe hay san wali gay ma Arkin wax iwaani yoh lkn Adiga walaahi wax badan baan ka faa idaah hadal kaaga iyo waana daada Abayo walahi waxaad tahay Qof kuda yasho mudan horay usoco mcnto
@khadraali2238
@khadraali2238 2 года назад
Ayaan quruxeey wll qli waad mhdsntay alle famaligaaga hakuu barakeeyo🤲🏻❤️❤️❤️
@ramloshiiq150
@ramloshiiq150 2 года назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@deqanuur2311
@deqanuur2311 Год назад
Maansha Allah abaaayo yahfida Allah you and your family dear
@ismahaan12
@ismahaan12 2 года назад
MAASHA ALLAH,Walaal Qaalibaad tahay ALLAH hakuu siyaadiyo Caqliga saliimka ah Jannatulfardoos ha inagu kulmiyo intii Marwooyin Nadiifah,amaze muminiintoo idil Waad mahadsantahay murtida Qaaliga ah Ee Aad nala Wadaagtid Xiliwalba.
@sahroomer4781
@sahroomer4781 Год назад
Mashalaaaaah
@barwaqobarwaqo7542
@barwaqobarwaqo7542 8 месяцев назад
Waaaaaaw tan qiso way dhaftay m a tabarakalah waxa badan ayan ka dhaxalay aniga Noloshayda ku sabsan mahad sanid abayo❤❤
@munaahmed5497
@munaahmed5497 2 года назад
Yeeeeh wAn jeclahy qisoyinkaka Abayo 🥰🥰🥰🥰
@Ayaan344
@Ayaan344 2 года назад
Ayaan quruxey abayo wankugu sosaaray illaahay ha Ku xifdiyo ♥️
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 2 года назад
Umu roweyda waa ku saxantahey rerkedey bad baadsatey naag nool iga dheh aada ula dhacey mahadsanid xabibtil qaali
@nastexokhalid9439
@nastexokhalid9439 2 года назад
Waaw hada so dhacay thanks ayaan cadey ❤️❤️❤️
@dhool_waabari_130
@dhool_waabari_130 2 года назад
mashalaah qisadan waxkale weye wlhy mahadsanid ayaan sida wacane noguso gudbisay
@najmohappe9490
@najmohappe9490 2 года назад
Shukran xppt illahay haku xafido😘🥰🥰
@aymaniibr2064
@aymaniibr2064 Год назад
Masha Allah wll shukran jaziilah qaali ilxumu muka atagto, dadka xaasiidka ee nolool quudhwaaga haa ujoojin, qofka sheeko fiican wali lama kulmiin. Keep going
@xamdaapdy6514
@xamdaapdy6514 2 года назад
Ayaan gobdoon Allah ha ku xifdiyo
@riyaahajiabdi3349
@riyaahajiabdi3349 Год назад
Mash allh naaga noolo waye Wlhi 🥰
@naimohussein1596
@naimohussein1596 2 года назад
Masha Allah abyo Allah ku xifdiyo qali dumar ♥️♥️♥️♥️♥️
@zakiyahusseinabdi368
@zakiyahusseinabdi368 2 года назад
MashaAllah thanks abyo
@ubahalinur2253
@ubahalinur2253 2 года назад
جزاك الله الخير الجزاء بارك الله فيك ،♥️♥️♥️😘😘😘👌💯💯👍🥰🥰❣️❣️❣️💋💋💋💖💖💖💖
@fatimaosman5670
@fatimaosman5670 2 года назад
Masha Allah abayo mcn
@hanicadeey1203
@hanicadeey1203 Год назад
Ilahey haka dhigo kuwi isduga oojanada kukulma ina dhimana farxad kudhamesta❤❤❤❤❤
@nasroyuusuf5694
@nasroyuusuf5694 2 года назад
Masha Allah xppti wlhy intaa shekoyinkaga dhagaysanayey tana uwata aad ayey uxararad badan thy wlhy
@user-yo1pd2bv8d
@user-yo1pd2bv8d 9 месяцев назад
Ayaanee gabdhaha hanugu durin hayaree
@fartuuncumar3973
@fartuuncumar3973 2 года назад
Maso deeneso is dhahayay tnx
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 2 года назад
Masha alaah majidjidide waliih waad macanayasa
@raxmarose4385
@raxmarose4385 2 года назад
Qofkii ugu horeeyay ayan noqday wan kusalamay ayaney cadeey❤❤❤
@samiraabdullahi3655
@samiraabdullahi3655 2 года назад
Mahadsan xabiibti
@tufaxmohamed6563
@tufaxmohamed6563 2 года назад
Masha Allah Alaha kubarakeyo abayoy ❤️❤️❤️
@shamsohussein
@shamsohussein 2 года назад
msha Allah tabaraka, Allah hormar wacan abayo qali
@saadaomar7957
@saadaomar7957 2 года назад
Masha Allah tabarakallah, ayaaneey waa qiso wax ku ool ah oo wax badan oo cashir ah laga qaadan karo, gaar ahaan labadii qaybood ee u dabaysay. aad iyo aad ayaan u jeclastay. Jisaakalah kheyr Ayaaney. Thanks xabiibtii.
@zahraahmed5687
@zahraahmed5687 Год назад
Masha Allah 💙💙💙💙♥️♥️💙💙♥️♥️
@shukrimuktar1982
@shukrimuktar1982 Год назад
Masha Allah thks xabibte
@fridasson848
@fridasson848 2 года назад
Mansha allah waa gabar ku dayasho leh waxbadan ayaan anigu ka faaiday waxaan rajenaya in walalahayga kale aya ila mid yihiin ayaan ilaahow abaalkaga janatu fardowsa ka dhig
@munohassan5207
@munohassan5207 2 года назад
Masha allah walhi najiib waye qisadan ayaaneey abayo qisooyin kaka cadi ma ahan wax badan ayaan kafa iday
@manaalahmed2163
@manaalahmed2163 2 года назад
اختي الكريمه الله يحفطك حببتي❤🥰❤
@luuluu.69
@luuluu.69 2 года назад
جزاك الله خيرا يا أيان شرفتينا ونورتينا 🥰🥰🥰
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 2 года назад
Yaa salam ilaahay cafimaad ma igu dhagsiyay ninkasi casharka la marinayo ayabay iga haysa jasakallahu khyr wll
@ladanyusuf5211
@ladanyusuf5211 2 года назад
Maashaa Waa qiso cajiibah o waxbadan anka faainay allah ku xafido abaayo
@afrikaofficial9492
@afrikaofficial9492 2 года назад
Xabiibti love ❤️ you ❤️ keep going 💪
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 Год назад
Masha Allaah ayaan sharafey Allah haku xafido way ku saxsaneyd ayada darteet ayeey u silacday waa naag nool Allah ha u siyadiyo nolasheda iyo farxadeda
@hanicadeey1203
@hanicadeey1203 Год назад
Masha Allah mcny ayaney thnk you so much sida noqadirise waku jeceonahy xayati ruxi💋❤❤❤❤❤
@qalixasan8360
@qalixasan8360 2 года назад
Masha Allah wll qali ilahay ha ku xafido
@Queen-official
@Queen-official 2 года назад
Mashallah mahadsanid abaayo dumar badan oo manta social media stress dartiis ku waashay qisadaan aya anfaceysa
@farduus8081
@farduus8081 11 месяцев назад
Maasha Allah wacjiib qisadani ayaaneey الله يحفظك غالي
@user-wb3iu9mj1d
@user-wb3iu9mj1d 6 месяцев назад
Masha allh hambalyo❤❤❤ waa qiso qiimabadan oo isojiidaday masha allh
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Год назад
Masha Allah ayaan Qaali
@sacdiyomursal3585
@sacdiyomursal3585 Год назад
Masha alaah jasaaki laahu khayral jasaa wll qaali hora usoco insha alaah waad guulaysane
@shukriinahassan264
@shukriinahassan264 2 года назад
M.a Sax waa abayo mcn allh ku sharafo sira nosharafty mcnto wllhi aad ayaan ku jecelhy ayaan cadey marka qiso soo dhito waxa soo safato xafad waxa joogo oo dhan wllhi
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
❤️😘😘😘😘
@suxuurlabiste5880
@suxuurlabiste5880 2 года назад
Shukarn Abaayo allah ku xifdiyo sidaa noo sharfeyso allah ku sharfo
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 2 года назад
Waaw abyo ayaney shukran qisadan aadbey iicahawisay wlhi umu ruweyda wxaaa leeyahay nolosha hakuu wacnato ilxun kuma aragto iskuwara awidkiin weyna kusaxsaneed roosi waxey kusameesay 👏👏👏👏
@haalodagen1691
@haalodagen1691 Год назад
Shekoyinkada wacan dhageystaa haben walba telka barkintaa gashtaa xariga dhagaha gashtaa wana kusexdaa shekoyinkada awal waxan kuxirnay hodan online waxan kuga cararay qaraw cabsi cabsi lkn adiga qisoyin m.n guul xbbti
@ruqiyakamanas7625
@ruqiyakamanas7625 2 года назад
maaasha Allaaah way guulaysatay
@abdiafarah6237
@abdiafarah6237 Год назад
wow masha Allah 🥰 thank you
@aishaamirisse7767
@aishaamirisse7767 2 года назад
Thanks xppti 🥰 allah ku sharfo
@fadumomaxamud738
@fadumomaxamud738 2 года назад
abaayo sida aad udadaashay ee qisada noogu dedejisay illaahay hakuu sharfo
@user-qp9jt8go4g
@user-qp9jt8go4g 2 года назад
Maash allah allah ha guuleeyo gabadha walbo oo geesiyad ah
@ifraaxxasanmaxamud3246
@ifraaxxasanmaxamud3246 Год назад
Abayo mcn waa masatahay isdaa aa noqadarisaana 🥺🧕🏻🙈🥰
@asmaaibrahim8003
@asmaaibrahim8003 2 года назад
Xbbti thnks whi Allh ha ku xafido
@umuabdulqaadir7523
@umuabdulqaadir7523 Год назад
maasha Allaah shukran abaayo qisooyinkaaga waankahelay
Далее
IQ Level: 10000
00:10
Просмотров 2,9 млн
SIDE WAX UU DHACEN||FULL DOCUMENTARY ||
30:33
Просмотров 604 тыс.
Пранк над Махачевым🥶
0:19
Просмотров 11 млн
Покормили бы кошечек?
0:18
Просмотров 4,7 млн